Gabay Xassan Tarabi. Sow Cududda Habar Yoonis iyo Ciidagale maaha.

  Рет қаралды 74,764

Rugta Maansada Soomaalida

Rugta Maansada Soomaalida

Күн бұрын

Waa gabaygii Ciddiyo-jiid ee Gabayaagii weynaa ee Reer Hargeysi ku dharbaaxay Cumar Ustareeliye oo Habal Awal ahaa oo geeraar yar oo gardaraysi ah ku weeraray Saldanadda guunkaa ee Garxajis.

Пікірлер: 75
@ubaxcumar6585
@ubaxcumar6585 Жыл бұрын
Nin cidagale oo reer guuleed sudana yaa cidagale waa dadkii asasay fanka io suganta ❤💯
@ahmeddarood2244
@ahmeddarood2244 6 ай бұрын
@xaaxinews9269
@xaaxinews9269 5 жыл бұрын
Garxajis cududa HabarYoonis iyo Ciidagale Ragii somaliland 6 bilod ku xoreyay calanka ka tagay burco goonis isutaaga ku dhawaqay hadana madaxwayne lo doortay saw cududa habaryonis iyo ciidagale mah 💪💪 Geela garxajis ceel anu kaso cabin ma jirto wa rerka ugu taarikhda balaadhan isaaaqa darawish ragi jabiyay ee ingiris ku hubeyay wa garxajis Ingiris ragii heshiiska kaga saxeexay barbara iyo maydh garxajis😎
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 4 жыл бұрын
Garxajis 💪🏾
@khaalidxidig9018
@khaalidxidig9018 5 жыл бұрын
Viv G ... habaryooniz
@helsinkiinternet6450
@helsinkiinternet6450 6 жыл бұрын
Ciidagale dayax weerar wllhi
@abdiilahiahmed-zl9es
@abdiilahiahmed-zl9es Жыл бұрын
Nin ciidangale ah sidaa ubaani kra xasan tarabi alaw kuunaxariiso
@filfilocAhmed
@filfilocAhmed 2 жыл бұрын
Garxajis hyonis 🩸💉👊👊👏🦁
@diiriyeoomaar816
@diiriyeoomaar816 2 жыл бұрын
Garxajis waa raggii dilay gaalada cad cad giib iyo feedhoole . Waakii hurre walanwalna lahaa . Hayb gaalo laysiyo Herar male xirsi cismaan. Xirscismaanku waa rag garxajisa
@zakijaaban
@zakijaaban 4 ай бұрын
Taariikhdu ma guur guurto ana ismabadalo g36 hadhoow bay ku heesi
@MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu
@MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu 3 ай бұрын
Waa runtaa inder Taariikhdu waa buug badu maydhi karinoo beryo lama illaawee. Thanks inder
@sheekhabdillahi7318
@sheekhabdillahi7318 4 жыл бұрын
Waxaa inoo soo gudbinaaya o codkiisa qurxoon tirinaaya marxuum muxumed cali (masmas)
@axmeddaayeero8921
@axmeddaayeero8921 5 жыл бұрын
abtiyaashay garxajis walee warag
@keysejama5286
@keysejama5286 4 жыл бұрын
Waxan ugu jeclay tuducyada : Carro wiilasheedii kolkan caynab ku eryaayey Caamir hooyadii iyo kolkay calastu ooyeysay. Ina cabdalle xasan hooyadii weeye Carro Seed Magan. Waxaanu uga jeedaa colkii Xaaji Waraabe Ku galay caro ogaadeen ina Cabdulle Xasan na ilaa imi la eryay geelii hagoogane la soo qaaday. Tuduca kale na waa atintii dilkii Gaydh. Cafow nooma galin reer Zubeer waagi lays cunaye Colaad iyo koolkii Gaydh la dilay ciil la dagi waaye. Gaydh wuxu ahaa ninka ogaadeen u taliya oo kibira gabadh Makaahiil ah oo sacad muuse na geel ay qaadeen Ku qaatay oo guursaday, 1924 kii oo Guba socoto oo HY is hayaan dhulbahante iyo ogaadeen. Ayey ogaadeen iyo reero hy ah daaq isugu yimaadeen Doollo meel ka mid ah. Ogaadeen ayaa geeli by Weerar , waa laysku dilay , 2 nin oo ogaadeen ah iyo 3 HY ah ayaa ku dhintay. HY waa niman gob ah oo dul qaad badan , waxay ogaadeen kii ergo u direen. Gaydh baa Ogaden kii ku yidhi " waar kareebkiinu yaanu idin ka dibjirin mag idoor bixin maynee" nina kama daba hadali jirin Gaydh. Waxba reeru isuma jirin ergadii baa HY u warranty. Nimankani HY u talinayey markay maqleen wuxu yidhi Gaydh , midbaa yidhi hada ina dhaqaajiya intaanu ka kicin geed ku hadalka ka yidhi. HY intay duuleen ayay bartii ku dileen Gaydh. Gabayga na ka tiriyeen, gabaygaas waa gabayga Jaamac Xirsi Dubad. Wuu ku jiraa KZbin isagoo cajalad ah oo laga duubay 1976 isagoo 80 jir ah. Wuxu ugu danbaysiiyey. Waxa gob ah ninkaan Gaani iyo Gaydh ba loo diline. HY mag kamay bixin Gaydh oo caaqilkoodii ahaa. Ka dibna waa kuwii dhulbahante ku jeestay ee cuqaashoodiina laayey, Xaaji cumar cami , Axmed cige sii arag iyo faaraax bullay. Daarood waa dad kibir iyo edab daro u dhashay Isaaq ii hore we may ahayn kuwan maanta cadaw kaste saamaxa. Gabayga salaan ee Cali dhuux ugu jawaabay waaka ofhanaya: Gebigoodi madhan ayuu Qamaan gawda ka hayaaye. Waxa galaaftay HY aad gala tidhaahdeene. Afkaaga ayaa Gaydh lagu dilay iyo Gaani berigiiye. Imika Daarood taariikh cusub ayay Ku dafiraan dilkii Gaani iyo Gaydh oo waxay yidhaahdaan Gaani wuxu ahaa will Cali dhuux adeer u ahaa oo ogaadeen dileen. Kaasi waa jiraa se Gaani gan HY ku dileen Gaydh agtiisa waa ogaadeen oo waxa dhashay islaan ta ogaadeen ee sababta dagaalka bilowday. Waxa la odhan jiray Ina Jameeco, oo kibir bay ku tidhi geela HY iyo dhaankoda Hala soo dhaco. Dee inankeedii Gaani ayaaba labada gacmood ba laga toogtay oo HY curyaamiyeen ogaan. Wuxu Jaamac gabayga isagoo qoslaya ku darayaa. Inaanu shiishka ganni naqaan Gaani ba garane. Yaa salaam
@lixle24
@lixle24 2 жыл бұрын
Gabaygaa gaydh lo tiriryay magacii sxp
@SaddamOmar66
@SaddamOmar66 7 ай бұрын
cali iyo haaruun unbay garxajis dagalmi jren iyo makahil iyo abrahin. cidkale ismay arag.
@MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu
@MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu 3 ай бұрын
Waar niyaw adaaba cajiibee inder .mashaa allaah
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 5 жыл бұрын
Tolkey garxajis ilahay ayaan ugu mahadnaqaya iga dhigey saldanada isaaq.ma cid aan garxajis aheyn ayaa faani karta waa maya
@ahmeddarood2244
@ahmeddarood2244 3 ай бұрын
💯🩸
@نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع
@نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع 4 жыл бұрын
Fifa Gar-Xajis
@abdoulwahababdillahiissa7716
@abdoulwahababdillahiissa7716 8 ай бұрын
Cidagale power
@aishaosman5793
@aishaosman5793 Жыл бұрын
WAA ingiriis IYO DHULBAHANTE IYO ISAQ OODHAN OO isla socda vs SAYIDKII
@zackjunior8562
@zackjunior8562 2 жыл бұрын
GARXAJIS DAD TAARIIKHDA BAAL DAHABA KAGA YAAL SOMALI MARKA LAGA HADLAYO GUULAYSTA
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b Жыл бұрын
Cadowgaanu kaga dayranahay curubta reer shiikh
@faraxrashiid9994
@faraxrashiid9994 4 жыл бұрын
Dhalin yaro cadduban qada iyo guluf carabaya waligii niman arag miyaa ii cargagtamaya geesiyadii garxajis
@sahalcali4196
@sahalcali4196 6 жыл бұрын
Ilahay ha unaxariisto janadii fardawsana hageeyo Abwaan Cumar Ustareeliya
@cabdixasan1326
@cabdixasan1326 6 жыл бұрын
Axmed Sahal Cali dayuus
@iskaashatomakufto1041
@iskaashatomakufto1041 6 жыл бұрын
Alle haw naxariisto, anba Garxajis baan ahay lkn in laysu duceeyo waa raganimo, adduunyada halays yara xifaaleeyo 😂. Rag waa isgurayaa... Alle haw naxariisto cumar Ustareeliye iyo muslimkoo dhan
@suhaibduco4496
@suhaibduco4496 3 жыл бұрын
Aamiin alle haw naxariisto
@hanainajama4921
@hanainajama4921 5 жыл бұрын
mancha allh yaaa hrgasa woooow 😘😘😘😘😘
@cabdiwahabhussien3103
@cabdiwahabhussien3103 3 жыл бұрын
Mnsha allh goptii garxajis
@maxkamadasare2067
@maxkamadasare2067 2 жыл бұрын
ilaahow u naxariisto xasan tarabi
@hodoahmed75
@hodoahmed75 3 жыл бұрын
waar niyow alle swt haw naxaristo awoowyasheen anigo nasab ahan garxajis garxajis dhalay ah haddana ma amiinsani is kala soca iyo awoowgay aya sida ahan jiray ee waxan leyahah somali oo dhan way isimantahay isalamnimo wax ka yarna ma amiinsani
@leeshanchannel6653
@leeshanchannel6653 5 жыл бұрын
Faanm maah ee waarun qofka hoos kucaytamayow hamaqruuqin 💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻👍👍👍👍👏👏👏👏👏💕💕💕💕
@calidhuuxmaxamed6896
@calidhuuxmaxamed6896 5 жыл бұрын
Annaku faanka manaqaane waxbaan dilaa adeer anigu libaaxu wuxuu dilo ayuunbuu cunaa wax cid kale disho ma cuno Adeer garxajis awoowyaashaa ayuu geeloodii ku hormaalayay ilaa maanta geeliinii wlhy waanu maalaynaa caanihiisii
@abqanisaleban9272
@abqanisaleban9272 4 жыл бұрын
Adoo ayo ah
@jimcaalecabdi1714
@jimcaalecabdi1714 2 жыл бұрын
GARAXJIS WEYNE
@calidhuuxmaxamed6896
@calidhuuxmaxamed6896 5 жыл бұрын
Sow cududa habaryoonis iyo ciida gale maaha Cadawgaanu kaga dayranahay curubta reer shiikhe
@samewadasamewada
@samewadasamewada 27 күн бұрын
dee berigii hore sidaasa lagu yaqaanyi habryoos ee imnka maxaa sacsacyi ee dolkood ku soo hoos celiyeyi imnka madgaha dhaama waa ciilqabayaal tolkood nacayi
@Ahmedmustafa329
@Ahmedmustafa329 2 жыл бұрын
Xasan tarabi wagaas geedbuu kixidhay lhi cumar usteeriye Ma cuwaalafayaan garanayo cumar manoo faaney
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 11 ай бұрын
Garxajisow Horta Salama Lkn Ninkan Xasan Tarabi ahi Cidda uu Leeyahay Cumarow Waan Idinkaga Deyrannahay Waa Annaga Cali iyo haaruunka ama Geela Ceydigu wado Cidda Laga ilaalinayaayi.. Ogadenimo.. Xasan Tarabina Inkastuu Awow gey Ahaa Haddana Xarbi dheere ismaaciil oo Aderkey ah ayay isuxidhnaayeen Gabayga..
@muxiyoali6228
@muxiyoali6228 3 жыл бұрын
viva garxjis
@オッさんタイプXの日産に乗る
@オッさんタイプXの日産に乗る Жыл бұрын
S.N.M GX HY
@aishaosman5793
@aishaosman5793 Жыл бұрын
GABAYGII ABDI HURE EE AHAA CARCARAAFAYEEY
@nnm2571
@nnm2571 6 жыл бұрын
xasan geesi garxajis
@muniiryasiin8938
@muniiryasiin8938 6 жыл бұрын
@Abdi Salaad, Faan nin leh ayuunbaa tiriya, waxaa uu is daba dhigay cidina ku qabsan mayso. Hadduu been ku faanay kuwuu la hadlayaa faan kiisa wax ka beenin lahaa. Reeruhuna way is yaqaandee bari ilaa galbeed ee ku darso.
@calidhuuxmaxamed6896
@calidhuuxmaxamed6896 5 жыл бұрын
Sxb maxaad kala hadlaysaa waa ciyaal yar yar ku waniye Sxb ileen laysma caasiye faanka waynu leenahy adeer gooloodii ayaan ku hormaalayaa may naga dhacsadaan haday rag yihiin Garxajis isaaqa kale waa isu raaacay 1994 waad garankartaan sidaan wadada ugu dhilay jeegaatna 5 gobolba waan qabsaday Viva garxajis
@maxamedadan5968
@maxamedadan5968 5 жыл бұрын
Abtiyaal gabay maxamed nuur fadal ayaa dheegateen toban qadona ku darteen
@Ahmedmustafa329
@Ahmedmustafa329 2 жыл бұрын
Isku wakhtiba may ahayen adeer kanba ka horeeyey
@yubedhicer6987
@yubedhicer6987 6 жыл бұрын
Fodhodho waar ninku faan waayna
@liiii736
@liiii736 4 жыл бұрын
FaaaN nin leh uunba faana lakiin cumar aya kaga horeyay faanka oo cudud ugu faanay almcnow ciidan badan ninkana jawbitis wata markay ciidanki darwiishta jabiyen ka dib inu faano isna xaq bu u leyahy cabdow🤷‍♀️
@hah7064
@hah7064 5 жыл бұрын
Abtiyaashay koobka faanka cidi ugu tegi mayso.. iyagoo meel ka dagaalamayana lama arag. Imika dagaalka Tukaraq markay ka baqdeen ayuu ciidankoodii Puntland magangaleen iyagoo filinka ku metalaya mucaaridnimo beena.. si inta dagaalka Puntland intuu dhamaanayo usoo nastaan. Dagaalkii Faqashtana markii si toosa la isu galay ayay ka fadhiisteen.. oo iska nasteen waana sababtay dagaalada sokeeye u rideen ee ay hadana orodkii kaga talaabeen xuduudka Ethiopia. Hadaad dagaal garanaysaan bal car Tukaraq ku hagaaga intaad Qardho iskaga timaadaan. Ma ninkaan la dagaalanayaad maanta magangeli lahayd hadaad tolnimo leedihiin.
@ednaabiib3951
@ednaabiib3951 5 жыл бұрын
Masha allha
@ednaabiib3951
@ednaabiib3951 5 жыл бұрын
Dahab nin wayayba caasiya gobta habaryoonis yaa Ku haysta
@Cukaashe.
@Cukaashe. 5 жыл бұрын
Anuu kuuma.jawaabaayo waayo Caruurta yar-yaree Cuqdada garxajis lagu dhaamiyaad tahay kaliyaata fashil waxaa kuugu filan inaad dhahdo garxajis madagaalamo!!!!!!! Qof madhan ayaad tahy walhi Gabaygan waxaa kujira intaasoo dagaal uu galay garxajis uu ugalay waliba isaaq daraadii asagoo Difaacaya sharafta reer sheekh isaxaaq sida markuu Cida gale wabiga katalaabay inuu usoo aargudaayey geelii indha badanee laga qaadey sacad muuse. Mujaaahidiintii SNM gabigooda haddii kaysku wada daro lama heli karo nin udhigma lixle iyo ina koodbuur haddaanu garxajis kaa xigina dhanka daarood nasaqoow walhi ber-berry qabsan laayeen Reer sheekh anagu habar jecluunbaanu nagu soo xigta iyo arab lkn inta kle beerahay falan yaqaaniin waa orama illeene.
@xaaxinews9269
@xaaxinews9269 5 жыл бұрын
Garxajis waa ragii dalka xoreyay ee burco ka saray faqash calanka tagay gooni isutaga ku dhawaqay hadana madaxwayne loo diortay Halkay jogtay jeegani barigaas wax sigar lagu bakhtiiyo iyo wax naagahoda lagu hor waso ayaa ahaydeen Garxajis wa rag taarikhle Tukaraqna raga jooga ee qaranka difacaya wa iyaga waxba kama aha jeegani
@barkadfarah5155
@barkadfarah5155 4 жыл бұрын
Isaaq ilaahe ha dhawro habar jeclo ilaah ha daayo wayo wa tol.
@hargeisa24h
@hargeisa24h 4 жыл бұрын
CAARE MA NIN YAQAAN AYAA ISU TAAGAYA
Gabayadii sayidka Ee cilig daldala
21:02
sameha channel
Рет қаралды 47 М.
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 2,9 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 75 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 4,2 МЛН
Gabay Ciidagale iyo Sacad Muuse( Bashiir Ismaaciil Mire VS Cismaan Gabyaaye)
11:22
Rugta Maansada Soomaalida
Рет қаралды 278 М.
Abwaan faysal qube iyo Gabaygii UUBA KALA JEEX
14:39
Boodhle Media pro.
Рет қаралды 106 М.
gabayadii guba oo dhamaystiran
1:23:01
fiiro media
Рет қаралды 150 М.
Xasan Tarabbi - Ciddi-jiid
6:18
HOYGA SUUGAANTA
Рет қаралды 32 М.
Gabayadii abwaan qaasim
10:01
Al jabarti saalixi
Рет қаралды 50 М.
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36