Fiqi" Madaxweyne Maamul Goboleed Ciidanka Itoobiya kuma heyn karo Soomaaliya. Dowlada Federalka ayaa

  Рет қаралды 9,425

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Fiqi" Madaxweyne Maamul Goboleed Ciidanka Itoobiya kuma heyn karo Soomaaliya Dowlada Federalka ah ayaana iska leh Awoodaas oo shalay ogolaansho siisay Maantana ka saareysa hadii ay itoobiya ka laaban weyso MOUga.

Пікірлер: 102
@NothingButDaTruthh
@NothingButDaTruthh 5 күн бұрын
Ex al shabab taking nonsense. Rep Somaliland belongs to landers not the failed state of Somalia Airport government 😂😂
@saadaqnuurgeedi7777
@saadaqnuurgeedi7777 5 күн бұрын
Coment dal laguma naqdo ,, ee ha xiiqin!
@jabiye8593
@jabiye8593 5 күн бұрын
😂​@@saadaqnuurgeedi7777
@NothingButDaTruthh
@NothingButDaTruthh 5 күн бұрын
@@saadaqnuurgeedi7777 and the failed state of Airport AMISOM cannot claim control over The Rep of Somaliland . This country of yours is failed . You president is in the airport protected by Ugandan, Ethiopian, Egyptian, Turkish, American, Italian and Kenyan troops. He cannot walk sleep or shit without security . All the money is from Aid from the western world who will stop. Waa paper government 😂
@abdirahman6263
@abdirahman6263 4 күн бұрын
​@@saadaqnuurgeedi7777 Waan ku noqonaynaa ee adu taada maad xukuntid oo hagaajisid intaad dad dalkooda dhistay daba socotid qaraxland😂
@saadaqnuurgeedi7777
@saadaqnuurgeedi7777 4 күн бұрын
@@abdirahman6263 dalkeyga waa gees ka gees. tuulo yar kuma eka wadankeyga! waana lagu dhaqaa dowlaa waa soo kabsatay hada ... mamul goboleed maal mahoodi waa soo yaraaday.
@popular7493
@popular7493 5 күн бұрын
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 5 күн бұрын
fiqi manaafaq waar waxna maydaan ogolaanine waxay ku soo galeen itoobiya iyo kiinyaba beeeenaaale fiqi😮😮😮😮😮😮😮
@aziiz94
@aziiz94 5 күн бұрын
Naa jikada ku laabo siyaasad tabartada ma ahane Amxaar kalkaal yahay
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 5 күн бұрын
​@@aziiz94 oohin baaa ka socota adoontii keenodiidey 😂 yaambo lagugu jari cancer yhy
@Utuber387
@Utuber387 5 күн бұрын
Oo maad hada kasartan eithopianka soomaaliya.
@NurGacan
@NurGacan 5 күн бұрын
Qabiiil hawiye dawals sheeganya ooo zamar kaliya xukuma ayaaa sheeganya dawlnimo somaliyeeed beeenaaale
@abdirahiinjamaal1666
@abdirahiinjamaal1666 4 күн бұрын
oromo waye kan somaliyey
@fabulous-dy7kq
@fabulous-dy7kq 5 күн бұрын
Somaliland guuuuuuuul ethiopia 🇪🇹 ♥️ ❤️ 😍 💖 ✨️ 🇪🇹 ♥️ ❤️ 😍 💖 ✨️ 🇪🇹 ♥️ ❤️ 😍 💖 ✨️ 🇪🇹 ♥️ ❤️ 😍 💖 ✨️ 🇪🇹 ♥️ ❤️ 😍 💖 ✨️ 🇪🇹 ♥️ ❤️ 😍 💖 ✨️ 🇪🇹 ♥️ ❤️ 😍 💖 ✨️ 🇪🇹 ♥️ ❤️ 😍 💖 ✨️ 🇪🇹 ♥️
@amnoali8348
@amnoali8348 5 күн бұрын
Somalia no need hawiye 😂😂😂😂😂no need
@CabdiJaamac-d6m
@CabdiJaamac-d6m 5 күн бұрын
Wasane FAQRI waar waanu siinaynaa Ethiopia 20ka KM ❤❤❤GUUUUUUL iyo gobonimo ❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤insha ALAAH aqoonsi dhaw
@MobashiirMbLove
@MobashiirMbLove 5 күн бұрын
Scw 💕
@amdualeh5802
@amdualeh5802 5 күн бұрын
Hawiyow,riyo maalmeedka iska daaya waxba gacmaha idiinkuma jiraane,waxaa idin sugaya goofkui iyo dameerkii taas ogaada..
