Galka Baarista: Maxay xarunta Tubsan ka tari kartaa la-dagaalanka fikirka xagjirka ah?

  Рет қаралды 21,666

VOA Somali

VOA Somali

9 ай бұрын

Пікірлер: 7
@Qurankuwanolol
@Qurankuwanolol 8 ай бұрын
Mahadsantahy Haruun. Cadawga khawaarijta ah Allah wa naga qaban doona. Wakhtigoodiina waa dhamaaday
@abdiabdi4390
@abdiabdi4390 9 ай бұрын
Nadaara he is still a member of Alshabaab Doofaarka ma Daahirsamo
@cabdulahiibrahimcisman1950
@cabdulahiibrahimcisman1950 9 ай бұрын
Nasib daro waxa ah inay dooladu shaaciso qoshaheda dagal , sawabto ah arinkan waxa logatala galy in laqariyo , side qof aa ladagalirabto ugu shegeysaa mesha ad feerka kaga dhufanayso? Waxa iimuqato in arimaha sirdonka qof aan aqoon ulahayn lodhibay 😢.
@jabrafx6112
@jabrafx6112 9 ай бұрын
Haa wlhi. Waxaa maqlee beri ceel buur an qabananee waaba loo sii baqaa sii ay u faarujiyaan. Wax badan aa daaha gadaashiis ka socda
@husseinozil3614
@husseinozil3614 8 ай бұрын
Ma qabo aniga in qof shabaaab ah oo dagaal lagu soo qabtay ama isa soo dhiibay xil loo dhiibo ama dhaqan celin la geeyo waxan qaba aniga in qofku rabo ha ahadee mdaxa laga toogto sbbto ah qofka shabaaabka ah haku dhalo ama hakula dhasho wax faaido ah uu leyahay malahan waa aniga aragtideeyda☝️🤝
@abdulkadirmohamedagey231
@abdulkadirmohamedagey231 8 ай бұрын
WAA ARIN LAGU DHACAAYO DHAQAALAHA WADANKA
@Codka143
@Codka143 9 ай бұрын
Laba Shabaab wey isla shaqeeyaan ayaa run noqotay Nin asagaba Al Shabaab ah ayaa madax laga dhigay aan isku dheelno ahaa 😢
Galka Baarista: Xogta daadadka ku dhuftay Soomaaliya
19:50
VOA Somali
Рет қаралды 3,3 М.
Кәріс өшін алды...| Synyptas 3 | 10 серия
24:51
1🥺🎉 #thankyou
00:29
はじめしゃちょー(hajime)
Рет қаралды 78 МЛН
Galka Baarista: Intee le'egtahay awoodda Al-Shabaab?
19:42
VOA Somali
Рет қаралды 49 М.
Galka Baarista: Maxaa laga beddelay heshiiskii shidaalka?
18:31
VOA Somali
Рет қаралды 13 М.
BLINKEN : ''GO'AANKA KAMA DANBAYNTA AH XAMAS BAA LEH'' GAZA
14:59
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 22 М.
Кәріс өшін алды...| Synyptas 3 | 10 серия
24:51