Gabadhan 4 kun dollar ayay isku dagalen gabar qurbaha la joogtay kadib wa dhimatay ayay dhahsay dib.

  Рет қаралды 5,480

Illintir

Illintir

Күн бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 47
@SadioWarsame-rq6ql
@SadioWarsame-rq6ql 4 сағат бұрын
Alle Hooyo gabadheeda hau soo iftiinsho hadey ay dad gacantooda ku baxdayna alle soo birbiriyo xaqeeda Aamiin Yaarabi
@halimamohamed7431
@halimamohamed7431 Сағат бұрын
Daahir calasow u dir maamadaan isaga runta ka daba tagaya inta igu raacsan like saar ❤
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Сағат бұрын
Subxaana Allah, Allahayoow u sahal hooyadaan gabadheeda naxariistaadana ugu gargaar.
@munaabdishakuurfarah-uv7hx
@munaabdishakuurfarah-uv7hx 4 сағат бұрын
Wcs Wrx Allah hausosahlo gabadheeda Cadawgana Allah hakaqabto 😢😢😢😢
@sucdihussein7533
@sucdihussein7533 4 сағат бұрын
Alahoow xaqooda uso sahal☝️🤲🤲☝️🤲💕❤️
@ladansalat
@ladansalat 4 сағат бұрын
Masha aalaah imaanay ledahay
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Сағат бұрын
Yaa Rabi Raxman Allahayoow 😢😢😢naxariis iyo Nasteexo
@SacdiyoAadan-v6y
@SacdiyoAadan-v6y 4 сағат бұрын
Allow ku soo sahal yaa rabbi
@Osob_5
@Osob_5 Сағат бұрын
Asc waar Maamada Gabadha Naagta ka haysata hala Waco oo Xooga ha la Saado oo hala waydiiyo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@shukriwarsame6920
@shukriwarsame6920 3 сағат бұрын
Ilaahay hakuugargaro 😢aamin yaarabi
@ashawooo
@ashawooo 4 сағат бұрын
Waa adunay Hooyo muragata rabi ha ka khada illahaya ha ku sahalo gabdheda rabi culska ha khada illahaya ha ku soo ifatimaya xawo manta waa adunay bari waa aqira illahaya ka cabasa mamma muragata ka dula qada mamma inshallaha faraxda waye ku dabesa sucudiga umada jogta uu radiya mamma dana
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Сағат бұрын
ALLAAHU HAKUU SAHLO INAAD HESHO GABERTAYDII AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 4 сағат бұрын
Subxanaallah
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 4 сағат бұрын
Allow ukalmey yarabi dadkas kawaran nagtas gabadheda nagta kahaysato war ukaca
@sakiamino1261
@sakiamino1261 5 сағат бұрын
Subxana allah Subxana allah Subxana allah 😢😢😢
@shariifocali4434
@shariifocali4434 3 сағат бұрын
Ilaahow u sahal gabdhed hooyo qalbigan u qabooji
@maqbuulawale421
@maqbuulawale421 Сағат бұрын
Waa xanuun allaha awooda leh u sahlo Hooyo macaan kurbada allaha kafedo ee laaxowla laakhuwati ha badiso leylka ha tukado weyhelwe insha allahaa
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 Сағат бұрын
Xasbiyallaahu wanicmalwakiil😭
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 4 сағат бұрын
Illaahay ha kuu soo fududeeyo gabadhaada amiiin amiiin yaarabi
@shugriaadan-e7b
@shugriaadan-e7b Сағат бұрын
Howsham daahir calasow u gudbi isagaa ka soo jawaabaya geeri iyo nolol
@AbdihafidMohamed-b4b
@AbdihafidMohamed-b4b 5 сағат бұрын
Quran online welcome
@abdijama1984
@abdijama1984 27 минут бұрын
Waa maamo ii Maan badan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shugrisheekhmohamed8533
@shugrisheekhmohamed8533 3 сағат бұрын
Ilintir markaad dhistaan inshallah waxaad usamaysaa qaybta masaamix alkariiim
@MaryanAli-fg2jx
@MaryanAli-fg2jx 3 сағат бұрын
Good idea
@fadumamohamud7586
@fadumamohamud7586 4 сағат бұрын
Abdu maxa ku qoslee qof dhan aa maqan . Hooyo ilaaheya ha ku sahlo gabdhaada
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 3 сағат бұрын
Kani miskiin sana kulaha sharci baa ka jira ma sucuudi baa sharci ka hekaysa gabadh yar oo maskiina
@Hindocumar-p5h
@Hindocumar-p5h 4 сағат бұрын
hooyo alle hakaa saaro dhibka oo hakuu soo dhoweeyo gabadhaada
@فاطمه.عمر
@فاطمه.عمر 2 сағат бұрын
Gabadheeda Allaah ha u sahlo
@halimomohamedali3372
@halimomohamedali3372 2 сағат бұрын
Alaha kuu sahlo
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 3 сағат бұрын
Aduun aamin ma lahan ilaahey ha ku soo sahlo dadow qofna ha aaminina
@MowlidBashir-o3b
@MowlidBashir-o3b 3 сағат бұрын
😢😢😢subxanallaah
@ladansalat
@ladansalat 4 сағат бұрын
Waayaab
@SaciidoAbukar
@SaciidoAbukar 2 сағат бұрын
Rabi haku so sahlo
@degan4
@degan4 3 сағат бұрын
Allah ku càawiyo😢😢
@hamdamuse7771
@hamdamuse7771 5 сағат бұрын
Waa xagee
@MowlidBashir-o3b
@MowlidBashir-o3b 3 сағат бұрын
Sucuudi anajogee intey kajoogta gabadheda
@shukriwarsame6920
@shukriwarsame6920 3 сағат бұрын
Aaamin 13:52
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 3 сағат бұрын
Walaahi aduunkan dulmi ayaa yaala ilahoow xaqa hooyadan soo saar
@Assa-t1z
@Assa-t1z 3 сағат бұрын
Sacuudiga anaa jogo eedo iso sheg meshey kunoled jido miya madiino miya riyad miyaa
@somalihanolato741
@somalihanolato741 14 минут бұрын
Wac mamada si fcn u waydii kolay ma kala taqaano lakiin ku raadi qabiilka qolalka biimaalka ku tuur ee sucudiga
@FahimaAhmed-to3bv
@FahimaAhmed-to3bv 3 сағат бұрын
😢😢😢😢😢
@Assa-t1z
@Assa-t1z 3 сағат бұрын
Aan raadine
@hodanc6255
@hodanc6255 4 сағат бұрын
Istudiyahan markasta la dhisayo wa maxay wa marki 2ad od ledahay istudiyaha lacag halo guro sidi baniadam
@AbdiGabow-r7u
@AbdiGabow-r7u 5 сағат бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 3 сағат бұрын
Subxaanalaah qofkaa muxuu ku qoslay waa yaabe
@AbdiGabow-r7u
@AbdiGabow-r7u 2 сағат бұрын
Anna kushegayo waxan ku qoslay warabe aa hada ka hor Ari laracshay Marka warabihi sida ow u ilalinayey oo ow Badidi lunto u radinayey mar cabarihi dhurki lagaaray ayey warabihi sarafyo ku dhufatay madaxa Aya xanuunay warabihi arigi Badigob kiisi Aya ugu wacnay madax xanunka gaajo ayaa u dheri noqotay markaas arigi ayow ku gaajo baxay waxa ow ka dhigay mid ow madaxa jabiyo iyo mid jiis eh iyo mid jaban ayow kawada dhigay cid ka celisane uma ay Nan dhaweynin Marka galabki ayey milkilayashi ariga iska lahay so guryo noqden waraabo arigi fasahadiyay Marka Waa lala yabay warabe wacdaraha ow dhigay Marka waxaa lagu yiri warabow nin wanagsan ayad eheday oo xoolaha Badi gobkoda ku dhereyo ayad eheday sey wax ujiraan dabaded waxa ow ku jawaayay nin gajeysan nasab mahin wa sidas waxa layiri yaa qaldan ma nin ki warabaha ariga raciyay miya qaldan mise warabihi waxa loo xil saray garti qubaro warabihi waa lawreystay oo waxa lgu yiri sey wax ujiraan warabow wanaaga lagugu yaqine waxa ow ku jawabay wangajeysnay indha ha ayey tagen jawati waa ey wayen mid quburadi ka mid eh Aya garatey jawabti lagu wareray waxaa ow yiri warabe waa runtis nin gajeysane nasab mahin lkn kii xoolaha racshay ayaa ka qaldan wayo warbe wa qof inkaran yaa kula qaldan adiga warabe iyo nin ki xolaha racshay jawabtay
Garmaqalka Dilka Nabadoon loogu Galay Gurigiisa Maxkamadda Ciidamada.
44:08
Somali National Television
Рет қаралды 17 М.
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Funny superhero siblings
Рет қаралды 10 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 22 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 16 МЛН
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
TAGSIILIHII KUFSIGA KU EEDAYSNAA OO CAMERA-DA QARSOON U MARAG FURTAY
19:50
WARKA HABEEN EE SNTV 07.10.2024
28:37
Somali National Television
Рет қаралды 346
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Funny superhero siblings
Рет қаралды 10 МЛН