‪@Dr.MB2030‬

  Рет қаралды 80,993

Hosow Pro

Hosow Pro

Күн бұрын

Пікірлер: 245
@hosowpro
@hosowpro 2 жыл бұрын
Waakan Link-ga Qofkii Rabo Inuu Noqdo INVESTOR shorturl.at/bFQX4 Waakan Instagram-kiisa Qofkii Rabo Xiriir Toos ah instagram.com/darwiishahmed/
@caddekacadde9477
@caddekacadde9477 2 жыл бұрын
Part 2 aaway
@kingattitude6211
@kingattitude6211 2 жыл бұрын
ustaad moalimu muqalkisa grma noso galineysa adigo mahad san
@darmaantube9258
@darmaantube9258 2 жыл бұрын
Kaan naga dey moalimu so gali
@aayahenatours
@aayahenatours 2 жыл бұрын
Hosow Pro sxb ninkan koley waxi uu qalad u geysto hadhow dawadayashada adiga qeyb ka ah qofa hubin parnamijkisa lama soo galiyo
@nurreproductions4340
@nurreproductions4340 Жыл бұрын
Ninkan waa scammer sxb maanta ayuu gubay all the accountskii
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 2 жыл бұрын
Hadal Afkaga ka soo baxa waxaa ugu qeyr badan saliga nabiga ﷺ❤
@bukhari_m
@bukhari_m 2 жыл бұрын
Ustaad Hossow Mualimou ayaan ka sugayna insha alaaah❤️🫶
@AmeliaJION
@AmeliaJION 2 жыл бұрын
يا هل شعب صوماليون صلو علي سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم 💛💯
@NUURIYE.
@NUURIYE. 2 жыл бұрын
Scw scw
@Xalkeen
@Xalkeen 2 жыл бұрын
Scw
@cabdidhudi8494
@cabdidhudi8494 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@tiktok_23rd
@tiktok_23rd 2 жыл бұрын
انت صوماليه تكلمي باللغة الصومال
@lana-y7n
@lana-y7n 2 жыл бұрын
عليه افضل الصلاه والسلام على رسول الله 🥰
@amaanzanhussein9237
@amaanzanhussein9237 2 жыл бұрын
Wa sugaye barnamijkan wakaga mahad celinaya sida nogu so godbineyso waxyabaha dhalinyarada faidada u ah🥰
@buqaarijaalle7861
@buqaarijaalle7861 2 жыл бұрын
All i wanna say is if you wanna invest money in online do it yourself don’t believe no one learn how to trade it takes time but never believe no one if you don’t want get scammed 🤷🏽‍♂️
@NagadMcalin
@NagadMcalin 2 жыл бұрын
Well said. 👏 👏 👏 👏
@nasirmohamed1589
@nasirmohamed1589 10 ай бұрын
Very true but most people r fools n very soon they will b scamed i dont trust this guy at all
@AlbaOpticalfiber
@AlbaOpticalfiber 2 ай бұрын
very true bro he already scammed them he lost all the money
@nasserothman4950
@nasserothman4950 2 жыл бұрын
Moalimuu goat of forex🌚🖤
@SomaliaGemar-x9s
@SomaliaGemar-x9s 3 ай бұрын
Whit
@ZuldaanKah
@ZuldaanKah 2 жыл бұрын
Moalimou noo Soo qabo ustaad 🥺🥺🥺❤️🙏
@mohamedalhuzeyni6025
@mohamedalhuzeyni6025 2 жыл бұрын
War sxbow chanel kaaga ka helaa waxkasta oo faaiido ii leh Thanks bro
@Shortstories59
@Shortstories59 2 жыл бұрын
Wallahi waa wax laga xishoodo ina faadumo faysal iyo ahmed mukhtar iyo inanta creamska samaysay in darwiish lasoo hor istaago sacam forex waar 3 sano o noloshayda ayaan dhex galay badwayntaas wallahi waa been
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 2 жыл бұрын
macaan gooyaha aan xasuusanoKU SALI XABIIBKEENA SCW❤
@abdisalamfarah1361
@abdisalamfarah1361 2 жыл бұрын
walli kuma qancin sharaxadan, lacagteyda faiidada ey soo saareyso xagee ka imaneysa
@mohamedmusa1744
@mohamedmusa1744 2 жыл бұрын
Best Forex trader Dr Cabaase ✊🏾
@mohedrashiidmohamed5720
@mohedrashiidmohamed5720 2 жыл бұрын
Sxp legend mualimu so geli adigo mhdsn
@wacalkayare8528
@wacalkayare8528 2 жыл бұрын
Asc hosow bro plz ninkaan hadalkisa oo dhameestiran noo so gali bro plz
@zuubanabdirizak1018
@zuubanabdirizak1018 2 жыл бұрын
Masha allah ahmed darwish 1 ila 8 isku fasal Ba ahay waayo waayo ala Maxa inta is dagalnay maxa nala ceriyay hhhhhh waridkiiin keeeena nabadonka wa salamayaaaa hormar waxan🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@mode4977
@mode4977 2 жыл бұрын
Magaladee bay ahayd wll ?
