Full Course - Baro Naftada oo Maaree Waqtigaga

  Рет қаралды 10,967

Salim Omer

Salim Omer

Күн бұрын

Пікірлер: 136
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
sheerxirfad.com/courses/baro-naftaada-oo-maaree-waqtigaga/ Iska diiwan gali maanta 😊 caawimaad waxa weydiin karta. Sheerxirfad +252 61 0920007 Maxa jeclan lahayd inaad noloshada ka badasho ama kuso kordhiso sanadan cusub?
@marahuwa
@marahuwa Ай бұрын
Lacag miyaa sxp
@maahirosmaanibraahim2399
@maahirosmaanibraahim2399 Ай бұрын
Ustad salimw Corsada familyga mla wadagi kara
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
@@maahirosmaanibraahim2399 haa wll.
@maahirosmaanibraahim2399
@maahirosmaanibraahim2399 Ай бұрын
Ustaad coorsada m ledahy fila ama nidaam diyarsan o مجالات k nolosha e kla duwan ku sabsan كمثال قالب نوشن مجهز من عندك او اي نظام ءاخر فيه الخطوات التي يمكن تطبيقها بعد الكورس هل هناك مثل هدا النظام
@hazzanmohamedhazzan1014
@hazzanmohamedhazzan1014 11 күн бұрын
Asc ustd Lkin qaybta journaling marka la jogo lama isticmalayo waxa ad ku shegtay sida KZbin ka video gani, journaling wa hadal cad ka dhigtay. Lkin wax software ama application madan isticmalim course yadi markan gatay way kala duwan yihin Tip: yacni qaybti ad ku shegtay interface journaling away
@abdirisaksako3988
@abdirisaksako3988 Ай бұрын
Miisanka Xasanada Alle hakugu daro ustaad💯🙏
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Aaamin abdi risak. Shukran in bdn
@CabdrixmaanAaden
@CabdrixmaanAaden Ай бұрын
Ustaad qli jasakalallah wax badan ban ka faiday alxamduliaahi ustaad koorsadu wa ok balse lacagta awoodin ustad maxa xala
@suheynacali4471
@suheynacali4471 Ай бұрын
Yees🥳👏 mahadsanid😊 wll salim wna ka mid ahy ❤🎉🎉🎉
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Ada mudn in bdn wll 😍
@Saynabsaleebaan-w9u
@Saynabsaleebaan-w9u Ай бұрын
Ustaad allah Haku barakeeyo Boos wayn ayaad Noogu jirtaa runtii
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Aaamin wll shukran in bdn
@ZamiirFarxaan-c8y
@ZamiirFarxaan-c8y Ай бұрын
Mahadsanid prother ala Hala hawshaa qiimaha badan ee dhalinya iyo bulshada somaliyeed U hayso
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Shukran wll in bdn. Wa farxadeyda
@mushtaaqbashiir6413
@mushtaaqbashiir6413 Ай бұрын
Alle hakaa abaalmariyo ustaad
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Aamin wll shukran in bdn
@abdiaziizyusuf8142
@abdiaziizyusuf8142 Ай бұрын
Ustaad aad ayaa u mahadsantahy
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Ada mudan msuul abdiaziiz. 🙏
@JaabirMaxamed-u3u
@JaabirMaxamed-u3u 23 күн бұрын
Asa❤🎉😢😢
@saammu8231
@saammu8231 Ай бұрын
Ajar iyo xasanad Allha ka siyo wll❤
@aliawale6296
@aliawale6296 Ай бұрын
Xayakallah ustaadii ❤❤❤❤
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Thankz 🙏
@abdihakinbedri6117
@abdihakinbedri6117 Ай бұрын
Mahadsanid brotherkay waxaan wadaa Course kii xuduud samaysashada Guulayso broh
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Mshallah. So dhamee hka caajisin
@faizuun2626
@faizuun2626 Ай бұрын
Shukran ustaad jazkllhu lhayrn
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Aaamin wll. Shukran
@Apdalacarab
@Apdalacarab Ай бұрын
M.a macalimou aad ayan wax kaga faidey shukran my prother ❤😂🎉😊
@UmumaxamedSiciid
@UmumaxamedSiciid Ай бұрын
Mawduc yadan waan ubahany waad mahad san tahay wlle ❤
