ad yaaan ugaaheelay taladadaa mansha alh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hamdiali149828 күн бұрын
Mansha allah abayo Gulleyso
@AichaPapa-r6n28 күн бұрын
Maschl ❤
@XayaatAbdinasir28 күн бұрын
Caaqli badan
@mohammedmm82727 күн бұрын
Okay 😊
@amalabdisamed776128 күн бұрын
Therapist ha aado waayo qofku wuu ka hadli kartaa wixi dhibaya, hadalku waa nafis walal, laakiin Cid kasta looma sheego, dad khaassa lagu nafisaa ku dheh walashay ❤
@nasriinofficial28 күн бұрын
Abaayo aniga buplic bas ban u diiday ee qof ee ku nafisto waa ok
@amalabdisamed776128 күн бұрын
@@nasriinofficial Waa run waxba lagama faaiddo dhibka qofkasta oo public LA keeno, waxani furitaanka iyo nin dumar xumeeya ilaa xaawa iyo aadan soo jireen, waa ilaahay un kudaa oo coloosha adkaysta
Masha Allah waa runtaa nag aan soo ooyen majito ❤❤❤
@fadumaalijama-yk6lb22 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥺😭
@Neima.Hassan28 күн бұрын
Masha allah waa ruunta my sis❤
@QamarAmir-l3m28 күн бұрын
Mash Allah abayo macaan ❤🎉
@faadumoali11728 күн бұрын
Qofka wax dulmiya asagaa dhib qaba aduun iyo aakhiro laakiin qofka la dulmiyo asagana dhibkii u so marey mar mar waa xasusanaya si maldahan baa looga sheekeeya si ciilku kaaga baaba'o qofku inu hadlo waa fiicantahey gabadha hadalka inaad ku celiso ma aheyn
@Hamdiquruxchannel28 күн бұрын
Masha Allah abaya ❤❤❤
@dahaboosman122828 күн бұрын
Mansha Allah 😊😢
@XayaatAbdinasir28 күн бұрын
diikriga iyo duucad usheeg
@IbaroozAhmed28 күн бұрын
Mashallah qof qali ah aya tahy si fcna yeshay❤🎉❤🎉🎉🎉🎉🎉
@fayzabarkhadcisman993728 күн бұрын
Mashallah ❤❤❤❤❤ nolow
@shamsohussein28 күн бұрын
Horey usoco abayo qali
@khadraali837328 күн бұрын
Dumarka Somaliyedow ciilka iyo xanuunka dhaxal naloogadhigay Dumarkuna oraah nimankiina action cadaawadleh bay hayaann marka Wards and action keeba waxtara oohinta ilinta iyo ciilka laydinbaday ubedela ficil qawideena naqarsoone orda aada Therapy joojiya calacalka cid naga adagimajidho awoodena allah natuso daacadnimadu wa xanuun markii qofkaad aamintay sixun kuuqiyaamo
@sadiasadia19191m27 күн бұрын
Waxa qalbiga dajiyo wa saliga nabiga
@HassanHafsa-v2h28 күн бұрын
Byo madma aysan la aqoon ayda adi wad soo gudbin kartaaa mxaa yely wxaa lagyabaaa in ay jiraan dad ku jira malxldaas oo ay ku wano Qatan ooy si fudud ugu baxaa
@nasriinofficial28 күн бұрын
Waxyaabaha qaar aniga kama hadli kro ma awoodo abaayo😢waan calool jilcanahay xanuunkaygiyaa soo xasuusanaa markaa xanuun kale ka hadlaayo🥹awoodaas ma lihi waxyaabaha qaarna aniga kama hadli kro🥹
@nicmosheexoofficail568328 күн бұрын
Abaayo qoral ahaan usoo gudbi waliba tiktok ku soo gudbin si qoral ah