#Gabayada

  Рет қаралды 900,161

Taar Tv

Taar Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 154
@sheekooysheeko7122
@sheekooysheeko7122 Жыл бұрын
Taartv anuu ma ihi habarjeclo mana ihi isaaq hase yeeshee waxaan kuu hubaa inaadan taariikhda been ka sheegin marka laga yimaado magacyada oo ku yare hoos mara intaasna waan kuugu dul qaadanaynaa Mahadsanid
@abdirahmaanali5691
@abdirahmaanali5691 Жыл бұрын
0p
@mohamedsmailhydar7102
@mohamedsmailhydar7102 10 ай бұрын
❤TAAR❤ Shaqo wacan ❤
@cabdimaxamuud2085
@cabdimaxamuud2085 7 ай бұрын
Anigaa huba inaad laba mid tahay A. Inaadan taariilhda uu sheegayo xog badan ka haynin B Inaad tahay Habarjeclo qarnigan akhirul semaanka dooneysa waxay taariikh cusub ka dhigato oo gacan ku sameys ah Tan ugu dambeysa ee uu doorashada labadii kursi ee Buuhoodle lagu tartami jirey 1964 waxaa one ku soo baxay ismaaciil Ducaale oo xidid la ahaa reer Buuhoodle codad badana ka helay labadii jeer ee doorashadu ka dhacday ee 1964 iyo 1968 oo ahayd xididnimadu waxa uu kuba xisaabtamay ama uu kuba hungureeyey in kursi yaalla deegaamada Buuhoodle nin aan ahayn Dhulbahante uu ku hungureeyey Hadduu xitaa odhan lahaa 1968 food khasaare oo ay tartamayeen 8nin oo todaba tahay Dhulbahante midna yahay Habarjeclo ina Ducaale Carbuun oo ay soo wada bexeen 1.Jaamac Dhoof 2. Ismaaciil Ducaale oo uu hslkaas ku hadhay ina. Xaaji Cumar Camey markii ayku tartameen 4nin oo ah Aadam Axmed qaybina ayba wadatay ina Ducaale Carbuun oo ay xidid la ahaayeen una codeeyeen hadduu sidaas yidhaahdo waxbayba inuun in waxka jiraan ahaan lahayd balse wuxuu yidhi 1964 Iyo xaqiiqdii oo uu ka baydhay sababta lagu kala guuleysteyba Kursigii ay labadan beelood si fool ka fool ah ugu loolameen oo qoloba hal nin wadatey talana ku keentay loolankaasi wuxuu ahaa dooorashadiii kursigiii 1960 ee Caynabo yaalley
@adeshsalah5964
@adeshsalah5964 4 ай бұрын
❤o😅0p@@abdirahmaanali5691
@OmarGamiyeh
@OmarGamiyeh Ай бұрын
😊​@@abdirahmaanali5691
@zaaked7930
@zaaked7930 Жыл бұрын
Faarax jaamac aadan faaraax buraale raage maxamed axmed Faarax cabdille cabdalle Nuux maxamed abokor jibriil muuse Sh isxaaq ❤
@rodaosmandaoud
@rodaosmandaoud 7 ай бұрын
Maxaad tirisay 😢😂😂
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi Жыл бұрын
Laanjeer wxa la ii yidhi ba Waa libinta geeraare Anna gabayga la iguma legdoo Wan u lexaadsadaye Lafdhanadu ma soo aaminaan Laamigaan maro ee Sida liidarkiyo waaligaan Liid cas leeyahee Lugtu faraska lama loolanto iyo laan daroofaha e Lafdhan jananka diidaa Xabsiguu liinta ku cabaaye Libaax lama shuqeeyee sidee loo lug go’ay caawa Lag malyuuna by reerkayaga Laba kun dheerayde Lafaha reer isaaq ban ku aalaa Laanta ugu dheere Anigaan lacaabayn hdaan Lur u kamaandeeyo Yaa H.jeclo loodin kara sow Arliga Leexo qarin Mayso Allah yarxamhu Ader Farah 🦁❤️
@farxiyamohamed1801
@farxiyamohamed1801 Жыл бұрын
Fariid faarax cabdule ah❤
@jmafcartan8206
@jmafcartan8206 10 ай бұрын
@abdirahmansalah3643
@abdirahmansalah3643 2 жыл бұрын
faarax laanjeer legend gabayo xikmad leh u soo duceeya marxuunka.
@macalincraxmaan
@macalincraxmaan Жыл бұрын
Aamiin
@subeertiger4628
@subeertiger4628 Жыл бұрын
habar..jeclo ayuunpaa abwaan dhali karta 🦊🩸✌️
@hoodoayaanle5447
@hoodoayaanle5447 Жыл бұрын
Yaa kale of course. HJ power❤
@hasansharif5845
@hasansharif5845 2 жыл бұрын
Abwaanka magaciisa oo sax ahi wuxu ahaa FAARAX JAAMAC AADAN FAARAX waxaana lagu naanaysi jiray (FAARAX-LAANJEER) Ilaahay ha u naxariisto.
@runjama1877
@runjama1877 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto adeerkya faarax laanjeer nin adag buu ahaye
@shaxanmedia6823
@shaxanmedia6823 Жыл бұрын
Adeerkaa haduu ahaa muxuu faaiiday ninkaa soo bandhigay laangaab reer raage ah orodoo ninka la hadal oo waxtar
@ubaxmaxamed2035
@ubaxmaxamed2035 Жыл бұрын
Faarax laamjeer awoowye ale hakuu naxariisto
@jamaisse9852
@jamaisse9852 2 жыл бұрын
asc ilaahay faarax laajeer iyo intii dhimatayba how naxariisto raggu waa ragii hore hadalna waa intuu yidhi. maanta waxaa ina haysta meel aar ka dhintay atoor fadh fadhiisay.
@mahadcabdi5668
@mahadcabdi5668 Жыл бұрын
mansha allh ale ha unaxaristo asaga io intii dhimaty aamiin
@farduuscawil2627
@farduuscawil2627 Жыл бұрын
Awoowgey mcn illaahy hakuu naxaristo
@mahamedaden4919
@mahamedaden4919 2 жыл бұрын
Abwaankii waynaa ee reer Qoryaale ❤
@sultansaeed481
@sultansaeed481 2 жыл бұрын
Uurayda geel iyo dadkaan anafa qaadaaye Oogada saraan sharciga kaga imadaye Ma ogali inaad igu xidhaan uus xaabaalada😂😂😂😂😂😂😂 allah Faarax laanjeer
@AdnanMohamet
@AdnanMohamet 7 ай бұрын
Abwaanki dahabiga ahaa abwaan faarax laanjeer ❤
@nouhmohamet
@nouhmohamet Жыл бұрын
Faarax laanjeer ala muxu rag ahaa ❤
@cabdishukuurxiis3062
@cabdishukuurxiis3062 Жыл бұрын
Faarax laanjeer nin laamaha isaaq kuyaal laanta ugu dheer reeraage ahmed faarax nuuux wolow uu jifadiisa hoose karbaashay laadheeruu ahaa ninku
@abdimahfudgelle968
@abdimahfudgelle968 Жыл бұрын
Waa rageedi ee isaaq ❤❤❤❤
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
A med. Bashiir
@nasrajama1400
@nasrajama1400 Жыл бұрын
Adeerkay qaali illahaw u naxariiso
@KB-wg6lp
@KB-wg6lp 9 ай бұрын
Allah ha u naxariisto abwaanka amin
@weliiyowaaqchannel4066
@weliiyowaaqchannel4066 2 жыл бұрын
Walee wuu gabyay Faarax laanjeer ileen waa la yidhaahdaaye
@ahmedawil6279
@ahmedawil6279 2 жыл бұрын
faarax laanjeer laandhere nuux ah
@allfurqaniyachannel6496
@allfurqaniyachannel6496 2 жыл бұрын
Mashallaah Barakallaah Alxamdulillaah
@Nuh-v4t
@Nuh-v4t 4 ай бұрын
Waxa mad 🌜🇺🇳
@RayaanCabdilaahi-o6y
@RayaanCabdilaahi-o6y 2 күн бұрын
Adan ❤❤
@CabdicasisCali-e7f
@CabdicasisCali-e7f Ай бұрын
Clcasiis axmed
@abdiraxmanshsullaiman9038
@abdiraxmanshsullaiman9038 Жыл бұрын
Laanjeer waxaa lay yidhi Waa libinta Geeraar Ana Gabayga Laygu lagdo Waan U laxaadsadaaye Lafdhanadu ma Soo Aaminaan Laamigaan Maro Sida Liidarka Iyo Waalida Liid Cas Leeyahay’e Lugta Faraska Lama loolanto Iyo Land droofaha Lafdhan Jananka Diinaa Xabsiguu liinta ku cabaa Libaax lama shuqeeyee sidee Loo lugahay Caawa Leg malyuuna reerkagaga Labo kun Dheereeyeyde Lafaha reer isaaq baan ku aal la’aanta Ugu Dheere Anigoo Lacaabeyn Hadaad Lur U Kabaad deeyo Yaa Iloodin Kara Sow Arliga Leexo Qarin Mayso Habarjeclo is not easy 😂
@IsmailNour-uh8yr
@IsmailNour-uh8yr 6 күн бұрын
Aan ku saxo magacu waa faarax jaamac aadan faarax buraale
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 8 ай бұрын
AHUN
@ClqanichampionChampion
@ClqanichampionChampion 4 ай бұрын
Faarax laanjeer abwaan caana
@cawilcolaadcawilcolaad1039
@cawilcolaadcawilcolaad1039 2 жыл бұрын
Sxb maxamed caawa wad laraagtay sarkadhaban
@AbdelFatah-ws2py
@AbdelFatah-ws2py Жыл бұрын
❤DIR suere mahadi DIR
@CaashaBiixi
@CaashaBiixi 26 күн бұрын
Mashalah❤❤❤❤❤❤❤unaxrisu❤❤❤🥺🥺🥺🥺😔
@CfataaxXuseen-z1k
@CfataaxXuseen-z1k Жыл бұрын
Maxa xayeesha adhan dhacay burco ka xantamayeene bala ku dagtay
@maxamedburcaawi21
@maxamedburcaawi21 Жыл бұрын
Zxp Dhixirku Waa maxay
@CabdicasisCali-e7f
@CabdicasisCali-e7f Ай бұрын
Asc
@tomicruz1236
@tomicruz1236 2 жыл бұрын
Wuxuu ahaa qof layaableh
@mahadguray4241
@mahadguray4241 2 жыл бұрын
Tuug nacas ayuu ahaa Dadka jilicsan ayuu dhicijiray Kol uu oday aan waxba arkayn dhaco iyo Kol uu caruur agoona dhaco Adigaaba noo sharaxay Lkn gabayga waa ku fiicnaa
@farhaanjamaawed6852
@farhaanjamaawed6852 2 жыл бұрын
Mahad guray war kaga nefka ah waanku garanaya iska jir mar dambe ma aflagaadayn kartid abwaanka gurigagana waan aqaan janis baan kugu eeganaya habaynimo good news
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
mahad guray ninkani beenbuu dhurayaa ee faarax laanjeer geel madhicin ee qurbaha ayuu kasoo shaqaystay dabadeedna walaalkii iyo inaadeerkii ayaa laysku diray isagoo qurbaha ku maqan faarax markii walaalkii dhintay ayay geed ku soo xidheen oo yidhaahdeen dil waa kaase faarax walaalkii dhimay inaadeerkiina geedkaa lagu soo xidhay markaa suu xadhigii ka jaray oo ogaaday sirta ay wadaan
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
mahad guray waar ninkani waa been waxan uu dhurayo ee faarax laanjeer rag ay isku reer ahaayeen ayaa godobi kala gashay oo walaalkii iyo inaadeerkii ayay isku direen walaalkii ayuuna inaadeerkii dilay markaasay geed kusoo xidheen oo yidhaahdeen dil ninkii walaalkaa dilay waakane. fararaxna inaadeerkii ayuu xadhigii ka jaray oo saamaxay markaa ka bacdi ayuu qurbaha ku noqday hadana lacagtii uu soo shaqaystay ayuu damacay in geel loogu iibiyo lacagtiina ninkii uu ku soo qoray ayaa bankii kala baxay oo iska qaatay intaasi markay dhacday oo raga dhacay iyo kuwa walaalkii sababayba waa isku reer isna waa jifidiisa markale ayaygabdh u mehersanay oo uu xooloka bixiyay ku direen ooyidhaahdeen ka baxso ninkani waa nin waalane markaasuu hub iibsaday oo rag dhulbahante ah oo reer hagar ah oo malaha ay qaraabo ahaayeen hubeeyay oo yidhi geel reeraage leeyahay carada daaqimaayo markasaa reer tolkii dacweeyeen oo intay ciidan u direen soo qabteen oo gaalada u dhiibeen
@qaranmediainc5513
@qaranmediainc5513 2 жыл бұрын
Wax baba muu dhici jirin waa gabayo iska mala awal ahan uu utiriyey waxay dhahay isago laba halad anu lahayn burco saylada ku ibinaya lagu xidhay marka buu jeelka ka tiriyey gabyga
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
mahad Guray maxa kugu kalifay nin aanad oqoon buuxda u lahayn in aad caydo oo tuug nacas ku sheegto?
@ahmedmaxamud2373
@ahmedmaxamud2373 2 жыл бұрын
Masha allah sugantay
@husseinabdi6396
@husseinabdi6396 Жыл бұрын
TV Gaan taar habar jeclo miyaa leh
@rashidMuse-it6hi
@rashidMuse-it6hi 9 ай бұрын
Faarax aadan yusuf lanjeer
@KaltuunyuusufMaxamed
@KaltuunyuusufMaxamed 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 4:22
@apdihakimck602
@apdihakimck602 Жыл бұрын
😂oo reerkiisa ayuu ku dhigeestee
@XerowAxmed
@XerowAxmed 4 ай бұрын
😊
@YaasiinJaamac-uk9gt
@YaasiinJaamac-uk9gt Жыл бұрын
Maareeye
@digalesamatar9179
@digalesamatar9179 2 жыл бұрын
Waan ubogay taartv macalinka afsomaliga weeye run sheeg ah
@jamaalcalicaraale2431
@jamaalcalicaraale2431 Жыл бұрын
Mash Allah walee wiil waatahay
@Godir9752
@Godir9752 Жыл бұрын
Inadirirow ragii guma ridijirey wey sorogal celiyene rugta lascano ayey karidayane waxay raban barbara iyo marodijex iney rasas karidane
@abdirahmanaliismail2391
@abdirahmanaliismail2391 2 жыл бұрын
Barnaamijkan soo badi oo todobaadkii dhowr goor ka dhig. Waa mid aad uwanaagsan.
@MaxamadCarab-r2d
@MaxamadCarab-r2d 7 ай бұрын
Wan kahela sacdhaban
@qaranmediainc5513
@qaranmediainc5513 2 жыл бұрын
Ala maxay been sameeyeen waa kee kursiga buuhoodle yaalay EE Ka dhaxeeyey habar jeclo iyo dhulbanahte iyo goorta Adan carab ay is arken wiilka yar gabayada Cali dhux badalay tariikh ku helimaysan gabay beena oo la soo sameeyo habarjecloy tariikhdiinu 1950 ki bay kasoo bilabata wixii ka horeeyey cidba kuma aqoon marba gabay iyo tariikh beena soo sameeya iyo gabay beena Iska dhiga dad dadka lasina
@xamdaanahmedxamdaanaxmed4151
@xamdaanahmedxamdaanaxmed4151 2 жыл бұрын
Inader 1964 doorashadii barlamanka degmada buuhoodle waxa ka soo baxay ismaciil ducaale carbuun oo habarjeclo ah, gabayaduna waa xaqiiqe Taariikhda soo baadh.
@qaranmediainc5513
@qaranmediainc5513 2 жыл бұрын
@@xamdaanahmedxamdaanaxmed4151 waa been gebayada boqolkiiba boqol waa la sameyey kursi ina Camay ay ku tartamen nin habarjeclo ah isna majiro buuga Adan carab na hal 1964 hal shir oo dhulbanahte buu ka qayb galay oo looga hadlayey sidii madax Wayne uheli laha cabdirishiid cumar cigal oo xifala ka dhaxaysay Aya dhahay gabay golo kafuula waa inuu ku fura Adan carab Isago leh ha fashilmo wuxuu Ka tiriyey gabay 17 tuduc ah ok golo Ka fuula oo ay midhihiisa ka mid yihiin Dadko kumana uunko kulmiyo boqorado kooxa Dhaaxa kursiga lay hordhigay kiin sidan ahaye Kaalintii calan ugu Jira kiilka maansada WhatsApp kaga waad iirebi karta si aan cadayn kugu soo diro xata kursiga uu sheegayo cidu kula tartamay ina xaaji cumar iyo gabayada uu ka tiriyey tariikho beena oo uu qoray wiil yar oo hoyga suugaanta qora buu soo qata lakin ma oga in waxani Yago buuga la wada dabacay 1974 markii af Somaliga la qoray oo ay noo yalan
@hoodoayaanle5447
@hoodoayaanle5447 Жыл бұрын
Intaa aad wax kastaa isle dhaheen dafiira ayaay ku akhiro seeg dontaan.
@mohamedyuur9618
@mohamedyuur9618 Жыл бұрын
Faanku waa xoolo aan lagaa laheyn, ninka oran kara laanta Isaaq ugu Dheer baan ahey waa ninka Sugule Caynaanshe iyo nin Guuleed Suldaan, oo 14 odey Isaaq ugu taga, halka Harti ninka ugu laandhereysan yahey ninka Cumar Maxamuud ee warsame aadan, ama wiilka Cismaan Maxamuud ee bah dir oo min 25 odey ugu taga Majeerteen oo wiilka Maxamuud Saleebaan 15 odey buu ka dagey Majeerteen waana jilibka somali ugu laandhereysan, majirto jifi 15 odey ka dagey reerkoodda oo hadana reer weyn ah somali, ninka naaleye ahmed ee bihidareys ma jiro reer Isaaq ah oo la siman, laandhere baa noqotey kalmad Cid walbo isticmaasho
@Sabax-dy7pt
@Sabax-dy7pt 2 ай бұрын
CAYNABA HADHUUB KAMA DARTAAN HOGO KALIILEED KA HULEELE HAGAR AADANKI HOOBALAYN JIREY​@@qaranmediainc5513
@kskm.tayger3595
@kskm.tayger3595 2 жыл бұрын
Kep goin hore usoco
@mubarikadam5134
@mubarikadam5134 2 жыл бұрын
Libaax lama shuqeeyee sidee loo lu goay maanta
@ismaacilsiciid4584
@ismaacilsiciid4584 Жыл бұрын
haba jeclo suugan aya lo daa yey wale
@cabdimaxamuud2085
@cabdimaxamuud2085 7 ай бұрын
Taariikhda weligiis beenbuu ka sheegaa Bal inuu hanfade yahay 1.. horta ma jiraa nin Soomaaliyeed oo laandheere u sheegan karaa ina Xaaji Cumar Camey 2. 1964 wuu soo baxay ina Xaaji Cumar isagoo labadii kursi ee Buuhoodke lagu loo lamayey ku soo baxay no 1 Markii 1968 oo ay ku tartamayeen 7 nin labadaas kursi shan ayaa Dhulbahante wxaana soo baxay Jaamac Dhoof Ina Ducaale Carbuun wuxuu ahaa nin xidid la ah reer Buuhoodle oo gabadh waxaana ugu codeynayey xididnimo wuxuuna noqday nonkii labaad ee soo baxa isagoo calaf uu ku lahaa sababsaday laba shay A. Dadka xididka la ah ee reer Buuhoodle ama Dhulbahante ee u codeeyey B ma jirin cid kale Habaejeclo ah oo la sharaxnayd oo aan ahayn ina Ducaale Carbuun Halka Dhulbahante ka sharaxnayd 7 Todoba nin
@IsmailNour-uh8yr
@IsmailNour-uh8yr 9 ай бұрын
Faarax jaamac aadan faarax buraale raage
@maryamanuur9809
@maryamanuur9809 2 жыл бұрын
Waa kii uu xaaraanta geela ku xalaaleeyay😂
@gaarway
@gaarway Жыл бұрын
halugu in sadex inan guumed iyo idoraw laandheere reer axmed faarax lidar ku ahaye reer yoonis iyo cimraan cumar jibriil ba kaga haysta faro iyo baadee
@MaowShurie
@MaowShurie Ай бұрын
Hl
@Rooda_Aadam5581
@Rooda_Aadam5581 2 жыл бұрын
Mhdsannid Walaal
@SmilingLegendaryDragon-vf2oq
@SmilingLegendaryDragon-vf2oq 3 ай бұрын
Gabayda waad kufsatay Gabayga dhamaystir ama iska daaa
@raxmayusuf685
@raxmayusuf685 2 жыл бұрын
Adaaa qabyaaladayste ah maxaa kugubayA hadaanad xanuun qabin maxaaaku haya
@abdimaalig662
@abdimaalig662 Жыл бұрын
Landhre nuuxa kursiga Linda ku aha
@SamatarCabdi-np5bf
@SamatarCabdi-np5bf 4 ай бұрын
Xalimopaliifa
@nourhassan1524
@nourhassan1524 9 ай бұрын
👍
@dhoolosman3777
@dhoolosman3777 2 жыл бұрын
Kal adhi ba aad kala sicotan taar tv ha odhan kale qadaba
@Ina-Maxamed
@Ina-Maxamed 2 жыл бұрын
Adeer ninku gabayo aanu lahayn haku rarin Rag cadaalad waayaa sidii cawsha kala yaac Waxaana leh Cali dhuux
@abbasxagar3033
@abbasxagar3033 2 жыл бұрын
Waar ma waalatay gabaygan waa caan reer maxamuudks uu sheegayaa waa maxamuud faarax buraale isaguna waa ina jamac aadan faarax buraale waa isku reer walalkiina waxa diley afqarshe oo inaadeerkii ruma ah waa wax aan cidi kumurmin ee xishood oo waxad taqaano kajawaab oo wax walba qabyaalad iyo qudhun hawgu dhicin dembi iyo xasarad
@abbasxagar3033
@abbasxagar3033 2 жыл бұрын
Odayga caaqilka ah ee uu maagayaa waa adeerkii aadan maxamud faarax oo ay ilmaader ruma yihiin aabihii jamac adan faarax ee uu leeyahay canka nagu gur bahal goodiroo loo cimaamaday waa caqil geeldabar adeer inaader ruma u ah lanjeer arintani waa arin family dhex martay mana aha in lakeeno halkan oo kale adna gabayafii baad ku qabsatayba caadi iska dhig niyoi
@Ayaanle-ke1tq
@Ayaanle-ke1tq 2 жыл бұрын
Uskag faqash ehlu naar tuug wax kasta ka been sheega izku xishooda
@sheekooysheeko7122
@sheekooysheeko7122 Жыл бұрын
Ceerigaabo ma adigaa siiyay was hooyadaaye
@AnthonyJohnson-m4d
@AnthonyJohnson-m4d 10 күн бұрын
Lewis Dorothy Anderson Richard Brown Jason
@maryamanuur9809
@maryamanuur9809 2 жыл бұрын
Waa❤been war bixintaasi waayo oo sababtu tahay faarax laan jeer maha habar jeclada reer buuhoodle
@jamaisse9852
@jamaisse9852 2 жыл бұрын
laan gaab adaa beenaalle ah faarax laanjeer waa nin habarjeclo ah oo maxamed abokora oo nuux ah oo faarax cabdulle ah faro been ma sheegaane faarax cabdullaan oo axmed faaraxa oo reer raage ah oo musse raage. intaa xafid oo salaada ku tuko.
@a.hakimsufi4910
@a.hakimsufi4910 2 жыл бұрын
Hurre iyo hadraawi maxa buuhoodle geeyey ileen wa isku jifo faarax laanjeer
@abbasxagar3033
@abbasxagar3033 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh
@abbasxagar3033
@abbasxagar3033 2 жыл бұрын
Waxan arkay oday kudhaawac may maalin dagaalka oo iiga sheekeeyey arintaas faarax maalintaas buuhoodle ayuu ka gabyey
@mohamedsiciid1327
@mohamedsiciid1327 Жыл бұрын
Hhhhhhh
@sakariyecismaan8657
@sakariyecismaan8657 2 жыл бұрын
Beenaale faarax jaamac badan weeye magiisac iska hubso
@mohamudsamantar9719
@mohamudsamantar9719 Жыл бұрын
Adan carab wuxuu yahay waa la yaqaan. Hakaraama seegina habaar laygu kari waaye.
@rashidmohammed3036
@rashidmohammed3036 2 жыл бұрын
Use
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 11 ай бұрын
Dadkaan eaxay isku toluene xariir & jawaan.
@AbdullahiAdam-yz9ll
@AbdullahiAdam-yz9ll 3 ай бұрын
Gaway
@abdallaahmed9105
@abdallaahmed9105 Жыл бұрын
Waxan ka yaabay beenta inta leg kursiga yaalay buhodle ee dhulbahanye iyo habarjeclo dhexyaalay,farax lanjeerse manu ahayn nin Axmed faraxa maxa buhodle keenay war kani been badana😂😂
@sakariyecismaan8657
@sakariyecismaan8657 2 жыл бұрын
Faarax jaamac aadan weeye iska hubso magaca
@rashidMuse-it6hi
@rashidMuse-it6hi 9 ай бұрын
Sax maaha gabaygubsiduu yahay u tiri ama iskadaa
@abdallaahmed9105
@abdallaahmed9105 Жыл бұрын
Nio sababtad caan u noqon waydey waxkasta oo libin ah waxad siisa reerkaga isaaq,sheka kastad ka shekayso waxad libinta ugu xaglinaysaa isaaq adeer markad wax warinayso xaqiiqda laga sheega yaan benale lagu qorine
@abbasxagar3033
@abbasxagar3033 2 жыл бұрын
Belo ku degtey dad buka ayaa meesha ka adur dhebaya waxay qorayaan waali commentigooda
@AL_shahada
@AL_shahada 2 жыл бұрын
Ninki wax dilo wilkisana wax soodilo see ahaa mase maxalin xafadis xureystay igu dayo sayelay yeel santeyda raac cunuga marku dhasho waa lotaga dhorax iyo qodax logudoceyaa marku garo afartanka bananka loososaaraa isago qofkas dhahayo sanyelay yel santey rac dhahaya kadib walagusamiyaa hadiyad siyaa cunuga
@KaltuunyuusufMaxamed
@KaltuunyuusufMaxamed 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 4:22 ❤❤😂😂😂
@abdilaahicarmiye5002
@abdilaahicarmiye5002 Жыл бұрын
😚
@abdirahmanfarahfarah9753
@abdirahmanfarahfarah9753 2 жыл бұрын
Alaw ma gobyay
@cabdiwalishaafici7756
@cabdiwalishaafici7756 2 жыл бұрын
Kkk
@maryamanuur9809
@maryamanuur9809 2 жыл бұрын
Waad isku qal daysaa ee waa gabagii kkkk
@saynabibrahim7787
@saynabibrahim7787 Жыл бұрын
Sh
@siciidaxmed2675
@siciidaxmed2675 2 жыл бұрын
Macaacusub
@ahmedk5064
@ahmedk5064 2 жыл бұрын
Heesta furfurida barnaamijka ya qaadi Yana iskaleh
@maxameddeeq6049
@maxameddeeq6049 2 жыл бұрын
dhaqanka wuu kaa qaldan yahay, waayo dhaqan soomaaliyeed waa isku mid laakiin waa la kala leeyahay. sida timahan weyn waxaa iska leh ilmo gardheere samaale.
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
maxamed Deeq waa runtaa somalidii hore ragu timaha wey la bixijireen weyse kala duwanaayee ciisaha jabuuti dega ayaa isku dhaqantihiin xaga timaha weyn ee somaliland wey idinka duwanyihiin
@faarahabdirahmaan7680
@faarahabdirahmaan7680 Жыл бұрын
Sigis
@kamaalhussainahmed365
@kamaalhussainahmed365 2 жыл бұрын
P 8
@HardTalk1
@HardTalk1 Жыл бұрын
Gabaygii Geela inoo doob
@DekowbilowHassanGarora-ov4dj
@DekowbilowHassanGarora-ov4dj Жыл бұрын
Dekow bilow Hassan Garora
@abdixaafid7369
@abdixaafid7369 Жыл бұрын
Xaran haduu yahy fardaa Kuma xaransheen
@aadanabshir1042
@aadanabshir1042 2 жыл бұрын
A
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
horta kana yaa dirtay cadaalad daro waatii faqash ee muuse biixi iyo maxamed kaahin ka dagaalameen
@shaxanmedia6823
@shaxanmedia6823 Жыл бұрын
Kuma dee wasyoo wasye aduu xaad ka hadlaysaa reerkiinu hadaanu suugaan lahayn dadka ha qabqabsan oo ha xagxagan indr ee waxaad ku dhahdaa kuwayagii kaama hayno kkkkkkkkkkkkkkkk
@barwaqokayse2461
@barwaqokayse2461 Жыл бұрын
❤❤❤
@awad559
@awad559 2 жыл бұрын
Beena waas ilaahay ka furtey
@hoodoayaanle5447
@hoodoayaanle5447 Жыл бұрын
Loool aayo?
@bishar3930
@bishar3930 Жыл бұрын
Ads
@MaxamadCarab-r2d
@MaxamadCarab-r2d 7 ай бұрын
Masham allah
@YusufbarkhadlehXuseen-wu1lf
@YusufbarkhadlehXuseen-wu1lf 9 ай бұрын
Q
@mohammedmohammed8120
@mohammedmohammed8120 Жыл бұрын
Kg kkkkkho lk
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 12 МЛН
Qiso Jaceylkii Cilmi Boodhari iyo Hodan.
59:22
Beeyo Media
Рет қаралды 244 М.
Silsiladii  GUBA  gabayadii sida weyn laysugu weeraray
1:21:09
daawasho tv
Рет қаралды 1,3 МЛН
Gabay - Qarnaqsi - Gammuute
23:58
Asal Maal
Рет қаралды 749 М.