Film | Nin Cadaana oo Somalia Uyimid Inuu Wax Ka Qoro Ayaa Jeclaanaya Gabar Somali Ah

  Рет қаралды 354,886

Soo Koobida Aflaanta

Soo Koobida Aflaanta

Күн бұрын

Ku Soo Dhawoow [ Soo Koobida Aflaanta ] kanaal loogu talagalay inuu Ku Soo Koobo Filimada Nuucyadooda Kala Duwan Walibana Waqti Kooban,
Hadaba Ha iloobin Inaad subscribe dhahdo sababtoo ah waxaan soo galinaa maalin walba!! - madadaalo joogta Ah!
___________________________________
Muqaalkan waxaa is kaleh aniga shirkada filmka soo sartay ka soko,⁉️ 🤪😝 hada somali asal aa thy waa qada kartaa✅😜 lkn cadiin ma qadan karo ❌ 🤭🤭😅 waa kaftan waxaas 😋😋
____________________________________
____________________________________
NOTE:- ALL THE VIDEOS /PICTURES/MUSIC SHOWN IN THE VIDEO BELONGS TO THE RESPECTED OWNERS AND NOT ME.. I AM NOT THE OWNER OF ANY PICTURES OR VIDEOS SHOWED IN THE VIDEO ! For Copyright Issues Please Send Us anaswrb@gmail.com
⚠️Remember⚠️ This Channel DOES NOT Promote or encourage Any illegal activities , all contents provided by This Channel is meant for ENT PURPOSE only .
______________________________________
⚠️DISCLAIMER ⚠️ Copyright Disclaimer Under Section 107 of the Copyright Act 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing. Non-profit, educational or personal use tips the balance in favor of fair use
THANKS FOR WATCHING
#share #liibaanpro #osmaanxidig #movie #somalirecap

Пікірлер: 214
@anphaccaliaxmad7015
@anphaccaliaxmad7015 Жыл бұрын
Filimada soomalia kusaabsan waa kuwa lagu bahdilaayo😢
@shukrimajiid5002
@shukrimajiid5002 Жыл бұрын
Haa markasto qaabdaro ayeey ugahadlaan
@maryammacalin6658
@maryammacalin6658 Жыл бұрын
Qaab daro bahdilaad iyo waliba dad aan la dayi karin fool xumo wxy diidayan soomali mixed colour iney leeyhn wxy afrikada kle cml
@ilyanahmedmalin3698
@ilyanahmedmalin3698 Жыл бұрын
Armaan hagio ahaa asad xajiyow wllkiisa inta ila arag👍iisaara
@RaaxoRuun-ej5pd
@RaaxoRuun-ej5pd 4 ай бұрын
SOMALI
@rushkakhalifa8325
@rushkakhalifa8325 Жыл бұрын
waa bahdil filimkan .waxey ka dhigayan gabdhaha somaliyeed kuwa raqiis ah, oo damir laheen waliba naag laqabo oo raqiis ah dani waa meel kadhac umada somaliyeed
@hodanbarkhad9124
@hodanbarkhad9124 Жыл бұрын
waa kuwa lagu bahdilayo soomaalida iyo ☪️ islamka alle ha duleyo galada shirqol waal ooy no malegayana allh ku fishiliyo
@Abdirahman512
@Abdirahman512 Жыл бұрын
Waxaa ceeb ah in naag laqabo oo soomaali ah xiriir la sameyso nin oo dhan kaaga sii darane ajaanib bahdilka ugu xun ee film ka soomaali loogu geystay😮
@hafzamohamoud519
@hafzamohamoud519 Жыл бұрын
Waaa dhibka hayst somaliya ninkasta oo uu yimado maqalo xunzun buu naga gudbiyan
@cqaadirmacaw7809
@cqaadirmacaw7809 Жыл бұрын
Ramadan mubarak 2023😊😊😊🎉🎉
@y4productionsfitness897
@y4productionsfitness897 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak
@nazteexoapdirahman8128