@06k-malikk44
@06k-malikk44 2 жыл бұрын
Hosow pro ninkee aad waday barnaamijkeesa ahaa ninka 100qof caanka ah hab seenayay ee u dhimnaa Elon mask ugu danbey wey is heleen. Kasoo hadal adoo mahad san ❤️💯
@gudoomiyahagudidailaalinta9265
@gudoomiyahagudidailaalinta9265 2 жыл бұрын
Ahmed Darwiish dhalinyaro badan ayuu wakhtiga ka dilay oo imaanka kasoo riday oo uu lacagbadana ka cunay anigoo aan aflaagadaynayn ahmed darwiish lkn dhalinyarbadan ayaad mustaqbal ifaya usawirtay, markasaad meel madhan ujehaysay.
@ugaaskacidda499
@ugaaskacidda499 2 жыл бұрын
Meesha ma dhan waa halkee ma forex baad ula jeedaa?
@gudoomiyahagudidailaalinta9265
@gudoomiyahagudidailaalinta9265 2 жыл бұрын
@@ugaaskacidda499 haa forex
@ugaaskacidda499
@ugaaskacidda499 2 жыл бұрын
@@gudoomiyahagudidailaalinta9265 forex meel madhan maahin sxb waa suuq caalamiya lagana shaqeysto qofki xirfadiisa barto hadaad ku fashilantay inaad barato maahin inaad edeyn lasoo taagnaato
@bennemri595
@bennemri595 2 жыл бұрын
Qofkii rabo forex goat moalimu ha u tago scam ka iskaga taga
@nashaadqurux6122
@nashaadqurux6122 2 жыл бұрын
team keygii🤣🤣 maka so kabsatay ilaa hada waa amini la ahay ninkan siduu u wajiyo badan yahay macalin haduu jiro waa dr abaas iyo moalimo
@engabdirahmanali9869
@engabdirahmanali9869 7 ай бұрын
Waa tuug. Naga dhacay lacago aanu ku maal gashaney lkn wanku qabn malin insha alah
@indhinhoe3248
@indhinhoe3248 2 жыл бұрын
forex waxaan galay wllhi 2018 ma jiro ruux iga jecelaa balse wxan wqtiga ku jiray mahad iyo dugsi sare xili imtixanad baan galay wliba anoo dawada casharo yar oo macalimu iyo mxamed jamac sahal softwere wxan ka zmeyay 500$dollar ugu dnbayntina wn khasaray wqti wcan iyo cilmi badan uma lahayn balse hada ayaan diyaar unoqday wxana bulshada kula talin lhaa in laga barto macalimuu qolada darwiish iyo maxamed jamac iyaga wxan ku diday waxay kasamysanayaan matketing
@mohamettsamadon3987
@mohamettsamadon3987 2 жыл бұрын
Reasonable man hosow pro adi muqalkagi meeh
@Shaataatube
@Shaataatube 2 жыл бұрын
Kusaliya xabiibkeena muxamed scw 🥰🥰iguna soo biir
@FAAIDO_CHANNEL
@FAAIDO_CHANNEL 2 жыл бұрын
Ustaad moalimuu sugeynaa❤
@maxamedibraahimyuusufshida2970
@maxamedibraahimyuusufshida2970 2 жыл бұрын
💯💯💯 Forex mid la isku dhaco in uu yahay ayaan aaminsanahay ilaaahey ha iga deeqo Forex 3000kun dollar iiga maqan taaas
@poorindiansanddogsarenotal1276
@poorindiansanddogsarenotal1276 Жыл бұрын
Aniga neh 3k ka sameeyay Alx
@Suhayb24
@Suhayb24 Жыл бұрын
@@poorindiansanddogsarenotal1276 zxp strategyada aad kusamays ma Ila wadagi karta pls?
@maryamahmed6009
@maryamahmed6009 Жыл бұрын
​@@poorindiansanddogsarenotal1276 wll saa usameese
@MuhammedUpdilaahi-tu9rx
@MuhammedUpdilaahi-tu9rx Жыл бұрын
Wakudagdagty ina barato laga raby
@aysarali4106
@aysarali4106 11 ай бұрын
imisa bilood lagu baran karaa@@MuhammedUpdilaahi-tu9rx
@AbdulBile
@AbdulBile 3 ай бұрын
Waa Tuug dad badan soo dhacay, interpole baa raadinaysa, Malta meel walba gacanta ayuu soo mariyay , waa qalin shubato , waana jaahil aqoon lahayn , Malta lacag badan buu ka soo dhacay , hada Sweden ayuu sharci ka qaatay oo dhuumasho ku joogaa , online danbe ma soo galaayo waayo dadkii uu dhacay ayaa raadinaya
@ahmedhassan5175
@ahmedhassan5175 2 жыл бұрын
Qofkii Forex Barta ee Lacag ka sameeeyn kara uma baahna inuu Dad lacag ka qaado si uu uugu shaqeeyo kadibna uu Commision uugu qaato, Qofka Fx Aqoon u leh uma baahno lacag islaameed Stress-keeda iyo ka fikir keeda 3 Akoon inuu Furto ayaa ka badan 1.Swing Trading Acc, 2.Day Trading Acc, 3.Scalping Trading Acc. Millions ayuu ka sameeyn karaa asagoo ka baqeeynin in Lacag islaameed ku dhunto
@ahmedgacal037
@ahmedgacal037 2 жыл бұрын
Intaas aa sheegtay weye only day trading account ii funded ah oo lacag badan ah baa ka badan uma baahna dad lacagtood
@respectjungle5119
@respectjungle5119 2 жыл бұрын
suuqa markaad soo geshid ayaad ogaan waxaan ka wadaa markaad gaadhid in aad ka samayso million, mida kale lacaga funded ama Myforexfund miyaaney ahayn lacago dad kale
@ahmedhassan5175
@ahmedhassan5175 2 жыл бұрын
@@respectjungle5119 2017kii ilaa haddaa ku jiraa Lacag Fuding company ah iyo mid Personal ah waligeey ma qaban. Qofka Forex yaqaano kaliya ma waxaad aaminsantahay in Funding Account uu lacag ka sameeyn karo ama uu Dad lacagtooda inuu uugu shaqeeyo kaliya milions ka sameeyn karo
@zubeirhadi5956
@zubeirhadi5956 Жыл бұрын
Qofkaste adoo kale oo stress ka lacagaha kale manage kareen karin sidaasne qofkaste uma fikiro. Qof kaste kartiyo kala duwan ayuu leeyahay uu dadka kale dheeryahay taas ogoow
@ahmedhassan5175
@ahmedhassan5175 Жыл бұрын
@@zubeirhadi5956 Aniga Karti iyo Karti La'aan kama Hadlin Hadii aadan Qoraalkeeyga Fahmin Qof Kuu Aqriya u yeero, Teeda kale waxaan ka Hadlay Qof Forex Aqoon u leh uma baahno inuu Dad Lacagahooda uugu shaqeeyo oo uu $100kii 30% uugu shaqeeyo. Waayo Qofkii is Huba oo isku kalsoon Forex-na yaqaana. 1 Trade ayuu $1M ka sameeyn karaa. Waxaan ka hadlay Faham Kalsoonidarada aad soo sheeg Qaatay waxeey ka dhalanee markaad tiraahdo 30% ayaan dad uugu shaqeeynaa iyadoo Dadkii kula mid ahaa weekly ama Daily eey sameeynaayaan $500k--- $1M Profit
@maxamedbashir8834
@maxamedbashir8834 Жыл бұрын
Ninkaan halkee kudanbeyay ahmed darwish ah runti ustaadkaas waala waayay
@anezlyrics7154
@anezlyrics7154 2 жыл бұрын
2023 qof somali miyaa jiro lacag looga qaadaayo videos iyo concepts lasoo guuriyey oon xitaa aqoon loo lahayn laguna leeyhy forex ban ku bareynaa 🤣 Fadlan iska ilaali tugadan lacagtaada afsomali yaan gacantada looga bixin hadise laga qaato dib ha u raacan adaa Iska gubaye Midda kle forex mahan books iyo theories la xifdinaayo waa xirfad fahan ubaahan hadii aadan adigu kor ka fahmi karin wll yaan been maskaxda lagada warerin ee kistada heyso🤝
@Secret_668
@Secret_668 10 ай бұрын
Aad io aad zxp wlahi😂
@darmaantube9258
@darmaantube9258 2 жыл бұрын
Hassow plz moalimu one of best forex goat somalida
@khayrtomaxamed6903
@khayrtomaxamed6903 2 жыл бұрын
Walal wad mahadsantahay hosow !!
@YashfiinHospital
@YashfiinHospital 3 ай бұрын
Adunow abaha was dheh ninkaas qofki reer garowe baa garankara darwiish nin dhibadan oo dad badan tooray galiyaya oo garowe caan aka ahaa buu aha walhi caawa markaan arkay is badalku sameeyaya waan ku farxay maalin bu mobile iga qaaday carurnimo
@abdirahmanomarosmankabsool6963
@abdirahmanomarosmankabsool6963 Жыл бұрын
Ninkaan suuqa wuu kabaxay waayo wuu fashilmay retial trader ayuu ahaa
@CarabCade-xg3gc
@CarabCade-xg3gc 11 ай бұрын
Sxb forex ina bilaawo raba ee cashiro ma igu caawin karta
@MukhtarIsmacil-b1y
@MukhtarIsmacil-b1y 10 ай бұрын
Maxaa kaaqaldan sxb dadkoo dhan waa wada retail traders sxb sidaa ogow mise aqoontaa kugu yar macnaha asaga ma 🏦 Bank miyaa mise government and hedge funds kuwaas unbaan ahayn retail traders sxb
@JennyMagat-m2b
@JennyMagat-m2b 26 күн бұрын
Waa Tuug Malta lacag badan ka dhacay oo la raadinayo interpol baa raadinaysa, hotel uu sheegayo manager baan ka ahaa waa been cleaner buu ka ahaa waa Wanted la raadinayo
@neo_saaid
@neo_saaid 2 жыл бұрын
USTAAD DARWIISH SHARAF IO KARAMO🤩🤩🤩💯💯💯
@Abdulfitah44
@Abdulfitah44 7 ай бұрын
Waa runtiis aniga ayaa forex lcg ugalay markii aan kawayne wa iska joojiye mardamba ogaaday ineey xirfad ubahanhy inaa joogteeyo oo dareseeyo
@dailycontent3955
@dailycontent3955 2 жыл бұрын
Wll hoosow thnks muuqalka noo soo dhamaystir maridadi kalane noogo soo dar waxay meesha ka jeediyeen
@ok4425
@ok4425 2 жыл бұрын
Qof forex yaqaano sidan uma xiiqo wllo hade il ku furantay ka dhereg dadka haku qasbin
@bashirabdirahman5161
@bashirabdirahman5161 2 жыл бұрын
Dadka mentors sheegta ee Forex trading ku jira habka ay lacagta ku sameeyan wa iney kaa iibiyan adeegyo. Tusaale signals, courses, online classes Iyo seminars lacag laga qado mida ugu badan waa iney ku dhahan na maalgasho ama lacagtada aan kugu shaqeeyo. Ninkan Darwiish wu so sameyey adeegsadas oo dhan dadkana lacag badan ayuu kaga arrursadey wuna lu'goyey. Hadii uu forex $10,000 uu kasameeyo bishii wa siduu isagu sheegan jiree muxuu dadka uga iibinaya kolba fikir uu ku dhaco bal fikira dadow idinku. yanu idin dhicin ninkani wa SCAMMER.
@qaasimmohamed2571
@qaasimmohamed2571 2 жыл бұрын
Video oo dhameystiran nala wadaag ustaad fadlan
@safwanpro
@safwanpro 2 жыл бұрын
abdiwali mo’alimu baan raba video giisi
@Sulub_ka
@Sulub_ka 4 ай бұрын
Waa tuug system kooda Laga fahmaya wa kuex oo kale
@ganeyfx2408
@ganeyfx2408 8 ай бұрын
zxpow wxn kugula talin lahaa inaad ka sarto muqaalkan waayo wxa jira wali dad ku hungobi kara suuqa forex cidii ku cusub
@fardousmuhammad403
@fardousmuhammad403 2 жыл бұрын
Hosow. Musalsalka halgan jacayl soo eeg brother
@Abdirahmanmahamudhariye
@Abdirahmanmahamudhariye 7 ай бұрын
Waxan dawanayaa/6/25/ 2024 waxan raabaa in barmijkani in uu guulastay iyo in kale
@abdirahmaanilkocasse8313
@abdirahmaanilkocasse8313 2 жыл бұрын
Wllkey@hossow pro gulbn ku rjeynya
@maskacade7745
@maskacade7745 2 жыл бұрын
soo dhameystir hosow wll
@anwarhaji5605
@anwarhaji5605 2 жыл бұрын
Bro hosow horay usoco bro lkn wxban rabay inan kula wadago oo dhalinyaradana bararujin u ah adigana ku anfacaya lkn mel gar ku ah on kalaso xiriro hadey jirto i would really appreciate that qof aad u wngsan inad tahay ban dremay sidad darted malintana haku wacnato ✊🏾
@aqoonyahan4059
@aqoonyahan4059 2 жыл бұрын
What is that thing? Can you tell us here.
@dailycontent3955
@dailycontent3955 Жыл бұрын
Wll waxaad ka xariiri kartaaa instgrmkiisa waxaa ka helee link profile ka youtubekiisa gal kadib katag about ka waxa ka helee dhamaan acounada Baraha bulshada ka isticmaalo
@mukhtarkhismail6260
@mukhtarkhismail6260 2 жыл бұрын
Xgeeba la soo dhigyaa shirka oo duameestirin zxp
@baidoachannel9988
@baidoachannel9988 2 жыл бұрын
Hoosow pro videoga oo dhameystiran xageen ka helna
@Yoyo-z2p8s
@Yoyo-z2p8s 2 жыл бұрын
Nin XariiqO Ku trade gareeyO maa wx nOo sheGaYo anakO the gOat of market la sOcono @The Inner Circle Trader 🥇🐐
@jalaamgeedi9830
@jalaamgeedi9830 2 жыл бұрын
Weli suuqa Forex ma aadan fahmin oo maskaxda lagaa gumeystay. Weli 2% ee Forex MARKET ma baranin.
