M.A gabdha midhba mida kale wey kala daran yihin lakin Miss Karan waa talent stage ka qofka marku joga waa in uu shacab so jidan karo ka qoslin karo hore u soco Captan.
@JimcaaleFaarax-le7wk2 ай бұрын
Wllhy markaan lays xaqirayn waa hothman cumar❤
@issaali82972 ай бұрын
Idiriska iitaaba meesha halla keena ninkaas waa fani wallahi
Nimankii hore ee got talent daadihinayey dhalinyarada way maagi jireen ,canaanan xun siday fanka tobansano ku soo jireen laakiin kuwan waa akhyaar.
@hawoali9722 ай бұрын
Waa la yaabey gabdho naga ooysiiyey ayaad keentey music xitaa uma baahno masha allaah tabarakallaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 lkn barnaamijkaan maal galis ayuu u baahsnyahay kabtanow
@SaciidoXuurshe2 ай бұрын
Hodman masha allh codka alle haubarakeyo weyba naga oyidey❤
@ManAlone-px2hd2 ай бұрын
Woow m.a gabdhaha kalama dhacaan runtii ❤🎉🎉
@nuurkuulow29742 ай бұрын
Kabtan gabadha nin raga ku modee gabadha qaaday i like qoftaas sxb daganan codka qosolka masha allah salantas iga gaarsii from Paris ❤
@LovelyClock-tr2zw2 ай бұрын
Gabdhaha cod kooda aad ayuu u macanay mida mida kle wey kasii cod macaneyd lkn hodman cumar waxeey isku darsatay cod iyo qaab masraxeed waxaad isleedahy fanaanad miyey horay u aheyd 🙏🎹🥁🎤🇸🇴
Waxad horey ugu soco ledahay wa danbi iyo xuman iyo wuxusan Allah raali ka aheyn.
@BishaaroNuur-bp4uw2 ай бұрын
Hodman cumar wan ogaa inad inad guleysaneyso madamad dag.gusha ee karaaaan aaad ka timid aniga haaaa haaaa haaaa wan ku qatay❤❤❤
@sadiamohamud28872 ай бұрын
Maashalah waagabdho an kala dhicin markle socelii
@CadnaaMoha-vf7td2 ай бұрын
Wlhi gabadha xijaaban fani wye m.a
@zaakizeyga41672 ай бұрын
Hodman wlhi another level weyen ❤❤🎉🎉
@haniaxmed12422 ай бұрын
Cabtan hore u soco waa arin fcn waxaa kaloo meesha maqneen gabdhaha quruxda badan aad inoo soo saartay intoodaba ma kala dhacaan muuqaal xamaasadiisa wato waaaaw🎉🎉🎉
@mugdishufilms63332 ай бұрын
Yaaa salaam umulkheyr sacab iyo bogaadin waad ka gudubtay codkaaga dadkii hoolka ku sugnaa fadhiga ka kicisay👏👏👏
@IfrahMxАй бұрын
Masha allah hodman cumar ❤❤❤
@NastehaMohamedAhmed2 ай бұрын
The First Lady is best ManshaAllah from uk❤❤❤❤
@Khadarjeeri2 ай бұрын
Masha allah muuqaal qurux badan waaye captan gabdhaha wey ka baxsaden runti adigane waxaa tahay super star captan baar horey usoco saaxib guul ayn ku rajeena ❤❤❤❤
@AmranOsmern2 ай бұрын
ManshaAllah❤😊Wlhi kuligeed isma daman codkodha😢😢
@Gullet-Ahmet2 ай бұрын
my favorite Umalkhayr Repeat kabtan
@mahatmaow45632 ай бұрын
I'm voting from Kenya 🇰🇪 Nairobi I vote for the second girl captain bara
@MuxumedMaxamedcumarCumar2 ай бұрын
Wwww masha allh hodman cumar cod ba ku duugan masha allh noso badi gabdhaha iyo wilasha talali
@XawoluulCAbdiali2 ай бұрын
Jah asxan cod hodman cumar❤
@AyanleAbdulqadir2 ай бұрын
4 tii ugu horeesay waa miisnka culus balse wee kle miisan culus yihiin gabadhii 3 xaad waa top top level
@AsmoQueen-u7z2 ай бұрын
M.a ayyy dhiiga karaan ❤❤
@mohamadhasan18122 ай бұрын
Hodman the frist
@Aslidhalala2 ай бұрын
So cali gabdha hodman cumar ❤
@zakihussein85192 ай бұрын
Umulkhayr gabadha maryaha madow number 1 ayey itahay❤
@AzharMohamed-lm6ll2 ай бұрын
Hodman cumar cod rabi wa siyey ilin baba iga timday😢❤
@HANATT702 ай бұрын
Karaan Girl is The Best Singer Of Women ❤
@AmalMaxamed-y5b2 ай бұрын
hodman waan ku wata cod iyo qurux rabiya udhaliye
@FaraxCarale2 ай бұрын
Mashalah wlhi hodman aadbaan u latacajbay ax yaa voice 🎉🎉