#Gabayada

  Рет қаралды 320,627

Taar Tv

Taar Tv

Күн бұрын

Пікірлер
@daudabdi5632
@daudabdi5632 2 жыл бұрын
Ma xaalada siyaaasadeed ee maanta taagan ayaad u soo qaadatay gabayaddii Abwaankii weynaa Allah haw naxariistee Faarah Nuur. Gabaygagan haw adeegsan dantaada gaar ah. Waanu soo jeednaa.
@somalitv9845
@somalitv9845 Жыл бұрын
Somali dhan bu ka hadlayaaa wa adomo gaalo leedahay somali
@cabdiyasiin6248
@cabdiyasiin6248 2 жыл бұрын
cawad geesigiii faarax nuur ilahay haw naxariiato isgayo wixii arabe dhintay iyo wixiii islamama
@Xasan-v8p
@Xasan-v8p 17 күн бұрын
Farax nuur alle haw naxariisto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedabdirahmanAhmed-i8q
@mohamedabdirahmanAhmed-i8q Ай бұрын
Aakhiro kitaabkaagu saw ku ashkataynmaayo😢
@molucky9070
@molucky9070 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto awawgay farax nuur wacays ❤
@MohamedOmarAbdi-tc9ue
@MohamedOmarAbdi-tc9ue 8 ай бұрын
Dee cabdi iidaan you cabdi gaheyr ku dara
@Ali-xh4hg
@Ali-xh4hg 24 күн бұрын
Muxu sameyey abdi gahaydh ma 3 hablood u biixiyey ayu xaarshay xishood walal.
@safia5954
@safia5954 2 жыл бұрын
Ninyow waan jeclahay wararkaaga iyo sidaad afsoomaaligii saxa ahaa ugu hadasho😊
@disisfunny88
@disisfunny88 2 жыл бұрын
Inder mayla aragta sidu somaliga u qurxiyo bilaa english iyo carabi toona
@gaagaalegagale4292
@gaagaalegagale4292 2 жыл бұрын
Q111111
@abdilahibiihi9599
@abdilahibiihi9599 Жыл бұрын
9:58
@axmeddaauud4846
@axmeddaauud4846 2 жыл бұрын
Alleh ha u naxariisto abwaan faarax Nuur wacays
@aarsadaamdayib6537
@aarsadaamdayib6537 Жыл бұрын
Faaraxnuur rasuul arab iyo somaaliba loo soo diruu ahaa radiyalaahuye❤❤
@geriileguled347
@geriileguled347 2 жыл бұрын
Waa Duni Ninkaad aamintaa kuu Abees yahaye Waa Duni Akhyaartii laheyd iib ku doon yahaye Waa run weedhaas
@MohamudAhmedSnoper
@MohamudAhmedSnoper 2 ай бұрын
Hahey
@Xasan-v8p
@Xasan-v8p 17 күн бұрын
Arab galbeed guuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@RidwanIsmail-dl5on
@RidwanIsmail-dl5on 5 ай бұрын
Halyaybu Ahaa Somaliyeed Abwaan Faarax Nuur Alle ha u Naxariisto❤
@MohamudAhmedSnoper
@MohamudAhmedSnoper 2 ай бұрын
Alle yaa rahma abwaan weyn bu aha
@garaadkabari6962
@garaadkabari6962 2 жыл бұрын
maaasha allaha Soo dhowow abwaan siyaasi ila suxufi maxamed adan dirir
@axmed..abshir9003
@axmed..abshir9003 2 жыл бұрын
Aàq
@raxmocabdi-pi4fy
@raxmocabdi-pi4fy 2 ай бұрын
Allah hawnaxaristo qabriga haw nuro aamin yaarabi
@hhabdi7056
@hhabdi7056 2 жыл бұрын
Asc Qaladaadbadan iyo qalooc iyo laaxinbaa ka buuxa Markad gabayo tirinayso Marka hore sificanba losoxafida ama bartaa waayo waa tariikh ee maaha warkaagan aad ka tawad_tawadh siiyo Wax iska ninyaw oo sidaywaxuyin wax usheeg ama iska dhaaf!!!
@abdifatahhassan1947
@abdifatahhassan1947 2 жыл бұрын
😂😂😂😂 Anaan dhagaysan yan Commentigan arkee ma waxbu Ka Tawadh Twadhsiiyy zxp😁😁
@Xasan-v8p
@Xasan-v8p 17 күн бұрын
❤❤❤❤araɓ❤❤❤❤❤
@aarsadaamdayib6537
@aarsadaamdayib6537 2 жыл бұрын
Alle ha unaxariistee murti yhn buu ahaa godka lagu janee
@ManadiMahamud
@ManadiMahamud 10 күн бұрын
Adeero ilhy hku naxariiisto 💔
@luqmaanbarkhad7551
@luqmaanbarkhad7551 2 жыл бұрын
Faarax waa halgamaagii qarnigii hore
@khadaraweys4398
@khadaraweys4398 2 жыл бұрын
Cajiib, abwaanku xaq u dirir ayuu ahaaa.
@afrahap4406
@afrahap4406 Жыл бұрын
Asc faarxnuur illaahay hawnaxariisto
@rashidahmed8794
@rashidahmed8794 2 жыл бұрын
CANTARO -BAQASH RADIO KAADAA GABYGADA TOORIDA QASAASIL YAHAW. Booraan afkii laga qarshoo qabarna hooseeyo Doqanbaa halkii lagu qatali qoorta soo dhigane Maanaa mindiyo layqarshaa laygu qali doono
@Hawd74.
@Hawd74. Жыл бұрын
Alaha u naxariisto marxuumka geesi buu ahaa
@khadaraweys4398
@khadaraweys4398 2 жыл бұрын
Abwaan cajiib ah.
@hassanhiir9969
@hassanhiir9969 Ай бұрын
Love Taar Tv
@Cabaysmedia
@Cabaysmedia 3 ай бұрын
Gabaygan waxa iiga soo baxay in uu Abwaan Faarax Nuur ku sheegayo Jeegaan Arab iyo qolo kale. Miyaad garatay qoladaa gabayan ku jira?
@IsmaaciilCilmi-u2l
@IsmaaciilCilmi-u2l 2 ай бұрын
Hiil bariis😂😂
@ahmedabdi7922
@ahmedabdi7922 2 жыл бұрын
Great story
@Myhalimaworld
@Myhalimaworld 2 жыл бұрын
Dirirow waxaad tahay:- "The living Archives"
@hiboomarisse5854
@hiboomarisse5854 2 жыл бұрын
Mansha allah bulshada waxad uhaysaa hawl culus alle hakula qabtee
@XamseOscar
@XamseOscar 7 ай бұрын
Alle ha unaxariisto
@AbdirizakHaji-g8c
@AbdirizakHaji-g8c 11 ай бұрын
Radiyallaahu canhu faarax nuur wacays
@raxmocabdi-pi4fy
@raxmocabdi-pi4fy 2 ай бұрын
Allah yar xamud dhe wll asaxabta rasulka layidhahdaye
@axmedyusuf6259
@axmedyusuf6259 2 жыл бұрын
Mnsha alla taar tv
@adarmohamed3709
@adarmohamed3709 2 жыл бұрын
mashaAllah horta maxad ku ilawday abwan timacade mise ku is caayaya uumbaad ka heshaa dirirw
@AARJOOG__BOY
@AARJOOG__BOY Жыл бұрын
Xaye galaydh Kasoo Hadal Zaxip iyo geelashuu sooqaadi Jiray
@faysalxasan7951
@faysalxasan7951 2 жыл бұрын
sxb codsi adoo mahad,san hadaad awoodo gabayga sarka dhaban wiigii laba mar nosoo daa ama soobadi cml 🤝
@MukhtarMohamed-h6h
@MukhtarMohamed-h6h 5 ай бұрын
Faraah guuutada wacays 💪
@hamsemuse4093
@hamsemuse4093 2 жыл бұрын
Waadmahadsanty mr taartv
@AbdifataahOmerSheikh
@AbdifataahOmerSheikh Жыл бұрын
Ciidagale... xabada wiifwiif.
@SaleebanSiciid-e1p
@SaleebanSiciid-e1p 3 ай бұрын
Xasan shini 🎉❤❤❤❤❤
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 4 ай бұрын
History's
@qoorc499
@qoorc499 Ай бұрын
Qalalis. Kasheekee. Iyo. Beertii. Lagulahaa. Kagur. Saalada
@mohamedfarahahmed422
@mohamedfarahahmed422 2 жыл бұрын
Reeraha ay ahaayeen baa laka sheega
@maxkaawialhashimi6880
@maxkaawialhashimi6880 2 жыл бұрын
Aakhiro kitaabkaagu sow ku ashkataynmaayo
@khaalidyuusufkyztigarani6296
@khaalidyuusufkyztigarani6296 2 жыл бұрын
Ina aadanow waankaa yaabay xaalada siyaasadeed qabooji saaxiib
@nuurbayfar1452
@nuurbayfar1452 7 ай бұрын
Ilahy hawunaxarito
@galbisabdi5807
@galbisabdi5807 4 ай бұрын
Aafada Ismaaciil Jibril qoonka sacad muuse, awalkaanu qaadhaanka guud qayb wadaag noqone.
@hassannur8022
@hassannur8022 2 жыл бұрын
Faarax Nuur waxa uu ahaa filisoofar
@sidiiqtogdheer712
@sidiiqtogdheer712 2 жыл бұрын
Diriroow gabayada iska daa warkaaga wado Waayo gabay qudha madhamayn kartid
@Johnweek55
@Johnweek55 4 ай бұрын
Sheeko qabyaaladed duli iga dheh ka waran aabahaa?
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 Жыл бұрын
Ciidagale ayaan kaa aqaanaa sheekhba ma yeelano😂 Muxuu yidhi kala culus nin reer cali ahiyo reer xirsi cismaan
@imbashiir1825
@imbashiir1825 Жыл бұрын
hahaha CG idinka Arab illaa aakhiraad faji isku dhigaysaan😄😄
@saakiyaroble9991
@saakiyaroble9991 10 ай бұрын
Waa waxd gar dur ugu jabten tobanka goorede ka warn sidu ku jabin jaray
@ayaanlemawliid7111
@ayaanlemawliid7111 2 жыл бұрын
Asc
@ahmetismail359
@ahmetismail359 2 жыл бұрын
Waxaad galaysaa waxaana waxba ka aqoon reer calina waxmaga kamuubixin Adan jugle waxaana kadhacay dagaalkii reerwayd iyo reercali
@somalitv9845
@somalitv9845 Жыл бұрын
Nabee inaa bahal afkiis ku dhacnay hada nahay soamli
@hasanabokor8171
@hasanabokor8171 Ай бұрын
Wax yar oo la maarayn karaa madhiyay iidoore.🙄
@cabdirisaaqcaydiid2345
@cabdirisaaqcaydiid2345 2 жыл бұрын
ManafAq.araab.iyo.cidagale.waawAlalo.ee.nagadheba
@aarsadaamdayib6537
@aarsadaamdayib6537 Жыл бұрын
Waa run brother lkn waa murti hore waana suugaan carab iyo labdiisa daanbaa is qaniina isaaq. Gudahaan waa wllo waan dhiigu qudha alane sharftooda kor ha ka dhigo meelna ma kala tagayno only waa suugaan ahaan uqaado wll aad baanad umahad san thy cidna cuqdad isu ma hayso wll dad dhiigu mideeyaaynu nahay brother ❤❤❤❤
@awgoogle
@awgoogle Жыл бұрын
Sar kadhaban 😂😂😂
@KhadarBiixi
@KhadarBiixi 4 ай бұрын
🎉
@siraadxasan2770
@siraadxasan2770 2 жыл бұрын
Qadhiidhka iyo daankaannu nahay qaranka daa'uude.
@osmansufi4066
@osmansufi4066 2 жыл бұрын
Waar kani muxuu is dhex dhigayaa taariikhdana waa qaldayaa gabayadana waa qaldayaa waana ka sheegayaa in yar
@garaadibnudayib6517
@garaadibnudayib6517 2 жыл бұрын
Aloow ma gabyay
@siigo1
@siigo1 Жыл бұрын
Ha
@IbraahinAxmed-l2t
@IbraahinAxmed-l2t 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@ikranhassan6628
@ikranhassan6628 2 жыл бұрын
Gabydii Cumar ustareliya soo samee
@caliaxmedciise4288
@caliaxmedciise4288 2 жыл бұрын
Hyds
@ismaaciildirir8266
@ismaaciildirir8266 2 жыл бұрын
Arab intaasaa ku filan,Alla maxaa lafahmay.replayga badsada ama meel ka muuqda ninkani waxba idinlama hadhin gef buuna idinka galay iyo xabaalo faadhfaadh.waxan islahaa halkaas waad dhaafteen!!!
@raxmocabdi-pi4fy
@raxmocabdi-pi4fy 2 ай бұрын
Dadka haysku dirin wll
@hajiahmed1214
@hajiahmed1214 2 жыл бұрын
First one View
@XamdaAxmed-i5x
@XamdaAxmed-i5x 4 ай бұрын
Sddddd
@falisadan384
@falisadan384 2 жыл бұрын
I Vic😢
@MustafeMaxamed-tp3sh
@MustafeMaxamed-tp3sh Жыл бұрын
❤❤❤❤😂❤
@MaxamedXuseen-hr8kf
@MaxamedXuseen-hr8kf 7 ай бұрын
Ww
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 2 жыл бұрын
Wa iska afcarabi nasakhan kilmado badan
@qoorc499
@qoorc499 Ай бұрын
Hooyadaa. Was. Beenaale. Beenaale. Uraaya. Maxaad. Taariikhdaada. Iyo. Qalalis. Uga. Sheekaywayday
@XaliimoShaaciye
@XaliimoShaaciye 2 жыл бұрын
00
@siraadxasan2770
@siraadxasan2770 2 жыл бұрын
Nabase yuu ahaa......?
@AMO00165
@AMO00165 2 жыл бұрын
habaryoonis reer wayd lkn uuu qalday taarikhda siada uu u sheegay way ahayd lkn wax ayaa ka qaldan
@abdihakinjeesto2211
@abdihakinjeesto2211 2 жыл бұрын
@@AMO00165 Hhhhhh. Adan jugle ayaa habaryonis ahaa gaar ahaan reer wayd. Lkn Nabadshe waxa uu ahaa Arab gaar ahaan reer cali. Abtina way isu ahaayeen oo nabadshe ayaa abti loo ahaa.
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
Odaygan Beenta hablaha ku bixiyay Ama Antigua yuu ahaa
@dawgatoosan8610
@dawgatoosan8610 2 жыл бұрын
@@AMO00165 ma faarax nuur wacays baa ahaa habaryoonis
@imaamukhadar8004
@imaamukhadar8004 2 жыл бұрын
@@dawgatoosan8610 maya ee Arab ayuu ahaa
@musjeego6779
@musjeego6779 2 жыл бұрын
Cadaabsanaayaa odaygu nio
@zunduzxajicumaryare4470
@zunduzxajicumaryare4470 2 жыл бұрын
Kkkk
@sawdaismail7985
@sawdaismail7985 2 жыл бұрын
Odaygii Cuqdadeeysna Isaaq Waa Laangaab Cuqdad Awgeeg Kolba Qabiil Sheegta Sodon Sano Kahor Dad Dhintay Lafahooda Ma Idaan Xambaarsanaateen
@odaygooni2212
@odaygooni2212 2 жыл бұрын
iwasaa
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
Socda Ismail Ninka iskakaa celiya adigoo Axmaar ah iyo Tigree ma cuqdada buu qabaa?
@Ayaanle-ke1tq
@Ayaanle-ke1tq 2 жыл бұрын
Dhilo faqash ehlu naar isaaq baa gabaygan isku dagaalaya maxaa xarood Keeney meesha laangabka uskaga ah
@Caasha739
@Caasha739 2 жыл бұрын
Waxaan la yaabey ninkan sheeganaya wariye hadana isku diraya umad meel wada dagan iyo taariikh hore oon isaga waxba ka galin adeer damiir laawe ayaa tahay waanan ku fahansanahay u jeedada aad ka leedahay laakiin wax ba kama faa ideysid ee meel kale ka doon doon si aad u heshid mushaharka yar ee lagu siiyo
@abdihakinjeesto2211
@abdihakinjeesto2211 2 жыл бұрын
Taariikhdu wax isku dir ah malaha .
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
Silsiladii  GUBA  gabayadii sida weyn laysugu weeraray
1:21:09
daawasho tv
Рет қаралды 1,5 МЛН
Geelii Indha-badane iyo Gabayadii La isku weeraray Markii la dhacay!!!!
32:42
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,6 МЛН
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН