No video

Finland - Suldaan Rooraaye Waxaan nadiifiye ka ahay School

  Рет қаралды 39,598

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 125
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 Жыл бұрын
Suldaan Shaqaa sharaf leh❤Xalaal quute ayaa tahay,odayaasha Qabaa'ilada dalka gudahiisa joogo Xaaraan ku naaxlayaal waaye😂
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Жыл бұрын
Qaarkood
@isemohamed2701
@isemohamed2701 Жыл бұрын
Ninkaan wax badan ayaa laga faa iidaa ee soceli. Part1, 2, 3. Sheekadiisa way ka badan tahay ee soo celi. Insha Allah.
@xaliimo5422
@xaliimo5422 Жыл бұрын
Waa nin lafo gobeed leh, mar haduu yidhi caruurteyda iyo caruur aan abti u ahay kalama reebi karo ceeb beey igu yahay taaso 😮. ❤. Somalida hadda ehelka weey xumeeyaan.
@alibossosman2106
@alibossosman2106 Жыл бұрын
Ilaahay ha xafido, waa shaksi yaqiin leh oo sharaf iyo cisiba ay ka muuqato oo dhaqan yaqaan ah. Noolow Suldaan
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Жыл бұрын
Waa nin codkar ah oo shiikhaasha loobage ree mudug waa hadli og mashallah
@ahmedhanshi2422
@ahmedhanshi2422 Жыл бұрын
Ader qabiil kisa ya ku weydiyey oday waxa ku qasbay shaqada waa dhib ka yimid qabiil iyo dagal sokeye adna qabiilki aya ku daba wada ee fadlan qabiil iskada somali iyo gobol aya kugu filan
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Жыл бұрын
@Ahmed Hanshi qabiilka ilahey waxuu ugu talagaley in leysku aqoonsado hadii lagu yiraahdo waa hebel ooo reer hebel ah dhibkujira majiro waxa ladiidaya waa in dadka naftooda iyo sharaftooda lagubaneysto sidaas ogow waxan qiyasaya nin cawaam ina tahey oo ujeedada ilahey uu kaleeyahey marku nagadhigey qabiil iyo ahucuub aadan fahmin Allah cwj waxuu leeyahey ياايها الناس أنا جعلنا كم شعوبا وقبائل لتعارفو In aa iskugaratan waana kugaraney
@ahmedhanshi2422
@ahmedhanshi2422 Жыл бұрын
@Saad hussein ader aniga waxa ka hadlay sida an u isticmalo ee qabyalada ah, somaliya waxa mesha dhigay waa qabiil., taa aya ujedadayda ah sida rabi ugu talagalay uma isticmalno sax, hadii rabi sidu ugu talagalay ugu dhaqmilahen waa OK, midakale aniga kuguma xadgudbin kuma cayin ee waxa cayda kenay qof wax yaqan ayad iska dhegeysa wana caytameyda, waxa wanagsan ado caytamin inad qofka wax u shegi karto waxa filaya ina tahay qof aad u da,yar
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Жыл бұрын
@@ahmedhanshi2422 sxb qof cimri yar maahi nin dhaxaad baan ahey lkn cawaam cey maaha soomaalida sida ay uyiraahdeen CAWAAN maaha waxan kudhahey waa CAWAAM waxana laga wadaa dadka caamka ah oo aan aheyn culumo ama dalabatul cilmi ama kuwa cilmiga dalba sideedaba dadka waa sadaxdaas qabiilka in leysku dhibaateeyo iyo in aanba lasoo hadal qaadin wax u dhaxeeyo majiraan miyaa!! Waa in fahana muraadku ilahey kalahaa aayadaan quraanka ah oo Allah nagu adoonsadey in aan aqrino oo kudhaqano ilaa khiyaama saaca.
@ahmedhanshi2422
@ahmedhanshi2422 Жыл бұрын
@@saadhussein5466 ok waa ku fahmay thank
@ummosaara580
@ummosaara580 Жыл бұрын
Hanoolaato Mashallah wa baranamijiyo ku cibrasho mudan noso badi shekoyinka iyo kuwa dadka ku dhacaba sabbt ah shekoyinka nocana dadku adbey u jecelyihin ❤ siba inta an ka midka ahay e quruba jogta adban ugu haysana sida shekadi xanan shidane 😢
@Knowledge025
@Knowledge025 Жыл бұрын
Ayaanle saaxiib, abwaanka aqoon hore umalahi laakiin aad baan ooga heley aftahan nimadiisa ee fadlan part#2 inoo soo duub.