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Shukran wll
@Marwo____Aisha
@Marwo____Aisha Ай бұрын
Aduunka wax kudhibo alle kuma tuso aakhirana janno Insha Allah 🥰
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Aamin wll. Allah hku sharfo
@Musayma
@Musayma Ай бұрын
Allhumma parik salimooowww🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Aaamin shukran wll
@Abdishakur-Hassan
@Abdishakur-Hassan Ай бұрын
Engr salim omar salamulah ❤
@IkraanMuse
@IkraanMuse Ай бұрын
Thanks Salim ❤
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Wlcm wll
@BalqiisoAbdullahi-i5e
@BalqiisoAbdullahi-i5e Ай бұрын
Muuqaladan cmal noo soo badi ❤😊
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
😍😍 iyago bdn koorsada ayey ka buuxan. Lkn hda style kan ula jeedo. Diyaar wll. Muqaalada dambe saan ayan uso duubin inshallah
@BisharoMaxamud-jj5xj
@BisharoMaxamud-jj5xj Ай бұрын
Shugrn wllo
@Fowziaabdi-gp7li
@Fowziaabdi-gp7li Ай бұрын
Shukran ustaadi waxbdn ayaan kaa faaidey sidaan kugu soo biirey course safka horaa ahay inshallah waan isdiiwan galin
@sahrayuusufsheikh5339
@sahrayuusufsheikh5339 Ай бұрын
Koorsadaada see ugu soo biri karaaa
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Link ga raac wll. Wey fududahay qaabka ugu so biiri kartid
@sahrayuusufsheikh5339
@sahrayuusufsheikh5339 Ай бұрын
@SalimOmer hye iisheeg gee
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
sheerxirfad.com/courses/baro-naftaada-oo-maaree-waqtigaga/
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Link 🔗 raac wll. Qolo sheer xirfad la dhaho ayaa website aan koorsada so dhigey leh. Wey kuso dhaweynayaan wll. Whatsapp ba u saran wey ku cawinayaan. Inshallah
@mohafadal2112
@mohafadal2112 Ай бұрын
Wana kumahad san tahay muqaalkan Quruxda badan ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Ada mudan in bdn
@FathiaHassan-x7k
@FathiaHassan-x7k Ай бұрын
Keep going bro ❤❤❤
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Inshallah wl ❤❤❤
@HafsamohamedAhmed
@HafsamohamedAhmed Ай бұрын
Salim familka ku tagero kamid ahy Love you ❤
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Shukran wll Hafsa. Wa ku frxsnhy so dhawowo😍
@mohafadal2112
@mohafadal2112 Ай бұрын
Ustaad salim omar wan ku salamay mar ka hore xge ka dhacday mal mahan man arag muqaal ad leedahay cabasho ayaan qabaa ah in anan ahayn mel an kala soo xidhiidho
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Koorsadan ayan diyaarinayey wll. Alx wn dhameeyey. Hda ayan youtube kuso laban
@mohafadal2112
@mohafadal2112 Ай бұрын
Wd ku.mahad san tahay dadalka ad noo hayzo ustaad soo laabazha wacan🎉🎉🎉
@aameen10
@aameen10 Ай бұрын
Ustad
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Yes amiin
@AmaniMuse
@AmaniMuse Ай бұрын
You are doctor great doctor
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Thankz wll in bdn
@مريمجميلجامع
@مريمجميلجامع Ай бұрын
Waankusugaynaadee
@Ikram-jabir.
@Ikram-jabir. Ай бұрын
Ustaad wd nguso daahday lkn good news course lo baahna bd wadaa🙏❤
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
😍😍😍😍 thankz
@HamzeInaabdi
@HamzeInaabdi Ай бұрын
11/6/2024. 13:07
@Hafsah36
@Hafsah36 Ай бұрын
Ustad secure person sida lagu helo io qababka lagu garto inoso gudbi i.a thank
@hamdisaladmoalim6162
@hamdisaladmoalim6162 Ай бұрын
Ustaad waxan u bahannahy cours dhisida shaqsiyad adag & kalsonida nafta taas ayaan kaa sugeynaa insha,allah .
@aliawale6296
@aliawale6296 Ай бұрын
Grüße aus Germany 🇩🇪 ❤❤❤
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Wan ka qadey 🙏
@aliawale6296
@aliawale6296 Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Lifeishard90
@Lifeishard90 Ай бұрын
❤❤
@deeqayuusuf5930
@deeqayuusuf5930 Ай бұрын
Organised attachment style Secure ..... Bordeline personality or CPTSD, etc. cashiradaan aaway ustaad
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Dhamaan wa kso hdlin inshallah
@deeqsandaahir8136
@deeqsandaahir8136 Ай бұрын
Ustaad personal test manoso galin karta
@maxamedabdirizak1701
@maxamedabdirizak1701 Ай бұрын
Ustaad course waa 10 baatiri sheerxirfadna 20 dolar
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
May 10 wye. Cilad aya hysta. Ku dhufo 10 be noqoneysa to inshallah wll
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia Ай бұрын
ASC SXB SALIM WAN KU SALAMY. Nio bilihi ugu dambeya wxn dhgaysnyay Muqaladi shaqa intan u socdo amba jamacada adayo. Muqalada 90% wan dawaday marrka qar markn wayo muql an dawado kuwi hore an ku ceshta oon kugu suga ee plz muqalada noo soo badi. Mgcygu wa ibra Hakiim. Mahadsanid 🎉🙏🙏
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Shukran ibra. Wa sida ii qorsheesan wn so badin muqaalada inshallah. Alllah ha i fudeediyo
@MohanAli-x2v
@MohanAli-x2v Ай бұрын
Korsada firii kafhig nio plzz
@FadumoBashiir-x5t
@FadumoBashiir-x5t Ай бұрын
Role midern salim omer
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Thnkz wll
@manoqaali
@manoqaali Ай бұрын
secure attachment maxaa uga hadli la ahy saalim waana buustay team secure🤗
@iqramohamedabdi6395
@iqramohamedabdi6395 Ай бұрын
Salim sidee kubixina coursada lacagteda wan fahmi wayay mesha markan galay
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Number be leyihin wll. +252 61 0920007
@XARAGAALA
@XARAGAALA Ай бұрын
COURSE sidee loo gali karaa
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Sheer xirfad ba so dhigay. Link ga commentiga kowad ba ka heleysa wll
@XARAGAALA
@XARAGAALA Ай бұрын
@@SalimOmer waa arkay sidoo kle lingiga waan raacay, lkn waa fahmi waayay qaabka leyso diiwaan galin karo,
@SacadOsman
@SacadOsman Ай бұрын
Sxp ane condition ma aboda, what can I do😢😢😢😢
@LibinAhmed-kw8bq
@LibinAhmed-kw8bq Ай бұрын
Ustad ugu dambeyn wad iskentay wad so dadashay waxan rajeynaya in ay korsadan mid adun iyo aqiraba i anfacdo adiga ajar ad ku hesho i.a sual aya si racinaya korsada marka an qimaheda arko wa 20$ marka an is dhoho bixi as credit wxey idireysa sharexirfad marki is dhoho bixina 10$ ayey noqoneysa so wan garan la ahay
@Ruuneeey143
@Ruuneeey143 Ай бұрын
Hmplyo 40k ustad 😊
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
🎉🎉 shukran 😍😍
@aliawale6296
@aliawale6296 Ай бұрын
Like and Komentiga ku dadaala 🎉
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Thankz ❤️
@Mudandahir-q8x
@Mudandahir-q8x Ай бұрын
Asc wll xgen ka helnaaa oon kala xidhiidhaa
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
sheerxirfad.com/courses/baro-naftaada-oo-maaree-waqtigaga/
@faadumocarab3093
@faadumocarab3093 Ай бұрын
Course 20 miyaa price ka sas kuqoran ustd
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
10$ wye msuul
@mohamoudabdinour3199
@mohamoudabdinour3199 Ай бұрын
Ustaad courseda barashda nafta io hasaawaaha nabarka what's appka link-geeda ku samaysan ma shaqaynyo aadna waan u danaynayy cildas wli maxalisay
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Sorry Wll - koorsadas waxan sameeyey xili aan aqoon bdn u lahayd web hosting ka - dhamaan log in information ka aya iga lumey - mar labaad ayan sameen
@axmedmuuse33
@axmedmuuse33 Ай бұрын
Bulshadeenu kuma baraarugsana qofku in uu nafsadiisa barto Waxaan kana horysiinaa wax badan oo aan saxmahayn ilaa aan nafsadeena dabeecadeena shaqsiyadeena iyo nafteena oo aan barano maahane aan sax mahayn 😊
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Aad iyo aad wll ahmed. Si wcn ayad u dhigtey
@leylaahmed6473
@leylaahmed6473 Ай бұрын
Asalam aleikum walal wan rabaa koorsada kenya ayan joga linkiga wax badan kama fahmin ee xagee lagala soo xirirqa
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Wcs wll leyla. Ani instagram aya igala so xiriiri karta. Lkn Koorsada webstite ayee ku jirta. Compnay aya masuul ka ah. Website gudihiisa aya ka weyn karta qaabka laykga diwan kro
@leylaahmed6473
@leylaahmed6473 Ай бұрын
@@SalimOmer OK walal wad mahadsan tahay
@مريمجميلجامع
@مريمجميلجامع Ай бұрын
Deemeedee
@FatimaAydaruz
@FatimaAydaruz Ай бұрын
War yaa wll mrksta ina ku dhagaysta jclhy lkn waad nagu so daahada😂
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Wr wll mso daahin. 1 asbuuc ban 26 video ku duubey oo ku edit greeyey. Oo koorsadan ah. 3 kg ba iga dhacdey 😂😂😂
@CabdixakiimAxmed-cg7sd
@CabdixakiimAxmed-cg7sd Ай бұрын
Koorasadu ilaa goorma bay ku egtahayna macnaa xirmaysaa qiimeheedu ma 10 baa mise labaatan
@maryamaruun5654
@maryamaruun5654 Ай бұрын
Ustad linkiga hoostiisa 10 dollar ku qoran markaan websiteka galyna waa 20 dollar maxaa qaldan?!
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Waa 10 kaas wll. Cilad aya dhankooda ka jirta sorry. Wn la hadlaya. Wey xalinayaaan
@faadumocarab3093
@faadumocarab3093 Ай бұрын
Ustad course sadii hore ee naf ogaal sidee ku ogada qof camida qabo maso dhigin away warabayee
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Sorry mku fahmin msuul
@Fartunahmed-v6d
@Fartunahmed-v6d Ай бұрын
Abowe aad aa u mahadsantahay lakiin corsadaan maxirmee mya dheh tankale live tik tok fursad ma u heedid miyaa aniga waan ku sogaayey adiga oo mahadsan waqtigaada wax nagasii oo live soo gal suaalo aan rabaa inaa ku weydiiyo habeenki ogu dhanbeesay waxaa tiri khamiista soo galaa waana ku sugay hadaa soo gali karin dibmalahan abowe
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Shukran wll. Ma xirmaneeso. Hye wll TikTok live waxa iga mashquuliyey koorsadan. Wn kuso laaban. Cawa iga fiiri inshallah
@Fartunahmed-v6d
@Fartunahmed-v6d Ай бұрын
Hye abowe dhaqso soo gal waana mahadsantahay
@faadumocarab3093
@faadumocarab3093 Ай бұрын
Sidaan u farxady markan arkay video cusub haday isdhahayay baryahan mashquul miyuu galay saliim
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Koorsasan aya ku mashquulsana sameen teeda. Yara waqti ayey iga qaadatey. 26 videos wye. Alx hda wa so labtey. KZbin ka aya xogga saraya inshallah
@faadumocarab3093
@faadumocarab3093 Ай бұрын
@SalimOmer thnks ustd sanadka cusub nogu so adisay
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Aad iyo aad 😊
@dcashravcabdiwahabcabdiris6847
@dcashravcabdiwahabcabdiris6847 Ай бұрын
Ka wrn wll course ka ma gadaty aad
@umurayaan2774
@umurayaan2774 Ай бұрын
Linka mee ustaad
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
sheerxirfad.com/courses/baro-naftaada-oo-maaree-waqtigaga/
@OmarAbdi-g3u
@OmarAbdi-g3u Ай бұрын
Ustad course ki ad ino bilawde muqalki xalka insecurity ga ma iska deyse wan kaa sugeynee maka talo baxde ustaad
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Koorsada ayan dhameenayey. Muqaalkas wa muhiim kama talo bixi kro wll
@OmarAbdi-g3u
@OmarAbdi-g3u Ай бұрын
@SalimOmer aad iyo aad ustaad mahadsanid saaid ayu muhim u yahay muqaalkas inoso gali allaha ka abal mariyee
@ibraahimmohahasaan
@ibraahimmohahasaan Ай бұрын
Corsadaan you tube miyaa so galin doonta bilow ilaa dhammad
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Maya wll. Website ayey ku jirta.
