FIGRAD GANACSI OO 2024 BILAABI KARTID

  Рет қаралды 18,414

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

5 ай бұрын

Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagayaa 4 Mashiin oo figrad Gacansi lagu bilaabi karo. Ganacsigaas oo Suuqyada laga adeegto Makhayadaha cuntada iyo cunooyinka wadooyinka lagu sameeyo looga faa’idaysan karo!

Пікірлер: 61
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 ай бұрын
Fadlan Like & Subscribe qofki latalin u baahan lifaaqa hoose igala soo xidhiidh Whatsapp ☎️ wa.me/message/VONE72HUQTIKA1
@M4mp5be8w
@M4mp5be8w 5 ай бұрын
Meeqa waaye walaalo
@jamahuseen9113
@jamahuseen9113 5 ай бұрын
Asalaamu Caleykum Walal InshaALLAAH ALLAAH ILLAAHAY ha kaaga dhigo figradan aad noo soo gudbiso SADAQATULJAARIYA INSHAALLAAH.
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 5 ай бұрын
امييين يارب العالمين
@Daaciabdi
@Daaciabdi Ай бұрын
Asc wr wb walal Allh hakuxafido Adunyo iyo Aqiro Amiin umada somalia waxaa ficaan uhesa masha allh qeer aan dhamaada lahena allha hakusiyo Amiin.❤❤❤❤❤
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 5 ай бұрын
ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله جزاك الله خير الجزاء يا زكريا عبدالله
@baylood.germany
@baylood.germany 5 ай бұрын
Mahadsanid wll zakariye
@viirso_channel1383
@viirso_channel1383 5 ай бұрын
Jazakallah wll ✅❤️🇸🇴
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 Ай бұрын
Mahadsanid
@ahmedd9046
@ahmedd9046 5 ай бұрын
Dr.waad mahadsantahay
@sacaadaomer7595
@sacaadaomer7595 3 ай бұрын
Masha allah good idea
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 5 ай бұрын
Illaahey haku barakeeyo aduun iyo aaqiro waxaa tahay wiil umada anfacay
@user-gr6tj4cx3j
@user-gr6tj4cx3j 5 ай бұрын
Masha allah
@ibrahimjibrile9606
@ibrahimjibrile9606 5 ай бұрын
Thanks 🎉🎉🎉🎉🎉
@jamahuseen9113
@jamahuseen9113 5 ай бұрын
Asalamu Caleykum InshaALLAAH walal ILLAAHAY SADAQATULJAARIYA ha kaaga dhigo figradaha Ganacsi eed Bulshada la wadaagto.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 ай бұрын
Aamiin walal Mahadsanid
@Maskaxkoriye
@Maskaxkoriye 5 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 ай бұрын
Adaa mudan walal soo dhowow
@muxumedmohamed5168
@muxumedmohamed5168 4 ай бұрын
Good person
@user-ky7pj8tg6p
@user-ky7pj8tg6p 5 ай бұрын
Wllky allah kubarakeyo
@Ahmedalbani
@Ahmedalbani 5 ай бұрын
Mahafsanid walaal waan ka helay qaabka u soo gudbiso
@mahamudmohamed6624
@mahamudmohamed6624 5 ай бұрын
❤Zakariya qimahesa
@user-mx9sh5el2p
@user-mx9sh5el2p 5 ай бұрын
Xagee ka helayaa wllo qaali
@user-jw5cg8ri2p
@user-jw5cg8ri2p 5 ай бұрын
Zakariye
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. 5 ай бұрын
War dadku lacag mahaystan Somali du waa dad masakin ah odayashi lacgtii ay carurta wax ugu gadilahayeen waxy ku cunaan Qaaadka that is the problem
@Nasiib724
@Nasiib724 5 ай бұрын
❤❤
@khadramohamed3957
@khadramohamed3957 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-sg7qn9ie6d
@user-sg7qn9ie6d 5 ай бұрын
AAD baad umahadsantahay jazaak
@adohassen4684
@adohassen4684 5 ай бұрын
Alle miisaanka xasanadka ha kuugu daro wll marwalba waxad nasiisa figrad ganacsi oo free ah waxbadan ayan kaa faa'iiday mahadsanid🙏🙏
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 ай бұрын
Aamiin walal Alle haku barakeeyo
@aminaaliyassin3530
@aminaaliyassin3530 5 ай бұрын
Masha allah wll nolow waa noo faodaysay👏👍
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 ай бұрын
Mahadsanid walal
@sahraibrahim4477
@sahraibrahim4477 5 ай бұрын
@@ZakariyeCaawiye Asc wllo waxan doonayaa machin ka geela lagu maalo milking machine
@user-ph5rg7rn6m
@user-ph5rg7rn6m 5 ай бұрын
Wll miishinadan xageen ka helayaaa
