AF-SOOMAALI | DOCUMENTARY XILLIGII ADDOONSIGA | FILM TAARIIKH AH

  Рет қаралды 696,509

ITAAL MEDIA

ITAAL MEDIA

4 жыл бұрын

Warbixintan Xiisaha leh, dhanka kalena xambaarsan Qiso uur-ku-taallo huwan waxaynu kasoo tarjunnay Kanaalka Al-jazeera Documentary, Qisadu waa mid taariikh madoow xambaarsan isla markaana si qoto dheer uga sheekeyneesa kala iibsigii dadka madoow xilligii Addoonsiga | Fadlan Share dheh si ay u arkaan Asxaabta kale Mahadsanid

Пікірлер: 730
@cadeyare6206
@cadeyare6206 3 жыл бұрын
Wali adoonsigu wuu socdaaa oo xaga siyasada iyo dublamasiga ayuu uwaregay balse hadaan kudhaqano diinta islamka iyo quranka cid naga guleysankarto malahan yaa rabi nahanuuni🙏
@abdiganitoxow8921
@abdiganitoxow8921 3 жыл бұрын
Saan iyo siyaasada siyaasada roon
@abdiqafaribrahimhassan4337
@abdiqafaribrahimhassan4337 2 жыл бұрын
Alxamdulih
@cabdirisaqindho3993
@cabdirisaqindho3993 3 жыл бұрын
Barnaamij aan daawashadiisa ka dhaxlay taariikh iga dahsooneyd.. Aad bay u mahadsan yihiin team-ka noo soo diyaariyey xogtaan..
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA 3 жыл бұрын
adigaa mudan sxb sare
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Horaa looyiri "Qofkii tashan waaya waa loo talin.. Muuqalkan aad buu ii xanuujiyey anagoo yara ayaan iskuulada kudhigan jirney Afrikanka iyo sida lo dhoofsado😔Oneday inshalh will be become Strong❤
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 жыл бұрын
Hhhh
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Afrikaanka ✅ qeyb ingiliishkana afsoomaali ku badal. Mahadsanid
@shukrimaxmuud7200
@shukrimaxmuud7200 Жыл бұрын
@@c.m.a.1937 💙
@seniorcade1784
@seniorcade1784 3 жыл бұрын
I wish this could be written as a novel 😭
@hajirdalaal3028
@hajirdalaal3028 3 жыл бұрын
Cajiib muxuu ku baddashay dadkiisa Dalkiisu waa barwaaqo subxanallaah Afrikaan weligood hurdeen
@kingsahalmadhicmidaas206
@kingsahalmadhicmidaas206 3 жыл бұрын
Wahi qofka is kale kalakaan wuu noo dadaalay allow hadafkiisa gaarsiii qofkaan
@kingsahalmadhicmidaas206
@kingsahalmadhicmidaas206 3 жыл бұрын
Waxaan raadineeyo waa dad nooqaan ah Sxp
@abdiroble2576
@abdiroble2576 3 жыл бұрын
Dad waxaa ugu liita Kan wax adoonsada, dila, dhaca, xaqira, kufsada. Waa shaqsi ka gaaray xummaanta darajo kuna qancay shaqsiyad xummadiisa in uu u guntiyo isla wayni.
@maxamedmaanka5009
@maxamedmaanka5009 3 жыл бұрын
.
@amruunmohed739
@amruunmohed739 3 жыл бұрын
Wlahi waa carooday waana ooyey 😭😭😭😢😢😢😢😢😢😢😢 lkn weli africanka waala adoonsadaa si indirect ah wey africanka allow ka saar dhibka wlahi dadkeenii dhib bey u dhinteen
@Khadarokey78
@Khadarokey78 3 жыл бұрын
Africanku dhib ayay uu dhinten dheh Ilahay haa uu gargaro alx lkn ilahay aya iga dhigay somali
@amruunmohed739
@amruunmohed739 3 жыл бұрын
Ileen waa adigii faransiska ahaaye somalidu waa african dhibkaas iyo kaxuna waa lasomaray waana lagu jiraaa thanks
@Khadarokey78
@Khadarokey78 3 жыл бұрын
anuush mohed faransiska iyo somalia waa laba kala dal Anagu alx waxas dhib ah manan somarin hadi aan is cunaynana anaga aya iscunaynaa africanka dhib kahaysataynaa ilahay aya dhibka ka dulqaday somali wa somali taas waa inad ogata
@fareehaali5827
@fareehaali5827 3 жыл бұрын
@@Khadarokey78 wax walan ureyso ila aroskedi
@Khadarokey78
@Khadarokey78 3 жыл бұрын
@@fareehaali5827 ??
@Qubanaha_Uurdoox
@Qubanaha_Uurdoox 3 жыл бұрын
Alaxamudulilaah hadayna soomaali adoon soo marin, taana awowyaasheen ayaa noogu dadaalay oo gumaystaha inaga dhiciyay
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 3 жыл бұрын
Waa runtaa abooowe
@Qubanaha_Uurdoox
@Qubanaha_Uurdoox 3 жыл бұрын
@@runkahadasho8495 haa wll
@Qalafe
@Qalafe 3 жыл бұрын
Adaaa iska yiri taas
@xaawofarayare637
@xaawofarayare637 3 жыл бұрын
@@Qalafe ma anaka nala gumaysty wah😏😏
@sabrinkhalid5298
@sabrinkhalid5298 3 жыл бұрын
Yes somalida waala gumeystay where’s somali zoo huuno mise tariikhdaadan aqoon
@khalidkaar9054
@khalidkaar9054 3 жыл бұрын
Markaan daawaday cadho aawadeed hurdadaydii xalay maan seexan, ilaaa haddana waan cadhaysanahay. Dhibka madowgu soo maray awgeed.
@aabomcn3022
@aabomcn3022 3 жыл бұрын
Ogoo ilaa iyo hada gumeesi dadban ayaa jiro🤔🤔😔😔
@cabdiraxmaan-casayr
@cabdiraxmaan-casayr 3 жыл бұрын
@@aabomcn3022 haaaaa xaqiiq weeye
@cabdiraxmaan-casayr
@cabdiraxmaan-casayr 3 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkk aniguba sidaas baan u cadhooday, shoow dad ila mid ah baa jira kkkkkkk
@clraxmaancllaahi8634
@clraxmaancllaahi8634 3 жыл бұрын
Waaar nio gumaysiga maskaxda ee hada leynugu hayaa ka daran
@quenqali7767
@quenqali7767 3 жыл бұрын
Kula mid baan Ahay lkn shaw cadanku waxay aminsanyin inay dadka madow ka maskax waynyihiin cajiib
@sakiyare3148
@sakiyare3148 3 жыл бұрын
Aad iyo aad Waan ladhacay filimkan yar Keep going
@zakariyemaxamed6390
@zakariyemaxamed6390 3 жыл бұрын
Cssjgva Jnsh
@ibrazfilms5203
@ibrazfilms5203 3 жыл бұрын
This video make me a cry 🥺😭😭😭
@dhaweeyeoffice9183
@dhaweeyeoffice9183 3 жыл бұрын
8
@ahlamahlam3887
@ahlamahlam3887 3 жыл бұрын
Alxmdllah alle Ayaa mahadleh nagasaray gumeysigii qarmuunay
@mustafajiindhe5058
@mustafajiindhe5058 4 жыл бұрын
Perfect!
@umuabdallachanel1548
@umuabdallachanel1548 3 жыл бұрын
Run ahantii ilin ayaba igatimi canjero Ayan haystaye anooba saxankii daadiyey Ayan is arkay ila hada gumaysigu waa jira ee alle ha inabadbaadiyo
@fatali6742
@fatali6742 3 жыл бұрын
Umu abdalla chanel Allah damiirka hakuu daayo, qof dammiir leh ayaa umada u damqada
@xaajimaquste
@xaajimaquste 3 жыл бұрын
canjero qubtoy kkk
@exenjoya20
@exenjoya20 3 жыл бұрын
video ga bilowgiisa ilaa iyo dhamadkiisa waan ilmenayy ilmo ana kala joksi lahen 😭😭😰wlhi waxa nahay dad awod iyo karti leh lkn waxa aan isku dilna qabiil iyo ana ka sareeya lkn qofna ma oga mesha uu tagi dono iyo ilahay waxa uu kala kulmayo lkn marka an qorbaha tagno waxa aanahay dad liita oo wadan kale qaxooti ku ah kii laadhere aha iyo kii laangab ahaba waa isku mid cadanka waan u sajudna carabtana wan u nacamlena somali hada nahay waan isku haysana inan nahay dad carab ah carabtuna waxay u heysata somalia inay tahay dad madow ah oo African xun ah inan nahay bal aawaya darenkiina gurma ayan jojina dagalka gorma ayan jojina qabiilka gorme joojina isliidida ilaa goorme joojina carabta inana u nacamleno ilaa goorma ku jirna gumeesiga sukeye away darenkiiniin miyaad niyad jabteen somaliyee gacmaha is qabsada shantoow midooba sharaftiina fiiriya free somalia incha allh🙏🏻🙏🏻😰😰😰😰😰😰
@aarboy2305
@aarboy2305 3 жыл бұрын
Xaaax maxaa xanuun eh bro
@balariaraktidada9877
@balariaraktidada9877 3 жыл бұрын
Wax lan gab la dhaho ma jiran e qufulka iska fur
@abdow4104
@abdow4104 3 жыл бұрын
@@balariaraktidada9877 ax ax Africa
@axmednuuribraahim7882
@axmednuuribraahim7882 3 жыл бұрын
Reer
@alorasera6144
@alorasera6144 3 жыл бұрын
Warkaaga waxbaa ka jira
@queensomali2612
@queensomali2612 3 жыл бұрын
Walalayal mahadsaniid waa ku dadasheen documentariga 👏🏾
@aadanabukhar9560
@aadanabukhar9560 3 жыл бұрын
Walhy Waa wax aad iyo aad lagu Xumada Waxan an hada Arkay Africa is African
@saynabcabdi9693
@saynabcabdi9693 3 жыл бұрын
Allaah aduunyooy xaalabadan illaahayoow cadowagacanta ha noo gelin
@a-karimmahmedfaarah6639
@a-karimmahmedfaarah6639 3 жыл бұрын
Ilaa iminka way jirtaa aduunsigii bal u fiurso madaxada somalida siday u heshin lahyin e cadanka ugu dhego jilcisan yihiin
@mohamedqaliif9748
@mohamedqaliif9748 3 жыл бұрын
Wallahi caro darteed Aya lailmeeye
@gomeyre6320
@gomeyre6320 3 жыл бұрын
noo soo badiya tariikhda nuucaan iyo kuwa lamidka ah thank.s ustaad aweys aar
@hamsevlogs8714
@hamsevlogs8714 3 жыл бұрын
Wey xanuun badantahay ganacsigii adoomaha intanna laguma soo koobikaro😔
@alibinali2141
@alibinali2141 3 жыл бұрын
amazing story
@_aa2561
@_aa2561 3 жыл бұрын
Subhanalah this made me cry, my allah bless Africa and let them understand ur religion. 😭😭😭💔🤦🏿‍♀️
@abdihalimmohamod8072
@abdihalimmohamod8072 3 жыл бұрын
wlhi waa xanuun aan xat laheen 😓😓 gaalada waligood waasidaan oo arxan maleh laakin somali hada jookto waxee aamin san yihiin inee dad hormaray yihiin cadaanka 😢 laakin ogaada waadad taariiq xun leh oo hada rawo inee adunka waji kasameestaan ogaaw africa ayaa ka history sareeso✊
@safamarwa3597
@safamarwa3597 3 жыл бұрын
Waa run walaal sidaasay soomaali uyeeranaysaa inay wax uqabtaan carabtu kuwaa gaalada ah waxbadan madhaamaan inyarmooyee
@mohanur3447
@mohanur3447 3 жыл бұрын
Waan taa geersnhy neef yahw galda ha caayn
@abdihalimmohamod8072
@abdihalimmohamod8072 3 жыл бұрын
Moha Nur maxaa taageersan tahy
@abdihalimmohamod8072
@abdihalimmohamod8072 3 жыл бұрын
Moha Nur magaca muslim ka iska soo badal hadaa gaal saas u jecshahay 😡
@shafieabdirahman3482
@shafieabdirahman3482 4 жыл бұрын
Great documentry!!!
@abdirahmanomar8008
@abdirahmanomar8008 3 жыл бұрын
Reer galbeed maanta iyaga oo dhibkaa u gaystey umada madoow ayay maanta democracy ka hadlayaan❗
@ogow11
@ogow11 3 жыл бұрын
noosoo badi muuqaalada noocan ah👏❤️❤️
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA 3 жыл бұрын
haye bro, waan soo badineenaa insha'allah
@walaalpogba9452
@walaalpogba9452 4 жыл бұрын
Waxaan rabilahaa shegoyinkaan cml in aad sobadisaan mahadsanid
@khaalidamiir6753
@khaalidamiir6753 3 жыл бұрын
Maka sareN dada ka Heda dalaka sooMaLiya 😶😶😶😶😶😶😶😶?
@mohanur3447
@mohanur3447 3 жыл бұрын
Landhere gumeysga jeclaaty myaa , Daawo 2007 ilaa 2019 wixii ka dhacyey Muqdisho ethopiana ay geysty kaaz ayaa kuhu filan gumeysi nefyahe
@AnasAnas-cf1bf
@AnasAnas-cf1bf 3 жыл бұрын
Taariikhdaan marka ay dadka madowga ee addoonsi ahaanta loo watay waagaas ay arkaan, waxeey ku abuureeysaa cadowtinimo. Mahadsanid turjumaa Aweis Aar iyo inta kale eekaala qeybqaadatay
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA 3 жыл бұрын
thanks Anas
@rashkabooy873
@rashkabooy873 3 жыл бұрын
Inoo soo badiya video kuwaan oo kale
@Hanna__qalbi275
@Hanna__qalbi275 3 жыл бұрын
Alx 🤲🤲 ilahow adaa mahada iska leh oo adan ikenin markas adunka. 😭😭😭😭😭😭
@omarabdi4660
@omarabdi4660 2 жыл бұрын
Markaas soomali boqor tooya ayey ahed waligedna qof soomali ah lama adoon san dad leena waa lagu mestay balse dad ka soomaliyed la maadon san waligood😎😎😎🇸🇴🦁🇸🇴💪💪💪💪😎
@caruurtaiyocuntada7213
@caruurtaiyocuntada7213 Жыл бұрын
@@omarabdi4660 Walhi 😢😢
@sulaymansulaymanibrahi.7741
