HEES CUSUB 2019 ALFANAAN AXMED DAHIR X.DALMAR GUUSHII WEYNU HANANAY O.N.L.F

  Рет қаралды 86,402

GAFDIID GAFDIID

GAFDIID GAFDIID

5 жыл бұрын

Пікірлер: 129
@najiibhassan
@najiibhassan 2 жыл бұрын
2021 ya dawanaya inta igadanbaysa like sara jowxo💚💙❤👏
@najmoasad5333
@najmoasad5333 Жыл бұрын
2023🥰
@NuurIlyas
@NuurIlyas Ай бұрын
😮
@muunaabdiqaadir6755
@muunaabdiqaadir6755 23 күн бұрын
kalay uso laabo 2024 adigu hhhh
@najiibhassan
@najiibhassan 23 күн бұрын
@@muunaabdiqaadir6755 wan joga 😂🤝
@mustaffarax3481
@mustaffarax3481 3 жыл бұрын
Adunga wa is badala ogadenia 🇬🇲 way xorowday from garissa county
@mahadomar7099
@mahadomar7099 5 жыл бұрын
Wlahi xiniyaha ayaan ka guban jirey markuu jawxo caayo waxaanan ahay nin reer hargeisa ah saa laygu odhan jirey wlahi markuu ESTV kasoo galo hadii toban qof daawanayso waan bakhtiin jirey aad baan u necbaa se qofku gadaal waxkuuka fahmi karaa guulays dds walaalahay aan xorriyadooda jecelahay personality ahaanteyda asc
@gafdiidgafdiid6733
@gafdiidgafdiid6733 5 жыл бұрын
guul ku waar waligaa
@quenayannaqurux400
@quenayannaqurux400 4 жыл бұрын
Wcs mahad Masha Allah wlle mcn Ilahey haku xafido meelwalba joogtid Qof fcn baad tahaye
@Ahmedmohamed-wo2fv
@Ahmedmohamed-wo2fv 4 жыл бұрын
Isku mid baynu ahayn wll waaniga commentiga ku qoraye akhriso si practical ah baan u doo arkay
@nogobboy6412
@nogobboy6412 2 жыл бұрын
🥰💯😍
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 6 ай бұрын
Wlhi sxb ana waan kaa sii darnaa taageerimo intan dhaafay ayaan xataa wxn gaadhay heer an xidhiidh la sameeyo kooxdii Danab ee Nairobi joogtay, waxa kamid ahaa Xasan Gantaal oo imika fanaan caadiya ah, dawladeeni somaliland markay dhiibayso cadhaan jiq noqon jiray, asxaabtana waan isku seegnay balse waxba umaan qaban karahayn. Alle ha guuleeyo walaalaheen
@suweydaquruuxqarankasomali8200
@suweydaquruuxqarankasomali8200 4 жыл бұрын
Viva ogadeniya i am from muqdusho
@khiyarcabdinasiir6136
@khiyarcabdinasiir6136 5 жыл бұрын
Liyuu boolis onlf her ogadeeniya guul onlf 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲
@Caska143
@Caska143 4 жыл бұрын
I'm hg boy I love my brother's ogadenia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Somalaa garabkiinaa wallo shalay manta Ku ilow sharta qeyrka Ku ilow wallall marwalba xaqa ayaa sareya ogow viva #jowxo
@calicabdilaahi5262
@calicabdilaahi5262 5 жыл бұрын
Axmed dahir xaaji maxamed dalmar gees anmarna cirinn inoolow mar hadad xaqi somalinimo qaratay ilove ogaden absame jidwaaq absame from hargeisa
@khaalidkhadar6456
@khaalidkhadar6456 Күн бұрын
😮 2024 apti nolada 🎉 ilahy haynaga wabto amxaro iyo ethiopian
@farhiyamoha4299
@farhiyamoha4299 2 жыл бұрын
This song deserve 1million likes.... where are Og pple
@qorshoproduction7551
@qorshoproduction7551 Жыл бұрын
2022 kadambaa hadad dawan dontit hadawa like saraa🇬🇲🇬🇲🩸🇬🇲💋
@abdulrahmanfaysal8690
@abdulrahmanfaysal8690 4 жыл бұрын
Haysla boode bulshadu maysla beeshenibaaa♨️♨️♨️🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲
@AhmedAhmed-us3ll
@AhmedAhmed-us3ll 4 жыл бұрын
Walahi ninkaan asagoo bkm wato baan ogaa oo suu isleyahay aad layabeso . Aad iyo aad aan ukar hijiray anigoon aqoon ciduu hubkaas uwato . Aniga waxaan kasojedaa galhareri somalia ama murusade aniga waxaan jeclahay somaliya oo xur ah oo kaliya . waxaan necbahay somali oo cadaw heesto 🙏🙏🙏
@Hassangelkad
@Hassangelkad 4 жыл бұрын
Fanaanta waaa taabiciin hadba cid xukunka haysa ayay la jiraan waana waxa weligeed jiray
@xaliimoyusuf9452
@xaliimoyusuf9452 3 жыл бұрын
Mansha Allah guuul Allah siiyo JWXO 🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅🔊🔊🔊🔊🔊🔊🔊🔊🔊🔊🔊🔊🔊🔊
@cabdiqanicali5341
@cabdiqanicali5341 3 жыл бұрын
I m Mogadishu viva ddsi.onlf
@AD-bh3vy
@AD-bh3vy 4 жыл бұрын
Wwww heesta markan maqley jireraco baigu deday dulkeyga Hooyo ogadiniaye dadkeyga laigaberey codowkina cagta hos
@user-mc8ty5mv2v
@user-mc8ty5mv2v 2 жыл бұрын
مشاء اللة عليك .يا ديلمر.اغانيك جميل جدا.شلال نوبة
@nimcoxiis2958
@nimcoxiis2958 5 жыл бұрын
manshalll jawxi 😍😍😍💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋
@abdulahimohamedaden7449
@abdulahimohamedaden7449 3 жыл бұрын
Guul ogadeniya dadkii la iga beerow somaliya ha midowdo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲💪💪💪
@suldancarte932
@suldancarte932 5 жыл бұрын
Axmed dahir in badan muxu jwxo cayay lkn iminka halganka wu kuso biray
@shacnisharaf3481
@shacnisharaf3481 5 жыл бұрын
suldan carte Haa waakii xataa ONLF ubo u bixiyey ee kusoo heesay ubo lkn manta xaqiiqaduu ogaadey wllo viiva soomaali wayn🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️💪💪💪💯💯💯💯💯💯👈
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 Ай бұрын
😢😢😢😢​@@shacnisharaf3481
@salmamoha9091
@salmamoha9091 5 жыл бұрын
yaab ninkii shalay ubooy iyo magacyo liitah ugu yeeraayay sow ma tihid. ku adkayso hadalkaadii hore geesiyaasha onlf kuma baahnee
@mashkayare1446
@mashkayare1446 5 жыл бұрын
Ciyaaal Thy meesha ka seexo Aabe ogaaadeniya guusha waa iskugugu mid bacee wxtgy diigsi mlhan fifa niyu bolis
@nacishwarsame7683
@nacishwarsame7683 5 жыл бұрын
Kkkkk ninka show ki ma ahaa ya rabi alxm
@mohamedosman477
@mohamedosman477 4 ай бұрын
2024 - JWXO❤️‍🔥
@bukhaariwalicali9022
@bukhaariwalicali9022 5 күн бұрын
2024 ❤
@mustafaanouriye6793
@mustafaanouriye6793 5 жыл бұрын
Geesi wallal cod wuu kugu dhanyahay guuul iyo gobanimo Axmed daahir ciyaalkii hore bagaad heestan u qaaday
@sahankawararka9922
@sahankawararka9922 5 жыл бұрын
Shalay maanta ku ilow .!!!
@ABEES-TV
@ABEES-TV 5 жыл бұрын
dameeraa Tihiin ido TaHay
@idiladam5420
@idiladam5420 5 жыл бұрын
Woooow what are song
@mohameddalmer3219
@mohameddalmer3219 5 жыл бұрын
Waxay ilatahay in aan waxba lafiirinin waxiii tagay waxtagay tiigsimaad malaha
@user-yc3sw5mk8e
@user-yc3sw5mk8e 6 ай бұрын
Guul ogadeniya❤❤❤
@abuxafsaahmedosman5193
@abuxafsaahmedosman5193 5 жыл бұрын
Axmed daahir waa geesi garaashadheeer wuxuu gartay wixii lasoomaraay
@maxamedabdullahi8963
@maxamedabdullahi8963 3 жыл бұрын
Hees midnimo dds ah alle haydiin xiftyo reer dds
@nb_young1626
@nb_young1626 5 жыл бұрын
wow mansh Alah
@xasannasir6230
@xasannasir6230 5 жыл бұрын
Yurub
@khadramohamoudadamhaniuk996
@khadramohamoudadamhaniuk996 5 жыл бұрын
hhhhhhh shalay maanta ku iloow halka kaga hay wllkey aad baan ku sodhawaynayna garashadada dheer
@Cabdifatax345
@Cabdifatax345 2 ай бұрын
Asc
@dalmarcali1226
@dalmarcali1226 3 жыл бұрын
aduun waaa hadh 2disa galin mantana eeg
@axmedmaxamed3406
@axmedmaxamed3406 5 жыл бұрын
Ahmed dahir fnn jira
@Qasaac55
@Qasaac55 11 ай бұрын
This song was 2018 kii markay Jabahadu soo dageen ee lasodhaweyey
@fiskaqardho95
@fiskaqardho95 4 жыл бұрын
warkii caayayey muunan ahayn ee ubo kusheegayey
@bmb8251
@bmb8251 4 жыл бұрын
👌🏻👍🏻🥰
@ayaanleduhood1237
@ayaanleduhood1237 4 жыл бұрын
waxba ninkan hala yaabina ama nabad diid haku heeso ama xabaalo haka du guro ubo ubo ee kuwii waa wayna ayaa dhex qayuura jigjiga kani wuu iska badhaacin jiray uune
@casoodbulbul220
@casoodbulbul220 5 жыл бұрын
Aduunyada sidan iska ah galinba waa cayn
@allaahuwaxid
@allaahuwaxid Жыл бұрын
Geesiyada somali galbeed onlf
@user-ts7ou1mt9u
@user-ts7ou1mt9u Ай бұрын
Kulisheyin bi asliihi
@user-ts7ou1mt9u
@user-ts7ou1mt9u Ай бұрын
AAMIIN AAMIIN AAMIIN INA ADEER
@user-wq6th3fm2k
@user-wq6th3fm2k 6 ай бұрын
😂😂😂😂
@ahmedsuleyman5948
@ahmedsuleyman5948 4 жыл бұрын
ninka Isaaq ee leh ahmed dahir toobadi fircoon iga dheh Ama onlf buucayey kumataalo hawshaasu wll khaladka waa laga wana lasaxaa wll
@Ahmedmohamed-wo2fv
@Ahmedmohamed-wo2fv 4 жыл бұрын
Runtaan ka hadlaye ma runtaad diidan tahay sxb mise reer fiiq baad tahay oo halkii soomaalida xanuuni jirtaa ku xanuunaysa?
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 Жыл бұрын
Axmd dahir mada isaq ka dhigy wiil ogaden rer cabdilee rer warfaa
@user-vx9nf2od8w
@user-vx9nf2od8w Жыл бұрын
KK Yaa dilay awoogaa iyo xabaalihii lagu duljeesay - xaganey kuso noqotay. war ina rageedoow maalinkad seefta kuhayso iska hubi halkad u isticmaalayso.
@ABEES-TV
@ABEES-TV 5 жыл бұрын
ogaadeenka kolba dHinicii loo kaxeeYay u hogaanzamaYaan
@axmedsayidnour4387
@axmedsayidnour4387 4 жыл бұрын
mhmed cHama Axmed daahir miyaa ogaaden oo dhan matala doqon yahow
@rahmarashiid5102
@rahmarashiid5102 3 жыл бұрын
Doqon yahaw umad dhan o sheikh iyo sharif leh haisku qabanin cuqdad ogaden udhimo 😏
@abdirahman2279
@abdirahman2279 3 жыл бұрын
Rahma Rashiid True nacaska waxusheeg cuqdad bahysa ilove my pple og Gambia 🇬🇲
@mohamedabdirahman2265
@mohamedabdirahman2265 5 жыл бұрын
Hhhh dhib uma’arko axmed daahir waa dadkii uuka dhashy haduu kusoo biiro halganka lkn waxaan mar mar qoslaa markaan arko iidoor iyo majeertenka qalbi Dhagax soo dhaweynaaya shaleyna ku tartamaayey dhiibistiisa ogadenia ha’israacdo
@hamzemoha4458
@hamzemoha4458 5 жыл бұрын
duliyow goormay somaliland qalbi dhax damac day inay dhiibto idinkaa is cunay Ogaadeen jaahil ayaa tihiine idinka ayaa is dhameeyay Adeer Ethiopia ka hoos bax oo isku tashada fuck of
@ABEES-TV
@ABEES-TV 5 жыл бұрын
Ogaadeen doQoniimo waa Lagugu YaQaanaaye aamuz ethiopia ka Hoos Baxa FuLayaHay daacuumiintaa markaad Raga onlafta aH Gawr gawracazeen Halkuu caqLigiinu Jiray Lakin izaaqa aad caayizaa waa Rag dHiigLeH oo WaLaaladood somalia oo isku af isku dHaqan isku diir iyo isku diiba aH ayay markay is FaHmiwaayeen Ka Gooztay oo 1 sano GudoHood kaga zaaray wixii ciidan Joogay Somalilan sanaag iLaa zayLac Idinkuna ilaa 1977kii iLaa iyo maanTa ayaa Laydiin xazuuqaa oo dimarkiina amxaaro Gaalo aH Faro xumayzaa waar waad ceebowdeene aamuza😠😠😠
@mahadomar7099
@mahadomar7099 5 жыл бұрын
Bilaa caqliyahaw iidoor haysku darin annaga kuwii hargeisa ka mudaharaadey ahayne afar siyaasi ayaa dadka collaysiiyay ax ax besba inaader waa gubanayaa wlahi ilaahay cadawga haydinka furfuree
@mahadomar7099
@mahadomar7099 5 жыл бұрын
Waxan ahay lacagtyda ayaan jawxo ku fangareeyaa anoon wax badan haysan whi
@quenayannaqurux400
@quenayannaqurux400 4 жыл бұрын
@@mahadomar7099 Haa wlle mcn qalbi dhagax lagama dhiibin hargeysa yarkaan hadalka Ugafaye xamar ayaa dhiibtay Waxaana dhiibay madaxda oo kaliya galkacyana raga ka kaxeeyay sacad ayey ahaayeen waxeyna modayen shabaab
@muhanadmuslim3510
@muhanadmuslim3510 5 жыл бұрын
may ninkan yaan lag qurin 😡😠😠😠isan xabsi halu taxabo la iqasaby mahe way kaway needay 👎👎👎👎👎nooooo wary uuuuuf
@SahankaAdduunka
@SahankaAdduunka 3 жыл бұрын
Fanankan ogaadeen ma ah waa sheekhaal dadka ha isku khaldina
@sharuusharifmahdi5593
@sharuusharifmahdi5593 Жыл бұрын
Guuul marksta Onlf🙏
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 Жыл бұрын
Axmd dahiir shiqal mahaa wa wil ogaden ree cabdilee ah ree warfaa waryaa
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 Жыл бұрын
@@fatuushshafeec2536waa maalinguur
@mohamudapdimohamed9091
@mohamudapdimohamed9091 Жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@Qasaac55
@Qasaac55 11 ай бұрын
Ogadeen waa is raacay hada inshallah waa Nin ogadeen ah lkn dee Dadki cabdi lashaqaynayba ogadeen bay u badanyeen hadana allahaxadu dadkeni o is raacay ban u arak
Xaqlayaashii Xabaasha u galay Xaqii Shacabkooda( Suugaan Halgameed) New 2020
6:31
HEES LIYUU BOOLIS IIDAA ALAHAYOW AXMED DAAHIR
7:40
Kobe fimly
Рет қаралды 49 М.
Haha😂 Power💪 #trending #funny #viral #shorts
00:18
Reaction Station TV
Рет қаралды 14 МЛН
WHO DO I LOVE MOST?
00:22
dednahype
Рет қаралды 76 МЛН
Универ. 13 лет спустя - ВСЕ СЕРИИ ПОДРЯД
9:07:11
Комедии 2023
Рет қаралды 6 МЛН
The day of the sea 🌊 🤣❤️ #demariki
00:22
Demariki
Рет қаралды 90 МЛН
DHAANTO_CUSUB | MUXIYADIIN_SHAAHID JUBALAND 2023
4:11
Dhaanto Channel
Рет қаралды 287 М.
Hees wadani ah ogadenia 2019
4:04
shaadiya ugbaad official
Рет қаралды 84 М.
Hees Qiira leh.Ayaan halgan iyo farxan colhaye .
6:50
Ayaan Halgan Official
Рет қаралды 8 М.
Axmed Daahir  Dalmar  Bilad Sharaf  Layuu Police Hees Cusub
5:19
DHEXNIMO TV
Рет қаралды 6 М.
AXMED DAAHIR {DALMAR}|KAL & LAAB|HEES CUSUB 2020 LYRICS
6:18
MB Podcast
Рет қаралды 20 М.
Dhaanto | Markay Dhaanto Yeedho | Axmed Dahir X Dalmar
4:25
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 167 М.
OGAADEENYA ANAA ISKA LEH MAHAD INDHO DEERO 2017
6:10
SAHAN MEDIA
Рет қаралды 308 М.
Врёт и не краснеет 😂 #shorts
0:38
Julia Fun
Рет қаралды 1,7 МЛН
Can this capsule save my life? 😱
0:50
A4
Рет қаралды 35 МЛН
Её Страх Вполне Обоснован 😂
0:17
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 3 МЛН
Pass or fail?🤔 @Colapsbbx #pedro #beatbox #beatboxchallenge
0:45
BEATPELLA HOUSE
Рет қаралды 72 МЛН
Когда все обошлось 😮‍💨 | Королева Двора
0:16
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,7 МЛН
SIUUUU!
0:15
ARGEN
Рет қаралды 1,3 МЛН