Haiska dumin reerkag lakin tasho oo haa fadi weyanan

  Рет қаралды 17,256

Jaano gabar absame

Jaano gabar absame

Күн бұрын

Пікірлер: 120
@SahraSuban
@SahraSuban Ай бұрын
Ilahay Malinka qiyamaha misaankaga xasanaad hakaga dhigo waanadada wanagsan❤
@CrisaaqXasan-c5g
@CrisaaqXasan-c5g Ай бұрын
Maasha allaanh waa caqligiii ooqofa 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Bilicsan-gp6yt
@Bilicsan-gp6yt Ай бұрын
Gabadha soomaaliyeed gurigii aabeheed iyo kii ninkeedaba waa kudhibantahay cajiib
@nasraarale6253
@nasraarale6253 Ай бұрын
Very true indeed
@bilana289
@bilana289 Ай бұрын
@@nasraarale6253 👍
@maryanmaye1369
@maryanmaye1369 Ай бұрын
Walahi very true walashey very good advice all those things you said is something going on.
@SugroOmarmahamed
@SugroOmarmahamed Ай бұрын
eedo macaan alle haku xafido waan ku jeclahy
@RuqiyarahmaAhmed
@RuqiyarahmaAhmed Ай бұрын
❤🥰🥰🥰🥰 Mashallah guuleeso qaaliyeey kheer allla ku siiyo mahadsantahay
@maryanhusein7357
@maryanhusein7357 Ай бұрын
Hapo cay iyo xumaan midna malihib bal wan kafaidnay kheyr alaha kusiyo adiga iyo walidkaaga casharadan wanagsan inosobadi ❤❤❤❤❤ mahadsanid
@hawahared-xd8pk
@hawahared-xd8pk Ай бұрын
Haryarey ku jecliya ilhay igama ka qaado❤❤❤❤❤❤❤
@XamdiXusen-p4z
@XamdiXusen-p4z Ай бұрын
Janadii ban kugu duceyay Ina ader Geesiyad bad thy Mnshllh ❤️
@hamdiegal889
@hamdiegal889 24 күн бұрын
Talo fiican waaye laakiin furiinka allah ayaa baneeye ❤❤❤❤
@maryansheikhabdi6860
@maryansheikhabdi6860 Ай бұрын
Walahi wan iska jeclahay habar yartaan mashaa ajar alle hakaa siiyo habo
@maryanhajji5763
@maryanhajji5763 Ай бұрын
Xumaan malihid shukran habo
@shukrijama4063
@shukrijama4063 Ай бұрын
Masha Allah walal Allah abaalkaaga jano haka dhigo waad nala talisay anigu kow qof ka taladaada qaadanaya ayaan ahay shukran 100 jeer iyo ka badanba
@SiciidoHappy
@SiciidoHappy Ай бұрын
Mansh Allah wanadada wan jeclahay runta ayad ushegta gabdhaha Allah kubarakeyo
@nasriinAli-r5q
@nasriinAli-r5q Ай бұрын
Waana daada waa ianfacday wlh inbadan allah ajir iyo xasano hakaa siiyo ❤❤❤❤
@Xayaatiqurux15
@Xayaatiqurux15 Ай бұрын
Maamo waana waanisay ❤❤❤
@RidwaanRidwaanhassan
@RidwaanRidwaanhassan Ай бұрын
M.a hooyo wangasaan baatahay Allah hakubarakiyo waax badan Baan kaafaaidaysatay qalbiga kahadashay
@farhiyahussein6752
@farhiyahussein6752 Ай бұрын
Alaaa ilahow kuxifdi habo mcn amiiiin ya rabiiii 🎉❤
@weeewchaweeewcha
@weeewchaweeewcha Ай бұрын
Exactly mama jzkllaah qayr gabdhaha kuwa wax maqlo Allaha kadhigo baroorta badan ee dumarkeena kuhabsatey ayaa naga yaraan lahayd 😂
@samieactions2186
@samieactions2186 Ай бұрын
Abaryar Macaan waan kaxumahay your experience and I appreciate your advice. Allaha kubarakeyo..❤❤❤
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 Ай бұрын
Ala runbadanaa maamadu m.a Ale hakuxifdiyo maamo❤
@nasramohamed9476
@nasramohamed9476 Ай бұрын
alaa run badanida walaley nin ka taasho laana taaasho talaabo marku qaado adnaa 3 qadaa saxiibey gurigagana dhaqo ilmahagana xananayso naftadana qurxi isagaaa qurxi oo u labis yaaan la oraaan ninki baa dayacan oo ninka isnaa hagaji oo guriga ka hagajiyaa oo qaylada ka daaayaaaa waxbaro gabadhedey oo dedaaal oo meel gaaraa ohiintaa ceeeb mahaa waa la oyaa lkn waaa la qadsada sir yesha dumarow oo guryihina sirtisa ilaliyaa ilmihina ilaliyaa u ilali mentely iyo phicalyba adnaa is ilalali noqo hooyo cafimaad qabtaaa oo cilmi diin iyo maadi taqaanabaa dedeala oo wax barta waxna tacbadaa farax waa farax lkn hadana nafta u bahan lagama marmo eee iska haysta awaalbaa amaantiisaa waad shegaysay manta aroosayse manta marku xumadeey ceeebtisa haa shegiine labtaa gashtaaa waxaadnaa dhahdaa waa boqor faraxaygi ilahy maa boqor kaga dhigo doone guurigaa ugu qalisan ugu quruxda badan hada kaso baxdey gabadheey oo aad halmar guursatay ciid ku rabta ma jirte guurigaag isku xeji oo dhiis hooyadaaba wax badan baay so dhiste somalidu hore waxay u tiri halka lagu qooysada lagu qalaajistaaa markaa awladiinaa u daneeeeyaaa ganadhkastooy awladada hoos u eeeg intaaad bari qoomoman lahyd gabadha gurigu ka dumaaay haa guursan ila awladadi ku kooeaysa guur ka dheerow waa iga talo kuwi horaa la yaban tahaye kuwa kale haysku dhalin adoon xoolo u dhaqaan hablo cafimadkiina ilalaiya guul gabadh kasto soomaliyed ilaa gabadhayda an dhalay ku daaro hooyo qurux badaan marka la helo waxa la helayaa caruur qurux badan nin qurix badan bulsho qurux badan samraa samra samra samra hablo samirku waa quruxdaa nolosha qof aan sabriin meel ma gaaro si kasto laydiinku qaldaaamo haaa cadhooninaa haaa is cilinaana hana dumiinima guuryihinaa ilahay baryaa baryada badiyaa hagbadahaa galaa dahab gataa dhul gaataa passpor samaysta ilmihna sharci u qataa ilaahow mu ahaado passpor samali haka faniin malin buu ku anfici guulaystaaaa gabadho somaliyed anigaa iso duceeeyaaa haa ilawin inaa i ducayso ❤❤❤❤❤❤
@Asmaib800
@Asmaib800 13 күн бұрын
Wll talo ficn yad bixisay Khayre Al haku siyo ❤
@dekosharaf6823
@dekosharaf6823 Ай бұрын
Masha allah habaryar qali ah bad tahay allaha kusharfo wad nawanisay adigana waxan kugu wanin barashada diinta 5ta tiir islamka is ka sax mahadsanid habo
@deqoyusur4319
@deqoyusur4319 Ай бұрын
Waadmahadsantahay jano soobadi
@Anzal222
@Anzal222 14 күн бұрын
Habo fariidiiyey thankz
@AnisaAhmed-s1h
@AnisaAhmed-s1h 26 күн бұрын
Amin amin yaarabi ayeeyo
@fadumoali8301
@fadumoali8301 Ай бұрын
Maseer is not easy gabdhow lakin adkeesta oo ciyaalka kumashquula,hada dulmi lagugu haynin.
@AyaanAxmed-v5v
@AyaanAxmed-v5v Ай бұрын
Asc maasha allaah walaahi run bey kanhadlaysaa alla run bsdnaa laakiin cidii aan caafimaad keeda uuna saamixin wey iskantegi iinsha allaa
@RuqiyarahmaAhmed
@RuqiyarahmaAhmed Ай бұрын
Mashallah abaayo khibrad xikmad alle ku siiyey
@NimcoFarah-h9k
@NimcoFarah-h9k Ай бұрын
Masha allah habo noso badi wanada
@Iqlaas123
@Iqlaas123 Ай бұрын
Mshàa allh shrfy qalbiga sidaa nogu dajiso allh kugu dajiyo shrfy❤
@Remember1977
@Remember1977 Ай бұрын
🤣😂 Colkii faarax fadhiya yuusan kugu iman! Intaa waa kaa guntay. Walaal 😂🤣🤣
@Waa_yaab
@Waa_yaab Ай бұрын
Anigu waxaan oranlahaa ninka hadu guursadey matashan lakin ilaah ayaa u baneeyay, caisha ayu nabiga xaasaskisa u jeclaa ayadana haweeni nabiga xsw badankood wuxu guursadey gadaashed, sax maseyrku waa waxjira waana xanuun badanyahay, lakin walashayey aad meelaha la talinta qoyska ninkaagana gee hadusan ku fahmeyn si uu ku fahmo, nimanka qaar waxay u qabaan kibir iyo ina udiidayso xaqiisa, marka latalin ayuu u baahanyahay, mida kale wanaaga ayaa lagu hanta qofka qalbigiisa joogte wanaaga wuu kujeclaana wuuna kuqadarin ninkaaga, samee xad ama soodin wax walba oo idinka dgaxeeya sida kaftankina, sheekadina iwm wuu kuqadarin, jirkaaga, nadaafadaada iyo tan gurigaaga, isqurxintaada ku dadaal .
