X.Aadan Axmed Diiriye Baradho waxan akhrinayaa buugaagii "DALJIR" Somalilnd marka laga hadlaayo you'r the best person
@XuseenmaxamedLuisDiaz20 күн бұрын
Nabadawaq😊ali
@fuaadmuhamed103320 күн бұрын
Xaaji Adanoow (adan baradhe) Nabada Somaliland ma wada hayso, qayb dalka ka mid ah ayey regu Kabaha, direyska, suunka ku seexdaan , Qorigana barkadaan. Laakiin waxa badan inta nabada ah ee aynu nabada ilaashano waa sax.
@xuseenwarsame835720 күн бұрын
Maansh alaah waa intii iga dhex guuxaysay Komishinka waan umahad naqayaa ilaahayna hala qabto❤
@ilhanhassan981320 күн бұрын
Adeero addan baradho ilaahay cafiimaadka ha u siyaadiyo halkii xaaji waarabe ayuu noo galay ilaahay Janatulfardawsa acla ha ka waaraabiyo Amin
@ilhanhassan981320 күн бұрын
XAAJI BARADHO WAA AADEER QAALI AH OO ILAAHAY KA XISHOODA OO INTAA UMADA ISKU SOO JIIDAYA ILAAHAY JANATULFARDAWSA ACLA HA KUGU CASUUMO AMIN
@ahlamabdisalan57619 күн бұрын
Insh aallah alle is nabada hanogu dhameyo soomaaliland guuul guul🎉🎉
@ayaanibrahim873520 күн бұрын
KI ILAAHAY U QORO UN BA HALI KHAIR BADAN INSHAA'ALLAH
@Xasancabdilaahi-u9m20 күн бұрын
Insha Alaah so.fiican bay inoogu dhici DOONTAA ilaahay baanu kaashan❤❤❤❤❤❤❤
@ilhanhassan981320 күн бұрын
Musharixiintu umada ha tudhaan ama hela ama waaya waxba nagama kiin galin nabadayada hanagaga ciyaarin hadii kale kii is dhaqaajiya waan shacabku isugu tago ins
@ilhanhassan981320 күн бұрын
Maanshalaah Maanshalaah Alxamdulilaah Alxamdulilaah Ilaahay nabada ha inoo adkeeyo
@YussufAbdullahi-h9z20 күн бұрын
Doorashadu waxay u dhici doontaa Si wanaagsan inshalah. Waxaynu taageeri doonaa kii uu dadku doorto.
@Abdirahman-102020 күн бұрын
REER SOMALILAND WAXAAN LEEYAHAY " NINKII HOOYADAA DUMAALAABA WAA ADEERKAA " KII KURSIGA YIMAADAABA WAA MADAXWEYNAHEENII EE USIIDAAYA LAABAHA
Ganacsatoy dowlada lacagtiina ayad ku ilaashataan dadweynaha uma danaysan
@MaxamedCismaan-gn7gb20 күн бұрын
Asc dawladu ganacsato ayayku dhisantahay waana intay dawladi ku dhisantahay
@aminamose134719 күн бұрын
Ganacaatadu waay soo habsamen wayo horey ahadi inay ka haslan nabada
@osmanadan276420 күн бұрын
Ganacsatada waxanu u sheekaynaa haddii muuse soo noqdo lama aqbalayo bariiskiina dhacayna waa la boobayaa ku biyo cabba waayo dadweynuhu idiin afduubnaanmaayo
@Jibriil59520 күн бұрын
Xafiiska Rugta Ganacsigu haka hadlo,Maceeshadan,Qaaliga noqotay,Danyarta oo aanay u naxay.Ganacsatadu.
