Gabrey ado qof iska gadeyso hais baha Diin

  Рет қаралды 5,900

Jaano gabar absame

Jaano gabar absame

Күн бұрын

Пікірлер: 37
@XafsaMaxamuud-pd3dk
@XafsaMaxamuud-pd3dk Ай бұрын
Hortey janooy anigu horey wan uso guursadey hadana minyaraan ahy o minyaro waxaan noqdey markaan Yara waynadey o aan caqliyeystey faarx soomalina wan aqaan hadaba wllehy nafteyda waxan balan ka qadey malinkaan ninkaan guursanayey inaan intu xaq igu leyhy moye anan wax siyada ah siin cml kabd badain gabdhana aan waydiin waxaay ku suganthy waxa illhey makhranti iga yahay baryaahan is guursaney inu ii yimado asago cirka marya o ay soo caydey markasan ku dhaha intanad I guursan miyey ku caayi jirtey maya miyey ku dhibi jirtey maya hadaba u dul qaado nin Durban tuntey ilaaq dalbey wllhey wu dagi jirey waxaan sida u samaynayaana waa kor haween kabo isma dheera iyo illhey dartiis wayo waxani waa aduunyo marka wan arkey dumar aan intaaan anigu gartey gabdh walbo illheey ka baqeysa garatey aan garanayn anigu waxan arkey inanta minyaro ahayd e ninkii macaan ku ridey sidey wax kasta u sineysay ahaana nin xafis fadhiya Eileen ma dhididayeee marka abyo dumrkeena alle ha dhowro
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Ай бұрын
Gabar caqli leh tahay mnsha Allah qofka xaqa aadamaha iska ilaaliya marna xaqiisa ma waayayo aduunka haduu ku waayo aakhiro buusan ku waayeyn intas dumarkenu hadey garan lahayen yaaba dhib mudan lahaa ilahayna waa barakeyn lahaa ileyn meel dulmi ka jiro ma ahee tan kale maba ogin ama minweyn aan ahaado ama minyaro aan ahaadee ilmahayga iyo ilmaheeda yaa beri i anfacaya labadaba baalka ayaan gashan lahaa si dar ilaahay ah❤
@Saxiix-h3g
@Saxiix-h3g Ай бұрын
Illaahey caqliga hakuu daayo walashey dumarka soomaaliyeed ayagaa is bahdila markaaa baa kii farah ahaa beylahda ka helaa ogoow waxa gabadha walaasha ah aad ku sameeyso in aay adigana ku sugayaan ileen soomaali waxeey tiraah ninkii qeeyrkii loo xiroow adna soo qoyso marka dumarow isu hiiliya
@XafsaMaxamuud-pd3dk
@XafsaMaxamuud-pd3dk Ай бұрын
​@@Saxiix-h3gxaqiiq haaa anigu abyoy mid baan aminsanahy ninku sidu xaaskiisa u yahy buu tan danbena u noqonaya hadu taas ku xunyhy ayadana waa u xumanaya hadu u wanagsanyhyna wu u wanagsananayaa hada wllhey hadey ciyaalku ka xanuunsadaan hadey iyadu xanuunsato la joog saan u lagaa wu bartey malinkay xanuunsayaan wn la joogaya ok ban dhaha wllhey waxaan aan joogna wa adunyo cimrigeenana wan argna illheey ha ino sahlo
@XafsaMaxamuud-pd3dk
@XafsaMaxamuud-pd3dk Ай бұрын
​thnkis abyoy xaqiiq wllhey anigu waxaan inanta minyaro ahayd o haduu caruurtiisa iyo gurigiisa aado xanaaqi jirtey haa ninkaan saaka quracda siyey naagti buu sii marey o haduu sii marey sow reerkiisi maha wllhey intaan xanaqey baan dharbaaxo wajiga kaga dhuftey on iri naa wad dhaqan xuntahaye haku qaado gurigaagu reer islaameed baad intaad soo dheh gashey baad waliba kusi indho adagtahy muxu gurigisa u aadey marka abyoy shaley waxaan diidana ma doonayo inaan sameyo wllhey iyda intey yaabto tiraahda gabdha xaaji ila qabto waa gabdh fiicn naagaha minwaynta ah naagaha minyaroyunka ah khaati bey ka taagnayhiin😂😂😂😂
@halimasadiaabdisalama6335
@halimasadiaabdisalama6335 Ай бұрын
Aniga weligay kuma fa karin in aan dumiyo reer dhisan walalyalow hada minyaro noqotaan u duceeya labada reer ba in Allh barakeeyo waayo awlaada aya beri faido ka helayso oo isjeclaanayo adiga waa dhiman ayadana waa dhiman awlaada idin harayso in aysan col noqon😢
@SamiyaCumar-u6v
@SamiyaCumar-u6v Ай бұрын
Habo horta gabar caqli leh oo damir leh arxan leh miyaa gursata nin reer leh waa maya tan kale habo doqon dhaga maleedahay gabadha baaba ku fana arinkaas oona ka hela marka gabadha hore wanada u badi ❤❤❤❤ caqli badaneey ku jecliyaa
@saadiasheikhamin2090
@saadiasheikhamin2090 Ай бұрын
Ala Run badanidaa Alow kaa abaal mari waanadaada iqra qurux ❤
@nasramohamed9476
@nasramohamed9476 Ай бұрын
alaa run badanida walaley nin ka taasho laana taaasho talaabo marku qaado adnaa 3 qadaa saxiibey gurigagana dhaqo ilmahagana xananayso naftadana qurxi isagaaa qurxi oo u labis yaaan la oraaan ninki baa dayacan oo ninka isnaa hagaji oo guriga ka hagajiyaa oo qaylada ka daaayaaaa waxbaro gabadhedey oo dedaaal oo meel gaaraa ohiintaa ceeeb mahaa waa la oyaa lkn waaa la qadsada sir yesha dumarow oo guryihina sirtisa ilaliyaa ilmihina ilaliyaa u ilali mentely iyo phicalyba adnaa is ilalali noqo hooyo cafimaad qabtaaa oo cilmi diin iyo maadi taqaanabaa dedeala oo wax barta waxna tacbadaa farax waa farax lkn hadana nafta u bahan lagama marmo eee iska haysta awaalbaa amaantiisaa waad shegaysay manta aroosayse manta marku xumadeey ceeebtisa haa shegiine labtaa gashtaaa waxaadnaa dhahdaa waa boqor faraxaygi ilahy maa boqor kaga dhigo doone guurigaa ugu qalisan ugu quruxda badan hada kaso baxdey gabadheey oo aad halmar guursatay ciid ku rabta ma jirte guurigaag isku xeji oo dhiis hooyadaaba wax badan baay so dhiste somalidu hore waxay u tiri halka lagu qooysada lagu qalaajistaaa markaa awladiinaa u daneeeeyaaa ganadhkastooy awladada hoos u eeeg intaaad bari qoomoman lahyd gabadha gurigu ka dumaaay haa guursan ila awladadi ku kooeaysa guur ka dheerow waa iga talo kuwi horaa la yaban tahaye kuwa kale haysku dhalin adoon xoolo u dhaqaan hablo cafimadkiina ilalaiya guul gabadh kasto soomaliyed ilaa gabadhayda an dhalay ku daaro hooyo qurux badaan marka la helo waxa la helayaa caruur qurux badan nin qurix badan bulsho qurux badan samraa samra samra samra hablo samirku waa quruxdaa nolosha qof aan sabriin meel ma gaaro si kasto laydiinku qaldaaamo haaa cadhooninaa haaa is cilinaana hana dumiinima guuryihinaa ilahay baryaa baryada badiyaa hagbadahaa galaa dahab gataa dhul gaataa passpor samaysta ilmihna sharci u qataa ilaahow mu ahaado passpor samali haka faniin malin buu ku anfici guulaystaaaa gabadho somaliyed anigaa iso duceeeyaaa haa ilawin inaa i ducayso ❤❤❤❤❤❤
@halimaibrahim4471
@halimaibrahim4471 Ай бұрын
