FOORARSO UNIVERSITY WAA MAGACA DHIBAATO WAYN KU NOQDEY ARADAYDI JAAMACADA UNISO KUNA SABABEY IN.....

  Рет қаралды 15,488

Zaki Bin Xaaji

Zaki Bin Xaaji

Күн бұрын

Пікірлер: 195
@SuusuuAbdi-r3n
@SuusuuAbdi-r3n 3 сағат бұрын
Marwalbo sharaftaada ilaasho gabareey ❤❤❤ inta igu raacsan like chanelkeyga booqda
@Ogaansho-z7m
@Ogaansho-z7m 2 сағат бұрын
Waa habeen jimce ah an ku salino nebigena muxamed scw ❤
@NimcoMohamed-us8ot
@NimcoMohamed-us8ot 2 сағат бұрын
scw
@yaxyemaxamedofficial
@yaxyemaxamedofficial Сағат бұрын
scw scw
@LeopanMo
@LeopanMo 36 минут бұрын
Scw
@XaliimoCabdiqaadir-j9c
@XaliimoCabdiqaadir-j9c 30 минут бұрын
Scw scw scw scw
@ATTIF22
@ATTIF22 23 минут бұрын
صلي الله عليه ؤسلم
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 2 сағат бұрын
WASIIRKA IYO ASXAABTIISA IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HamzeDjama-m8q
@HamzeDjama-m8q 3 сағат бұрын
Zaki Bin xaaji nin Wayn wn Ku salamay from Djibouti 🇩🇯
@Cibaadu-raxmaan
@Cibaadu-raxmaan 3 сағат бұрын
First comment. Ku Sali rasuulka scw
@Najminaa
@Najminaa 2 сағат бұрын
@@Cibaadu-raxmaan scw scw scw ❤️
@CabdirasaqKhadar
@CabdirasaqKhadar 2 сағат бұрын
Scw
@samiramohamed8702
@samiramohamed8702 Сағат бұрын
Csw❤❤
@YAHYEMOHAMEDHASSAN-k2d
@YAHYEMOHAMEDHASSAN-k2d 3 сағат бұрын
Ku sali nabi Muhammad scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aminCaraale
@aminCaraale 2 сағат бұрын
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
@mohamedhimilo6064
@mohamedhimilo6064 2 сағат бұрын
اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.🕌
@Cibaadu-raxmaan
@Cibaadu-raxmaan 3 сағат бұрын
Wasiir meesha ceeb ayaa taaal ee yaanla faagfaagin ee Hala asturo
@Najminaa
@Najminaa 3 сағат бұрын
🤣🤣
@UmmAnnaïs
@UmmAnnaïs 2 сағат бұрын
Waa kaa shikiyee walle
@CabdiMalik-x5g
@CabdiMalik-x5g 2 сағат бұрын
صلو على النبي صلى الله عليه وسلم ❤😢
@AliA-fp4ju
@AliA-fp4ju 2 сағат бұрын
Waryada somali weeney inti aay bilabiniin dagaalki 3aduunka garsiiya 1mly .waziirka 🎉🎉🎉🎉🎉
@hiboragehaji
@hiboragehaji 2 сағат бұрын
Waa habeen jimce ah an ku saline nabigena muxamed sallalahu Caleyhi wasalam 🥰🥰🥰🥰🥰🥰 sallalahu Caleyhi wasalam sallalahu Caleyhi wasalam sallalahu Caleyhi wasalam sallalahu Caleyhi wasalam sallalahu Caleyhi wasalam sallalahu Caleyhi wasalam sallalahu Caleyhi wasalam sallalahu Caleyhi wasalam sallalahu Caleyhi wasalam sallalahu Caleyhi wasalam sallalahu Caleyhi wasalam sallalahu Caleyhi wasalam sallalahu Caleyhi wasalam sallalahu Caleyhi wasalam sallalahu Caleyhi wasalam sallalahu Caleyhi wasalam 🥰🥰🥰🥰
@cadbiraxmanyare6447
@cadbiraxmanyare6447 33 минут бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤
@halilsamaleh3830
@halilsamaleh3830 2 сағат бұрын
‏﴿ إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ ۚ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا ﴾.
@adansheikhbashir2815
@adansheikhbashir2815 3 сағат бұрын
Jimca wayo. Nabiga kusali SCW
@KhadarAxmed-t3q
@KhadarAxmed-t3q 2 сағат бұрын
Habeyn jimca ah ku Sali Xabibkena scw
@Asad-hagio-2
@Asad-hagio-2 3 сағат бұрын
Talo walaalnimo wllkay ama wllshy marwalba ku dadaal akhriska adkaarta sababto ah waa gashaan marwalba kaasho rabiga wllo Fadlan isoo Raac wll
@SuldaanMaxamed-bv5mu
@SuldaanMaxamed-bv5mu 46 минут бұрын
Jazakalah
@cabdiraxamaancabdiaadan1797
@cabdiraxamaancabdiaadan1797 43 минут бұрын
Masha alaah asad
@IkraanOmar-oh1zq
@IkraanOmar-oh1zq 49 минут бұрын
النساء الصوماليات كنا معنفين في بيوتنا العنف والاعتداء دخل الجامعات حتى الله المستعان
@AhmedshalleFarole
@AhmedshalleFarole 2 сағат бұрын
Aan ku zalinu Xabibkeen sharfata badnaa❤❤❤❤
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 сағат бұрын
Caaaaaaac faqash xaarmajo ushaqeesa dameeeero
@maxamuudhusseinhassan3185
@maxamuudhusseinhassan3185 Сағат бұрын
Foorarao university
@barkhadmahamud7869
@barkhadmahamud7869 3 сағат бұрын
Zaki bin xaaji waad qaldantahay zxp waxaaso kale waa la astura😢
@UmmAnnaïs
@UmmAnnaïs 2 сағат бұрын
Aniga miyaa falka geeystey waan shikiyee😂😂
@barkhadmahamud7869
@barkhadmahamud7869 Сағат бұрын
@@UmmAnnaïs ila qosla wa sifo gaara Balse waxayaabaha qaar wa la daboola
@IfraaxSuuban
@IfraaxSuuban Сағат бұрын
Zeki wa ninka keliya an xanta kasugno suu udayaa😂😂😂
@HanaAbdi-c5n
@HanaAbdi-c5n Сағат бұрын
Astaqflh dibjir xun nocaagoo midhn weyi walasoo qarxinyaa
@Sudabuy
@Sudabuy 24 минут бұрын
Asturaa aaa maxa falka mad taagersantahay subxanllaah kuwaas iyo waxii lamid ah wa in laceebeeyaa naarta allah ku fogeeye Waayo qof alle ka xishoon lagama xishoodo
@EngAhmedHashi
@EngAhmedHashi 3 сағат бұрын
Jamacada ha laga dhamaado waxey noo sheegtay in shahaadadeyda loo diiday -Sababtana nooma sheegin ama waxa ay kala kulantay jaamacadda markey shahaadadeeda doonatay, 2: Why Re-exam-ka ay ugali weysay si ay maadooyinkeeda iskaga xaliso waayo cid ka hor istaagi kartaaa mjirto , meeshaas waxaa iga baxay in ay wado qaldan marto iyada ayaaa u bareertay , 3:Waalidiinteeda iyo Maamulka jaamacadda waxa ay isku afgarteen nooma sheegin waana muhiim qodobkaaas si loo ogaado ma jaamacadda dulmisay gabadha ama Gabadhaaa dulmiga wada. 4: Gabadha isku deygeeda wuxuu ahaaa in ay shaahaadadeeda hesho iyadoo maado lagu leeyahay it means rikaato camal.
@abdiladifosman
@abdiladifosman 57 минут бұрын
FOORARSO UNIVERSITY WAA MAGACA ugu fiican ee ay u qlmaan walaahi fre reer komant waziir gabmakaa dhahnaa mise adi naftirkaaga aan kaadhex bilownaa
@abdihusen3593
@abdihusen3593 Сағат бұрын
Wixi laqaraaye UNIVERSITY
@naimaabdullahi5399
@naimaabdullahi5399 2 сағат бұрын
Gabadhan ine sharafteda ilashato wee ku saxan thay lkn madoyinka maqan waa ine gasho
@faafinta7175
@faafinta7175 2 сағат бұрын
Jamacad somalia 🇸🇴 gabar dhigato dhan ayaba sidaas ah Bangladesh 🇧🇩 imaada
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 Сағат бұрын
Somaalia taas waa wa ka caadiye zhaqada isbitalada iskoolada saxafada meel walba oo gabari ey baahi ka gasho in jirkaga keen la dhahoho wa wa majority ka ah
@AbwaanBidhaan
@AbwaanBidhaan 39 минут бұрын
Cuqubaaa kudhacday waaaana hubanti in wali wax badan u dhiman yahiiin
@Faysa-bd9xw
@Faysa-bd9xw Сағат бұрын
Iyadu sharciga hadii mari lahayd waxaan ma dhaceen waayo iyada ayaaba si qaldan u donaysay qof kooriska lagu yesho lacagta bixiso dib waa looga qaadayaa laakiin macalin ayaa yidhi shukaanso ana Haye ayaan idhi taabaaba qalad wayna
@CumarMustafe-p2j
@CumarMustafe-p2j 3 сағат бұрын
Anaa u horeeyay sakiyoow abaal marin isii macalin❤
@AXMATO_
@AXMATO_ 2 сағат бұрын
Foorarso university
@dalmaraadan1848
@dalmaraadan1848 3 сағат бұрын
Team emoji like 😂❤
@MunocabdirashiidMunocabdirashi
@MunocabdirashiidMunocabdirashi 2 сағат бұрын
😢😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Suuban11
@Suuban11 Сағат бұрын
IT ayan ka barta jaamacada soomaliya❤❤❤
@Aakenasiblow10
@Aakenasiblow10 Сағат бұрын
Walaa hoos aman maha😂😂
@XafsoMaxamed-o3r
@XafsoMaxamed-o3r Сағат бұрын
Wll dhulka save mayahay😂
@Suuban11
@Suuban11 51 минут бұрын
Edeb yelo waryaa waxas ma jiran xita imtixanki 1aad mangalin oo sanadkan leba bilabe
@Suuban11
@Suuban11 50 минут бұрын
Hal wiil oo dhaqan xun wuxu sameye miya macaliminta io ardayda oo idil dusha u sareyin dofarayahow😬
@siradm
@siradm 19 минут бұрын
Waxan kaftan maaha laakiin yaah? Ceeb, qofkasta waa waxa uu yahay. Imtixaanka inta la diyaarin waayo oo dadka sharci darro wax looga raadsho oo stickers la diro marki ay socon waysana la ceebaysto maaha
@AbubakarHossien
@AbubakarHossien 2 сағат бұрын
Alle ka baqa Dadka yaan duruufta looga faa,ideysan
@drshapoonosmanelmi9866
@drshapoonosmanelmi9866 3 сағат бұрын
Zakiyow anoo saraakiisha ka mid ah ayaan kamid ahay ardayda sanadkaan ka qalinjabisay jaamacadda Lkz sidaaan dhan inee sumcadeena loo xumeyo ma aheynin😂😂😂😂😂😂😂🥺😊
@RADIOMARKABLEYBAARDHEERE
@RADIOMARKABLEYBAARDHEERE Сағат бұрын
Wasiir arinta iidle iyo dhib ka haysto maad ka hadashid si aan ugu gurmano
@moussadaherahmed995
@moussadaherahmed995 Сағат бұрын
Foorarso university Mdr😂😂😂 From Djibouti 🇩🇯🇩🇯
@AamineetaAamina
@AamineetaAamina 2 сағат бұрын
Saraakiisha wn idin salamay 🫲🤣🙏
@Miskiinow
@Miskiinow 41 минут бұрын
Waan kaa qaadne queen ❤❤
@abdisalammatan4317
@abdisalammatan4317 2 сағат бұрын
Koleey gabadha wee qaldan tahay lkn jaamacada ka daran, tuhunkii ahaa in jamaacada yihiin ganacsi wee cadahay lkn fawaaxis iyo blackmail ama rikaato waa weyniq
@AbdirahmanBuush
@AbdirahmanBuush 3 сағат бұрын
Kala qabo university waa la qarxiyay
@Khadiijoaxmad
@Khadiijoaxmad 3 сағат бұрын
Saki bin xaji waan ku salaamy walaakay
@mariaqaali
@mariaqaali 2 сағат бұрын
Yaab wlhi aniga arkey taaso kle waliba mamulayaasha u badan dhaqan xumadaa
@CabdalaFarax-h1w
@CabdalaFarax-h1w 35 минут бұрын
Jamacadayda jarafta uga dheesheen ilahayow ceebta astur😂😂😂
@AbdiQadirMohammed-d7u
@AbdiQadirMohammed-d7u 4 минут бұрын
Waziir waan kula talinaa sxb waa habeen jamco waxaana kaga tilinaa inaa iska bixiso jijimaha gacmaha ku qabto waayo waxaa loogu talagay gabdhaha hana is ekeesiinin waxaa tahay nin rag ah ( xiro saaacad. ) 🫶🙏🙏
@Suuban11
@Suuban11 Сағат бұрын
Saki jaamacadena ka dhac wey fiicantahe😂😂
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 2 сағат бұрын
Meeshaa save ma aha😂😂😂
@zhakirmaxamed6649
@zhakirmaxamed6649 Сағат бұрын
Foorso ❤
@ismaciilxaaji123-er6wh
@ismaciilxaaji123-er6wh Сағат бұрын
Keep going pro ❤❤❤❤❤
@AbdirahmanBuush
@AbdirahmanBuush 3 сағат бұрын
Wax kale
@mdfilmsdama3098
@mdfilmsdama3098 2 сағат бұрын
Isii aan ku siisdo University
@XaliimoyooniscabdulleXalima
@XaliimoyooniscabdulleXalima 3 сағат бұрын
Wazir ayadaa wado qaldan marty pal my madoyinka iska gudo😂
@fardowsoxidigkooble6606
@fardowsoxidigkooble6606 3 сағат бұрын
Anaa ugu horeeyo video kaan😂😂😂
@shiresaid-l2f
@shiresaid-l2f Сағат бұрын
Jaamacadii faraxumeenta
@suldaanraap
@suldaanraap Сағат бұрын
University of somalia
@AXMATO_
@AXMATO_ 2 сағат бұрын
University of cosmetics
@RaxmaMaxamed-n7j
@RaxmaMaxamed-n7j 52 минут бұрын
Fursadi lagu helay ma jirtee waa Edabdaro ka jirta goobaha waxbarashada iyo shaqada ragga joogtaa Ey bay noqdeen
@shuceybfunny7488
@shuceybfunny7488 2 сағат бұрын
Team University of Somalia Waan idin salaamay😂😂
@Suuban11
@Suuban11 Сағат бұрын
Me❤
@shamsajama3003
@shamsajama3003 2 сағат бұрын
Scw scw
@IfraaxSuuban
@IfraaxSuuban Сағат бұрын
Scw scw scw
@AbdulaahiAhmed-y3p
@AbdulaahiAhmed-y3p Сағат бұрын
Zaki bin haaji nin weyn from forarsi univesity😂😂😂
@crisaaqabshir3885
@crisaaqabshir3885 52 минут бұрын
Waziir adi xitaa jaanis gaad eheed yaah🤣🤣🤣🙆🏻‍♂️
@abdulali182
@abdulali182 3 сағат бұрын
FOORARSO UNIVESITY
@eblaMahamud-p5i
@eblaMahamud-p5i 21 минут бұрын
Malimba meel ayanowadan arr anaga kuwan wayna walen 😂😂😂
@FilsanIbrahim-t7h
@FilsanIbrahim-t7h Сағат бұрын
Usual tv
@mohamedaarsade
@mohamedaarsade 2 сағат бұрын
foorarsi aa lagu cuni rabay❌ dogstyl baa lagu cantuugi rabay✅
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 42 минут бұрын
Gabadhaan sharafteda wey dhoortey lkn hadana sharafta gabadhaha iyo jamacadaba ma eysan dhoorin waayo in ey shooshalmediyo iskeento mahan hadii jamacada qalad kagasho in ey ku dacweyso mamulka ama Dowlada hadii wax looga qaban wayo in ey macalinki si qaas ah uradsadan oo dadkuu ka dhashtey lagu dacweyo koleey xal ayee heli laheed lkn bablikada in ey iskeento waa qalad sharafna uma aha
@wadere4933
@wadere4933 Сағат бұрын
Hellow foorarso university 😂😂😂😂
@FaadumoMursal-fn4ty
@FaadumoMursal-fn4ty Сағат бұрын
Scw scw❤❤❤❤❤
@AyaanWaano
@AyaanWaano Сағат бұрын
Faqasha xaarmajo huwantaa
@JaapirMaxamed
@JaapirMaxamed 3 сағат бұрын
Foorarso universety Kuyadee Kadhigataa😂
@FarxiyoCismaan-t4v
@FarxiyoCismaan-t4v 2 сағат бұрын
Jimco mubarak
@saakiryareofficial6275
@saakiryareofficial6275 27 минут бұрын
Isiiso gafuurka iga hoo jacaylka
@princemohadii9885
@princemohadii9885 3 сағат бұрын
No like aniga yaa igu haysto❤❤❤
@AyaanWaano
@AyaanWaano Сағат бұрын
Yaacajuuso 40 xishood
@AmiiraAmiira-s1x
@AmiiraAmiira-s1x 21 минут бұрын
Waar wllo wxaas way dhacaan macalimintuna wxas waa cadadooda
@MaxamedMaslax-i8x
@MaxamedMaslax-i8x 2 сағат бұрын
Wazir you are funny ❤❤
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 2 сағат бұрын
Jaamacada lafteedaa u baahan źinay is XALISO
@abdisalammatan4317
@abdisalammatan4317 2 сағат бұрын
Jaamacada waxee gashey dambiyo isa saaran. Sida sino iyo rikaato
@yaxyemaxamed7878
@yaxyemaxamed7878 Сағат бұрын
Qoftan recourse ahyd
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 Сағат бұрын
Save matihiin gabdhaw
@Suusu_12
@Suusu_12 2 сағат бұрын
Talow see shahaado loo siyaa qof maadooyin lagu lee yahay waliba last year lagu yeeeshay 😂😂xitaa imtixaan laguma bixiyo last year inaa sanad dib u dhigato lee waye ee jamacada cayda hanoga dayaan uff
@ExcitedOleanderFlower-hw3oi
@ExcitedOleanderFlower-hw3oi 3 сағат бұрын
Macalimintii godkoodaa biya ugu soo galay
@AbdinasirSuurad
@AbdinasirSuurad 2 сағат бұрын
Isii aan kusistee University 😂😂😂😂😂
@abdirahimshireabdi7073
@abdirahimshireabdi7073 3 сағат бұрын
Forarso University 😂😂😂
@Ayanita_Ahmed
@Ayanita_Ahmed 2 сағат бұрын
Isii aan ku siistee university 😂😂😂
@Suuban11
@Suuban11 Сағат бұрын
Yareey idhaaf jamacadeyda😢😂😂
@fadumoahmed4821
@fadumoahmed4821 20 минут бұрын
Waxa khalada arday iyo mamul ama macalin is gaad-gaadaan
@CabdirasaqKhadar
@CabdirasaqKhadar 2 сағат бұрын
Es ankusiiye
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 2 сағат бұрын
ZINA qof qalqaalo ugu jira MASUUL MA YAHAY?Jaamacadaan hadii magaceedu xumaado ayadaa isugu wacan. Waayo case culus baa horyaalay. Kibir ama cases kale baa jira oo haday xaliyaan qiraal dambiyeed ku noqanaysa.
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 Сағат бұрын
Ninkii meeyey xumaa
@NuuraAli-cm8tz
@NuuraAli-cm8tz 2 сағат бұрын
Wasiir team emoji maxad ka leedahye😂😂😂😂😂😂
@MumtazMohamed-u5w
@MumtazMohamed-u5w 3 сағат бұрын
Isxabaar yunuvrsti😅😊
@MaxamedDeeq-rg8dz
@MaxamedDeeq-rg8dz 2 сағат бұрын
Foorso
@ShucaybAbdilaahiahmed
@ShucaybAbdilaahiahmed 3 сағат бұрын
FIRSt 1 love sxpyl ❤🎉
@MaxamedCali-do8gq
@MaxamedCali-do8gq 2 сағат бұрын
Zaki binu xaaji university😅😅
@munamahamud7927
@munamahamud7927 31 минут бұрын
Waligeedeee jiri jireeen macalin wax ku waydiiyo walibo gabdho badan ayey ku dhacday lkn kaliya maadadiisa bes oo kaa cancelikaraaaa waadna dacweyn kartaaa oo waa laguu baraaa madadaas xitaaa ma ahine exam office iyo shahaado shuqul kuma lahan macalin Gabadhaana hadeyba iyada xiriirka ogolaatay waa qalad hadane iney ka cabataaaa iyadoo block saari karto oo wada saxan mari karto
@kingankayow3746
@kingankayow3746 14 минут бұрын
Comments manta waa foorarso university 😅😂😅😂
@MunocabdirashiidMunocabdirashi
@MunocabdirashiidMunocabdirashi 2 сағат бұрын
Waziir ceebta waa la asturaa maxa qaldan😢
@mdfilmsdama3098
@mdfilmsdama3098 2 сағат бұрын
Forooso University ileen way jirtaa maan ogayn wasiir la kaa ka siiwado
@CabdullahiCabdirisaaq
@CabdullahiCabdirisaaq 3 сағат бұрын
Haddan gapar jaamacad geysto jiis allah iga dhigo😂
@fahm3d88
@fahm3d88 2 сағат бұрын
Kkkk jaamacad lagama maarmee allaha xafido dhalinyarada
@IkranMohamud-ml6bp
@IkranMohamud-ml6bp 2 сағат бұрын
Cabsileya 😂😂
@FaraCade-nl5ud
@FaraCade-nl5ud 3 сағат бұрын
Fooraris waakuliyad lagu barto geeska afrika😃😃🤣
@XaawoElmi
@XaawoElmi 3 сағат бұрын
Two 😂🎉
Xog Culus: Sh Abdirahman Bashir "yaa badali doono Ismail Cumar Geele"
1:01:37
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:57
EVA mash
Рет қаралды 3,8 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 105 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 55 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 42 МЛН
Short Film Maxaa laguu soo ceershay? Oomaar Barbar, Diidan iyo Sumaya
20:39
DHIIRI GALINTA NAFTA (Dardaaran cajiib ah)
3:50
Mohaz Keyow
Рет қаралды 17 М.
MALYUN ROOBLE YUUBOS IYO HANI SHIRE🤔 #ARIMAHABULSHADA
13:37
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 12 М.
DEG DEG SOMALIDII NAIROBI OO U KACDAY IIDLE YARE OO XAALAD HALIS AH KU JIRO
13:34
ISMAIL O GEELE   JABUUTI MAXAA KALA HAYSTA
1:01:37
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 37 М.
NINKAYGA GABAR MARTI II EHED GURIGAYGA KU KUFSADAY UUR UYELEY
21:35
Ridhwan Issack
Рет қаралды 49 М.
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:57
EVA mash
Рет қаралды 3,8 МЛН