@Yoyo-z2p8s
@Yoyo-z2p8s 2 жыл бұрын
@@jalaamgeedi9830 maskiin there is a banks you have to trade like them or lose your money, wxan wakaso wayO aragnayy dip ayaad Ka ogaan trendline Inanu suuqA Ku dhaqajinayn
@tayo4k416
@tayo4k416 2 жыл бұрын
sax wye sxp waqti dheer kadip Markaan ogaadey ict concept markaas ayanba wadada guusha cagta saarey wixii hore khiyaali io been ahaayeen inner circle trader is the best
@Yoyo-z2p8s
@Yoyo-z2p8s 2 жыл бұрын
@@tayo4k416 Lkn dadpaa stiLL dhunsan Oo xariiqimO Ka dapa wareeGayya😭😂
@poorindiansanddogsarenotal1276
@poorindiansanddogsarenotal1276 Жыл бұрын
@@Yoyo-z2p8s hada darwiish mar kle lasoo qarxiyay cilmi malahan
@Loumi-.-05
@Loumi-.-05 2 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid pro
@abdibasidosman2017
@abdibasidosman2017 2 жыл бұрын
Moalimu sogali wll
@mohamedabdi1642
@mohamedabdi1642 3 ай бұрын
Somalida waa Lazy Forex adiga Baro Hadii Klae iska Dhaaf aniga 6 Sano ayey igu qadatay in aan fahmo sida aad moodi maha weelina waan shaqeynayi oo waqti uma heeli jirin lakin waxan oga ion aan malin ugu baahi bixi doona Mantana waan fahmay lacag na waan ka sameyay
@King_Safwaan10
@King_Safwaan10 2 ай бұрын
Xalaal miyaa sxb
@siraji1
@siraji1 5 ай бұрын
Macalinkan casharadiisa xagge ka heli karaa
@mustafeqanjey6754
@mustafeqanjey6754 2 жыл бұрын
hoosow waxaaa aan kasugayno waa ustaaad m0aLimou adoo mahadsan noo soo gali.🙏
@NajmoCbdulahi
@NajmoCbdulahi 7 ай бұрын
Wiilkan ayaan rabaa In teee kala xirira
@engabdirahmanali9869
@engabdirahmanali9869 7 ай бұрын
Waa tuug lacago badan naga dhacay ha raadsan
@Mubarik-Abdi
@Mubarik-Abdi 2 жыл бұрын
qof somali ah mrku fx maqlo wx mrkiba niydisa ku so dhacya waa @moalimu qofka somali suqan inu jiry u sheegy o bry w @moalimu Alle cimrigisa ha u dhereyo danbigizana ha dhafo qofka suqan u ifyimiyay xaldaha u k jiro iyo sidu yhy walow ay daciif ahyd strathydisu waa @ahmed darwish farqiga labdooda u dhexeya waa midna si bilaasha ayuu ardyda ku cwin jiry midna lacg aanu awodin ardy somalia joga ayu k bilabi jiry labdoduba w legends 🙏imkna somali o dhan w wda mclin🤣
@lebansaid6059
@lebansaid6059 2 жыл бұрын
Waxan ku jira Forex 6 years . TALADA AN IDIN SINAYO CIDNA YEYSAN KAGA SHEKEYN $500 ACCOUNT KU FURO DEMO IYO REAL KU PRACTICE GAREE DEMO 6 MONTHS MARKAD FAHANTO KA DIB START LESS THAN 4 CENTS PER CHART. THATS ALL U NEED
@CarabCade-xg3gc
@CarabCade-xg3gc 11 ай бұрын
Sxb forex ina bilaawo raba cashiro free ma igu caawin kartaa😢
@RainDrops-jt8ie
@RainDrops-jt8ie 4 ай бұрын
TRENDLINE aa la rabaa in lacag lagu sameeeeyo ugu dsnbeen adiga xagee kudanbeeysay
@homesports8346
@homesports8346 2 жыл бұрын
Forex qof kacag kasameye malahan waa been usheeg naftada waye forex 2 arin aad ugu daran adanaha ayuu leyahy mid waa jeeb kaga ayuu luminaa midna waa cafimaad kaga
@darmaantube9258
@darmaantube9258 2 жыл бұрын
Moalimu so dhig bro
@purhaanxbf8496
@purhaanxbf8496 2 жыл бұрын
Xeey tahy hee nagu kala jartaa hosow
@ugaaskacidda499
@ugaaskacidda499 2 жыл бұрын
Maxaad ukala jartay pro asigoo dhameestiran soo dhig
@updallakheyre4729
@updallakheyre4729 2 жыл бұрын
Wll hosow asiga oo dhamaystiran hadad haysid so wada gali adiga o mahadsan
@Aflaxo
@Aflaxo 4 ай бұрын
Xageen kala xiriiraa wiilkaan? Ahmed Darwish
@hanadahmed4149
@hanadahmed4149 2 жыл бұрын
howsow zxb video dhamays tiran soo gali
@nacimaneyruuz663
@nacimaneyruuz663 2 жыл бұрын
dad wax laga faidayo aya nokentay
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 2 жыл бұрын
M.a sxb sare adban u bahantahay
@dhimbildragon7
@dhimbildragon7 2 жыл бұрын
Moalimuu muhiim ah sxb ee noosoo dhig
@zakariahassan123
@zakariahassan123 Жыл бұрын
Hadhow ban idin tusayaa....isooxasuusiya..... waqti inaan uhayaa fcneeyd 😂😂😂 legend
@wallkaraama5491
@wallkaraama5491 2 жыл бұрын
hassow zxb muuqalkan waa haaf asoo dhameystiran soodhig plz
@nashaadqurux6122
@nashaadqurux6122 2 жыл бұрын
waxaa maqli jiray niman wax ogeen alle ma cadaabo tuug asaga ka ween maba jiro ninkaan cidii mar acadmyadisa gashaa taqaan dhalinta intuu lacagta ka dhacuu niyadana ka jabiyaaa😶
@respectjungle5119
@respectjungle5119 2 жыл бұрын
suuqu wuu jahwareer san yahay ee iska dug 🤣🤣
@nashaadqurux6122
@nashaadqurux6122 2 жыл бұрын
@@respectjungle5119 hhh wu is diyaarinaya
@ubdyqadaraj2536
@ubdyqadaraj2536 2 жыл бұрын
Hosow pro aad ba u mahadsantahy madaama an nola wadaagto wax yaabo ba anfaca
@HanadOfficiall
@HanadOfficiall 2 жыл бұрын
Hosow pro Ninku daya shomudan
@MohamedAdde2020
@MohamedAdde2020 2 жыл бұрын
Umalaynmayo in ano wood uleh inaan suuqa lacag ka sameyo inaan dad maalgashi waydiin lahaa!
@Abdirashid-qx5ut
@Abdirashid-qx5ut 2 жыл бұрын
Noo soo badi walaal
@mohamudfarah8784
@mohamudfarah8784 2 жыл бұрын
Waligay nin ka faan badan ma arkin , Any way Guulayso , Moalimo soo qabo sxb mhdsnd
@JAMAARIYT
@JAMAARIYT 2 жыл бұрын
Moalimu ma faano wlhi kan faan miran
@mohamoudN
@mohamoudN 2 жыл бұрын
Waa fatali hii ugu weynaa oo aan hadal kiisa dhegeysto
@jalaamgeedi9830
@jalaamgeedi9830 2 жыл бұрын
Hhhhhhhh
@siciidabdifatah3001
@siciidabdifatah3001 2 жыл бұрын
Hosow pro sxp waraysi kasoo qaad ahmed darwiish
@ahmedabdullah1704
@ahmedabdullah1704 2 жыл бұрын
sheeko cusub o dadka lagu dhacayo miyaa
@Abdinaasirmohamed-1
@Abdinaasirmohamed-1 2 жыл бұрын
saa jeceshahey ayaD U hadashey please ku noqo maqaaxidi aad ka zhaqen jirtey
@jalaamgeedi9830
@jalaamgeedi9830 2 жыл бұрын
HHhahahaha
