😭 GABAR 5 JIR OO DABAQ LAGA SOO TUURAY 5 BIYAANO SUBXANALLAH MAXKAMADA DAHIR ALASOW

  Рет қаралды 35,308

Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT

Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT

Күн бұрын

Пікірлер: 213
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 3 ай бұрын
Dahir allow waxsan ku si allow kuxafiddahir calaso alla ba waxsan kusi ❤👍
@fartunnur2656
@fartunnur2656 3 ай бұрын
Illahoow uhiili qofkii dilay haduu yaqaan ma wareereene rabiyoow usoo sahal
@sahalade4245
@sahalade4245 3 ай бұрын
Daahir wiilkaan in lacaawiyo ayaa fican dhinac walba insha allaah
@fatimaabdirahman772
@fatimaabdirahman772 3 ай бұрын
Ku Daahir Calasow fadlan Ninkan gabadha laga dilay Ma uusan filaneynin in uu caddaalad helaayo oo hiil muslinimo iyo Somalinimo helaayo Marka uu quslaayo farxad daraadeed Is ma oga Xasuuso qisadii ninkii neefka geela ka lumay oo ka quustay Geed hoostiisa seexday Markuu toosay arkay ratigii oo dul taagan Farxad darteed dhahay ( Yaa Rabbi Anaa Ilaahuka Wa Anta Cabdi ) Waxaa loo sheegay Nabiga NNKHAhaato waxa uu dhahay Dambi ma laha Sidaa ugu cudur daar Daahir Calasow Allaah ha ku barakeeyo wa Jazakallaahu Kheyran
@shamsohussein4180
@shamsohussein4180 3 ай бұрын
dahirow wuu shogsan yhy waxa ba ka qaldan waayo naxdinta keeneysa
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 3 ай бұрын
52 sano ayaan jiraa intaasna waxan kusoo le'ekaaday yurub Mana aqaano dhulbahante maxamed muuse waxan kasii ahay hooyaday naalaye axmed reer cilmi waxay kasii tahay garan maayo caruurtayda waa wada wiilal waxay jaamac siyaad kasii yihiin allaa igu og garanmaayo Maxaa wiilkan yar loola yaabayaa Qabyaaladna waa aragteen siday dhulkeena uburburisay teeda kale qofkasta naxdinta ku dhacdaa sibay uwaxyeelaysaa anigoo kale geeri iyo naxdin lama ooyo sikale ayey ii saameysaa
@caasha93
@caasha93 3 ай бұрын
Ala waxa tahay habryartey maxamed muuse waa dadka aan aduunka ujeclahay ayakane iso korsaday habo❤❤❤❤
@caasha93
@caasha93 3 ай бұрын
Inkasto anba nag guleed garada ahay hadana rer tolkey iyo rer abtigey waxaan u aqoon badanahay reer abtigey culimadii❤❤❤
@IskutashiGuud
@IskutashiGuud 3 ай бұрын
Dahir calasow hadi qabilkada laweydiyo waa kayaqana sidi usi kala baxaan asoo yurub kula jooga maxaa sababay
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 3 ай бұрын
@@caasha93 soo dhawow habaryar Miyaad maqashay ilmo budhcad
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 3 ай бұрын
@@IskutashiGuud waxaa sababay yurub waxan usoo aaday inaan maal tabcado uma imaanin inan kursi yar ka qaylqayliyo oo umada kala sooco Somali wey iisiman yihiin waana idin jeclahay kumase jecli qabyaalad Waagii siyaad bare ee wadanku dhisnaa qabyaaladi ma jirin waana markii iigu danbeysay wadankayga inkastoo halmar tegay waxanse kasoo noqday anigoo qaracan udhiman raba isbedelka aan ku arkay darteed
@Osob_5
@Osob_5 3 ай бұрын
Maxay dantu Ciishay wiiloo dulqaad iyo deeqlahaayoo dadkuna doqon moodayaa 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 3 ай бұрын
Saxiix
@KvikkLunsj-t1g
@KvikkLunsj-t1g 3 ай бұрын
Subxaana Allah ilaahayow u gargaar waa nin miskiin ah ilaahayow xaqa bidhbidhi Aamiin
@fatumaqadir2238
@fatumaqadir2238 3 ай бұрын
Boqor wa alle xaqa allaha so ifiyo😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@boqordagedo1655
@boqordagedo1655 3 ай бұрын
shangani ey am sori😢 allha cafiyo nunada😢😢
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 3 ай бұрын
Wey Dhimatay mar hore
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 3 ай бұрын
Waa maskiin alle hala caawiyo wiilkaan fadlan
@Hodan-v1t
@Hodan-v1t 3 ай бұрын
Maxkamadii allah ee sareysay ayuu hor istaagi hadii uu dilay ilmaha yar
@Suada-i2y
@Suada-i2y 3 ай бұрын
Ilaaha boqor ah ALLAAHUAKBAR
@OlfadBaashi
@OlfadBaashi 3 ай бұрын
Waa layaqaanaa wiilkaan waa wiil feecan aniga waxaan ahay reer cabdi caziiz
@Himiilo-
@Himiilo- 3 ай бұрын
Allaha ku gargaro please waxbo hasa meynin wan ku jeda wad qosleysa gabadhadaneh cadalad mey helin please wiil yar aa tahay dil hageysanin illahey aa ku gargarayo ee insha allah
@lulinahassan6302
@lulinahassan6302 3 ай бұрын
Dahir waa dowlad yar waa in la aqonsado
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 3 ай бұрын
Daahir alasow fadlan qabyaalada aadku dhaqmaysid ma wanaagsano ka tunaasil
@Osob_5
@Osob_5 3 ай бұрын
Allaah waxaan ka baryayaa inuu Samir iyo imaan Allaah ha ka Siiyo
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 3 ай бұрын
Qabiilku waa Leysku Aqoon sadaa
@khadiijajaamac9319
@khadiijajaamac9319 3 ай бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun, ilaahay ha soo kashifo wixii so tuuray, eedona arxan maleh🥺🥺🥺🥺
@alidamey2988
@alidamey2988 3 ай бұрын
Saxiix.Daahir Calasow.Waa Runtaa Ninkani Waa Maahsanyahey...So Xayi.Ahna, Uma Hadlayo...Qof Waalida,Oo,ilmo Ka Dhinteenna,Uma,Eka Daahirow.
@RuquyoMuse
@RuquyoMuse 3 ай бұрын
Subxanalah ninkan abe darenkisa maba ka muuqato ilahow na amanso
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 3 ай бұрын
Wuxu laqoslaayo Waa Aabo balwad leh naxariis dhan malahan dadka balwada leh waa saan😷😷😷
@shamsohussein4180
@shamsohussein4180 3 ай бұрын
Warya aqlaaq yeelo balwada adiga leh Io waxaat ku timameyso wiilkan
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 3 ай бұрын
@@shamsohussein4180 bisinkow scml he xee tahy xanaaqa asiga Afkiisa kasheegay inu balwad u leeyahy waliba qamriga u cabijiray waa nin polis ah somaliyana boliska dhan waa wada daraagis ma beenba
@fartunnur2656
@fartunnur2656 3 ай бұрын
Naxdinta qeybka mid ah iney saan ka dhigtaa laga yaaba sikastey noqptaba qof waalid ah oo ilmihiisii dhintay xanun madareemin waxdhici kara maahee iskadaa dhibku filan isagaa qaboo gabadhiisii dhimatay cadeyna heysan ciduu uqabsadee aqoonoo isku qasane
@hhabdi4981
@hhabdi4981 3 ай бұрын