Masha aallah abyo allah ku barakeyo waa wano wax ku ol ah sharafey waxa jeceshahay o jano ugu horeyso allah kusiyo xbbti
@NadiiraAhmed-g9x
@NadiiraAhmed-g9x Ай бұрын
Aad ayan kuu jeclahay mamo aad ayan uuga faaidaysta casharadaada
@sihaemhussein883
@sihaemhussein883 Ай бұрын
Wlh been kuma aadan sheegin run badan aa tahay❤❤❤
@Saxiix-h3g
@Saxiix-h3g Ай бұрын
Masha Allah habo waad ku mahadsan tahay waanadaada quruxda badan gabdhaha soomaaliyeed Allaha garadsiiyo in faarah uu ku rabo inta uu ku xiiseeynayo berina uu booski uu tii hore dhigay uu ku dhigi doono
@XafsaMaxamuud-pd3dk
@XafsaMaxamuud-pd3dk Ай бұрын
Xaqiiq
@XafsaMaxamuud-pd3dk
@XafsaMaxamuud-pd3dk Ай бұрын
Xaqiiq wllhey abyo
@FardowsaHassan-yj5tp
@FardowsaHassan-yj5tp Ай бұрын
Nosobadhi mama shekadhadhi na wn sugeyna I love habo mcn
@hanefa283
@hanefa283 Ай бұрын
Waa run naagaha laciilay unbuu badanaa unoqdaa qumayga
@aishoali5347
@aishoali5347 Ай бұрын
Habo qisoyinka gabdhaha somali nosoo qaaad
@SugroOmarmahamed
@SugroOmarmahamed Ай бұрын
aamin eedo macaan
@SmilingBanjo-zz2pd
@SmilingBanjo-zz2pd Ай бұрын
AlA run badanidaa ❤
@FardowsaHassan-yj5tp
@FardowsaHassan-yj5tp Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HawoMohamed-g2f
@HawoMohamed-g2f Ай бұрын
walhi waa runta
@beydanfarah3590
@beydanfarah3590 Ай бұрын
Mash allah abayo allah ku xafido waxad ka shakeyanaso wa waxa saxa
@MalyunMahamad
@MalyunMahamad Ай бұрын
❤❤❤❤❤ abaayo faarax luga baasto. Kkkk raabku aqriyaa kķkķ
@nasteha874
@nasteha874 Ай бұрын
Nag masersan igadheh 😂
@iqlas8093
@iqlas8093 Ай бұрын
Minweyn kahadhal eyedhana wani
@asiyabaariye
@asiyabaariye Ай бұрын
Waaruntaa wallhi
@Caliya529
@Caliya529 Ай бұрын
Minyaro iyo waxas ma garine idhaaf janoy
@XafsaMaxamuud-pd3dk
@XafsaMaxamuud-pd3dk Ай бұрын
❤❤❤❤
@OsobAhmed-d1c
@OsobAhmed-d1c Ай бұрын
Miynyara Ayan ahyeee alxamdullilah frxad
@halimaibrahim4471
@halimaibrahim4471 Ай бұрын
😂😂😂 allah ku siyadsho danbi madan galin lkn dulmi iska ilali
@ayaannur994
@ayaannur994 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
Dhirigalin🧡👍
14:12
Sadiya's World
Рет қаралды 902
3halsocon dadtoda bees yaqano
7:50
Jaano gabar absame
Рет қаралды 2,3 М.
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
Tasho inataan lagaa tashan prta2
14:53
Jaano gabar absame
Рет қаралды 7 М.
Qof allaha leeh maa istareso haistaresin
15:08
Jaano gabar absame
Рет қаралды 4,8 М.
DUULAANKA YURUB 8 January 2025
20:29
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 175
Furaha ninku waa hadal wanaagsan iyo ixtiraam
6:00
Hoyo macan 🥰🥰
Рет қаралды 18 М.
Haiska dumin reerkag lakin tasho oo haa fadi weyanan
17:13
Jaano gabar absame
Рет қаралды 17 М.
WAA MAXAY WARKA KA FARXIYAY SHACABKA REER FALASTIIN | SYRIA?
8:15
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 6 М.
Khatarat dadak xun kaa Diinow
9:46
Jaano gabar absame
Рет қаралды 1,5 М.
Aargoosiga nimanka marka haasaawaha lagu jiro?
13:00
Hooyo Podcast
Рет қаралды 6 М.
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН