FILO PART 86

  Рет қаралды 377,459

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

24 күн бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
RIIX LINK: / @abukarmahdi

Пікірлер: 827
@Nasriinahosman
@Nasriinahosman 22 күн бұрын
Inta ku faraxday in 3 maalin laga dhigo ❤ Waad mahadsan thy walal Abukar mahdi iyo teamkiisa 🎉 codsigena sida u tix galisay❤❤
@Bamamohamed5
@Bamamohamed5 22 күн бұрын
saaid
@sahroxasan-bi1qz
@sahroxasan-bi1qz 22 күн бұрын
0hh
@FartunIbrahimosman-es5zi
@FartunIbrahimosman-es5zi 22 күн бұрын
Run miyaa 3 maalin maalaga dhigay
@XalimoXawo
@XalimoXawo 22 күн бұрын
❤❤❤ yes wanku farxay 3 malin inan dawano filinka filo abukar Mahdi wad mahadastahay ❤❤❤❤
@Khadiija1
@Khadiija1 20 күн бұрын
Away hee wan daalay mnta sii usugaayi
@Abeera..Cade..
@Abeera..Cade.. 22 күн бұрын
KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢❤😊😊❤
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 22 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-ff1ye8gt7g
@user-ff1ye8gt7g 22 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@LaylaCali-yg7be
@LaylaCali-yg7be 22 күн бұрын
1🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢
@amalafnaan3928
@amalafnaan3928 22 күн бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam
@XalimoXawo
@XalimoXawo 22 күн бұрын
Scw scw scw
@CabdiwaaxidMohamad
@CabdiwaaxidMohamad 22 күн бұрын
Fadlan naga dhaafa xayee siin taan tirada badan wixii ugu raac san love
@user-kx9kf3tb7w
@user-kx9kf3tb7w 22 күн бұрын
inta igu racsan fillmka axada ini lagu daray love sar please
@shukrishacni7796
@shukrishacni7796 22 күн бұрын
Inta iga horesay iyo inta iga dan besaba ilahey dartis igu so duceya murada leyahe walalayalow
@sumayosalad6946
@sumayosalad6946 22 күн бұрын
Allah kusahlo muradkada abyo
@ikraanbilan9740
@ikraanbilan9740 22 күн бұрын
Ilahay Haku sahlo wllo😊
@user-md8uh1eo5q
@user-md8uh1eo5q 22 күн бұрын
Shukri shacni allh muraadkaga oo macsi lahayn midigta allh hakaa siigo abyo😢
@ifrahismail1110
@ifrahismail1110 22 күн бұрын
Walashey qaali alle hakuu sahlo muraadkaaga oo macsi laheyn alle hakuu sahlo
@koko_bulle378
@koko_bulle378 22 күн бұрын
Alaah haku sahlo
@mohameddakane1956
@mohameddakane1956 22 күн бұрын
The greatest person ever in this world is our beloved prophet Mohammad scw❤❤
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 22 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-xz7mw8cy6w
@user-xz7mw8cy6w 22 күн бұрын
Scw scw scw❤🎉
@deeqaaliibrahim702
@deeqaaliibrahim702 22 күн бұрын
Scw scw scw 🕋♥️
@nafiisayuuzuf4695
@nafiisayuuzuf4695 22 күн бұрын
Mahadsanid wllo
@user-kq1rt8sd8c
@user-kq1rt8sd8c 22 күн бұрын
Scw scw
@biiwayecb4896
@biiwayecb4896 22 күн бұрын