@samirr546
@samirr546 Жыл бұрын
Jecliyaa qofka sida daacada ah u warama Si wacan baad yeeshay hadii laguu diiday ilmihii hadana dheg ha u dhigin ku guursada dalka hooyo oo joojiya hiyi kaca Adiguna ugu tag meeshooda ha ku quus teeni Waan idin salaamay Akhyaareey.
@khaderabdi5574
@khaderabdi5574 Жыл бұрын
Wlhi waa qiso fiican 😂😂😂 Ilahay qeer haku siiyo Cawa waa iga qoslisey 😂😂😂 jilbaha ixanunayo dhahay
@seynaba.904
@seynaba.904 Жыл бұрын
Sax wa run hadalk aad ku hadashay rooraye ma sha allahu
@asmacali111
@asmacali111 Жыл бұрын
Masha allah
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba wariye ayaanle Hussein abdi ❤❤❤❤❤
@maskiiinmaskiintaalle5659
@maskiiinmaskiintaalle5659 Жыл бұрын
Masha Allah abtigay saylac cismaan walee karti iyo dadnimo ilahay wukusiyay abti ilahay cimridher iyo cafimaad tama ilahay hakusiyo
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 Жыл бұрын
Suldaanka part2 kasoo samee.. waliba gabayga kibirka
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 Жыл бұрын
MAASHAA'ALLAAH. Shaqo ayaa Sharraf Leh.
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Жыл бұрын
Mashaa Allah wallaahi soomaali rabi baa wata oo wehal uma baahna
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Жыл бұрын
Allaa watah oo wehel uma baahna
@xamseaadanxirsi1776
@xamseaadanxirsi1776 Жыл бұрын
Hanoolaato Saxaafad Shaqo Weyn U haysa Ummada Soomaliyeed🙏
@dahirabdiwali5987
@dahirabdiwali5987 Жыл бұрын
Suldaanka in badan bariga Helsinki waan ku arkay waana nin aad jecleysaneyso dhageysigiisa.
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Жыл бұрын
Abwaanka soo celi ayaan loow😂😂😂😂waraysi labad ka qaad
@diriedirie
@diriedirie Жыл бұрын
Waad agu badh goysay ayaanloow abwaanka maxaad saacada ugu eeegtay😢
@fariyodirshe480
@fariyodirshe480 Жыл бұрын
maasha Allah ❤❤❤
@abdullahifaarax5140
@abdullahifaarax5140 Жыл бұрын
Abwaan abshir bacadle alle ha unaxariisto marqaati waxaan ka ahay inuu ahaa nin sadaqo badan cibaado badan Sido kale gabayadii uu tiriyay wuxuu ugu hiiliyay dhaqanka diinta waliba gabaygiisa qaad uu ugu hadlayay ayaa ah mid kamid ah kuwiisa ugu fiicnaa
@xafso5316
@xafso5316 Жыл бұрын
masha allaah
@abdirahmanfeedhacade
@abdirahmanfeedhacade Жыл бұрын
Ninkan waxay isku cod yihin Wiilkii Mudug lagu waraysanaya ee laha Fahad yaasin waa tolkay lafaha lagu diriraya
@abdirahmanlafoole0044
@abdirahmanlafoole0044 Жыл бұрын
Ayaanloow waa mahadsantahay xalkaa ka sii howsha gudoomiye ❤
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Mahad sanid ayaanle wad salaaman tihiin adiga iyo rooraaye ba
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 Жыл бұрын
Wadaadka sooceli markale inshallah 🙏
@samirr546
@samirr546 Жыл бұрын
Yurub waa Jannadii Dajaal dadkuse ma og Allah ha naga nanad geliyo Aamiin.
@hani8826
@hani8826 Жыл бұрын
Asc. Mashaa Allaah.😍
@mohammedegeh3598
@mohammedegeh3598 Жыл бұрын
HANOOLAATO HANOOLAATO
@amaljamal8501
@amaljamal8501 Жыл бұрын
Asc i would like to your programme 😊
@IskufilanSido2810hooyad.