@khadrafarah548820 күн бұрын
Maxay og yahiin oo u dardaar warinayan NO MORE Muuse bixii bye bye muuseow bye bye muuseow bye😂😂
@maryamdirie684220 күн бұрын
Shacabka reer SOMALILAND way hadleen hadad jogto dalka wana Muse Bixi iyo Kulmiye….. adigu waxad uu hadlaysa si cadifaysan fahan in lala hadlayo Wadani oo yidhi hadan wayno wan dagalamayna
@jamiilamaxamed210720 күн бұрын
@@maryamdirie6842de inuu dagaal dhaceyo mashakiba ku jira na way dumeysa tani hadii muse so noqdo nabdu hoyadeed ha wasto
Dooradhafda maraykankaa la xadaa mise waa Somaliland
@cabdirisaaqxasan162520 күн бұрын
May ka hadalan sixir bararka dorshada ma ca ka galay
@hassanhussein27220 күн бұрын
Munaafaqiin naclatulaahi calaykum
@AsmaAlicigal20 күн бұрын
Adiga kugu dhacday waxaad sheegay doqonow ma xishoodoow
@yusufjama328220 күн бұрын
@@AsmaAlicigalDayuuska loomq jawaabo wll
@AydiidAadam-qe4lk19 күн бұрын
Waa tuugtii waawayneed ee dalka
@walaalahadaarudacwa812020 күн бұрын
Muuse biixi 7 SANO KADIB AYUU BALANQAAD IYO DHAGAX BEENA MEEL DHIGAYAA 😂😂 BEENAALE WAXAA LOO DHIIBAY SOMALILAND MIDA WUU KALA DIRAY WUU QABYAALADEEYAY WUU U ABTIRIYAY WUU DHACAY DHIIGOODUU DAADIYAY 😢😢 YAA ALLAH BADAL KHAYRQABA WADANI ❤CIRO ❤ FROM BOORAMA AWDAL
@EngdaauudAbiib20 күн бұрын
Guuuuuuul kulmiye guuuuuuul soomaliland government
@khalidazmar342617 күн бұрын
Illaahykacabsada
@omarmohamud980319 күн бұрын
Odayaashu way ku mahadsan yihiin talooyinka ay usoo jeediyeen musharixiinta iyo dadwaynahaba Lakiin may xusin in komiahan aanay samayn wax is waydaarin taas oo sababi karta amni darro iyo burbur Wuxuun bay inoo sheegeen inay hawsha iminka si fiican uhayaan
@HassannuurCilmi20 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@khalidazmar342617 күн бұрын
Dadkakadaaya Waxadhacy Iyosuntadadkasiinysaan
@faysalmire762419 күн бұрын
Dhiig mirato
@ahmeddaud507520 күн бұрын
Meelaha ay somaliland Guulaha ku Gaadho waxaa ka mida in ganacsatada iyo tujaartu aanay ku milmin siyaasada,Waxa m/cigaal is garab taagay markii boorama lagu soo doortay dhulkuna wada dunsanaa iyo Jabhado wada hubaysan Ganacsatadii reer somaliland oo Lix milyan oo kaasha u dhiibay ,si uu ugu dhaqaajiyo in ciidanka hubka laga dhigo,waxanay ogolaadeen in dakada barbara kaliya wax laga soo dajiyo si ay dawladu cashuur u hesho,Waana dawlad la wada leeyahay oo la wada dhistay, Waxaan ku kalsoonahay in ay doorasho ka sii fiican kuwii aynu hore u soo qabanay ,
@MaxamedCismaan-gn7gb20 күн бұрын
Asc odayaashu wayku mahad sanyihiin taladaa ay nasiiyeen
@ilhanhassan981320 күн бұрын
CIIDANKA U SHEEGA QOFKII IS DHAQAAJIYA EE BALAAYO BILAABA IN MADAXA LAGA TOOGTO QABIILKUU DOONA HA AHAADO SOOMAALIDU MA XISHOODAAN WAY BAQAAN
Kii ku qanci waaya waa in la xidhaa shacabkuna aanay u hiilin
@Abdulrahmanhussein-m2x19 күн бұрын
Musa biixi marnaba masoo baxaayo inaba yanay ku fikirin waxaan jirin illahay sharkiisa hayna dhaaafiyo, lkn haduu isku dayo in uu ku shubto waxay ila tahay in uu dariqii qadafi qaday
@abdiali31920 күн бұрын
Khalad baad shacabka ka dhaafhicinaysaan ee dagaalku maaha laba beelood. Waa Huwan Qaranimada Somaliland ku soo duushay.
