GALAB: QISADII 2AAD OO CAJIIB AH WAAD LAYAABI DOONTAAN WAXA DHICI DOONA

  Рет қаралды 38,163

NADAARA TV

NADAARA TV

Күн бұрын

Пікірлер: 211
@ciyaarahamaantaJiro
@ciyaarahamaantaJiro 2 ай бұрын
Qisoyinka nuucan no so badi oo barista❤❤❤
@HassanXusein
@HassanXusein 2 ай бұрын
Waa macalin hore
@madeyaustralia
@madeyaustralia 2 ай бұрын
Qisadaan waa qiso wanaagsan kuna tuseyso muwaadin daacad ah jecelna dadkiisa & dalkiisa. Waxa aan jeclaan lahaa jariimadaha ka dhacdo somalia in aan somaaliya dembi barrel gabadhaa oo kale waad Ku mahadsantahay qisada aad noo soo gudbisay.
@daahirbilow2261
@daahirbilow2261 2 ай бұрын
Nadaara qisooyinkaan hore ayaad noogu sheegtey fadlan qisooyin cusub nosheeg ama wararkii caadiga ahaa nosoo gudbi
@AbdirahmanMuumin-q2h
@AbdirahmanMuumin-q2h 2 ай бұрын
Aad iyo aad brother waa sidaas qisooyinkan shalay iyo maanta hore uso dhageysanay,nasashada jimcada ayuu kuso qaatay
@safasaed7715
@safasaed7715 2 ай бұрын
Shekadan waxaa soo tebisay sawda bilan Masha Allah waa gabar aad iyo aad u cod macan shekoyinkeda and u macaan
@faisomohammed6833
@faisomohammed6833 2 ай бұрын
Nadaara waan ku salamay hadii aad qisoyinkaa ku badisid anbiyad iyo asxaabta soo aruurisd waxaan hubaa in Somalia ay ka helidoonan mahad sanid Allah kuu barakeeyo
@LuulLuul-qd1hi
@LuulLuul-qd1hi 2 ай бұрын
Warun wll mahdsanid
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 2 ай бұрын
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sagalh6770
@sagalh6770 2 ай бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@mounahoussein-wo7qu
@mounahoussein-wo7qu 2 ай бұрын
Waa cheikoo xikmaad Lee oo dhamateenn 🙏🙏 noo daanaa vive cette dame vive les enseignantes vive la famille éducative mahasanid adoo naadaaraa 🎉❤
@Somaliweyn-h6i
@Somaliweyn-h6i 2 ай бұрын
Walal kusali nabiga scw scw scw
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc 2 ай бұрын
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
@abdirahmanas2583
@abdirahmanas2583 2 ай бұрын
Nadaarow sheekadaan iyo tii ka horeysaba sixirleyda, sanad iyo xoogaa ka hor baan ka dhagaystay nadaara show mahadsanid.
@husseinadan2096
@husseinadan2096 2 ай бұрын
Afkaaga caana lagu qabay waa sax.
@LuulLuul-qd1hi
@LuulLuul-qd1hi 2 ай бұрын
Warun wll
@RashidIbrahim-w4x
@RashidIbrahim-w4x 2 ай бұрын
Alhuma Salii Cala Siduna wa Nabiyuna Mohammed SCW
@aminakhadar581
@aminakhadar581 2 ай бұрын
MashaAllah tabarakaAllah waa qiso aad u fiican
@AbdirahmanAden-v5z
@AbdirahmanAden-v5z 2 ай бұрын
Waa qiso fiican runtii nadara
@شيركوسس
@شيركوسس 16 күн бұрын
Masha allaah walkey qaali khar allaah siiyi aamiin aamiin masha allaah
@FaadumoCabdi-h2x
@FaadumoCabdi-h2x 2 ай бұрын
Wa cashar wana qiso wax ku oola mahadsanid ❤❤❤❤❤
@AhmedCheïkh-q2k
@AhmedCheïkh-q2k 2 ай бұрын
Way fiicantahay 👍
@abdinajibeid3281
@abdinajibeid3281 3 күн бұрын
Mahadsanid saxafi sare sida aad noola wadaagtay qisadan
@AbdullahiHashi-f9k
@AbdullahiHashi-f9k 2 ай бұрын
2023 ayaad soo deeysay qisadaan.
@abdullaahidhaashane5470
@abdullaahidhaashane5470 2 ай бұрын
Haa dadka nadaara show ku tixnaa horay u daawanay ustaad kuwo fresh ah soo daay
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 2 ай бұрын
Nadaara shekadaan horaa u dawaday malaha asxaabta cusubaa ugu talagashay , horay usii daysay barnamijyadaan
@ismahanhaji7700
@ismahanhaji7700 2 ай бұрын
Jazakallaahu kheyr nadaara in shaa Allah continue ❤❤❤
@shariifkacade7213
@shariifkacade7213 2 ай бұрын
Mahadsanid Nadaara! Waa maqlay sheekadan iyo tii hore oo ahayd naagtii qaadan jirtay mashaarka dadka dhintay
@hussienkenyajesh336
@hussienkenyajesh336 2 ай бұрын
First comment Nadaara TV 🎉
@mohamedyarka9605
@mohamedyarka9605 2 ай бұрын
Masha Allah waa Qiso macan ah ❤❤
@AbdirahmanMuumin-q2h
@AbdirahmanMuumin-q2h 2 ай бұрын
Iyana hore uso deysay,maalmaha nasashada ee jimcaha so deyjirtay
@Hodaneey
@Hodaneey 2 ай бұрын
Mahadsanid walal waa qiso cajiiba hakala qaybin isku kaya raaci . Waxan ka faaiday anigu in anad qof anad aqoon aqalkaga la so gelin
@CwaliCabdi-b9e
@CwaliCabdi-b9e 2 ай бұрын
Ustaad nadaara thanks
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 2 ай бұрын
Nadara best story teller. Thank you bro
@nimoabdi5378
@nimoabdi5378 2 ай бұрын
That was very interesting please more noo samee ustad jasakalahh khair
@KhadanCabdi-yl3ge
@KhadanCabdi-yl3ge Ай бұрын
Ba a nadaava hovo usoco
@farxaancabdi6170
@farxaancabdi6170 2 ай бұрын
Aad iyo aad baad u mahadsan tahy sxb nadaraa waa qiso wax badan aan ka faaiiday.....❤❤❤❤❤
@osmanafrica507
@osmanafrica507 2 ай бұрын
Nadaara please Qisadii hore iyo tan horey ayaan Nadaara Show aga daabaday. Gabadhii policeka markaad dhahday iyo maclimiintii dilka loo geystay isla markiiba waan iska joojiyey video waayo horaad noogu soo tebisay Qisadaan
@CiiseCiise-yl7yr
@CiiseCiise-yl7yr 2 ай бұрын
Asc Marka Hore wn ku salamay Wll Nadaara show wn dhageysty qisodhinka Cajiibka Ah Aad Noga Talagashay waad ku mahadsnthy marka Hore wan Filaya ku waani iyo qar lamid ah in aad Nala soo wadagi dondid Wllhi wn kugu tagersnhy qisodhinka cajibka ah aad nogu Tala gashay mar waliba xogti calamka ka dhacdo nala soo socodsii wll Nadaara show Thanks ❤❤❤
@maxamedmacalin7816
@maxamedmacalin7816 2 ай бұрын
M.a qisooyinkaan waanka helney soo badi
@MAQSUUDGENERALTRADINGANDCOPUTE
@MAQSUUDGENERALTRADINGANDCOPUTE 2 ай бұрын
Ustaad soo badi
@AliMohamed-kv7nu
@AliMohamed-kv7nu 2 ай бұрын
Masha Allah nadaara aad iyo aad ayaad ku mahsantahay
@MouhyadinDG
@MouhyadinDG 2 ай бұрын
Aad ban ugu bognay xaga qisadaha Sheekh #NADAARA THANKS
@aminajama8534
@aminajama8534 2 күн бұрын
ASC nadara thanks 🙏👍
@FarhaanAbdi-cs6jn
@FarhaanAbdi-cs6jn 2 ай бұрын
Mashallah kusoco sheikhow inshallah ❤❤
@Qamaromar-id3mu
@Qamaromar-id3mu 2 ай бұрын
Wcs ustad nosobadi
@MaxamudDamle
@MaxamudDamle 2 ай бұрын
masuul qisooyinkaan nuucaan ah noosoo gudbi xilikasta garabkaaga ayaan nah waana jecelna war bixintaada
@axmedaadanmacalinnuur7308
@axmedaadanmacalinnuur7308 2 ай бұрын
Rabaadna ustaadow kawaran
@AfkaHaji
@AfkaHaji 2 ай бұрын
Nadara tv
@محمود-ذ2ي-ث9س
@محمود-ذ2ي-ث9س 2 ай бұрын
Rabaad marax weye shekadeda ka dhac noh
@fatmina08
@fatmina08 2 ай бұрын
Barnamijyada sirdoonak nooso badi Nadarooow
@hamdiali7190
@hamdiali7190 2 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
@Cabdifitaahmaxamuudxuseen
@Cabdifitaahmaxamuudxuseen 2 ай бұрын
Wllhi waa layaabaa ayaan maqli jiree anaaba maanta yaabay wllhi gabar caqli kudheehan tan ookle ma arkin soobadi nadaara🎉
@Astur29
@Astur29 2 ай бұрын
Mashallah waa qiso cajiib ah
@GulediYaye
@GulediYaye 16 минут бұрын
Wad. Mahadantahy. Qiisoyinka halakawab❤❤
@axmedAbdulkadirmohamed
@axmedAbdulkadirmohamed 2 ай бұрын
Wcs wrxm nadaara
@rahimohussein4414
@rahimohussein4414 2 ай бұрын
Mashaa Allah waad mahad santahey
@nuunejimcale
@nuunejimcale 2 ай бұрын
Nadaaro sheekoyinka hogan. Kaafa dhageysaey tan iyo tii imaaradka taken dadaka hore kaaga maqal wat xiiso galinayasaa ku soco
@Khadijo60
@Khadijo60 2 ай бұрын
Waa qiso cajiib ah thanks
@AliMohajim
@AliMohajim 2 ай бұрын
Ustaad nadaara qisooyinkan oo kale oo denbiyada ah iyo qaababka loga dabo tago aad bay U fiican yihiin Soo gudbintoda marka sawiro iyo wax Soo raaci dadka sheekadu ku socoto
@isseahmed8021
@isseahmed8021 2 ай бұрын
Waa qisoyin muhim ah
@SOMGamer-yw3vr
@SOMGamer-yw3vr 2 ай бұрын
Ustaade waxaa qiso kasoodiyaarisaa sidii ruushka Nuclear kusamaystay🙏
@OlfadBaashi
@OlfadBaashi 25 минут бұрын
Qisooyinka noo soo badi
@bossman1024
@bossman1024 2 ай бұрын
Nadara waan KU salamay waxan ka codsaday inad qisadii hore KU so celisid
@qaliifsaanya
@qaliifsaanya 2 ай бұрын
Caawa.negta.llaga.gelliyay Mallahan.miyaa
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 2 ай бұрын
Maasha allaah qadiira
@walalmanow6230
@walalmanow6230 2 ай бұрын
Qisadaan hadii ad horay oga dhageysatay nadara show like sar halkaan
@MadiinoAxmed-t1x
@MadiinoAxmed-t1x 2 ай бұрын
Ustaadii qisooyinkaan oo badan noosoo gudbi mahadsanid
@MaxamedSuufi-w8q
@MaxamedSuufi-w8q 2 ай бұрын
Macalin hada kahor waxan layabnay duqsigi buluga ahaa
@OlfadBaashi
@OlfadBaashi 2 ай бұрын
Asc nadaara sheekooyinka waan kahelnay noosoo badi mahadsani🙏❤️❤️❤️
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 2 ай бұрын
Laa ta aamin 😂😂😂😂😂😂 dharka wey daruufeeysan hoostiisa Raadiyo, mindi weyn ayaa ku hoos jira iyo jiinis dagaal iyaa deriska yey maqlin qeylada muusic u shid 😱😱😱😱
@CabudulaahiAxmed
@CabudulaahiAxmed 2 ай бұрын
Waanagusocotaa waana mahadsantahay waanawadee waana wadidoontaa waana wax dhaxalgal u ah qofki wax garanaaya mahadsanid
@hamdiali7190
@hamdiali7190 2 ай бұрын
Anaa ugusoo hormaray 👏🏼😁
@YSKH-l9p
@YSKH-l9p 2 ай бұрын
Qisadaan dhuuxa iyo lafaha naga gashay noo soo badi qisooyinka
@yassindahir333yassindahir33
@yassindahir333yassindahir33 2 ай бұрын
Ok❤❤❤🎉🎉🎉ma run baa
@gmail2925
@gmail2925 2 ай бұрын
Ninyahawn. Sidii Hore aad wax ku wadeyd ayaa ka fiican. Waxan. Aad is dhax galgalisey. .TV iyo shaw. .. sidii hore. Inoogu daa iyo. Wararkii. Falastiin iyo. Bariga dhaxe.
@CiiseDaahir-vz5ez
@CiiseDaahir-vz5ez 2 ай бұрын
Soo soco heee❤❤❤❤
@nasrabashir3958
@nasrabashir3958 2 ай бұрын
Thanks wllo
@abdiwelimohamed1826
@abdiwelimohamed1826 2 ай бұрын
Asc ustaad nadaara mahadsanid❤
@haawomaxamed7408
@haawomaxamed7408 2 ай бұрын
Nadaara adoo mahadsan qisooyin hal qaybkadhig oo israacsan sida ta noo kle nooga wad insha Allah
@najmo-hassan
@najmo-hassan 2 ай бұрын
Noso badi qisooyinka 🧚🏼
@sabrinayounisaden7238
@sabrinayounisaden7238 2 ай бұрын
JazaakAllah khairan.
@CiiseDaahir-vz5ez
@CiiseDaahir-vz5ez 2 ай бұрын
Wlhi good job❤❤❤
@fartusaid8054
@fartusaid8054 2 ай бұрын
Masha Allah ❤❤
@ciyaarahamaantaJiro
@ciyaarahamaantaJiro 2 ай бұрын
Xiiso mcn ayy lahed wey igu socotey i
@hussienkenyajesh336
@hussienkenyajesh336 2 ай бұрын
Nadaara TV Ustaad nadaara nosopadi qisoyinka
@ilyascabdalle2568
@ilyascabdalle2568 2 ай бұрын
Asc reer nadaaro tv dhamaantiin
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 2 ай бұрын
Soo badi nadaara qisooyinka
@CaliMaxamed-b1x
@CaliMaxamed-b1x 2 ай бұрын
Maashaa allaah
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 2 ай бұрын
Mahadsanid walaalkeen
@XuseenBare-jj7ir
@XuseenBare-jj7ir Ай бұрын
Soo badi qisadan
@axmedmaxamedcabdulle705
@axmedmaxamedcabdulle705 Ай бұрын
Ustaad qisoyinka playlist u samee Waa codsiye
@AliMoha-p7x
@AliMoha-p7x 2 ай бұрын
Soo badi oo wakhti sii oo aad arimaha sirdoonka oo kaliya please nadaara
@XusenAxmed-p9l
@XusenAxmed-p9l 2 ай бұрын
Noosoobadi macalin
@Maxamed-ff2px
@Maxamed-ff2px 18 сағат бұрын
Noo soo badi masuul
@abdullaahidhaashane5470
@abdullaahidhaashane5470 2 ай бұрын
Qisadaan nadaara show 5 bil ka hor ka daawanay ustaad
@alisaaram1107
@alisaaram1107 2 ай бұрын
No so badii nadara❤
@cabduqaadirmacaani1532
@cabduqaadirmacaani1532 3 күн бұрын
Qisadaan cabsi cabsi waaye qaddiir aniga ayaan isku maleeyay markii musikada la dheereeyay
@hanadabdulkadir9142
@hanadabdulkadir9142 2 ай бұрын
Waaba sheeko cabsi cabsi habeen saqdhexe baan daawanayaa waan shakiyey 😂😂
@hamdiali7190
@hamdiali7190 2 ай бұрын
Waad mahadsantahay Nadaara waxay ahayd qiso Cajuiba hoo cibro mudan fadlan noosoo badi qisooyinka cibrada badan oo aduunka kadhaca
@tahliilaxmed4138
@tahliilaxmed4138 2 ай бұрын
Qisadaan mar hore ayaa nooga sheekeesay
@cabdulahiyusufmursal5360
@cabdulahiyusufmursal5360 2 ай бұрын
Qisooyinka inoo soo badi nadarow
@abdulkadirabshir8921
@abdulkadirabshir8921 2 ай бұрын
Qiso macaan badan ayay aheyd
@mohaxassan1685
@mohaxassan1685 2 ай бұрын
nadaaro qisadaan hada kahor ayaad nosheegtay mar labaad miyaad nooshsegin hadana
@omarbarrow1425
@omarbarrow1425 2 ай бұрын
Waa qiso cashar fiican laga qaadankaro
@abdifatahomaryaaziin3112
@abdifatahomaryaaziin3112 2 ай бұрын
😮😮😮😮Kala go lama rabo ustaad qisoyinka
@AlmasZain-p3n
@AlmasZain-p3n 2 ай бұрын
Masha Allah 🎉
@abdisaod
@abdisaod 2 ай бұрын
Wanjecelahy.qisoyinka.sobadi.wararkana.tariqda.soraci.waniga.oo.joga.afirca.garahan.Djibouti
@maryanaden1846
@maryanaden1846 2 ай бұрын
Maash Allah ❤❤❤❤
Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya oo dib u kacday | Qubanaha VOA
29:41
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
SIR NAGEED | 52 FULL MOVIE  BY SAGAL SOMALI
33:08
Family Sagal Channel
Рет қаралды 7 М.
Todabadlaha Qamar Oo Ladilay Iyo yabka iskabulada Guri barwaaqo
19:33
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН