Garmaqalka Dilka Nabadoon loogu Galay Gurigiisa Maxkamadda Ciidamada.

  Рет қаралды 107,628

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Пікірлер: 356
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 3 ай бұрын
Mahadsanid bahda garsoorka ciidamada qalabka sida shaqo wacan ayaad qabateen guulaysta ❤❤❤❤ ❤❤❤❤ ❤❤❤❤
@II-vd4ih
@II-vd4ih 3 ай бұрын
Reer Waqooyi xamar joogo hadii la arko si fiican haloo baaro waa wada shabaab.
@aishaibrahimmuuse8284
@aishaibrahimmuuse8284 3 ай бұрын
Walhi Wxii lagashega waaba run kwrn isaaqo 😳
@zuhaip9985
@zuhaip9985 3 ай бұрын
Dilaba kaad ku aragtan lakiin layga dhadhicin mayo walhi muqdisho walawada leyahay iyo waa loo simanyey sidasbad ufikiraysanbe dila wixii idiin yimada niyaw
@Zamuuni
@Zamuuni 3 ай бұрын
@@zuhaip9985oo hada ninkan 50 jirka ah Hargesa ila mugdisho jano miyo uso doonte mida kale mugdisho in aad qalalaaso ku furtaan cidna idinka yeeli meyso DabaCayuunow
@mahadcabdi-g5y
@mahadcabdi-g5y 3 ай бұрын
Alshabab oodhan waa hawiye madaxdoda waa hawiye waliba habar gidir
@maan732
@maan732 3 ай бұрын
Reer waqooyiga mahaa oo dhan waaa somalind ama isaaq waxaa somalia 🇸🇴 dhameye sb ah
@ShaakirAhmed-fo2rq
@ShaakirAhmed-fo2rq 3 ай бұрын
Cajaa'ib hargaysa to jilib to shute to tiirka😂😂😂😂
@shugriqadarciise8010
@shugriqadarciise8010 3 ай бұрын
😅😅😅😅😅
@hodmanluula
@hodmanluula 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂saas lagu wadaa 😊
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@AaminoAbdirahman-ly9no
@AaminoAbdirahman-ly9no 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@hashimabdi4382
@hashimabdi4382 3 ай бұрын
😂😂😂😂 wlhi qosl igu dishe
@faayAdenSuuley
@faayAdenSuuley 3 ай бұрын
Reer waqooyi waana dhameeyeen iyo raxanwayn
@xarfo
@xarfo 3 ай бұрын
madaxda iyo kuwa lacagta u hayana waa hwiye kuwa dhulkooda ku soo dhaweeya waa hawiye ku dar oo dhameystir adeer
@doog880
@doog880 3 ай бұрын
Idinka is madhiyey rer waqoyi dhulkina ma yaqanan
@abshiraliabdi6741
@abshiraliabdi6741 3 ай бұрын
Aniga rer muqdishan ahay waliba reer bondheere lkn reer waqooyi uma badno shabaab sida bada raxanweeyn waaa 100& 80 wlhi reer hargeysana waa iska mid mid waxeeyna la mid yihiin qabiilada kale xataa hawiyahena weey ku jiraan qabiil shabaab ka maqan ma jiro illaah hanaga qabto dhamaantood dhiiga islaamka ayeey baneesteen
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 3 ай бұрын
​@@abshiraliabdi6741shabaab ninka aas aasay wa reer waqooyi Ahmed godane
@kinghamaaz1352
@kinghamaaz1352 3 ай бұрын
Qori iyo hub waad heysataa maad iska celisin comment haku calaalcalinee
@daahirmacalin5776
@daahirmacalin5776 3 ай бұрын
Al shabaab umada Alle haka qabto
@Khadro8796
@Khadro8796 3 ай бұрын
Aamiin
@Cadar49
@Cadar49 3 ай бұрын
Amin yaarabi
@CismaanCeydaruus
@CismaanCeydaruus 3 ай бұрын
Kooxdii 2 oo reer waqooyi aha baa shute lahorkenay 😢😢😢 jihaadka jilib yaal aan hargesa Olin baa fahmiwaayey
@CiilTire-f2k
@CiilTire-f2k 3 ай бұрын
Waa ka xumahay walaahi
@MohamettIpraahim
@MohamettIpraahim 3 ай бұрын
Team shuute one ❤🎉
@kickofstress336
@kickofstress336 3 ай бұрын
Shabaab hadaad maqasho waa mashruuca ugu weyn ee reer waqooyigu leeyihiin
@Deeq-t6i
@Deeq-t6i 3 ай бұрын
Xabada reer waqooyiga ayay indhahaagu qabanayaan miyaa boqolaalka kale ee maalin kasta lasso tango maxkamada ma aragtid nacaybaa ku haya
@HebelShow
@HebelShow 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂 walaal nagadaa dulmiga afartan tuug ha nagu xukuminee dila kuwan waad haysataane qoomiyadu dhan shabaab haka dhigine
@saadaqnuurgeedi7777
@saadaqnuurgeedi7777 2 ай бұрын
@@Deeq-t6i maamulka la iirinyaa ., kitaabka ku quraana inaad saas u isticmashaan maheyn.. ee raga toos loo abaara,
@cabdiraxmaanciise5984
@cabdiraxmaanciise5984 3 ай бұрын
Zxpyaal isaaqa argaxisada dhamaan laayya from isàq
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 3 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@UmuAsma-s4g
@UmuAsma-s4g 3 ай бұрын
Mayd baan ku fadhiistay aa لااله الا الله
@wadania932
@wadania932 3 ай бұрын
10 sano kahor ayaan dhihi jiray , alshabab waxa maal galiyo Maamulka Somaliland , si shacabka rer muqdisho qarax loo dhameeyo oo amni la'aan ku dhacdo, si ay somaliland isaaq ictiraaf u helaan 😳 Rer waqooyi xamar joogo hala iska iaaliyo
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 3 ай бұрын
Hawiyaha ku jira kooxda iyana ma dawlada xamar fadhida biisha !, daaroodka kooxda ku jira iyagana ma waxa biila Puntland iyo Jubaland, labada suaalood ka jawaab, taasi waxay muujinaysa caqli yaridada iyo nacaybkad u qabto Dawlada Somaliland kana xuntahay nabada ay samaysteen
@Jacaylmohamed1
@Jacaylmohamed1 3 ай бұрын
​@@siciidaxmed2963 Kuwaasi wali waa soomaalia federal lkn idinku aqoonsiga ayaa idinka galay halkaas waana run in maamulku maal galiyo waana dhab in aad mogdisho U timaadan baabi,inta ummada islaamka ah bal hormar gaara
@beryalex1798
@beryalex1798 3 ай бұрын
hada waxay u bur burneen dadki ayaa fahmay , marka iyaga hada safafka soo galay oola qab qabanayaa!
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 3 ай бұрын
@Jacaylmohamed1 nacas nacas dhalay ayaad tahay cuqdad reer somaliland aya ku haysa bal caqli xumadada eeg aad leedahay aqoonsi ayad ku doonaysan oo ninka hawiye ama ninka daarood ee is qarxinaya isna muxu ku doonaya inuu helo ? Caqli hadad leedahay umad dhan gaalo kumad tilmaanteene ragna qabiil kumaad difaacdeen waar waxaan ku leeyahay tasho oo iska celi raga maatidada madhiyay waxba haku meeraysan Somaliland
@Jacaylmohamed1
@Jacaylmohamed1 3 ай бұрын
@@siciidaxmed2963 Walal maxaad la gubanaysaa ina gadane wuxuu daganaa xarunta dambi baadhista Hargeisa meel aan sidaa uga fogayn Sheikh aadan Sunni sidoo kale Dhamaan madaxda ugu sareysa ururuka shabaab waa wada reer Hargeisa iyo burco iyo reer barbara maxaad Ka soo doonteen Mida kale in gacansiyo waa weyni maal galiyaan iyo maamulka soomaaliland ma been baa Sow ma ogid in la helayo xoggo sirdoon sow ma ogid in la og yahay dhaqdhaqaaqina oo dhan Walal waxba ha nacas Layne Waynu is ognahay sababta ujeedada waxani oodhami U socdaa sowtii buurmadow Ku faananayay Ma in la idin Moog yahay baad moodaysaan
@dulmididjamaalodaway4049
@dulmididjamaalodaway4049 3 ай бұрын
Jamal Osman filimkii uu uduubay khawarijta waxa uu ahaa xayeeysiis balse boqolaal qof ayaa sidaa ugu biirtay
@ayanwarsame7044
@ayanwarsame7044 3 ай бұрын
Dadki wariye jamal muqdisho kaceliyey wax fican ay subiyen xayesinti alshabab bay dadkan kusobiren ilahey naga qabto
@ra-lk8yv
@ra-lk8yv 3 ай бұрын
waxaas waa sheeko.. argagixisada buu waligii rabay..... vidoga xayeysis maha waa foolxumo dib udaawo hadaad af ingiriiska taqaano .. ninkan hargeyso kayimid waa beentiis .. waqooyi Somalia waa meesha alshabab laga taageero .... shacab badan shaqo kumalaho waa snm iyo goni gosadka waxay kashaqeyaan burburinta Somalia
@SuldaanSalka
@SuldaanSalka 3 ай бұрын
😮​@@ra-lk8yv
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 3 ай бұрын
Ictiraaf aa rabnaa iyo saanaa Nacalaa iyo Al shabaab kaa tihiin ku taal 🥸👎
@D.A.N.A.B
@D.A.N.A.B 3 ай бұрын
Gar ayaad uledahay inad xanaqdo😂😂😂
@adancabaas8584
@adancabaas8584 3 ай бұрын
Yaanan la aaminin ragan soo goosto.😊
@ducaaleali3762
@ducaaleali3762 3 ай бұрын
Khawaarijta Allah masiibo ukeeno
@Cadar49
@Cadar49 3 ай бұрын
Amin Yaarabi
@Nadiir2024
@Nadiir2024 3 ай бұрын
Waa yaab walaahi
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 3 ай бұрын
Cuqdad xamar ayaa keentay bal hargeisa muu dadkiisa ku laayo haduu jano rabo waa cadaw iidoor af qarmuun
@Ahmedztar
@Ahmedztar 3 ай бұрын
@@meyremeyre8078 waxaan ka dhadhan sanayaa caqliga hawiye ee 2024 caqliyeystay somaliand nacayb bal iminka 2laba nin ayaa maxakamada saaran why aad ninka reer waqooyiga indhihiinu u arkaan war malinkasta shuute waxa la horkeena 10 nin oo koonfurta ah hadana anugu idin maniraahno waxaad iminka naleedihiin. Hawiye waa reerka ubadan arsenal oo weliba Waka adeerkiin Cali dheere uu cashuurta ka qaado bakaaraha
@fahima6186
@fahima6186 3 ай бұрын
Cajiib❗️ “maktab reer waqooyiga qaabilsan” kulahaa😂
@cabdixafiidcali6614
@cabdixafiidcali6614 3 ай бұрын
Wax waliba waan ogaaday waana sababta aana marna uga dhicin hargeisa qarax
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 3 ай бұрын
Hargeisa qarax kama dhaco sababto ah shabaab iyaga aas aasay madaxda ugu sareysana wa isaaq
@mahadcabdi-g5y
@mahadcabdi-g5y 3 ай бұрын
@@khadarsaalim8903wale
@CLCASIIS234
@CLCASIIS234 3 ай бұрын
Hawiye weye jahilow
@naajaxofficialchannel125
@naajaxofficialchannel125 3 ай бұрын
Anagu haddaanu reer waqooyi nahay markasta oo uu qarax ka dhaco muqdisho waanu ka xumaanaa, wanu ka murugoonaa, ilaahay waxaanu ka barinaa inu dhibka idinka dul qaado. lkn idinku waxaad ka xuntiin noloshayada waadigaa ku fakaraya muxuu hargeysa qarax uga dhici waayay.
@Somink-w1x
@Somink-w1x 3 ай бұрын
@@naajaxofficialchannel125 mar waliba adinkoo 1500km kasoo safra baad khawarijta kubirtan waxaadna kudhawaqdan cadaw gena waa konfur maxaa sabab in mamulkina naceyb konfur idinku abuuran
@AxmedDr
@AxmedDr 3 ай бұрын
Yaynaan ilaabin in alshabab tahay isaaq magacii badashay Naclad idinku dhacday
@D.A.N.A.B
@D.A.N.A.B 3 ай бұрын
Mahubtaa😂😂😂😂
@tahliilcabdi7891
@tahliilcabdi7891 3 ай бұрын
Hargeisa kaso qul qula adinkana intana nigula dhameyna
@D.A.N.A.B
@D.A.N.A.B 3 ай бұрын
Wabilaahi towfiiq😂😂😂😂
@MohamedCawil-zk2bz
@MohamedCawil-zk2bz 3 ай бұрын
Please qofkasta oo reer somaliland ah oo alshabab ah oo aad qabtaan dila wlhy waa iga dhab dila waayo somaliland iyo dhulka shaydiintu joogo masaafada udhaxaysaa waa midh badan qof ilaa intaa usocday inuu muda laayo xukunkiisu waa dil
@saidibrahim5931
@saidibrahim5931 Ай бұрын
Argagixisada waxa asasay maamulka Argagixisada snm oo labaxay Somaliland. Naclatullah
@mofosman4426
@mofosman4426 3 ай бұрын
Tiirka geeya oo ku jarjaraa rasaas. cuqdaad soomalia diid ah ayaa hargeisa ka keyntey.