@MohamedHussein-yz2gp20 күн бұрын
Can Saabtv ask Ciro if he Ciro is not elected if you is willing to accept defeat Because Kulmiye party and president Muse has openly stated if he doesn’t not win the election he will concede Somaliland forever
@ilhanhassan981320 күн бұрын
Waaba umad waalan oo habeen iyo dharaar qabiyaalad laga waaninayo
@ilhanhassan981320 күн бұрын
Isha ayaa lagu galayaa lama xadi karo 😂😂😂
@AhmedXeebjoog20 күн бұрын
Ganacsatadu waakuwa dadka reer soomaalilaandr ku laayay raashin dhacay siliid dhacaday iyo dawo dhacday mar kaasay ku leeyihiin waxanuu baaq u diraynaa ididka yaa dadka idinka qabanaya
@daqadaalemedian193420 күн бұрын
Dhiig miirataad tihiine shicibka maxaad kula hadlaysaan Tuugta qudhmiye La hadla saxane la hadla Baanka lahadla Oo ha u furo dadkann cuna qabataynta aysaareen ee ay kaxidheen halkoodii doolar ee ay isu dirayeen Shirkada telesom iyo somtel haday furi waayaan waa in lagubaa wa in la burburiyaa Ganacsatadu waa in ay dadka ka daayaan raashinkan dhacay ee ay cirka marinayaan Shicibka dawkad iyo gancsataa kala goosatay Oo u heshiiyay Markaa hadunto haday doonto taga tuug iyo dhiigmiirataad tihiin Nabada idinkaa raba Dadkan waxba kuma qabaan gaajo iyo iyo darxumaa haysata Markaa haku dhereg dhacsaninee ka hortaga wixiinuba
@AbdiAdaan-p2l20 күн бұрын
Sida xaaji aadan sheegay sadaxda musharaxa oo gamacaha is haysta shacabka ha usheegan inay baqaha kabaxan oo aan waxba dhacay haddii cidii hesha uun ay tageeraan oo codka oo kaliya dhiibtan cida natiijada diidana ay ka diidan mudahradka oo ay nabada shacabku ilaashadan
@saleebanshire142720 күн бұрын
Dhiigii ummada bay cunaan
@abshirmohamed993520 күн бұрын
Isaaqow nabada aad sheeganaysaan hadii dadka u diidaan nabad heli maysaan marka guryihiina jooga oo dhulkayaga noodaaya
Ganacsatoy dadkan baad ka shaqaysataane meceeshad jabiya idinka in taasaa idin khusaysa.
@amiinomerabdillahi748520 күн бұрын
NABAD furaha nolosha.
@abdirahmanhussein632819 күн бұрын
The old Kulmiye and current president has insisted of lost 80,000 votes for presidential election 2005 (Siilanyo vs Reyaale) but Former president Reyaale denied the votes counted in 2005 were more than 250,000 votes . The Kulmiye lost 250, 000 but not 80,000 , again Current president insisted of 80, 000 votes won 2017 election (WADDANI VS Kulmiye ) , yet , it was less than that 40,000 . Let them they stop falsely claiming 80, 000 . How come , a Kulmiye always lost 80, 000 every election. It doesn’t make sense .
@cabdirashiidgurxan-d7n20 күн бұрын
Annagu ma oggolin in nalaga guulaysto, haddaannu nahay GX, waayo soddon sano ayaa nala fogeeyey na la gacan bidixeeyey, na la qabyaaladeeyey, dalku waa inuu kala googo'aa oo qabiil waliba degaankiisa ku ekaado, haddii kale waa caddaalad in GX maanta madaxweyne noqdo . joogsi.
@Adnan-bc1vk20 күн бұрын
CODKAAN DHIIBTAY IN AAN LA XADIN AYAY NABADU KU XIDHANTAHAY WAA MAXAY CODKAAGA DHIIBO OO ISKA TAG XAQ AYUU IGU LEEYAHAY MUSHARAXA AAN WATO IN AAN DIFAACO CODKA AAN MAALIN DHAN QORAXDA U TAAGANAHAY
Adeer waa la idin yar boobaynaaa. Ileyn 30 sono uun baan idin eegaynee
@alijama672320 күн бұрын
DHICI MAYSO INAAD IDINA NABAD KU SEEXA TAAN KU FAANTAAN GUR YO DAD KALE LEEYAHAYNA DAB KU SHIDAAN COLAAD ABAA BU SHAAN MAAL GELISAAN WAXAA AAD SAMAY SAAN UUN AYAA LAYDUNKU SAMAYN ALLE NA WAX KAMA QAR SOONA AADANENA WAA IDIN ARKAA
@farhanqalib202820 күн бұрын
Muuse waxaa kuma tago kursi buu u waashay waa nin waalan oo cudur xun qaba waa qabyaalad baa dilootey u dhimo
@suadfarah570120 күн бұрын
Allah nabada idinka qaad, reer sool baynabad u diideen.Nabadooday ka had layaan ta jaarkana way shidayaan. Taasi waa munaafiqnimo.
Ma nebcin somaliweyn ee badkood ay nadhibay oo no diiday nolol xasiloon@@Norabdik
@jibeise120 күн бұрын
GANACSATOOY ABAABULA IN DAD LOODIRO DEEGAANKAAS COLAADU KA SOCOTO SIIBA CULIMADA BAAQ HADAL AH KELYA KUMA FILA
@mawliidgeedi34220 күн бұрын
Sixirbararkakahadal
@faysalmire762419 күн бұрын
Toda ka hadlen
@FaaraxCarab-d9m20 күн бұрын
Sixiirbaraarkad.kasiqabanlheyd.maskiinta.
@Awliyo3344yo20 күн бұрын
DAD BOOBAYA MEHERADAHA RER HARGEISA HUB DHIGTA MEHERADAHA GANACSI LAAYA CIDII SOO HUNGURAYSA BOOB
@housseinahmed565420 күн бұрын
Wax maa idin sheega war walahy dalku muuse mar dambee maa qaadayo oo wad ogtihin reerki garxajis wa laa arka inuu sanadkan dhig uu diyar yahay oo asna wax badan tirsanayay marka maleeya oo muuse kuu sii qanciya inuu wadada ka baxo way noqon waydey somaliland dambe oo dib iskugu noqonaysa ma jirtee hada xolihina kasi qaata oo kala baxa sanadkan wa lakala guranaya
@jamiilamaxamed210720 күн бұрын
Wax lagu qancaya ma jirto hadii muse so noqdo ma jireyso ku biyacaba walnd foqaq ku yelaney rashin dhaceyne umada ka ibineyn
@FoosiMuuse-ut2ez20 күн бұрын
Waar ka urursada walaahay inaan sodon sano ka badan lay xukumayne
@CURJIMA20 күн бұрын
Hadii nabad la doonayo muuse biixi hayska tago
@califaarax705220 күн бұрын
Ganacsata S/land taladodu waa Talo wax ku ool ah; waana talo Macna wayn leh; waa in ay awood Ku daraan; waa in ay talada muse Bixi ka sugin
@se105920 күн бұрын
Waar ilaahay ka baqda oo dadka maceeshada ka jabiya doorasho laydinma dirane
2 beelood dagaalku ma dhexmarin Maamulka muuse-saamiri iyo beelaha isaaq oo wada socda ayaa Weerarka ku soo qaaday deegaanka dhulbahante iyo Ciidamadiisa difaaca. Habarjeclona hormuud ama budh-tuur ayay u ahayd. Xaqiiqda warka ha laga sheego.
@Idriss-f6v20 күн бұрын
😂😂😂😂idoor calaacal badana 13 November beentii iyo qiyaaligi democracy aad ku faani jirteen way soo afjarmaysa Muuse biixi cid rabta majirto uu ku shubanaya ,.