GABADHII YURUB KADOORATAY UBADKEEDA NOLOSHEEDII

  Рет қаралды 51,938

baarliin official

baarliin official

2 жыл бұрын

Пікірлер: 100
@hodan8250
@hodan8250 2 жыл бұрын
Subxaanalaah wa musiibooyinka aduunka ka dhaca oo qurbo lagu arkey.
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 2 жыл бұрын
Wcs walkey ciimri waaka xumahy walalken waxku dhacy waa iska xaal aduun dadka laadnanta ay oga daarts 👍👍❤️❤️❤️
@saynababdi8232
@saynababdi8232 2 жыл бұрын
maasha allaah samirkiisii buukuhela ilmihiisii oonabada alx
@munamohamed4809
@munamohamed4809 2 жыл бұрын
Mashaa Allah It’s very interesting story that gives you ideas I like it
@smx111
@smx111 2 жыл бұрын
Subxaana Allaah ,Alloow. Na ASTUR
@hawash4217
@hawash4217 2 жыл бұрын
Xaqa ilaah ayaa lamaan qaada xaqa aa sodahiray imahisana ilaa jamacay oo helay allxm 🕋sawarkisa bari illaah ha ugu dhigo caruurtisa asaaba baari ah masha allaah 🕋💐❤️🌺الحمدالله nicda muslimiin الحمدالله على نعمت الاسلام
@anisamacaneeyabdi5679
@anisamacaneeyabdi5679 2 жыл бұрын
Wcs wll masha Allah sharci ka yaal runto la sheego maxa ka wcn ahee aheee Allah ku xafido aduun iyo aakhiraba insha Allah wll👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌💯
@zuheyramao1548
@zuheyramao1548 2 жыл бұрын
Asc maasha alaah tabaraka laah ilaahey ha ku barakeyo qisoyinkaaga aad iyo aad23 ayuu ii cajabiyay
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 жыл бұрын
masha allah thank you 🙏
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 жыл бұрын
it’s painful sad story subhanallah
@fadumojama22
@fadumojama22 2 жыл бұрын
Subxan Allah Allah Kariim
@MohamedHassan-jg1fy
@MohamedHassan-jg1fy 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭 subxanalah qadar wayn ba ku dhacday ninkas yaa maskiin, mhdsaniid wllo cimraaan❤
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 жыл бұрын
masha allah nice father masha allah
@sacdiyagobeey7516
@sacdiyagobeey7516 2 жыл бұрын
Masha Allah Tabaaraka Laah waa Nin Raga oo dulqaad badan
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 жыл бұрын
Aniga gabadhii hooyadeed xaday oo laga masayriyey ayaa igu socota meeday sheekadaas
@umuraage8617
@umuraage8617 2 жыл бұрын
😢😢😢😢Maskiinka sixun bay u gashay wlhi bal maxey ku keentay in xitaa ay guursato nin kale qof walba qofkii u qalma alle ha u dooro.
@xafsamohamed2503
@xafsamohamed2503 2 жыл бұрын
Walaalo waad mahadsantahay waa sheeko laganaxo aniga dadkii sweden soogalay 1993 eekaguuray labaadansano kohor
@madinamaxamed4928
@madinamaxamed4928 2 жыл бұрын
It's very painful story wallahii
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 2 жыл бұрын
Subxaan allh wiilkaas naag doqon ah ayaa hishay
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Ax reer ba,aw yaa ku leh
@rahmasalim5457
@rahmasalim5457 2 жыл бұрын
Asaalamu Calaykum qalad badan ayaa ku jiro halkan awlaada ayuu ka haray which aad qalad u ah iyo jileec nimo waaye aritaas wax kasto oo dhaco ilmahaaga lagamo horo, waa doqonimo "rag badan ay ku dhaqmaan.
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
WAA QISO XANUUN BADNAYD .MARKII DANBENA KU DHAMAATAY KHAR IYO MUSTAQBAL.MASHALLAAH TABAARIK
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 2 жыл бұрын
Sax
@axmedmaxamuud9740
@axmedmaxamuud9740 2 жыл бұрын
Mashallah
@rabiiconuur8549
@rabiiconuur8549 2 жыл бұрын
Asc qiso ku cibro qaadasho mudan Ilaahay marku ku nimceeyo hadii aad ku kibirtid Ilaahay wu ka qaadaa nimcadaas walaaheen ninkeeda Oo u fiican ayey garan waysay Ilaahay ha nawada hadeeyo.
@grwyhaha2752
@grwyhaha2752 2 жыл бұрын
ninka fiican naag fiican mahelo
@aminamaxamed5027
@aminamaxamed5027 2 жыл бұрын
Subhanallaah
@sharifanoor3367
@sharifanoor3367 Жыл бұрын
حسبناالله ونعم الوكيل
@abdishakurali6545
@abdishakurali6545 2 жыл бұрын
Gabahu waa qaran joog sxb
@hafsaaden9198
@hafsaaden9198 2 жыл бұрын
Way dhacdaa
@SM-qx5he
@SM-qx5he 2 жыл бұрын
Dumarka wanaagsan rag xun oon gayn baa hela. Raga wanaagsan sida aabahan fiican Naag xunbuu helaa Nasiibku muxuu dad ciilay
@historynerd7549
@historynerd7549 2 жыл бұрын
Waa imtixaan noloshu
@ashrafbinhuud1171
@ashrafbinhuud1171 2 жыл бұрын
M.a Alx Ale haku dayo
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Waa nacasnimo in ninkaaga lagugu diro
@historynerd7549
@historynerd7549 2 жыл бұрын
Subxana allah Lock baa la bedelaa bey maqashey
@hawash4217
@hawash4217 2 жыл бұрын
Masha allaah 🕋😭😰🌺🌺🕋🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾الحمداللهilaah ayaa mahad leh
@nadifowarsame4484
@nadifowarsame4484 2 жыл бұрын
K(
@canabosman4171
@canabosman4171 2 жыл бұрын
سبحان الله
@fathimadirie8653
@fathimadirie8653 2 жыл бұрын
Cimran qisadii barlin part 1 soo galisay oo ciwaankeedu ahaa markan yurub nimi buu naag iga raacay maxaa u soo dhamaystiri wayaday
@fadumoisse6634
@fadumoisse6634 2 жыл бұрын
Illahay umada ha hanuuniyo
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 жыл бұрын
Ax ax ax gaalada noocaas udhaqmaysa ayaa hadhow lagu dhahayaa xuuqbay yaqaanaan qof ilmihiisa laga qariyay oo hadana lacag laga jarayo gaalo dhagarbadanaa
@AliAhmed-mu2hq
@AliAhmed-mu2hq 2 жыл бұрын
Adiga iyo quruxda qoyska2 waa KZbin waa in laydinkaqabtaa
@sacdiyowallowaxawllaadamal8063
@sacdiyowallowaxawllaadamal8063 2 жыл бұрын
Asc cimraanow waxaan ku oran lahaa maad no dhamaystirtid tii hore gabadhii hoyaded kaxaday lacagti 130000$.majecli sheka qabya ah tukale ladhexgaliyo
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 жыл бұрын
Waa mida aan raadinayay sheekadii 13000 ka kun
@channel-bo7wq
@channel-bo7wq 2 жыл бұрын
Sow may dhamaan
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
ASC SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW THEN KEEB GOING INSHALLAAH TACAALLAA SWEDAN WAABA DERISKAYGA I FROM COPENHAGEN HHH HHH 🇸🇴🇩🇰
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 жыл бұрын
subhanallah sad story subhanallah
@smx111
@smx111 2 жыл бұрын
Adulmo Dulumaadtul yowmul Qiyaamah Somaali Dadka Ay Qabyaalada io hayb - Sooca Tanaa Ka Daran Naagaha Ayagoo - Tuulo ,Ama Baadiye Ka yimid Dibadda la keeno Dhib Kaas bay Leedahay ,Allase Waa Caadil ,
@abdiqafarmohamed4214
@abdiqafarmohamed4214 Жыл бұрын
ninrageed buu ahaa❤️❤️❤️
@nasteha874
@nasteha874 2 жыл бұрын
Wcs war
@canabosman4171
@canabosman4171 2 жыл бұрын
Wayo waxay ku dhacday xuman marka labo sheba waa qasaro adun iyo akhiro burur rer iyo qasaro akhiro
@khadraadan2544
@khadraadan2544 2 жыл бұрын
Waa qiso cajiiba
@halimab5796
@halimab5796 2 жыл бұрын
Ascwrb Sheeko Xariir Sheekooyinka Buug ku qor kadibna Aanu kaa iibsanee
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 2 жыл бұрын
Gabdhah fiican nin dhibad ayaa kusohagag
@hawalulmahamud4562
@hawalulmahamud4562 Жыл бұрын
Subxaana.laah .cuqubaday.ninkeda..ka.gashay.way.helalaysaa..weceladii.aa.markay.wYnaadan .waxay.ku.leeyihin..aabaheen.aaway..kuwa..abahood..jooga..maa.been..lagu..haysn..karaa..ilaahow.xaqa.u.hiili
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣💋 intass baranbara laga buuxiyay maxaa run sheegtay raga qaar baa dumarka kasii daran
@alicigalasma6825
@alicigalasma6825 Жыл бұрын
Subxaanallaah nabsiga Lama galo
@ladanjogdher3105
@ladanjogdher3105 2 жыл бұрын
Anigaaba caawa u horeeya 🌹🌹
@qoonmal
@qoonmal 2 жыл бұрын
Wll qisankuhayaye xagankugusogudbiya
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 2 жыл бұрын
Wlhi qof walba wuxuu kasbaduu leyahay
@hayadismail5050
@hayadismail5050 2 жыл бұрын
Sc waxana la yidha wax la qariyo cudhun aya Ku jira
@halimacolow2233
@halimacolow2233 2 жыл бұрын
Saa qisada noogu wado meel mcn iya doonomareeso. Sheko kale dhaxda. Kaso gelinesaa inaga ada marka.
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 жыл бұрын
wcl bro👋👋
@zeynabturksuleyman8206
@zeynabturksuleyman8206 2 жыл бұрын
Cajiib
@canabosman4171
@canabosman4171 2 жыл бұрын
Ayana way hooshisa
@kaltunfarah856
@kaltunfarah856 2 жыл бұрын
Oo yaa furay
@MJ-gg4je
@MJ-gg4je 2 жыл бұрын
Dumarku haday raggooda dhibsadaan , caruurta dalkii kuceshada, inta hadhaw is ciilkaanbiyi lahaydeen.
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
M.J.WAA FIKRAD WACAN👍
@smx111
@smx111 2 жыл бұрын
Aniga Ra,yigayga Waligay ,Wiil aan Dhalay - Gabar Aan ,Eedo ,u Ahay ma siiyeen ,Becouse - Hadhaw Haddii Ay isku Xumadaan ,Dadka Ehelka Waa Lakala ,Gi,in Waana Laysku xumaan ,Waa laga Figaada Guurka Qaraabada
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 2 жыл бұрын
Sax
@sacdiyagobeey7516
@sacdiyagobeey7516 2 жыл бұрын
Naago baa gurigeeda ka dumiyey Caqli Daro iyo Talo xumo
@queenmj8688
@queenmj8688 2 жыл бұрын
😢
@rahmasalim5457
@rahmasalim5457 2 жыл бұрын
Asaalamu Calaykum walaal nin iyo naag kasta way xumaan karaan, khalad badan oo fileynin way kugu samay nayaan however waa inaad xaqa awlaada iyo xaqaaga u dagaal oo sharci ah u samaysid wax kasto ay kugu qaadato, waa " jileec aad u badan inaad iska dhaqaajiso!!!!!!!!
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 жыл бұрын
Bisinka aad bay noo gu badan yihiin😭😭😭😭😭😭😭
@mohamedmohamoud8071
@mohamedmohamoud8071 2 жыл бұрын
Bulaale ma ceelkii bulaale baad kawaddaa?
@mamaruney4373
@mamaruney4373 Жыл бұрын
Cimraanow sheekotunkaaga caadi ma aha
@Puntland_official
@Puntland_official 2 жыл бұрын
wax la qariyaa qubte ama qurme walaahi dhab oo anaaba haya 10 years
@abshiroxassan5224
@abshiroxassan5224 2 жыл бұрын
Sir maqabe illaahay baa u sahan ah kuwiisa alle ayaa u ilaaliyey lkn maana wiiftooyinka wadankiiba aan qaabku lahayn qurbaha in lagusoo lug gooyo maahan
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
So sad
@Jammaad
@Jammaad 2 жыл бұрын
Sowniga qadka kuugu jira kulahaa qadka maninbuu unoqonayaa 🤭🤭
@channel-bo7wq
@channel-bo7wq 2 жыл бұрын
Dee maye tusaale gbadhu sowtan leh ma naag baa ku qarsoon marka sas buu uleyhy sownaga qadka kugu jira mocnaha waqtigiisa ka ugu badan baa siiyaa saysay ku ogaan laheed. In uu naag qarinayo. Waqtikiisa bay garanaysa
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Doqon walba dadka wax halaga saaro way jiraan dad aan khayr qabin oo reeraha isku dira laakiin iyadaa walaalkeed ka dhaqaaqday oo zero ahayd
@saedasmith6558
@saedasmith6558 Жыл бұрын
Miskiinkaa ayaa cawryey
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 2 жыл бұрын
Maxy oguqoslysay xaasid nimo mafiicno xaqdarada kasoo baxday
@nasteehohassan6691
@nasteehohassan6691 2 жыл бұрын
Nabsiga adunka loga jarey
@mohamedadan4164
@mohamedadan4164 2 жыл бұрын
Ninku gabadhii mafurin_miyaa ciyaalkii ninka_ma u hagaageen
@fardosa1236
@fardosa1236 2 жыл бұрын
Cidii balaayo falkiso miraheeda way guranaysaa. Qofka markuu dhibka samaynayo waxaa ka maqan cabsida allaah
@abdullahibrahim1285
@abdullahibrahim1285 2 жыл бұрын
Wax la qariyo qudhunbaa ku jira
@smx111
@smx111 2 жыл бұрын
Diin la,Aan baa malaha Gaysay
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 2 жыл бұрын
Bal naagt tas jaahilid intahy why ciiyalka ay duurka u galisay yaab waalhi
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Waa jaahilnimo qof aan wax maqlayn
@nastehawil4992
@nastehawil4992 2 жыл бұрын
sheekadaan qeyb ayaa laga booday. ninkaan hadii uu aabo fiican yahay. muxuu maxkamad u aadi waayay oo ilmahiisa u raadsan waayay. ilmo qurbo jooga seee uga aamusay.. ??. FAR AYAA II TAAGAN!!!!
@kaltunfarah856
@kaltunfarah856 2 жыл бұрын
Muu looyar qabsado
@zahraali9811
@zahraali9811 2 жыл бұрын
Asc wr wb Dumarka horta Somalidu madax adkaa tagaa la lahaa waa jacjacooro ee Marmar badan dumarku wey ku dherga adaygan ragooda Aniga kow ah ma garanayo Sababta Malaha Raga iska celiyadii baa nagu qufulan Lkn Labada qof wax kasta ay isku qaban Hadaan la soo dhex gelin xal waa la helaysa famaliyada muslimka ah Ilahay ha looga xishoodo Cuqubada mar kasta waa tii ku hesha ama ha fogaato ama ha dhiwaato waqtigay timadaba wey imanaysa Dumarka sxbada ahna iska ilaaliya Marmarma waxaan is idhaahdaa Malaha Raga ayaaban qiimo noo lahay Ilahay ha na garan siiyo xaqa Naag sxbkeedna iskaba daaya odaygaga la sxb la noqo maxay kuu sheegaysa Ilahay guryaha ha noo xafido iyo ubadkaba iyo odayshauda iska barkaysan Allahu akbar
@ladanjogdher3105
@ladanjogdher3105 2 жыл бұрын
Inkaar ha ku dhacdo guryaha islaamka dadka burburiya
@shernm5551
@shernm5551 2 жыл бұрын
Naagtaas hooyo doqonah Ayee aheed nabsina kagasha Waataas
@anabaden7502
@anabaden7502 2 жыл бұрын
Waa Doqon si xun uilbaxday
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 жыл бұрын
Sheekadaan sweden waa ku badan tahay inta naag ninkii keenay cayrisay oo qaar caruurtii ayagii la qaatay xisaab maleh
@imanisse4329
@imanisse4329 2 жыл бұрын
Waa selfish waa adeesa
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 43 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 33 МЛН
[Urdu] Last Episode: The Actual Miracle of The Quran | Akhri Moujza with Nouman Ali Khan
1:51:45
Nouman Ali Khan - Official - Bayyinah
Рет қаралды 816 М.
NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST
2:57:07
Goray Podcast
Рет қаралды 86 М.
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 43 МЛН