Barnaamijka Baro Diintaada iyo reer Hargeysa

  Рет қаралды 64,588

Abdulaziz Oogle

Abdulaziz Oogle

Күн бұрын

Пікірлер: 124
@abdulazizoogle
@abdulazizoogle 2 жыл бұрын
1 Meesha dhulka kamida ee Beer jannada kamida ah waa meesha u dhaxaysa minbarka masaajidka Rasuulka iyo Xabaashiisa. 2 Ninkii Ibliis isku soo shabahay Maalinta Badar waa Suraaqa binu Maalik. 3 Ninka kaliya ee Rasuulka scw uu dilay waa Ubay binu Khalafa waana dagaalkii Uxud. 4 Saxaabiga ku dhashay Kacbada dhexdeeda waa Xakiim binu Xisaam
@asmaloveyuru3729
@asmaloveyuru3729 2 жыл бұрын
AMINE AMINE YAA RABI
@badalcalinour7925
@badalcalinour7925 2 жыл бұрын
Masha Allah shiekh cabdi casiis oogle
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 2 жыл бұрын
sheikhow nebiga scw, ma waxo ku duugan yahy masaajidka nebawi dhaxdiisa mise
@aminahassan1173
@aminahassan1173 2 жыл бұрын
Jasaakallaahu khayr shiikh cabdi casiis illaahay hakaa farxiyo
@MubarakZ
@MubarakZ 2 жыл бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا. جمعة مباركة اخوتي في الله.
@shamsomohamed9889
@shamsomohamed9889 2 жыл бұрын
Asc
@MubarakZ
@MubarakZ 2 жыл бұрын
Wcsw
@nuraabdi1534
@nuraabdi1534 2 жыл бұрын
Masha allah very good
@iqlaasa6543
@iqlaasa6543 2 жыл бұрын
Maansha allaah Sheekh. Dadka markii ay hadiyada qaataan , Mahadsanid ha yiraahdaan u sheeg Tarbiyadaas dadkeena wey ka maqan tahay qaar. Shukran
@fahmamoalim4693
@fahmamoalim4693 2 жыл бұрын
بارك الله فيك الله يكثر إمساك
@hodanabdi3981
@hodanabdi3981 2 жыл бұрын
Maansha Alaah sh Abdicaziiz sida diinta ugu dheeri galineyso Allaha kaa jizaai siiyo Baarakalaah
@jaamacaxmed2008
@jaamacaxmed2008 2 жыл бұрын
Maalinkasta waa kaa faaiidaystaa ale swt haku barakeeyo wll
@funnykids5667
@funnykids5667 2 жыл бұрын
Masha Allah Wlhi WAn u xiisay barmamujkan shekhana jasakumullahu khayr hanaga joojin WAn ku farxay imakee
@fardusaqalib2826
@fardusaqalib2826 2 жыл бұрын
Mashaa Allah waxaan ka heley wiil ka yar Ilaahay ha ku xafido Aamiin yaa rabii 🤲🤲
@hibaqxasan9340
@hibaqxasan9340 2 жыл бұрын
Mashaal allaah allahaku barakeyo barnaamij fcn baa umada u haysaa
@ciidqadhaayechannel1256
@ciidqadhaayechannel1256 2 жыл бұрын
Wax badan ayaan ka faa'iiday barnaamijkan Allah haku barakeeyo sheekh adi iyo intii kugu garabsiisay ba jazaka Allah khayr
@farhiyaabdi1671
@farhiyaabdi1671 2 жыл бұрын
Mansha allah tabarakallah shiikh
@Abuamiira
@Abuamiira 2 жыл бұрын
Mashallah sheikh Abdiaziiz Allaha kuxifdiyo Barnaamij aan inbadan sugaaye Halkaa nooga sii wad wanaaga aad inoo heyso Allaha kaa ajarsiiyo
@khadijaabdi4045
@khadijaabdi4045 2 жыл бұрын
Mashallah
@safaxusen1800
@safaxusen1800 2 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah good programme i missed it so much
@mohamedxabib8638
@mohamedxabib8638 2 жыл бұрын
Qalbigaa
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 Жыл бұрын
Waa su.aalo diiniya oo faaiido badan dad weynuhu kahelayo good job
@raxmacali2659
@raxmacali2659 2 жыл бұрын
jasaakalaahu khyr
@maanka305
@maanka305 2 жыл бұрын
Wll waxaan soo gudbinnaa Khayrka wll Nagu soo biir ILAAHAY dhammaanteen janada ha inawada geeyo Aamiin Aamiin❤
@AhmedAbdi-vl5jc
@AhmedAbdi-vl5jc 2 жыл бұрын
Maashaaa allaah jazaaaakalaahu kheyr
@Tasniim1
@Tasniim1 2 жыл бұрын
Sheekhunaa waad noofaa’iidaysaa Eebe hakaa ajarsiiyo.