*جُمْعَــــــــــــة مُبَاركــــــة* نَبِيَّ اللهْ يَاْ نُوْرَ الْعَيْنِ * رَسُوْلَ اللهْ يَاْنُوْرَالْعَيْنِ حَبِيْبَ اللهْ يَاْنُوْرَالْعَيْنِ * صَلَّيْ غَلَيْكَ اللهُ زَيْنِ مُحَـــــمَّدُ ابْنُ عَبْدِ اللهِ * مِيْلا دُهُ اَخِيْ فِيْ اللهِ رَبِيْعُ الأُوْلَيْ شَهْرُاللهِ * فِيْ عَشْــــرِهَاْمَعَ الاثْنَيْنِ أَبُوْهُ مِنْ ذَوِيْ الْمَــــــزِيَّةْ * وَأُمُّـــــهُ ذَاْتُ السَّنِيَّهْ وَقَدْأَرْضَعَتْهُ السَّعْدِيَّهْ * بِإِذْنِ رَبِّ الْمَشْــــــرِقَيْنِ فَلَاأَدْرِيْ بِمَاْأَقُوْلُ * فِيْ مَـــــدْحِــــــهِ إِذِالتَّنْزِيْلُ أَتَيْ بِهِ هَمِّيْ يَزُوْلُ * بِذِ كْــــــرِنُوْرِالْحَــــــاْجِبَيْنِ أَرْسَلَــــــهُ اللهُ إِلَيْنَاْ * وَزَاْلَ الشِّـــــــــــرْكَ مَاْلَدَيْنَاْ وَحُبُّــــــــــــهُ فَرْضٌ عَلَيْنَاْ * وَمَدْحُهُ مُزِيْلُ الرَّيْنِ أَفْضَلُ خَلْقِ اللهِ طُرّاً * أَرْفَعُ رُسْلِ اللهِ ذِكْـــــــراً أَمِيْنُ وَحْيِ اللهِ قَــــــدْراً * طَــــــهَ اِمَاْمُ الْقِبْلَتَيْنِ شَوْقِيْ لِسعْدِ خَـــــلْقِ اللهْ * مَنْ هُوَ عَيْنُ سِرِّاللهِ وَسَاْدَ فِيْ عِبَاْدِاللهِ * وَذَاْكَ سَيِّــــــدُ الْكَــــــوْنَيْنِ حَنَّ قَلْبِيْ حَنِيْنَ الْجِـــــذْعِ * لِفَقْدِهِ وَسَاْلَ دَمْعِيْ بِحُبِّــــــهِ قَدْزَاْدَ وَجْعِيْ * اللهْ بِوَجْهِهِ يَرِيْــــــــــنِ حَبِيْبُ رَبِّ الْعَاْلَمِيْنَ * حَيَاْةُ قَلْبِ الْمَاْ دِحِيْــــــنَ حَرِيْـــــصُ كُلِّ الْمُؤْمِنِيْنَ * حُبِّيْ لِطَهَ فَرْضُ عَيْنِ شُقَّ لَهُ بَدْرُالْسَّمَاْءِ * رُدَّلَهُ شَمْــــــسُ الْضُّــــــحَاْءِ وَقَدْرَأَيْ مَوْلَي الْوَرَاْءِ* رُؤْيَةَحَــــــقٍّ بِالْعَيْنَــــــيْنِ لَهُ الإِسْــــــرَاْفَوْقَ الْبُرَاْقِ * ثَمَّ الْمِعْـــرَاْجُ لِلتَّلاْ قِيْ بِرَبِّهِ مَوْلَي الْخَــــــلَّاقِ * فِيْ حَضْرَةِ قَاْبِ قَوْسَيْنِ
@hodannisha8053
@hodannisha8053 22 күн бұрын
dhalinyaronimda ayeysan saladada ka maqshuulin aduun lagu sii waari maayee🥺❤️
@mariahappy9532
@mariahappy9532 22 күн бұрын
Haye abaayo ❤😢
@nasraomer2819
@nasraomer2819 18 күн бұрын
Jazakallh wllo
@Nusaymamoha
@Nusaymamoha 22 күн бұрын
oky halgankeenii waa guulaystey like tiyo sheerta inana meye asxaabtii anu usoo wada halgney in 3 amba 4 naloga dhigo ❤🎉🙏🙏🙏🙏
@XalimoXawo
@XalimoXawo 22 күн бұрын
❤❤❤❤ woow
@NaciimoNeyruus
@NaciimoNeyruus 22 күн бұрын
Waa malin jimco ah plz ii soo duceeya in uu alaah i siiyo awlaad bari ah ❤❤❤❤
@XalimoXasan-bx2zq
@XalimoXasan-bx2zq 22 күн бұрын
Alle haku siiyo owlaad baari ah
@user-cx2ey1kb9h
@user-cx2ey1kb9h 22 күн бұрын
Allah hakuu siiyo awlada baari ah oo aad ku faraxdo inshallah xbbti
@user-qi3us8ix4g
@user-qi3us8ix4g 22 күн бұрын
Xpptiii illahow hakusiyo awlad bari ad kufarahdid talkisa iyo dintisa anfacno❤
@bureeqomaxamed9107
@bureeqomaxamed9107 22 күн бұрын
Isoo duceya murad leyhy🤲
@NasrooNasroo-nw9rb
@NasrooNasroo-nw9rb 22 күн бұрын
Alle haku sahlo 😢
@user-ff1ye8gt7g
@user-ff1ye8gt7g 22 күн бұрын
ALLAH KU SAHLO
@FilsanCumar-rf8xe
@FilsanCumar-rf8xe 22 күн бұрын
Ilahay murugta ha kaa dulqaado
@cwcw-fv1yi
@cwcw-fv1yi 22 күн бұрын
517 qof baa iga horeysa inta iga dambeysa like isara😂❤
@MaxamedMaame-zu4dl
@MaxamedMaame-zu4dl 22 күн бұрын
Ninkan abukar Mahdi la dhaho wlhi waa cabqari genius ah best director weyan musalsaladiisu waa kuwa ugu mcn soomalida wlhi ninkasi waa real talented ❤
@XalimoXawo
@XalimoXawo 22 күн бұрын
Wadsaxantahay walaal qofka libintiisa waloqiraa ❤❤❤❤
@MaxamedMaame-zu4dl
@MaxamedMaame-zu4dl 22 күн бұрын
Haa wlashey waa nin caqli alle siiyay musalsalada kle jaceyl io balayo uun ka shekeynayan lkn ninkan filimadisu waa wada hit hadan leys xaqireyn❤​@@XalimoXawo
@sawdaladan3076
@sawdaladan3076 22 күн бұрын
Hada jigiga ila jogto tahyna qof ku cidhn filo iyo abukar Mahdi Mahdi like isar 🎉🎉❤
@user-bt8qd7cu2h
@user-bt8qd7cu2h 22 күн бұрын
Majoogi ani hargeysaa joogaa noo markaa ma saaraayi soo maaha
@user-yt1ug3es5l
@user-yt1ug3es5l 22 күн бұрын
anaa kula joogo ma kuu saaaraa 😢
@user-bt8qd7cu2h
@user-bt8qd7cu2h 22 күн бұрын
Usaar haaye maxaad uweydiinba
@cusburhuruud
@cusburhuruud 22 күн бұрын
Ani goday ayaan joogaa wana ku saray
@user-bt8qd7cu2h
@user-bt8qd7cu2h 22 күн бұрын
@@cusburhuruud halkey kutaala wll
@user-nast
@user-nast 22 күн бұрын
Inta sanadkan f4 ah alle hanoo fududeeyo examka dowliga amin ya allah😢❤
@user-dl5dy3cj2p
@user-dl5dy3cj2p 22 күн бұрын
Alla aniga u horeeyo dadka galayo ilaahay hanoo fududeeyo
@user-vp9dt6dt9m
@user-vp9dt6dt9m 22 күн бұрын
Ku saliya xabiibkeena muxmed salalaahu caleyhi wasalm❤wa jimco
@maxameddaacad-xt7ex
@maxameddaacad-xt7ex 22 күн бұрын
KusaLi xabiibkeni muhamed scw scw😊❤
@ubaxcumar239
@ubaxcumar239 22 күн бұрын
Scw
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 22 күн бұрын
Scw Scw
@nimcomaxamuud6734
@nimcomaxamuud6734 22 күн бұрын
Wcs
@user-dq9el5jm6x
@user-dq9el5jm6x 22 күн бұрын
Scw❤
@user-zp5zx2tf5n
@user-zp5zx2tf5n 22 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@Samawadechannel
@Samawadechannel 22 күн бұрын
Filo filo kafilo aduun wax kasta ka filo run weeye walee thanks team gurmad❤❤❤
@fadumoladan
@fadumoladan 22 күн бұрын
Filo casharadeeda waa qortaa waxbadana waa ka faa-iiday ee kaliya madadaalo maaha mahadsadiin walaalayaal si gaara our director Abukar Mahdi❤
@abdirahmanahmad6594
@abdirahmanahmad6594 22 күн бұрын
Ii faaideey wll
@fatmaasad5371
@fatmaasad5371 22 күн бұрын
Maxa qorata nooga faaiiday
@XalimoXawo
@XalimoXawo 22 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉
@fadumoladan
@fadumoladan 21 күн бұрын
@@abdirahmanahmad6594 aduunka waxkastaa ka dhaca ee naftaada kaliya aamin walaal binu aadamka kale wanaaji hana ka sugin abaal ee Alle dartii ugu adeeg uun