@nazteexoapdirahman8128 Жыл бұрын
Filimaanta Soomaalida soo badi❤🙏🏽
@Soo_Koobida_Aflaanta
@Soo_Koobida_Aflaanta Жыл бұрын
Ok wll
@habibamuhammad3476
@habibamuhammad3476 Жыл бұрын
😢😢😢😢
@azaamcadde382
@azaamcadde382 Жыл бұрын
@@Soo_Koobida_Aflaanta wllkei adiga oo mahad San Meel laaga soo xeriiro ma leydahy wllkei Mar waliba side kugu heli karaa wllkei ❤🤗
@KadarIman-vj6jn
@KadarIman-vj6jn 5 ай бұрын
I believe ninkani inuu run sheegayo gabadh somaliyeed oo laqabo way ka suurtowda inay xidhiidh la lasamayso nin gaala
@salmocabdullahi6661
@salmocabdullahi6661 Жыл бұрын
Sooo filumaantan camal eee Africa 🌍 ♥ waaa jeclaahay please bowe soo badi filimaaantaaan camal
@Soo_Koobida_Aflaanta
@Soo_Koobida_Aflaanta Жыл бұрын
Ok wll
@suldaanksofficial7563
@suldaanksofficial7563 Жыл бұрын
dadka soo badi ku haayo ma bahdilka somalia ayaysan dareemeynin ❤
@msssmilee3332
@msssmilee3332 Жыл бұрын
Wnba layaabay walalow😢
@jasondracula2935
@jasondracula2935 Жыл бұрын
@@msssmilee3332 waxad ahayd hadiidin somalidu sida xaywanka oo kale ayay ahayee
@zakariye_Abdirxmaan
@zakariye_Abdirxmaan Жыл бұрын
Somali iyda bahdilan ma bahdilkale baa u dhimaan sxp 😂🥱
@rihaa7651
@rihaa7651 Жыл бұрын
@@zakariye_Abdirxmaan haa u sheeg boh😂bahdil kle ma dhimn
@maxaadpaypal
@maxaadpaypal Жыл бұрын
@@jasondracula2935 sax adaa suudaanays ah Soo maaha oo jinsiyadaadu suudaanays tahay adigaa dhulkaaga ama magaalo sida garawe hargaysa laiskala dhex maraa hub iyo balo iyo baas adigaa leh budhcad badeedyo dadka afduubta ajaanibta laaya adigaa dhaqankaagu yahay Gabadh laqabo inay nin xidhiidh la samayn karto waxaa tahay wax damiirkiisa madhay ama madhatay oo bilaa caqliya oon baraarugsaneen waxan aad Soo qoraso ka fiirso
@ishwaqmahdi
@ishwaqmahdi Жыл бұрын
Magaca somalida madhimanayo Burcad baded way jirren Runta yang laganixin
@zakariye_Abdirxmaan
@zakariye_Abdirxmaan Жыл бұрын
Soo badi saxib kuwan oo kle
@zidaaniboy5837
@zidaaniboy5837 Жыл бұрын
Ayy waxaan filim lam dhihikaro ee waa bahadil
@SucdiHaybe-xm2qr
@SucdiHaybe-xm2qr Жыл бұрын
Basaso kulaha aniga ba joge gormu yimi
@huudamahamed6287
@huudamahamed6287 Жыл бұрын
Somalidu mawada madoome filmkani waa noocma 😳
@munamaxamedgeelle6753
@munamaxamedgeelle6753 Жыл бұрын
Soomaaliln nabad maha ee waa idoor daba cayuuun
@nasracabdi5332
@nasracabdi5332 Жыл бұрын
Shuubo
@natashasharmaarke2500
@natashasharmaarke2500 Жыл бұрын
War flim lene wxan wa bahdilaad cadiya mxa flima 💔😢🤦‍♀️
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Taasa been ahayn runtii 🥺🥺
@fahmomohamed5998
@fahmomohamed5998 Жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay inaad soo gudbisid qisadan laakiin waa baha dila labahdilayo soomalida lagama dhigayo caado qaatayal
@dhagaqoolchannel2360
@dhagaqoolchannel2360 Жыл бұрын
Somaliland waa nabad waa run sxp
@munitacadey5439
@munitacadey5439 Жыл бұрын
Ani u horeeye quruxow ❤
@ateezgolden.
@ateezgolden. Жыл бұрын
Wuxu aqlaq xuma nag la qabo side ugu helaa😭👍😂
@Soo_Koobida_Aflaanta
@Soo_Koobida_Aflaanta Жыл бұрын
🤣😂😂
@Happy-go-l
@Happy-go-l Жыл бұрын
Waa aqlaaq daro la rabo dadka in loo caadiyeeyo😢😢
@hamthanasir3777
@hamthanasir3777 Жыл бұрын
The one and only armaan hagio🥰🥰🔥
@Safaricom_
@Safaricom_ Жыл бұрын
Saxib this was great content keep going
@zeebaofficial5411
@zeebaofficial5411 Жыл бұрын
Yow film ka wuu kala kacee 1day 32k aa another level waayy broh keep going ❤🎉
@samiiromohammedroble4732
@samiiromohammedroble4732 Жыл бұрын
Malmahan dhan waan ku sugaynay walalo intee naga aaday
@mdakp9231
@mdakp9231 Жыл бұрын
ARMAAN ASAD WALAAJIIS😊
@amirasacad-xz8vz
@amirasacad-xz8vz Жыл бұрын
Surad xun bu inaga gudbinaya inay mel bala amana oo bila dowlada bahadilkasta mahorumar bad modaysan muhimadin ma inad cadan kaso dhinac muqatanba😢
@cidaafanhaar
@cidaafanhaar Жыл бұрын
Kaad leedahay mr faroole😂waa asad hagio walaalkii 😮
@ilkacayemahamed
@ilkacayemahamed Жыл бұрын
Ramadan Mubarak sxb mid laamid ah sxb Malmahan maxa kugu dhacay pro hooray u sooco pro Am froma somaliya pro 👋✌️❔❔
@Soo_Koobida_Aflaanta
@Soo_Koobida_Aflaanta Жыл бұрын
Thanks bro 😎
@saxoonxuseen331
@saxoonxuseen331 Жыл бұрын
dalkeyga wuhormary wale😥❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sowdasowda4209
@sowdasowda4209 Жыл бұрын
Sekuhormary main markasta been nalaga sheego
@maxamedcabdulahi4785
@maxamedcabdulahi4785 Жыл бұрын
Ramadaan mubaarak☪️❤️
@abdallahidris3955
@abdallahidris3955 Жыл бұрын
Wadan ragii lahaa ka faaiidaysan waayey goormaan toosaynaa😢
@drmahadmohamed8962
@drmahadmohamed8962 Жыл бұрын
2008 puntland cademuuse baa madaxweyne ka ahaa sxb foreele 2009 buu noqday madaxweyne
@zadaqnuur7
@zadaqnuur7 Жыл бұрын
Film magacoda kuso dar always thanks
@mahadmoudkaireh1010
@mahadmoudkaireh1010 Жыл бұрын
Arman haji 27
@sahraabdirahmanodawa6389
@sahraabdirahmanodawa6389 3 ай бұрын
haay
@sadiiqmuqtaar8569
@sadiiqmuqtaar8569 Жыл бұрын
RAMADAN MUBARAK
@haliimaabdirahman182
@haliimaabdirahman182 Жыл бұрын
Puntland ♥️❤️
@farhiyoahmedmohamed7445
@farhiyoahmedmohamed7445 Жыл бұрын
I BAER WITNESS THAT THERE IS NO DEITY NONE TRULY TO BE WORSHIPPED BUT ALLAH S.W.T AND I BAER WITNESS THAT PROPHET MUHAMMED S.A.W IS ALLAH S.W.T MESSNGER AMEEN
@umuraashidhassan6973
@umuraashidhassan6973 Жыл бұрын
Bahdilaad badanaa. Warnaga aamu Kan filin maahee . Meqaad qadatay?