@aswarme2724
@aswarme2724 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته جزاك الله خير اخي في الله سبحانه الله وبحمده سبحانه الله العظيم
@fadumomohamed2407
@fadumomohamed2407 2 жыл бұрын
Masha Allah wn u xiisay barnaamijka🥰🥰🥰🥰
@nasrindubow8244
@nasrindubow8244 2 жыл бұрын
Masha Allah sheikh Abdulaziz allaha kubarakeeyo waa barnamij an aad u tageero Kenya imaw sheikh haday macquul tahay
@ilhanita7778
@ilhanita7778 2 жыл бұрын
M.a barnamijkan wa jeclahay❣❣
@hayaat2928
@hayaat2928 2 жыл бұрын
Masha Allah
@hiboabdullah633
@hiboabdullah633 2 жыл бұрын
Maaasha allah barnamijkan waan jecelnhy lkin baryahan waan weynay alxmdulilah hadaan saaka daawaday
@saidajama9543
@saidajama9543 2 жыл бұрын
Masha Allaah Tabarakllah
@abdisalanbashir9644
@abdisalanbashir9644 2 жыл бұрын
Mashaa alaah
@naciimoabiib4111
@naciimoabiib4111 2 жыл бұрын
Asc wr wb wlhi ninjan waa ininwanaagsan mashallaah tabarakallaah alle haku xifdiyo
@ubahmohamud7475
@ubahmohamud7475 2 жыл бұрын
masha allaah , jizakallaah
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 жыл бұрын
Masha allah programma uxiisay sheikh noso badi
@sacdaismanjamac5246
@sacdaismanjamac5246 2 жыл бұрын
Mansh allh maansh allh weeye
@asmaloveyuru3729
@asmaloveyuru3729 2 жыл бұрын
Mashallah mashallah sheikh allah kuxifdiyo
@JuweriaYaqub
@JuweriaYaqub Жыл бұрын
Mansha allah
@youngash6411
@youngash6411 2 жыл бұрын
MAASHALLAH
@muxuboahmed225
@muxuboahmed225 2 жыл бұрын
Scwww, Asc Sheekh Jiimco Mubarak,
@abdulahiguran4622
@abdulahiguran4622 2 жыл бұрын
Shekh for suaalaha si aan uga faa iidayasano
@faynuustamudug3245
@faynuustamudug3245 2 жыл бұрын
Alla muxuu barnaamij yahy💯
@Sultana_Alisha
@Sultana_Alisha 2 жыл бұрын
Jazakallah kheyr
@mohadeek3348
@mohadeek3348 2 жыл бұрын
قال النبي صلى الله عليه وسلم "ما بين بيتي ومنبري روضة من رياض الجنة" الصحابي الذي شبه إبليس في معركة بذر هو سراقة بن مالك
@xilwaxaaji7414
@xilwaxaaji7414 2 жыл бұрын
Maansha Allaah cabdi casiis ogle qurux iyo diin baa kaa muuqata sheeq boos ma kaa banaan yahay gardarana igama ah kolay sheeqyada afarta way buuxiyeene?
@عيسىأحمد-ج9خ
@عيسىأحمد-ج9خ 2 жыл бұрын
عن النعمان بن بشير رضي اللّٰة عنهما قال : سمعت رسول اللّٰة صلى اللّٰة عليه وسلم يقول : (ألا وإنَّ في الجَسَدِ مُضْغَةً أذَا صَلَحَتْ صَلَحَ الجَسَدُ كُلُّهُ ، وإذَا فَسَدَتْ فَسَدَ الجَسَدُ كُلُّه، ألا وَهِيَ القَلْبُ). Ilaahay waxan karajaynayai inaad aqrinkarto insha allah
@unknownperson3532
@unknownperson3532 2 жыл бұрын
Wllhi waan uxiisay
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 2 жыл бұрын
Maasha alaah tubaaraka laah
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
Masha allah barnaamijka baro diintaada waa barnaamij cajiiba runtii halkaas kasii wada idiin lee yahay si ay dad badan uga faa'iidaan, sido kale waxaan codsan lahaa in aad muuqaalada noosoo koobtaan si dad badan u daawadaan. Mahadsanidiin🙏
@ibnumaxfuud
@ibnumaxfuud 2 жыл бұрын
masha Allah jazaakal llaahu khayr 😊🥰
@khadijaabdi4045
@khadijaabdi4045 2 жыл бұрын
Masha Allah jazaakal llahu khayr😊🥰❤
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 9 ай бұрын
BARNAAMJIKA
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 9 ай бұрын
BARNAAMJIKA
@habibaabdisamat9496
@habibaabdisamat9496 2 жыл бұрын
Mashallah
@muniitamahdi4433
@muniitamahdi4433 2 жыл бұрын
Mnsh allh sheekh cabdi caziiz 😍😍❤✋
@adoontiialleikhlaas4648
@adoontiialleikhlaas4648 2 жыл бұрын
Masha Allaah sheekh cabdi caziiz Allaaha ku barakeeyo
@filsanosman2923
@filsanosman2923 2 жыл бұрын
Ashhadu anlaaaillaaha illalaaah
@ZALAX.WADANI
@ZALAX.WADANI 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakahllah ❤️
@foosiyanuur6592
@foosiyanuur6592 2 жыл бұрын
مشاء الله
@faysalabdilahi2394
@faysalabdilahi2394 2 жыл бұрын
Mnsha allh allahu Akbar
@foosiyanuur6592
@foosiyanuur6592 2 жыл бұрын
اللهم صلي على محمد وعلى آله وصحبه اجمعين
@shukriabirik4962
@shukriabirik4962 2 жыл бұрын
SCW ma Sha Allah
@adonallah2302
@adonallah2302 2 жыл бұрын
جزاك الله الخير sualo rabey fasirkoda iga goey dhib maleh waa rajeyn inaan maqlo
@rahmaabdi2183
@rahmaabdi2183 2 жыл бұрын
Maasha allàh
@khadraabdirahman2774
@khadraabdirahman2774 2 жыл бұрын
Mansha allah tabarakallah
@abdishakurhussein9598
@abdishakurhussein9598 2 жыл бұрын
Allahuma Aamiin Allahuma Aamiin Allahuma Aamiin
@Nuceyma
@Nuceyma 2 жыл бұрын
Wll boorame imoownoo pls gaar ahaan xaafada fardaha
@youngash6411
@youngash6411 2 жыл бұрын
Good jobs
@halimaali2088
@halimaali2088 2 жыл бұрын
amin amin amin
@saxarlahassan4259
@saxarlahassan4259 2 жыл бұрын
🔝Benaajimka Baro Diintaada 🔝❤️❤️❤️
@ashamoalim8764
@ashamoalim8764 2 жыл бұрын
Allaahu akbar
@aminaboon1290
@aminaboon1290 2 жыл бұрын
Waa biisada
@ashamoalim8764
@ashamoalim8764 2 жыл бұрын
Scw
@cabdalaaxmed824
@cabdalaaxmed824 2 жыл бұрын
M.a wll
@xamsanuuxwehliye4826
@xamsanuuxwehliye4826 2 жыл бұрын
Su aalaha laga jawabi waye magaranaye inaad noo faaiideysa Bey eheed
@saynabibraahim4113
@saynabibraahim4113 2 жыл бұрын
Hargaysa lacgtii wada qaadatay waayo waa dad maskax badan oojawabta ufirsada masha Allah *really proud my city👏
@xilwaxaaji7414
@xilwaxaaji7414 2 жыл бұрын
Daa kala sooca mahadsanid
@abdikarimabdiibrahim3962
@abdikarimabdiibrahim3962 2 жыл бұрын
Cabdicaziiz, raggeedii
@iyigunler9509
@iyigunler9509 2 жыл бұрын
Alahuma aamiin
@dacadyare143
@dacadyare143 2 жыл бұрын
Sh cabdicaziiz su aalaha nooga jawab dhamadka barnamijka kuwo aan u bahanahay aya kujiro dadka kula joogo fursad ay kugu weeydiyan wa heli karan lkn dadka hawada kala socdo jawabta sii mAhadsanid SH
@aadangaydh1954
@aadangaydh1954 2 жыл бұрын
Mash alaah baro dintada
@maaidomanka4109
@maaidomanka4109 2 жыл бұрын
Wlll Su'alahas Meel Laga helo Application ah Igu Caawi su'alaha diini ah
@amirahassanamira6754
@amirahassanamira6754 Жыл бұрын
Maash allsh❤❤❤
@blackpink2487
