Abdisalaan Hereri "Intii aan safrayey Minneapolis oo kale weligay ma arag" ogow sababta.?

  Рет қаралды 81,907

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Пікірлер: 74
@hassanabdiaden2976
@hassanabdiaden2976 9 ай бұрын
Maanta anigaa ugu horeeya dadka dhan hareeri waan ku salaamey sxb
@samsamjama144
@samsamjama144 9 ай бұрын
I used to use the skyway when I worked in downtown mpls
@hodanahmed8489
@hodanahmed8489 9 ай бұрын
Soomaaliya sidaasaa qiyaamahu ugu dhacayaa
@nasriina12345
@nasriina12345 9 ай бұрын
Waaba u ogtahay in Qiyamaha ku dhacay iyga wali dagaal qabiil ku jira 😂😂😂😂
@warsamaosman-Sool
@warsamaosman-Sool 9 ай бұрын
Zoomalia waligeed hagaagimayso.
@CabdinaaficMaxamed-y4c
@CabdinaaficMaxamed-y4c 5 ай бұрын
​@@nasriina12345🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@warsameali5133
@warsameali5133 9 ай бұрын
Cabdisalaan waa qofka kaliya oo soo bandhigo hormarka iyo qeerka dalkeena.
@maxamedaxmed1483
@maxamedaxmed1483 13 күн бұрын
0:16 0:16 0:16 0:16 0:16
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q 9 ай бұрын
Hereri❤❤❤❤❤❤
@MakoAhmed-b9x
@MakoAhmed-b9x 9 ай бұрын
Laa ilaaha ilallahu Mohammed Rasuulullahi Harari 70 majiree haday ubadato 60 or 65buujira ee miskiinkan iskadhaaf Harari magaalada Seattle iyaan kaasoo salaamay ❤👍
@Degaliah
@Degaliah 9 ай бұрын
Ha 1965 ayu dhashay
@nawaalsaid2915
@nawaalsaid2915 9 ай бұрын
59buu jiraa waa la yaqaanaa
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 9 ай бұрын
Allaha 🤲🏽 ii rumeyo riwadayda
@beline-rp7he
@beline-rp7he 9 ай бұрын
Amin
@QadraDaahir-w6t
@QadraDaahir-w6t 9 ай бұрын
Mareykanku wanagsanaa yaanageeyo
@Cabdiraxman..Gaalkacyo
@Cabdiraxman..Gaalkacyo 9 ай бұрын
Wanaagsanaa aa, waa dhul cadow dhul cadowna ma wanaagsana, Maalinta aad cagta dhigtid baa xanuuno oo dhami kuu soo kabo gashanayaan😂
@libanmilano673
@libanmilano673 9 ай бұрын
@@Cabdiraxman..Gaalkacyo dhul cadow haduu YAHAY malayin Somali ah kuma nolateen hadalkaaga Waxba Kama jiraan
@naciimoaweys-fq9gi
@naciimoaweys-fq9gi 9 ай бұрын
First comment ❤
@Businessflip
@Businessflip 9 ай бұрын
Oo sidani waa caafimaad daree ma ba helaysid qaybaha Jawiga ee caafimaadka iyo faytamiinda kala duwan leh.. anigu haddii aan aado Mareykanka waxaan tagi doonaa meelaha kulul sida Texas, New Mexico, California, Florida ama Arizona😂😂
@TruthNeverHurt462
@TruthNeverHurt462 9 ай бұрын
Meshan was townka bes magalada kale waa caadi
@farhiyaofficial-fo24
@farhiyaofficial-fo24 9 ай бұрын
Maasha Alllha
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 9 ай бұрын
ragbaa❤ is hellay❤
@mohamedsiciidnor4096
@mohamedsiciidnor4096 9 ай бұрын
Hareeri in the billing
@abdirashiddirie3522
@abdirashiddirie3522 9 ай бұрын
Calgary, Alberta waa sidaas oo kale
@NaimaNur-h1g
@NaimaNur-h1g 9 ай бұрын
Sweden ayaa sidaas usamaysan dadka degen Mn ,sweden original ka yimid
@savageboy1844
@savageboy1844 7 ай бұрын
Magalade sweden?
@Planedude188
@Planedude188 7 ай бұрын
Also my small town in Canada is like that … you can even move your house and not be outside till your office.
@duniyakordahab
@duniyakordahab 7 ай бұрын
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw alle kabaq meel walba aad joogto
@Nazapoh
@Nazapoh 9 ай бұрын
Haayo haaye maalin dhawaydban burco ku arkay😂
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq 9 ай бұрын
isaga iyo cabdirashiid dahabshiil hhhhhhhhhhhh waliba suuqa
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq 9 ай бұрын
isaga iyo cabdirashiid dahabshiil hhhhhhhhhhhh waliba suuqa
@Nazapoh
@Nazapoh 9 ай бұрын
@@AhmedDaariq Haa iyo badhasaabka nafaqo
@fatiaden2130
@fatiaden2130 8 ай бұрын
Haaye haaye galkacyana nin u eg ban ku arkay😂
@abukids2176
@abukids2176 9 ай бұрын
❤Ciid Mubarak ❤
@OomaarBarbar
@OomaarBarbar Ай бұрын
Haaye haaye waa cabdisalaal hareri oo cirka ku lumaye
@FaisalHanad-wz7ho
@FaisalHanad-wz7ho 22 күн бұрын
Wxaa aad u wanaagsanaan laheyd wax somali dhisato in lagu faano lkin wax dad kale dhisteen oo rag kale dhisteen oo weliba wadan kale ku yalo..kolley wxan biniadan aya dhistaye somalina wxaan iyo wax kasareya wlhi wa dhisan karaan wanna u rajeyna.i.a lataqnuduu min raxmitillahi.haka quusan naxariista Allah..waa ayad qurana..
@blaak23
@blaak23 9 ай бұрын
I work at nicollete mall it’s very beautiful city but now the city has attracted many homeless people with drugs addictions.
@N.A.M1234
@N.A.M1234 9 ай бұрын
Ninkani la waraysanayo wa Rer Djibouti waayo lahjadiisa iyaan gartay IN IN IN
@suldanfarah143
@suldanfarah143 9 ай бұрын
Masha allah hareeri meel qurxon waye
@SaidMohamedElmi-s8y
@SaidMohamedElmi-s8y 9 ай бұрын
HAAYE,HAAYE,HAAYE , LOL. HALHAYSKII HAREERI LAGU YIQIIN EEY NOQOTAY.😅.
@MohaOsman-vi2dh
@MohaOsman-vi2dh 7 ай бұрын
mshllh ❤
@Abdinur-s2n
@Abdinur-s2n 4 ай бұрын
Minneapolis waa nimcahay 2009 baa ka guuray dad xun baa dagan
@siciidelmi5769
@siciidelmi5769 8 ай бұрын
I really love mpls its beautiful city We call sky way city
@SSS78781
@SSS78781 9 ай бұрын
😂😂😂Sky ways Louisville Kentucky ayaan ku arkay
@hadimohamed-fh6ml
@hadimohamed-fh6ml 3 ай бұрын
Waa caajiib 😅
@FarhanSwaggy
@FarhanSwaggy 9 ай бұрын
Hadaba suashu waxa weeyan duni Laga tagaayo raaxadiisa mxy tartaa🤔
@DahirAdan-t1j
@DahirAdan-t1j 9 ай бұрын
Skyway ga karamel Mall ma i geynayaa, suuqa Somalida
@m0orash
@m0orash 9 ай бұрын
Asia baa aad u isticmaalaan skyways .......
@deeqdadax
@deeqdadax 9 ай бұрын
❤❤❤❤
@abdirizakbaroud5691
@abdirizakbaroud5691 8 ай бұрын
Alaylehe waa wax derbiga looga boodo.Macnihii dowladnimada oo dhaba ayaa ka muuqda.
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 3 ай бұрын
Waxaad dadka u ari ladahay dhaqaalihii wandaka wuu isbedelay Covid-19 kii dhaqaaluhu hoos u dhacay.
@leadershafi-od6wt
@leadershafi-od6wt 7 ай бұрын
Somalia wey anfici lahayd so kulaylkeda saa id ah in lo sameyo oo qabojiyayal lagu xiro lkn wa gorma he tawers ki xita ma lihi dabaq ba arkaysa filall ku xigta
@Hassanhandule
@Hassanhandule 7 ай бұрын
Hereri seedi camera 📸 maanka wadalisen shaax udhiiba 😂
@cabdiraxmaan4877
@cabdiraxmaan4877 7 ай бұрын
Haddii aan nahay dadka somalia jooga adduunyo & aakhiro midna ma joogno 😂😂
@AhmedYare123p
@AhmedYare123p 7 ай бұрын
asc
@TuuboRaac
@TuuboRaac 7 ай бұрын
26 miyaa yar hhhh😅😅😅 ninkasi wuu soo Tuumbo raacey
@Cibado99
@Cibado99 9 ай бұрын
Sky ways maxaaa uga la jeedaa
@Gacaliye_studio1
@Gacaliye_studio1 9 ай бұрын
Cabdi salaan hareeri salaan sare lph❤
@DahirAdan-t1j
@DahirAdan-t1j 9 ай бұрын
Skyway ga 24/7 ma furan yahay
@ultimatetech3599
@ultimatetech3599 9 ай бұрын
LACAG MA RABTAA NALA SOO XIDHIIDH WAA LAGU AMAAHIN 100$ ILAA 2000$ ADEEGA SHIRKADA APLUS......................................................................................
@CiiseAhmed-ns2vz
@CiiseAhmed-ns2vz 6 ай бұрын
50$ maley amaahinaya
@FarhanSalad-u4p
@FarhanSalad-u4p 9 ай бұрын
Cabdisalan hareeri 70 sano buu magaalo joogaa wali skyways ma arag 😂😂😂
@Internut1985
@Internut1985 9 ай бұрын
Wuu arkay er Minneapolis maadamo ay qabow tahay waa wada sky way . Intaad downtown ka xagga kale kasoo gasho ayaad dhanka kale uga bixi karta adoo banaan ba u bixin
@haniabdirahman517
@haniabdirahman517 6 ай бұрын
Haaay haaay haaaye😅
@axmedjamac1481
@axmedjamac1481 9 ай бұрын
Hereriyaw😊hoosta ayaad funaanad baruura ka xidhantay
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 7 ай бұрын
Cajaa,ib
@MAS_01
@MAS_01 9 ай бұрын
Cabdisalaanoow dee Toronto oo aad aga weyn Minneapolis waay leedahay Skyway ga. Weliba magaalooyin kale oo Canada ku yaalo ayaa leh. Sida Calgary iyo Edmonton. Marka ma aha wax unique ah.
@abdirashidahmed2725
@abdirashidahmed2725 8 ай бұрын
Toronto waa magaalo subwey bilyans dollar la geliyey loo sameeyey oo laga shaqeeyey. MN waa iska tuulo weynaatey marka Toronto loo eego. Waa dhinaca horumarinta.
@ibrahimhassen9450
@ibrahimhassen9450 9 ай бұрын
jabutiyaan ka waa dad iska qaboow,soomlaida kale saacadaan wax badan ayay sheegi lahaayeen maadaama ay dad socod badan yihiin,kan waxba kama faa,iidiin aniga shakhsiyan
@abdiahmed9590
@abdiahmed9590 9 ай бұрын
Magacyada dhismaha ayaad baran in ka badsn wadooyonka
@SSS78781
@SSS78781 9 ай бұрын
😂😂😂sidee 26 sano hal company ugu shaqeeyaa..nin waalan ayad wareysaneysaa
@suhaibdek
@suhaibdek 9 ай бұрын
Bal waxaad ku hadlasid eeg dadkaasa somali ku jira nio waan dhimanay
@savageboy1844
@savageboy1844 7 ай бұрын
Umad isku wada nooc ah wa wax laga naxo nio aduunyada ilahay dad 45 sano mel ka shaqeynaya arkaysa. Somalidana waligay ninkasa igu horeysay yiri company ban 26 sano u shaqeya wa wax lagu farxo sababto ah somalidu iney noc walba yelato waxay ka dhigan tahay horumarka bulshada iyo la jan qaadka calaamka.
Boqorkii feerka Mohamed Ali Kalaay Taariikhdiisa iyo Abdisalan Hereri
23:00
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
Abdisalaan Hereri oo ka jawaabay 20 su'aalood oo la waydiiyey
27:44
Xogmaal Media
Рет қаралды 153 М.
Somalida iyo Irish-ku maxay iskaga mid yihiin.
22:40
Hereri Media
Рет қаралды 84 М.
Majaajiliiste Diidan Nolosha Truck-ga iyo Waayaha Maraykanka
22:26
Hereri Media
Рет қаралды 207 М.
Shiine Culay oo guri ka iibsaday Maraykanka iyo qiimaha uu ka bixiyey
11:53