FIRDHIYE OO JABUUTI TEGAY KULANKA ISMAACIIL CUMAR GEELLE GOOJACADE AH OO LAGA HELAY QANIIMO CUSUB

  Рет қаралды 23,685

Madani Production

Madani Production

7 күн бұрын

FIRDHIYE OO JABUUTI TEGAY KULANKA ISMAACIIL CUMAR GEELLE GOOJACADE AH OO LAGA HELAY QANIIMO CUSUB

Пікірлер: 200
@MadaniProduction734
@MadaniProduction734 6 күн бұрын
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo Booqatay #Liketa #Subscribe & #Share ka waa xagaaga❤️
@faadumo12331
@faadumo12331 6 күн бұрын
Aloowanabd.akagasoceli
@faadumo12331
@faadumo12331 6 күн бұрын
Firdhiye.
@faadumo12331
@faadumo12331 6 күн бұрын
Jabuuti. Ogeedaan. Uidiinhiliyay
@faadumo12331
@faadumo12331 6 күн бұрын
Ssodhaweeya. Firidhiye
@yusuf31816
@yusuf31816 6 күн бұрын
Dhulbaante siyaasadu male sxb joogta ah lkn danjoogta ah leedahay shalay maanta maha SSc khatuma way dhaqaaqday ee yaan la dagdagin. SSC khatumo turubka siyaasada baratay.
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 6 күн бұрын
Mw.firdhiye jabuuti inu aado waxa Ka keeno wan arkayna guuuuuuuuuuuull SSc khatumo❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 6 күн бұрын
Guul SSC Khaatumo State of Soomaalia guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ex3yh4no1m
@user-ex3yh4no1m 6 күн бұрын
SSC khaatumo stet Somalia hanoolato cadawgeed hajbo m.firdhiye noolow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 6 күн бұрын
Khaatumo STATE that's correct 💯💯🇸🇴 keep going 🙏❤️💞🙏💙🕋❤️🕋❤️🕋
@user-hj7ed6zh4z
@user-hj7ed6zh4z 6 күн бұрын
in firdhiye maanta ina geele hoos fadhiyo waa nasiib xumo iyo murugo u taal dhamaan harti weyne. waxaan kaloo sugnaaba waa in harti intii is haysatey la kala fur furoo aan berina maqal no garaada diibaa qaar iska xaadiriyeen jabuuti qaar kalana waa diideen. 😢😢😢 walaahay SNM iyo gumeysta yaashii maanta waa u guul 😢😢😢
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 6 күн бұрын
Walaale Deni wuxu is dhiibey Ethiopia waxna kama aanan oran. Marka Firdhiye Djibouti waa tegi karaa.
@TripleA0825
@TripleA0825 6 күн бұрын
@@CmonNowTellmeitoobiya maxaa naga galay hadduu iska dhiibay midda kale itoobiya heshiis wax kala soo dagayso Garacad ayay la galeen lkn Firdhiye maxaa djibouti 🇩🇯 ka yaal oo manta ay ina tari kartaa hadday Snm is hayaan may ciidan geeyaan Awdal Ciise iyo samaroon ba shacabkoodu way soo dhawyn lahaayeene!!!! Yaan ruwaayad la inoo jilin.
@fahima6186
@fahima6186 6 күн бұрын
Sharkooda Allaha kaqabto iyo shar kaleba aamiin
@user-hj7ed6zh4z
@user-hj7ed6zh4z 6 күн бұрын
walle waa jabkeena iyo halaag hor leh iyo in aynu ku dhacney dabin kii ay isla jileen snm iyo ina geele 😢😢😡☝️‼️☝️
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 6 күн бұрын
Yaa yiri? Djibouti iyadaa u baahan ssc. Waan la gurineynaa
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 6 күн бұрын
Yaa yiri? Boowe dhib ma jiro.
@user-hj7ed6zh4z
@user-hj7ed6zh4z 6 күн бұрын
@@CmonNowTellme waa nacas nimo iyo indha adeyg iyo waaya arag nimo la aan iyo fuddeyd cadow aa og tahay siduu kuu raa raadinayo oo wax aad ka wadatananaysan jirin oo dad nool nool kaa xasuuqay oo aad ka adkaatey inaad hadana aqalkiisa ugu tagtoo aad u gacan gasho.🥲😡 ismaciil horor muu laascaanood isagu yimaado haduu danka leeyahay SSC??? maxaa Maamul kan cusubee itaalka yar ku kalifi kara inuu maafiyo ka xoogweyn sidaas fudud ugu duulo??? adeer SNM iyo geele horor waxay jilayeen filin waxayna cayaareen taatiko waana u suuragashay riyadoodii ☝️⚠️
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 6 күн бұрын
Maashallah GUUUUUL SSC ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 6 күн бұрын
Aad baan uga xumahay in cadawgeeni sida naago la isla qabo umaseyrka badnaa kadib markii muuse fircoon uu ilkaha kala baxay ee uu kudangaadhay sadexdii dalaaqoodna dhabal ugu dhiibay in uu isku keen sawiro maanta doofaar madaahiro ismaaciil abeeso agtiisa anigu maana mareen ilaahay khayr hakadhigo aamiin 🤲 wariye cabaas wadani qalas mahadsanid 💯🇬🇲🇬🇶☂️
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 6 күн бұрын
Madaxweyne firdhiye waan soo dhaweneyna ssc khatimana wala aqonsan
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 6 күн бұрын
Hadaan reer KHAATUMO ♥️ nahey waa soo dhoweynaynaa tegitaankiisa DJ.... Siyaasada malaha saaxiib iyo cadow joogta ah.
@shukrilibax
@shukrilibax 5 күн бұрын
Qeer insha allaha Ilaah dalkena diintena iyo dadkena hano badbaadiyo amiin 🤲 guul mw fardhiye
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 6 күн бұрын
Sidee MD firidhiye ku Aamineye keligii taliyaha jabuuti oo xasuuqii sool qayab ka ahaa🥹
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 6 күн бұрын
Wcs Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah, MADANI, Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso Iyo Farxad Badan Wàa Qaniimo Aad U Fara Badan, Meel Fiican Baad Dhigtay Guuleyso Adeer Inshaallah 🇸🇴
@user-hj7ed6zh4z
@user-hj7ed6zh4z 6 күн бұрын
oo baasaboorada laga ceshtey ma run baad moodeen??? inaaalillaahi waa inaa ileehi raajicuun😢😢😢😢😢
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 6 күн бұрын
Waryaa HJ jooji edebdarada
@user-hj7ed6zh4z
@user-hj7ed6zh4z 6 күн бұрын
hadaa ba cabaasow ina geele rajo ka qabtid oo aad siyaasadaba saas ugu wareersan tahay walle waa nasiib xumo😢
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 6 күн бұрын
Adigu HJ ayaad tahaye, maxaa kaaga jira?? Kkkk. Mida,kale imisa jeer baad comment qqoreysaa?????
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 6 күн бұрын
khayr maleh ismaacil cumar geele ee maahayn inu aado madaxweynaha ssc khaatumo
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 6 күн бұрын
guul iyo gobonimo ssc khaatumo noolaada
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 6 күн бұрын
Ismaaciil dalqal maad leef leefaysaa maanta madanow?
@user-hj7ed6zh4z
@user-hj7ed6zh4z 6 күн бұрын
walle ineysan SNM iyo jabuuti is hayne waa riwaayadihii maafiyada lagu yaqiinee ay jilayaan waana qorshaha kaliyee ay aamineen iney kusoo xera gelin karaan guud ahaan ba laguna soo af jari karo ama lagu dhanaali karo harti iyo aqoon yahanada dhaq dhaqaaqa reer awdal🥲☝️🥲⚠️
@farhiyaahmed5887
@farhiyaahmed5887 6 күн бұрын
Ssc siyaasad ma baran wallee
@user-ol4pc4cm5b
@user-ol4pc4cm5b 6 күн бұрын
Hubkaas dhalinyartu heshay dawlada farta haka saarto, Dawladuna dhaqaalo saanadaas uqalma oo dhalinyarta kafarxiya ha ugu badaleen. Dhulka intiisakalana sifiican isaga baara. Dagaankoo dhan waxaa laga yaaba in aw hubku wada aasanyehee. Iskana ilaaliya miinooyinka.
@user-hj7ed6zh4z
@user-hj7ed6zh4z 6 күн бұрын
taxadarka uu firdhiye muujin karaa muxuu yahay ???? wuuba u gacan galaye???? balaayo hadaa dhex gashoo tiraahdo waa iska ilaalinayaa waa waxaan dhacayn 😢😢
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 6 күн бұрын
Kkkk waryaa ma adigoo indoor ah ayaa Meeshu u Furman tahay waa comments kii 17 aade?
@user-hj7ed6zh4z
@user-hj7ed6zh4z 6 күн бұрын
machiinka birta lagu baaro u qaata deegaanka oo baara buurahay fadhiyi jireen.
@Sumadeena
@Sumadeena 6 күн бұрын
Masha Allah tabaraka Allah, waa qaniimo wanaagsan. Alxamdulilah
@luulsharib
@luulsharib 6 күн бұрын
Caano geel iyo muqumad ha sii qaato❤
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 6 күн бұрын
Halaga fogaado agagaarka GOOJECADE waayo wxaa weli yaala hadhaagii hubka.
@nimodiriye6260
@nimodiriye6260 6 күн бұрын
Cqaadir ilaahay ha xifdiyo meesha waa laysku sumeeyaa
@fardowsoukun1038
@fardowsoukun1038 5 күн бұрын
Allaha xifdiyo yaysan sun nagasiinin
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 6 күн бұрын
SSSSCCC khatomo guuuuuul maansha Allhaa Agbar maansha Alaah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🎉🎉🎉🎉🎉
@ahmedabdullesheikh6068
@ahmedabdullesheikh6068 6 күн бұрын
Dowlada jubaland sideeda oo kale dowlad samaysta.
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 6 күн бұрын
SUBXAANALLAAH MUXUU KA DOONTAY MUXUU KA DOONTAY ILAAHOOW KASALAAMEEY YAA RABI
@snw9257
@snw9257 6 күн бұрын
Masha Allah tabaraka Allah waa qanimo kale oo dulmanayaashi reer SSC Khaatumo aya Allah xaqodii iyo xoolohodi qasabka laga qaadayey💯✅🐎❤️❤️❤️💚💙💪🏼🦁
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j 6 күн бұрын
Godadka kale maa maxabiista sarakiisha lawediiyo
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 6 күн бұрын
(RABB) NABADQAB HAKUSOO CELIYO(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲🤲🤲 WIXII SHAR AHNA HAKA BADBAADIYO(AAMEEN YAA RABBI)🤲🤲🤲🤲
@user-cq8jz5pj3l
@user-cq8jz5pj3l 5 күн бұрын
Cabas madaniyow iga soo qabo tiktok ga ku qoran tahay hartibila0 ❤🆗️
@Sahra-ye2hv
@Sahra-ye2hv 4 күн бұрын
Rabiyoow nabad kagasoo celi
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 5 күн бұрын
Ani shaki weyn ayaan ka qabaa casumaada cumar geele
@fouziajibril3294
@fouziajibril3294 6 күн бұрын
Adeer maxamud wuu wajiya badan yahay maxmudna nin la aamini karo maaha oo qawl iyo go,aan la aamini karo leh xoog wuu ku soo geliwaayey hada maxamuud wuxuu ranaa siyaasad qaboow in uu ku soo galo ama uu wax kala furfuro ee ha la xoojiyo sirdoonka gobolka iyo Isku duubnaanta 👀👀👀 badan yeesha Maxamud waa sunta soomaaliyeed ❤️❤️♥️♥️♥️🙏🙏🙏🙏🙏💪💪💪💪
@osmangure6040
@osmangure6040 5 күн бұрын
S/c war taariikhdu isbedeli ogaa
@ahmedfirato4247
@ahmedfirato4247 5 күн бұрын
Mujaahid cabaasow sxb anagoo rer buntland ah bn yelayn in qadiyada rer ssc in lahagar dameeyo wayo rer ssc waa gacantayada midig
@linklion1274
@linklion1274 6 күн бұрын
War asagaaba Khatar Lagalinkaraa Nafsadiisa... IsmaaCiiL Cumar GeeLe Wanaaga uu Reer khaatumo uhayo Maxay Tahay....
@yusufsamatar1374
@yusufsamatar1374 6 күн бұрын
SSC KHAATUMO WAXAY SAFKA HORE KAGA JIRTAA MAAMUL GOBOLEEDDADA UGU CADCAD EE SOOMAALIYEED . MAASHAA'ALLAAH. WAANU TAAGWERSANNAHAY CADOOW FIRDHIYE !!!!!!!!!!!!!!!!! SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 GUUL KHAATUMO GUUL .😅😅😅😅
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 6 күн бұрын
Fardhiye waa masuul
@user-ij6tz4op5m
@user-ij6tz4op5m 4 күн бұрын
Haa.janadii.ayuu.taagaye.ha.wa.guuul.
@user-qv4qb6vk1k
@user-qv4qb6vk1k 6 күн бұрын
Firdhiye. JabuuTi. Yuu. Aamiin. Khadaro. Xeyad. Waa. Siedono. Qarsoon. Xasan. Sheekh. Farò. Ayey. Ka. Heystaa. Firdhiyena. Yuu. Saas. Noqon. Waa. Sheekh. KaL
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 5 күн бұрын
Madaxdeena iyagoo. Nabada alle hasoo celiyo
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 6 күн бұрын
Maalin Hore waxad lahayd ismaaciil Horar imikana waxad leedahay ismaaciil cumar geele
@snw9257
@snw9257 6 күн бұрын
ASC Cabaase armu geele waa abrise been nalojila?
@Waadani2024
@Waadani2024 6 күн бұрын
Jibuutii huub kaama bixiin baal ariinkaa baadhiitaan ku saameey. Waaqtiigaan waaxbaa laamaa qaabeen kaaroo .
@abdimusefidow615
@abdimusefidow615 5 күн бұрын
Guul ssc
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 5 күн бұрын
Waa khalad aad uweyn ( Ismail Omar gelle in uu maantay lootagay waaayo waa Ninkii xasuuuqa wax ka geystay xaqiidii
@alijama6723
@alijama6723 6 күн бұрын
WAA INAY SHEEGAAN SARAAKIISHA XIDHANI
@axmedismaaciil7214
@axmedismaaciil7214 6 күн бұрын
siyaasadu wax meel taagan ma aha reer ssc maamulkiina ku kalsoonaada hana dhihin wixii lagu wada hadlo halkanaan ka sheegayaa waa khalad wll
@fadumomusse2132
@fadumomusse2132 6 күн бұрын
SSC waxay noqdeen desperate for aqoonsi sidii Somaliland. Waxay intaa hoos cararayaan Jabuti iyo Xasan xaraash. Waa naceebeyen hadaan harti nahay.
@user-py3ip6dt3w
@user-py3ip6dt3w 6 күн бұрын
Ceeb wlhi dhulbahante kalsonii daraa heysa
@user-bk3ue3fr7z
@user-bk3ue3fr7z 5 күн бұрын
Waa reer iyagoo hurda riyoonaya waar soomaaliland socotay guul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Umo580
@Umo580 6 күн бұрын
ILAAHO BADBAADI JABOOTI WAMESHA DAD KA LAGUQAARAJIYO O LAGUSUMEEYO SUBXAANLAA
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f 5 күн бұрын
Aaway jamadii adal oo aadnoo Sheegray
@QaliSharif
@QaliSharif 6 күн бұрын
Sharkisa alle haynaga qabto horjoge geele nin la aminikaro maaha gaysa illaliyan raga halkan tegay sma samayn ha ahato ana hala qagee odaygas cabsi cabsi wayey geeloe alle haydinka xidmftiyo insha allah🤲
@bfour3600
@bfour3600 6 күн бұрын
War maxa ku hadlaysa saanada iyo wax walba waa in maamulka lagu wareejiyaa absolutely right away
@rnuura334
@rnuura334 6 күн бұрын
SSC-KHAATUMO STATE⬜️🟦🐎🔥💪
@user-pp7hs7zz9s
@user-pp7hs7zz9s 6 күн бұрын
Reer ssc illowsha dhawaa sideen u illoownaa xasuuqii nalagu sameeyey jabuuti qayb weyne ka qaadatay illaahow MW firdhiye xafid
@MukhtaarQalanjo-fm9yr
@MukhtaarQalanjo-fm9yr 6 күн бұрын
3god weye warkeeda waalahayey 2 kalaharay
@adanbile4237
@adanbile4237 6 күн бұрын
3 candha-meydle ayaa laga soo raray.
@Sahra-ye2hv
@Sahra-ye2hv 4 күн бұрын
Geele horor Alaah baan kaamagan galnay😮
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 6 күн бұрын
ALLAYLEHE WAA KHATAR
@fadumojama22
@fadumojama22 6 күн бұрын
Guul khaatumo 🥰🥰🥰
@alihassandaksale2866
@alihassandaksale2866 6 күн бұрын
Guul ssc khaatumo
@farhiyaahmed5887
@farhiyaahmed5887 6 күн бұрын
Sun yaan la siin jabuuti aaa Sun aa la isiiyaa acuudu bilaah ssc aniga ka wlhi
@mamaaminayusuf727
@mamaaminayusuf727 6 күн бұрын
WaaLi iga dheeh ya jaabuti yaa
@t.i.lthingsilike6007
@t.i.lthingsilike6007 5 күн бұрын
Nin aad maxabiis ka haysid ma casumaad iyo booqasho baa inaga dhexeeya. GOAAN XARAAN BUU QAATAY Firdhiye.
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 6 күн бұрын
WAR MEELO KALE HA LA BAARO😊😂😂😂
@mohakobrachannel2594
@mohakobrachannel2594 5 күн бұрын
Wale sidii fahadyaasiin baan ka baqayaa in lagu dhago😂😂😂😂😂
@user-pp7hs7zz9s
@user-pp7hs7zz9s 6 күн бұрын
Maanshaa allaah qaniimmadda aad ha loo baadho dawladda ssc ayaad illaahay sii yay
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 6 күн бұрын
UUUF UUUF UUUF Firdhiye Mw MA Aha why he to go Jabuuti waa Cadogowga SSC UUUF
@Sumadeena
@Sumadeena 6 күн бұрын
Iidoor wagash baa tahay ma tihid reer SSC 😁
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 6 күн бұрын
@Sumadeena Maya Iam Dhulbahante Iam not Lidrooo you are Lidoor
@linklion1274
@linklion1274 6 күн бұрын
Runtii maanan Jecleysan inuu M.Fardhiye inuu Jabuuti aado. Wallaahi Jabuuti Waa Cadaw Soomaaliyeed.....
@farhiyaahmed5887
@farhiyaahmed5887 6 күн бұрын
HOTELKA camera ku xiran jabuuti Sun baa la isa siiyaa iyo dixir
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 6 күн бұрын
Qalabka waxalagu baaro halagu baaro Miinooyinka Ama macdanta lagu baaro
@user-pb6vx4eq8o
@user-pb6vx4eq8o 6 күн бұрын
War farxad leh waayo
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 6 күн бұрын
FIRDHIYE YUUSAN YEELIN MAXAABIIS SII DAAYA
@abdilahibg8794
@abdilahibg8794 6 күн бұрын
Firdhiye as Sayyid Muhammad Abdullah will say " wuu ridoobay"😅😅
@faysalagass3336
@faysalagass3336 6 күн бұрын
Ha layska qabto haduu dhaw yhy wlee
@MaryamMaxamud-bv4rt
@MaryamMaxamud-bv4rt 6 күн бұрын
War firdhiye ma ay soo qabato qadra xaday waxaba soosocda 😂😂😂😂😂😂😂😂 intasu wa iga kaftan
@linklion1274
@linklion1274 6 күн бұрын
IsmaaciiL Cumar GeeLe .. Waa Dhagar Qabe....
@MaxamuudHirsi-tb6px
@MaxamuudHirsi-tb6px 6 күн бұрын
Waa khalad tegista firdhiye ee jabuuti
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 6 күн бұрын
dee si loogu kolsoonaado wa in la ogaado wuxu jabuuti u aaday
@UmmuCaaliyah
@UmmuCaaliyah 5 күн бұрын
Maxaa ka galay adi
@user-hj7ed6zh4z
@user-hj7ed6zh4z 6 күн бұрын
ogeysiis ogeysiis . qalab u qaatoo meelkasta oo argagixisada SNM fadhidey ama ka ag dhoweyd hala baaro⚠️⚠️ dabcan meelaha hubka lagu aastey waa badan yihiine olole qaada. ⚠️
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 6 күн бұрын
Allow somali midee yaarabalcaallamiin allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲😭❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️❤️💙🕋❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴💎🕋🇸🇴🕋💎💎💎🕋🇸🇴🕋💎💎🕋❤️🕋💎💎💎💎💎💎💎🕋🇸🇴🕋💎💎
@BarodiirMadaxeey
@BarodiirMadaxeey 4 күн бұрын
😂😂😂😂 siyaasadeey xaal qaado xasan sh iyo geele oo la ogaa dhibaataday u geesteen siyaasada gashay wA TII LAGU dhiman lahaa 😂😂😂
@user-bk3ue3fr7z
@user-bk3ue3fr7z 5 күн бұрын
Maantan waxay yidhaahdeen qaniimaan helnay waar reerku may riyoonayaan
@alijama6723
@alijama6723 6 күн бұрын
REER SSC KHAATUMO SIYAASADA CID BAA U DIRATEEN EE DAWLADNIMADA BARTA SIYAASADA BARTA CIDKASTOO IDINKA MIDA WAXAA U DIRSATEEN FARAHA KA QAADA HADAY DHAQAN TAHAY HADAY SIYAASAD TAHAY CADAY CIIDAN TAHAY HADII KALE WAA NALA XASUUQAY MEEL CALAACAL IYO OOHIN LA FADHIISTA OO LAFA URUR SADA SIDA SNM MUUSANAABA
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 6 күн бұрын
Geelle ayaamihiisu waa kooban yihiin is ilaaliya oday geelle yuusan idinka dhigan nafis siyaasadeed firdhiyoow
@AbuurTttd
@AbuurTttd 6 күн бұрын
Anigu Harti waxaan kula talin lahaa. dagaal kasta. Iyo cid kasta oo ku duusha soomaliland inay uraacin oo dhankeena looga soo duulin oo cumar geele dhiiqo cagah inoo galin
@mudiali719
@mudiali719 6 күн бұрын
Abaas walal waxii Firdhiye iyo Ismail ku wada hadlen ma inuu public nooga sheegyo donesaa??
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 6 күн бұрын
jabuuti waa in lala xisaabtamaa sidhab ah laakiin wa inaan laga aqbalin wax kale laakiin waa inuu iska ilaaliyaa inaay sumeeyaan baan kabaqayaa geele waa eey
@abdisharif8315
@abdisharif8315 5 күн бұрын
Hogaamiye Firdhiye lagama cabsi qabo danta Ssc-khatumo waa shiraban yahay isagaan u dooranay siyaasada wuxuuna la kulmi karaa cid kasta oo uu danaha maamulkiisa kala hadli karo.waa ku maalay mr:firdhiye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Waadani2024
@Waadani2024 6 күн бұрын
Waa waar fiicaan waa inuu meelkastoo kaa daagoo. MUSE BIXII BADIIYEE Waa kaa hargessa dhaafii laa.
@a.j2428
@a.j2428 6 күн бұрын
FIRDHIYE HADUU CADKIISA GOOSTO OO WAX FIICAN KAKEENO JABUUTI WAXAAN LEENAHAY WELCOME, HADUU SHEEKA LOOSOO DHIIBAY OON MACQUUL AHAYN LASOO NOQDANA DEE LAGAMABA YEELAYO DALKA DADKII USOO DHINTAY BAA JOOGA WELI. MARKA NO WORRIES.
@Dagan9322
@Dagan9322 6 күн бұрын
Ssc guuuuul
@mohamedissack9050
@mohamedissack9050 6 күн бұрын
Ismail omar gelle wa lugoya socota.musa bixi iyo Hassan Diqo waa isogyixin
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 4,8 МЛН
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 54 МЛН
XOG CUSUB:TAGSIILIHII SOMALIYEED EE KU EEDAYSNAA ''KUFSIGA''
33:32
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 55 М.
#firdhiye Irir  Samaale  oo kala dhinatay 13 July 2024
12:55
Tawakkal Tv
Рет қаралды 217
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 4,8 МЛН