@blackpink2487 2 жыл бұрын
Shiikh ninka faraha lagoyey aad weydiysey aarmu salanta sida u yaqaney inaad markale ku celiysey ahayd kh inshaa alla
@saynabibraahim4113
@saynabibraahim4113 2 жыл бұрын
Awlaadul caasimah masha Allah hhhhhh
@kaltunabukar6222
@kaltunabukar6222 2 жыл бұрын
Wll number lagala so xiriiri kara ma jiraa hadaad rabdi inaad nadka so cawiso
@moussafarahragueh8086
@moussafarahragueh8086 2 жыл бұрын
As-salama caleykoum Sheekh Abdulaziz aad baan u xiiseeyaa barnaamijkaan waxaan filayaa inaad ka maqneyd muddo koban.Allow khayr hakugu abaal mariyo
@adencabdi6201
@adencabdi6201 2 жыл бұрын
Xakiim
@saynabibraahim4113
@saynabibraahim4113 2 жыл бұрын
Lkn su'aalihii hadhay maad furine inaan ka faaiidno diyaar unahay sheikh
@adonallah
@adonallah 2 жыл бұрын
diinta islamka wa tan ugu xukunka tosan uguna wanagsan
@aniisabashiir8774
@aniisabashiir8774 2 жыл бұрын
Asc sheekh meesha kamida beera ah janada waa halkee
@bisharaabase4766
@bisharaabase4766 2 жыл бұрын
عنْ أَبِى هُرَيْرَةَ رضى الله عنه عَنِ النَّبِىِّ صلى الله عليه وسلم قَالَ : ( مَا بَيْنَ بَيْتِى وَمِنْبَرِى رَوْضَةٌ مِنْ رِيَاضِ الْجَنَّةِ ) رواه البخاري (1196) ومسلم (1391)
@asmamuhina6976
@asmamuhina6976 2 жыл бұрын
Asalam alaikum sheikh sualo Qaar dadka geefey manoshegiin
@cabdirisaaq4345
@cabdirisaaq4345 2 жыл бұрын
M.a
@adoontiialleikhlaas4648
@adoontiialleikhlaas4648 2 жыл бұрын
Sheekh xubin taasi carabka miyuuna ahayn
@naimanura
@naimanura 2 жыл бұрын
ina abti jwbaha maxaa noogusoo dari weydey dhamaadka
@Diidii22665
@Diidii22665 2 жыл бұрын
Sheakh abdcaziizow Somalia coronavirus kama jero ee ha is caburin Mase amar kale ayaa jira
@raxmacabdi1291
@raxmacabdi1291 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@naimamumin3044
@naimamumin3044 2 жыл бұрын
Barnaamijkan waa iftiin diinta islaamka ina baraya oon U baahnayn dhaamaan allahu Akbar
@ASMAAMOHAMED-xi5oj
@ASMAAMOHAMED-xi5oj 2 жыл бұрын
Dagaalkii badar sheydaanka Ninkii uu suuradiisa isku soo ekeesiyay wuxuu ahaa《 Suraaqa ibnu Maalik》
@husseinnur8250
@husseinnur8250 2 жыл бұрын
Science ka diinta Islaamk ayaa u aabbo ah.
@Sara-nw8ut
@Sara-nw8ut 2 жыл бұрын
Suraaqa ibnu malik
@bintuomar3114
@bintuomar3114 2 жыл бұрын
waxaan dislike sarayo gaalo miyaa misa misa micnaha calamadaan ayee aqoonin👎
@hiboabdullah633
@hiboabdullah633 2 жыл бұрын
Micnaha ayeyna aqoonin Baan is idhi wl🤔
@yuc8208
@yuc8208 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/inTXYYObatJljrM Àan kuwada salino xabiibkeena
@burhanhassanwebi2049
@burhanhassanwebi2049 2 жыл бұрын
War sheekhow barnajimkako ma dhaafo miya somaliland waaa cajeeb
@raxmacabdi1291
@raxmacabdi1291 2 жыл бұрын
Masha Allah
@foozia426
@foozia426 2 жыл бұрын
Maasha allaah
@raxmacali2659
@raxmacali2659 2 жыл бұрын
maasha allah
@youngash6411
@youngash6411 2 жыл бұрын
MAASHALLAH
Barnaamijka Baro Diintaada iyo suaalo faaido badan
15:08
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 90 М.
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,6 МЛН
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24
Barnaamijka Baro Diintada Qayb Cusub + Qosolkii Aduunka
25:39
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 44 М.
NIN AAN SEEXAN 29 SANO | THIS MAN HASN’T  SLEPT IN 29 YEARS
19:18
barmaamijka baro diintaada
48:07
3M MEDIA PRODUCTIONS
Рет қаралды 31 М.
Barnaamijkii Baro Diintaada iyo Faaidooyin Badan
26:29
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 212 М.
Barnaamijka Baro Diintaada S02E10 2021
24:27
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 79 М.
Barnaamijka Baro Diintada SO2EP12 Faaido iyo Qosol 😁
28:41
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 153 М.
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,6 МЛН