@xikmaawi2326
@xikmaawi2326 Жыл бұрын
War cadaan dheh cadiin mahee😁
@sharwadecadawe-cb4og
@sharwadecadawe-cb4og Жыл бұрын
Cadanki ba brty ciise rush😅
@Abdirahmanvlog
@Abdirahmanvlog Жыл бұрын
Ciise Rushbu ahaa ninka cadi 😅
@kaPTaN-XaLIY3
@kaPTaN-XaLIY3 Жыл бұрын
Flimkan aso original ah inte ka hela azxpey❤
@abdihassanibrahim9913
@abdihassanibrahim9913 Жыл бұрын
Dadka jiliya filimanta Somali mawa ehe
@sabirinmohamed5890
@sabirinmohamed5890 Жыл бұрын
Somaliland Waa Nabad 😭😂
@Shamso697
@Shamso697 Жыл бұрын
Haa wa mumul goboleedka ugu fican Somalia
@najaxducaale2440
@najaxducaale2440 Жыл бұрын
@@Shamso697 yaa ku waydiay in u yahay mamul goboled
@BeeloKuween-xq2eg
@BeeloKuween-xq2eg Жыл бұрын
@@najaxducaale2440 wuba yahaye car diid wakasahe 😎
@som6xscope273
@som6xscope273 Жыл бұрын
Oh my god 😯 Taliye laan dheere actor ahaa only rer xamar can know that
@mariahassa
@mariahassa Жыл бұрын
War ma taliya landhere qofkas 😂
@maryuuma2662
@maryuuma2662 Жыл бұрын
Filinka magiciiiz bal
@aamiinali4351
@aamiinali4351 Жыл бұрын
Waa bahdil waxaanan naqaban weeye waxaa waxkajira maleh
@jasondracula2935
@jasondracula2935 Жыл бұрын
bahdil ma aha ee waa somalidu waxay ahayeen pro
@zakariye_Abdirxmaan
@zakariye_Abdirxmaan Жыл бұрын
Somali iyda bahdilan ma bahdilkale baa u dhimaan 😂🥱
@Janno66
@Janno66 Жыл бұрын
@@zakariye_Abdirxmaan 😂war mxa noo bahdilee🤣
@mohamedabdi5301
@mohamedabdi5301 Жыл бұрын
@@zakariye_Abdirxmaan Xaqiiqda ka hadashy runta ma jacla somalida
@crisaaqmuhyadiin1268
@crisaaqmuhyadiin1268 Жыл бұрын
Zxb filimannta magaca soomalida dilaya hasoo gudbin hadaad dhiig leedahay
@haniqueen7523
@haniqueen7523 Жыл бұрын
Qiso run ah miyaa🥲
@maryanxasan8213
@maryanxasan8213 Жыл бұрын
Wa qiso dhacday
@Liibandoor
@Liibandoor Жыл бұрын
Jey bahdura waxa la oran jiray wariye wax ku qori jiray somali report oo inta bandan diirada saari jiray arimaha burcad badeeda iyo wararka kale ee somalia waa laga yaaba in qisadan isag khisayso
@Billie_Ruweyda
@Billie_Ruweyda Жыл бұрын
Tanks you ☺️
@user-jx4tn9mo3h
@user-jx4tn9mo3h Жыл бұрын
Maxa filim.ah waaba nalabahdilayee
@bishaaronuur5146
@bishaaronuur5146 Жыл бұрын
Wallka filimka magacis👋
@Soo_Koobida_Aflaanta
@Soo_Koobida_Aflaanta Жыл бұрын
The Pirates of Somalia (2017)
@cudoonofficial6923
@cudoonofficial6923 Жыл бұрын
Armaan hagio baan arkaa😂😂
@maxamedyare-yb2vi
@maxamedyare-yb2vi Жыл бұрын
Ayaa mahan waan kusugaynay
@Soo_Koobida_Aflaanta
@Soo_Koobida_Aflaanta Жыл бұрын
Waan mashqulay bro
@younesismannhusein6917
@younesismannhusein6917 Жыл бұрын
Cumar xuuti ayaa uga jedaa😂😂
@dyqx___785
@dyqx___785 Жыл бұрын
Filimka waxa ku jira asad hagio walaalkii armaan waa wiilka madaxa waynaha 😅😅
@Fardosacabdulaahi5293
@Fardosacabdulaahi5293 Жыл бұрын
Waa ujeedaa
@rafiialfagh1124
@rafiialfagh1124 Жыл бұрын
Horay usoco bro 🎉
@adnohajji7160
@adnohajji7160 Жыл бұрын
Eyl Nugaal putlnd Somalia 🇸🇴😂😂😂🙏🩸
@Ishow_ronaldo1
@Ishow_ronaldo1 Жыл бұрын
Wiilka madaxwayneha puntland
@draliabdihassan8023
@draliabdihassan8023 Жыл бұрын
Garaad inuu kabtan ayuub yahay Yaa ila fahmay😂
@kadarmohamedhaji2466
@kadarmohamedhaji2466 Жыл бұрын
Wadankena aya lagu bahdilaya filamadan 😮
@c.fataxmaxamedgamil421
@c.fataxmaxamedgamil421 Жыл бұрын
Keep going pro
@yusufmahamad6876
@yusufmahamad6876 Жыл бұрын
Welcome
@nawalahmedali9168
@nawalahmedali9168 Жыл бұрын
Masha Allah lakiin flimka adigu codkaga dulsariin masla heli kara wllo tanks 🎉❤
@hamdanuura9533
@hamdanuura9533 Жыл бұрын
Magaci flimka wll
@abdiqanimello7888
@abdiqanimello7888 Жыл бұрын
Thankz Xasuusa FlimkN
@farhiyamahamad5492
@farhiyamahamad5492 Жыл бұрын
Rabadan Mubaarak
@zeinabomarmohamed8741
@zeinabomarmohamed8741 Жыл бұрын
Waa munaafiqiin wax badan wata ee iska ilaaliya😢😢😢
@kaapaedebsan7569
@kaapaedebsan7569 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak dhe wll
@aziyaupdihamiidy7631
@aziyaupdihamiidy7631 Жыл бұрын
Faroole iyo booyax waa wiilal Ciise ruush ah waliba Muuse ciise😂😂😂
@akhuunaaAly
@akhuunaaAly Жыл бұрын
Legendary
@abdulaziizali7890
@abdulaziizali7890 Жыл бұрын
Waa cidanka qarsoon somli gormey baraneysaa
@amanomar804
@amanomar804 Жыл бұрын
Plz filimanta jaziiradaha inosobadi adban ujeclahay markad tabineyso🥰
@Soo_Koobida_Aflaanta
@Soo_Koobida_Aflaanta Жыл бұрын
Ok wll
@AbdijiOsman-yd7mg
@AbdijiOsman-yd7mg Жыл бұрын
Dhagdher
@acsomali1501
@acsomali1501 Жыл бұрын
Gabadha garaad ka dap waaye 😊🤪😆😆
@Soo_Koobida_Aflaanta
@Soo_Koobida_Aflaanta Жыл бұрын
Hhhhh
@rahmoibrahimabdi-qg8vp
@rahmoibrahimabdi-qg8vp Жыл бұрын
Waa armaan hagio kkkm
@mustaphmahamoud6792
@mustaphmahamoud6792 Жыл бұрын
😢
@nadacsalaan-hz6we
@nadacsalaan-hz6we Жыл бұрын
Warya film Kano walkaad ku shegesid wailka madaxweyanaha wa Walalka ased
@shiinetiger-np1yi
@shiinetiger-np1yi Жыл бұрын
RAMADAN MUBARAK ALL MUSLIMS
@BoosLibaax-mo2xg
@BoosLibaax-mo2xg Жыл бұрын
Sobadi
@rowdorowdo7137
@rowdorowdo7137 Жыл бұрын
Lasndhere inta ku aragta farta taaga
@Mohkadar
@Mohkadar Жыл бұрын
Sharmuuto waaye naag somali
@Film2024e
@Film2024e Жыл бұрын
Aboowe codka microphone noocee ku duubtaa
@BeeloKuween-xq2eg
@BeeloKuween-xq2eg Жыл бұрын
Nin Dani u egna waa kenten ...💔😂
@bidhaanbashir5098
@bidhaanbashir5098 Жыл бұрын
❤❤❤
@faizaereg4574
@faizaereg4574 Жыл бұрын
Dadka ku haya nin arman haigo u eg ba ku jira uma ekaa wa laftirkiisii yacni wa asagii
@haykalcadde6692
@haykalcadde6692 Жыл бұрын
Gilmka magacoos
@zeinabomarmohamed8741
@zeinabomarmohamed8741 Жыл бұрын
Waxaa waxaa noogu wacan rag dhiig leh ma haysanno, naaguhu waxay doonaan ayay sameeyaan😢😢😢😢 Raga ajahnabkana waxay arkeen inay dayacanyihiin.
@barwaqohashi3928
@barwaqohashi3928 Жыл бұрын
Oo my god a Actor armaan
@barwaaqomuuse9443
@barwaaqomuuse9443 Жыл бұрын
Afsoomaliga yaa baray ninkii canada ka imadey 😂😂
@TruthNeverHurt462
@TruthNeverHurt462 Жыл бұрын
Naagaha laqabo ayeey rabaan ineey fidneeyaan
@rushkakhalifa8325
@rushkakhalifa8325 Жыл бұрын
sax sababta filimka laka leeyahay waa taas, gaal waa cadawga islmaka wax walbo oo xun ayeey kula rabaan
@inacaynsane1234
@inacaynsane1234 Жыл бұрын
Puntland 🇸🇱
@nafisajama7162
@nafisajama7162 Жыл бұрын
Whats the name of this movie
@deeqomuxumed3045
@deeqomuxumed3045 Жыл бұрын
filimadhaan beenta ah ayaa dadka lagunacsiiyaa dalkeena soomali😢
@maxamedyare-yb2vi
@maxamedyare-yb2vi Жыл бұрын
Soobadi filimaanta
@Soo_Koobida_Aflaanta
@Soo_Koobida_Aflaanta Жыл бұрын
Ok wll
@difowzerashid1619
@difowzerashid1619 Жыл бұрын
Actor Arman hagio ❤
@sowdasowda4209
@sowdasowda4209 Жыл бұрын
Burcad badeedka somalia waa been badeena ayey bilaash kuqabsayan madama Mel istiratiji ah ow kuyaal dalku 🥵
@libanyare4130
@libanyare4130 Жыл бұрын
Adiga badda maxaad ku qabsataa qabyaalad baad kumaqan thy😂
Film | Sheekada Reer Somali Ah, Xaskii Xawaal Qodaha | @osmaanxidig
17:04
Soo Koobida Aflaanta
Рет қаралды 247 М.
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 48 МЛН
Men Vs Women Survive The Wilderness For $500,000
31:48
MrBeast
Рет қаралды 63 МЛН
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 6 МЛН
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 7 МЛН
Film | Burcad: Ugu Halista Badan Ee Soo Marta Somalia 🇸🇴 @osmaanxidig
19:01
Filimka Sacuudiga Kaqeylisiiyay (Dunida Oo Dhana Eey Hadal Haayso)
12:47
TAXANAHA ARDAY | XALQADA 1AAD | FAARAX
25:48
Bile TV
Рет қаралды 2,9 МЛН
سورة البقرة كاملة, رقية للبيت, وعلاج للسحر | القارئ علاء عقل - Surah Al Baqarah
3:58:01
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 48 МЛН