" Firdhiye Inuu Oog Joogo Waa Ayaan Darro Weyn Madaxweyne "Xildhibaan Barkhad Batuun

  Рет қаралды 34,814

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

9 ай бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 308
@saharsaeed1667
@saharsaeed1667 9 ай бұрын
Dadkani ad shekayso dalka ayey u sohalkamen
@cilmiyool8241
@cilmiyool8241 9 ай бұрын
Maantana ma qodqodkaasuu batuun keenay! Kulahaa lexejeclo somaliland baan wadaa hhh
@JamaSuleman-wu5fr
@JamaSuleman-wu5fr 9 ай бұрын
Asc😮😮😮 ilaahay ha u gargaaro falastiin iyo reer Gaza Rabbiyoow u hiili adaa weynee Aamiin aamiin aamiin 😮
@loo6837
@loo6837 9 ай бұрын
Thanks for being loud and proud and speaking the truth! What a brave and fearless man. Batuun really good at explaining the situations.
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 9 ай бұрын
Kii aad baarlamaanka loo dhiibay wixii uu sameeyay ma la socotaa , mise waa is dulmarin .
@user-sq4ll1xd1t
@user-sq4ll1xd1t 9 ай бұрын
Waliba kani wakuwii difaacayay , hadana iyagu mesha u fadhiya
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 9 ай бұрын
Waa qaran lagu waashay warbaahinta , mid walba wuu iska hadlayaa , ilmo yaxaa .
@basbaas12
@basbaas12 9 ай бұрын
Ilmadda yaxaaska, Kuwii qaranka lugta hayay baa dadka ugu baroor beena badan
@qaasimmacruuf6137
@qaasimmacruuf6137 9 ай бұрын
Kuwii ugu xumaayee kuqaylinayey huwantsna taageersyey kowbuu kayahay waxaad wadeenbaa idin horyimi
@Abdiavlogs
@Abdiavlogs 9 ай бұрын
Mar alla Marka Quwada Cidamada iyo Midnumada Somaliland Qaranka iyo shacabka e dhagaraha cadawga gudaha iyo dabada Xukumada Somaliland fashalisaba .Waxa TV yada Ururka Wadani so fadhista Khaininta Barkhad Batuun oo jabhada Wadani dabada ka rixayso.
@AN-yf9mv
@AN-yf9mv 9 ай бұрын
Kani isagaaba isku markhaati furay, iyadoo wadanku dagaal ku jiro wakaa aduunyo ka hadlaya ee raba inu dadka kala furfuro si dagaalka loogu fashilmo, reer somalilanow cashar haydiin noqoto noocaa idinkaa doortaye , abaal male, weli ina khaliif buu la shaqaynayaa markii horena wakii difaacayay
@ali-gl1gm
@ali-gl1gm 9 ай бұрын
kkk waar laba afle hore ayay hrgysi kugu khasaartay foodkaagii maantana waxaba naftaada been ha usheegin waa lagu ogey inaad basaastahay Mr aduunka dadka laga tira badanyahay intooda yar bey helaan
@KhadarCilmi-wv9cn
@KhadarCilmi-wv9cn 9 ай бұрын
KUWA WAX QALDAY XIS.WADDANI AYAA KOW KA AH LKN WAXAN UGU ABAALGUDAYNAA INAANAN CODSIIN
@muxammad2413
@muxammad2413 9 ай бұрын
ASC, Wiillashiinnan yar-yar ee gollaha wakiilladda ku jirra , Ee aan beesha dhexe u dhallanninnoow! Dhawaannahan warreerkiinnu wuu bataye, aan iddin saxo( Waa la iddinka xishoonnayaaye). Siddaa awgeed! Marka aydin wax saxaysaan, Waa in aydin ku ekaataan soo jeeddinta talladda fiican ee aydin haysaan oo kalliya, iddinka oo aan dhalliillayn shakhsi( Sidda maddaxwaynaha oo kalle amma cid kalle , Sidda kulmiye amma beesha dhexe oo kalle. Wa BILLAAHI tawfiiq.
@user-bp9rx5tz4x
@user-bp9rx5tz4x 9 ай бұрын
Ala hayaay jirjiroole laba wajiile sowdinkii lahaa dagaal yarn la qaadin ciidanku hasoobaxo ,reesool dhib ma wadaan muusaa qaldan way kuu fushay shirqoolkii aad wadeen adiga iyo kuwa garxajis iyo habar jeclo, boorama ee kuwa ila haybta ee wadani ah baa cadawga noojabiyay ,waxaan ku leeyahay waad gaadhay dantaadii burburinta somaaliland kaa aqbalimaayao maanta warhead shubayso ee digashada joojiya ,ictiraafkana waydinkii waraaqaha UN ta u diraayay ee lahaa jooyi taakulaynta ciidanka cadawga gudaha Craxmaan Ciro baad ku kacsantahay oo Muuse waji uumaad dhigan ,kaana furimayo albaabka wax laga furana matihid
@snmsaeedhasan475
@snmsaeedhasan475 9 ай бұрын
Barkhadow xasarada dadka kala dhex bax oo qadari dadkii kuso doortay. Ciro imanmayo madax imada.
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 9 ай бұрын
Allahu akibar tashan wayse maku takm taliya guuul wacan somalia iyo muslaminta dhaaman iyo intaa samaha jacel iyo muslaminta falastiin ayaga ugarlehe guuusha hasejin amiin yarabi amiin 🤲🤲🤲🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲 KUSALIYA RASULKENA SUBAN ❤ salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim
@abdiali319
@abdiali319 9 ай бұрын
Waa istihishaan in Albaabka la’inka xidho. Dawladnimadii idinkaa jabiyey, qiimaha maanta aad Somaliland ku leedihiin waa Eber
@canabhassancanabhassan8495
@canabhassancanabhassan8495 9 ай бұрын
Macaarad nimadaadii foosha xunlahayd weeyaan
@saynabismail2646
@saynabismail2646 9 ай бұрын
Hada hadal ma yaale ama qoriga qaado ama aamuus Barkhad batuunow mucaardnimadii aad buuraha ku fuusheen waxaan ahayn ma dhicin 😏
@roodacawad13
@roodacawad13 9 ай бұрын
Xildhibaanadu waxba dalka umay tarin
@Gobsame
@Gobsame 9 ай бұрын
Waar iska aamus wanaa gii dadka waad garan waydee se waa lagaa horeeya adiga iyo kuwa kula midaba
@MohamedAli-si8bo
@MohamedAli-si8bo 9 ай бұрын
Qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka ❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@IlyasCdosh-le3fk
@IlyasCdosh-le3fk 9 ай бұрын
Cadaaladu hashaqayso qabyaladu hadhacdo😊😊
@mouseuse
@mouseuse 9 ай бұрын
Hadalkuba waa intaas illahay hayna garansiiyo xaqa
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 9 ай бұрын
Waa loo soo dhibay xilalka ka hadal ba lagu yidhi marki wixi kale oo dhan lasoo af jaray
@camaarboy
@camaarboy 9 ай бұрын
Reerka uu dhigay isagu ka dhashay ee SACAD muuse bal sheeg wisiir ay leeyiin
@snmsaeedhasan475
@snmsaeedhasan475 9 ай бұрын
Haday ka runtahay Ciro iyo wadani u sheeg.
@fahimamuose1217
@fahimamuose1217 9 ай бұрын
Allayle baga idiinka qaranka sidaa u galay geeskiiniba banan 😢
@Westcoast-qu6cl
@Westcoast-qu6cl 9 ай бұрын
👍
@jamac810
@jamac810 9 ай бұрын
Barkhadowwaxad samayneysey shantii san way wada ogtahay shacabka somalilan NAGADAA ILMADA YAXAASKA
@canabhassancanabhassan8495
@canabhassancanabhassan8495 9 ай бұрын
Qaranka adaa dhabarkakajabyay
@waxaro-raacchanale250
@waxaro-raacchanale250 9 ай бұрын
Alla save poeple of gazza
@kadanali-oc6qp
@kadanali-oc6qp 9 ай бұрын
Dee orod tag barkhadaw oogzag maxaa oog kaa hortaagan. Madaxtooyada ma taxliilbaad u tufaysaa.
@naimajama5303
@naimajama5303 9 ай бұрын
Tuug huwanta uu adeega uu sheeg cid an ku ogeyn.
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 9 ай бұрын
Waa yaabe afar nin ayuunbaa shir jaraaid qabta aaway xildhibaanadii kale maxaa ku gaynaya madax tooyada rug ayaad leedihiine miyàad halkaa talooyinka ka sheegtaan tuugbaad tihiine huwan ilaa huwan waa waxba ma sheegayside malaha hadaad hadli waydaan waad xanuunsanaysaan uskag
@mulkimahamed-ht4gu
@mulkimahamed-ht4gu 9 ай бұрын
barkhad kadagaalka gal ragqayrkaa ahbaa kudhintaye
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 9 ай бұрын
Eedu maaha madaxweynaha ee ininka ee madaxweynaha ka daa eeda iOS sheqeeya Maanta darjo Iyo xafiis la fadhiisto ma taagna xaalku Muuse Bixi waxbadan ayuu qabtay isba ilaa Ameerica ayuu tegay u qir waxa uu qabtay
@sacda3315
@sacda3315 9 ай бұрын
Masha allah sifiican ayaad uhadashay hadii aad daacad kaa tahay
@KhadarCilmi-wv9cn
@KhadarCilmi-wv9cn 9 ай бұрын
WAADUNI ROGMATAY GABOOYAA QABIILO KA SHEEKAYNAAAYA
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 9 ай бұрын
Eedu maaha madaxweynaha ee ininka ee madaxweynaha ka daa eeda iOS sheqeeya Maanta darjo Iyo xafiis la fadhiisto ma taagna xaalku
@abdowali463
@abdowali463 9 ай бұрын
Barkhad Batuun waxaa talo kaaga baahan tolkaaga la iskugu daray dilka, cunsuriyada iyo Faquuqa ilaa lagu ooday Daami, Hargeysa & Urayso, Burco.
@maalmochannel4835
@maalmochannel4835 9 ай бұрын
Ugu yaraan 700 boqol qof xalay lagu dilay gaza u ducee muslmtinta in ilahay ka dul qaaado cadowga haystaaa😢
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 9 ай бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@samirahassan6986
@samirahassan6986 9 ай бұрын
​@@fatmasugule9969ft56m.
@awaaare718
@awaaare718 9 ай бұрын
Inloo duceeyo madaxda waa arin fiican oo diiniya.
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 9 ай бұрын
BARKADOW TIMAJARHAGE KUU NOOQO SIYASADA WAXA BA KAAMA OOGDA MADAXAWEYNE IYO ADIIGU MEELE MAA WAADA FAADHISAN KAARTAN😂😂😂😂😂😂
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 9 ай бұрын
Caqli aan cay eheen armad heysaan
@munaibrahim8226
@munaibrahim8226 9 ай бұрын
Alla munaafaqsanaa
@roblox.5881
@roblox.5881 9 ай бұрын
Ader adigu gabooye ka ahow.maxaa kudhibay
@nuradinaahmed5292
@nuradinaahmed5292 9 ай бұрын
Kuwaad buurta saarteen iyo askartad layseen ma ku dartay qurxinta qalinka
@mohamedalimohamed5828
@mohamedalimohamed5828 9 ай бұрын
Wali way jogan jabhadi hoyada bay wasiyan maxad gsdi karta anaga diley inamada yar yar ee abarso ka so baxey oofwarren hargysa ku gayolaya car so xida heego ma ku dacda
@nuradinaahmed5292
@nuradinaahmed5292 9 ай бұрын
@@mohamedalimohamed5828 kk doqon iska faanay baad u egtay oo maskaxda laga haysto miskiin ciro xirsi Dsi fiican ayuu ugu shaqaystay
@jamac810
@jamac810 9 ай бұрын
Been baad sheegeysaa waxad u adeegtaa gacma shisheeye
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 9 ай бұрын
Qaybi iyo shirjaraaid iyo makarafoono badan
@Iskudhoon
@Iskudhoon 9 ай бұрын
بسم الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Barkhadow ninba dhiilka waxa uu ku dhigto ayuu ka dhamaa hadaldaadii shalay xasuuso khaliif Qaranka ayuu u maqanyahay iyo hadale kale oo farabadan ayaad Durban jay tumaysaa ayaad same is maqashiinaysaa….Maddex weynaha albaabka fur waa aflagaado ee iskacago dhigo….Ilaahayow muu Hargeisa joogo Sowdigii lahaa Ciidamada halaga soo Saaro Lascanod Oag Haddii uu Firdhiye joogo miyaanay Somaliland ahayn Sowkii Wadani iyo Musdambeedkoodii lahaa kuna jirno….Waar isdhagaysta intaydaan hadlin Khayran katiiran Kha
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 9 ай бұрын
Alla mayee daasad soowtaad qeylin jirtey filimku waa gubtey. 😂😂
@user-gp1if1rc2w
@user-gp1if1rc2w 9 ай бұрын
Waxaso calaacaliye waxy sawdinkii daasadaha garaacayay dulmiyo dunuubo socda sawdinkii lahaa maalintda timaadeen ayuu qaranku baa ba'ay adna codkii lagu siiyay khasaaruu ahaa xusbiga macaaridkii waakii kala garanwayey inuu muuse la dagaalamayo iyo inuu qarankii la dagaalamayo ma anagaad firdhiye nooga sheekynysaa shalay baad lacagtii liinka waadigii lahaa hubbaa lagu soo iibinayaa ka hadlaa ma adaa naga waalay dinku khasaary guul qaranka somaliland
@samirabilan1971
@samirabilan1971 9 ай бұрын
Muuse ma shareertu noqday is qarii dheh Muuse judanow viva awdal state of somaliya ❤❤❤
@user-mr2ht2zb4e
@user-mr2ht2zb4e 9 ай бұрын
Dadka ugu badan ee dalka khalkhal ka kuriday waa nimankaa wakiilada
@abdirazakcumda3706
@abdirazakcumda3706 9 ай бұрын
Somaliand waa dal mdaxbanaan kula haa inan gummed waxid 😂😂
@medabdi6912
@medabdi6912 9 ай бұрын
Garciye gadhwadeen guulaysta ma noqdo, mashaakil abuur macna liitaad tahay,mr Cabdirasaaq khaliifoow wali nagu badanaa wakiilladadaada baarlamaanku, dadkuna malaha way ka indha la'yihiin.
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 9 ай бұрын
MIDGAN URYE AWALBA CIIDE WAXABA IDINMA WEYDESO ADIIGANA WAXA LAAGA WEEYDINYE MAAJEERTO😂😂😂😂
@AxmedMaxmud-qs6ty
@AxmedMaxmud-qs6ty 9 ай бұрын
Laxddu ha iska hadasho huwanta Guwahati...
@user-fj8vk5og1q
@user-fj8vk5og1q 9 ай бұрын
Sideebay ninka Ceelafweyne ka yimi iyo ka Gebiley ka yimi isku deegaan u yihiin. Waar ummadda ka xishood.
@2plus2equals59
@2plus2equals59 9 ай бұрын
*BARKHAD BATUUN* : *MADAXWAYNE AAN KULA TALIYO IGA FUR MADAXTOOYADA* *MUUSE BIIXI : TIMO JARE KALAAN HAYSTAA IYO KABO TOLE*
@user-ym7in3wd1x
@user-ym7in3wd1x 9 ай бұрын
Waar heedhe ma dhaliil maxwayne ayaad meesha isu Soo taagtay mide imaad wax faaiido lah Ku hadashid waar halkiina ayaa dalka loo gasoo dhacay ee orod badbaadi Hadad wax taray sid
@haboon180
@haboon180 9 ай бұрын
Ninkan ilmihiisi ayaa gudafad laga soo qaaday. Indho adakaa. Bagaa albaabka lagaa celiyey. Waxa aad ahayd shiish macaanti la cafiyey.
@guledali1088
@guledali1088 9 ай бұрын
Mashalah is Good
@pauljean-fm8xb
@pauljean-fm8xb 9 ай бұрын
Ya rabi ninkani xildhibanka isku sheegaya inu umada duulimadka kusowajahan o itopiya ugu diyargarodey muxu udaremilayijim
@naimanaima3564
@naimanaima3564 9 ай бұрын
Wllhi nin fican waa xildhibaan Barqaad Batuun, somaliland, Nasri allaha u keeno dadka iyo duunyada camimto
@naimajama5303
@naimajama5303 9 ай бұрын
Bakh bakh dadka reer Somaliland oohiinta yaxaaska ka da warya.
@SuratMaidah
@SuratMaidah 9 ай бұрын
Cadawga Gudaha (Waddani)
@aml3782
@aml3782 9 ай бұрын
Hush wadani baad kuwaalaty
@saharsaeed1667
@saharsaeed1667 9 ай бұрын
Madaxwaynuhu Cadiwka somaliland kama furo albabka
@fatumahassan627
@fatumahassan627 9 ай бұрын
Congrats speak the Truth Who is taking care of the borders Governments are in charge of their Boundaries.
@mahadmahamud7180
@mahadmahamud7180 9 ай бұрын
Adeer dhacday somaliland ssc dhalatay kana udgoon ufadii snm
@naimajama5303
@naimajama5303 9 ай бұрын
Riiyo wali ah. Horta beentu lagu malmalqay ma iska hubsatey 😂😂😂😂
@maryan3892
@maryan3892 9 ай бұрын
Aqas ninkaan foosha xun yaa ka qabto umada soomaaliyeed uu isku dirka meesha la fadhiyo isaaq iyo dhulbahanto iyagaa is dhalay
@user-il6lr4oo4v
@user-il6lr4oo4v 9 ай бұрын
Kkk batuulo kolba laxan lagu luqeeyo looma baaha qaranku manta waa og yahay .kan duminaya iyo kan dhisaya cadawga guduhu wuu fashil mey ee isqari qalinku yuu ku galaafane hungurigii aad dalka inaad dumisaan aad ku cuntey ma sidanaad ku noqotey ma aydhisbaa ku dhacay waKa in dan bas lamariyeey aad moodee kkk
@adansalat9394
@adansalat9394 9 ай бұрын
Cidkasta oo uu dhibayo warka xildhibaanka waa wada qabyaalista yaal. Waa waano wax ku ool ah.
@melmi9330
@melmi9330 9 ай бұрын
Geesi geesi dhalay runta ayaad taabsiisay Allaah yacizak runtu fanta maaha 👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@calicaateeye9279
@calicaateeye9279 9 ай бұрын
Maxaa.kusoo.beegay.xiliga.tabashadu.badantay.inaad.tiriso.shaqaala.dawlada.soow.maaha.xoojin.khilaafka.iyo.dadka.lakicinaayo inaad.kiciso.dadka.funaafaq.afmacaan
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 9 ай бұрын
Halka dadka iyo dalkalagasogalay waa barlamanka
@user-bp9rx5tz4x
@user-bp9rx5tz4x 9 ай бұрын
Baroorbeena oo aan caloosha ahayn
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 9 ай бұрын
Breakdown codau wax ka qaldan yihiin. Adigah & kuwa kula aragtida ah bro. Tala xumanta waxaad kale mid tahay kuwa ku fakiraya Kala go'a Umada Somaliyeed
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 9 ай бұрын
Waraya yada isamoday barakhadwo idoro wagsha waxba kuma qabnyo daigun naftada khatara ku jirata barakhad dabo xabda soo soco siraaday
@BSK24TV
@BSK24TV 9 ай бұрын
Waa in dagaal la qaadaa sida ugu dhakhsahs bada
@AN-yf9mv
@AN-yf9mv 9 ай бұрын
Kan iminka hadlayaa wuxu waxan u akhriayayaa inu dagaalka ka hor tago , waa la wada shaqaynayaa cadawga gudaha iyo ka dibada, oohinta ma runbaad ka moodaysaa, inu dadka kala furfuruu rabaa .
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 9 ай бұрын
Qabiili qaran ku waashaya ilaa madhibaan kooda😂😂😂
@AbdiDaahir-nk2yv
@AbdiDaahir-nk2yv 9 ай бұрын
Barkhad waa Madaxweynaha mustaqbalka Somaliland😊
@user-ud4zk4ju3m
@user-ud4zk4ju3m 9 ай бұрын
War yarkow please slow down Firdiye dalkisi ayu jogaa Dal Iidoor iyo Dal Gabooyo ma jigo. Sabeen Qaado inankow.
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 9 ай бұрын
Adigaakamida intahanjabaada kuduminayasay
@hodanaxmed9324
@hodanaxmed9324 9 ай бұрын
Barkhad wuu ku yara dar darayaa oo waxuu cope garayenayaa in abiib 😂😂😂😂😂
@ahmedyesto3458
@ahmedyesto3458 9 ай бұрын
Shoodhe ooyaaye qaranka cidiileh baa difaacaysa laxyahay
@superfun1819
@superfun1819 9 ай бұрын
😂😂😂😂 isagaa leh. La,xay. Dhiibaa gabooye ku hayso Dhulbahante kaa jarayay
@aboubakaryousuf3543
@aboubakaryousuf3543 9 ай бұрын
batuunoow ha tilmaamin ha u dhameeyo isku magacawdaydee
@mataanahaahmed429
@mataanahaahmed429 9 ай бұрын
Masha allah runshaag
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 9 ай бұрын
Dhibane barkhad allaha dhibka kaadulqaado.😂
@jamac810
@jamac810 9 ай бұрын
Akhri fidbaaggaaga amahisrigaagii hore
@user-hz5zo8eb7j
@user-hz5zo8eb7j 9 ай бұрын
Tuug😂😂😂😂
@osmangiire1349
@osmangiire1349 9 ай бұрын
😂😂😂 Madhibaan ayaa hada digriyaaya muse Dheri Ina Juudaan, kaalay madax cun😂 Iidoorkii belaayo ayaa kuhabsayey😅 balan waxaan idiinkaga qaaday in Caasimada Waqooyi Galbeed Daami Caasimad unoqoto😊 Qaran qaran qaran😂 they have been drinking an expired cool aid 😊 War qaran matihiin 😊
@saharsaeed1667
@saharsaeed1667 9 ай бұрын
Dadkad shekayso qalinkodaa iyo aqontida ayey ku kadhen
@mxamdcbdimxamudrobleroble5670
@mxamdcbdimxamudrobleroble5670 9 ай бұрын
Kuwa lagu khasaaray waa baarlamanka waana xasaanadda sida qaldan aad ufahanteen
@jamanuurdini6170
@jamanuurdini6170 9 ай бұрын
Afkaga kadhowr kuwan illahay nacay ee dhiiga kuqubeystay iyo kuwo illahay qalbigoodu illahay kuxirnaa dambi dhiig islaam na aan galin
@AbdirahmanAbdille-er1nx
@AbdirahmanAbdille-er1nx 9 ай бұрын
😮😮😮
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 9 ай бұрын
Sowdigan cadhada iyo ciilkabaqaba ee cadhahadlaya
@canabhassancanabhassan8495
@canabhassancanabhassan8495 9 ай бұрын
Isaaq bayku idhbeeleen iimaakalagaaqaad
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 9 ай бұрын
WA FASHILANTEY SOMALILAND DHUL MAHANTE MARKU ARKEY GURIGIISA AYU XOREYSTEY
@kawiindaud2494
@kawiindaud2494 9 ай бұрын
Ok
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 Ай бұрын
Ma howshaan baadkeentay soolbaad soofaragashatay ooma. Iiddoorbaad ismooday weli waanku xushmeynaynaa ssc af aadleedahay mardame yaanlagaa maqal
@sadiaisse2176
@sadiaisse2176 9 ай бұрын
Waxaad jabteen markaad hooyo iyo 7 carruura bambo ladhacdeen oo dad islaama aad dhahdeen dhulku Ma guuree guura dhulkiina ingiriis baa nasiiyey subxaanallaah idinkoo xuduudii ilahay jabiyey oo ah in aan dhiig muslim ladaadin
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 34 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 135 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 8 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 56 МЛН
XAALADA MUUSE BIIXI OO SIXIR LAGU SHEEGAY YAA SIXRAY?
14:59
Warraysi : Boqor Buurmadow.
20:28
Galaydh Media
Рет қаралды 83 М.
7 Talo oo Ku Socota Dadka Xilka Qabanaya Sheekh Dirir
22:09
Baraarug Media
Рет қаралды 101 М.
נאומו המלא של רה"מ נתניהו בקונגרס האמריקני
53:36
כאן | חדשות - תאגיד השידור הישראלי
Рет қаралды 257 М.
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 34 МЛН