@hawosheik3670
@hawosheik3670 5 ай бұрын
Asc
@asmaapdu3118
@asmaapdu3118 5 ай бұрын
Asc wll waxan karabay mashino kale ee xagen kala soxidhidha
@hamse6
@hamse6 5 ай бұрын
Spare ma leeyihiin makiinadahan mindiyahoodu?
@cabdisamad7646
@cabdisamad7646 5 ай бұрын
Adeero Waxad kahadashaa Mashruuca garoonada Aduu mahadsan Iyo halka laga heliyo
@user-cn3mf6zj6q
@user-cn3mf6zj6q 4 ай бұрын
Muxuqadanaya makoronto mise batari but kusjaqayn karaa
@maryanaliwarsame4287
@maryanaliwarsame4287 5 ай бұрын
اسللام عليكم ورحمة الله وبركاتهsakariya budlaan qofjooga masalan garoowe imsa ayeey iiguimaan makiinada khudaarta jareeysa hadaan soodirsado
@mahamudmohamed6624
@mahamudmohamed6624 5 ай бұрын
Qiimaheda wameqa
@maryamkilwe8037
@maryamkilwe8037 5 ай бұрын
Wallo waxaan rabaa siliga beeraha lagu xiro ee ila soo xiriir
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 ай бұрын
Mashiinkaas baradhada dhilaya 1990 ayaan roomania ku arkay
@MohamedSiyad-wc1ct
@MohamedSiyad-wc1ct 5 ай бұрын
Hakee lagala soo xiriri karaa
@buraale134
@buraale134 5 ай бұрын
Inaader waxba sogudbisa laakin sualaha kama jawabtid ma fahmin
@ramadanxusen5300
@ramadanxusen5300 5 ай бұрын
Snaks malaga samayn karaa haddii laga sameeyana sidee loo qalajinaya wllo caawiye
@xudayfibashe9780
@xudayfibashe9780 5 ай бұрын
Ganacsiga hawai restaurant video nooga soo samaysid mahad sanid
@shukraanmoha2239
@shukraanmoha2239 5 ай бұрын
Cidi igama harayso maanta mahadsanid sakariye online business ka kaso hadal
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 ай бұрын
Bravo walal 🎉
@shukraanmoha2239
@shukraanmoha2239 5 ай бұрын
@@ZakariyeCaawiye thanks
@balqiisahmed3001
@balqiisahmed3001 5 ай бұрын
Shukran walaal Hudheelada oo kale inay kaa iibsadaan iyo maqayadaha waa macquul lkn soomaali an aqrinay baradha fiqan inay lacag ka soo bixinayaan ilana ahan😂😂😂
@baylood.germany
@baylood.germany 5 ай бұрын
😂😂😂
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu 5 ай бұрын
Baradho diyaarsan oo ku shubo dabka ah horay ba laga gadanaya
@guleedafrika254
@guleedafrika254 5 ай бұрын
Bacda marka baradhada lagaliyo mayna modoobaanayn
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 ай бұрын
Mudo afar cisho fresh ayay ahaan kartaa vacuum sealing ayaa lagu samaynayaa iyadoo nadiif ah ayaa la bacayn
@guleedafrika254
@guleedafrika254 5 ай бұрын
Zxb zakariye alaabo yar yar oo 2ilaa 4 dollor jooga oo wadanka la keeni karo ka soo hadal zxb adoo m
@idilabdullahi4678
@idilabdullahi4678 5 ай бұрын
Wee madoowaheey hada lafiiqo bardhada somaline badanaa dadke maheeystaan talaajoyin maxaa xal eh marka
@user-tp5cj3ij8s
@user-tp5cj3ij8s 5 ай бұрын
Masha allah
@user-jw5cg8ri2p
@user-jw5cg8ri2p 5 ай бұрын
Asc
GANACSIYADA  AAN HIRGELINAY IYO 2 QODOB OO FIGRAD GANACSI LAGU HELO!
10:57
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 13 М.
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 49 МЛН
Shahaadooyin ka qiimo badan kuwa ay jaamacadu bixiso
8:55
Mubarak Hugur
Рет қаралды 38 М.
QAABKA AAN CAFETARIA U FURTAY GANACSIGAYGA U HOREEYAY IYO MENU AAN GADI JIRAY
12:55
2 GANACSI OO MALAYSIA AAN KU ARKAY - Two Small Business idea in Malaysia
8:20
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 20 М.
2030 MILLIONAIRE-DA UGU BADAN AFRICA XAGAY KASOO BIXI DOONAAN?
10:55
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 42 М.
SOOLARKA IYO QIIMAHA LASIIYO TURKIGA - Invest in Solar Power
10:08
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 58 М.
Dr Shiine oo la weydiiyey isticmaalka Subaga Badhida
6:49
SAAB TV
Рет қаралды 202 М.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 88 М.
Online Business Ugu Lacagta Badan?
19:54
Warsame Bade
Рет қаралды 34 М.