Wasiir ku xigeenka Warfaafinta XFS Cabdiraxmaan Al cadaala oo bogaadiyay heshiiska Xananbuure.

  Рет қаралды 64,054

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
Licensee: Phostine M Wafula
Registered Project Name: SSR
License Date: May 6th, 2020
Item License Code: C2E6PTUD4J
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 167
@pictureperfect7476
@pictureperfect7476 3 жыл бұрын
What a beautiful speech! I see a future leader. May allah protect him
@sacdiamohamed7367
@sacdiamohamed7367 3 жыл бұрын
Masha Allah alow noo xafid inta aqliga wangsn xabarsn io dad nimada alcada alaha ku xafido kuna barakeyo amin amin
@warfaaskar7548
@warfaaskar7548 3 жыл бұрын
Masha Allah Waziir Cadaalah, Eebow noo xafid inta aqliga wangsn xabarsn io dad nimada alcada alaha ku xafido kuna barakeyo amin amin
@sadiaaden3425
@sadiaaden3425 3 жыл бұрын
Cabdiraxman alcadaala manshaalah gesi halyey qaran ilahay ha ku xifdiyo from ceelhur ka tageersan guul warta insh
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 3 жыл бұрын
Maashaaa Allah thank you very much, wallahi waaa nin yar ooo caqli iyo xikmad baddan, illaaaheey ha inooo ziyaaadiyo caqliga iyo malaaayiiin adigooo kale ah
@hawaahmed9655
@hawaahmed9655 3 жыл бұрын
Allaw noo badi adoo kale runtii baad sheegtay allaw umadeena waafaji xaqa aamiin
@sadaqahmed188
@sadaqahmed188 3 жыл бұрын
Walahi oo bilaahi darenkeyga oo dhan aya dam noqday. London an kunolahay waa runtis wilkan wasirke ah walahi farmaajo thanks qof aqonleh waye wilkan please hadad xukunka kusolabato please u magacow prime minister please Somalia kan ayay ubahan tahay
@sadaqahmed188
@sadaqahmed188 3 жыл бұрын
Walahi wadankayga wa jeclahay waxan ugu cararay qabiil dartis weligeey makasotagen please farmaajo wasirkan ogow he deserved your next prime minister
@yussufmaalim2442
@yussufmaalim2442 3 жыл бұрын
Our brother is destined for greator height insha Allah. Incase he may have a chance to go throught this comment. Pls can instiate ant-qabil crusade now that will make change in Somalia. 50years ago, SOMALIA was among the best countries in the world, infact it was economic power house in africa. We can manage to change and bring back our nationhood 30-50years insha Allah. Lets work now.
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms 3 жыл бұрын
habargidir ma'aha waa wiil da'yar soomaali asal ah garyaqaan ah, msha'allah kheyr ilaahayow sii.usa from indianapolis.thankyou brother my god protect you.
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms 3 жыл бұрын
anigu mareexaan ayaan ahay lakiin waxaa igla weyn somaalinimada islaanimada hawiye iyo daaroodoow dhageysta wiilkaas.
@nuurre1023
@nuurre1023 3 жыл бұрын
Wlh ninkaan waa halyeey si dhab ah ula hadlay kuwa qabiilka isku laaya. He is my champion.
@idilhxr9251
@idilhxr9251 3 жыл бұрын
I SEE A FUTURE LEADER WALLAHI!
@idilhxr9251
@idilhxr9251 3 жыл бұрын
Speech of the year ! Allahuma barik 😭
@hanadraas9233
@hanadraas9233 3 жыл бұрын
Wasiir csdaala Waa Xayi nooloow 🇸🇴💪✅🙏🇸🇴😍✅
@salaadocadey6969
@salaadocadey6969 3 жыл бұрын
Ascending
@hodanlascanod9302
@hodanlascanod9302 3 жыл бұрын
Masha allah guuuuul keep up the good work wllo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdimohammed6309
@abdimohammed6309 3 жыл бұрын
Masha allah somali wali dad qiimo badan oo xikmad iyo karti leh ayaa kujiro .qayr iyo wanaag ayaad kashaqaynaysaa allaha janatul fardowso kugu abaal mariyo adiga iyo waaridkaa aamiin aamiin
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 3 жыл бұрын
Haaaa wallahi somalida weli dad wanaaagsan ooo caqli Iyo maskax iyo xikmad illaaaheey siiiiyay ayaaa ka buuuxaaan. Maashaaa Allah
@abdikarimaden6298
@abdikarimaden6298 3 жыл бұрын
Waziirkaan wlhi taagero buuxo ayaan u ahay keep going cadala
@ramadaanwalanwal5033
@ramadaanwalanwal5033 3 жыл бұрын
All Cadaala Walllahi Qalbiga Taabtay Hadalkiisa Haday Wax Fahmayan Wuu lahadlay
@sphesihleludaka6284
@sphesihleludaka6284 3 жыл бұрын
Maasha alaah waa arin wanaagsan
@yogol9076
@yogol9076 3 жыл бұрын
Xaqiiq bu taabte allow xaqa na waafaji..Aamin
@husseinmohamed6347
@husseinmohamed6347 3 жыл бұрын
Allaha kubarakeya Alcadaala
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 3 жыл бұрын
Anigu Isaaq ah ayaan ahay walaahi wiilkaasi waa aftahan hadalyaqaan sifiicana utaliyay
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 3 жыл бұрын
Wlhi wuu inala hadlaay, ilahay ha inaga dhigo kuwa ku wanaa qataa
@fatima-sx2ff
@fatima-sx2ff 3 жыл бұрын
Cadalad waa Somali xalal ah allaha ku barakeyo tvka Ayan wanagisa ka bartay
@abubakarsheikh6748
@abubakarsheikh6748 3 жыл бұрын
Cabdulrahman alcaadal ilahey haa ku xafido adiga iyo family oo dhan waxaa tahay nin kheir jecel ilahey haana wafajiyo kheir ka iyo barakada iyo towfiqda Amin Amin yaa rabbi jazzakallah
@husseinmohamed6347
@husseinmohamed6347 3 жыл бұрын
Allow adigo kale nobadi
@mohamedahmedhasan2626
@mohamedahmedhasan2626 3 жыл бұрын
maasha allaah alcadaala hadalkaas waxaa u baahan soomaali oo dhan ee deegaankaas kaliya maaha walaalayaal tanaasula waa runtiis wasiirudowlaha nabad nabad nabad
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 жыл бұрын
Hadal Yaqaan Da.yar Al Cadaalla Jzakallaah H Gidir haday jir Damqada .leeyihiin Intaan ayaa ku Filan Dadkaas Wada dhashay Alle ha is jeclaysiiyo Dawladnimadu haguuleysato
@saidojama1170
@saidojama1170 3 жыл бұрын
Walal habargidir kaliya waanadu kuma socotee somalida inti dhibka wado Allaha ku anfaco wiilkaana Ilahay nagama laqmiyo oo asagoo kalena bulshada Allaha ku soo badiyo InshaAllah
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 жыл бұрын
@@saidojama1170 Waano Dhaxal gal Ah Gal Ah Ayuu Siiyey Reer Tolkiis ilma Qori Barkade Nabad Waarta Sal dhigata Alle Ha siiyo
@akramabdullahofficial1135
@akramabdullahofficial1135 3 жыл бұрын
Ninkaan walahi qalbiga ayuu igalahadlay waan hooyaamiyaha mustaqbalka
@cabdisalamaxmed2818
@cabdisalamaxmed2818 2 жыл бұрын
Allow adigoo kale ka dhig inta kale
@qadarsaeed
@qadarsaeed 3 жыл бұрын
No one qabyaalada xumanteda sidan uguma hadal ninkan waa caaqil wayn alow nodaa👍👍👍
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 3 жыл бұрын
Ma sha Allaah. Wadani baa thy xaqiiqdii . Cadaw gaada u noolow geesi.🙏🙏😭😭
@ahmedabdilahi399
@ahmedabdilahi399 3 жыл бұрын
Geesinimo waa taada Wllhi Al Cadaala👏👏
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 3 жыл бұрын
Mashallah mr Alcadal runta ayuu u sheegay dadkiis ayagan xaq Allah tuso maxay isku dagalayaan maxaa yaal biyo ma haystaan horumar ma haystaan sheydaan ayaa ku shaqeysanyo
@abdidhere4752
@abdidhere4752 3 жыл бұрын
Masha alla cabdiraxmaan alcadaala xaq ayaad ku hadasho waa ku mahad santahay xaqiiqada aad sheegtey
@siciidbashirsalah2650
@siciidbashirsalah2650 2 жыл бұрын
Nin raga mines like that 🙏🙏🙏
@ahmedabdinaasir3676
@ahmedabdinaasir3676 3 жыл бұрын
Masha'Allah Ninkaan waaba ii qarsanaa
@kadargure9038
@kadargure9038 3 жыл бұрын
Wasirka qer Allah siiyo
@khadaryusufdahir7312
@khadaryusufdahir7312 2 жыл бұрын
hadad maqaasho codkar howlkar waa ninkan okale walhi 🙏🙏👋👋
@aminaorganizer6946
@aminaorganizer6946 3 жыл бұрын
Brother like this should lead the country
@abdullahielmi2063
@abdullahielmi2063 3 жыл бұрын
Good speech may Allah reward you to maintain peace Somali people
@JelleKore
@JelleKore Ай бұрын
Alcadalaa aqliiga allah kusiiy badhanaa
@Glydh
@Glydh 3 жыл бұрын
Al cadaala waa kuu hirgalay magaca waxaana jecelahay kuwa dhulka ku nool oo samada laga jecelyahay in aad ka mid tahay ereyadaada waa kuwo miisaan leh Ilaahey ha naga dhigo kuwo wax ku qaata waxaan joogaa aniga iyo caruurteyda Toronto ooy ku dhasheen oo ku nool 83 jinsiyad kala duwan ku nool oo nabad iyo is xaq dhowr ku nool marka Somalia waa mid waxaan u rajeynayaa sidaa iyo ka fiican in ay ku waaraan Ilaahey idinkii guul baan idiin rajeynayaa aamin yaa rabi
@imrannoor1595
@imrannoor1595 Жыл бұрын
Absolutely genius...bright and young fresh mind. Well articulated words of peace. I dnt have a suitable word to describe the speech and the speaker. May Allah protect from evil.
@sadiaaden3425
@sadiaaden3425 3 жыл бұрын
Cabdiraxman alcadaala gesi ilahay ha ku xifdiyo insh
@halawi9252
@halawi9252 3 жыл бұрын
Mansha,Allah waa nin ka hadlaya muslinimo Allah ha ka siiyo ajer,ayagana Allah ha fahansiyo.
@ahmedeyarabuko8047
@ahmedeyarabuko8047 3 жыл бұрын
This is absolutely amazing talk. Masha Allah Abdirahman Al Cadala.
@no-er8vb
@no-er8vb 3 жыл бұрын
Maashaalah
@dulmidiid1445
@dulmidiid1445 3 жыл бұрын
Masha Allah .masul da yar ooqalbifiican . dadkan ilahay wax hafahamsiyo walaalnimada
@real_damsa
@real_damsa 3 жыл бұрын
Umada waad kahoreysa walalka illahay hakuziyaadiyo aqliga badan
@momohammed6359
@momohammed6359 3 жыл бұрын
Maasha Allah tabaraka Allah Allaha xifdiyo Dalkena iyo Dadkena 😭😭
@inaahmed2349
@inaahmed2349 3 жыл бұрын
Geesi Wlhi WaligaY Aniigu Ma Arag Nin Ka Raganimo BadaN Illaahay Ha Ku dhawro Geesi Soomaali U soo BaxaY 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 3 жыл бұрын
