LO’ BADDA LAGA WARABINAYO ‘

  Рет қаралды 33,581

Caalin Abyan

Caalin Abyan

5 ай бұрын

#somalia #traditional #cow #rider .
#somaliland #hargeisa #berbera #burco #borama #muqdisho #2023 .
#coast #of #somaliland .
#vacation #djabouti .
#foryou #foryour #foryourpage #foryourpageシ #fypシ #fyp #viral #explore
‪@Caalinonline‬ ‪@caalinAbyan‬ ‪@caalintechnologyinstitute3924‬

Пікірлер: 126
@aishanuur1683
@aishanuur1683 5 ай бұрын
MashaALAAH alhamdulilaah, ILAHAY haxifdiyo Dadkeena Diinteena iyo Dalkeena. Brother dhaliyarada usheeg meelkasta oo aad tagtid inay kuxandiyaan Diinta iyo Dhulkaan quruxdabadan oo loo quriwaayay oo lagutashtay in 50sano kadib ay marti kanoqtaan sidii Falastiin ookale.
@salmacadey7548
@salmacadey7548 5 ай бұрын
Mashallah wall Garowe ka fiirsan somali meel ay joogta waa jeclahay dhaqankeena waa jeclahay dadkeena somaliyed ilahow no xafid❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Mahadsanid wallo.
@salmacadey7548
@salmacadey7548 5 ай бұрын
@@caalinAbyan adaa mudan wall
@yaxyeqaasim4851
@yaxyeqaasim4851 5 ай бұрын
Waanu idin jecelnahay anaguna
@salmacadey7548
@salmacadey7548 5 ай бұрын
@@yaxyeqaasim4851 🥰🥰
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 ай бұрын
WAA SAX SXB LAAKIIN JOOJIYA TALAAY YAA DAAROODA TALASY YAA HARTIYA LABA KALA DAAYA SOMALI WAANU JECELAY IYO TALAAY YAA DAAROODAAY
@ZalZone
@ZalZone 5 ай бұрын
masha allah keep up the good work
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Mahadsanid .
@siciidali4034
@siciidali4034 5 ай бұрын
Walaahi shiniile ayuu ka yimi aad ayay u fog tahay ilaahoow dhulka noo barwaaqee
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Amin .
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 5 ай бұрын
Masha allah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Mahadsanid
@cilmicismaankhaan6736
@cilmicismaankhaan6736 5 ай бұрын
Caalinow ceelka layidhaahdo Siyaara wuxu magaalada Berbera ka xigaa dhinaca Bariga 20km. Waa ceel beri qoday ah habeenkii biyaha badda ayaa aasa/awda. Maalinkiina xoolahaa laga waraabiyaa biyihiisuna waa xareeda cirka. Bal meeshaa mar vlog kasoo duub waa dhul cajiibahe. Muuqaaladaada quruxda badana waan ku xidhan ahay. Thanks For Your best Vlogs
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Mahadsanid sxb . Xage loo mara ?
@cilmicismaankhaan6736
@cilmicismaankhaan6736 5 ай бұрын
​​@@caalinAbyanmagaalada Berbera waddo bari uga baxda sxb. Waa meel Buurta,biyaha badda iyo biyaha macaani isku qawlalan yihiin join together
@user-io3fo8eb5d
@user-io3fo8eb5d 5 ай бұрын
Ax ax ina cise madobee Waa tolkey❤ Cise waa cise
@ahmad6967
@ahmad6967 5 ай бұрын
بارك الله فيك❤❤❤❤❤يا بطل
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
الله يبارك فييك ، تسلم يديك .
@abdulahiali5051
@abdulahiali5051 5 ай бұрын
Masha Allah 👍🏼❤️💪🏻👍🏼❤️❤️👍🏼❤️💪🏻
@AbdiMohamed-yk5uv
@AbdiMohamed-yk5uv 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@mustafamuse2904
@mustafamuse2904 5 ай бұрын
Masha ALLAH cisse sitti.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Sitti ❤❤
@kaneecgroup
@kaneecgroup 5 ай бұрын
waa yaab ducumertyga si wacan udiyari qaylo ma dooneynee
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 5 ай бұрын
Mashaa Allah ❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Mahadsanid .
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 5 ай бұрын
Ninkani lo,da wataa waa Ciise
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 5 ай бұрын
Ilaahey baa wuxuu isagoo awoodiisa kahadlayaa wuxuu yir awoodiisa dhanan iyo macaan baaniskudarney hadaan kala saarney.maansha,Allah.❤
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 5 ай бұрын
Ganacsatada ayaa u keeni doonta tubo dheer oo dhulka hoos biyaha ka soo bixinaysa way dhiban yihiin baad moodaa
@lubnaibrahim8508
@lubnaibrahim8508 5 ай бұрын
masha allah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Mahadsanid
@AlBAZRiChannel
@AlBAZRiChannel 5 ай бұрын
Keep going pro
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Thanks
@noahD1636
@noahD1636 5 ай бұрын
Hore usoco, sii wad waa si fiican
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Mahadsanid.
@user-we3dt4hp3l
@user-we3dt4hp3l 5 ай бұрын
M.a
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Mahadsanid .
@noahD1636
@noahD1636 5 ай бұрын
Reer miyigu waa dad hawleed, reer magaalku waa sheeko iyo hadal
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Saw maha ?
@ZalZone
@ZalZone 5 ай бұрын
also am first commenter
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Mahadsanid inaad soo dheeraysay. Bal kaalintada ilaasho maalmaha dambe .
@abadidaden3614
@abadidaden3614 5 ай бұрын
Ninyohow waan kuu bogay
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Mahadsanid sxb .
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 5 ай бұрын
Haweenkuna rarka dameerka ha iska daayaan si aan loogu dayn
@abdihakimdekow
@abdihakimdekow 4 ай бұрын
Wll loo daa xolo waye mel baa loo waye maogiye ax alla mxn tari yac waxan jaceylahy marka burwaqo jogta iyo markey caabtoy fuulii ninki laha uu dhax socda qurux badana❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Marka barwaaqadana waxay joogta dhul qurux badan hadi Allah ogolaado mar ayan ka so duubi doona.
@user-bb1df3tr1v
@user-bb1df3tr1v 5 ай бұрын
Amar ilahay tasi
@abakar5300
@abakar5300 5 ай бұрын
Masha Allah ❤ somalino❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Mahadsanid.
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 5 ай бұрын
Somalinimo? Doesnt work man
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 5 ай бұрын
@@caalinAbyan Meeaha Lo da laga Waraabinayay magaceed?
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Ceel ma wax kale ayad u taqan ?
@user-gj6hv4bj7b
@user-gj6hv4bj7b 5 ай бұрын
Maya sidaas maaha mawada macaan bada lyo hareeraheedu waalughaya iyo Agagaarkeeda
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Maya Maya geeri sidaas oo kale ayay ahayen maçaan
@siciidali4034
@siciidali4034 5 ай бұрын
Reer galbeedkii oo badda lo dii ka waraabinaya 😅😅😅😅😅 viva reer galbeed
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Bari iyo galbeedba wa aniga hhhh.
@madeygaab8322
@madeygaab8322 5 ай бұрын
Meesha sheeg
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Wa Isla goobti muuqaalka hore ka so duubay .
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 5 ай бұрын
Lo'dii awoowgeey ee tarti iyo talyani ku dhisteen kismayo Waa ceelkii laga qaaday !!
@Warac_media12
@Warac_media12 5 ай бұрын
Ceelsheekhba waxay leedahay ceelal macaan wll waan ay ceelal badantahay
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Haa sax tolaw waxa macaneeyay ma nala wadaagi karta ?
@Warac_media12
@Warac_media12 5 ай бұрын
Wlaahi mooyi 2022 ayan tagnay ceelakuna biyo macan ayunbay ahayen lkn dadka deeganka maanan waydiin
@mudiali719
@mudiali719 5 ай бұрын
Bada adteeda biyaha macaan lakiin mesha inaa sheegto aheed
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Mahadsanid . Goobtu waa goobti muuqaalka hore . Fuguxo meel ceel sheekh u dhaw .
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 5 ай бұрын
SALAAM ALAYKUMA MASHA ALLAHA QOFKII 175 EE VIDEO GAN DAAWADA MAHDSANID🎉🎉🎉🎉
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Ada mudan wallo. Insha allah muuqaalada dambe waxaad noqon doonta kaalin ka dhaw .
@user-td2vy9zr3h
@user-td2vy9zr3h 5 ай бұрын
Abyanoow wiilka lo'da shubaaya iyo adigu waxad isku tihiin nin iyo nin la'an.
@mohamedelmi8904
@mohamedelmi8904 5 ай бұрын
Kkkk wax kale ayaan anigu arkayaa! Tamar yaridaa dadkeena. Sixni dhar oo sadex sac wax ka badani aanay madaxa gelinkarayn ayuu moqorofad yar biyaha usoo dardarayaa!
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Dadku markay ka guuraan halkay daganyihiin wax badan ma qaataan Anu wan u cudur daaray!
@Miicaadyare
@Miicaadyare 5 ай бұрын
Sxb waad mahadsantay Ninka soo jeadaan ahay aagaas laakiin meeshan magaceeda nooma aad sheegin
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Waa halki muuqaalki hore ka so duubay.
@user-sd2hx2qr9l
@user-sd2hx2qr9l 5 ай бұрын
Waa dhulkuu amxaarka ku soo wado muse amxaar: saylac somalia.
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. 5 ай бұрын
Waa Somali land
@muktaribrahim7397
@muktaribrahim7397 5 ай бұрын
Itoobiya u dhaanta Soomaaliya imikaba Itoobiya ka yimadeen
@sssdddf8508
@sssdddf8508 4 ай бұрын
Dhulku waa somaliland
@ahmednur334
@ahmednur334 5 ай бұрын
Masaylacbaa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Wa FUGUXO Ceel sheekh by udhawday.
@YonisAbdillahihersi-zq1oq
@YonisAbdillahihersi-zq1oq 5 ай бұрын
Boulo guireh xamare
@mohamedcade9698
@mohamedcade9698 5 ай бұрын
Tan ku taaala garacad waaa same bada gowgeda xooola lga warabiya waaana laqo cida jilicsan
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 4 ай бұрын
maya lagma yaqaan dumarka waa la caawiya dameer iyo aur iyo gaadhi waxaba ragaa rara hadyi goobta joogan
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Nimakaa mesha jogay maxay u caawin waayen ? Mise qof aanay garanayn ayay ahayd sidas ayay u cawin wayen!
@ahmednur334
@ahmednur334 5 ай бұрын
Toga Sogala bada sasay macan ku yihiin
@user-ok5wl5lp9z
@user-ok5wl5lp9z 5 ай бұрын
Aad iyo aad ban Ku slam Yaa caaylin Waxa wanaagsan aan lahyeed barnaamijka Markaad duubayso in Camrada aad😂 is Ku hayso ka nasato oo Dhulka na dawad siiso dad kaba aan si degen u aaraysto
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Haye. Insha allah .
@dargo114
@dargo114 5 ай бұрын
Waxba ma ogid. Weligeed ayaa badda xeebteeda biyaha laga cabi jirey.
@juniorkh8839
@juniorkh8839 5 ай бұрын
Sxp ee shaa ay ku talo meel walba aad tagto xeeb cusub please mapka nagaa tuus sxp si aan uu Soo boqoono please sxp❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Insha allah ama map ka ama halkay ku taal ayaan soo araacin dona.
@yaxyeqaasim4851
@yaxyeqaasim4851 5 ай бұрын
​@@caalinAbyanzhp waa arin muhiima qofku halkaas ayuu ka baadhayaa waayo magaca inaanuu waligii maqal ayaa laga yaabaa
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 5 ай бұрын
Magacyada lo'da waxaa ku darayaa Magaca Dhiin,
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Dhiin boor wu shegay.
@cumarimohamed7766
@cumarimohamed7766 5 ай бұрын
Kimaayo oo dhan waa sas
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Kismaaayo miya ?
@abdigah5364
@abdigah5364 5 ай бұрын
Biyuhu waxay ka yimaaddaan daad kasoo rogmada dhul badda ka sarreeya . Dabeed biyaha badda gaadhay dee iyaku waxay ku biireen biyaha dhanaan ee badda LAAKIIN biyahii aan badda gaadhin ee dooxu liqay dee waa biyo caadi ah oo ma dhanaana oo bad mabay gaadhin . Intaas miyaanad adiguba garankaran
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Intan mar dambe aya la ishegay oo aan muqalka so galiyay . Mahadsanid
@omarhersi4367
@omarhersi4367 5 ай бұрын
Meel kastaa biyo macaan ma leh laakiin lughaya oo biyo macaan leh
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Geeri ilaa bulluxaar Ceel macan iyo Ceel dhananba wan kuso arkay . Lkn fuguxo biyo macaan ayuunbaan ku arkay. Bal lug haya ila lawga waan iman insha Allah.
@salmacadey7548
@salmacadey7548 5 ай бұрын
​@@caalinAbyannugaal iyo mudug waa saas ayagana xeebaha biyo macaan baa laga helaa
@user-ds3ou1np9z
@user-ds3ou1np9z 5 ай бұрын
Waligeey isma odhan Somali ka liita cawaanta qaawan ee afrikada dhexe ku nool ayaa jooga Somaliland 😮😢😮😮😢
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 5 ай бұрын
Intuu daasada ku dhurayo waxaa kaga fiicneyd iney tubo caaga oo dheer soo qaatan biyaha ayey suri la haayen 2da a mid kood midna wey ku soo nuugi la hayeen baafka ayey ku riding lahayen kaga fhib yar sidan
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Mahadsanid fikradaadan waan la wadaagi doona insha allah . Si doorka dambe u aragno ayago Hab kale u warabinaya.
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 4 ай бұрын
waar calaamad lahaane waa sumada loda budada lugtayi kaga taala
@dahirise7762
@dahirise7762 5 ай бұрын
Waa dhaqan xun
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Maxa fiicnaan laha ma raacin karta ?
@noahD1636
@noahD1636 5 ай бұрын
Waxa saa utidhi, maxaa xun. 😮,
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 ай бұрын
LO LAYDAASI MA CIISAA MISE WAA SAMAROON WAAYO CEELSHEEKH IYO XEEBTA WAQOIYI DEEGAAN AHAAN WAA DHUL HABAR AWAL GAAR AHAAN SACADMUUSE LAAKIIN REEKA LA YIDHAA SACAD MUUSE AYAA DHULKOODII GABAY OO AAN DEEGAAMAYN
@user-lz6jg4qh6f
@user-lz6jg4qh6f 5 ай бұрын
Waxa ladhahaa Bullo
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Haa sax !
@Miicaadyare
@Miicaadyare 5 ай бұрын
Lo jirkani waa Reerka Ciise sidaan qabo
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Ciise may wada ahayn qaarba iidoor ahaa !
@ahmedmahamed8193
@ahmedmahamed8193 5 ай бұрын
Haa sacad muuse iyo ciise ayaa dega dhulkaa waliba kuwa cismaanada layidhaa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
@@ahmedmahamed8193qabiil muhiim inooma aha lkn waxaan tusayay inanka Reerka ku dhajiyay inanka xolaha la joga. Somali waa soomali inta ma ku dhaafnaa ? Hadii la sii kala guro sida basasha ayaanay dhamaanayn ilaa labada walalaha ah is qaybiyaan!.
@user-sd2hx2qr9l
@user-sd2hx2qr9l 5 ай бұрын
Isaaqaa xira amxaarbaa daba socdee:
@AxmedMaxamed-fr8yv
@AxmedMaxamed-fr8yv 14 күн бұрын
Isaaq isaga dhulkan leh😅
@user-vw8qq3xe6j
@user-vw8qq3xe6j 5 ай бұрын
Xoolo aan yeel wadan see loo waraabinayaa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Yeel mise wadaan?
@Sirad47
@Sirad47 5 ай бұрын
Reer gàlbeedka wax baa ka khaldan. Gabadh miskiin ah oo umul ah oo culays qabanaysa hadana ma caawinayo iyo dameer uma dhawaanayo , waa dadnimo xumo . Ilaahay cid noogama kiin geeyo.
@qassima317
@qassima317 5 ай бұрын
Khaad baa lacaagti lasiistay iyo CANCER beey u dhiintaan nadaqa daroo
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 5 ай бұрын
Koofurta waxaa loo yaqaan ceel ciid markaad xoolaha keento ayaad qodaneysaa galabtii markaad ka caraabeysana waa leyska aasaa ,berri markaas loo laabato mid kale ayaad qodaneysaa waa hal mitir wax la eg
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Ha hal metre weeye ‘ lkn Halke ku baratay gobolke ama degmada?
@horeeye10
@horeeye10 5 ай бұрын
Wariyuhu sea level buuna aqoon, Badduna waxay u soo hoorta 0 level biyaha dhulkuna waxuu u soo hooraa 0 level
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Noo sharrax aan kaa faaidaysane ?
@ismail-zb1vy
@ismail-zb1vy 5 ай бұрын
Asc wll biyaha laga qodo xeebaha waxa ay isugu jiraan macaan qaraar iyo dhanaan waxase cajaaib ah in ey sadaxduba eynaan kala fogeyn oo ey isku dhaw yihiin maasha allaah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Mahadsanid ismail. Bulluxaar markan joogay waxan arkay laba Ceel oo mid qadhadh iyo mid macaan lkn waxan u haysty inu kaas kaliya ka macaana! Bal aan tijabiyo mararka dambe. Mahadsnaid.
@somaligroupgemeston8933
@somaligroupgemeston8933 5 ай бұрын
15 cisho ma waraabinta xoolaha ayay u imaade suasha maad waydiin sababta ay u imaaden
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Wan waydiyay wu ka jawabay bal dib u dhagayso inanka garanka cagaaran xidhan aya ka jawabay!
BUURTA UGU WARAABAHA BADAN SOMALILAND
51:04
Caalin Abyan
Рет қаралды 42 М.
WARSHAD KU TAALA XEEBTA OO MUDDO AAN SHAQAYN !
9:25
Caalin Abyan
Рет қаралды 14 М.
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 29 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 68 МЛН
Pleased the disabled person! #shorts
00:43
Dimon Markov
Рет қаралды 31 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
CAGAFTA TUKAYAAL
29:36
Caalin Abyan
Рет қаралды 9 М.
#roob Aya nagu helay Ardaaga in ka badan 13 Saacadod !
23:03
Caalin Abyan
Рет қаралды 58 М.
Gabiley gobalka cagaaran: Jannadii galbeedka  somaliland 2024
33:38
Dalmar vlogs
Рет қаралды 21 М.
FUGUXO  ILA HARGEISA MAXAN KUSO ARKAY ?
10:27
Caalin Abyan
Рет қаралды 9 М.
MAGAALO LA DEGAY 1943 .
20:15
Caalin Abyan
Рет қаралды 8 М.
MAALINKI UGU DANBEEYAY GEELJIRONIMADAYDI!
28:07
Caalin Abyan
Рет қаралды 10 М.
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 29 МЛН