Gabadhii uu jeclaa ayuu gacantiisa ugu geeyay nin ay la tumanayso oo saaxiibkii ah.

  Рет қаралды 13,735

Illintir

Illintir

Күн бұрын

#qiso #qalbitaabad

Пікірлер: 72
@illintir
@illintir 2 жыл бұрын
Fadlan share dhaha aragtidaada noo reeb Mahadsanid 🙏
@n.a.9620
@n.a.9620 2 жыл бұрын
Asc wallo wanka xumahay sheekada wilka ku dhacday. Lkn sida dumarka Logan helayo dumar ayey ragguna yihiin. Sheeko taa ku dhow oo igu dhacday ayan so xasustay. Xirir been ah oo 4 years socday Kuna so dhamaday fashil. Lkn alxmd aad ayan ku reestay. Mrka waxa fican had iyo joor inad nolasha la wadaagto.
@sahragaalib9450
@sahragaalib9450 2 жыл бұрын
ismaciil Rabi haku xamdiyo TaaS hadeyan naag unoqon alxamdulilaah sirteda alaha kashifey naag tumato edhis ay kugu riding dheh naag xun ha ushalaayin
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 2 жыл бұрын
Subxanallah subxanallah subxanallah. Rabbi ayaa tusay xumanteda ee Rabbigaa ka badbadiyey fasiqadas inuu xas ka dhigto ooy wacalo usoo xarayso mana aha inuu murugoodo ee waa inuu Rabbi kumahadiyaa horayna uga socdaa. Waa inuu yirahda ogow dumarku kabadan. Mid khayir qabta Rabbiyoow ugu bedel. ❤
@YoungShakur1989
@YoungShakur1989 2 жыл бұрын
Waa runtaa walal 100%
@abdukariye697
@abdukariye697 2 жыл бұрын
Subxanallah wiilka ha is dajiyo dumarka soomaaliyeed wey badan yihiinee
@somalihanolato741
@somalihanolato741 2 жыл бұрын
Subxanaallah ismaciil wuxu ahaa nin aad u nasiib badan taas hadayna naag u noqon allaha ayaa u kashifay 2rakacdood salaad shugri tuko
@umoahmed4221
@umoahmed4221 2 жыл бұрын
Ismaciilow habo wiil fiican baa tahay Allaahbaana kaa badbaadiyay noloshaada sii wado ducaysa Alx na dheh
@zuhurhassan2881
@zuhurhassan2881 2 жыл бұрын
Walaa xawla 😭 Illaahay bay ka xishoon wayday taasi lkn inkaar qabto ma xeerin wayday inankan wanaaga u falay... Taas oo miidhan ayaa na ceebaynaysa Alle Qaad
@calicabdulle3711
@calicabdulle3711 2 жыл бұрын
Alle ha ugu badalo mid ka wanagsan Adigane ajir iyo xasanad Alle haka siiyo
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 2 жыл бұрын
Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah allah ha badbaadiyo gabdhaha soomaaliyeed aamiin
@Shacni.
@Shacni. 2 жыл бұрын
Subxanallah dhibaata weyn waaye qiyano e kagashay ilaahay, nafteda iyo wilkaba
@aaminoislow1342
@aaminoislow1342 2 жыл бұрын
Subxanallah ilaha kabadbadiyy wafasuqat balayo kugu dhacde dheh anagodhan unbey naceweysay walaahi
@fosiyahaji5792
@fosiyahaji5792 2 жыл бұрын
Sunaxaallaah Sunaxaallaah Sunaxaallaah ilaahowo u qabooji qabigiis Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabi
@aminahassan1173
@aminahassan1173 2 жыл бұрын
Xasbunallaah wa nimcal wakiil ismaaciil illaahay baa jecel oo ka badbaadiyey khiyaanadaa masiibadu lasocoto waar illaahay u mahadnaq mid muxsinada oo dhowrsoon ayaa illaahay ku siinayaa ismaaciil waan kuu ducaynaynaa illaahay hakaa masaxo xasuusteeda shar baa illaahay kaa qabtay haday sidaasi runtahay
@urejimohamud8282
@urejimohamud8282 2 жыл бұрын
Zabxaanalah waa wax laga naxo Alloow ha na ceebeyn. Waa arin naxdinteeda leh
@fadumojama22
@fadumojama22 2 жыл бұрын
Subxan Allah Ilahay ba udigay horaloyiri sirmaqabe Allah usahanah
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 2 жыл бұрын
Ilaahay baa jeclaa ilaahay baa kawaday shaydaamada
@Happygirl53778
@Happygirl53778 2 жыл бұрын
Waa runtaa miskiinkaa alaah ayaa jeclaaa
@adangeydh7387
@adangeydh7387 2 жыл бұрын
Subxanalah ale ha sahlo
@mouminaabdillahi8615
@mouminaabdillahi8615 2 жыл бұрын
سبحان الله سبحان الله axax axax xanono Hada ma
@amiincuuke2813
@amiincuuke2813 2 жыл бұрын
Nin daacad ah buu ahaa ilaahay baa ka qabtay qaainadaas
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 2 жыл бұрын
Dhamaan dhalinyarada wiilal iyo gabdho gaar ahaan wiilasha iska daaya 4 sano ayaan gabar wada soconay, waxaas waa nolol khiyaali ah, markii guur kaa soo go'o ha kuugu badnaato wada socoshada 4 bil.. ama ka yar.. marka hore diyaarso guri iyo shaqo aad noloshaada ku dabari karto ka dib gabar aad hubto dhaqankeeda guurso.
@samirzain7212
@samirzain7212 2 жыл бұрын
Ra'yigaas waankulawataa. İntaad shaqeysato ood riyooyinkaaga rumeyso baa gabar akhlaaq leh oo lawada yaqaano laraadsadaa
@rahma-wo5gl
@rahma-wo5gl 2 жыл бұрын
Wiilkaan ilaahaa jecele iney cudur kudaaran laheed laga yaabaa haka fogaado war zinada silacaa kadanbeeyee iska baara qofwalba aamin waa dhamaadaye
@shukritoxow6516
@shukritoxow6516 2 жыл бұрын
waa qalbitaabad xanuun badan aad iyo aad u xanuun badan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@safiaabdullah3461
@safiaabdullah3461 2 жыл бұрын
Wiilka wuu qal danaa Naag iyo nin xaraan inuu isugeeyo ayaaba qalad aheed
@sacdiyocabdulaahi1174
@sacdiyocabdulaahi1174 2 жыл бұрын
Subxana llaah
@Barakeeye
@Barakeeye Жыл бұрын
Waxaas murugo lama yiraahdo ee waa in uu allah umahad celiyo rabigii ka badbaadiyay qoftaas xun
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 2 жыл бұрын
Lacallahuu khayr
@naciimahassan498
@naciimahassan498 2 жыл бұрын
Subxanllha 😢🤔
@balwainasheick9176
@balwainasheick9176 2 жыл бұрын
Istaqfurullah
@abdullahiguled
@abdullahiguled 2 жыл бұрын
Subxaannallaah
@qadraali4115
@qadraali4115 2 жыл бұрын
Rabgiii jeclaaa ee kabadbaadiyey ha usajuudo mabo ahan inuu oooyo walalkeey waa adooon ilaheey jecelyahay dhihi karaaaa
@adangeydh7387
@adangeydh7387 2 жыл бұрын
Cabdicasiis really nolow
@fadumocabdiraxman9813
@fadumocabdiraxman9813 2 жыл бұрын
Waa qiso xanuun badan afarsano maxey isu sheegaayeen aqoonba uma laheyn gabadha
@ismaaciilmaxamedaadan6995
@ismaaciilmaxamedaadan6995 2 жыл бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم اكفنا شر الفاسقين
@CASAANYO01
@CASAANYO01 Жыл бұрын
Waa arin xanuun badan oo kalifi karta dhimasho in qofka uu is dilo ama uu iyada dilo waa arin ay adag tahay qofka marka uu yar yahay ay adag tahay in ay adag tahay inuu ka dabaasho. Waxaa jirta arin aniga igu dhacday oon idinka wadaagi doono maalin ...,,
@subanali5805
@subanali5805 2 жыл бұрын
very sad indeed
@nimofarah8193
@nimofarah8193 2 жыл бұрын
Hal talo wiilasha gaadiidleyda ah Haka fogaadaan dadka u socda meelaha Macaasida ee ay qaadayaa Waa layaab in nin Muslim ah uu geeyo gabadh Muslimad ah meel uu ogyahay macaasida kajirta oo looba sii sheegey Waa in ay alle uga baqaan ilaa denbiga qayb ayay kanoqonayaane
@munajama5103
@munajama5103 2 жыл бұрын
Duqani calif Malah
@ayaanmuuse2245
@ayaanmuuse2245 Жыл бұрын
qalad wayn ayuu galay wiilka waayo qof aad ogthy in xumaan lagusamaynaayo ama samaynayaa maba ahayn in aad kasaacido qadana gabadhaasna ilahay baa kabadbadiyay fidnadeeda
@abdullahiusmanjama4946
@abdullahiusmanjama4946 2 жыл бұрын
Wuxuu ahaa wiil nasiib badan oo kudaafad inuu ku dhaco ka badbaaday. Hada waxa soo gaadhayna waa khasaare aad u kooban Mar hadaanay qoftaasi Xaas u nqon.
@naimaabdullahi7984
@naimaabdullahi7984 2 жыл бұрын
Subxanllh
@faizaalisiyad1948
@faizaalisiyad1948 Жыл бұрын
Wa nasib daro wayn ilahy tu ka khayr badn ha siyo dumarna mawada fcna ragna mawada fcna su wadankenu u kharbaamyba waxyaabo badn baso baxy qfktsaba qfku la xariiryo ha iska hubsdo
@aaminahassan7162
@aaminahassan7162 2 жыл бұрын
Xasbunalaah wlhi anaaba hada lugaha kaso qaboobay naxdin badanaa yaa rabbi
@cabdullaahixasan5028
@cabdullaahixasan5028 Жыл бұрын
Wll iitilmaama halka aan kahelo wiilkaan qiso ayaaigudhacdad
@najmamohamud3396
@najmamohamud3396 2 жыл бұрын
🥺🥺
@saaxabnuunr6772
@saaxabnuunr6772 2 жыл бұрын
Ana uhoreyo manta
@calicabdulle3711
@calicabdulle3711 2 жыл бұрын
Ok
@shamsociise478
@shamsociise478 2 жыл бұрын
Sorry wlhi waa xanun badantahy ismacil isdaji wllo hadiiba xuman teeda allah kutusay ayadana allaha so hanuuniyo adna allah usujuud oobari mid qalbigaaga xanunka ka masaxda allaha kusiiyo aamiin yaa rabbi
@umucikrama7756
@umucikrama7756 2 жыл бұрын
Subxaana Allaha
@طارق-ع9ج
@طارق-ع9ج 2 жыл бұрын
Alaha.siiyo.mit.muminat.oosalixat..taqiya.ah.alaha.hanuniyo.gabdhaha.intiidhunsan.wanaaga.alaha.badiyo
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 жыл бұрын
وعسي ان تحبو شيا وهو شرلكم والله يعلم وأنتم لا تعلمون
@muniraahmed7031
@muniraahmed7031 2 жыл бұрын
You’re right tomorrow another day don’t worry about that brother when did you has a nice girl send man he’s chilling the girls some garrulous the chair in the man life is another day
@abdullahiguled
@abdullahiguled 2 жыл бұрын
There is a lot of fish in the sea Badda Kalluun badan ayaa ku jira waxaana ka badan iyada gabdhaha soomaaliyeed ee wan wanaagsan ee ha u qaadan inay gabdhaha soomaaliyeed oo dhami wada xun yihiin
@caashokeyf1270
@caashokeyf1270 2 жыл бұрын
Wax lala yaabo ma aha waxaa jira rag badan oo u dhaqma sida gabadhan balse qof kasta oo qof jecel haduu waayo qofka uu jeclaa si dhibyar ugama kabsanaayo waayo jacaylka aad ayuu u dhib badan yahay waana dilaa duli ah
@geedisuni3965
@geedisuni3965 2 жыл бұрын
Hhhhhh. Yaab dad nimo xumo lkn yaanan ka hor dhicin qabaka wax u dhaceen
@raxmiitappe6589
@raxmiitappe6589 Жыл бұрын
ax
@cayuushqurux2295
@cayuushqurux2295 2 жыл бұрын
🥺ilaahey xumaantaas hanaga hayo 🥺🥺😢
@samirzain7212
@samirzain7212 2 жыл бұрын
Sxb ninka waxa kudhacay khyr bey utahay sababtoo ah Alle ayaaba tusiyay xaqiiqda gabadhaas. Lagayaabaa Alle inuu lajeclaa gabar kaqeyr badan. Haaiskasamro
@abdihakinarab7041
@abdihakinarab7041 2 жыл бұрын
wll wiil.ila dhashay ayaan la.nahay see baan usoo bandhiga
@aaminahassan7162
@aaminahassan7162 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@xamuud7737
@xamuud7737 2 жыл бұрын
Baastar aanba ahy maan 4sano la socdo naaag🤔🤔🤔🙆‍♀️🙆‍♀️
@bnabadoon7381
@bnabadoon7381 2 жыл бұрын
ALXAQIIQA WIILKAAS WAQTI FIICAN AYUU KU OGAADEY IN AY QOF XUN TAHAY WAXAANA WIILKAAS KU ODHAN LAHAA ISKA QALBI JICEECA EE HORE UGA SOCO NAAGTAASI MA QABTID ILMANA KUUMA HAYSO HADA KA DIB GABDHAHA MASAAJIDKA KU XIDHAN RAADSO
@markcaa2942
@markcaa2942 2 жыл бұрын
Cilmi boodhari sidiisii😭
@hawohosh9198
@hawohosh9198 2 жыл бұрын
Asc
@لترلنلل
@لترلنلل 2 жыл бұрын
🤲🏻🤲🏻🤲🏻💔💔😭😭😭💔🙏🏻😭
@Barakeeye
@Barakeeye Жыл бұрын
Lkn sheeko qiyaali ah oo views lagu raadinaa inay tahay waaba ujeedaa hhhhh
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 112 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 111 МЛН
HADAD HELAYSA NIN KUQALMA WAA KIIS CAJIIB AH!!@SawdaBillan
52:03
Sawda Billan
Рет қаралды 46 М.
FILM CUSUB DAN IYO DOOKH PART 14
25:35
Sucdi Team 22
Рет қаралды 17 М.
WAXAY LAWALATAY MASAYR IYO MINUARADA SABABTED!!@sawdamqaalib
51:01
Sawda Qaalib
Рет қаралды 45 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY BARIGA DHEXE | XAALADDA SINWAR?
16:21
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 10 М.