Maanshalas miissankaxasanaadk alaah hakuusaar maalinta qiyaame maslaxaada aadka shawaynayso caqligara alaah hakuusidaadiyo maaaanshalaa alaaah ha nookaa badiyo adiga oocale
@calisheek1194
@calisheek1194 3 жыл бұрын
Masha Allah Mr Abdirahman Al-Cadaala wlhi aayadi quranka إنما المؤمنون أخوة فاصلحو ذات بينكم... Aayadiyoo socotaa tahay ilaah haku xafido garaadkana hakuu kordhiyo 💙🇸🇴♥️🙌
@zainabosman6991
@zainabosman6991 3 жыл бұрын
Cajiib waa xijmad hadalada uu ku hadlayo Subhaanalah Mashalaah Allow danbigaaga dhaaf dadka qaar meesha fadhiya cawoowe ayey u noqon karan. Allahu akbar
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 5 ай бұрын
Alla ha daayo waa wiiil caqli bdn.waxan xasuustaa markii.uu hanjabayey Xasan xanafi oo uu la doodayey in alle waxdilo Alla ha barakeeyo Aamin Aamin
@alsamiicmedia3911
@alsamiicmedia3911 3 жыл бұрын
Nabada ayaa noo roon walayal waa laga tagay Qabiil iyo Qurun Aakhiradina kafikira Al cadala adigane ilaahey haka ajir siiyo
@boolocadey4661
@boolocadey4661 3 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@munoali6345
@munoali6345 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@aminayusuf9852
@aminayusuf9852 3 жыл бұрын
ilahay haa nabadda haaaka dhigo aaamiiin aaaamiiin
@maryanali7009
@maryanali7009 3 жыл бұрын
Maasha alaah alcadaala noolow caaqilnimo dadka yarta ee qsrniga laga helay beesha habargidirta waa al cadaala hooyadii dhashay alaha barakeeyo walee habarti dhashay mahad salaad iyo tan al cadaala ka mudan maasha alaaah
@feisalhassanshafi8976
@feisalhassanshafi8976 Жыл бұрын
Good speech he deserve to be A president of somalia
@umusheikhabdalaikhyaar2082
@umusheikhabdalaikhyaar2082 3 жыл бұрын
Asc wr wb Fadlan dhalinyarada ka shaqeyso Soomaali Natuonal television Codsigeega iga Gaarsiiya Madaxweynaha iyo Dhamaan Holwadeenada Gaar Ahaan Wasiir Ku Xigeenka Abdirahmaan Al Cadaala in Markasta lo Diro Wacyi Gelinta Umada Degen Mudug iyo Gal Gaduud marka ugu horeysa dhibta Soomaaliya iyagey ka bilawataa oo xitaa waxa Xamar qasaya Dadka kicinaya Oo Tvga hortaaga markasta ku hadlaya si Waxaan Damir lahayn dhagahana Bil Aadamkana u fiicnaan kadibna Xamar hala wacyi geliyo si joogta ah Xafad xaafad Masha’Allaah Tabarakallaah Sida wanaagsan U u wacyi gelinayo oo Runta ugu sheegayo Allaah swt Ha Xafido hana barakeeyo Carabkiisa maskaxdiisa Aqligiisa Allaah swt Ha u Siyaadiyo Allaahuma Aamiin Waxaan u baahan nahay Kuwa Asago kale u shaqeeya Dalkeena Iyo Dadkeena ogna Akhiro iyo Adduunyada Masha’Allaah Dalkeena Iyo Dadkeena Madaxdeena Allaah swt hayno Xafido barakeeyo Shar Sheydaan Xaasidka Cadawga Hanaga Qabto Qalbigeena Allaah swt haka midooweyo Qabyalad iyo Nin jeclaysi Allaahuma Aamiin Hadalkiisa waa Xaqiiq Runta ku saleysan Alle swt wuu maqlayaa Inaguna waxaan ka mid nahay kuwa Dawanaya marqaati ka ah wanaagiisa Masha’Allaah kun jeer
@yogol9076
@yogol9076 3 жыл бұрын
Haa wlhi halo diro waa xog ogaaal shacabka hakala cesho ilaa idan kiise!!
@sacdiamohamed7367
@sacdiamohamed7367 3 жыл бұрын
amin amin
@abdullaahihashi5131
@abdullaahihashi5131 3 жыл бұрын
Allaahuma Aamiin Wllo
@somaliparents2879
@somaliparents2879 3 жыл бұрын
Allahayow kuwa badan oo kan oo kale ah in sii. Allah swt ha xifdiyo
@khadarmohamed4359
@khadarmohamed4359 3 жыл бұрын
Ilaaahow Da wlhi nin Dalka u baaahan 😍😍😍
@galaydhtraders9753
@galaydhtraders9753 3 жыл бұрын
Mnsha Allaah waa nin Allaah aqli saliima siiyayay Allaah hakubarajeyo
@mohaahassan2619
@mohaahassan2619 3 жыл бұрын
Ninkan ookale waa wax 100kii sano ama ka badan mar la arko Allah ha ilaaliyo ان شاء الله
@khadiijajaamacmaxamed6859
@khadiijajaamacmaxamed6859 2 жыл бұрын
Caqli talo wanaagsan alcadaala Allah haxafido
@Abdifatahyussuf21
@Abdifatahyussuf21 2 жыл бұрын
Wlh ninkan wa aqil kudayasho mudan💯🤲 Ilahay asago kale ha iga dhigo
@ibrahimgararoowibrahimgara519
@ibrahimgararoowibrahimgara519 3 жыл бұрын
Somali ilahaye ha samata bixiyo Qabiil waa khasaaro ee aan ka fiirsano walaaliyaal
@alle-Aamin-ma-iisho
@alle-Aamin-ma-iisho 3 жыл бұрын
Mashallah H/gidir inuu kanoo kale ku jiro ma moodeyn! Runtii. Ninka hala dhageysto wax idiin roon buu idiin sheegaye runta allaha idin tuso.
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 3 жыл бұрын
Walaal ninkasn al cadasla waa hawiye, Abgaal sidass u baro
@abdinassir473
@abdinassir473 3 жыл бұрын
@@IRIR-SAMAALE_114 wll qaa qaladay ninka waa habargidir saleebaan
@farxiyadaahirmaxamed4883
@farxiyadaahirmaxamed4883 3 жыл бұрын
Masha.Allah tabaaraka Raxmaan Alle haku dhowro
@serrobo
@serrobo 3 жыл бұрын
Masha allah guul somaliwny
@fadumohassan53
@fadumohassan53 3 жыл бұрын
Wiilkaan caqliciisu caadi ma ahan maansha allah
@mohametchama7547
@mohametchama7547 3 жыл бұрын
wasiir alcadaala alle haku barakeyo
@abdihakimabdullahiissack410
@abdihakimabdullahiissack410 3 жыл бұрын
MaShaAllah,Magaciisaba Ku qancinaya Waziir Alcalaada, Isagoo kale maheli Karna hadaan hormar ubahan NahaY soomaaliyeey
@maxamedcabdulaahi3203
@maxamedcabdulaahi3203 3 жыл бұрын
Alcadaala xaqiiduu kahadlay runta rabibaa kugujecel
@MohamedOmar-ym8mv
@MohamedOmar-ym8mv 2 жыл бұрын
Manshaallah, wisdom thoughts..
@ashajimale6888
@ashajimale6888 3 жыл бұрын
ASC Mansha Allah runta ayaad sheegtay Alcadaala Tolkey caqliga wanagsan Allaha waafajiyo Aamin Allaha aqbalo Thanks Alcadaala Again
@wiilsanosman3118
@wiilsanosman3118 3 жыл бұрын
ninkani waa afayeenkena runta nooshegaya waana nin nabaded thanks my bro
@engkarie5489
@engkarie5489 3 жыл бұрын
Mashallah hadal raganimo iyo walaaltimo
@stohlengegestohlen168
@stohlengegestohlen168 3 жыл бұрын
Maash allah nin hero iga dheh 😘🥳👍
@yussufmaalim2442
@yussufmaalim2442 3 жыл бұрын
Masha Allah Allah no xafid walalkeyn cadala. Allah barik
@itistrueitisafact5432
@itistrueitisafact5432 3 жыл бұрын
Masha Allah. Waa hadal aad u qiimo badan waaye. Cajiib
@mowliid-Mohamed
@mowliid-Mohamed 3 жыл бұрын
Cod Kar allaHa Ku xafido Waziir
@aminaorganizer6946
@aminaorganizer6946 3 жыл бұрын
Mansha Allah beautiful speech
@banadirhalalmarket1994
@banadirhalalmarket1994 3 жыл бұрын
Al cadaala xaqiiqda ayuu ka hadlay haddii somali ay warmaqleyso oo waano ay wax tareyso waatay halugu waano qaato
@abdisamedosmaan790
@abdisamedosmaan790 3 жыл бұрын
Mansha Allah ninkan Soomali Waa ku yar yahay kaas oo kale hadey ku badna yahay wax Soomaliba maanta halkas ima dhigteen wasiir Abdirahman Alcadaa illaahay caqliga iyo Garashada ha kuu siYaadsho waa nin dhalin yaro ah oo illaahay Caqli Iyo aftahanimo Siiyey😭
@aminaaden1138
@aminaaden1138 3 жыл бұрын
Allah akbar masha allah alow kuxifdi
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 3 жыл бұрын
Allaha Xafido wazir kuxigenka warfafinta ummada walala ah war waano qaata,xoolo iyo xooga lagu bixina yako dagaal sokeye u weciya Amniga deganka,horumarinta biyo caafimad masajid waxbarasho diini iyo maddiba war Iskudirka Immaraadka meel foog ayuu dhimashadiina kaga qoyslayaCadowgi kale Alshabaab fursad ayeey u tahay dilka iyo dhimashad si markaad geesiyada iskatishaan Coos taraq lagu shiday oo kale qarax aan idin kala soocin usameeyo.
@bileabdi7281
@bileabdi7281 2 жыл бұрын
Masha allah
@zadaamhajji5854
@zadaamhajji5854 3 жыл бұрын
Aad iyo aad sidaa ulahadashay ine uqataan ayan urajeynaa Waano,caanaan,boorin iyo hadal wanaagba isugu dartay taaarikhda kuxusidonto alcadaala sidaa ujecshahy nabada✅👏👏
@aminayusuf9852
@aminayusuf9852 3 жыл бұрын
mansha allaah waaa wiil da a aayaar ooo haadaal yaqana
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 3 жыл бұрын
masha allaah tani waahoru mar illaahaw bogooda usufur nabad iyo horumar gaarsii wasiirka guulayso waa waxa loo baahanyahay nabadeen guulaysta oo uduceeya dadka,iyo dalka , illaahaw nasri khayrqaba usoorog wadanken a
@munoali6345
@munoali6345 3 жыл бұрын
Allaah ha kula jiro walal
@deqaabdulsalam591
@deqaabdulsalam591 3 жыл бұрын
Maashaa allah nin culus kanoo kale ayaa loo baahan yahay
@safiyamohamed735
@safiyamohamed735 3 жыл бұрын
Ma sha ALLAH
@halgancollege2097
@halgancollege2097 3 жыл бұрын
Libaax fariintan soomaali oo dhan bay ku socotaa runtii somaliyay toosa kaca waad qaliban teene
@saynabjamac6901
@saynabjamac6901 3 жыл бұрын
Maansha. Alaah. Suldaan. Udoonta. Wiilkaan. Reer. Galmudugow. Tola. Ayeey. Tola. A. Yeey.. Kucaano. Shuba. Anaaba. Ubogay. Hadalkiisa. ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@salebanomar76
@salebanomar76 3 жыл бұрын
MAASHAA ALASH BAL NINKAAN OO KALE AYAA SOMALI KU JIRA WAA KUWA LA CIRIB TIRAAYO WAXGARADKA SAAN OO KALAA BAL NINKAN DHAGEYSTA XIGMADA BYY LEICESTER UK
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 2 жыл бұрын
Criminal criminal criminal
@feisalhassanshafi8976
@feisalhassanshafi8976 Жыл бұрын
M.a
@elmiyusuf396
@elmiyusuf396 Жыл бұрын
alqabyaala ayaa la yiraahdaa wax kale ma. yaqaano😊
@wiilsanosman3118
@wiilsanosman3118 3 жыл бұрын
somaliween guul iyo gobanimo
SNTV BARNAAMIJKA GUNGAAR 20.09.2019
26:48
Somali National Television
Рет қаралды 497 М.
Yurub wuxu ku tagay maxamed 20 dollar  - Qaybta 2aad Talyaaniga
45:07
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 131 М.
Je peux le faire
00:13
Daniil le Russe
Рет қаралды 13 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 16 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
Xasan Dhuxul Laabsaalax Bandhiga Maansada Baraarug 2020
23:24
Waqal WStudío
Рет қаралды 473 М.
Deg deg  - Wariyaha ay ugu necebyihiin Shabab oo aan wareysanay.
52:47
Barnaamijka Gungaar Dhaqtarkii dilaag ahaa
26:10
Somali National Television
Рет қаралды 232 М.
Qaraxyada iyo Gungaar // Naftiis Haligihii Fashilmay. By : SNTV
40:20
Somali National Television
Рет қаралды 731 М.