@norbilmaxamed3888
@norbilmaxamed3888 Ай бұрын
War heedhe 100 muqaal noso diyaari kama dalayne Maxay kugu Taala wakhti badan ba naga maqnanaysaaye
@sahrayuusufsheikh5339
@sahrayuusufsheikh5339 Ай бұрын
@Salim Omer waa mhdsanthy lkn video waa naga kalaa goysay wlhi 😢
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Koorsada dhameenayey. Wll 😊
@iqramohamedabdi6395
@iqramohamedabdi6395 Ай бұрын
Salim hadaa walalkey iga weyn oo guri wada joga ahan leheen maanta dhanba nafteyda iga sheeke baan ku dhihi laha shaqo kaleba maqabten😂
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Hhhh. Wa dhib bdanahay. Wa iga carari lhyd
@iqramohamedabdi6395
@iqramohamedabdi6395 Ай бұрын
@SalimOmer aniga igama dhib badnid
@Reviewsong1325
@Reviewsong1325 Ай бұрын
Nio horta zhp qof walba waa awooda in uu naftiisa maamulo aa haday ka gontahay Waxd iga gadaysana waa hadal Qofna naftiisa logama aqoon roona Go.aan adag iyo in aad ilaahay talosarato ba ka xigta 20doller course intad qadan lahayd Micno male in aad hadal naga gado Igana maahan dhaleecayn ee waa sixid bro
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Shukran wll xor ba u thy fikir kga. Wa arin wngsan hada garatey in eysan adi ku anfaceen. U ogolow dadka kle iyaguna iney naftooda goan u qataan. Hda is leedahay. Dadka uga dig. Oo wey ku khaldan yihiin iney qataan. Wan ogolahay iyadana. Qofkasta commentiga ugu sheeg. Xuriyada fikirka aad ba aminsanhy. So dhawow. Malin wcn wll.
@TAARIKH202
@TAARIKH202 Ай бұрын
WLHI HADII AAN HAYSTO WAAN IIBSAN LAHAA😢😢 LKN SORRY 😢😢 PLEASE WLLO QAYBO FREE NOOGA DHIG ADOO MUDAN
@FathiaHassan-x7k
@FathiaHassan-x7k Ай бұрын
Keep going wll ❤❤❤
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
Shukran wlll. Mhdsnid in bdn
AAN KULA WADAAGO CASHARO NOLOLEED (30 Jirkeyga KAHOR)
22:39
Dr Adnan Abdallah
Рет қаралды 30 М.
Sida 3% looga fiicnaado qofkii horeed ahayd - DISCIPLINE
11:44
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 54 М.
GIANT Gummy Worm #shorts
0:42
Mr DegrEE
Рет қаралды 152 МЛН
I Sent a Subscriber to Disneyland
0:27
MrBeast
Рет қаралды 104 МЛН
Ciidamada degaanka oo gacanta ku dhigay xubna ka tirsan AS
3:19
Hiiraanweyn
Рет қаралды 1,6 М.
Overthinking | Daawada Fikirka Xad dhaafka ah | Cilmi Nafsi
16:04
30 SUALOOD KU BARO QOF NOCEE AH BA TAHAY? | PSYCHOLOGY
12:37
Salim Omer
Рет қаралды 22 М.
6 Sabab Xiriirka Wanagsan Ku diidey | Ep 10 Naf Ogaal Podcast |
15:09
9 xirfadood oo mustaqbalka baahi badan loo qabi Dono
11:21
AAMUSANE
Рет қаралды 8 М.
MA CAFIN LAHAYD?
29:12
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 684 М.