@anushgulled7416
@anushgulled7416 22 күн бұрын
Hamplyo team filo 1m🎉 coming 🔜
@shukridaud5736
@shukridaud5736 22 күн бұрын
Alxmdulilah hdaa sedex qeeb noga dhigesid wlhi ❤manta dhanaa bodbodayey farxad lee ❤❤🎉
@JaamacIbraahin-eu8gm
@JaamacIbraahin-eu8gm 22 күн бұрын
Dunidu waa khafiif Dadkunawaa daciif Qaarkoodwaa wariif Hadaad like isaarto Waxd thy xariif 😂😂😂
@user-oy1kf5yl2h
@user-oy1kf5yl2h 22 күн бұрын
Tiktok maakaso dhomaty😂😂
@user-nk8ur3rv2l
@user-nk8ur3rv2l 21 күн бұрын
Bajaqloona KZbin matimaday tiktok aa kugu Ogaa wll😂😂😂😂😂
@CabdiwahaabTusbax
@CabdiwahaabTusbax 21 күн бұрын
Laxankan anaa lahaa tuug 😂
@ZakiJaadhig
@ZakiJaadhig 22 күн бұрын
First reply aboukar plz😢
@IkraanIbraahim-jp4uk
@IkraanIbraahim-jp4uk 22 күн бұрын
Haka yaabin 😂
@user-gz1rs3fh8d
@user-gz1rs3fh8d 22 күн бұрын
Haka yaabin 😂
@MariaOmar-df2gr
@MariaOmar-df2gr 22 күн бұрын
Mxa ka faaide😂
@umuabyan4562
@umuabyan4562 22 күн бұрын
Lacag mallagu helaa
@malyunali4326
@malyunali4326 22 күн бұрын
Hee 😂
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 21 күн бұрын
Prt one ilaaýo 86 inta Lasocotay like saara😂❤
@zamzammahdi7948
@zamzammahdi7948 22 күн бұрын
Wad ku mahadsantihin sidaad codsigayga uqbashen❤❤
@deekamohamedabdiqadir8179
@deekamohamedabdiqadir8179 22 күн бұрын
Maxa laga badalay musalsalka wll
@user-xx1ff8pb1t
@user-xx1ff8pb1t 22 күн бұрын
Aan Ku sali nabi muxamad scw scw scw scw
@Gobaad60
@Gobaad60 22 күн бұрын
Inta iga danbeysa wan slamy😂😂
@ZuhaipApdiHakiin
@ZuhaipApdiHakiin 22 күн бұрын
3xalqo week ugu dambeyn hambalyo team abubakar mahdi🎉❤
@sagaliise1620
@sagaliise1620 22 күн бұрын
Qofki ugu horeye ahay Mahad sanid abuukar mahdi iyo team filo ❤❤😊
@wadanibashiirbashka1508
@wadanibashiirbashka1508 22 күн бұрын
Qofkii ugu horeeye
@AmiiraAbdiraxman
@AmiiraAbdiraxman 22 күн бұрын
ugu danbeen wuu imade filo teda kale week 3 xalqo ayaa kuqoran run ahaanti inbadan ayaan sugaye wana lasocda inay dhib idinku tahay aad iyo aad ayaad umahad santihiin dhaman kooxda gurmad iyo adeer abukar thanks all❤
@AhmedHasanmohamedMudaneblack
@AhmedHasanmohamedMudaneblack 22 күн бұрын
Is buuc dhan waxan sugeynay saanmaa yeshen wale macan mahan mantay
@ubaxabshir442
@ubaxabshir442 22 күн бұрын
Wow thank you team abubakar 3 xalqo yes ❤❤ mrki ugu horeysay musasal dawado hdnh xiseyo idinkanh sababay😊
@mssyoongi12
@mssyoongi12 22 күн бұрын
Thanks abukar mahdi iyo dhaman team gurmaad ❤❤❤
@ayuush190
@ayuush190 22 күн бұрын
Thanks abukar maadama ad codsigeena aqbashay inta ku faraxday week 3xalqo ❤
@DeeqoDegan-ez1er
@DeeqoDegan-ez1er 22 күн бұрын
Asxaabta iiso duceeya. aad ayan xanuunsanhy yaa rabi caafimad taam isii
@MaryamDayax
@MaryamDayax 22 күн бұрын
TEAM FILO LIKE 😢❤
@Muhandasmedia22
@Muhandasmedia22 22 күн бұрын
Ku soo dhawaaw KZbin keyga cusub ee muhandas
@shukriahmed3186
@shukriahmed3186 22 күн бұрын
xafladii 18may toronto ayuu ku jiraa sharmarke viva somaliland
@samsammohamed7895
@samsammohamed7895 22 күн бұрын
Wxn is laahaa adaa u horeeya mise Malayiin ayuu barayaa filmka filo waa cajiib sidan oo dhan maa loo sugi Kari laayahay dhamaan team ka gurmad wn idin salaamey dhamntiin ❤❤❤
@XalimoXawo
@XalimoXawo 22 күн бұрын
Hortaa ayankudalnay sidan uleyahay adaa horeyo malinkasto walaiga hormaraa😢
@XalimoXawo
@XalimoXawo 22 күн бұрын
Hortaa ayankudalnay sidan uleyahay adaa horeyo malinkasto walaiga hormaraa😢
@samsammohamed7895
@samsammohamed7895 22 күн бұрын
Hadaa dhipkaas waa la ila qaba wxsi jacyl loo qabo filmka filo io team gurmad waa loo kla badinaa❤
@lol-fq4xf
@lol-fq4xf 22 күн бұрын
Mahadsanid injiner abukar iyo dhaman koxden qiimaha iyo sharafka leh
@aasiyaabdi8021
@aasiyaabdi8021 22 күн бұрын
Wad ku mhdsan tihin madama aad codsigaygii naga aqbasheen 😊
@manemoustapha9488
@manemoustapha9488 22 күн бұрын
Ayy thanks wll abukar sad uu tix galisay codsiigeena walhi si dacad ah idin jecelnahy from djibouti wll mcn❤❤❤❤
@themoderateman6513
@themoderateman6513 22 күн бұрын
I am first person today i am from djibouti 🇩🇯
@hamsenour2714
@hamsenour2714 21 күн бұрын
What a film! Thanks abukar bro
@user-wv5wg9jk1r
@user-wv5wg9jk1r 22 күн бұрын
Thank you very team filo 3 week❤
@foos81
@foos81 22 күн бұрын
Asc abuukar mahdi❤oll kooxda gurmad dal iyo dibad ❤filimka filo waqtigii la bilaabay waa waqtigiisa i cant forget hore u socda🎉❤👌💯💪
@fadumopalifarax7526
@fadumopalifarax7526 21 күн бұрын
Ayy thaknkz my team❤❤
@Malyuunmoha772
@Malyuunmoha772 22 күн бұрын
Coming soon 1M Abuukar mahdi❤
@FarhiaAbdihakin
@FarhiaAbdihakin 22 күн бұрын
Baaxsan codkeda waba cabsi cabsi😢😢
@mustafacabdi638
@mustafacabdi638 22 күн бұрын
Thanks 3 todays I'm happy
@maryamaahmedkulane1370
@maryamaahmedkulane1370 22 күн бұрын
Masha allh mahad sanit wll qaaliya abuukar mahdi ❤❤❤❤🎉😂😂 sharaf iyo karaaamo waa naga farxisay alle haka farxiyo
@AbdiSaleebaan-ux8io
@AbdiSaleebaan-ux8io 22 күн бұрын
Aad iyo aad ayaan idiinka mahad celinaynaa codsigii aad boo aqbashayeen❤❤❤
@farduusxarago6661
@farduusxarago6661 22 күн бұрын
happy 18may reer soomalind🇮🇹🥰
@SacdaHajiYusuf-zm4uy
@SacdaHajiYusuf-zm4uy 22 күн бұрын
Happy 18 may qali
@Faraxsan-lz4cf
@Faraxsan-lz4cf 22 күн бұрын
Isoo duceye murad leyahy🤲😢
@nyg1162
@nyg1162 22 күн бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@idilabshirodowaa3740
@idilabshirodowaa3740 22 күн бұрын
Thanks adeer abuukar mahdi
@ruqiya1304
@ruqiya1304 22 күн бұрын