@IskufilanSido2810hooyad. Жыл бұрын
Ma Sha Allah Adeer 😁Alle Haku xifdiyo Shaqo sharafleh lkn wad naga qoslisay Bari dhamaysn programma kan i/A
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 Жыл бұрын
Waxaa shaqo xalaal ah waxaa ka sharaf badan tahay kuwa ku nool lacagta Ceerta been been ku qaato iyo kuwa hantida dowlada dhaca...guuleyso.. Shaqo xalaal ah waa sharaf aduun iyo aakhiro...
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Жыл бұрын
Suldaanka af tahan sanaa masha allah ❤❤
@HamdiMahamed-xo1md
@HamdiMahamed-xo1md Жыл бұрын
Yaa Aallaah
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 Жыл бұрын
Wcs walalkey ayanle iyo suldanka Masha Allhh ❤❤
@fnw8688
@fnw8688 Жыл бұрын
Hanoolaato ❤
@yasinomer2505
@yasinomer2505 Жыл бұрын
Guuleyso suldaan
@Jamaal_cj
@Jamaal_cj Жыл бұрын
The legend hanolato
@faisalmohamed9043
@faisalmohamed9043 Жыл бұрын
Suldaanka waad ku xirtay gabayga ayaanle..xaajiga xaal sii fadlan waa qiimo badane
@abdiladifmohamed4678
@abdiladifmohamed4678 Жыл бұрын
Ayaanle waa ku salaamay waan kaaga mahadcalinayaa wareysiyadaada micnaha leh, lkn waxaan codsanayaa in Abwaan kaan aad wareysai dhanka dhaqan ka iyo suugaanta ah kasoo duubto wuxuu u muuqdaa nin xog badan hayee, mahadsanid.
@abdisalangure3599
@abdisalangure3599 Жыл бұрын
Ayanle take sultan rooraye to xamar .He is an asset surely.
@alisaidmohamed6413
@alisaidmohamed6413 Жыл бұрын
Abwaan rooraaye kacag fcn bixin mayaan reer muqdisho
@hamdimaalin1613
@hamdimaalin1613 Жыл бұрын
Mashaallah suldaan salaan saar
@nnpcat625
@nnpcat625 Жыл бұрын
Xuseen ceydiud xogoo laquraxiyey..
@maxameddayax-qs4ix
@maxameddayax-qs4ix Жыл бұрын
Salaamulaah-hanoolato
@cumarxuseenchannel4732
@cumarxuseenchannel4732 Жыл бұрын
😂😂Anigu wan quuriyaa dhahay 😂😂waa farsamo casriya hadiiba soconeyso wan inaa dhaha aniguna😂😂😂✌️
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 Жыл бұрын
War ninkaan waa nin culus oo aad iyo aad u aqaano shaqeeyso sharaf baad leedahay.
@globalconnection617
@globalconnection617 Жыл бұрын
Ninkaan dadka uu suldaan u yahay waaba nasiib badanyihiin. Shaqaa sharaf leh , shaxaad ayaa ceeb ah. Tusaale wngsan waaye
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 Жыл бұрын
Part 1, 2,3 u samee suldaanka.
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu Жыл бұрын
Ha waad nagu jartay shiid
@deeqofficial8771
@deeqofficial8771 Жыл бұрын
walahi waa iga qosliyey seylaci cisman rooraye shaqa sharaf ke szb dadga somali jooga waa xarab quuta yaal wax ii dhacan ayee raba adiga cleaner aya ka shaqesa lacagta wa xalalal 😂😂😂😂😂😂
@aarboy2305
@aarboy2305 Жыл бұрын
Suldaanka 19 daqiiqo uma qalmo ee dib inoogu soo celi.
