Masha Allah tabarak Laah waa waano dhaxal gala mama waad mahadsan tahay
@DahaboHussein-gd2hsАй бұрын
جزاك الله خيرا
@sadiamohamed15Ай бұрын
😂😂😂😂😂 maamo Farax maad maqashey oo baratey Alla kuwaanaa❤❤❤❤❤ Faarax waa sidan joojiya waa runteed ✅✅✅✅100/100
@guuleedguuleed891Ай бұрын
Waa bil cagsi dumarka soomaaliyeed ayaa u baarisan ninmanka ajaanibta ah Waliba ajaanibta ayaa ku faanto in ay heleen dumar soomaaliyeed oo raaliyooyin ah Wali maan maqal dumar ajaanib ah oo leh rag soomaaliyeed oo wanaagsan baan guursanay ma arag
@Nuura-bb4obАй бұрын
Masha Allah waa sidaas aad sheegtay gabdho faarax isu jilciya oo doqmo ISKA dhiga markasuu Ku dhagaysanayaa reer Ka dajiya Insha Allah
@sainabhassan3236Ай бұрын
Asc hoyo waa runta masha allah waad na wanisey allaha ku hafido
@IbrahimYacin-sf9ziАй бұрын
Domarrow matax adeyka iska daaya Oo isadabciyaa in badan Oo guryaha illaliya
@User-o7v3o4Ай бұрын
Markay kuriga ilaaliso adiguna? Dumar ma madax adka waayo adiga ayaa madax adkanlaha, why kuso korisay. Waxa run ah inay dumar ku baabisay.
@mariankasim-go8leАй бұрын
@@User-o7v3o4abayo wlhi fara isku taag taaga waxba ma taro hadda sidaa qofkan ula hadashay xifaaltan ka muuqato mana noo fcno, u tartiibi wiilasha cirka manogaga imanin Hooyooyinkeen aa sidaas u koriyeen, nimankena aan iska tuugtuugno ixtiraamno qadarino, wiilashaa dhalnane si fcn aan u tarbiyeyno aan kala roonaano
@zamzam-xl3qjАй бұрын
Waa run ANIGA FARAXAYGU WUU II FIICAN YAHAY LAKIIN CARUUR IYO SHAQADOODA MA YAQAAN ANIGAA KU DAALAY CARUURTA WAA MID KA MIDA ALXAMDULILAAH HOOYADIIS BAA SIDA KA DHIGTAY ANNA KUWAYGII BAAN SIDAAN KA DHIGAY😂
@fadumoabdulle7593Ай бұрын
Maasha allaah hmcn qeyr allaha ku siiyo waa dhiirigalin wanaagsan❤❤❤
@familytraditionalfoods28 күн бұрын
Masha Allah Habo Waruntaa khar Allah Hakusiiyo
@dalmar64026 күн бұрын
Masha allah hooyo macaan❤🎉 Waa talooyin wanaagsan
@DekoMohamud-x8i15 күн бұрын
Oo ninku haduuna isbdalayn maanagaa isbadalayna 😂
@NasroSheikh-k1h25 күн бұрын
Masha allah mama fiican waan kugu raacsanahay fikirkaaga❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤welcome
@mohamedsh9435Ай бұрын
Masha Allaah, hooyo xigmada ka dhagayta kadibna ku dhaqma.
@Aziiza_AАй бұрын
Maamada waaba reer magaal TikTok daawato😂
@RelaxationSleep23Ай бұрын
Maansha allah yooho macan
@suadisnail7450Ай бұрын
Totally agree with you
@foziaahmed4145Ай бұрын
Machallah ❤❤❤ tanks
@KazwaleeАй бұрын
Nin ma baryikaro maantoodhan idhaafi
@MunaHussein-p5lАй бұрын
Mansha alaah hooyo miisaanka xasanaadka ilaahay ha kuu saaro talo fiican baad soo jeedisay
@@HassanAliAhmed-f2d saasne uma yari lkn waxaa ogahay ixtiraam iyo qadarin noola kaste inuu u baahanyahay
@HassanAliAhmed-f2dАй бұрын
@@mariankasim-go8le Maa Shaa Allah Walal. Miyaad leedahay email?
@mariankasim-go8leАй бұрын
@@HassanAliAhmed-f2dhaa maxaa
@kinzimahamoud3393Ай бұрын
Mansha allah good advice❤
@UmuRaxmaInabashiirАй бұрын
Fariid saxa weye ninku hawalo adga ayuu noo qabtaan inta ka dhimana waa in aan ixtiraam kaga raadino
@Gabab123Ай бұрын
Waa sax mama shugran ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadumomohamed3271Ай бұрын
Hooyo maxaad suuniyaha uxiirtay
@الشقاااااااااااوي29 күн бұрын
😘♥️😘
@Abdi-l5fАй бұрын
Masiboo wa tani raag sida maskaxdha loka qabsado bay barasa khadija kuseey😅😅😅
@FaqiHassan-j1tАй бұрын
Waaba kuwa ogu daran habarahaan cajusooyinka xalimoyinka udhax manoqon karaan bulshada islaamahan mar waliba dhibtooda waa qariyaan ma shegaan waxa ay ku aaran yihiin waa wiilasha onlly waa cajuuso somali caalamka intiisa kale maleh
@mariankasim-go8leАй бұрын
@@FaqiHassan-j1tisku xishoo ayeeyadaada oo kale waaye, wax fcn ee sheegtay maxaa ku qoonsatay oo ku caaysay, naarta iyo jannadaba qaarkiin wee idiin wada daranyihiin, ayadoo la idin bursaayo ee idinka reebtay farax hala ixtiraamo saan maa ugu abaal guday maskaxda Allah kuu caafiyo
@historynerd7549Ай бұрын
Mansha Allah ❤
@AbdiTrustedCarDealerАй бұрын
Yaa Salaaam
@hodomusse906Ай бұрын
Macaney ii soo iijawab
@User-o7v3o4Ай бұрын
Gabadhana?
@hodomusse906Ай бұрын
Asc wllo ma nerasbadtahay ma USA baadjogtaa
@cibaadocumar9770Ай бұрын
Bisinka maamada maxaa meesha keenay
@mariankasim-go8leАй бұрын
Si ee noola taliso ee u joogtaa kheyr Allah siiyee
@HalimaxasanKaahiyeАй бұрын
Filter miyaa maamo saan ah maba hadli kartee
@shamismohamud4051Ай бұрын
Farax uun ka hadla 24/7 camal yeesha ha u Malaynina farax maahee faaiida kale inay aduunka joogin
@user-yj2ik5wd1cАй бұрын
😂😂😂
@FaqiHassan-j1t29 күн бұрын
Xitta cajusoyinkii ayaa oguba daran nagu sayey waana kuwa ogu xun bulshada 😂😂😂
@shukriarraye6090Ай бұрын
Nin maan ka dhiganaye shaqo ninka been sheg mama waa nadaada Ayeyo ninka waxa ka horeyo Alle oo loo Hagansado Alle Awaamardiisa Qaad iskaa ku Hogaaminaa ha ku wanin beenn
@nimohussein9781Ай бұрын
Masha Allah
@MuhuboAliSEEDАй бұрын
Good ❤😊
@suadisnail7450Ай бұрын
You so funny 😊😅😅
@maryanAbshireАй бұрын
dumaar hadan nahaay wilasha marki horeba hoyoyinkod aya gabdhi walashod ahaayd adoon uga dhigay shekadi ayeey gabdhihi ay qabeen wax kasta uga jeedan somali hadan nahay adunku inaaga yaab
@halimaabdirahman7888Ай бұрын
Jah run badanaa
@Bintuxaji629Ай бұрын
Wxu kuleyaxay ilma korsa ayu kuleyaxay
@AbokaraminАй бұрын
Tasbiixso qatumada ilahey haku hagajiye nin ka shekeytisa waxa kaga fican cibadeyso iskaga tag mesha
@UmuHudayfa-qf7iqАй бұрын
Yurub waa lagu ba aay manaa niinkayga weel u diira bisinka 😂
@HalimaxasanKaahiyeАй бұрын
Maxa ugu diri waysay shaqo kasto adiga kusugeeysa mashiin matahau somalia ma mooda qaraabo iyo shaqaalo buuxan labadiina bas howl bananaka iyo mida gudaja kusugeysa
@ikramfarah2118Ай бұрын
😂😂😂
@ramlamohamedq9051Ай бұрын
Weelka ma xaranbaa in uu dhaqo
@UmuHudayfa-qf7iqАй бұрын
Mamo somaliland aah waan gartay fariid nimdeeda inay so land tahay gulayso maamo macan
@asmacali111Ай бұрын
❤
@roodanuur461Ай бұрын
Kkkkkk
@UmuCaziiza-d7rАй бұрын
Ma maamaa? Mise waa filter? 😂😂😂
@xidiigtareersool2729Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@ilhanhassan9813Ай бұрын
Waa filterka gaboojiya dadka
@DHEXDHEXADIYEАй бұрын
Xaaskayga intaa baan u samaynayay markaas bay kibirtay iskaga dhaqaaqay
@hodanahmed1329Ай бұрын
Walal sorry
@samowsamale3490Ай бұрын
Wax kale ayaa markaa khaldamey
@ND0564Ай бұрын
Sheekada qaybteedii ayaa maqan.
@FaqiHassan-j1t29 күн бұрын
Xaqiiq
@IlwaaadcadayАй бұрын
Aqligi ma nin buu noqdey maxaa nin igu daba xirey sidaan jeclahay haduusan sameyneynin muxuu iga ag qabanaaya marka akhas maxaa keeney baryada aabahay miya duqyahay camal yeelo camal la an aya ku heysee
@samowsamale3490Ай бұрын
Adiga iyo cidla ayaa is leh maamadan talo fiican ayay ku siisay