Wow m.a they all have golden voices but the middle one she's the best according to me sxb captan baara ex baruud😂halkas kasii wad barnamishkan quruxda badan
@MaxamedabdirixmaanUgaas2 ай бұрын
Maxamed jaamac legend xarig dhac baa jira najax marbaan waxaa is iri heesaha ay qaadayn laxan iyo toon midna maleh asana sheegay
@Bare-z3l2 ай бұрын
Najax way mahadsantahay codkeeda gadaal ayuu ka goaa/gabadha dhexe cod iyo farxad bay isku darsataymicnaa geesi nimo cod raaxo badan/3ha guuleysato
@nafisaabdulle1502 ай бұрын
Allah my najax. Why fanan ukuusacbenwayday. Najax. Ishcala cood 😢😢❤❤❤
Gabdha xijaabka wadata io mxmd jaamac aad bey isu shabahan ma walaalaa❤
@munaducaleh82542 ай бұрын
Hoygii fanka baad ka soo jeedaa ❤️🌹🎉👍💋
@munaducaleh82542 ай бұрын
Masha Allah najax keep going
@ahmedinhassan1424Ай бұрын
Salan sare sxp.its wonderful that our girls have such talent to song.its only our country is behind in terms of economy and many things. I wish they are educated enough. Nice levels.
@XamzaShugri2 ай бұрын
Wow war dadkan waye kuwan rabo .an ku raxeysano heesahoda wali si deg deg ah ayaa loogu bahan yahay gabadha qaaday heestii khadro daahir marka kowaad astaan geeya hala cawiyo .koley aniga wan wataaa .waxi cawina wa iga diyaar wlhi iso qabo captain
@harunabdielmi5807Ай бұрын
1 Hodaman 2 xayaat 3 najax
@Sharu7-y6w2 ай бұрын
Guleysatatha wa gawada daxda kujirto waye❤❤❤
@Bare-z3l2 ай бұрын
Fanaanka maxamed waxaan idinka codsaneynaa fanka xishood maaha ruuxii soo baxo cadeeya ayagoo dhan ma wada guuleysan qofka wax ka dhiman yihiin tababar ha sameeyo
@amaaladem3486Ай бұрын
Maxamed jamac Najax si gaar ah ayuu u eegaya
@SaciidaMaxamedaxmed2 ай бұрын
Inta markey hodman u jeedeen soo cararay is muujiya
@Bare-z3l2 ай бұрын
Matalan iidle yare wuu cod weyn yahay inta badan wuxuu qaataa heesaha xasan adan samatar marka hore cabbir ku samee codkaaga fannaankee la qabsan kataa ama fanaanaddee
@WardaMaxamed-m9w2 ай бұрын
Kaptan wanku wata wllhi keep goin🎉❤😢
@Abdifitah19882 ай бұрын
Captan 3 gabar kalama dhacan
@CapdiMaxamuud2 ай бұрын
Captain aad baan kuu dawada lkn halmid makugu darsadaa aan aad u jecelnahy shacabka iyo kuwa heesaya laba camera ku kala qabo shacabka si loo arko 🙏hadad helayso weeyan
@Bare-z3l2 ай бұрын
Fanaanka waxaa looga baahan yahay fanaan kasta codkiisa inuu sameyn karo sida fanaanka ama garsoore maxamed oo kale codka aad leedahay inaad bedeli kartid mahadsanidiin
@herropoi70172 ай бұрын
Captan maxamed jaamac gudiga 1aad ha ahado mar walbo si uu dhalinta u saxo 🙏🙏 Hore usoco kabtan
@munasarapinho6500Ай бұрын
Kabtan got talent ga noo wad wku heysanaaa parnamijkan🎉
@Mahamedxassanisgow2 ай бұрын
M.a captan baara
@foosaxmed88522 ай бұрын
Keep going captanka ❤❤❤❤❤
@DaudUgas-z1mАй бұрын
Gabadha xijabka madowga wadata goleyso waligaa
@CADNANCabdi-v9h2 ай бұрын
Ta dhexa cod macan m,a❤
@MariyaKamiri2 ай бұрын
Hodma cumar best girl
@Painkiller232482 ай бұрын
Gabada dhaxada ku jirta Wa Fanaadad buuxda ❤ Wah Wah cod iyo action💯
@mohayare-z2b2 ай бұрын
Wax kale❤❤
@libaancali72722 ай бұрын
❤ Captan baara legend wankuwataa ❤
@AyanleAbdulqadir2 ай бұрын
Waa runtiis fanaanka maxamed jaamac
@CawoAli-d9w2 ай бұрын
Baara barnaamijkan inan ka so qayb galo ayaan rabaa sideen ku iman kara iso sheeg wll cod ban meel la jiifa war mahyside
@sadamalihussein95822 ай бұрын
Najax 💯
@AbdiWasac-m9k2 ай бұрын
Kpp going captankaa❤❤
@HAMZEABDI-qc5ye2 ай бұрын
Heesuhu waa xaran ee arzaaqda meel kale karaadso walaal
@raniitalifestyle23922 ай бұрын
fananka wa saxanyhy yaan warka yaan lagu celin sababta aad u keenty mesha wa in ii runta kanhadlo kabtan jiljileeca jooji
@munaducaleh82542 ай бұрын
Mahamed jama najax uu cunsureyey cusurinimada iskadaa kudhaha reer Somaliland buu u arkay
@ifrahapdillahiciise8550Ай бұрын
KABTAN BARA GABADHAS HODMAN TOP WAYE WELI CID U DHIGANTA KAMA HAYNO 🎉❤
@NaturalBeauty-e9c2 ай бұрын
Kabtan balaari barnaamijka zxb❤
@abdirashidmohamed1992Ай бұрын
Kkkkkk War gudida hala bedelo waxba mayaqaanaan distoonaato heesaagu ma gagalo musikiistahaa gala sidaa usheega guddida heesaagu wuxuu galaa wax la dhoho foorteembo thanks
Abayo make up wad isku so badisay ee iska so yareey 🙏🙏🙏
@ifrahapdillahiciise8550Ай бұрын
ONLY HODMAN🎉❤ WELI CID U DHIGANTA MN ARAG
@YaxyeAbuu2 ай бұрын
Maxamed jamac najax wuu busey
@raniitalifestyle23922 ай бұрын
wax buusid majiro wa fanan wax fahamaya wa in ra yigisu ka dhibta
@NajuumMoha-m6qАй бұрын
Team dhafar 12:19pm😂😂bustaha hoostiis😂😂😂
@Ahmedabdimohumed2 ай бұрын
M.a captain
@SadamAlisarmanАй бұрын
Gawadha 2taas un nokeen ❤❤❤❤❤😊
@KhadarXasan-m2t2 ай бұрын
Kabtan fanskaga ayaan ku jiraa ilaa aan daawdawdo ma seexdo lkn qudhcaa mqxmed jaamac aad leeday ka saar garsoorysha waa reermi aan waxba garnayan waa iga codsi
@osmanadam51732 ай бұрын
War raga so celi xaimo ninkooy bay ka bixi wayeen😅😅