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 Жыл бұрын
Waaa dhacda aduunyada jab waa jira
@user-hl3ro8go3u
@user-hl3ro8go3u Жыл бұрын
Ayaanle uldaanka barnaamijyo kle nooga qabo thanks
@caalimjaamac7240
@caalimjaamac7240 Жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته. Ayaanle walaal waxaan kaa codsanayaa inaad suldaanka mar labaad waraysi nooga qaado, weliba u gaara dhanka suugaanta iyo dhaqanka. Halkaa uu ku soo ebyey muuqaalkii hore ee gabaygaa sagaalka kibirka inta yaree uu ka sheekeeyey baa taariikh wayni ku jirtaa. Mahadsanid
@abdixaliim
@abdixaliim Жыл бұрын
Suldaan warka badan iska daay, aan yurub horta imaano ka dib ayaa ka shakeyn doonaa
@MoMo-vm3rc
@MoMo-vm3rc Жыл бұрын
Xanaan, rabaa ani
@hamdigodane3616
@hamdigodane3616 Жыл бұрын
”Ragoow kibirka waa lagu kufaaye kaa hala ogaado”
@nimomahamod
@nimomahamod Жыл бұрын
Gabayda so qabo wll
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu Жыл бұрын
Cidaacadi hanoolaato harbar gir miya la wareegtay
@MoMo-vm3rc
@MoMo-vm3rc Жыл бұрын
Yaroow, Xanaan aaway, ayaanle
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Shaqoyin dad kakor shaqeyso ah lacag maheysa haa aniga kakafil adna dhaqihi baburta tahay askari hada ujedo dhumo sidas adoah lacagti kasosarto sharci rajeyneyso dal kujog hoobariska xusolka badug shurdu kacararay isbital mase wadanka isbitaal haye laftagedka sinta malagu sara mase goosmo iisar sinta lacagtina soraci sharciga kugadan rabtay maxadadina waa laxiray ilamereyso itobiya isdhibtay isaqa badrol qoday jabutiya dhul helaya dadkala kasibartay nagihi amirada udirsaday
@NasroSheekhxasan-lb8jr
@NasroSheekhxasan-lb8jr Жыл бұрын
Sayid Mohamed Abdille Hassan wuxu ahaa shaqsi aad uqiima badan runtii waa astaan 🇸🇴
@safiyaabdi8796
@safiyaabdi8796 Жыл бұрын
Masha allah wariyaheena inta kaxun cagta hoosteeda ❤❤❤❤❤❤❤😊
@hamsehalane7154
@hamsehalane7154 Жыл бұрын
Welcome back😅
@ismailabukar6436
@ismailabukar6436 Жыл бұрын
Ani magoo ma rabi qurbo hadii balaayin lcg lagu sheego
@shamesmohamed1604
@shamesmohamed1604 Жыл бұрын
asc-ayale-suldaana-rooraya-wa-abtigey-wasalamay
@ahmedhussein634
@ahmedhussein634 8 ай бұрын
Asc walale Numbarkisa suldaaanku i so dir sxb baanu ahayn lkn Wan is Wayne
@luulaayusuf4808
@luulaayusuf4808 Жыл бұрын
sifiican u aqaan 😅😅
@mohamedabdidiirshe6643
@mohamedabdidiirshe6643 Жыл бұрын
@abdifataax4305
@abdifataax4305 Жыл бұрын
Rorey waruntisa
@abdiazizibrahim9402
@abdiazizibrahim9402 Жыл бұрын
Qeeb labaad aan kaa sugeeynaa suldaanka sheekadiisa waa nin waaya araga oo xigmad badan
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 Жыл бұрын
Waa suldaan xalaal quute ah been been in lacag ku cunto waxaa kafiican in aad Xoogaga kushaaysato.
@abdimohamed7425
@abdimohamed7425 Жыл бұрын
Waa intaan shaqeeyo inteedii 12 hour ×12.80 € ×6 days= 921 euro per week halkee laga helaa Facebook gana cid iga garacsan majirto so if iyo aakhiraba waan guulaysanaynaa😂😂😂
@khalidyusuf7513
@khalidyusuf7513 Жыл бұрын
suldanku ice hockey ayuu tumayaye daya basha wax ka lacag mahaan male waa doqon ma garatay wa ayaan ka shaqay jiray waxay ku fican tahay labo shaqo aya isku qabanaysa 8 aya meel so tuuraysa subixi galadabti 4 ama 6 marka isku ninki raba lacag bobsiisa basha tuurta
@FM.AADAN88
@FM.AADAN88 Жыл бұрын
❤😅😢😊😅😮
@madiinamuumin7249
@madiinamuumin7249 Жыл бұрын
Inaad University 🎓 dhigto maa sugeesi
@saafiali3547
@saafiali3547 Жыл бұрын
Olet ammattilainen adeer hhhhh😂
@zeynebali6957
@zeynebali6957 Жыл бұрын
Qeeb. 2. NOGA soo. Sameey. Gabayada. Aad. Bad umahadsantahay. Ayanle
@immigranthustlemind8655
@immigranthustlemind8655 Жыл бұрын
Waa nin Somali u baahan
@horusocodfilmsandvilogs2761
@horusocodfilmsandvilogs2761 Жыл бұрын
Seylici hadaa shaqo heshay ma murun baa wadaa wali kkkk
@nnpcat625
@nnpcat625 Жыл бұрын
Waran kan wiryaha hawar gidir un boo wareestaa
@omarnuh
@omarnuh Жыл бұрын
Shaqadu waa Sharaf Nin nasiiblaana hela Qurbaha Usha Boqorada Nimaan lagu Macsuumini Qurbaha matirsana.O.pk.mon.18:45pm.1may.2023.Nederland.
@nasro7666
@nasro7666 Жыл бұрын
Kk ayanle wan kugu qoslah😅
@munirkh
@munirkh Жыл бұрын
Waa xaqiiq, waana shaqo xalaala.
@MoMo-vm3rc
@MoMo-vm3rc Жыл бұрын
Suldaan, shaqada ceeb ma ahee. Balse laabo.
@samirr546
@samirr546 Жыл бұрын
Abshirbacadleh Allah ha u naxariisto Gabayadiisa ayaan faafin jiray Ooyaday oo raar Burco ahbaan u diri jiray Markaasay odhanjirtay hooyo Abshir gabayo kale ma soo duubay !!!!! ( Ayax bililiqo ayaa nagu degay oo diirtay beledkiiye Aboorka iyo dooliga ka daran duumo laysiguye Wuxuu hadurku nagu beeray bay noo horkacayaane) waa qabyaalada.
@seynaba.904
@seynaba.904 Жыл бұрын
😮😮😮😮
@samirr546
@samirr546 Жыл бұрын
Sayidka Ayeyday aabo ayaa u doonanaan jirtay Aabeheedna duulaan Daraawiishi qaaday oo uu hogaaminayey
@samirr546
@samirr546 Жыл бұрын
Oo uu hogaaminayey Aabeheed naa lagu dilay Caabi Ismaciil waran dicdic waa ayeyday aabeheed Allah ha u wada Naxariisto!!!!!
@boodhari31
@boodhari31 Жыл бұрын
Shaqo sharafleh somalaay dalkena shaqowalba kaqabta
@khaderabdi5574
@khaderabdi5574 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@safiyaomar6179
@safiyaomar6179 Жыл бұрын
Ma suldaan bay masaxaad inooga dhiibeen waar iskaga kaalay meesha waad dhargi doontaaye
@samirr546
@samirr546 Жыл бұрын
Waa suldaan khayr qaba mar haduu shaqeeyo oo aan loo shaqayn dadkiisana wuu shaqo gelin ee ma Dagaal gelinayo dad nasiib badan buu u yahay suldaan !!!!!
@b-heroofficial
@b-heroofficial Жыл бұрын
ZOMALI WA QALDAN THY YRUP LACGBA TAAL MHA FADHI AYAA KU HELAYSAA PLSE WALA ZHQAY NAYAA KADIP LACAG HELAYSAA PLSE WDANKEENA PISHA QDANYSAA 😢 150 AMA 200 DOLLER HLKA YRUPNA AD HELYZO LACAG KUGU FILAN AMAA KA BADAN ZUULI WAA XAAQ AMA IZKUUL SOO DHAQ LACAG HELYZAA ZOMALI RAAXO AYY RPTAA ANI HADAA YRUP IMAAD ZHQO WLPA WAA GALAYAA
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Жыл бұрын
Ayaanle suldaanka waanugugoysey ee lakaaley qeybihii kale habraha wareersan ilaa 4 qeybood baa soogalisaye maxaa suldaanka uyareysey wallahi xikmad baa kasocota. Magaranayo waxa laga faa'idayo islaan gabarnimadedi silsilad baan sariir kula xirnaa markaan yurub tageyna uurka adaa isu yeeley oo is rimiyey yaa leygu yiri youtube lasoo fariisatey
@husseinabdul8290
@husseinabdul8290 Жыл бұрын
Saad Itaqulaah Habar way ku dhashay waana udhaxday waana dhalee edeb yeelo aflagaadada jooji Nolosheeda ay ka hadashay armaa adiga tahay Dulaystihii lugta kaxiray
@abdirizakmuseibrahim513
@abdirizakmuseibrahim513 Жыл бұрын
Ninkaan ookale soogali waxa ku fashilantay gabadhi waxay dooonto sheegeysay
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Жыл бұрын
Gabadh ma'aheyne habar fudud ayey aheyd waxan layaabey markey gabadha aheyd lug bey nin uga xirneyd Marley qurbaha soogashey 30sano kadib ingiriis nin udhigatey saa waxuu yiri uurka adaa isu yeeley oo is rimiyey meelkasta ooy tagto she has bad choices
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 Жыл бұрын
​@@saadhussein5466 taasi way is ceebaysay qofta si dadban u tidhi ilma wacal ah baan haystaa
@husseinabdul8290
@husseinabdul8290 Жыл бұрын
Abdizak gabadha nolosheeda ay ka hadashay qofka maad taqaan inay been sheegayso yaa kuu sheegay itaqulaah walal
@husseinabdul8290
@husseinabdul8290 Жыл бұрын
Yaasiin aamus ayay Somali ku quran tay waa dhmaatay hoowshaas wax ceeb layiraahdo majiraan waa laga hadlaa wax walbo
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Жыл бұрын
@@husseinabdul8290 iisheeg xikmada kujirta nin baa irimiyey marku igu yiri adigaa uurka isuyeeley hadey dacwoon karto oo xaqeeda sharci kuhelikarto Khery hadii kale odayashedi iyo kuwa ninka hakawadahadleen Hana lagaheshiiyo lkn youtube lasoo fariisana waa dhaqan reer galbeed mid muslim maaha soomaalida waxey tiraahda dhibtada ama ceebtada hadey 1000 qof ogtahey kow loomasheego ceeb sheegid waxa kafcn astur ilahey Hana asturo
@ifraxqurux8934
@ifraxqurux8934 Жыл бұрын
Wwwwwwww
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 Жыл бұрын
Kuwa shaqaaystayaasha ah ee Darbiyada Yurub fadhi kudirirka la fadhiya waxaan leeyahay kudayda suldaankaan wax uu idin yahay TUSAALE kudayasho mudan.
@c.raxmaandaahir361
@c.raxmaandaahir361 Жыл бұрын
Waxaas anaga hamoo sheegin Finland ayaad joogtaa ilmahaagane leen ingariiska ah ayaad u raadinoosaa markaas ayaad dadka ku dhaheesaa ha imaanini 😂😂 tankale nin soomaaliya joogo oo laba kun shan boqol ku shaqeeyo maba jiro qof shaanyo gado oo taajir ka noqdayna majiro waa been cad hadii aad run shaygeeso dalka imaaw baasaboorka iska tuur oo waligaa yurub ha ulaawan markaas waan kaa yeeleenaa lkn adiga aa joogo dadkale yey imaanin waa xaasid nimo
@hassan-zn7zz
@hassan-zn7zz Жыл бұрын
Ha imaanin waa ruuntii anaga kujabney
@adoonkiialle3871
@adoonkiialle3871 Жыл бұрын
Sxb ha noolaato nin adag ayaad tahay laakiin waxaan ku dhihi lahaa? Ha.wareysan dadka qurbaha joogo waayo ? Dadka qurbaha ku nool waa dad waalan , waxaad fiirisaa.indhahooda waa. Dad.istarees haayo adiga waxaad rabtaa inaad wareysatp kkklll
@hiboa7791
@hiboa7791 Жыл бұрын
Suldaanka ma zheekhaal ba .reer rooraaye oo sheekhaal ah ba umaleynaya inuu yhy
@buullebarre
@buullebarre Жыл бұрын
haa dr calibaashi ayay qaraabo yihiin waa reer rooraaye
GABAR TIGREY ITOOBIYAN AH WIIL SOMALI JECESHAHAY UTIJABIYAY
14:47
Ridhwan Issack
Рет қаралды 6 М.
Happy birthday to you by Tsuriki Show
00:12
Tsuriki Show
Рет қаралды 11 МЛН
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 4,1 МЛН
Please Help Barry Choose His Real Son
00:23
Garri Creative
Рет қаралды 23 МЛН
"Al-Shabaab Waa Khawaarij" Sheekh Shibli Xalqadda 2-aad.
58:15
Abdijaliil Show
Рет қаралды 46 М.
Dr. Xuseen Wadaad iyo M. Roberto maxaay ka wada hadlen
17:05
Mohamed Roberto
Рет қаралды 331
Happy birthday to you by Tsuriki Show
00:12
Tsuriki Show
Рет қаралды 11 МЛН