Happy 18my my people
@hamuuud
@hamuuud 22 күн бұрын
Thanks Abukar mahdi iyo Team Gurmad Jumce wanagsan Somali wayn 🇸🇴✊️
@caliye1009
@caliye1009 22 күн бұрын
somali matihid miyaa😢❤😂
@ZakiJaadhig
@ZakiJaadhig 22 күн бұрын
Waligey like mahelin
@quenoflucky3953
@quenoflucky3953 22 күн бұрын
صلي على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم❤
@haldoortvchannel9320
@haldoortvchannel9320 22 күн бұрын
Thank you abuukar mahdi iyo team kiisa sojediyasha kamid ahaa hadaa codsigeena aqbasheen
@amrilabdirizack5508
@amrilabdirizack5508 22 күн бұрын
I hve been late 4 50 sec nd there is almost 10 pple ahead of me m.a great job abukar mahdi❤
@ashamoalim8764
@ashamoalim8764 22 күн бұрын
Thank you Abukar Mahdi
@FartuunhusseinAxmed-kv1dk
@FartuunhusseinAxmed-kv1dk 22 күн бұрын
Filo filo kafilo aduun wax kasta ka filo run waaye❤😊
@maryanahmett7449
@maryanahmett7449 22 күн бұрын
War baxsan ya dhalay isheega😂
@abdullahiibrahim1555
@abdullahiibrahim1555 22 күн бұрын
Shukran,,, please our kind request
@samsammaxamed8579
@samsammaxamed8579 19 күн бұрын
Abuukar mahdi iyo teamkiisa buufisa qabnayee wadankan qurdiisa indhaha hanugu xnuunijnina
@Hoyoomcn143
@Hoyoomcn143 22 күн бұрын
Thank you abukar mahdi ❤
@user-tb4hd7ec7g
@user-tb4hd7ec7g 22 күн бұрын
39 minutes lee so dahay 😂❤shaqada kudax dawanaye ❤😊love y gys❤
@Abshirohassan872
@Abshirohassan872 22 күн бұрын
Baxsan wllkaa miyaa saas u galeee😢
@Ahmed-maaniyo
@Ahmed-maaniyo 22 күн бұрын
Waad ku mahdsantahy Bro Sidaad codsigayga U tix galisay Team Gurmaad Dhammantod Waan Salaamya 💯🙏
@aminaidris426
@aminaidris426 21 күн бұрын
Shariif halaak iyo Mr right waxooda waa quut aan jirin qoryo u guro lacag aan laheynin aa lagu gorgortamayaa
@bishaaroadan6992
@bishaaroadan6992 22 күн бұрын
Thank you so much Kooxda Gurmad guuleysta abid❤❤❤❤❤❤❤👑👑
@salmacalimursal0786
@salmacalimursal0786 22 күн бұрын
Thanks Wll abuukar codsikeena Waad Naga Aqbasheen❤❤
@user-wk1vu9qf6h
@user-wk1vu9qf6h 22 күн бұрын
Aduun waxkasta ka filo❤
@user-qq6sj5kq1k
@user-qq6sj5kq1k 22 күн бұрын
Thanks abukar mahdi 😊
@abdirisaaqomar153
@abdirisaaqomar153 22 күн бұрын
First one Allah Mahad leh
@ridwaanridwaansheikh9167
@ridwaanridwaansheikh9167 22 күн бұрын
Yess filo way so dhacday 😮🎉❤😊
@user-rv6px9so3u
@user-rv6px9so3u 22 күн бұрын
Thank you abukar
@user-wg2fr9tc9e
@user-wg2fr9tc9e 22 күн бұрын
Thanks wll 3aad naga aqbashy
@user-lc4kg8mf7e
@user-lc4kg8mf7e 22 күн бұрын
FiLimka kaLiYe aaN xaLqad iga tagin❤
@abdirhmanjurux4538
@abdirhmanjurux4538 22 күн бұрын
Thank U Tema Gurmad
@abdilqadirismail4560
@abdilqadirismail4560 22 күн бұрын
Maansha Allah ustaad waad noo dadaalaysaan adiga iyo Teamku ee Alle abaalkiina janno ha ka dhigo.
@zamzamhassan3304
@zamzamhassan3304 22 күн бұрын
Yes qofkii ogu horeye
@user-tm2vb9eo7w
@user-tm2vb9eo7w 22 күн бұрын
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد و على آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم انك حميد مجيد سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير سبحان الله الحمدلله لا اله الا الله الله اكبر لا حول ولا قوة الا بالله لا اله إلا انت سبحانك اني كنت من الظالمين استغفرالله العظيم الذي لاإله إلا هو الحي القيوم واتوب اليه
@FardowsomacalinAbuuker
@FardowsomacalinAbuuker 22 күн бұрын
Ayyyy tnks drctor abukar mahdi hadaa codsigyn tixgalisay
@alxamcabdi6125
@alxamcabdi6125 22 күн бұрын
Mahdsanid abowe inshallah wn sugaynah part 87
@Fartunkadiilmohamed
@Fartunkadiilmohamed 22 күн бұрын
Thank you Abuukar ❤🎉
@CabdifitaxmaxamedFarax3
@CabdifitaxmaxamedFarax3 22 күн бұрын
Cimriga iyo cafimaadka alah ubarakeyo mamadeen feynuus shiiq dahir
@XalimoXawo
@XalimoXawo 22 күн бұрын
Aamin cimriga Allaha udheereyo iyo cibaado suuban amiin yarabii
@saladomaxamud9378
@saladomaxamud9378 22 күн бұрын
Aqlileey masha allah lacagey igala gembisayneh😂😂❤
@NashatSaleban
@NashatSaleban 22 күн бұрын
Filinkan naga soo gaba gabeeya fadaln wlahy madhax buu sii noqonyaa waxay khaayinimdan aan dhamneynbah 😢😊
@souadelmi5470
@souadelmi5470 22 күн бұрын
thanks abubakar mahdi and All teams gurmad
@user-bv1ln5nj4y
@user-bv1ln5nj4y 22 күн бұрын
Scw scw scw❤❤
@MahirCade-bs1yr
@MahirCade-bs1yr 22 күн бұрын
Waan idin salamay family abukar mahdi iyo dhaman inta ka qeeb qadatay filo juma mubara ❤❤❤
@user-ok4cl6bx6y
@user-ok4cl6bx6y 22 күн бұрын
Shariif io team kiisa mida kudhici doonto 😂😂
@AishaAbdiNuur-bs5zg
@AishaAbdiNuur-bs5zg 22 күн бұрын
Kusali nabigena muxamad salalahu calehi wasalam❤
@zunduzahmed2019
@zunduzahmed2019 22 күн бұрын
Mahadsanidiin team filo gaar ahan abuukar mahdi saad codsigena nogu fuliseen
@ayaanahmed6749
@ayaanahmed6749 22 күн бұрын
Mahadsanid wll abuukar
@nasrocabdimustaf5956
@nasrocabdimustaf5956 22 күн бұрын
Yes waad mhdsnidsntihiin hadii aad codsiga noo aqbsheen
@halgankanolosha7992
@halgankanolosha7992 22 күн бұрын
waad mahadsantihiin hadaad nooga dhigteen wiigi 3 xalqadood❤❤
FILO PART 87
31:25
Abukar Mahdi
Рет қаралды 418 М.
NINKEEDA AYAA LA DILAY MAALINTA AROOSKA WAA LAKAL SHAKIYAY
29:26
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 168 М.
MOM TURNED THE NOODLES PINK😱
00:31
JULI_PROETO
Рет қаралды 26 МЛН
Miracle Doctor Saves Blind Girl ❤️
00:59
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 63 МЛН
Универ. 13 лет спустя - ВСЕ СЕРИИ ПОДРЯД
9:07:11
Комедии 2023
Рет қаралды 1,1 МЛН
#Qosolkii_Aduunka_Suldaan_Seeraar io #masraxa_Fursan Special thanks #universal_TV Aun Mundane Ajakis
9:20
Garaad Afgooye Productions & advertisements
Рет қаралды 9 М.
FILO PART 95
30:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 192 М.
FILO PART 94
28:59
Abukar Mahdi
Рет қаралды 259 М.
FILO PART 92
29:42
Abukar Mahdi
Рет қаралды 360 М.
FILO PART 93
30:09
Abukar Mahdi
Рет қаралды 337 М.
Artur - Erekshesyn (mood video)
2:16
Artur Davletyarov
Рет қаралды 343 М.
Nursultan Nazirbaev - Gul Gul (премьера песни) 2024
2:37
Nursultan Nazirbaev
Рет қаралды 270 М.
ҮЗДІКСІЗ КҮТКЕНІМ
2:58
Sanzhar - Topic
Рет қаралды 371 М.
Adil - Серенада | Official Music Video
2:50
Adil
Рет қаралды 175 М.
Ariana Grande - the boy is mine (Official Music Video)
6:17
ArianaGrandeVevo
Рет қаралды 6 МЛН
Селфхарм
3:09
Monetochka - Topic
Рет қаралды 2,4 МЛН
Максим ФАДЕЕВ - SALTA (Премьера 2024)
3:33