@sulaymansulaymanibrahi.7741 Жыл бұрын
@@caruurtaiyocuntada7213 waa run gumaysiga waa kan shabaab hda shacabka ayku hayso wax wayn maaha
@mawliidcumarnuur9823
@mawliidcumarnuur9823 3 жыл бұрын
HADA LA JOOGO ADOONSIGII WUU JIRAA WAAYO CIDI KUMA QASABTO ADIGAA TAHRIIB KU DOONTA
@cabdiraxman9162
@cabdiraxman9162 3 жыл бұрын
😁👌😁
@abdirazaqdahirmohamud8517
@abdirazaqdahirmohamud8517 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@abubakarabdullahi3029
@abubakarabdullahi3029 3 жыл бұрын
Cadaanka waxaa kaxun madowga ibinaya hogamiyayaasha africanka ah waa qurun dadkoda ibsada
@aliisse3131
@aliisse3131 3 жыл бұрын
Hdnu Afrikan nahy hda ayee nahesta shekdan ee aallha inga dulqdo mrba hdu nin wllkii u uga qimo bdnyahy Dollar ama dinar yar allh xanun bdnaa
@aarboy2305
@aarboy2305 3 жыл бұрын
Walal taariikhahaan inoo soobadi
@barwaaqosalaax2469
@barwaaqosalaax2469 3 жыл бұрын
Ala😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭ilahaw nonaxariso akhira iyo ifkaba ala dadku cadawsanaa laa ilaha Allah ilahaw xoriyada hanagaqadin anaga iyo dhamaan Islam kodhan😭😭😭😭🤲🤲
@basiirkaumada3471
@basiirkaumada3471 3 жыл бұрын
Anigu maaqan iney dadka madowka ah maqligoodo ayaa yar mise . waxaan sidaan uadahay cadaanku wa maskax badan yihiin runta wllh ilahay ha ugargaaro madowko
@hamdiali6398
@hamdiali6398 3 жыл бұрын
Alloow cadaalad nasee
@engdoxadajuba6325
@engdoxadajuba6325 3 жыл бұрын
Aad baad igu mahadsan tihin soo diyarintina barnamijkan waxana idinka codsanayna inaaf noso badisan barnamij yada noocaana mahad sanidin
@abdiobsiye4900
@abdiobsiye4900 3 жыл бұрын
axaxsomalidiihorewaalagumaysanjireywaankaxumahay😭😭😭😭
@mahamedgadhle266
@mahamedgadhle266 3 жыл бұрын
Waxaa la sheegay dadkii Africa laga qaaday ee adoonsiga loo kaxaystay 35% in ay muslimiin ahayeen
@mohameteidleyousof8068
@mohameteidleyousof8068 3 жыл бұрын
Feeqhyrty
@calibashiirwarsame3335
@calibashiirwarsame3335 3 жыл бұрын
Waa beenta wax muslimiin ah kumajirin muslimku waa dad aan u hogaansamayn gaalada lamana qabsan xiligaas muslimiintu xoog bay lahaayeen
@abdirihmanfandhaal3234
@abdirihmanfandhaal3234 3 жыл бұрын
Nin muslim ah gumaysi aqbali maayo
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
Muslim may ahayn Liberia Ghana Ivory coast
@xalwoshallayto5923
@xalwoshallayto5923 3 жыл бұрын
DADKII AFRICA AYAGOO AAN LA SOO GADAN WAA IYAGA DOONI ISKU SOO GURAYA OO REER EAROPE DHULKOODA U SOO CARARAYA
@fartahassan3015
@fartahassan3015 3 жыл бұрын
Hhhhh
@aishahallale3183
@aishahallale3183 3 жыл бұрын
Hhhhh manoli walhi🤣😊🤣
@alcamirialcamiri5343
@alcamirialcamiri5343 3 жыл бұрын
Somali badan ban arkaa oo leh: "Waan ilmeyay...waan dhuusay ..wan naxay" War afrika wax iska gale majiree; hadad dadnima leedihin geskiina u tashada Hadii kale waligiin waad ilmeyni doontaan...
@ismailahmed2418
@ismailahmed2418 3 жыл бұрын
Ok kkkkkkkk
@khadrasaid1257
@khadrasaid1257 3 жыл бұрын
Adi doqon baa tahay jinsigaga inkiree mida kowaad tan labaad dadkaa aflagaadeyneysaa iska aamus maangaabnimadada dadka ha ogeysiine.
@alcamirialcamiri5343
@alcamirialcamiri5343 3 жыл бұрын
@@khadrasaid1257 caqligada faraha badan kac umadaada wax ogu qabo. Kuwa aad ugu janjeerayso inaad madaw wada tihin darteed waa 'amisomta' gabdhaha somalida xamar iyo meel walba ku kufsado... Aniga midabkayda wa wax uu Ilahay isiyay, cid na oga ma fasax qaadanayi, sidoo kale cidna beer laxawsi iiga ma helayso inaan isku midabnahay haduu dhaqankodu cadawad ka tarjumayo..
