Qudhmiye si xun ayaa loo bah dilay ,shecabka smaaliland waa dad damiir leh insha Allah qudhmiye wuxuu qaadi doonaa wadadii UCID iyo UDUB
@hodanibrahin15697 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 Waluuna qaadayn xaasid yahaw Super power baa lasoo baxay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@daarusalaamchannel12006 сағат бұрын
Ar isla yaab waxa aad ku hadlaysid Somaliland waa qori isku dhiib kolba waxa hogaaminaya cida loo garto,Dadka reer Somaliland waa gob isku tanaasula oo is tixgaliya.
@ahaiban16 сағат бұрын
@wiilkaMagaalka -oo1od. Waan ku salaamayaa. Sidaan ka dhadhamiyey qoraalkaaga waxaad ka hadlaysaa Xisbiga Kulmiye oo loogu magac daray wiilkuu dhalay Madaxweynihii AHN geeriyooday November 15/16-2024 Mudane A M M Siilaanyo oo ahaa nin taariikh mugle ka tagay baa aasaasay Xisbiga Kulmiye, Xisbiga sadaxaadna wuu ahaa oo 14 sano ayey laba Mujaahid Somaliland ku xukumeen Mujaahidkii Sadexaad baa imikana Gudoomiye ka ah, waxay Somaliland u qabteen waa la garanayaa, Muuse Biixi wuxuu Somaliland gaadhsiiyey daafaha dunida oo ay Idaacad iyo TV waliba ka waramay Somaliland, inta dawladood ee iskugu tagay la dagaalanka Muuse Biixi inay ka joojiyaan halkuu ku waday Somaliland inuu gaadhsiiyo oo ay ugu daraayeen reer Somaliland, markii komishanka Doorashooyinku natiijadii hordhaca ku dhawaaqeen sida gobanimadu ku dheehnayd ee uu u yeelay bulshada Caalamku la yaabeen. Hadal iyo dhamaantii wuxuu u salaxay Somaliland haw soo qaadaan kuwa looga hiiliyay ee aan ku abtirsado, igaba dhan, isma ilawno wassalaam!!!.
@FarhiyaHussen-pk6hm4 сағат бұрын
Tug batahai ee matihid macakamada
@suugaan3 сағат бұрын
😂😢oooy 20ka sanee soo socda ama is ololi heego naasdheer qabyaaladii ku qaadatay kuma dhigtee😢😢😢