@SaraAden-nl6vh
@SaraAden-nl6vh 3 ай бұрын
isga la xisbtama lkn isaaq cid somali ku qasbikarta ma jirto sxb 😂😂😂😂
@warfaa_soysoy
@warfaa_soysoy 3 ай бұрын
Maaha ninkaan waa nin muwaadin ah hawiyena iyagaa bilaa caqli ah oo shabaab guryahooda ku qariya beesha isaaq haw gefin ee adu istoosi marka hore
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 3 ай бұрын
Waa runta aqoonsi ayuu raadinay
@SaraAden-nl6vh
@SaraAden-nl6vh 3 ай бұрын
anigu somilya iyda tabcaano amankii muqdisho kaleya ku filyan mxan aqoo si ka raadsn iyaga cawin ubahane isaaq is not east sxb wiilka dila la xisbtama ileen waa dabiile lkn isaaq soomliya ma rabo mesha qiiqayda bilaa amankaha+😁😁😁😂😂😂😂😂
@NimcaXasaan
@NimcaXasaan 3 ай бұрын
​@@SaraAden-nl6vhqaraxa ayaa ixdiraaf ku radinaysiin😢😅
@MustafYareMustafYare-gq2dj
@MustafYareMustafYare-gq2dj 3 ай бұрын
Balo hargeysa Lee nooga imaadeen shabaabka
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 3 ай бұрын
Shabaab nin ciishan iyo nin caamay ah baa gala
@nasimmusa9356
@nasimmusa9356 3 ай бұрын
ma dilka qof muslim ah baa nolol kubedeli
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 3 ай бұрын
Waa ragii uu soo diray muuse oo ictiraafkii ayuu raadinay
@Ahmedztar
@Ahmedztar 3 ай бұрын
Ictiraafka dhiigaga iga so galay muxuu ahaa wacaney😅
@D.A.N.A.B
@D.A.N.A.B 3 ай бұрын
Ayage utala eyaha naarta lama dhafayo aduunna shuuta ujoogo aaqirana cadaab nacala dhalee😂😂😂
@XamdiXiish
@XamdiXiish 3 ай бұрын
alshabaab oo dhan waxay noogu imadaan hargeesa
@MahadYoolax-lc9dy
@MahadYoolax-lc9dy 3 ай бұрын
Wiilka waa maskiin meydkii ayey igu fadhisiyeen kulahaa😢😢😂😂😂😂
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 3 ай бұрын
Wlhi sa u qoslayay wa dalay😂 maskiinkas hade dilin wa alxm
@MahadYoolax-lc9dy
@MahadYoolax-lc9dy 3 ай бұрын
@@HOREUSOCO waa wllhi alx kuwaas waa mucjiso🤣🤣🤣🤣
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 ай бұрын
maydka lagu fadhiisinayo micney ulajeeda oo qofku inu bahal noqdo bay kawan malaha
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 ай бұрын
haa waxay rabaan inu bahal naxariis laawa noqdo si uu dadka ulaayo
@MahadYoolax-lc9dy
@MahadYoolax-lc9dy 3 ай бұрын
@@firdowsmusay-ze9gs haa sas ayey ka wadaan sidey dadka dhiigoda u dadinayeen baa naxariistii ka guurtay subxanallaah🥺🥺
@Cabdiqaslm
@Cabdiqaslm 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤es
@Abdulkadir-bd1tc
@Abdulkadir-bd1tc 3 ай бұрын
GUUL CNS.. Ciidanka/Ammaanka-Nabad Sugidda/.. Guul L CXDS GEBI AHAN❤❤❤❤
@D.A.N.A.B
@D.A.N.A.B 3 ай бұрын
Lipxyadas naga dambeyan mana niyad jabeno mana dhamaneno Guuul CiiDaMaDa XooGa DaLka SoMaLia🇸🇴🦁🙏🏻
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 3 ай бұрын
War wuxu arxan daranaaa 😢
@abdiomar9509
@abdiomar9509 3 ай бұрын
Snm markey ku jabeen dagaalkii Goojacade iyo fashilkii siyaasada somaliyed waxey bilaabeen iney ku biiraan argaxisada shabab oo ay shacabka somaliyed dhibaato u geystaan 😮
@Ahmedztar
@Ahmedztar 3 ай бұрын
Shabab iyo snm yaa cadow giina ah hadad tihiin wlalahayaga somalia. Caqliga ku dar waa fikir uu hawiye madax ka yahay . Waana kuu sheegayaa ninka laydunku cabsiiyo ee laydinku seexiyaa waa cali dheere max kaasi utilmaami weydeen soo baqdin aad ka qabtaan sowmaha
@warfaa_soysoy
@warfaa_soysoy 3 ай бұрын
Jamal Osman waa madaxa Mediaha-ha argagixisada geeska Africa ingiriis baana ku ilaasha oo hawshaa u wakiishay 😢
@MaslahBarkhadle
@MaslahBarkhadle 3 ай бұрын
Ninka mxbuuska ahaa baaritaan badan halaga qaado shaki baa😂jiro
@MohamedHassan-uz2rz
@MohamedHassan-uz2rz 3 ай бұрын
Khawarijtu wey soo afjarmayaan insha allah Haku quus qaataan Fal walba ey sameeyaan In ciidamada amnigu U taagan yihiin Iney soo qabanaayan Dil baana u danbeeya
@DeeqoAli-s7e
@DeeqoAli-s7e 3 ай бұрын
Ilahay amarkis badan
@mohagamingofficial8427
@mohagamingofficial8427 3 ай бұрын
Reer waqooyiga xamar imanaya hala qabto yaan loo ogolaan iney soo galaan waa wada shabaab
@Ahmedztar
@Ahmedztar 3 ай бұрын
Kkk miyaa maxaa shabab isaga celin weyday oo aad umad dhan u dhaliilaysaa Hadii aad caqli ledahay
@mahadcabdi-g5y
@mahadcabdi-g5y 3 ай бұрын
Ana reer waqooyi ah oo jooga kaalay iga kexe alshabab oodhan waa elay iyo hawiye adeer reer waqooyi waxba haku marmarsiyon
@ascad34
@ascad34 3 ай бұрын
​@@mahadcabdi-g5yOO kan hadlaya ma Hawiya nacala caqli yaridaada kuyaal
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 3 ай бұрын
shamuurey oo abgaal ah baa iga muuqda meesha
@Sweety143Alfulayl
@Sweety143Alfulayl 3 ай бұрын
Xasbullah umada waad dhibten &adunka dhan Allah naga kiin qabto qof walbo oo ehelkeyga ah waa dhibten
@abdikarimmohamed8818
@abdikarimmohamed8818 3 ай бұрын
Kuwa dhahaya reer waqooyi waa wada shabaab waana laayeen war joojiya beenta Shabaab qabiil somali ka maqan majiro madaxdu waa wada hawiye hal labo bes ayaa ree waqooyi ka ah afar nin kaliya reer waqooyi dhan yaan qalad lopga fahmin ku darso aniga hawiye ayaan ahay weliba 🆎
@NimcaXasaan
@NimcaXasaan 3 ай бұрын
rer somaliland waa dadka is qarxiyo iyo elay dadka momulo waa murusde 😢😅
@NimcaXasaan
@NimcaXasaan 3 ай бұрын
Adeer dadka is qatxiyo waa elay iyo isaaq dadka xukuma waa murusde 😢😅
@BashiurOsmaan
@BashiurOsmaan 2 ай бұрын
😂😂😂
@aminahaji
@aminahaji 3 ай бұрын
Subxanalah
@fatumaqadir2238
@fatumaqadir2238 3 ай бұрын
Hogaamiyayasha shabab oodhan wa rer waqoyi wa balyo
@maxamudmuriidi2656
@maxamudmuriidi2656 3 ай бұрын
اللهم صل و سلم و بارك على سيدنا محمد ﷺ عدد تسابيح خلقك و سلم تسليما كثيرا اللهم صل و سلم و بارك على سيدنا محمد ﷺ عدد أنفاس خلقك من اول الخلق الى قيام الساعه اللهم صل صلاه كامله و سلم سلاما تاما على حبيبك سيدنا محمد ﷺ وعلى آله وأصحابه أجمعين🌿🕊💞🌹💕 ﷺ 💕ِ💖🥀ﷺ 🌿🌹🕊🌙📖
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 3 ай бұрын
Waa masiibo loo soo diray dalkeen iyo dadkeen
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 3 ай бұрын
Guul Dowlada dhexe e Somaliya insha Allah
@AnishaDagan
@AnishaDagan 3 ай бұрын
Dila arxan malaha Qawarij waa yahuude
@engrmohamoudgeelemohamoud2303
@engrmohamoudgeelemohamoud2303 3 ай бұрын
سبحان الله العظيم
@fatumaalijaamac1508
@fatumaalijaamac1508 3 ай бұрын
IIDOOR = AL SHABAAB
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 3 ай бұрын
Daarood alshabaab argagixiso daacish 😀
@dalmar640
@dalmar640 3 ай бұрын
Wiilka waa soodhumuyeen😢
@D.A.N.A.B
@D.A.N.A.B 3 ай бұрын
Ine khawarij ka dhigan aye raben umalenaya why ay u afdubanayen haduna.muhiim u aheyn xage uwaten mxuna utarayay ma sir barayen mise wx unba jira ninkas aniga uman bogin maskin ayu u egyhy balse timirtaba lafba ku jirta💯
@ShaahimaYuusuf
@ShaahimaYuusuf 3 ай бұрын
Wa laygu fadhisiyay
@saalacadde-gt4kc
@saalacadde-gt4kc 3 ай бұрын
Inaa iska qiyashaa dhaantay intaa dhibkaan qoorta lasoo gali leheeed😂
@yaasinwarsame461
@yaasinwarsame461 3 ай бұрын
Ninkan nabadoonku sodoga u ahaa waan ka shakiyee hala baadho laftiisa isagaa basaasay odaygee
@FY-Editzz
@FY-Editzz 3 ай бұрын
NINKAAN QEYB WEYN AYUU KU LAHAA DILKA SIDA AY ILA TAHAY.. HABEENKAAS MAXAA KULMIYAY IMAASHIHIISA IYO WEEARARKA?
@Ahmtruush
@Ahmtruush 3 ай бұрын
Elaay to isaaqa ictiraaf intuu raadinaye ayuu ticket loo jaray 😂
@fahmotahliil253
@fahmotahliil253 3 ай бұрын
Reer hargeyso iyo eelayda mxaa jihaad iyo janadiba muqdisho ugu koobay waa yaabee
@abukarosman7312
@abukarosman7312 3 ай бұрын
Waan ku fadhiistey kulahaaa
@DeeqaAxmed-ts8bb
@DeeqaAxmed-ts8bb 3 ай бұрын
Sorry😢😢Waxaa fiican ninkan shuute isku sheegayaa inaanu dilin Raggaas waayo Dalal shisheeye ayaa innagu soo maqan😢
@BashiurOsmaan
@BashiurOsmaan 2 ай бұрын
Hoyadin baanu wasay naa wliba qadaad weyntii idin dhashay wasee😅
@Albaghdadi1
@Albaghdadi1 3 ай бұрын
Dadka muslimka oo dhan waa Shabaab zoo haleela jihaadka ilaahay ina faray
@dhamme0
@dhamme0 3 ай бұрын
Wlhi aniga reer Hargeisa ahay macalinkeygii wax iidhigayey maalinta uu shabaab ku biirey ayaa iigu naxdin badneed waxaa garan waayey sababtaas kun suaalood baa isweydiiyey
@Y-ADIL
@Y-ADIL 3 ай бұрын
Shuutow raggaan Hargeeysi iyo Waqooyi oo nbd ah intee kasoo tagaan Xamar iyo Koonfur dadka ku leeynaa axsaan ha loo sameynin in Loooyar loo qabto xitaa ma aheyn in Tiirka toos loo geeyo ayeey aheyd! Meesheey kasoo Jeedaan fisqi iyo xumaan maa ku Yar? Meey ku Jihaadaan kuwa meesha Jooga hadeey Jihaad rabaan?. Maxaa Xamar idiin tusay.
@Ahmedztar
@Ahmedztar 3 ай бұрын
Kkk😂 walalo 1 qof oo somaliand kasoo Jeeda miyaad sidaaso dhan uga cabaadaysaan isagoo adeerka cali dheere uu bakaaraha cashuurta ka qaado/ mida kale yaa badan dadka somaliand kaso jeeda iyo kuwa somalia ka soo jeda 😅😅
@Y-ADIL
@Y-ADIL 3 ай бұрын
@@Ahmedztar 1 Qof!! Bishaan kaliya 10 neeyo ayaa lasoo asaaray Maxkamada niyoow oo Somaliland aad sheegee kasoo jeedo. Somaliland means Isaax haha waa Qabiilkii oo shaar loo geliyay
@ascad34
@ascad34 3 ай бұрын
​@@Ahmedztarhal qof miyaa reer waqooyiga
@maxamedabdiqani9093
@maxamedabdiqani9093 19 күн бұрын
Tiirka halageeyo
@kd2528
@kd2528 3 ай бұрын
Aduu xaad udhima diidey😂
@BashirMaxamed-p3y
@BashirMaxamed-p3y 3 ай бұрын
Iidorku waba nacalad nacalad dhashay o loso diray somali
@ShaahimaYuusuf
@ShaahimaYuusuf 3 ай бұрын
Ada nacalad ah eg
@HUSSEINMOHAMMED-p6q
@HUSSEINMOHAMMED-p6q 3 ай бұрын
Hala dilo si dhaqso ah arxan laaweyaasha
@CabdirisaaqMuxumad
@CabdirisaaqMuxumad 3 ай бұрын
Ilaahayow shabaab tirtir
@khalidmataan
@khalidmataan 3 ай бұрын
Alshabaab qolo gaar ah maaha in ummad dhan oo sheekh iyo shariifba leh la aflagaadeeyo waa laga fiicanyey . Qofkastow waxaad qoreyso ka fiirso . Kuwa umadda soomaaliyeed gaaleysiinaya ee laynayana meelkastooy joogaan illaahay ha ka qabto.
@ayanwarsame7044
@ayanwarsame7044 3 ай бұрын
Waxa muqdisho dadka kulaynayo wa rer waqoyi iyo rer konfurgalbed iyo dadkalobadan ilahey hanagaqabto
@mohamedalpha1644
@mohamedalpha1644 3 ай бұрын
😂reer waqooyi mahe idinka is dila😂😂
@ascad34
@ascad34 3 ай бұрын
​@@mohamedalpha1644kan hadlaya muxuu yahay .mase cuqdada kaa qarisay
@mohamedalpha1644
@mohamedalpha1644 2 ай бұрын
@@ascad34 hawiye shaxda weli muu fahmin war isaaq ayaa idin istacmaala shaadhkan alshabka ah waxan dhaqaalo kubixinya shirkadaha niman isaaq leyihiin dahabshiil waxayna intaas usmayna si ugu suuro gasho gointaanka
@saadaqnuurgeedi7777
@saadaqnuurgeedi7777 2 ай бұрын
Deni xitaa lugta ku walaaqa kuwa u jooga
@Dr-Hashimi
@Dr-Hashimi 3 ай бұрын
⚠️2023 ayuu Hargeysa uga yimid si uu u xasuuqo dhiig daadintoona shaqa ka dhigto bulashada degan caasimad Soomaaliya ee Muqdisho hadaan sida kale u dhigo waa dilka , qarxinta , dhagata , qiyaanada, IWM ee beesha HAWIYE. 🥺😎😡💔
@MadiinoSalaad-hj2pt
@MadiinoSalaad-hj2pt 3 ай бұрын
Al shabab um ada alle hoka qabto
@diinixirsirage5399
@diinixirsirage5399 Ай бұрын
nabadonka qoriga halkoow ka kenay maxosa u isticmalayay qoriga arinkaas maliska wareystay alaha u naxaristo lkn hub sharci daro ayow haystay wana qalad maxkamada barista dhan waliba waa in aa ka egtaan
@dhamme0
@dhamme0 3 ай бұрын
Sorry aniga reer waqooyi ba ahay maamulka shabaab waa wada hawiye ninka reer waqooyiga ah ee khawaarijka ah comments laga bixiyey marka arkey waxaan aad uga xumaadey in cuqdad noo qabtiin waayo shabaab waa fikir qabiil maaha lkn idinka waxa naga dhigeysiin kuwo wada shabaab ah ilaahey qalbiina haka dhigo mid nadiif ah😢😢😢😢😢
@abdifitahbotanahmed5667
@abdifitahbotanahmed5667 3 ай бұрын
Kan waa la afduubtay la dhahaa baaris dheer ha loo diro
@naajaxofficialchannel125
@naajaxofficialchannel125 3 ай бұрын
Eedaysane Maxamed Yuusuf Jama waxa uu khawaarijta ku biiray 2026. bal halkaas inaga hubiya saaxibayaal.
@abdullahiabdirahman6011
@abdullahiabdirahman6011 3 ай бұрын
Alshabaab maxaa maxkamad loo saara 😢 hore maa laga dilo
@ascad34
@ascad34 3 ай бұрын
In laiska dilo waxaa diidaya Waxaa laraba in lacadeeyo shaqsiyada qofka dhabta ah qabiilkiisa .iyo wax walba OO kusaabsan si loogu cadeeyo
@abuu1
@abuu1 3 ай бұрын
School polizio hadi lawaayey meel dadka lagu toogto dhul kaxda ku yaalo ayaan diyaar u ahay inaan dowlada u hibeeyo si loo fuliyo xukumadan xabsiyada buuxiyay toogashada maxa lo joojiyay?
@M45_0
@M45_0 3 ай бұрын
Waku fadhiistay aaaah 😂😂😂😂
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 3 ай бұрын
Dadkan iska leh eer Somaliland aya na madhiyay miyaad ilowdeen deegaanka ay nimankaasi degenyihin in aanu ahayn deegaan isaaq, kooxda raga ugu badan iyo kuwa ugu sareeyaba maaha isaaq ee yaan waxba la odhan isaaq aya na laynaya ee iska xoreeya kii isaaq ah ee ku biirana dila lakiin bulsho dhan ha ceebaynina
@suleimannouhali7671
@suleimannouhali7671 3 ай бұрын
Duqsigu meesha qashinku yaalo ayuu ku uruuraaye iska nadiifiya qudhunka soomaalida konfureedeey waxba yaynaan reer hebel iyo reer hebel isugu dhuuman e
@ahmedmohamedabdi5249
@ahmedmohamedabdi5249 3 ай бұрын
Dadka somaliland ka soo jeeda waa madaxda ugu sareydo AS mogadishu iyo konfurta oo idil nabad dhan uma rabaan in ay ka dhacdo waxey ku xiriin ictiraaf kooda in ay konfurta nabad hesho lkn taas ma dhaceyso iyagan gobal ka tirsan somalia ayey sii ahaan donaan cadowga khawarijta iyaguna wey dhamaan donaan incha'allah
@Jinkax-u9r
@Jinkax-u9r 3 ай бұрын
Reer waqooye hargeyso ayaaba kaniisad ku taaalaa iyada shaqo idinka baahan halkaan ma ahan cuqdada u dhinta insha allah
@liibaancabdi3309
@liibaancabdi3309 3 ай бұрын
Cidanka. Qaranka soomaaliyeed guul
@DhaqaneOmar
@DhaqaneOmar 2 ай бұрын
Lacnadku Waaka jaajuusay duqa ,,, habeenkaa maxaa keenay 😢
@abdirisakaadan4199
@abdirisakaadan4199 3 ай бұрын
Hda maxaaa codsaneeee😂 mr hdii maqasho waaku deey ninkaan halooo tacsiyeeyo aso nool
@asiiliabdulahi7875
@asiiliabdulahi7875 3 ай бұрын
Waa ku fadhiistay suu u leeyahay baa ku qoslay
@Warsameamir8
@Warsameamir8 3 ай бұрын
Hargaaysa gaalo iyo qanisiin ka buxaan maay layaan kuwaas
@mahs123
@mahs123 3 ай бұрын
Jamaal Osman, waa in gacanta lagu soo dhigo meel walba uu dunida ka joogo, weliba si degdeg ah. Bal eeg sida ninkaan noloshiisa uu ugalaaftay...?🤨
@DuceysaneDaacad
@DuceysaneDaacad 3 ай бұрын
Fiiriya maxa ku qoran garabka garsooraha maxa kamada
@Indhoxaad
@Indhoxaad 3 ай бұрын
Odayga loyarka wan dhibsaday ano hargeisa jooga nijaas weye markasta shabab ayu difaca
@Khalidrasta99
@Khalidrasta99 3 ай бұрын
Jamal Osman Maxkamada looga yeeraya
@zaki7231
@zaki7231 3 ай бұрын
Qadaadweyn ma waxay naga dhaadhicinaysa ninkan meesha la soo taagay isaga ayaa isku markhaati furaya dambiyadiisa 😂😂 waar waxan oo kale aduunka kama dhace wax kale la imaada waa arsenal iyo bilaa arsenal ee😂😂
@Bilaalmedia15
@Bilaalmedia15 3 ай бұрын
Waa dadka wadanka naga haleeyey duliga
@BashiurOsmaan
@BashiurOsmaan 2 ай бұрын
Duqa islantiisa ashahadatay😂😂😂😂😂😂😂
@CabdiqadirCabdi-zq8kb
@CabdiqadirCabdi-zq8kb 3 ай бұрын
😊
@Ahmed-mn4qi
@Ahmed-mn4qi 3 ай бұрын
SHUUTE QOSOL BAA HAYA MAANTA KKKKK NINKA REER MIYIGAA WAXA KU DHACAY BUU KU QOSLAYA LAKIN WUU QARSANAYA QOSOLKA
@souadelmi5470
@souadelmi5470 3 ай бұрын
haa 😂😂😂uu usqabtay
@bashiirlucky346
@bashiirlucky346 3 ай бұрын
waxan la yaaba dad waa weyn oo laga caqli badinaayo,kan so adeegsanaayo,muxuu asaga qatarta u aadi waayey kan is qarxinaayo muxuu idhihi waayey adiga is qarxi,hadane dadka la isku qarxinaayo ma ahan yahuud ee waa dad somali ah o muslim,mararka qaar waxan is dhaha waxan sixir mey dadka u adeegsadaan ileen,qof inta qori la dhiibo la dhaho,orod dadka dil😂😂 subxna allah waxan wareer waaye, dowlada waxaan dhihilahaa dadka hadaad qabataab yaanan la dilin baaritaan dheer halagu sameyo maskax ahaan iyo jir ahaanba,laga yaaba iney sixirinyihiin😊
@zeryustoaden5457
@zeryustoaden5457 3 ай бұрын
Wllee qaadba na rogaya anaga😅😅
@Maruian
@Maruian Ай бұрын
😊UK was not 23:25 23:25
@kd2528
@kd2528 3 ай бұрын
Maxamed madexeey waku jiraaa
Trump oo durba qaaday tallaabooyin xasaasi ah | Qubanaha VOA
29:59
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
Dilaayeyaashii Dharka ku wareejin jiray xaafadaha Muqdisho & Gungaarka Maanta.
28:12
Somali National Television
Рет қаралды 206 М.
DEG DEG: Gungaarka Dilka Nabadoon loogu galay Gurigiisa, Xukunka Maaxi & Khaalid.
38:58
Somali National Television
Рет қаралды 115 М.
Garmaqalka Racfaanka Rag loo haysto Dilka Arday- Maxkamadda Ciidamada.
19:42
Somali National Television
Рет қаралды 46 М.
DAAWO - QARAXYO DHACAY IYO XOGA KALE OO AY KUU KAYDISAY CAMEROOYINKA AMNIGA - CCTV.
50:24
BARNAAMIJKA GUNGAAR IYO MACALLINKII DILAAGA
48:33
Somali National Television
Рет қаралды 873 М.
Qaybkale kiiskii taliye qoslaye qaabka dilkii kabaax
1:30:50
Baaz Tv
Рет қаралды 11 М.
Shuute iyo Askar NISA Dharcad ah & Maxkamadeyn.
17:46
Somali cable
Рет қаралды 36 М.
DEG DEG: Maxkamadeynta xubno ka tirsanaa Khawaarijta oo lasoo qabtay iyagoo hubeysan.
19:24