Gaardiska Ciidamada Kala Duwan ee Jamhuuriyada Somaliland.

  Рет қаралды 71,053

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 227
@NasiradannurNasiradannur-lf3hn
@NasiradannurNasiradannur-lf3hn 4 ай бұрын
Reer somali land waanu idinku faraxsanay walahi walaalayaaal waad u qalamtaan qaran buuxa hadaan nahay moqdisho waanu qiraynaaa in aanan xataaa waligiin idin gaadhayn masha allah walaaalahayaad tihiiin diin ta inaga dhaxaysa iyo walaal nimada aqoonsi deg dega ilaahay idankiisa
@sahraabdirahman8386
@sahraabdirahman8386 4 ай бұрын
Mhdsnid sis❤
@rajoo532
@rajoo532 4 ай бұрын
Mahadsaniid.. we love u walal. Gulaystaa idinkonaa ❤.
@faysashaqale5337
@faysashaqale5337 4 ай бұрын
🎉manshallha fariiid wlal alleh somali ha wada guuleyo waxsynu isku nahy aya ka weyn wax kasta horumar anu gadhna wa mid ad nala gadheen❤
@hiddowacan811
@hiddowacan811 4 ай бұрын
Aamiin wll qaali intaa aad aragtay madaxdiinii latusi waa
@YasserAA93
@YasserAA93 4 ай бұрын
😂😂😂 grow up !
@jamalwarsame5587
@jamalwarsame5587 4 ай бұрын
Somali inan wax fahmno waaye, dadkan waa dad shaqysty, midysan, dawladnomo, iyo Kala danbyn ka mooqato. Somaliland sharf iyo guuul.
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 4 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك Ilaahayow wadankayaga noo xafid iyo ciidankayaga ka naxaw nafta waa
@YasmiinMuuse-o2h
@YasmiinMuuse-o2h 4 ай бұрын
@ibrahimfahal-x2d
@ibrahimfahal-x2d 4 ай бұрын
MANSHA ALLAH,, GUUL JAMAHURIYADA BARAKEYSAN EE SOMALILAND💚🤍❤☝️ Thank You HCtv, The Best Video I saw So Far, Many thanks HCtv,
@aminaege9823
@aminaege9823 4 ай бұрын
Guul Guul Guul ❤❤❤❤❤
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 4 ай бұрын
Mansh Allah allow noo barkee dadka iyo dalkabaa !!!!!!!!!!from saylac
@kaysefaaraxcali2588
@kaysefaaraxcali2588 4 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@anasmoussa7645
@anasmoussa7645 4 ай бұрын
Asha Allah
@dahirabdile9401
@dahirabdile9401 4 ай бұрын
Masha Allah somaliland hambalyo hambalyo for may 18/2024 the greatest military paradise I have never seen before iam proud of you guys keep going forward ❤❤❤❤❤❤
@suadasmar6821
@suadasmar6821 4 ай бұрын
Manshallah long live Somaliland ❤️❤️❤️🎈🎈🎈
@Arch.KhadarMohamed
@Arch.KhadarMohamed 4 ай бұрын
masha Allah Cagta miisanka leh ee dhulka ku dhacaysa iyo durbanka loo nashqadeeyey waa luuqad aad is odhanayso si gaara reer SOMALILAND ha ugu wada hadlan ba lo sameeyey
@MohamedHussein-mf3fp
@MohamedHussein-mf3fp 4 ай бұрын
Masha alla Happy 18may somaliland Somaliland waxa halkasi ka cad In loo tudhayey reer lascanood oo Marnaba somaliland anay weraar ku qadin oo dicaac ku jirtay oo wixii dhacay wax cidanka gudihisa ka dhacay ila hadan tudhaale u jiro Hadayna cataatay tasi
@SaleebancabdilaahiCali
@SaleebancabdilaahiCali 4 ай бұрын
Somaaliland dhulbahante waa dadkeedi waa utudhaysaye kamay baqin
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 4 ай бұрын
Aalatahay hubkan hada geele sosiyay ogowna dhulbahantu kudanbayndona
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 4 ай бұрын
@Gracias2024 midkayiri wayturaysay hadakisan kaxanaqay doqonka
@ethioman1241
@ethioman1241 4 ай бұрын
SOMALILAND👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi 4 ай бұрын
MASHA ALLAH ❤❤❤❤
@abdikadirsaed2446
@abdikadirsaed2446 4 ай бұрын
Masha Allah Guulaysta Dhamaantiin Ciidamada Jamhuuriyada Somaliland ❤
@nimcoqaasaim1434
@nimcoqaasaim1434 4 ай бұрын
Mansha alaah guul iyo goba nimo Somaliland iyo ciidanka oo dhan
@M00199
@M00199 4 ай бұрын
Hambalyo SOMALILAND, from GAlmudug ❤❤ Horumar iyo baraaro insha allah.
@osmanhassan4267
@osmanhassan4267 4 ай бұрын
Manshall Allah Tabarakallah gad bless somaliland 🌹❤️👍🙏✌️
@ahmedsaed-jr6rh
@ahmedsaed-jr6rh 4 ай бұрын
Our enamy must freaking out by now when they see Somaliland mechanized army with modern tactics and weapons Viva Somaliland Army
@YasserAA93
@YasserAA93 4 ай бұрын
Ok ✅
@hallad598
@hallad598 4 ай бұрын
The clan enclave militia was badly defeated in GOOJACADDE.
@smeshcel3025
@smeshcel3025 4 ай бұрын
​@@hallad598no need to get salty mister faqash😂😂😂😂 Comments hore bd qortay oo sadex bilood ka hor ad lahayd reer awdal ha tashatan maanta awdal maxaa ka dhacay? Qarankood bey uu dabaldegin Waxad rabtan isku dee somaliland 33 sano ka hor bu tagay waxad ka qadin karta atho faqash wallahi ma jirto Buul gubay buul fayoo kama naxo Somalia inay somaliland sheegan maanta wa ayan daro Guul bn uu rijaynayaa qaranka barakeysana somaliland💚🤍❤️🫡
@kl8650
@kl8650 4 ай бұрын
Believe me, they were lucky, coz we felt sorry for the mice they call huwanta 😂
@nuradindahir1613
@nuradindahir1613 4 ай бұрын
That was before they were kicked out from goojacade loooool
@axmedtimacade4693
@axmedtimacade4693 4 ай бұрын
Masha Allah hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo reer somaliland munasibada ciida 18 may awgeed veva somaliland
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 4 ай бұрын
Happy 18 May Xiidanka Quruxdabadan ilahay ha idin Xafido❤️🦁🦁🦁🦁🦁💯💯💯💯❤️❤️❤️
@Sucaadsheekoxariiro
@Sucaadsheekoxariiro 4 ай бұрын
Qaranka isn't easy
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 4 ай бұрын
Masha alleh
@AhmedMadhiin
@AhmedMadhiin 4 ай бұрын
Guul iyo gabanimo happy 18 may cadowgaygu cagta hoosteeda
@johnbobby3339
@johnbobby3339 4 ай бұрын
Guul guul guul somaliland mashallah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@najaxabdisalam2060
@najaxabdisalam2060 4 ай бұрын
Maansh alaa walaahi waan jidhidhi coonayaa guul guul guul guul guul cadwgiin jaban❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@adanadan1926
@adanadan1926 4 ай бұрын
Hambalyo ismaamulka somalilaand
@Mumaniya1
@Mumaniya1 4 ай бұрын
Mansha allah ❤❤❤❤
@SayidXasan-d8f
@SayidXasan-d8f 4 ай бұрын
Guul❤❤❤❤❤
@samsamaxmed1454
@samsamaxmed1454 4 ай бұрын
Maansha alllaaah tabara 3:30 kakallaahu raxmaan❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂Shana somalilaan way iga agooomaysay
@YasmiinMuuse-o2h
@YasmiinMuuse-o2h 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊mashllllh😢 11:20
@FaraxIzaxaq
@FaraxIzaxaq 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Istaahil44
@Istaahil44 4 ай бұрын
Way way
@gardersomal5765
@gardersomal5765 24 күн бұрын
What regret for us somalis without war we could be equivalent with European countries
@DhooboJamac
@DhooboJamac 4 ай бұрын
Somaliland. Happy. 18May
@CabdiqaaniYaasiin
@CabdiqaaniYaasiin 4 күн бұрын
Somalia iyo somalilnd waa laba dal o walalo ah habalyo somalilnd from galmiudug
@englandfariid7199
@englandfariid7199 4 ай бұрын
Mashaallah ❤❤❤❤
@خديجمحمود
@خديجمحمود 4 ай бұрын
kg
@abdiahmed6296
@abdiahmed6296 4 ай бұрын
MnsHa AllllllllH❤❤❤❤
@necbiyanacaypka7391
@necbiyanacaypka7391 4 ай бұрын
Guul somaliland
@Istaahil44
@Istaahil44 4 ай бұрын
Guul iyo gobanimo
@Degmociise123
@Degmociise123 4 ай бұрын
💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾❤❤❤✅
@AyaanIsmail-cx6to
@AyaanIsmail-cx6to 4 ай бұрын
Masha Allah Masha Allah ❤❤❤
@xasanjeecel115
@xasanjeecel115 4 ай бұрын
Kuwiii dhulbahante iyi hiwantiii isku jirtey baroortibaa ka dhamatay ka naxow nafta waa waaa la idin tukadhayee hada wax iska celiya 😂😂😂
@hassanabdullahi7857
@hassanabdullahi7857 4 ай бұрын
❤❤guuul😊
@NadiiraAbdulaahi
@NadiiraAbdulaahi 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤🖐🖐🖐🖐🖐
@IsmaciilcumarCumargeeoe
@IsmaciilcumarCumargeeoe 4 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊
@nmohammed5150
@nmohammed5150 4 ай бұрын
No more chewing Qat today Somaliland.well done ❤
@markcaa2942
@markcaa2942 4 ай бұрын
The qat is a disease and disguising somali killer and has to stop
@areaassetareaasset
@areaassetareaasset 4 ай бұрын
Dereval are a laki asset alina bawer full markiet as
@bashirAdan-tv4jo
@bashirAdan-tv4jo 4 ай бұрын
Guulaysta
@sakeriyecali-je3fq
@sakeriyecali-je3fq 4 ай бұрын
Guul guul guul guul guul guul
@MustafeAxmed-x2r
@MustafeAxmed-x2r 4 ай бұрын
Maansha allaa jir oo cadawgiin ha jabo
@aniisaabdile5316
@aniisaabdile5316 4 ай бұрын
Mansha alaah ❤❤❤
@Burcawi24
@Burcawi24 4 ай бұрын
Nacabku derbiyqda ha jiidho
@israismaciil239
@israismaciil239 4 ай бұрын
Mata mata walin wayne mata❤
@CabdrahamanXabiib
@CabdrahamanXabiib 4 ай бұрын
Kii gacmaha kabaha ku siday maku jiraa kawasaas
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 4 ай бұрын
❤police ❤guulaysta ❤
@xasanjeecel115
@xasanjeecel115 4 ай бұрын
❤❤❤❤marna qaranka how biqqina guul iyo gobonimo somaliland
@safiahassanali1226
@safiahassanali1226 4 ай бұрын
Bacaac bacaac waxbaa baalahayga yaacay waa kulka dagaalka la galo nabada iyo gaardiska haweenka iyo ciyaalka la tusana waa sidan viva khaatumo daraawiiish raga raga beerkiisa cuna saska iyo halaaga idinku riday ayaanu nahay
@awilhussein9549
@awilhussein9549 4 ай бұрын
Haa warunta, waa been & khiyali kunol, haweenka & caruurta aya lays tusaya. Goobta dagalkana, kabahey gacmaha kuqatan.
@safiahassanali1226
@safiahassanali1226 4 ай бұрын
@@awilhussein9549 waa saas hadee waxii gooja cade ka dhacay wax la qarin karo maaha qalbadaa wada xanuunaysa
@FaisaAli-d7i
@FaisaAli-d7i 4 ай бұрын
Miyaat na cuni qumayooy mise idhahad wax kaka jari. Yaahuu
@safiahassanali1226
@safiahassanali1226 4 ай бұрын
@@FaisaAli-d7i maxaa laga cuni eed haysaa hadee qumayooy adaa na cuni gaadhay oo nugu waashee
@Degmociise123
@Degmociise123 4 ай бұрын
Jiroo jooga man shaa Allah
@mubarakismaacil8296
@mubarakismaacil8296 4 ай бұрын
Mànshalaha la dhiiga la dhiiga allow noo daa dawladayada iyo wadankayga
@YasmiinMuuse-o2h
@YasmiinMuuse-o2h 4 ай бұрын
black polic❤❤❤❤❤
@abdisamadm.hussein1791
@abdisamadm.hussein1791 4 ай бұрын
Heesta iyo music la Tumayo waa tii ciidan xooga dalka Somaliyeed 🇸🇴 😂😂😂😂😂sido kle logada ciidan booliska wa mid booliska somaliyeed 🇸🇴😂🤣🤣😂 anyway hambalyo Gobolada waqooyi
@CalinuurMaxamed-rd3gq
@CalinuurMaxamed-rd3gq 4 ай бұрын
guuleusta oo somli weyn hani deeqdo walalyaal
@sahraabdirahman8386
@sahraabdirahman8386 4 ай бұрын
Mansha Allah GuuLaysta❤
@AbdiHassan-ln2ed
@AbdiHassan-ln2ed 13 күн бұрын
Laacaano waa JSLand dhulbahantena waa dadkeeni
@CfitaaxCfitaax-i5f
@CfitaaxCfitaax-i5f 4 ай бұрын
Allow midey soomaliya waa mid qura ciidanka soomalidu waa mid midnimo ayaad sharaf kuledihiin dee qabiil kaligiiya wax ma aha dowlad noqon karaya
@mahadahmed827
@mahadahmed827 4 ай бұрын
Waxan layabay waxay ilawen tarikhdi dhabat ay ka qaten xornimada gumaysta 😅😅😅
@saidmussa6461
@saidmussa6461 4 ай бұрын
Kuwani waa kuwii Goojacade ka soo firxadey oo biixi dictatorship uu xabada isaga dhigo meesha ka kaca oo iska hor leexiya mujrimka ina xasuuqey
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 4 ай бұрын
Faqash maroooraaa dilaaac u dhintaaa😂me 😂😂😂
@CabdrahamanXabiib
@CabdrahamanXabiib 4 ай бұрын
Wxaa maalintii ragii carsady baa idin daawanaya hhhhhhh Wllhi waa joogy hadeer garoowe baaku bashaali dhulas meeye Wxaan ahy ciidanka Duufan besha maxamed ugaar taliye qalyare Maalintii 25 5 2023 soo cuny iidoor ahy maaraga ku xasuuqay waa idin salaamy dhulas inta joogta
@militarywatch111
@militarywatch111 4 ай бұрын
Why do you cut the part where the Ethiopian army follows them at the back? 🤔.
@Burcovideos
@Burcovideos 4 ай бұрын
Its the somaliland army, not the Ethiopian 🤣
@militarywatch111
@militarywatch111 4 ай бұрын
@@Burcovideos its irony bro. 🙀👈🙀👈
@Mukhtaarcumar-e1e
@Mukhtaarcumar-e1e 4 ай бұрын
Hhhhhh
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 4 ай бұрын
Xabsiga laacaanood u diyaar garooba kkkkkkk Ilaa Oog ayaa la bascsanayay Kkk Baqbaq iyo meel cidlo oo lagu biqleeyo maxay tartaaa...
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 4 ай бұрын
Faqash ciiilan afka noool itaaa baranbaro😂
@GuledFarah-ch2wr
@GuledFarah-ch2wr 4 ай бұрын
Gooji cadi haa lagiiyo balaha laga riifa
@saidmussa6461
@saidmussa6461 4 ай бұрын
Kuwani maxey oga soo careern Goojacade dadka ayaa lagu maaweelinayaa LAASCAANO way maqantahey Waxa xiga Burco oo lagu ruqaansado mardhow
@abdirizakfoad8758
@abdirizakfoad8758 4 ай бұрын
Hahah hada bal soo dhaqaqa wll😂
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 4 ай бұрын
Faqash fanbadan garooowe aay inoooo xuduuuda😂😂😂😂😂
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 4 ай бұрын
Soomaaliyeey maxaa laxusayaa 18 mai maxa kadambeeya waa goorma bishii waan aragnay intay ahayd ma 2024tanbaa ma 1960 kiiba maxaa laqarinayaa balnoo sheega
@CabdrahamanXabiib
@CabdrahamanXabiib 4 ай бұрын
Dad dhulkii isku imow sidaan idiin galno hadaan layaabin barna waa kufsan barna waa gubin wxaa mesha jooga yaa dagaalkii soo cesha
@nathra7351
@nathra7351 4 ай бұрын
Ciidankeeygoow Cadowgiinu hlabo ishalah
@nuradindahir1613
@nuradindahir1613 4 ай бұрын
Teedakale Nuux Taani maxaa soo fadhiisiyay ciidanka hortiisa,😊 xishoodki waa lagatagay
@nimomuhumed9917
@nimomuhumed9917 4 ай бұрын
Waa laa diilyaa raag dhaan buu cuunty ilisaag Iyo muse
@Nuursaciid-qb4yy
@Nuursaciid-qb4yy 4 ай бұрын
Askarta guud ahaan xittaa dumarka 230 askari magaadhayaan ??
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 4 ай бұрын
Nacabku derbiyada ha jiidho cadawgu garashada ha waayo ha waayo ha waayo
@omarabdisalam6807
@omarabdisalam6807 4 ай бұрын
Beeni raad male cuqdad qabe meel ma gaadho calool xume waa buukaan bukaana wax mataro
@subeermohamed3051
@subeermohamed3051 4 ай бұрын
Maleshiyo beeleed 😂😂😂😂
@faaraxmaxamed4174
@faaraxmaxamed4174 4 ай бұрын
Hanbadiimaraagahanbogoojacadexaarkiinniiroobkiimaydhiwaacarxabadsooridainjirwaynmaduraaniyomuusikaawaxkutarayadacwodabacyuun
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 4 ай бұрын
kkkkkk saca saca saca
@MahadHassan-zk8ih
@MahadHassan-zk8ih 4 ай бұрын
Kkkkkkkkk no hub
@abraQolkisa
@abraQolkisa 4 ай бұрын
Dirays khaliya oo kamdows iska dhigaya qabada ay u gardiyayan baa xunba
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 4 ай бұрын
Dahab nin waayaa caaya na tus G21 dir afwayne kitaabdiid iyo somalia kuwooda
@HoosujeedMaxamuud
@HoosujeedMaxamuud 4 ай бұрын
Wasi jiray 25ogs
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 4 ай бұрын
cadawgu derbiyada ha jiidho nacabku nacabku garashada ha waayo ha waayo ha waayo
@hallad598
@hallad598 4 ай бұрын
Dawlad goboleedka Somaliland ee jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
@YurubCismaanxuseen
@YurubCismaanxuseen 4 ай бұрын
Cadowgiin hajabo ciidankayaga
@MohamedAbdi-dr3bk
@MohamedAbdi-dr3bk 4 ай бұрын
We know all this are Djibouti military cebtaan astuur wayee,after 18 may they are going back, 😂Djibouti thank you for supporting your brother inlaws,but remember one thing jamahirtaa are watching 👀 please come,we know how to treat gays, remember 25 august 😀 😊 😉 😘 😄 ☺️ 😀 😊 😉 ssc watching you,please bring even oromos😅😅😅😅😅😅😅😅
@MunaAbdourahman-vm2im
@MunaAbdourahman-vm2im 4 ай бұрын
You Sound very jealous ilahay ha ku naxaristo
@CabdiraxmanShariif-t2n
@CabdiraxmanShariif-t2n 4 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@TewodrosBethlehem
@TewodrosBethlehem 2 ай бұрын
🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 😅
@TewodrosBethlehem
@TewodrosBethlehem 2 ай бұрын
Qofkasta wuxuu doono waa sooqraa lakiin awood mahaysaa 😂😂😂
@GuledFarah-ch2wr
@GuledFarah-ch2wr 4 ай бұрын
Muse ciidanka fasax
@Kadar-ex8xp
@Kadar-ex8xp 4 ай бұрын
Illaa siyaad barre askartu waa addoomo
@MohamedSufi-q2m
@MohamedSufi-q2m 4 ай бұрын
Ssc dhuusadan meel ku soo xertay
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 4 ай бұрын
Hadaa. Loo. Yaabaa. Xaar. Daarood. Iyo. Huwantii. Qarmuunayd
@faysashaqale5337
@faysashaqale5337 4 ай бұрын
darood o dhan ba iska keen celin wayay imikana mel kasta way tagan yihiin ilyeen copy moyane wax kale ma yaqnane mel ha gadhan xasdnimadodu wa wax dawlada loo raaceye😂😂​@@AAAbdi-eb2of
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi 4 ай бұрын
MASHA ALLAH ❤❤❤❤❤
@Degmociise123
@Degmociise123 4 ай бұрын
Guulaysta cadowgiin ha jabo 🎉🎉🎉🥰🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳
@Istaahil44
@Istaahil44 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@CabdiqaaniYaasiin
@CabdiqaaniYaasiin 4 күн бұрын
Somalia iyo somalilnd waa laba dal o walalo ah habalyo somalilnd from galmiudug
@hodanh2669
@hodanh2669 4 ай бұрын
Masha Allah
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 4 ай бұрын
SUBXAANALAAH ILLAHAYOW NABAD GELI DHAMAAN CIIDAMADA SOMALLAND. ILLAHAYOW CIDII TABABARTAY IYO CIDII SHAQO GELISAY IYO MADAXDA U AHBA XAFID OO ILLAHAYOW NABAD GELI DHAMAAN CIIDAMADA IYO SHACBIGA FIICAN EE MUWAADINIINTA AH.
@AnazHandulle
@AnazHandulle 4 ай бұрын
Madaxweene Marlabaad soonoqo
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 53 МЛН
Do you choose Inside Out 2 or The Amazing World of Gumball? 🤔
00:19
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
SOMALILAND-PUNTLAND | A Somali Clan Conflict?
13:15
Prof James Ker-Lindsay
Рет қаралды 167 М.
MUSTAFE DOLLAR  |  NAF BAAN SIISTAY CALANKEYGA  | 18 MAY
5:25
Mustafe Dollar
Рет қаралды 1,3 МЛН
BURHAANTII SULDAAN DUBBAD
1:29:59
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 803
Faces of Africa: Lessons from My Heritage
29:09
CGTN Africa
Рет қаралды 27 М.
Wasiir Maxamed Kaahin oo sheegay Siyaasiga ugu xun Aduunka
6:04
Bandhiga Ciidamada kala duwan ee Somaliland iyo Xuska 18 MAY
4:43