@ahmednache8690
@ahmednache8690 3 жыл бұрын
Kkkkk wlhi gesi batahay 😂 wx usheek cawantan somalida ah wli inu gumesigi jiro awal hadu dadka aha manta wa qeyrdka
@user-io9il5eb4x
@user-io9il5eb4x 3 жыл бұрын
@@alcamirialcamiri5343 right
@daahirmohamudsalad4390
@daahirmohamudsalad4390 3 жыл бұрын
Illaahay adaan najoogin xiligaa illahaw mahadaa
@saciidbilaal9974
@saciidbilaal9974 3 жыл бұрын
Adoonsiga Africanka waxaa fududeeyn jiray isla Africanta sababtoo ah qayb Africanka ka mida yaa ganacsiga qayb ka aha Illahay baa mahadle.aan adoon bini aadan iiga dhigin somalidu waa dad rer guraa ah oo xolo dhaqataa lamana gumeeysan karo Africa dadka la gumeeysatay beraleey bay ahayeen
@abdulahiyaree5202
@abdulahiyaree5202 3 жыл бұрын
4þģ
@cabdiyareahmed2353
@cabdiyareahmed2353 2 жыл бұрын
soomaalidu reer guuraa way ubadantahay se ma wada aha. dadka xeebjirkaa waxay waligeed ahaayeen badmareenno ganacsi guuna la lahaa aduunyada inteeda kale, halka dadka meelaha wabiyada leh dagganna ay yihiin xoolo dhaqato-beeraley. saddexduba waligood lama addoonsan.
@abdirammansamir8508
@abdirammansamir8508 2 жыл бұрын
Great documentary adbad u mahadsantahay
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 4 жыл бұрын
thankx aweys Aar💯
@aweyshaji
@aweyshaji 4 жыл бұрын
You too Ismail
@nasriabdirahmaanelmi8485
@nasriabdirahmaanelmi8485 3 жыл бұрын
Soomaalidu kuma jirin dadka la adoonsaday sababtoo ah waa dad muslimiin ah waana dad is jecel mana ah dad is iibin kara
@Khadarokey78
@Khadarokey78 3 жыл бұрын
Dee inagu ma African ayn nahay qaradaa unban kala wadagnaa eee
@mjd7710
@mjd7710 3 жыл бұрын
@@Khadarokey78 african xaad ugu dobantahy sheeg oo carab ugu egatahay
@Khadarokey78
@Khadarokey78 3 жыл бұрын
Zakariye Abdalla bro Anigaa carab ma ihi Africana maa ihi somali somali leh wayeh
@mjd7710
@mjd7710 3 жыл бұрын
@@Khadarokey78 somali iyo africankala saar niyahow somalida waa dal africa waa qaarad Anaga waxaan nahnay somali african ah
@Khadarokey78
@Khadarokey78 3 жыл бұрын
Zakariye Abdalla bro qaradaa waa halkedaa lkn dadka madow ee african ka ah dhaman waa isku dhaqan Lkn inagu la dhaqan ma nihin Qaradaa unban ka siman nahay so aniga ku leh
@caydaruusjaamac9400
@caydaruusjaamac9400 Жыл бұрын
Nolashoodii yarayd ee aduunka ayay cadaab ku qaateen Tii aakhiro na way u hadhay ee aan dhamaadka lahayn Waxay ka kaxeeyeen dhulkoodii ehelkoodii Waxayna ula dhaqmeen si ugu xun ilaa ay qaar ka dhinteen
@abdulrahmanmohamed2278
@abdulrahmanmohamed2278 3 жыл бұрын
Masha Allah thanks brother
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA 3 жыл бұрын
you too bro
@kabadagechannel9791
@kabadagechannel9791 3 жыл бұрын
@@ITAALMEDIA walaalkay soo badi documentry yada ____★•♪
@ahmedbritish8942
@ahmedbritish8942 3 жыл бұрын
@@ITAALMEDIA ssß
@nuradinahmed7907
@nuradinahmed7907 3 жыл бұрын
Maxa Masha allha Are you Crazybro😡😡😡😡😡😡😡😡😡Unter
@sahroxasan9390
@sahroxasan9390 3 жыл бұрын
Subxana Allah. Allihii qalqayba xurayd ayuu siiye maxey karabaan yaarabbi
@naruurab1114
@naruurab1114 3 жыл бұрын
Xoriyada dadka madow dhib badan ayaa laga soo maray, dad badan oo Madow iyo Cadaanba leh ayaa u soo halgamey. Balse waxaa ayaan daro ah in dadka madow ay ilaaween Taarikhdooda noqdeena dad tayo xun. 😔😞
@mugangamuganga3323
@mugangamuganga3323 3 жыл бұрын
Waa sidaa madaxwenehiina xasaan sheekh intaas gaabdho intii kuyirii shaqo ayaad uu socotaan carabtaa ku ibiiyey.
@xaadxaad2759
@xaadxaad2759 3 ай бұрын
Meel walba cuqdad la taagnow farmaajo waakii muwaadin somaliyed dhiibay balse adiga hadaa muuse taagartid dhul iyo bad somaliyed ayaa rabtaan inaad bixisaan😂😂 oo maxaa la idinku badalaa waa tabtii gumeysiga kwrn hee😂😂 xasan waa madaxweynahaga ama diid ama yeel
@zakriemohamettali3572
@zakriemohamettali3572 3 жыл бұрын
Wax badan ayan ka fa iiday inoo so badi ustaad
@ahlamahlam3887
@ahlamahlam3887 3 жыл бұрын
WA kaxumahay in LA, adoonsanjiray afrikanka😭😭😭😭😭
@abdallasharif3561
@abdallasharif3561 3 жыл бұрын
Alxamdulilah kaliya alxamdulilah
@yonismohamed1859
@yonismohamed1859 3 жыл бұрын
🤲alxmdu Xurnimo waa shey qali ah😭😭😢
@sultanahmed8706
@sultanahmed8706 3 жыл бұрын
Afrikaan qosol ama dhoolla caddeyni uma eka intey kala soo sinmayaan Dadkii dhibta u geystey.
@walaalpogba9452
@walaalpogba9452 4 жыл бұрын
Pro keep goin
@sakariyeshucayb5197
@sakariyeshucayb5197 3 жыл бұрын
Oky
@ClaudiaSanchez-kh9ic
@ClaudiaSanchez-kh9ic 3 жыл бұрын
Dude, I don't usually comment, but let's just say I had to like and comment this video!
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA 3 жыл бұрын
I appreciate that!
@kowsarowkonbe2306
@kowsarowkonbe2306 3 жыл бұрын
Ax ax ciiL badanaaa Africankeenu my midoobaan Wlhi qalbigaaa ixanuunaya 😢😢😢😢🤦‍♀️ Sidaas ay thy african oo dhan waa ay soomareyn gumeysiga lkn soomalida Koonfurta iyo waqooyiga DJbuuti mahee soomalida kale kuma hadlan italishka iyo English ka waxeyba aheyd xataa in iskuuLka lagu manuuco luuqada englishka lkn ma aysan dhihin Hada faranca waxa ku badan africanka sida Genea iyo nejeria waxan rajeyn in ay ka argoosan doonaan dhacdada xun ee ay geesTeen cadanku Africankan hada nahey ilaa iyo ardu xabash by ka soo bilaamaTey adoonimadu waaa ka xumahey Wlhi waxan daawadey dhacdo xun oo lagu sameyn jirey soomalida lkn soomalida Taariikhda ma qoraan lkn wy zheegan kadibna wey ilaawan 😢😢😢😢🤦‍♀️
@nuurguuleedhersi2217
@nuurguuleedhersi2217 3 жыл бұрын
Waa laga baxaya🙏💪😶⚘
@abdirahmanmohamed8427
@abdirahmanmohamed8427 3 жыл бұрын
Somali maala adonsaanin booqortooyo aayay soomalia ahaad africaanka kaalay ayaaka isgaadi jeraan history so booro somaliyo hanolato portugal iyo ethopia islaasocoto ayaan kuistajisaay maadaaxa
@jamacck7002
@jamacck7002 3 жыл бұрын
no so badiya filimantan cml anaga begka wan ku xiranhy wlhi asxan filim
@liban4042
@liban4042 3 жыл бұрын
Madowga sidiisaba caqliyad hunguri badan oo liidata ayaa kujirta hadda isweydii bal sidey ku keenen iney jilaan film kan bahdilka ku ah dadka madowga wax xishoonaayoba maahan, waa sax oo waa taariikh laso maray lkn intaad taarikhdas xun baabi'in laheyd ayaa lagaa dhigayaa sida inaad ku faraxsan tahy afrikaan hungurigoodan aqaanaye hade lacag badan ayaa layiri qaata ee jila film nocan ah ama kuwa kasii liita, Africa weligeed saan ayey ahaaneysaa gumeysi kama baxaayan awal gumeysi caadi ah ayey kujireen lkn hada ayey kasii daranyihiin oo caqligoodii ayaa laga gatay waana ku faraxsan yihiin anagaba aan ugu horeynee.
@abdullahimohamed1966
@abdullahimohamed1966 3 жыл бұрын
Sxb aweys aar Adiga iyo asxaabta kale ee waqtigoda noo huray waxaan idin leeyahay mahadsanidiin ×1000
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA 3 жыл бұрын
thanks bro
@mubarikaar2131
@mubarikaar2131 3 жыл бұрын
Waa mahad eebbe mar hadii anan xilligaaa nooleyn.
@faisaali4684
@faisaali4684 3 жыл бұрын
Omg is good lesson
@abduwahabhajji5400
@abduwahabhajji5400 Жыл бұрын
Great Documentary with sad😭
@Easy_way1
@Easy_way1 3 жыл бұрын
Africa cawaantaasi iyada is Adoonsatay marka cadan ma adoonsan waayo ka soo qab qabtay wa madoow kan Doonida soo saaray wa madow kan u turjumaaya wa madoow kan qaraacaaya wa madow walal kooda ahi Wa xaya waaniin ilaa iyo maanta wa sidaas Somalideenuna ilma adeer teenu waxba ma dhaano hadan ka liidanba
@karamaaddullahi8208
@karamaaddullahi8208 3 жыл бұрын
Kan tahriibka kugu waaniya waa Somali kan muqalaska wa somali kan kuuturjuma magafe wa somali ilaa Europe laguuu adonsado
@Easy_way1
@Easy_way1 3 жыл бұрын
@@karamaaddullahi8208 wa runta sxp
@minadiirie5334
@minadiirie5334 3 жыл бұрын
Xanaaqeyg malasoo koobi karo cadaank wxa wadankooda sida uga dhigay show waaba anaga (madowga) taarikhda Waa iney dhacdaa cadaan lagumeysanaayo (Aarsi) waa iney arkaan xanuunk nacalad iska dhashee 🤬
@abdirahmanmohamed8427
@abdirahmanmohamed8427 3 жыл бұрын
Somali maarkaala gumaysto ayaay dacaaysa
@burhaanmohamed4796
@burhaanmohamed4796 2 жыл бұрын
Keep going pro 💪👏👍
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA 2 жыл бұрын
Thank you, I will
@Teetanopro20
@Teetanopro20 3 жыл бұрын
Sx waa arin layaableh
@zamzamhassan3431
@zamzamhassan3431 3 жыл бұрын
Inta taa khayr urajaynaysa like saar mahadsanid
@abdirisakisse8706
@abdirisakisse8706 2 жыл бұрын
Wax badan Kaa faa iidey thanks mzl
@asmafarah3645
@asmafarah3645 3 жыл бұрын
Waa in aan arsanaa ama magdhaw ka qaadana
@asiyaahmed5182
@asiyaahmed5182 3 жыл бұрын
Rayigaa waan ku laqebaa🤚
@musamohamed6780
@musamohamed6780 3 жыл бұрын
Ala xanun badana
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
Yadh kaqadhane. Prove where I enslaved you?😂😂 You're Somali
@Najmaaliahmed
@Najmaaliahmed 2 жыл бұрын
Kulaha dadka mdow mskaxdudu wuu yrthy runtii habdhaqankooda iyo orahyadodu iyo isku naxarisashadodo la ilmeyay wlhi😪xurnimo wa qali
@crixmaanm.siciid2729
@crixmaanm.siciid2729 3 жыл бұрын
Sxb aad baad ugu mahadsan tahay Noo soo badi tarjumaada documentary
@cabdinaasirxiddig2338
@cabdinaasirxiddig2338 3 жыл бұрын
Aljazeera, weey ku mahadsantahay in ay noosoo gudbiso addoonsigii ay yurubiyaanku ku hayeen dadkeena midabka madaw, waxeeyse hilmasmeen in ay sidoo kale noosoo gudbiyaan addoonsigii ay carabtu ku haystay afrikaanka.
@ethanvaissaba9606
@ethanvaissaba9606 Жыл бұрын
Madow midab maaha qoomiyad, Carab waa qoomiyad. Soomaalidu waxay kaloo addoonsadeen Bantu
@hamzikhm6439
@hamzikhm6439 3 жыл бұрын
Sxb awees noo soo badi bro waxaan ama qisooyinkaaan cml
@amiinmaxamed34
@amiinmaxamed34 3 жыл бұрын
Alle aya mahad iskale iyo.awowyaashen fikradi laga yabay siyey galada
@tripplec6823
@tripplec6823 4 жыл бұрын
waanku weene halkee aaday my barada
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA 4 жыл бұрын
Mashquul adduun lee bro, lkn waan shaqeynayaa hadda insha'allah
@gordonnormandin69
@gordonnormandin69 3 жыл бұрын
wow, very cool !
@abdiraxmanmuslim8609
@abdiraxmanmuslim8609 3 жыл бұрын
Best sheeko inkastoo aan ka xanaaqey
@mohanur3447
@mohanur3447 3 жыл бұрын
Waan ku Farxy angu ,hadeerna dadka jareertaa baa zaan uyasnaa
@hassanxariirwarsame6729
@hassanxariirwarsame6729 11 ай бұрын
FILIMADAN OO KALE SXB NOO SOO TURJUN. AAD BAY MUHIIM KUUGU TAHAY ADIGA IYO ANAGABA. WADAMADA XOOGA HA SAARIN IN YAR MOOYAANE.
@deqadejiya222
@deqadejiya222 3 жыл бұрын
Ileen. Waxa. Africa. Oo dhan. Horumarka calaamka. Ka. Reebay. . Waa. Maskaxda. Ku yar. Dadka. Madoow. Walle. Hadan fahmey. Waxa nagu dhacey. Iney maskax yari. Kow Ka tahay. Subxanallah.
@abdihalimmohamod8072
@abdihalimmohamod8072 3 жыл бұрын
sxb gaalka ayaa aamin san african ka inuu maskax liito laakin ogaaw inee been tahy European ka ujeedid inee afka liisku rumeeyo oo liis nadiifiyo islam ka ayaa bare 😓😓
@calicusmaan5829
@calicusmaan5829 3 жыл бұрын
Al xamdulilaah
@cabdirisaaqnuurfaarax4716
@cabdirisaaqnuurfaarax4716 3 жыл бұрын
Mawaxaad aaminsan tahay in dadku cad iyo madoow u kala maskax badan yihiin hadaad saas ufakartay waa qalad ee maskaxdu kuma xira midabku siduu u egyahay taasna waxan kuugu cadaynaa somalida waxaa laga helaa dad cad cad. Marka kuwaas somalida kale ee madaw maka maskax bataan
@kheyraysaneAshakir
@kheyraysaneAshakir 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk astaqfirullah yaa ku dhahay africa dadka kamaskaxyar😂😂😂 midabka hafiirin lkn adan ayaa lagasoo wada jeeda Hal aabe , cid cid dhaantaa maleh ....
@sadamabdirahim3650
@sadamabdirahim3650 3 жыл бұрын
Hda maskaxdaada inuu yaryahy maad aaminty Sanaa xoolo ku tahy bee🤣
@AnasAnas-cf1bf
@AnasAnas-cf1bf 3 жыл бұрын
Wallee cadaan madow ixsaan uma gelin!
@mihiinahmed4746
@mihiinahmed4746 3 жыл бұрын
Markay cadanku lahayen African waxa dhalaydanyerka waxaan ookale ayeynu aheen 😁😁
@baxsanqaaliofficial2707
@baxsanqaaliofficial2707 3 жыл бұрын
Ini waxan un ugahay insomalia waliged adosi somarin
@seinabhassan165
@seinabhassan165 3 жыл бұрын
Subxanallah wax aan kaqoro ayaaba garan wayay. Maxaa yeelay aniga waxan dremayaa in aan doonta lasaaranahay. Nasiibdaro cidooda ayaa Turjumayo. Yaa Allah Alxamdullilaaah.
@fartunali7366
@fartunali7366 3 жыл бұрын
Subhaanallaah subhaanallaah subhaanallaah
@daahiradanhersi595
@daahiradanhersi595 3 жыл бұрын
Cadaanka maaha dhibku ee waa ninka madoow ee gadaya dadkiisii 200sonadood ka bacdi bay soomaaliduna ay weli isdilaysaa oo nolosha isku xaasidayaan
@kingdaadawlldaada3016
@kingdaadawlldaada3016 3 жыл бұрын
walee waa xanuun xaaaax
@brezzyboyabdull9042
@brezzyboyabdull9042 3 жыл бұрын
Wlhy mid an sxbo nhy o Senegal ah aya igaga shekeyni jirey adonsigi nadowga lagu xayni jirey mhdsnd Wll Videogn waxban ka faidey wlhy
@mohamedmahi6007
@mohamedmahi6007 3 жыл бұрын
Wlhi waa qiiroodey markaa daawadey aad ayaa ugu mahadsan tihiin bandhigiina
@naimamohamed366
@naimamohamed366 3 жыл бұрын
Gumeesiga Somalia ma la hayaaa 1:France japuti 2:Italia Konfur Somalia 3:English waqooyi Somalia 4:Galinka shanaad Somalia Ethiopia 5:NFD Kenya Bal sidaan ma saxbaaa ha leensaxoooy hadii qalday shanta Somalia🌟🌟🌟⭐⭐⭐⭐ 💥💥
@abdulahimohamed2314
@abdulahimohamed2314 3 жыл бұрын
Italian East Africa British Somaliland French Somaliland British East Africa
@abshakourisse9115
@abshakourisse9115 3 жыл бұрын
Galinka Shanaad🤣
@cabdirisaaq690
@cabdirisaaq690 3 жыл бұрын
3
@baxsanqaaliofficial2707
@baxsanqaaliofficial2707 3 жыл бұрын
Walal wad qaladay sababtoo ah somalia magumeysan Kenya iyo itopia eewaa gobala lagu daray utopia iyo Kenya mafahminoo
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 жыл бұрын
Jariir caqli ma laha waana dad xun
@zackistar9920
@zackistar9920 3 жыл бұрын
Madax weena kasto oo yimaado haduu lacag raasahaa haalasameekaraa anuka waxaa na isku keediraa cadaanka wuuna kufaraxsanyahay niyajabkeena anika na waxaan ku faraxsanahay cadaanka hormarkooda 😭😢😓
@abdulljama4591
@abdulljama4591 2 жыл бұрын
Caawa wa seexan la,ahay murugo darteed
@sayidali7878
@sayidali7878 3 жыл бұрын
black lives metter🙅‍♂️🙅‍♂️🙅‍♂️
@fadumonoor9905
@fadumonoor9905 3 жыл бұрын
V
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
😂
@aminpepechannel
@aminpepechannel 3 жыл бұрын
Masha allah African 👑👑👑💎👑💎💎💎🇮🇹🇮🇷😍
@daahamuxudiin6629
@daahamuxudiin6629 4 жыл бұрын
Soobadi saaxiib qisooyinka mahadsanid
El Salvador | Dalka ugu Halista Badan Caalamka | Xaalad Yaab badan
15:12
Sigma Girl Past #funny #sigma #viral
00:20
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 23 МЛН
World’s Deadliest Obstacle Course!
28:25
MrBeast
Рет қаралды 133 МЛН
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 50 МЛН
Taariikh:-  Soomaali yey tahey  taarikhda dhabta ah ee soomaalida
51:00
Mohamed Guled
Рет қаралды 705 М.
Sirdoonkii ugu Halista Badnaa Israel | Full Documentary | Eli Cohen
22:17
SİYAASADİİ SABABTAY BURBURKA SOOMAALİYA FULL MUUQAAL
44:20
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 21 М.
Garsoorka Iyo Garnaqa Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa
31:15
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 143 М.
Documentary | WADDANKA VENEZUELA | Nolosha Ugu Yaabka Badan
15:27
Documentary | Dhammaadkii Mucjisada ahaa || Xaalado adag
25:11
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 147 М.
Sigma Girl Past #funny #sigma #viral
00:20
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 23 МЛН