Gabadhii uu jeclaa ee laga guursaday ayuu 15 kun dollar siiyay 20 sano kadib sabab taan darteed.

  Рет қаралды 36,617

Illintir

Illintir

Ай бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan #qiso

Пікірлер: 90
@safiyoasan
@safiyoasan Ай бұрын
Maansha alaah waa qof muslim ilaahaye. Owlaad. Qeer qabo ha siiyo
@user-ln2tb6sc2r
@user-ln2tb6sc2r Ай бұрын
Waa ilaa qaldaantahaay inaay siiso gabadhedaa ninkii aay shukaansan jirtaay bisinka waceeb😢
@xidigtainamaxamed1800
@xidigtainamaxamed1800 Ай бұрын
Weliga dhaqale qof loguma tago hadad ugu tag tana waa ti kugu soo lawata aniga wiil aan 2021 sheekey saneeynay ayaa igu dhahay bisha 8 daad aan ku guur sana oo hada qarash igu filan ma hesto markasan dhahay iga tag waqtiga haiga luminin calaf waa halkis wlhi 2023 bishi sidee daad ayaan isla sigi gursaday 2 sano ka dib anoo fikiray nafteyda na been u sheegin asoon qarash badan heysanin baan cideyda dhahay wilkan anaa keensaday wana cida ee wuxuw idin keeno ka qaata alx wagan gursanayay shaqo mu uwsan heysan lakin maanta shaqo uuw asiga lee yahay ayuuw ka shaqesta gacmo wada jir beey waxku gooyan 😢😊
@Ustaad402
@Ustaad402 Ай бұрын
Waad ka qiimo badan tahay kuwa laga bixiyo lacagta badan abaal baad u sameysay ninkaga qiimo badan bad dhankisa ku leedahay Allah waxan kaga barayay in aad isku waartan
@HusseinNur-vf6tf
@HusseinNur-vf6tf Ай бұрын
MAASHA ALLAH WAXAAD U NOQOTAY FALXAD, HADDII AAD NO 1 GABADH ILAAH IDIIN SIIYO WELI AAD IYO AAD AYAAD U NASIIB BDN TIHIIN EE HA KALA TEGINA. GOOD LUCKY
@Haffyy
@Haffyy Ай бұрын
Masha Allah gurkaga allaha kubarakeyo abayo 🤲♥️💯
@xidigtainamaxamed1800
@xidigtainamaxamed1800 Ай бұрын
@@HusseinNur-vf6tf wlhi markan diday maxad isaga ogolan waysay u shalaya mar walbo lakin alx wax walbo waqtigod leey dhacayan
@xidigtainamaxamed1800
@xidigtainamaxamed1800 Ай бұрын
@@Haffyy amiin
@takeyourtimeforfree458
@takeyourtimeforfree458 Ай бұрын
Qisadan waan dhaliilaya horta si wey uwanagsantahay balse waxaakaqaldan Ninki gabadhii uujeclaa inuu gabadheedi guursado. Asxan isaguba waa oday weyn muu gadhii uujeclaa guursado Haduu jaceylkiisa dhabyahay!!???
@arafadmohamudali9395
@arafadmohamudali9395 Ай бұрын
Haa waa suaal macquul ah, dhanka kale marki uu rabo sxbadiisi hore haddase noqotay sodohdiis marki uu rabo inuu salaamo muxuu ugu yeeri doonaa ma eedoo ayuu dhihi doonaa mise magaceedi ayuu ugu yeeri doonaa waa iga su’aale? 😂😂😂
@inspiredcryptmotivation
@inspiredcryptmotivation Ай бұрын
Brother can you please explain did he married the young girl who he treated or he married his ex lover???? Towards end of the story it does make sense???? And also towards the end u said her husband died , it was confusing
@lulaa1113
@lulaa1113 Ай бұрын
Waa arin foolxun nin guursadey gabadhuu jeclaa gabar yar oo ay dhashay waaba bahdilaad
@user-ds3ou1np9z
@user-ds3ou1np9z Ай бұрын
Wlaal dadka mayey wada waasheen mise? Waxaa se, iiga sii daran wariyaha ayaaba ku faraxsan 😮
@fariidoxaaji8738
@fariidoxaaji8738 Ай бұрын
Bismilaah gabadhu jeclaa gabadheeda suu u guursadey xushmad ahaan waaba ubadkiisoo kale. Soo lama dhihi karo dantuu uga faaiideystey haduu nin fiican yahay maamaduu guursan lahaa
@maxamedamiintupe1434
@maxamedamiintupe1434 Ай бұрын
maamada maxaba udhiman markaas ay isjeclayen aaba laga yaba iney 20 io kabadan jirti balaas 18sano ay kala maqnayen mxababu dhiman marka 😂😂
@JackCaddnan
@JackCaddnan Ай бұрын
Masha allah waa qiso cajiib ah
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 Ай бұрын
Subxaanallaah xaaskiisii ma aheyn ee xaaskiisii ayey sidey ,anaga nalama qurxoona inuu gabadha guursado lkn wax walba waa qaarka alle
@user-xq5zy1dw5u
@user-xq5zy1dw5u Ай бұрын
masha allaah waa wiil iman badan wana kuwana qadasho lehmahadsanid abdi aziiz❤❤❤
@canabcali6523
@canabcali6523 Ай бұрын
Mainsh Allah was Nin wangsan
@AswanAswaneossob
@AswanAswaneossob Ай бұрын
Waah waaah ma waxasa jacel ah ❤❤❤ .
@user-tq4di9fh8m
@user-tq4di9fh8m Ай бұрын
Arintani maahin wax fiican ninkani hooyadeed iyo gabadhii ugu yaraan uu wada dhunkaday oo jacayl ayay wadaageen arintan Maaahim mid ila qurux badan
@Acemotion51
@Acemotion51 Ай бұрын
Abdi. Casiis .ka .fiirso .waxa..Aad ..Bulshada .u..Soo...Bandhigeysid...labadi..qifood ..oo...is ..jec.leed..caruur..Ay..dhaleen..Aa..is...Guursatay..maxumo..laakin...ninkii..gabadhii...Auu..jeclaay...gabar...Aay..dhashay...Ayuu. Guursaa...mawanaagsano.
@muminhagar5038
@muminhagar5038 Ай бұрын
18 sano. Dhunkadho ma Jirin. Waxaan. Saqajaamada danbe ayaaa keeney 😀😀😀😀😀😀
@user-wn9ez3mw9v
@user-wn9ez3mw9v Ай бұрын
0:00 Haduu nin si dhaba uwanagsan yahay ilmaha ma guursadene Nagtu jecla buu guursan laha. Dhurwa marwalba xayawanka tagta daran bu dhinac u eryada. Folxumadan a Somalida lagu abaabiha. Dadka is jecel wa naqan wa is taataabtaan. Ninku habarti darufta dugeeysay. Ilmahedi oo wadnaha ka buko oo dawaysa 😢!. Waba ka aarsi hada fiiriso.
@xalimosacdiyo-jn8vk
@xalimosacdiyo-jn8vk Ай бұрын
Masha allaah ❤❤❤❤
@JamacKahiye
@JamacKahiye Ай бұрын
M.a wa Qof wanagsaan
@user-lc7wh1yj8f
@user-lc7wh1yj8f Ай бұрын
Waa qiso farxad kudhamatay
@warsame8
@warsame8 Ай бұрын
sheekadan markan qiimeeyo qeebta hore waa top lkn inta danbe ma wanaagsana
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 Ай бұрын
Waa nin wanaagsan
@abdiweliabdullahi2032
@abdiweliabdullahi2032 Ай бұрын
Masha Allaah❤❤❤
@zahraibrahim8637
@zahraibrahim8637 Ай бұрын
Waxaa ka wanaagsaneyd iñuu gabadhii uu jeclaa guursado ilama qurux badan inuu gabadh yar ee uu faclalkhayrka u sameeyey uu kaga bedesho guur
@namelos2963
@namelos2963 Ай бұрын
Ninku gabadha wuu yasay ma aar goosi buu waday markuu gabadheeda guursanaayo😮
@aymaniibr2064
@aymaniibr2064 Ай бұрын
ruun wale waxaasi waa arrgoosi ee dacaad kama hayn, lacag ina seercaada ayay heed
@namelos2963
@namelos2963 Ай бұрын
@@aymaniibr2064 Haa duruuftu kaga faaideestay😭
@YahyaAbdi-mi8hh
@YahyaAbdi-mi8hh Ай бұрын
Saaxiib xaqiiqada ayaad abaartay
@user-xm7fi8vs9m
@user-xm7fi8vs9m Ай бұрын
Waaaw.cajiib
@FarxiyoXasan-ss4pq
@FarxiyoXasan-ss4pq Ай бұрын
Waan kaxumhay jecel waa jeceel sorry in uu guursado gabar uu jeclaa gabadheeda in uu guursado
@HusseinNur-vf6tf
@HusseinNur-vf6tf Ай бұрын
NABSIGA WAA KAA
@fartunnairobigoldjewellery4550
@fartunnairobigoldjewellery4550 Ай бұрын
Xasbunalaah wanicmalwakiil, waceeb inaad guursato gabadhaadjeclayd gabadheeda, runti gabadhayr inudaweeyo isaga sadaqobay u'ahayd lkn waceeb inuguursado cunugta
@AswanAswaneossob
@AswanAswaneossob Ай бұрын
Jacayl hadu ka jiri laha dhexdoda aduunyo mala isku xiri lahayn.
@xidigtainamaxamed1800
@xidigtainamaxamed1800 Ай бұрын
Sax wlhi aniga wiil aan is guursanay alx cideeydana anaa dhahay intuuw idin keeno ka qaata alx hadana waxbo nagama halesno shaquuw furtay wax walbo waa is aminaada. 😢
@queendm1317
@queendm1317 Ай бұрын
Sidee ma jeelkedi hore ayeey gabdheda to dartay ma fahmin 😮
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Ай бұрын
Never buy love if abaayo is not feeling your jazz take a walk! Learn to play Dutch! You are born alone unless a twin and you go alone period!
@user-sw8pv6uo8z
@user-sw8pv6uo8z Ай бұрын
😂you're right ✅️
@Ayyaan1986
@Ayyaan1986 Ай бұрын
So they mean to tell us that the guy married a 15 year old girl and now he's getting ready to take her overseas/ Western world, I wonder how that's gonna work out.
@niyaaladem
@niyaaladem Ай бұрын
Even the twin has his/her own life walaal.
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Ай бұрын
@@niyaaladem I mean you come with a twin and go alone!
@warsameabdi2846
@warsameabdi2846 Ай бұрын
Andriy
@XaajiMaxamedcabdi-pc7po
@XaajiMaxamedcabdi-pc7po Ай бұрын
Markii hore sifiican ayuuyeelay lkn inuu saasyeelo ma ahayn inuu gabadhawayn guursado ayaa fiicnayd
@sser4622
@sser4622 Ай бұрын
Acuudubilaahi hoyaduu soo dhuken jiray hadanah gabadhii ilaahow hana tusin masibootinkanla ag miyaa dadkaa. Washay subxaanalaab waa ceb
@umxamdi1385
@umxamdi1385 Ай бұрын
😢😢😢😢😢
@especialeyes3404
@especialeyes3404 Ай бұрын
Anigu waxaan qabaa lama odhan karo wuu samray lkn wakhtigaa ciilay
@Khadijo60
@Khadijo60 Ай бұрын
Cabdi Aziz yuu guurs aday gabadhi diiday mise gabadheedii jiraneyd ii fasir
@maryamhassan4846
@maryamhassan4846 Ай бұрын
Acuudu bilaah mina shaydaani rajiim hooyadaa ninkay isjeclaayeen guurso oo sodoh haw noqoto 😢 waxaasi waa sharafdhac hooyo unoqo ninkaad caashaqsanayd maxaa dadkan kaqaldan maxay kuwada hadlayaan siday ukulmayaan isu arkayaan waa xidhiidh noocma ah .
@FarhiaAffi-yi1ik
@FarhiaAffi-yi1ik Ай бұрын
Habaar waaye tan .
@Abokaramin
@Abokaramin Ай бұрын
Gabadha inuu guursado ma aheen wa ceeb inuu hoyada guursado jacelka dhabta ah ma gaboobo
@mimisucdi
@mimisucdi Ай бұрын
Lkn waxay ahayd in gabadha ay is jeclaan jireen la siiyo waxaan hubba hadii uu really u jecelaan lahaa ma yeelen gabdha wa say aniga ila tahay
@FardosodiiriyeJamac
@FardosodiiriyeJamac Ай бұрын
Islaantii inuu gursaday ahayd madaba wa ay ahaayeen dad isjeclaa o an is calfan markaas
@surayamoha3945
@surayamoha3945 Ай бұрын
subxanallah wax fican wu sameyy lkn gabdha yarta u abtiga u yahy shaleyna hoyadeed u shukansan jirey inu manta gabadhedii gursado ilama qurux badna bisinka lalabo waye xasbiyallh abti bu u yahy se cml
@user-oq5we5zn9h
@user-oq5we5zn9h Ай бұрын
Shekada wa sheko fican lakin waxa alad ah inu gursado gabadheda maxa didey inu tu jecla gursado aya isku da ah ilmaha yar u so daweyey muxu ka doney wax fican maha
@mancityfan660
@mancityfan660 Ай бұрын
Salamad ninkii ani is jecleen o nasiibka is keen siin wayey ma gabdheyda siinaa
@mullerkay4743
@mullerkay4743 Ай бұрын
Subxaana laahi wanicma wakiil, ma nin aan is shukaansan jirney oo guur ku hishiiney calafkase uu nakala kaeeyaan siinayaa Gabadheeyda aan dhaley Xaashaa lilaah waa Ayaan daro iyo doqonimo , oo muu Jeceeylkiisii Iska guursado ileen 2 soo dhashee isaguba waa single father ninkaasi waa child abuse Only 15 years iyo odey above 45 😧😂
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Ай бұрын
Barakumu Allah jamiican. ❤
@aminamohamed3878
@aminamohamed3878 Ай бұрын
Asc
@abdurahmanabdullahi9619
@abdurahmanabdullahi9619 Ай бұрын
Sheekada mid la abuuray ayay u eg tahay run maahan😢
@Wilo-cw7hf
@Wilo-cw7hf Ай бұрын
Sax😢
@halimajama7814
@halimajama7814 Ай бұрын
Wcs wrb
@cirjiidh77
@cirjiidh77 Ай бұрын
War beentada nagala tag gabar iyo hooyadeed ayuu damac kawada galay Waxaad soo alaiftay inay tahay waxaa lagu fahmayaa waxaadba iloowday ninkii caruurta dhalay oo dhintay
@MaslahBarkhadle
@MaslahBarkhadle Ай бұрын
Sheeko xariir
@aminaabdiadem9900
@aminaabdiadem9900 Ай бұрын
Maxaa waaye? I fahamsiiya walalayalow ninka gabadhuu jeclan jirey gabadheda muu guursadey? Ine sas ehenaa rajenaa.
@saynabjama8160
@saynabjama8160 Ай бұрын
Taasoo kale hore ayay uga dhacday muqdisho bbc ayanu kadha gaysanay waa qiso cibrro kuduugantahay
@Ustaad402
@Ustaad402 Ай бұрын
Ninkii ugu doqon sanaa baa caawa nooga sheekeysay haduu si dhab ah u jeclaa ayadu guursan lahaa ee ninka daruuf boo kaga faa,iideystau doqon bad tahay hadad comment arkeyso
@Abokaramin
@Abokaramin Ай бұрын
Wadar iyo waxid midkee walan dhaqan folxun weye qofkasta ayaa kula yaban adiga sogudbinayaa iyo isagaba wax ceeb weye walal bafinta un ku joji confur oo dhan haceeynin
@user-ww8qt1sh3v
@user-ww8qt1sh3v Ай бұрын
Where is the Man who gave out the cash to the lady that left him for another man? Wacha hiyo upuzi yako ya kutafuta "views na likes".
@ABDIHASSAN-sp1px
@ABDIHASSAN-sp1px Ай бұрын
Kama haija kubamba skip pro
@baahiyechanal7288
@baahiyechanal7288 Ай бұрын
Taydii ma idinla wadaagaa
@suususuldanahabdirahman6929
@suususuldanahabdirahman6929 Ай бұрын
M.a
@user-ss6ml6mh4d
@user-ss6ml6mh4d Ай бұрын
Aniga hadii aan gabadhaas ahaa lahaa gabadheda maku naren ileen aad ayuu uga weyn yahay taasne waa ra,yigeega 😝
@user-oy1iv6gz6q
@user-oy1iv6gz6q Ай бұрын
Crazy he date the mother n have feelings but now he marry to daughter 🤔🤔🤔 disgusting n he need milk
@maymunaahmed-zv8ju
@maymunaahmed-zv8ju Ай бұрын
Ma gabadhi u jeclaa bu guursaday mise tuu so daaweeyey?
@Acemotion51
@Acemotion51 Ай бұрын
Abdi .casiis.qoraal..Hore..Ayaan..meesha..soo..dhigay..waa.ka.bixisay..calashaan. Adiga..Ayaan.ku.lahalay...oon.ku..dhahay,.ka .fiirso ..waxa .Aad .bulshada.lasoo Hor..is .taagtay .tiifiiga..iyo .makara..foonka .xataa..wiilasha..ku..duubaaya .waxay .ahey .in .Ay..kaakhtaan .inta...Aadan .soo deyn. Waxaa .lasoo.istaagtay..gabar. iyo .wiil is .shukaansan. Jiray ..Ayaais .calfan..makaas ..Ayay .is .lakumeen..gabadhiyoo ..laqabin. .waxaan..waa .ceeb..Hooya .daan .markasta .waa .dhaala .doon..waayo..markii Hore .waxay ugatagtay wiilkaan..dhaqqala .la...Aan .Hada ..markay..Asagoo dhaqaale .Heysto.. Ayay. Gabadhii .qoorta ..ugilisay..gabadha..yar..debi..Ayaa laga .galay sub xaana..laahi waa .in .tiifiiga. Lasoo is .taaga..ma..Ahan...in. Laga .Aamusaa
@Maryama_22
@Maryama_22 Ай бұрын
Gabadha yar mala qasbe ? Iyada weeye muhiimada Ubadka yar ee lagu qasbayo odayaasha waa cuqubo Ama lagu sasabayo iyado marki horeba rabin in maskax lo adegsado lagu qanciyo Waalidoow joojiya ubadkaad iibsanaysaan
@kaafiamohamudyusuf57
@kaafiamohamudyusuf57 Ай бұрын
Inu calfado dheh
@salmaabukar273
@salmaabukar273 Ай бұрын
The worst story i have ever come across i wish i didn’t listen this
@surayamoha3945
@surayamoha3945 Ай бұрын
tuu jeclaa buba gursan kara muxuu ka dooney ilmaha u dhali karo ala somalida saqiir tujin jecla wa wax aad u folxun
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 66 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
deg deg daawo wararkii udanbeyay geerida ismaaciil haniya
20:52
DFC Somaaliya
Рет қаралды 326
HANIYA MA SHIRQOOL MISE? AMAR ALLE LAAKIIN
17:16
Tusmo media
Рет қаралды 8 М.
CAMERADA QARSON MAXAY DUBTAY NAXDIN IYO FAJAC!!@sawdamqaalib
41:28
Sawda Qaalib
Рет қаралды 210 М.
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42