Galka Baarista: Yaa ka dambeeya barakaca degaannada uu ka socdo dagaalka Al-Shabaab?

  Рет қаралды 19,702

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Пікірлер: 19
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 2 жыл бұрын
Tnk u mr aron.
@ahmedjunedshekhasen6168
@ahmedjunedshekhasen6168 2 жыл бұрын
Mallagayaabaa Alshabaab inlaga guulaysto
@diinidiini
@diinidiini 2 жыл бұрын
Haa insha'Allah khawaarij waalaga guuleysana
@mukhtarabdurahman4352
@mukhtarabdurahman4352 2 жыл бұрын
Iyagaa guulaysanaya insha Allah 💪👊
@cabdiadan452
@cabdiadan452 2 жыл бұрын
5:18
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 2 жыл бұрын
Mudulod 🥶☠️🇱🇮🪑👑
@cabdiraxmaanjimcaale6740
@cabdiraxmaanjimcaale6740 2 жыл бұрын
Aniga xata hada kohor dowlada waa kacaraary sabto ah dad cabtoy ah hadane mooryan ah yaa aminayo tankale alshabab nabad laga waaye maa cabtoy laga hela
@yonisman2089
@yonisman2089 2 жыл бұрын
Kabasooqaad sidaad sheegeeso. Males dhihi karaa ragaas cabtoyda ah oo hadane wadankooda difaaciisa qori uqaateen si ee udifaacaan in ee kenjeer ee kaaficaanyihiin adiga oo bacaac youtber ka lasoofadhiistay? Hello caafimaad Majiraa.
@onkorpodcas114
@onkorpodcas114 2 жыл бұрын
Dhinac dagaal ayay ka qaxayaan dhinacne abaar allow umada somaliyeed amni iyo xasilooni waarta sii
@hugdheh
@hugdheh 2 жыл бұрын
moobeel dhacow iyo kufsi iyo muqadaraadka ayay dowlada wadato kkk yaa la gaadaa kkk qabiilana dowlada ayay riixayaan
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 Жыл бұрын
Ciidanka dowlada ayaa laga bax Qayaa waxay Xamar kawadaan makaad argto
@bakarimuya7020
@bakarimuya7020 2 жыл бұрын
Shacabka kalsooni kuma qabaan dawlada maxaa yeelay waxay okyihiin in hadii ay soo gaaraan in ay kufsi iyo dhac u geysanayaan maxaa yeelay xaqiiqda waxay tahay ciidamadan tuutaha wata in yar maahane badankood waa moorayaantii dadka dhici jirtay ee isbaarada dhigan jirtay.
@diinidiini
@diinidiini 2 жыл бұрын
Dhac iyo dil shabaab ayaga lagaso gaaray ee dadka qaarna waa qafaasheen qaarna biyo la'aan darteed uga tagen tuuloyinka ileen ceelashi ayeey sumeeyeen alshabaabki
@cawilfaanto8994
@cawilfaanto8994 2 жыл бұрын
Wan fahmay alsababkii oo comment ku dhumanaya ayaad tahay Xikigiinii wuu dhamaday Ama halaydin kufsado ama ogaadoo Shabab aakhiro iyi iftoon naxariis umataalo shicibkuna baqdin mooyane Rabitaan kulama joogan Arin aan qarxin ahyn ma hayaan Walahay inanay diin iyo wax udhow toona Agtood oolin cidna ma jecela Lkn dad way dhibeen cabsi galiyeen Carbadheedh shaydan khamiis xidhan Fulay aaadtahay jooji caday dowlada dameer yorow khawaarij ahi
@XabiipoCumar-c1r
@XabiipoCumar-c1r 2 ай бұрын
Ofthisactionarecreatingacannalof
@abdullahisharif5153
@abdullahisharif5153 2 жыл бұрын
dadka waxa ay ka cararayan waa cadalad daro dhac iyo dil isbaro kufsi aya utagtay
@diinidiini
@diinidiini 2 жыл бұрын
Waxaas waa brobagandaha shabaablu sameeyaan sxb dhac iyo dil shabaab ayagaba dadka ay ladaganyihiin ku haaya
@bakarimuya7020
@bakarimuya7020 2 жыл бұрын
Been sheek been macquul ah sheek.
Galka Baarista: Xanuunnada maskaxda oo kordhay Soomaaliya
29:18
VOA Somali
Рет қаралды 23 М.
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
Galka Baarista: Sidee aqoonsi loogu sameyn karaa Soomaalida?
19:26
Galka Baarista: Xogta weerarkii Kulliyadda Jaalle Siyaad
21:10
VOA Somali
Рет қаралды 91 М.
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН