Рет қаралды 23,066
𝐏𝐫𝐨𝐟. 𝐃𝐫.𝐀𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐚𝐡𝐢 𝐅𝐚𝐫𝐚𝐡 𝐀𝐬𝐬𝐞𝐲𝐫 oo ah Khabiir Somaliyeed ee 𝐂𝐮𝐝𝐮𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐃𝐡𝐢𝐜𝐢𝐬𝐤𝐚 aya ka warbixinaya Xalaado Caafimad ee qaar ka mid ah caruurta dhiciska iyo kuwa xanunka ku dhasha oo 𝐍𝐈𝐂𝐔 Casri ah isbitaalka lagula tacalay.
Soo booqo Isbitaalka Welcare.