Caruurta iska yareeya Somaaloow gabadhan Hamda ku dayda mashallah weliba dumarka somalida ee sanad walba sida bisada u dhala baan lahadlayyaa. Nolol qabow oo degan wax kastana idinku filnaadaan meel walbana isu raaci kartaan aad lahaateene.
@ayaanyuusuf45054 ай бұрын
Mansha allah tabaarakallah allahumabaarik kaamila waa adigoo yar habo anigu waxaan kugula talinayaa inaad quraanka baratid oo aad caruurta la dhigatid akhriskiisa iyo dhagaysigiisa ku dedaal ❤
@ayaanahmed32474 ай бұрын
Maasha allah tabarakalah role model❤❤❤❤
@AishamohamedHooyomcnt4 ай бұрын
Xamday wan kusalamay dadba shidaal utahay hanaga cajisin waliga ilahay haku xifdiyo qaaliyey lakin sual qaldan aanku weydiye nin dhere Away indhow warkisa mana maqline
@ilwaaddegan45644 ай бұрын
Kkkkk sow tiintidhi jawaabaha aanan rabin inaa ka jawaabo like uun baa saaraa kkkk anna ❤ love baa suaashaada saaray nin dheere ayaatan wad kiisa lagama maqal alle haysku barakeeyo hadaa war ka soo heshona nala soo socod sii huuno 🎉🎉
@yuuuuga14 ай бұрын
@@AishamohamedHooyomcnt abyo markan likt ku saraay manan arag suashada inta danbe diban ka arkaay mcnto waqoyiga norwey ayuuw shaqo iyo wax barasho u adaaay. Nin Dhere. Mahad sanid.
Xamdiyey Naag nool ma ina ahado wan iska dhafay naag aqli badan o nasato ku badalay walaley 😂. Erayga Naag nol hablaha lagu gada kadib sitay ma nogto bey noqota 😂😂 then I said hell no
@shshss11924 ай бұрын
Me tooooo 😂😂😂😂 waxa la qaaty ina noqdo naag nafteeda jecel oi nasato ileen nadaafad ma dhamaato😂😂. Marka ma la iska waalo naag walbo meel bay ku fcnthy qasab ma ahan inaa iskumid la noqdo
@kayfmohamed5654 ай бұрын
Horta marka hore koostada dabka laguma daahiyo waxaa ka dhinta fiitamiin ka tan labaad routine ka qaabka wax uqabanayso natus si guud ani kama helo marka dooqayga ka hadlo shay walba in lay tusaa rabaa😮😂
@yuuuuga14 ай бұрын
@@kayfmohamed565 walley mcn soo aniga ku tusaay salamad. Bal waax ku tixgalina Adigana is daji mcnto hadalkada wanaji
@NadiaSaedi4 ай бұрын
Hadii calool istaag darteet murqaha kula xanunayan iron kaliya uma baahnit magnisum xita waa ubaahanthy ee aso supliment ah so iibso, waana mahadsanthy wax badan baa ka faidey adna taas iga faaid
@yuuuuga14 ай бұрын
@@NadiaSaedi waan cunaa qalbi magnesium
@indhouronindhouron79924 ай бұрын
Abyo xamdiyey baryahan naqaska makugu dhagayana mise ani mooday in xoog ku nefsaneso