@Samawadechannel99
@Samawadechannel99 2 жыл бұрын
Macamlimuu banu ka gugayna waraysigiisa
@mcc6677
@mcc6677 2 жыл бұрын
First
@somaliaudiobooks
@somaliaudiobooks 2 жыл бұрын
Pro .muqaalada maalvision laga jeediyay inoo soo dhig walal
@asiliborle6342
@asiliborle6342 Жыл бұрын
Waa sax Hinda waa dadka aduunka ugu xuna weena gumestaa xitaa dadka
@abdi30
@abdi30 2 жыл бұрын
Sxb muqaalkaan odhamestiran barabaa xageen kahelaa siiba darwiisha
@cashuur10
@cashuur10 2 жыл бұрын
Wll xaage kadawaan kara isaga oo dhamaysatiran
@Dark-pyschology
@Dark-pyschology 2 жыл бұрын
Hoosow Wll Mubarik Hadi iyo macalimu fx Maal visionary khudbadoda noso daa plz
@90films69
@90films69 10 ай бұрын
😂isna wuu ku fashilmay suuqa lacagtii umadana wuu gubay 😂
@abdirizakabdi1490
@abdirizakabdi1490 2 жыл бұрын
Waxa intadan samenin ka hor waxa la is wediya wxu ma xaran mise xalal wayo wxad rabta ina Ku shaqesid oo malaha hajj Ku aadid Forex ki iyo companyasha leverage ka bixiyo ma cadi ba Hlkas ka bilaw
@munasarwali8838
@munasarwali8838 2 жыл бұрын
War. nio Moalimuu maad Soo Daysid
@abdirahmanmohamed6254
@abdirahmanmohamed6254 Жыл бұрын
Ninkaan xagee kudambeeyay horta asxaabay
@nimcofarah30
@nimcofarah30 2 жыл бұрын
2020 dhamdki si 400,000 o lacaga ayey dad forex ushaqeya na gadhacen Dib danbane Loma arag
@mahadabdirizaksulaiman7824
@mahadabdirizaksulaiman7824 2 жыл бұрын
Moalimuu ayaanu kaa sugaynaa mawduuciisa janoagle.
@ahmedMohamedIssa
@ahmedMohamedIssa 4 ай бұрын
asc yaa garantii kaa ah adiga
@mawliidfarah9294
@mawliidfarah9294 Жыл бұрын
Ninka si xaguu ku danbeye iyo darwish capital
@sahrasaid3166
@sahrasaid3166 2 жыл бұрын
M.A ustadkan waxan ad uga xasusti shekadi noloshi 50/50 ilahay habarakeyo ustadka
@iidmaxamed6960
@iidmaxamed6960 2 жыл бұрын
Moalimuu real goat soo gali plz
@husseindirie531
@husseindirie531 2 жыл бұрын
why malta iyo cyprus forex uga diiwaan gashanyihiin ? sababta ma taqaaniin laba wadan oo musuqmaasuqu daashaday waayey
@Haffsah0
@Haffsah0 2 жыл бұрын
Most countries in Europe waa legal wadamada qaar restricted waaye lkn waaloga shaqeesta not just Cyprus and malta
@husseindirie531
@husseindirie531 2 жыл бұрын
@@Haffsah0 waa lagu shaqeeystaa lkn waa inaad baratid, juhdi badan galisid, hadii kale dabin lacagtaada loo dhigtay ayeey noqoneeysaa,
@Rizakkk143
@Rizakkk143 2 жыл бұрын
Moalimuu kusoo xigsii meel kasta wan ka raadiye wll
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
Trump oo amray weerar laga fuliyey Soomaaliya | Qubanaha VOA
29:46
Waraysi Dhammaystiran || Moalimuu ||
21:13
Moalimuu fx
Рет қаралды 143 М.
Taageerayaasha Trump Oo Selena Gomez Oohinteeda Ku Maadsadey.
9:43
SHEEKADA Muuqaalka Ka Wada Ilmeysiiyey Shacabka INDONESIA
8:07