@mohamudabdidahir7889
@mohamudabdidahir7889 Ай бұрын
❤maashaaallah, keep going sister
@hawaluul1649
@hawaluul1649 Ай бұрын
Masha allah mahadsanid habo wlhi warun hadalkaga
@umu5149
@umu5149 Ай бұрын
Mashallaha waa taalo wangsan jazakalahu khyr
@faadmamohamed7291
@faadmamohamed7291 Ай бұрын
Mash Allah habar ya macaan waad mahadsan tahay
@Farxiyaibraahim-c6b
@Farxiyaibraahim-c6b Ай бұрын
Qalbi dhaya alla maxaad runsheegtay
@safiyoqoorgaab8648
@safiyoqoorgaab8648 Ай бұрын
msha allah maamo janno
@CaashaCllaahi-lm6mz
@CaashaCllaahi-lm6mz Ай бұрын
Aaam aamiin hooyo mcn
@halimaqueen8067
@halimaqueen8067 Ай бұрын
Masha Allah guuleso
@fadumajamac215
@fadumajamac215 26 күн бұрын
Thanks hooyo mcn
@CaashaCllaahi-lm6mz
@CaashaCllaahi-lm6mz Ай бұрын
Jasaku lallha khair
@dekaali2808
@dekaali2808 Ай бұрын
Jazaakumallah khayran abaayo.
@najmacarab7003
@najmacarab7003 Ай бұрын
Edo macn alle haku xafido
@umaramadaanchannel3871
@umaramadaanchannel3871 Ай бұрын
Masha Allah wan kugu cusubahay manta habo anay ihaysata oo furin kayga lo balan san yahay hada ee iso duceya❤🎉❤🎉
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 Ай бұрын
Abaayo ka joog oo istiqaareyso gurigaaga qof soo siyaadey ha ku dumin aduunyadu waa waxbarasho .
@fardowsasaidnor8171
@fardowsasaidnor8171 Ай бұрын
Abayo kheyra allah ku waafajiyo,, lakin ha ku dag dagin haday ilmo haday ku joogaan,, guuul iyo farxad ban ku rjny.
@umaramadaanchannel3871
@umaramadaanchannel3871 Ай бұрын
@@fardowsasaidnor8171 wll aamin Mahadsanid
@umaramadaanchannel3871
@umaramadaanchannel3871 Ай бұрын
@@aaminasahra1875 Mahadsanid qali
@araweelodiiriye8489
@araweelodiiriye8489 Ай бұрын
Asc ilahay ka baqo wallo guryaha musliim ta dhib ha dhexdhigin Si kale ayaad u waanin kartaa oo ah xaqa naftada ka hor mari qofkasta xitaa ilmahaga Lakin dagaal iyo digtoonaan ku noolow Waa laga fiican yahay walaashay Nin aa guursanaya dumarow ma iska daysaan Haduu guursado kula joog ama kaga tag ma cirkaa soo dumay subxanallah
@OsobAhmed-d1c
@OsobAhmed-d1c Ай бұрын
Caaajiiiib walasheeey
@fahimahussein9321
@fahimahussein9321 Ай бұрын
M.a habo allaha ku xafido
@faa5352
@faa5352 Ай бұрын
Masha alaah alaha kuxafido❤❤❤❤❤❤❤❤
@maryanhusein7357
@maryanhusein7357 Ай бұрын
Masha Allah walashey mahadsanid wan kafaidnay ❤❤❤❤
@som1
@som1 14 күн бұрын
Boqilki boqol waa sax
@ridwanabdulahi2221
@ridwanabdulahi2221 Ай бұрын
Edo hadan dalban dhar badan on jeclahay ayan is dhahay xoga bilka tashil 😂
@nasramohamed9476
@nasramohamed9476 Ай бұрын
masha allah masha allah talo fcn ayaa wadaaa
@AaminsMaxamed
@AaminsMaxamed Ай бұрын
Manshaa Alaa xaqiiq waa sidaa ad shegto wax loo samro ubadkaa
@ridwanabdulahi2221
@ridwanabdulahi2221 Ай бұрын
Edo yutub ayan raba ina furto ma icawin karta ninkeyga ma rabo ina furto ana wan raba ina furto on hormar ka samesto wanadada dhana wa i anfacday ❤❤❤❤
@SagalAbdullahi-w2c
@SagalAbdullahi-w2c Ай бұрын
Masha allaah habo mcn
@raxaweynroyalty4804
@raxaweynroyalty4804 Ай бұрын
I ❤️ You Habaryar 😘😘😘
@salmamire8342
@salmamire8342 Ай бұрын
Wlhy maamo waxbadanaa kaa faaiday thanks
@ifraxApdirisak
@ifraxApdirisak Ай бұрын
Mahadsanid habo qaali
@munamohamed6101
@munamohamed6101 Ай бұрын
Allow ku xifdi❤❤
@indhauron7326
@indhauron7326 Ай бұрын
Gabar an jecla lataliso gul wcn habo
@queenfatima8019
@queenfatima8019 Ай бұрын
Masha alh hooyo mcn❤❤❤
@Sahramuktarbile
@Sahramuktarbile Ай бұрын
Ina adeer qurux badan aad bn kuu jclhy
@FilsanMaxamed-jk9od
@FilsanMaxamed-jk9od Ай бұрын
.maasha allaah
@NajmaAbdi-d4w
@NajmaAbdi-d4w Ай бұрын
Habaryar jano KZbin baad furatay m.a ❤❤❤
@samiroclahi6347
@samiroclahi6347 Ай бұрын
mnsha allaah illaahay mid talada qaadata ha iga dhigo inan isku tashto wanba kari la ahay
@aishamohamed8282
@aishamohamed8282 Ай бұрын
Xikmad badan Allaha nookaadaayo
@NASRAODOWA
@NASRAODOWA Ай бұрын
Wallahi topic ka kali ayaanba kahelay❤
@XamdiAadam-g1z
@XamdiAadam-g1z Ай бұрын
Hoooyo qaali mahadsanid nosoo badi💋🫶❤️🥹
@Nuurah951
@Nuurah951 Ай бұрын
Bari intaad barooranlahayd adoo gurigaagii fadhiya tasho walaahi waa xaqiiq.
@MunaBashiir-y6w
@MunaBashiir-y6w Ай бұрын
Wcs xbbti allh ku sharfo❤
@hi-gn6my
@hi-gn6my Ай бұрын
Mahadsanid xabiibti
@Mr7Kza711
@Mr7Kza711 Ай бұрын
Habo alha kuuxafido❤❤❤❤❤
@Bilicsan-gp6yt
@Bilicsan-gp6yt Ай бұрын
Runbadanaa guulayso
@forgottenheart4947
@forgottenheart4947 Ай бұрын
EXCELENTE😁😇👍🏾
@DuniyoAli-y6l
@DuniyoAli-y6l Ай бұрын
Habo yarey taladaada wan qataa anigu minyaro ah illhey ha saqiro gabr walbo waxan kula talin lahaa waqtiga farax galin lahaa ilmihina iyo naftiina galiya wlhi hadu illhey ilmo hadu kgu daro asiga ayaa ufican iskala jog
@xaawosoomaali1800
@xaawosoomaali1800 Ай бұрын
Hapo macanto ❤❤
@habibam-tf9rm
@habibam-tf9rm Ай бұрын
Qof illaahay xikmad siiyay baa tahay , aad baad u mahadsantahay
@bilanahmednour8595
@bilanahmednour8595 Ай бұрын
Jano🎉
@hubiyusuf7718
@hubiyusuf7718 Ай бұрын
👏👏👏👏
@MariamAbdi-o7t
@MariamAbdi-o7t Ай бұрын
Kkkkkkk😂farah ha aminin
@fatumabillow4771
@fatumabillow4771 Ай бұрын
Keep going sister❤
@CaashaCllaahi-lm6mz
@CaashaCllaahi-lm6mz Ай бұрын
Alle haikadayo mcnto
@hussienolow3283
@hussienolow3283 Ай бұрын
Taladda aad gabdhaha siisay waa runtaa!
@XamdiGuuleed
@XamdiGuuleed Ай бұрын
Hoyaday labaad Baathy hbo mcn
@Nuurah951
@Nuurah951 Ай бұрын
Naag nool Allaha nookaadaayo
@SumayamoalimSumayaMoalim
@SumayamoalimSumayaMoalim Ай бұрын
Habo routine nosoo duub
@FardowsaHassan-yj5tp
@FardowsaHassan-yj5tp Ай бұрын
M.a1k bn garne hambalyo
@FaqiHassan-j1t
@FaqiHassan-j1t Ай бұрын
Kkklkkkk daadaan iyo faarax aa habar cajuuso oo somali sheegata oo qeeyr sheegta haka sugin inta ay jogaan bal cimriga ay kujirto iyo wax ay ku hadleyso eeg kkkkkk tan hada ma wiilal ay dhashey ayey xeerineysa waada nucaan oo miiran raga somalida hadey ka fikirin wiilashooda danbe aaya tiinkooda habrahaan iyo kuwa ay dhaleen hadey hooyo oga dhigaan wey cirib go ayaan raga somaliyed guursada haween aan kuwan ahayn waa iga talo wallahi cajuusoyinka hoyoyinkiin waa meesha leydiinka heysto hhhh😂😂😂😂😂😂😂😂😂 cajuuso qeyr sheegta lama sheegin 😂😂😂😂😂
@Asmaib800
@Asmaib800 13 күн бұрын
Naya wax mel kasta ka oyaysa waa gabdh somaliyed oo nin xumeyay cadawo an raga ahayna malaha dumarku way jiran mid mid ficn lkn inta xun ba badan
@SuubanChannel
@SuubanChannel 25 күн бұрын
Jazaka all kheyr❤❤❤
@Fatima-r9o2o
@Fatima-r9o2o Ай бұрын
Nunleey
@umulkhayrmaxamuud4187
@umulkhayrmaxamuud4187 Ай бұрын
Nambarkee lagaala soo xidhiidhi karaa
@FardowsaHassan-yj5tp
@FardowsaHassan-yj5tp Ай бұрын
5 wasowmu ramadhan
@FadumoYusuf-d6v
@FadumoYusuf-d6v 23 күн бұрын
Inadeer nin run soomali ah waxba ku dhexjiraan
@nasramohamed9476
@nasramohamed9476 Ай бұрын
waaa runtaa nin intu gudahaa kugu jiro waa ninkagaa lkn marku suqaa aaado ninkagaa maha markaa gabdhow isku tashtaa oo horumar gadhaa oo naftiina ka shaqeeyaa
@Mariam-d5n2t
@Mariam-d5n2t Ай бұрын
❤❤❤❤
@idilqalanjo
@idilqalanjo Ай бұрын
Ani habo wan kugu haystaa
@hamdixariiro8996
@hamdixariiro8996 Ай бұрын
Habo maxaa laga shaqeyaa hee Kenya. Shaqo ma lahan mida kale hoyadii caruur haysata maba shaqeeyn karta hadii aay shaqo bilawdana carurtii ayaa dayacmeysa maxa xal ah hee habo😊
@xamdidahir9141
@xamdidahir9141 Ай бұрын
waxaad heshid wax meel ka dhigo waa saan damacsanahaye
@YusufAbdille-s8n
@YusufAbdille-s8n Ай бұрын
Shaqada aad hay so I waa shqada sheydaan waay waxaad haweenka wanaagsan bareysaa in ay nin koodu dhacaan oo ay tuugo noqdaan waxaa tahay naag lanacay singal mather rajo beeshay
@FaaizaOsman-i8u
@FaaizaOsman-i8u Ай бұрын
Habo macan talefanka whats upka ma shaqenayo
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw Ай бұрын
Dumarka somalida waa bila kalsoni reerka ada shegisa waa adiga iyo carurtada kulaha ninka waa tashadi hadana kumosan dahin iska baxa kkkkkkkk qalada ban iska dadicina nin tashadi tasho hooyo cafimad qabta hore marta
Qof allaha leeh maa istareso haistaresin
15:08
Jaano gabar absame
Рет қаралды 4,7 М.
Adigo cafimad qabo hayaso reerkaga q
18:52
Jaano gabar absame
Рет қаралды 7 М.
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
Furaha ninku waa hadal wanaagsan iyo ixtiraam
6:00
Hoyo macan 🥰🥰
Рет қаралды 18 М.
tasho intan lagaa tashan
6:58
Jaano gabar absame
Рет қаралды 15 М.
TARBIYADA GABDHAHA 🌸 Part 1
12:44
Ifrah M Moalim
Рет қаралды 3,3 М.
😡😳Ala gabadha yasitaan badna ninka sixun e ugashay
23:22
Gabrey ado qof iska gadeyso hais baha Diin
13:03
Jaano gabar absame
Рет қаралды 6 М.
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН