gacayte iyo tiriig | deeqaha ilaahay sida loogu diirsado | axmed gacayte iyo tiriig | tariig xaashi

  Рет қаралды 39,937

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

2 жыл бұрын

HEESTA: Deeqaha ilaahay
ERAYADA: Cismaan Aadan Askari
LAXANKA: ismaaciil cabdi gari
CODKA: Axmed Gacayte iyo Tiriig Xaashi
LYRICS : Dhugmaal Lyrics
QORAALKA HEESTA
✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️
__________________1AAD TIRIIIG
Dayax Shan Iyo Jiray
Habeen Roob Haduu Da'o
Dalkuna Uu Abaar Yahay
Oo Meel Duleedka
Uu daadka Soo Dhigo
Dadkii Oomanaa Baa
Doog Qabasho Yaacee
Deeqaha Ilaaheey
Sidaa Loogu Diirsado
Naftu kuu dareentee
Adiguna I Daadihii
____________________2AAD GACAYTE
Sida geedo Damaloo
Dalsan Iyo Ku Yaal Hawd
Deegaanka Meeshana
Dixi Iyo Dareemiyo
Uu Dooggu Siman Yahay
Dadku Quruxda Eegmada
Daawadeen Xareedii
Deeqaha Ilaaheey
Sidaa Loogu Diirsado
Naftu kuu dareentee
Adiguna I Daadihii
___________________3AAD TIRIIG
Dunidoo Barwaaqaa
Oo Ay Harada Doollood
Daafaha Ay Maraayaan
Oo Dhiraha Dooggiyo
Deegaanka Geeduhu
Ubax Wada Dilaacsheen
Laacooda Daymadaa
Deeqaha Ilaaheey
Sidaa Loogu Diirsado
Naftu kuu dareentee
Adiguna I Daadihii
____________________4AAD GACAYTE
Doqoni Kuuma Sheegtee
Naf Kuu Daawataa Tidhi
Daadax Yaa Yidhaahdoo
Qalbiga Daawa Uga Dhiga
Darmaan Yahay Nasiibkay
Wuxuu Dooqu Igu Yidhi
Duntu Iigu Kaa Xidhan
Deeqaha Ilaaheey
Sidaa Loogu Diirsado
Naftu kuu dareentee
Adiguna I Daadihii
gacayte,
gacayte qaraami,
gacayte iyo aamina,
gacayte iyo sahra halgan,
gacayte iyo maandeeq,
gacayte dulmiga caashaqa,
gacayte adaan kuu duceeyo,
gacayte orod orod,
gacayte hees,
gacayte dirirada,
gacayte dhagar qabe,
axmed gacayte,
axmed gacayte iyo aamina abdullahi,
axmed gacayte iyo sahra halgan,
axmed gacayte dulmiga caashaqa kadaa,
axmed gacayte inaan wali ku jeclahay,
axmed gacayte dhagar qabe,
axmed gacayte halbowlaha iyo beerka,
axmed gacayte iyo haweeya biixi,
axmed gacayte iyo maandeeq,
axmed gacayte adaan kuu duceeyo,
gacayte balan jaceyl,
axmed gacayte bandidaa,
axmed gacayte bal hadana qalbiga,
axmed gacayte barkhad cas,
axmed gacayte bal dhagaysi,
hotel gacayte bosaso,
axmed gacayte balan jacayl,
axmed gacayte cadho,
axmed gacayte cirka maalin,
axmed gacayte collection,
aamina cabdilaahi gacayte,
cabdi wahaab axmed gacayte,
amina cabdullaahi iyo gacayte,
aamina cabdilaahi iyo gacayte,
tijaabi codkaaga axmed gacayte,
axmed gacayte iyo cadar,
axmed gacayte durdurada,
axmed gacayte duni wada halloween,
axmed gacayte dabaylaha,
axmed gacayte dirirada,
axmed gacayte duggan weheshada,
dilkii axmed gacayte,
heestii dabaylaha axmed gacayte,
axmed gacayte waxay dani,
ina gacayte,
aun axmed gacayte,
axmed gacayte soo fur,
gacayte gocomada,
gacayte galaydh,
axmed gacayte gocomada,
axmed gacayte gugii hore,
axmed gacayte gayaankiyo,
gaasira iyo gacayte,
gacayte hees macaan,
gacayte heeso,
gacayte habshan,
gacayte halacsi,
gacayte hotel,
heestii gacayte,
axmed gacayte habshan,
axmed gacayte heestii sabaalo,
heestii axmed gacayte,
heesaha axmed gacayte,
hees gacayte,
heestii gacayte iyo aamina,
heeso qaraami axmed gacayte,
heesaha gacayte,
heeso qaraami gacayte,
gacayte iyo tiriig xaashi,
gacayte iyo,
axmed gacayte inanyahay jaceylka,
axmed gacayte iyo marwo maxamed,
axmed gacayte isoo lagad,
axmed gacayte milic iyo mahiigaan,
jaabir gacayte,
axmed gacayte jacayl,
umalay jacayl gacayte,
axmed gacayte sixir jaceyl,
gacayte kaban,
axmed gacayte kaban,
axmed gacayte ku harsamay,
axmed gacayte lama kala,
axmed gacayte iyo khadra daahir,
axmed gacayte leeg,
axmed gacayte lyrics,
aamina c/laahi iyo gacayte,
axmed gacayte sida laba,
axmed gacayte iyo aamina abdillahi lyrics,
axmed gacayte sabaalo lyrics,
gacayte midabsan,
maxamed gacayte,
maandeeq iyo gacayte,
marwo maxamed iyo gacayte,
axmed gacayte waan maaganee,
axmed gacayte midabsan,
axmed gacayte iyo magool,
axmed gacayte heeso macaan,
axmed gacayte iyo hibo nuura,
suways gacayte iyo nuur,
axmed gacayte orod,
suways gacayte prank,
gacayte qaaci,
axmed gacayte qaraami,
axmed gacayte qaad hlinka,
axmed gacayte qaad hilinka,
suways gacayte qosol,
qaraami axmed gacayte,
qaraami gacayte,
axmed gacayte qaaci,
gacayte sahra yar,
gacayte sabaalo,
suways gacayte,
sahra halgan iyo axmed gacayte,
sahra siyaad iyo axmed gacayte,
taariikhda axmed gacayte,
tiriig xaashi iyo axmed gacayte,
gacayte umalay,
axmed gacayte o'malley,
axmed gacayte umalay,
gacyte,
axmed gacayte wardheer,
axmed gacayte ahlan wa sahlan,
gacayte xul ah,
xasuustii gacayte,
xasuustii axmed gacayte,
axmed gacayte heeso xul ah,
axmed gacayte yuusuf,
axmed gacayte yaab,
sahra yar iyo gacayte,
ahmed gacyte,
axmed gacayte iyo gaasira #dhugmaallyrics #hees #heestii
#dhugmaal_lyrics #gacayte #axmedgacayte #dhugmaal #heeso #heesta

Пікірлер: 15
@mohamedabdinour5077
@mohamedabdinour5077 2 жыл бұрын
Eesh calaa fanaan Axmed Gacayte Yuusuf codkiisa markaad maqasho ayàad gelaysaa xusuus waayo waayo iyo ceelkii Hargeysa Alle haw naxariiisto
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Alle haw naxariisto AHUN gacayte yuusuf
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 жыл бұрын
Thnks sxp heesihiisii caanka ahaa oo gacayte soo gali,inaan wali kujeclahay waydii dadkaba qaar,ilaah baa deeq baxshee dulmiga caashaqa kadaa,duni wada hallawsan iwm
@user-cw9mc7gm9k
@user-cw9mc7gm9k 7 ай бұрын
Fananaaniin.codmacan.ilaahaw.unaxariiso
@hassanomer2863
@hassanomer2863 4 ай бұрын
Maaha dooqu ee waa dookhu....
@abdifatahpashe608
@abdifatahpashe608 6 ай бұрын
Doog dhabasho yaacee Sidaasay sax ku tay sxb mahadsanid
@dhugmaallyrics
@dhugmaallyrics 6 ай бұрын
Adaa mudan sxb
@user-nq5ev3vf5w
@user-nq5ev3vf5w 7 ай бұрын
Ereyadii cismaan askari ahn Laxankii ismaaciil yare ahn
@farduusabdiqadir5893
@farduusabdiqadir5893 4 ай бұрын
Laxankii gacyte
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 7 ай бұрын
Waxaan aad ugu rajo weynahay in heestan uu laxameeyey mulaxam/fannaan Axmed gacayte yuusuf ilaahay haw naxariistee..
@abdisalanali4114
@abdisalanali4114 9 ай бұрын
Heestan inuu sir maxamuud waado ayaan waligay uhaystay
@buuxciise2338
@buuxciise2338 9 ай бұрын
Dadkii oomanaabaa doog dhabasho yaacee ✔️ Doog qabasho ❌
@user-cw9mc7gm9k
@user-cw9mc7gm9k 7 ай бұрын
Waaruntaa
@user-cw9mc7gm9k
@user-cw9mc7gm9k 7 ай бұрын
Fananaaniin.codmacan.ilaahaw.unaxariiso
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 25 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 34 МЛН
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 30 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 132 МЛН
BARNAAMIJKA FANKA IYO SUUGAANT TIRIIG XAASHI
27:55
SLNTV
Рет қаралды 9 М.
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 511 М.
AF QAlAAD AQOONTA MIYAA MAGOOL IYO XASAN DIIRIYE
13:24
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 57 М.
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 331 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 134 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 552 М.