Waa qosol garlic miskiin muxuu sameeyaa meal uu wax kaqabto ayuu layaway ilaahay haucawado
@hawohosh9198
@hawohosh9198 3 ай бұрын
Waxay u egtahay in gabadha la xaday ka dibna laga yaabay iney fashilmaan ey dabaqa ka tuuren
@Maria28832
@Maria28832 3 ай бұрын
DAHIR NINKAAN MASKIINKA AH WUU DHIBATEYSAN YAHAY HADE MAXUU SAMEYNAYA OOHIN WAXBA KU HELI MAAYO SAMIRKA LA QAATA BERI HELAYA SAQIRKISA U SHAFEECA QAADEYSA AAKHIRO ADUNKANA ALLAAHA SOO QABTO DILAAGA NAXARIISTA LAHEEYN
@Osob_5
@Osob_5 3 ай бұрын
Asc Daahiroow Waan dheg Audrey wiilkaan Arinta Qabsatey wuxuu la qoslaayo waa Qaracan Aduunyo Oh 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@aminamohamed9010
@aminamohamed9010 3 ай бұрын
Naxdintii buu khafiifay illahay ha caafiyo xaqiisana ha usoo dhiciyo 🥰
@zahramohamed4883
@zahramohamed4883 3 ай бұрын
@@aminamohamed9010 Raga oohintooda waa qosol Waxa la dhaha Daxak Rijaal Baka
@sammie1163
@sammie1163 3 ай бұрын
Aamiin yaa Rabi
@amnaali8642
@amnaali8642 3 ай бұрын
waa la yaqaan hilaawe cumar warsangali waaye mana hubna abti gabartiisa dilaayee hadey curatay hala hubiyo baaritaan daacada allaa hadey ku cadaato hala dilo asagana dabaqa naftiisana halaga soo tuuro ❤
@RuqiyoMahamed-op7cu
@RuqiyoMahamed-op7cu 3 ай бұрын
Ilmahaas yar wixi dabaq katuurey Allah hasoo saaro waa xanuun
@fatoomggg9541
@fatoomggg9541 3 ай бұрын
Ninkaan asigaa wax kasiya maxaa wayay nin hooyadiis qabiilkeeda aqoonin Hadana gabadha udhaxday qabiilkeeda xataa gabadha aabaheed😢magaciisa oo saz ah mayaqaan aduun kaas ayaan joog naa wlhi 😢😢
@abdullahijanale
@abdullahijanale 3 ай бұрын
Somaliya awod iyo lacag la isku shegta iyo hanjabad
@faadumomahamedmahamud4813
@faadumomahamedmahamud4813 3 ай бұрын
Asc daahir runtaa waaye kiiskan wax baa ka qaldan adigoo sheegin baan dareemay wax baa jiro daahir baar arintaan haka harin ✅ ninkaan xanuun dareen kama muuqdo
@ashasalah2835
@ashasalah2835 3 ай бұрын
NINKAAN ABGAAL MA AHA AYAN U MALEYNA, BAL WARSO, HADDU JAREER WEYNE YAHAY
@CiiseYare-m9n
@CiiseYare-m9n 3 ай бұрын
Daahirow maxkamada ayaan u baahanahy boqorow isoo qabo
@farahfartun3961
@farahfartun3961 3 ай бұрын
Ilaahey ayaa boqor ah
@Maria28832
@Maria28832 3 ай бұрын
NINKA DABAQA KA TUURAY ILMAHA SAQIIRKA AH SEEF MADAXA HA LOOGA JARO SIDA SACUUDIGA DADKA U DILAN HA LOO DILO WASAQA
@nimcaanubaxle3041
@nimcaanubaxle3041 3 ай бұрын
Armay gabadha yari is tuurtay ood Adna danbaabtay
@nimcaanubaxle3041
@nimcaanubaxle3041 3 ай бұрын
Waa maxay aad oo weyn hadal jilcsanaa
@abdiazizmohamud8309
@abdiazizmohamud8309 3 ай бұрын
Maadaama aad arkaysay ku marqaati fur howsha saas ayay u xalismaysaa
@hhabdi4981
@hhabdi4981 3 ай бұрын
Ilashay kabaqa is kadaaya wiilka waa naxsanyahay
@sahramuse1730
@sahramuse1730 3 ай бұрын
Maskin wiilka waxbaa ku dhacay waa run dil kabaqaa qof ma abaari karo
@OlfadBaashi
@OlfadBaashi 3 ай бұрын
Daahiroow wiilka wax utuur
@ashasalah2835
@ashasalah2835 3 ай бұрын
WIILKAN CABSI AYA HEYSA.
@Himiilo-
@Himiilo- 3 ай бұрын
Maya ciila hayo iyo cadalad daro illahey allaha ku sahlo dilaga
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 3 ай бұрын
Xasabuna Allah wa nacama wakiilan
@boqordagedo1655
@boqordagedo1655 3 ай бұрын
wacabtoy ninka canugta toy😮
@AbdiazizJimxale
@AbdiazizJimxale 3 ай бұрын
ALE HA SAHLO DADKII SAAN WAX YEELAY
@NorAreys114
@NorAreys114 3 ай бұрын
War gabadh aad dhashay la dilay ha caban u aar nin alle kaa dhigay
@bluerain3282
@bluerain3282 3 ай бұрын
Yuu ka aaraya marka? Ma qof kale a wax galabsan ayuu u ka aaraya? Xaywaan
@abdiazizmohamud8309
@abdiazizmohamud8309 3 ай бұрын
Agoonyar ayaan ahay haduu dhahay Hooyadiisna yiri reer mataan Islaanitiisii horana ku sheegay warsangle Islaanta gabadha kale ee nool u dhashayna ku sheegay Maxamed Muuse qabiilka dhiman oo la raadinayo oo ma sheegin la leeyahay maxay taha
@qamaryousaf51
@qamaryousaf51 3 ай бұрын
Good job Dahir ala Sow suaalaha a Waydiihayso ninkan bal maxo ku qoslaa
@AbdiazizJimxale
@AbdiazizJimxale 3 ай бұрын
DAAHIR CAAWI PLZ QOFKII DISHAY CUNUGTAAS SAQIIRKA AH AJIR AYAAD KA HELEEYSAA DAAHIROOW
@OlfadBaashi
@OlfadBaashi 3 ай бұрын
Daahir jana gale marwalba aankh kuu doceeyaa
@Hodan-i9m
@Hodan-i9m 3 ай бұрын
Kan waaba dhiman dhiman qiiroba kuma jirto anaga aan calinbaa caloosha na xanuuntee
@sundusmohamed3151
@sundusmohamed3151 19 күн бұрын
Madi kulahaaa gabdhaha xisaabta ulkuma juraaan
@vitnamy6hows93
@vitnamy6hows93 3 ай бұрын
Waa iska dabeecad daahirow sida farahaagu usinayn ayaa dadkuna is ugu ŵada dhamayn ninkan caawi khaladkiisana usheeg
@salma.abdule
@salma.abdule 3 ай бұрын
Warun dee maxaa kuhelaye balayo ku qososhaye mideeda kale mayaqano qofka ku edayesan dilka gabadhiisa waa inad soheshaa ninka magaciisa oo sedexan waayo cunugta been mashegayeso ax ax xanuun badanaa bal maxaye galabsataye saqiirkas😭
@Maria28832
@Maria28832 3 ай бұрын
QABYAALADA CIDA TAQAAN OO KU DHAQMA WAA LA YAQAAN REER MOQDISHO WAA DAACAD BARTA QABYALADA
@AbdiazizJimxale
@AbdiazizJimxale 3 ай бұрын
NIN KAAN WAA NIN MASKIIN AH AKOON YAŔ KALE AMA ILMO ADEER LA AH HA CAAWIYAANO
@lulinahassan6302
@lulinahassan6302 3 ай бұрын
Labo midba waan ka shakisanahay gabarta qofki u hayeey in ay ka soo turtay mesha ama ciyaal yar yar in ay ka soo tureen Allah baa naha og
@Naadiamohamud
@Naadiamohamud 3 ай бұрын
Maskiin daahirow wiilkan wa lo xoog shegty fahan halo dadalo xakhiisa
@amnaali8642
@amnaali8642 3 ай бұрын
war dowladu ha toogato fasaadka daroogadana kuwa keena ha toogato waryaa kanaa warsangaliya ma jirto anakaa ah mana rabno wax ciyaalka gaalada ku sameyn iney sameeyaan ee hala dilo wallaahi xaba ka dheefi meyno hadana ceeb aanan hareyn yowba nagula joogin 6cumar&6da cabdallaba ayagaa laga rabaa iney gacantooda ku toogtaan hana la baaro si dar allaa hadey ku cadaato anakowba waxba noo tareyn yuhuudina ma rabno ceebtaas kaligiis hala dhinto kuna dila gacantiina nooma yeerin waxaanoo kalee nacalaa ku taale uf warya91ilaa hada qof warsangaliya ma keenin ceeb ee yow wasaqeyn dadka sharafta leh 😮😮😮
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 3 ай бұрын
Wuxu laqoslaayo Waa Aabo balwad leh naxariis dhan malahan dadka balwada leh waa saan😷😷😷
@Saciidobashir
@Saciidobashir 3 ай бұрын
Maalsaas.loogubahdilaa.ayey.dabasocdaan
@abdulkadirhajji9646
@abdulkadirhajji9646 2 ай бұрын
Hadi qof so tray la waye xita ninka guriga leh magdhow lagu leyhy😊
@AbdirashiidMohanu
@AbdirashiidMohanu 3 ай бұрын
Asc aaqil daahir saaxiib iska qabo doqonta ku dhahayso boqorow yay ku dambajin allaah ayaa magacaas iska leh ee iska fiiri
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 3 ай бұрын
Taariqda gabadhiisa ladilay xita mayaqaano walh waa ceyb xita Dareen Aabo walh inuusan laheen wuu iska qosla bishimihiisa bal eek side madoow u yihiin waxaasna waa balwada waa qeer masuul wax dhan ma ogo kaarles cml waaye sida e waxa u dhaceen xita lama socdo naxariis Aabo nimo malahan
@ima6291
@ima6291 3 ай бұрын
Ee waa madi madina waxan la dhahaye dad madi iyo mclina U manyar Mala dhihinoo
@hubantichannel3476
@hubantichannel3476 3 ай бұрын
Kan waa xanuunsan yahay walee
@rodamahamoud
@rodamahamoud 3 ай бұрын
ALLAHU AKBAR
@caatika3615
@caatika3615 3 ай бұрын
Iskuma aadano kan xaqa gabadha alaha soo ifiyo daalimiin baa uta shate saqiirta
@MuseXuseen-jw6fw
@MuseXuseen-jw6fw 3 ай бұрын
ninkan warkiisu ma cada wayo xaskiisu warsangari ciday ka tahay ma garanayo hoyadi cidaytahay ciday kasiitahay ma garanayo allaha u gargaro
@saj4117
@saj4117 3 ай бұрын
Do you think all somali people memorise tribes like you
@abdiazizmohamud8309
@abdiazizmohamud8309 3 ай бұрын
Sow taad leedahay warsangeli ayuu dhahay
@safiamohamed1631
@safiamohamed1631 3 ай бұрын
Guri an wardiyo lehen Dabaqan saqafkidsa albab lehen smaaliyaa laga helaa
@Sdt23578
@Sdt23578 3 ай бұрын
Dahirow qeer allaha ku siyo aduun iyo aqiiro amiin dahirow wilkaan xabsi ayaa ku jira waa la hadaday eewax uqabo waa ujeda inu maqan yahay waa xanuun qisadi isa xaqa allaha so bixiyo
@ZenapAbdi
@ZenapAbdi 3 ай бұрын
Maxaa loo xiray asa gaaba gabadh laga dilay
@lulxirsi6787
@lulxirsi6787 3 ай бұрын
Arintaan been ila Tahay maxaa yeelay gabadheyda Allaha ii dhaafo ayuu leeyahay hadana way dhimatay ayuu leeyahay ma Fahmin, Subxanallah Magaca ninka ma aqaan Sawirkiisana wuu wataa Subxanallah. Gabar Shan Jir iga dhimatay waana QosQoslaa waa Subxaanallah. Daahir kiiskaan waa Fashiluuhu, in aan waxba Jili karin ayaa kuu yimi waana Subxaanallah😅
@halimarjisaakalaahuqeyran.6700
@halimarjisaakalaahuqeyran.6700 3 ай бұрын
Halyaabin aniga 70kii waxyer aa iga dhiman ninkii 7da carruur udhaley majeerteen Waxuu kayahay maqaano Hada ayaan ogaadey.
@caasha93
@caasha93 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂waa dhici karta habo
@khadijaafrah4317
@khadijaafrah4317 3 ай бұрын
Maanshallah
@zahramohamed4883
@zahramohamed4883 3 ай бұрын
Dadka degen dabaqa hala wada dhaariyo Daahir
@Farxiyomahamed-v5q
@Farxiyomahamed-v5q 3 ай бұрын
Dadka isku mid maha wiilkaan qof qabow weye maha qof adag oo firfircoon ee ilmaha yer halo raadiyo cadaalad
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 3 ай бұрын
War ninka muqdisho joogaa suu rabo uma hadli karo suaalaha ka yaree
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 3 ай бұрын
Daahiroow maad isagaaba kula joogee wax siisid
@Xalkeen
@Xalkeen 3 ай бұрын
*Dahirow wiilka caawi. Adiga ayuu garab kusoo bidey. Asaga xataa in lala wadaago videoga waala diidey*
@qamaryousaf51
@qamaryousaf51 3 ай бұрын
Horta maxoo la jiifaa war si haaneed ah u fariiso
@fardusjimcaale7267
@fardusjimcaale7267 3 ай бұрын
WAAAA CAWAAAN QOFKAANI GABADHA MA DHALIN. UF
@khadiijajaamac9319
@khadiijajaamac9319 3 ай бұрын
Ninka cabsi ayaa ku jirta😮😮😮😮
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 3 ай бұрын
Hooyadaa ma taqaanid qabiilkeeda Naagtii gabadha kuu dhashay qabiilkeeda ma taqaanid maxaa qaldan
@Farxiyomahamed-v5q
@Farxiyomahamed-v5q 3 ай бұрын
Walaahay waa musiibo kuwaan ku dhahaaya yuku danbaajin so xil kama saarna in ilmaha yer cadaalad uso dhiciyaan oo radiyaan qofkii saqiirka arxan ku dilay daradaas udilaan
@ashasalah2835
@ashasalah2835 3 ай бұрын
CUNUGTAN GURIGA YEY KA TAQAAN ?
@ashasalah2835
@ashasalah2835 3 ай бұрын
DAAJIROW CUNUGTA YA GEEYAY GURIGAAS DABAQA ?
@issemohamed8701
@issemohamed8701 3 ай бұрын
Ninkan Arinkiisu Baaritaan Ayuu U Baahan Yahay. Waayo Warkiisu Macada
@odayxayow3958
@odayxayow3958 3 ай бұрын
Waa run ma arkin miyaa
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 3 ай бұрын
Waa bashalyaa😢 waa yaab
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 3 ай бұрын
Ninkan Taramidol ayu kadhargy ee iskada tariiqda qabadhiisa ladily xita ma oga
@AbuuAsad
@AbuuAsad 3 ай бұрын
Tedakale cunug 5jir xanun sakarat ah warkiisa ya inla rumeysto mahan wain xaqiiqda laga ogaadaa mesha dhibka kadhacay
@KvikkLunsj-t1g
@KvikkLunsj-t1g 3 ай бұрын
Ninka ayaa ka shaqeeya gurigaa
@AbdiazizJimxale
@AbdiazizJimxale 3 ай бұрын
NACALAD HA KU DHACDO NINKAAN HADII UU KU JIRO LAKIN HADII GABADHAADA KUU CADEEYSAY MAXAA KUU YAALO OO KALE AABE WAA KAN NINKA I DILAY SOW KUMA ORAN GABADHAADA AFKEEDA RAAC XAQEEDA USOO DHICI MEEL WALBO HAKULA GASHO
@AbdiazizJimxale
@AbdiazizJimxale 3 ай бұрын
Ninkaan aabe nimadii oo. Dhan ayaa ka maqan
@degan4
@degan4 3 ай бұрын
Komankoow akhrinayaa, 😢😢😢
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 3 ай бұрын
Gabadha yar aabeheed telkiisa nosheeg ku dhah daahirow 😂😂😂😂
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 3 ай бұрын
Ninkaan😂Miskiinka ah wax sii
@RuqiyoMahamed-op7cu
@RuqiyoMahamed-op7cu 3 ай бұрын
Dadka muqdisho joogo naxdinti ayey kukarax gooteen. Kadib dareen la aan ayaa kamuuqato
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 3 ай бұрын
Kani aabe wax kala og ma’ahan waa nooca layiraahdo calooshiisa lacayaar,xataa dareen ama murugo aabenimo kama muuqato Cajiib!!
@kismayo612
@kismayo612 3 ай бұрын
Dahir waxkasto baxsatid walal mizanka aqiro Allah hakaga diigo walal waaxa maqlijire latuuro ayaa lobaaxdha waayo somali shaale weeku ceeni jiren mante naa weku baahden masha Allah walal Asc
@Afiifahealth
@Afiifahealth 3 ай бұрын
ninka habarta qaba hala uhubiyo
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 3 ай бұрын
Wadanka wax ka jira Laguma weeydiin ee ka hadal waxii lagu weydiinaayo
@xalimoqaadiriyacabdi5409
@xalimoqaadiriyacabdi5409 3 ай бұрын
Masha.Allaah barkallaahu sheikh dahir
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x 3 ай бұрын
Ilaah mayaqaanaan dadku
@CaashoQuruxo
@CaashoQuruxo 3 ай бұрын
Dhahirow Ninkaan waa toqon waa a cabsanaa😅😅😅😅😅
@AbuuAsad
@AbuuAsad 3 ай бұрын
Waxaa laga yabaa gabadha iney racday ilmo mesha adijiray kadibna eyagii ey soturen
@AbdiazizJimxale
@AbdiazizJimxale 3 ай бұрын
Waa in la helaa dadkii ka dambeeyay
SUBXANALLAH  NI NAAGTIISA HORE KA MASEERAY OO USO DHAARTAY | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
29:30
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 15 М.
Who is More Stupid? #tiktok #sigmagirl #funny
0:27
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 10 МЛН
Thank you mommy 😊💝 #shorts
0:24
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 33 МЛН
PART 1/ DAHIR ALASOW MAMA FRANGO KENAY IN KIRTAY WIILKEEDA DHADAY MADHALIN
1:01:55
Kiisa Adag: Nin Naagtiisa Soo Qarxiyay Gabar 100 gram dahab lagu inkiray | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
1:07:14
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 13 М.
Gabar uu aabaheed inkiray oo uu wecel ku tilmaamay
17:06
Garasho
Рет қаралды 4,9 М.
KIIS ADAG: DAGAALKA DADKA WALWAALAN OO MAXKAMADA QABATAY
1:18:01
Maxkamada Dahir ( Dahir Law Court )
Рет қаралды 29 М.
KIIS UGU ADKAA NAAG DHACDAY SOOMAALIDA MAREEKAN OO DHAN 2 BOQOL KUN DOLLAR MAXKAMADA DAHIR ALASOW
1:07:18
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 25 М.
AJ FAMILY HOOYADAY MA TIHID MAAMO ANIGU MAJEERTEEN AHAY ISKU EEGNAHAY
27:16
SUBXANALAH: GABAR YAR OO ABTIGED KUFSADAY WILKISANA TOORI GALIYAY
1:23:02
Maxkamada Dahir ( Dahir Law Court )
Рет қаралды 28 М.