@omarabukar568
@omarabukar568 17 сағат бұрын
Oromo qurmuun lama hadalno
@fabulous-dy7kq
@fabulous-dy7kq 5 күн бұрын
DIRTY MUQDISHO BOY TALKING RUBBISH 😅😅😅😅😅
@exindianagirl9823
@exindianagirl9823 5 күн бұрын
Ayaan darada haysta soomalia waxaa ka mida fiqi oo hogamiye kooxded budhcada ayay wasiir ka dhigteen
@abdirahman6263
@abdirahman6263 4 күн бұрын
Meesha masiibada taal ma tiro yara nin shalay dad xasuuqay oo on the record ah oo arday soomaaliyeed dilay ayaa wasiir looga dhigayaa oo dadkii diinta u sheegay,waar meeshu waa bahlo galeen iyo waraabe dareeren wllhi.
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 5 күн бұрын
Fiqi waa ibliis shalay wuxuu la haa 30 kun ciidan ithopia aya so galayaa Lakin waa dhamantod wa dhaalimiin
@Ahmedadow09
@Ahmedadow09 5 күн бұрын
Tuug fiqi wuu iska hadlay adiga ma diidi kartid mana yeeli kartid taas na lagu waydinaayo lafta gareen asaga ka tashanaayo ayahiisa
@maxamuudjimale
@maxamuudjimale 5 күн бұрын
Lafta gareen ma kenin mana bixin karyo aso ka hadlaayo ma arkin miyaa ciidan ku filan KGS dhismooyo ciidamada shisheye we baxayaaan
@faisalsheikh5682
@faisalsheikh5682 5 күн бұрын
Awalba qalad ayay ahayd in dawladaha jenya iyo ethiopia safka hore lakeeno somalia Qaladkii aad gasheen bal hadimka saarto Ethiopia waa walalahayo ,kemya Lamid ah
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 5 күн бұрын
Very good man
@hamsaibro6454
@hamsaibro6454 5 күн бұрын
Waa si fiicane awoodii federaalku meeday ma hadal uun baad haysaan
@mohamedmohamud-wo2si
@mohamedmohamud-wo2si 4 күн бұрын
1 safaradooda hala xito 2 ciidankoda dalka halagasaaro3 diyarafahooda hawadena halaga mamnuco. wa in ficilkaa lasameyaa🇸🇴✊🏿🇸🇴✊🏿🇸🇴✊🏿🇸🇴
@CabdixakiinBarre
@CabdixakiinBarre 5 күн бұрын
Ma lihid😢 hadal masuul ilmo yar hadal barad baa tahay
@asxaabi
@asxaabi 5 күн бұрын
Daaroodbaa marka hore eithoipianka usoo kaxaystay hawiye si loogu kala adkaado, cabdillahi yuusuf ayaa keenay ilaa villa somalia ayey qabsadeen, meeqaa ka dhintay, waar danbiga somali ayaa leh. Fiqi indho adagaa somaliland intaad sheeganayso mushkulad ka bixi maysid, dal kaa madax banaan oo kaa taariikh duwan
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 5 күн бұрын
Saaka abaarso ka waran. Dadkii ma isbadaleen oo culumadii wax ma ka maqleen? Ma ka baxeen fisiqii iyo wixiii rabi muslimiinta ka reebay?
@NimcoFf
@NimcoFf 5 күн бұрын
​@@beerkaaicadaaday2057yaad igu qaldaysaa ma dhaqankii aad ab tu ab u lahayd ee aad saliida futada iska marsan jirteen yaa woomluud ibnu khaniisiin ah
@Wacaysahmed4129
@Wacaysahmed4129 5 күн бұрын
Ethiopia iyada shegtay in aysan permission ku Iman hadana baxa aysan ku baxayn
@CamuudAwed
@CamuudAwed 5 күн бұрын
Iska hadlow inna igare waxay illa tahay in Aad dab iyo dhuxul ku ciyaaraysaan mida kale ma Ethiopia ayaad is haysaan horta mise Jamhuuriyadda Somaliland baad is haysaan
@kerhabplays
@kerhabplays 5 күн бұрын
Arinta qosolka leh ee 2024 ayaa ah in Somaliya ay dagaal la gali doonto Itoobiya. Taas ma yeeli lahayn haddaan Xasan ahaan lahaa.
@abdullahnur2685
@abdullahnur2685 4 күн бұрын
❤❤❤❤ i love Ethiopian no hawiye futo madoow
@mazatoshi7501
@mazatoshi7501 5 күн бұрын
Fiqiyoow waa runta hadalkaadaa laakiin siyaasad lagu saaro ciidamada Etoobiya baa larabaa, lama rabo in la coleysto maamulka koonfur galbeed, waxaa loo baahanyahay siyaasad.
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 5 күн бұрын
Dowlad da Somaliya ayaad kusocelcelisee dowlad du ma waxad keligaa ledaheybaa taas ma iswey diisey
@Daadirey-x2j
@Daadirey-x2j 5 күн бұрын
Bro R Ethiobia will remain Somalia
@abuudeeq200
@abuudeeq200 5 күн бұрын
Sax mudane wasiir....hadii dhicikarto ....heshiiskii muuse maba laga hadleen
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 5 күн бұрын
Laftagreen halaga ceersho Xabashida
@amnoali8348
@amnoali8348 5 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂Look who's talking 😂😂😂😂😂😂
@The_Observer0000
@The_Observer0000 5 күн бұрын
Fiqi munaafaq. Xaraana caloosha buurtay.
@xaalixashi5385
@xaalixashi5385 5 күн бұрын
Waxaa na leedahay hday ka noqdan mou way sii joogi karaaan?
@SA-pm1mu
@SA-pm1mu 5 күн бұрын
😂😂😂😂 Wa. Dagaal. Xabasho. Injir leey.
@HappyDominoes-ef3pk
@HappyDominoes-ef3pk 5 күн бұрын
Isagii 2006 Itoobiya xamar keenay maa sidaas noo galooya walee doofaar ma daahiro 😂
@AnsaarCarbeed
@AnsaarCarbeed 4 күн бұрын
Soomaaliya dawlad kama jirto, aan ka ahayn villa wardhiigleey, afgooye ma gaari karto hassan culusoow iyo dawlad ku sheegta villa soomaliya. Been iyo buuq dal lagu ma difaaco Ethiopia iyadaa ku ilaalisa oo nabadaad ka shaqeysa, maxaad dal difaacdaa. fiqi beenaale waxba ma ogidee car koonfur galbeed kaalay hadii ay dowladda soomaliya xukunto dalka.
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 3 күн бұрын
Munaafaqnimada Xamar taala.
@nor1056
@nor1056 5 күн бұрын
Alshabab iska celi fiqiyow itoobiya iyo Somaliland way hir galiyan MOUgii
@da8660
@da8660 4 күн бұрын
10k kun ee ee ciidamasa etobiya si dhibyar ayaa loga saari dhulkeen ..50 kun ayay ahayeen ciidamadii etoobiya sogal 2006 wixii ku dhacayna waa lawada ogyahay...
@MubYus
@MubYus 5 күн бұрын
Fiqi mooryaan, iyo sheekadiissii khiyaaliga ahayd.
@Apdulkadir_m_mohamoud
@Apdulkadir_m_mohamoud 5 күн бұрын
Tuug illhy ka furtey fiqi illhy ku soo qabay
@sahraosman6818
@sahraosman6818 5 күн бұрын
Ictiraaf ma jiree, etobia waa idiinku ciyaareysaa. Wexey ogtahay - In ey ayyada burbureyso, haddy ey hargeysa ictiraafto , Jijgigane ictiraafa bilaash ey heleysaa. - In ey tusbax go'ay noqoneyso. insha Allah.
@CabdiJaamac-d6m
@CabdiJaamac-d6m 5 күн бұрын
Ma hooyadaa sibiisheedaa leh BADDAYADA
@HassaAli-j8e
@HassaAli-j8e 5 күн бұрын
Hadee ka laabtaan xataa ha baxaan yee u joogaayaan
@MubYus
@MubYus 5 күн бұрын
Heshiiska MOU haday ka laabtaan ciidanka Ethiopia waa iska sii joogi karaan wax dhib ah uma aragno, Fiqi warkiisa waa cad yahay. Cajiib.
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 5 күн бұрын
Ma bilow deen fiqi yow haduu sherci ga shaqeen waayo ama aad rabitaan kaaga ku fasirato Waxad ogaataa xitaa adiga inaadan wasiir si ahanbey nin OO aad noqon nin Hawiye ah Waliba ay wejigada uu fiqmidono
@sharmaanbeek4696
@sharmaanbeek4696 5 күн бұрын
Hadalkaga oo Awood wata ayaa wanagsanayd inla tuso dowlad goboleed ku sheega ama hogaamiyo kooxedyada qabiilka gabaad ka dhigta. Waxay yihiin
@Aaaaaaa-c7y
@Aaaaaaa-c7y 5 күн бұрын
Kkkk adeer shalay raali baad ka ahydeen
@MohamedHanad-ys8lt
@MohamedHanad-ys8lt 4 күн бұрын
Diyar garow malaha dowlada xasan sh. Been hanagu maaweelinina
@abuudeeq200
@abuudeeq200 5 күн бұрын
Geesi waqti xasaasiya usoo baxay wasiir Fiqi
@MubYus
@MubYus 5 күн бұрын
Waxa aan diidan nahay ma ah Ethiopia iyo ciidankeeda haday rabaan waligood ha nala joogaan , waxaan diidan nahay waa Heshiiska MOU oo ay Somaliland saxeexa nooga hor martay, intaas bes ayaan ka xanaaqsan nahay, warkaas ma fahamteen. Yaaab.
@salmaanahmed2328
@salmaanahmed2328 5 күн бұрын
Allaha KHayaka Bariyaya Soomaali WEYN ????????? Diintiina?Ya Dalkana Difaaca?waad guul Rabiyey? MD md mdm md¿¿????????
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 5 күн бұрын
Dagaal back lion meel ku shee fiqi tuug ad la heyd 30 kun ciidan ithopia aya imaan lacnat allah
@Daadirey-x2j
@Daadirey-x2j 5 күн бұрын
Beenaale Tuug Qabyaalad Sxb Ethiobia Adiga makeenin Beenlaae Sxb Saqiiraha U sheeg
@qooqane65
@qooqane65 4 күн бұрын
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKK WALIGAY KAN WAX KA CAQLI XUN MAAN ARAG,WAA BEEN WUXUU SHEEGAYAA WAA BEEN IYO KICIN DADKA NOOCAASI MA ISTAHILAAN INAY DALKIINA MAAMULAAN WAAYO WAA INDHOLAYAAL SIYASADEED RUNTII
@MubYus
@MubYus 5 күн бұрын
Caqliga iyo gaarasshada taala Villa Wardhiiglay wataas, dadka wax ka sugaaya ayaa aduunka ugu ayaan daran.
@saadaqnuurgeedi7777
@saadaqnuurgeedi7777 5 күн бұрын
waxaa ka sii ayaan daran qof somali ku halaayo oo dalkale oo awooyashiis soo heystay hadana haysta ... in uu tageero! lakin Soo dhamataay maalmihii looma dhama , maamulada naaxay waa la bajinayaa , waana ka dhamatay siyasadii ...
@MubYus
@MubYus 5 күн бұрын
​​​@@saadaqnuurgeedi7777 Waxaa ugu ayaa daran oo aan wax rajo ah lahayn kuwa ciidanka Burundi Ugaandha,Ruwanda guryahooda dhex fadhiyaan waliba ay ku caruuro dhal dhaleen, waliba ku sii faraxsan.
@SA-pm1mu
@SA-pm1mu 5 күн бұрын
😂😂😂❤❤❤ somali. Waxan dhashay 1977. Dagaal ki. Itobia. Somali. Hada. Qoraygii. Karabiin. Aake. Allah. Shabab. Wa. Itoobiya
@InaBeegsi
@InaBeegsi 5 күн бұрын
Oo MOU gaasu Hadi la Cancelo waxad Diyaar u Tahay in dhulkaga La Haysto oo ethiopian Haystan Marka Ethiopia Maha Cadowgaagu ee waa Kuwa La Galaya Sababto ah Rag ethiopian Nacayb ka Muuqdo ma Tihin
@NurRoble
@NurRoble 4 күн бұрын
Xataa waxaa dhibeeysa soomaali diidka sida xasan ula helay in uu kaalma weeydiisto uu cadawgiisa soo jireenka ah wixii dhibayo oo kala difaacayo dhulka meeshee joogaanbe u wacdo ilaamkana in uu tuso bada cas wax kirishtaana majoogaan waa bad dowlado muslim ah eey leeyihiin waxeey rabtaa tan soomaaliya in aay xoog ku website madaama aay tabar darantahay 33sano aay dagaal sukeeye aay ku jirtay aduunyada soomaaliya un ka waxeey ujoogaan sidee nabad ugu soo dabalaan ethoobiyana in aay bada soomaaliya xoogto ayee rabtaa haduunyada oo dhan waxaan ka codsaneeynaa in gardarada qaawan ethoopia somaliya ku heeyso in aay naga hor istaagaan waxaan nahay dad laga gardaranyahay dhulkoodii in laboobo la rabo haoolaato nabada aduunka
@NurRoble
@NurRoble 4 күн бұрын
Fiqi war waa usheegtay barasaab ethoopia dhul soomaaliyeed kuma heeyn karo mana keeni karo kkkkkk
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 5 күн бұрын
Waar tuuldada ku noqo waxba garan maysid fiqiyow galkacyo iskga laabo 😂😂😂
@YacqubAli-j9d
@YacqubAli-j9d 5 күн бұрын
😂😂Inta sii Og soomaliya Oo Lahysto Oo Caalanka Le Ethiopian ka naqaptaay
@husseinaden7560
@husseinaden7560 5 күн бұрын
Mnsha allah wasiir somali diidka oo dhan kuma ay hayn karaan cadawga kowaad ee umada somaaliyeed wadankeena ,ninkii itopianka watow waxba iyaga ma dhaantid ,waana noo dagaal
@MubYus
@MubYus 5 күн бұрын
Waxa uu ka hadlaayo oo dhan waa Huu haaa. waa waxa caruurtu ku sheekayso.
@AbdiqaniGabobe
@AbdiqaniGabobe 4 күн бұрын
Mooryanba Gaandhari Ahmed fiqi ba Wasiir dibadeed Somalia ka ahan kkk
@Maxchama
@Maxchama 4 күн бұрын
Ala maxay Somalia si walba u jabtay 😂
@SA-pm1mu
@SA-pm1mu 5 күн бұрын
😂😂 😂 ALSHABABUL SHEYDAN. ITOBIA. AYEY U SHAQEEYSN. IYO. HARGEYSA.
@MustafaAden-n8y
@MustafaAden-n8y 4 күн бұрын
Sheekooy kunacay! Cakuye habar kuuleeydii Somalinimo ma Hawiye ayey kusoo aruurtay! Hade waxaa Somalia ku dagaalami doono Hawiye iyo Ethiopia Soo ma aha. Walee Dawladnimadii Hawiye mashaqo baa haysata...kkkk
@qooqane65
@qooqane65 4 күн бұрын
SIDUU U FOOL XUN YAHAY AYUU CAQLIGIISUNA U FOOLXUN YAHAY
@alxamdulilah2610
@alxamdulilah2610 5 күн бұрын
Qabiil Qaran laguma noqon karo Dawlad goboleed kasta waxay ku qasbantahay inay uhogaansanto dawlada dhexe shar iyo khayrba Waxaan reer koonfir galbeed kula talinlahaa itoobiya anaa kudhashay ilaa hadana dagan wax dan ah oy idiin hayaan majirto walaahi Alshabaab ayaa idiin dhaama saa Alshabaab hadaf ay u arkaan inuu adiga dan kuuyahay ayeyba wadaan lakiin itoobiya jiritaankaaga ma ogola war somaliyey Qabiil iska dhaafa oo danta guul u guntada
@InaBeegsi
@InaBeegsi 5 күн бұрын
Dowlada dhexe aad shegaysid siday qaran u noqonaysa marka Meel Laba qabiil isku badbadalan abidkeedbanay noqonayn Dowlad Cida Somali kala dilayana waa idinka
@alxamdulilah2610
@alxamdulilah2610 4 күн бұрын
@@InaBeegsi Dhibka kuhaysta waxaa weeye qabiil inaad isagii udoodo ayaase ayaan daro ah midse aan kuwaydiiyeen ka qabiil ahaan kuugu dhaw hadii madaxwayne laga dhigo maxaad faa’iido ah oo kuugu jira reerkiisa unbuu korsane Umad dhan oo danta guu danta gaarka ah kadooratay baynu nahy iyo waxaan anfac inoo lahayn Hadaanbase taada kuu raaco ma cidbaa qabiilka aad udoodi ha isasoo sharixina tidhi Ninkii danta guud kashaqaynaya ayaan anigu taageeranahay adeerkaaba ha noqdee Tuse aan kuugu daree Duruufkastoo ku haysata Cadawgaaga la isuma duleeyo
@InaBeegsi
@InaBeegsi 4 күн бұрын
@@alxamdulilah2610 niow ninkow i dhagayso 1960ki Koonfur iyo waqooyiba midoobay Dowlad bay dhisten Dowladi Reer konfurba ila manta isku badbadala Cida sharciga Kenayna waa idinka oo reer koonfur ninka reer waqooyiga xilka ma qabyaladayn jirin Hada Maxa Layska soo sharaxi wakuwa sida leh Madaxdiiniye Ethiopia Haday MOU ga ka Baxdo xidhidhkaygi sidisu ayuu si ahanaya Cidankooduna inay na sii dulaystan diyarban u nahay ayuu ninkanu yidhi Niow Somali wayn Hanki ay lahayd idinka burburiyay hadana is nacayb iyo wacanay waligood somali isgu imanayn ayaad malin walba halka la soo fadhisatan Rag gar naqasan karana ma tihin
@InaBeegsi
@InaBeegsi 4 күн бұрын
@@alxamdulilah2610 niow ninkow i dhagayso 1960ki Koonfur iyo waqooyiba midoobay Dowlad bay dhisten Dowladi Reer konfurba ila manta isku badbadala Cida sharciga Kenayna waa idinka oo reer koonfur ninka reer waqooyiga xilka ma qabyaladayn jirin Hada Maxa Layska soo sharaxi wakuwa sida leh Madaxdiiniye Ethiopia Haday MOU ga ka Baxdo xidhidhkaygi sidisu ayuu si ahanaya Cidankooduna inay na sii dulaystan diyarban u nahay ayuu ninkanu yidhi Niow Somali wayn Hanki ay lahayd idinka burburiyay hadana is nacayb iyo wacanay waligood somali isgu imanayn ayaad malin walba halka la soo fadhisatan Rag gar naqasan karana ma tihin
@YacqubAli-j9d
@YacqubAli-j9d 5 күн бұрын
🇪🇹🇪🇹Haka shakiyin Muse Iyo Abiy🇮🇹🇮🇹 Waa dambe bay toosan nimankaniye Alle Muusow madaxweyne Garac baa tahy 3:0 Baa dartay Qoslaaye Show anaaba Qaldan Afweynana waadigi daray waar raali haw Uruka Taagda Daran Ee Xamar Ka Arimiya 34 Ayey Guskeena Ka Laadlaaden hada insha alh Ilaahy Baa Inakala Gaadhaya Lkn Ax Awoow Yaashen Kuwii ugu liitay dad bey dawlad nimo la saxiixdeen Dhacday Lkn Barigaa Meeqa ka dambeeyey Hooyadood hawsaane waynu afuufaynaa wala weynta
@Sumadeena
@Sumadeena 5 күн бұрын
Shuubo itoobiya ayaa tahay wax kale ma tihid
@icc.concepts
@icc.concepts 4 күн бұрын
Qadaadweyneey iska aamus badda hooyadaa ​malehee @@Sumadeena
@Ahmed-v6g8g
@Ahmed-v6g8g 5 күн бұрын
😂😂😂😂
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 5 күн бұрын
Nin abgala wax u yeedinya kulaha dawlda u taal haday amarka qaada wayan 😂😂😂
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 5 күн бұрын
Oromo ku dasaha was abagal dawada yu ka wasin
DOODWADAAG| Wasiirka Arrimaha Dibadda Axmed Fiqi|  12 09 2024
2:01:35
Universal TV
Рет қаралды 49 М.
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 53 МЛН
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 56 МЛН
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 53 МЛН