Galka Baarista: Amniga oo weli dib u haya soo laabashada qaxootiga

  Рет қаралды 19,241

VOA Somali

VOA Somali

Жыл бұрын

Пікірлер: 27
@shaakirsaid5981
@shaakirsaid5981 Жыл бұрын
Nasra was my former schoolmate at Tawakal secondary school.
@MyCabdiyare
@MyCabdiyare Жыл бұрын
Allaah ha u naxariisto
@Faysal_Mohamed
@Faysal_Mohamed Жыл бұрын
Cabaas wuxuu ii ahaa sxb iyo walaal 2011 kii markaan Soomaaliya kasoo tagaaye ilaa AirPort ka uu ikeene 😢 garabkeyga uu taagnaa maantana waa ka xumahay 😢😢😢 waligeey kuma ilaawo. Alle janatulfardowsa haku geeyo🙏
@abdisamadhussein3924
@abdisamadhussein3924 Жыл бұрын
So sorry nd Sad Alle ha Unaxristo
@Faysal_Mohamed
@Faysal_Mohamed Жыл бұрын
@@abdisamadhussein3924 amiin bro 🙏
@MyCabdiyare
@MyCabdiyare Жыл бұрын
Allaah ha u naxariisto
@MyCabdiyare
@MyCabdiyare Жыл бұрын
Marwalba haloo duceeyo
@KABTANAYUB1
@KABTANAYUB1 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢 Alla illahayow Dalkeena Nabad Ka Dhig
@MyCabdiyare
@MyCabdiyare Жыл бұрын
Aamiin
@caliahmed1926
@caliahmed1926 Жыл бұрын
Somalia wa qatar xilligan la jooga waana dhaan jaroos dhalin yarada aad ugu dhiban tahy
@caliahmed1926
@caliahmed1926 Жыл бұрын
Somalia Allah nabad haka dhigo
@MohamedHassan-dg6lk
@MohamedHassan-dg6lk Жыл бұрын
Am Mohamed living in mombasa ilen dadka qaxotiga waa xabsi/jail cml
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Wa qiso xanuun badan qisada nasra wa geeri xanuun badan somalia qof Walbo oo qiima leh wa ku dhintay Shalay waxa laga cararay colaad iyo amni daro maanta tii iyo wax ka daran ayaa ka jiro Aloow nabad waarto nasiii adaa awood leh
@nrcabdi
@nrcabdi Жыл бұрын
😯😯😯..😧😧😧...Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. Waxaa jira dad naftooda ka been abuurta oo balaayo aan ilaaheey gelin dusha iska saara balse waxan ka hadlayo waa sida ilaah ogyahay iyo xaalada aan ku jiro. Waxan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaaanba, aysana jirin cid kale oo garab u ah. Waxan ahaa qof waxbartay oo aqoontiisa wax ku qabsada balse maanta ma awoodo inan ka faa'iidaysto cilmigayga xaalada liidata ee aan ku jiro aawgeed. Xitaa hooy iyo guri malihi oo masaajidka banaankisa ayaa deegaan ii ah, mararka qaarna ma helo waxan cuno maalmo isxiga. Walaal xaaladayda qoraal kuma soo koobi karo ee maanta adaa garab ii ah ee iigu hiilli duco iyo deeq waxaad awoodo si walaalnimo iyo islaanimo ah. Xaaladayda waa mid muuqata oo lasoo arki karo. Moobeelka aan isticmaalayo xitaa qof walaal ah ayaan si kumeel gaar ah uga codsaday anigoo rejo ka qaba inaan helo walaalo wax i tara. Magacayga iyo lambarkaygu waa Cabdulqadir Cabdi 252 617313184 Muuqdisho
@shaamkcade3012
@shaamkcade3012 Жыл бұрын
Rabi faraj dagdag ah hakuu furo wall 😢 🤲🏾
@shaamkcade3012
@shaamkcade3012 Жыл бұрын
Sxb horta bini aadam waxba kuuma qabankaro haduu asagoo dhan isku tago wax uu alee kuu qorayna waa maree lkn sxbarka badi slada ku dadaal ducada badi ilahay qofku jclyahay ayuu imtixamaa wall
@nrcabdi
@nrcabdi Жыл бұрын
😧🙂😧🙂😧......... Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. Waxaa jira dad naftooda ka been abuurta oo balaayo aan ilaaheey gelin dusha iska saara balse waxan ka hadlayo waa sida ilaah ogyahay iyo xaalada aan ku jiro. Waxan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaaanba, aysana jirin cid kale oo garab u ah. Waxan ahaa qof waxbartay oo aqoontiisa wax ku qabsada balse maanta ma awoodo inan ka faa'iidaysto cilmigayga xaalada liidata ee aan ku jiro aawgeed. Xitaa hooy iyo guri malihi oo masaajidka banaankisa ayaa deegaan ii ah, mararka qaarna ma helo waxan cuno maalmo isxiga. Walaal xaaladayda qoraal kuma soo koobi karo ee maanta adaa garab ii ah ee iigu hiilli duco iyo deeq waxaad awoodo si walaalnimo iyo islaanimo ah. Xaaladayda waa mid muuqata oo lasoo arki karo. Moobeelka aan isticmaalayo xitaa qof walaal ah ayaan si kumeel gaar ah uga codsaday anigoo rejo ka qaba inaan helo walaalo wax i tara. Magacayga iyo lambarkaygu waa Cabdulqadir Cabdi 252 617313184 Muuqdisho
@boqran101
@boqran101 Жыл бұрын
Soomalia argagixiso kama jirto aan ahayn ameerikanka
@saciidsuleiman1355
@saciidsuleiman1355 Жыл бұрын
Waa runtaa bro somalia argagixisada joogta American iyo yurub baa gacanta ku haaya
@mrsuhayb7018
@mrsuhayb7018 Жыл бұрын
🙏 sory
@nrcabdi
@nrcabdi Жыл бұрын
😧🙂😧🙂😧....Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. Waxaa jira dad naftooda ka been abuurta oo balaayo aan ilaaheey gelin dusha iska saara balse waxan ka hadlayo waa sida ilaah ogyahay iyo xaalada aan ku jiro. Waxan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaaanba, aysana jirin cid kale oo garab u ah. Waxan ahaa qof waxbartay oo aqoontiisa wax ku qabsada balse maanta ma awoodo inan ka faa'iidaysto cilmigayga xaalada liidata ee aan ku jiro aawgeed. Xitaa hooy iyo guri malihi oo masaajidka banaankisa ayaa deegaan ii ah, mararka qaarna ma helo waxan cuno maalmo isxiga. Walaal xaaladayda qoraal kuma soo koobi karo ee maanta adaa garab ii ah ee iigu hiilli duco iyo deeq waxaad awoodo si walaalnimo iyo islaanimo ah. Xaaladayda waa mid muuqata oo lasoo arki karo. Moobeelka aan isticmaalayo xitaa qof walaal ah ayaan si kumeel gaar ah uga codsaday anigoo rejo ka qaba inaan helo walaalo wax i tara. Magacayga iyo lambarkaygu waa Cabdulqadir Cabdi 252 617313184 Muuqdisho
@salamali54
@salamali54 Жыл бұрын
Anaa insha'Allah kusoo wacayo dhanka what's appka
@ahmedjama5524
@ahmedjama5524 Жыл бұрын
The Somali government effort for lifting arms embargo and dept relief are wasting of time!! 1. These efforts are not serving to the interests of Somalis and its realization is Contrary to the peace and security of Somalia!!! It will make much more difficult and a deterioration of the situation of Somalia. The Major Somali Problem rests with lack of security and poverty due to inter clan fighting, extortion and poor Management of state institutions !!!! The arrival of new arms can fuel the ever worseningsecuety in the country and are only useful for clans to fight each other or go their way to Alshabab terrorist group. Some of the government Arms are continue to be confiscated by alshabab regularly on arrival to the the hands of the government.!!! Also, Some of Government Miletery personnel and police arms are largely involved in the clan power fighting as evidenced by the recent clash of Brawe of lower Shabele, Garowe in Puntland, Gedo in Jubaland and Hiran in Hirshabele as such no one in Somalia can take the responsibility of arms to go to Somalia.!!!! The biggest Fighting in Somalia is currently taking place in Lasanod and groups are divided into clan lines with government institutions helping one another in the fighting!!! 2. The existing Financial institutions are largely Corrupted due to regular froud and financial irregularities involving at National and regional state institutions. This has raised the expectations of every government employees to extort government Money and help his personal Wealth without any attention to Public Interest. This has increased the division and Competition of government economic resources by the looters!!! It also Created various economic groups whereby small parts of populations are getting richer while most of the Populations are getting Poverty increasing human economic disparities!!!! The government Intention of dept relief and demand of new loans are therefore in high risk of mismanagement and corruption and are therefore not Supported by the Majority of Somalis!!!!
@ogaanshochannel4255
@ogaanshochannel4255 Жыл бұрын
Cudur kugu dhac harun macruufow madama aad had iyo jeer negative view aad ka bixiso inta kula mid ahna ilaah cudur Haku rido
@mrsuhayb7018
@mrsuhayb7018 Жыл бұрын
Hhh
I’m just a kid 🥹🥰 LeoNata family #shorts
00:12
LeoNata Family
Рет қаралды 18 МЛН
Получилось у Вики?😂 #хабибка
00:14
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
02:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 6 МЛН
Galka Baarista: Qaraxyada iyo beegsiga rayidka
16:26
VOA Somali
Рет қаралды 73 М.
Goorma ayaa la soo saarayaa Shidaalka Soomaaliya?
3:38
BBC Somali
Рет қаралды 9 М.
I’m just a kid 🥹🥰 LeoNata family #shorts
00:12
LeoNata Family
Рет қаралды 18 МЛН