GANACSI MAGAALO KASTA LAGA FURI KARO FURSAD FIICAN LEH 🐪🥛

  Рет қаралды 41,626

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

10 ай бұрын

Caanuha xoolahu waa kuwa loogu iibsiga badanyahay Suuqa waana Ganacsi sifiican suuqa uga socda macaamiil badana leh hadaba si aan uga faa’idaysano caqabadaha kajirna u hormarino ayaan warbixin muuqaalkan idinkula wadaagayaa.
#Caanaha #Geela #ganacsi

Пікірлер: 161
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 10 ай бұрын
PDF Business plan Shirkadd Caanaha Lifaaqan hoose ka iibso payhip.com/b/ms6RB Kasoo Dalbo WhatsApp :wa.me/message/VONE72HUQTIKA1
@mohamedhersi6975
@mohamedhersi6975 10 ай бұрын
Documents in uu free ahaado ayaa fiicneyd mahadsanid
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 10 ай бұрын
Walal information oo dhan Free ayaa idinku siiyay iyo Figrada ba. Dokumentiga qiimayntii iyo xoogay xog dheeri ah ayaa lasocda. Intaana Ganacsi ahaan in labadeenuba faa’idno ayaa kujirta. Mahadsanid
@abdijibarAj
@abdijibarAj 10 ай бұрын
​@@ZakariyeCaawiyetotalka guud lee ma inala wadaagi kartaa si aan u ogaano in ay yihiin wax aan ka bixi karno iyo wax kale
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 10 ай бұрын
@@mohamedhersi6975 wakhtiga la galiyay iyo inay kula sii shaqaynayaan ayaa muhim adunka fikradaha wala kala iibsadaa qofka haya woxoogaaa uu ku bilaabo shaqadan 30$ ma cusla
@anushfaragub8833
@anushfaragub8833 10 ай бұрын
Link ma furmaye wll sekeriye side u ibsankaraa pdfka
@siciidahmed7718
@siciidahmed7718 10 ай бұрын
Qofka kaliya een is odhan karo waa nin kula fikir ah waa adiga zakariye mansha allah walal qof fiican oo caqli wanaagsanbaad tahay alle haku barakeeyo walaal
@abdirashidfarah8362
@abdirashidfarah8362 10 ай бұрын
Waxaad Ku dartaa September 2021 au 2022 mars travail en France
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 10 ай бұрын
Thanks walal best Ideas, youtuberska cay iy qabyaalad aya kaso hadhay in badan oo kamid ah wan kaa gatay walal
@suleimanAmed
@suleimanAmed 2 ай бұрын
Mansha Allah Zakariye Awoowe
@abdurazakabdulahi9169
@abdurazakabdulahi9169 8 күн бұрын
Shukran wll zakariye abdilahi ali
@abdullahiaweys3197
@abdullahiaweys3197 7 ай бұрын
Jizakallahu khayrn wa jizak waalidak walaale ❤😊
@derow17
@derow17 10 ай бұрын
اللهم صلِّ على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميدٌ مجيد ، وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ♡ .
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 10 ай бұрын
Thanks bro
@inasilciye225
@inasilciye225 10 ай бұрын
Wll.mahadsanid mudo badan.ayaan fikrad ku haboon.raadinayay
@khalidmuxumed4042
@khalidmuxumed4042 8 ай бұрын
Wd mahdsanthy wll Alle maskaxda ha ku barakeeyo ❤️
@burtugey
@burtugey 10 ай бұрын
Dhibaatooyinka ka jira guud ahaan Soomaalida oo dhan, haddane gaar ahaan Koonfurta Soomaaliya uheesto. Waxaa kamid ah: 1. Korontada/Leydhka oo Qaali ah. 2. Dadkeena oo aanan laheyn curin badan oo koobi gareeyo qofka kale ee walaalkii kana saara suuqa.
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 10 ай бұрын
WAAN KUGU RACSANAHAY ILA LA HELO SHURX DOWLADED OO ADAG OO KALA HAGTA GANACSATA GANACSIGA SOMALIDA MA GUULAYSANAYO AYAGA IS QASARINAYA!!! WALIGOOD WAXSOSAR DALKALE AYUNBAY SOODHOFIN INTAY SIDA KU JIRAN.
@abdiosmaan20
@abdiosmaan20 10 ай бұрын
Waa ku mahatsantahay fikirgaga fican sida Noga saaidese
@rugiyomahamud4961
@rugiyomahamud4961 10 ай бұрын
Masha Allah
@munamunasaleban3746
@munamunasaleban3746 7 ай бұрын
Waad mahadsantay wllo
@user-rj8os6nk6k
@user-rj8os6nk6k 10 ай бұрын
Mahadsanid
@abdiazizrashid7971
@abdiazizrashid7971 10 ай бұрын
Zakaria abdullahi Ali go forward pro
@behanabdalle7690
@behanabdalle7690 10 ай бұрын
Thnks zakiriye arinkan waxan ku fakaray 2020 wana suuq ka banaan dalkeena hooyo cano maraciga cagadaha lagu subo mashiinka sameeya ka soo hadal yogurka wuxu ubaahanyahy caag lagu shubo soomali lama helo side mashin fiican oo caagado ku diyaariya oo lacag badneen ku heli kartaa
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 10 ай бұрын
Just asking….. Adiga ma iskudeydey inaad wax ganacsi ah sameysid oo aad taajir kunoqotey ? Mahadsanid
@jaallejama
@jaallejama 10 ай бұрын
Thanks mudane zakariya aad baan usugayay Muuqaalkaan 👍
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 10 ай бұрын
You most welcome
@hawosheik3670
@hawosheik3670 10 ай бұрын
Maashaa Allaah
@amalhope42
@amalhope42 10 ай бұрын
Wlhi waa run caano laga laayah hargeysa lacag badan lagu laayahey inshaa allah waan ku dadaali doonah thanks you zakaariye
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 10 ай бұрын
Aad iyo aad walal magaalooyin badan aan maray ayaan ku arkay in aad caanaha loo iibsado fursad fiicana leeyihiin
@user-mr2ht2zb4e
@user-mr2ht2zb4e 10 ай бұрын
Hadaan awoodo 100000 lake waan kuu saarilaa
@zeytonzeyton6100
@zeytonzeyton6100 10 ай бұрын
Bravo
@mancity4688
@mancity4688 10 ай бұрын
Waa arin fiican lkn waxa ka horeeya in xoolo iyo calaf la helo caanaha markaasa la helayaa
@AhmedYasco-bg5wj
@AhmedYasco-bg5wj 10 ай бұрын
Thanks
@mohammadahmad8770
@mohammadahmad8770 9 ай бұрын
Lagama helo caano geel mesha aan kunoolahay
@mohamedduale8807
@mohamedduale8807 6 ай бұрын
Asc Chew crusher/ makimadaha jajabiya iyo mida ridiqda dhagaxda macadamta dahabka ah o capacity 3 ten per hour. Walal Zakariye side noga cawin kartaa
@caligabuure1590
@caligabuure1590 10 ай бұрын
Sxb anigu waxa aan joogaa magalooyinka galmudug mid Ka mida waxaana lagadaa 1litar caanaha geela 1.2
@axmeddaacad3489
@axmeddaacad3489 5 ай бұрын
Waa imsa lagcteeda ?
@janaraalwaasuge6624
@janaraalwaasuge6624 10 ай бұрын
Sakariyow mar walba waxan raadiyaa lambarkada mana hayo sxb marka xageen kala soo xiriiraa?
@ibrahmahmed2428
@ibrahmahmed2428 6 ай бұрын
Walaal waa fikir cajib ah yogurt geela iyo lo’da malaga sameynkara Aniga lo’da oo kali ah baan garanaya
@cabdisalaancabdisalaan6282
@cabdisalaancabdisalaan6282 2 ай бұрын
Waarifican.inteelagahela.❤❤❤❤
@maxameddeeq9227
@maxameddeeq9227 10 ай бұрын
Ee fikrad kale ka soo hadal ?
@alimohamuud72
@alimohamuud72 10 ай бұрын
1.8 sanaag
@user-kf3qy2gw5m
@user-kf3qy2gw5m 2 ай бұрын
Asc zakariya
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 ай бұрын
Wcs walal
@Shariifow
@Shariifow 10 ай бұрын
youtuberka faidada leh
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 10 ай бұрын
Mahadsanid walal
@alimohamuud72
@alimohamuud72 10 ай бұрын
Nio mashruuca sallaxyada ama garoonada ayaan rabey inaan kaala hadlo xagee kaa helaa
@KABAROFREECOURSE
@KABAROFREECOURSE 2 ай бұрын
1.3
@FadumoMaye
@FadumoMaye Ай бұрын
Asc walalkey wan daneynaya
@UmuAbdalla1
@UmuAbdalla1 10 ай бұрын
Yaa noo rakibaayo hadaan gadano?
@ALIIRAWXAANI
@ALIIRAWXAANI 10 ай бұрын
Koonbada caanaha waaa 1.4dollar
@maxameddeeq9227
@maxameddeeq9227 10 ай бұрын
Walal fikradan mar hore ayaa laga hergaliyey waliba combanyo waa weyn ay ka aas aseen magalada aan joogo ee muqdisho
@ayubactionmovies9046
@ayubactionmovies9046 9 ай бұрын
1.5
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 10 ай бұрын
💯💯💯💯💯💯
@ahmedhersi6006
@ahmedhersi6006 10 ай бұрын
Xamar 1L oo caanaha geela $2-$2.5
@thestorytime103
@thestorytime103 6 ай бұрын
De wll hdaan geel lahayn ka waran anaa bilaabaye pdf kana diyaar u ah inan gadtee
@caadilcaaqil6847
@caadilcaaqil6847 10 ай бұрын
Midka geela Mogadishu waa 1,25 dolar
@taqwachannel9897
@taqwachannel9897 8 ай бұрын
Ifka lagu yahay walal Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 10 k i gaadhsiiya bage kena waa bage dini ah adun Iyo khiraba aku faideso mahadsanidin ❤️❤️❤️
@faadumomohameth1127
@faadumomohameth1127 10 ай бұрын
1.5 marmarna 2 doolr
@abdi30
@abdi30 10 ай бұрын
1.5$🎉❤
@abdirizakmohmud3805
@abdirizakmohmud3805 10 ай бұрын
Caanaha lo'da lagama Hallin maxaa ku dhaxay?
@SamiroOmar-bi6wp
@SamiroOmar-bi6wp 10 ай бұрын
Asc wll sakariye wa ku salaamay waxaan ahay hooyo saxiibul ciyaala oo shaqo iyo camala an lahayn iyo wax anku bilaabo mahaysto waan se jecelahay inaan uxamaasho ilmahayga iyo waridkayba iyo inaan cawiyo dadka iga hooseeya ee maxaad talo isiinkarta?
@cabdigood226
@cabdigood226 10 ай бұрын
Wll haddaad heli karayso damiin ama hanti, waxaad lacag aad ku bilawdo ka daynsankartaa bangiyada ku yaala wadankii . Sida dahabshiil, salaama Bank, primer Bank, amal iyo kuwa la midka ah
@raxmaalixasan4097
@raxmaalixasan4097 10 ай бұрын
Waxaan kugu talina inaa ducada badsato astaqfaarta iyo saliga nabiga ku dadaal
@Mahdijamac-fo5ze
@Mahdijamac-fo5ze 3 ай бұрын
Wxay kamaraysaa 1.4 dooller
@diyaarnews6231
@diyaarnews6231 10 ай бұрын
Qaymaha
@abumunira7271
@abumunira7271 10 ай бұрын
Asc Zakariye, aad baan kuu salaamay wll. Waa mad ku mahadsantahay muuqaalladan faaidada badan aad na la wadaagtid. Waxan haya fikrad ku sabsan ganacsi - ma is leedahay ganacsi nadiifiinta ah ayaa hargeisa laga bilaabi karo? Ganacsigu wuxu qaabili lahaa shaqaale nadiifaya xafiisyada iyo dhismooyin kale duwan. Marka fikraddasi maxay kula tahay wll? faaidu ma ku jirtaa ganacsiga noocas ah.
@geesi6549
@geesi6549 10 ай бұрын
2$ Jigjiga ustaad
@khadarcazka5337
@khadarcazka5337 10 ай бұрын
Jigjiga waxa uuka marayaa 140 birr oo ah sarifka bankiga $2.4 Danyartu ma cabto caanaha waa iska daysay luxury ayay noqdeen .
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 10 ай бұрын
Caqabadaas qofkii xaliya oo jabiya fursad wayn ayuu ka helayaa
@yuusufsamiiz9554
@yuusufsamiiz9554 10 ай бұрын
Caanaha geela bosaso 1.8 $ Bosaso camel milk is sold at a price of 1.8$ in the city of Bosaso 🗣😮‍💨
@sharafxaaji1047
@sharafxaaji1047 10 ай бұрын
zakariyow waa arin fiican balse machinadaan dhilmigeeda waa inuu yaqaano
@biznezplus
@biznezplus 6 ай бұрын
Aad iyo aad Zahariya warbixinta aad ka bixisay baahida caanaha iyo sida looga bixi karo iyadoo la isticmaalayo qalab looga hortago halaawida oo laguna horumarin tayada caanaha. Isla markaana laga kaaftoomi doono waxyaabaha dibada ka yimaad...
@capdyzhakuur807
@capdyzhakuur807 10 ай бұрын
Burco geela 11/12kun Adhiga 13000
@ruweydaahmed5068
@ruweydaahmed5068 10 ай бұрын
1.25 ayeey ka joogtaa
@cabdimaxaned-fg5yd
@cabdimaxaned-fg5yd 10 ай бұрын
Waxay ka maraysaa burco caagadaasi 2.5$
@abdiladif1538
@abdiladif1538 10 ай бұрын
Waxad kudartaa sida caanaha loo helayo, waxad ubahantahy ina lo'dhaqato
@qureshdumar3043
@qureshdumar3043 10 ай бұрын
Mudane wxn ahy hoyo carur agon korsata wxn rby qalbka shuwarmada hilibkeda lasuro Mel ugu hagago hda tqnid ind icabisid adigo mhdsn mudane wllhi wn udhibnhy 🙏😔😔🙏🙏
@Abdinasiryussufabdille-tx7wm
@Abdinasiryussufabdille-tx7wm 10 ай бұрын
Inshll guulayso hooyo somaliyed,bal kampala,uganda isku day
@qureshdumar3043
@qureshdumar3043 10 ай бұрын
@@Abdinasiryussufabdille-tx7wm I.a lkn wlo hlks mjogi somali jogaa
@user-sy7tx6ug7d
@user-sy7tx6ug7d Ай бұрын
1.04
@folaadtv9943
@folaadtv9943 10 ай бұрын
Anoo hawd jooga oo geeli somali ugu badan gobolkayga ay jogaan, hadana caanuhu waa $1.6
@ashaporekh6908
@ashaporekh6908 10 ай бұрын
Qalabki ha kensada aduun ha lasicdan cilmi knowlige aya laraba
@abdiladif1538
@abdiladif1538 10 ай бұрын
Hargeisa $2 per litter
@mohacaaqil7363
@mohacaaqil7363 10 ай бұрын
Muqdisho $1
@amiirabdulahi4372
@amiirabdulahi4372 10 ай бұрын
Waxay ka maraysaa 1.4 dollar
@gaaranebarre7849
@gaaranebarre7849 10 ай бұрын
Bweyne halkii liter waa 2 dollar caanaha geela
@ahmedjamakahin1449
@ahmedjamakahin1449 7 ай бұрын
Waxay kamaraysaa magaaladayda 120 oo Birr
@salahsaid2025
@salahsaid2025 10 ай бұрын
10shilin somali in brawe
@saafi1302
@saafi1302 6 ай бұрын
Hilibka dalka waa in la hor mariyaa kaluunka ariga loda geela hilibkooda caanaha
@Samuelchannel7943
@Samuelchannel7943 10 ай бұрын
$2 Weeye
@rugiyomahamud4961
@rugiyomahamud4961 10 ай бұрын
Walo baahna
@kismachannel
@kismachannel 10 ай бұрын
Kismaayo 0.8 hal litir
@ceebladiriyaceebladiriya6544
@ceebladiriyaceebladiriya6544 10 ай бұрын
2
@mowledabdi5365
@mowledabdi5365 10 ай бұрын
14000 slnshing 750ml ayaa lagadaaa
@XaliimoMaxamed-ot4so
@XaliimoMaxamed-ot4so 10 ай бұрын
14 kun oo shilling
@user-sz3pt4db7w
@user-sz3pt4db7w 10 ай бұрын
1.8 doller
@khadarcazka5337
@khadarcazka5337 10 ай бұрын
Aniga ayaa hawsha fikirkaas kujira hada mid poultry ayaan ku mashquulsanahy 4 billood kadib waa qorshahyga
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 10 ай бұрын
Alle hakugu guuleeyo walal
@khadarcazka5337
@khadarcazka5337 10 ай бұрын
​@@ZakariyeCaawiye Aamin bro adigana nin dhalinyaro ah oo dedaalayaa tahy Marka aan internet ka kasoo daaawado ama akhristo mawduucyo sida Dairy, Farming equipment, business ideas ee aan is idhaahdo somali kuyara raadi bal in aad hesho waxa markiiba aan arkaa Zakariye oo soo galiyay mawduucii aan baadhayay cajiib weeyi, Maalmahan waxa aan ku mashquulsanaa Dairy cow feed ka iyo sida silage ka loo sameeyo insha allah meel kaga soo hadhayaa .
@user-ro5gq5zz6j
@user-ro5gq5zz6j 10 ай бұрын
​@@khadarcazka5337hadaad is kaashi, aqoon iswaydaarsi aad rabtid ood ku nooshahay hargeisa.. let me know insha allah
@user-cl9uv5lc9x
@user-cl9uv5lc9x 10 ай бұрын
sonakey kuwa saafiga ah halkii dhalo 1.5$
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 10 ай бұрын
Caanaha geelu waxay ka marayaan meesha aan joogo 2 doolar koonbada.
@NoorAhmed-lg5iz
@NoorAhmed-lg5iz 10 ай бұрын
Litirka caanaha geela Jigjiga waa 160birr ilaa 180birr
@rssomalitv6678
@rssomalitv6678 10 ай бұрын
BADHAN SANAAG MAAKIR🇧🇸 $1.25
@axmadcumar1597
@axmadcumar1597 6 ай бұрын
1$
@caliofficial1445
@caliofficial1445 10 ай бұрын
Fikradahaaga fikrad kamid ah ayaan hada ku shaqaystah mahadsnid wlo
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 10 ай бұрын
MashaAllah waa comment ugu farxada badan aan akhriyo Alle hakuu barakeeyo camalkaaga
@Ayanle665
@Ayanle665 10 ай бұрын
1.8 dollar
@cabdirisaaqaxmed3375
@cabdirisaaqaxmed3375 10 ай бұрын
1.4 qardho
@Wacdimaal
@Wacdimaal 10 ай бұрын
Yogarka ma burcadka ayaad ula jeedaa wll
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 10 ай бұрын
May walal Ciirta ayaan ula jeedaa Butter ayaa ciir xoogay usoo dhowaanaya walow aanu ahayn
@Aidarus-Abdullahi
@Aidarus-Abdullahi 10 ай бұрын
Waxaan jooga Magalada Jigjiga halkii litir wuxuu ka joogaa 120bir una dhiganta 1.2$
@digirofficial5280
@digirofficial5280 10 ай бұрын
1.25$ caanaha geela
@Aden-ej3ep
@Aden-ej3ep 10 ай бұрын
Djibouti 4dolars,1litre,ano,geulle
@khada917
@khada917 10 ай бұрын
Garowe 1.6$ ayay kmryn xitaa barwaqadi oo ay tirada ka baten qiimuhu isma badalin
@MaxamedDeeq-yp3yf
@MaxamedDeeq-yp3yf 10 ай бұрын
1.6 garoowe
@AhmedMohamed-xd9ii
@AhmedMohamed-xd9ii 7 ай бұрын
Milk homomistiner Milk pasterizer Milk cooling tank
@user-qq9un9vv9i
@user-qq9un9vv9i 10 ай бұрын
Gakacyo 1.5 -1.7
@metuuboy
@metuuboy 10 ай бұрын
5000shilin
4 Ganacsi oo 2000 ilaa 500 $ ku bilaabi kartid.
16:11
Gelle Bashir
Рет қаралды 10 М.
500 DOLLAR KU BILOW MASHRUUC DIGAAG
12:58
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 48 М.
FOOLED THE GUARD🤢
00:54
INO
Рет қаралды 63 МЛН
OMG😳 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:58
Potapova_blog
Рет қаралды 4 МЛН
🌊Насколько Глубокий Океан ? #shorts
00:42
BADEECAD 78$ OO DALKA LOOGA BAAHANYAHAY & 3 QODOB GANACSI MUHIIM AH
9:27
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 21 М.
Fursad dahabi ah "Sidee ayaa ku imaan kartaa Maraykanka"
17:23
Xogmaal Media
Рет қаралды 108 М.
WERSHADA ROODHI KU BILOW 4 MASHIIN 🥖🍞
9:56
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 46 М.
5 MASHRUUC OO 2022 SUUQ FIICAN LEH( 5 SOMALI INVESTMENT IDEAS )
12:58
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 74 М.
GANACSI LACAGO YAR KU BILOW - STREET FOOD BUSINESS
9:07
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 25 М.
5 Fursadood Ganacsi Oo Dalka Ka Banaan.
12:48
Warsame Bade
Рет қаралды 86 М.
SOOLARKA IYO QIIMAHA LASIIYO TURKIGA - Invest in Solar Power
10:08
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 58 М.
100 Doolar Ku Bilow Ganacsigan 2024
9:03
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 27 М.
MASHIIN LACAG FIICAN KUU SHAQAYN KARA - INVEST IN THIS MACHINE
10:48
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 23 М.
FOOLED THE GUARD🤢
00:54
INO
Рет қаралды 63 МЛН