GANACSIGA CAANAHA IYO BADEECADAHA LA XIDHIIDHA

  Рет қаралды 21,029

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

5 жыл бұрын

Ganacsigani waa mid aan suuqa ku daahin baahi badana loo qabo welina cid kaafisa ama nidaam caano joogta ah oo nadiifa laga helo aanay jirin sidaa daraadeed shirkad dhamaan adeegyada caanaha la xidhiidha samaysa waa fursad ganacsi oo aad u socon doonta laga faaidaysan karo. Hoos kala dag kana iibsoo Dokumenti dhamaystiran aan ku sharaxayo qaabka loo furi karo ganacsigan.
Social Media igala soo xidhiidh.
/ zakariyecaawiye
/ zakariyecaawiye7
/ zakariyecaawiye
/ zaki-sool
Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
www.paypal.me/Zakariye127

Пікірлер: 109
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Ganacsiga labo qodob ayaa laga eegaa Suuqa malooga baahanyahay, dadku magaranayaan mase gadanayaan? Shirkad ama dukaan si casri ah Caanaha u gada waa fursad banaan dhaqaale fiicana laga xerayn karo. Hoos kala deg kana iibso Dokumenti dhamaystiran qaabkii ganacsigan aad ku furi lahayd bilow ilaa dhamaad. ⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️ www.paypal.com/cgi-bin/webscr?cmd=_s-xclick&hosted_button_id=Y7V6DB4FKGJFE
@mohamedabdirahman4208
@mohamedabdirahman4208 5 жыл бұрын
Asc Wxan nahy urur dhalinyro ah Waxaanu qorsheynynaa sidii aanu ganacsi ku bilaaban lahyn Waxn ubahanhy talooyin Iyo wixii aad nagu dhaanto oo aad nagula taliso brother Iyo meel aanu kala so xidhidhno si aan taloyin kga qadno Thankz
@drmahamettdayr3747
@drmahamettdayr3747 5 жыл бұрын
@@mohamedabdirahman4208 aboowe ani ilasooxidhiidh anaa ku fahansiinaayee
@mohamedabdirahman4208
@mohamedabdirahman4208 5 жыл бұрын
@@drmahamettdayr3747 Hye wll Wxii taloyina iyo firado ah ka sugya inshllah Meel lgala so xidhidho
@amino4pf748
@amino4pf748 5 жыл бұрын
Asc wllo waxaan rabey in aan arin ganacsi kuweydiiyo wakhtigaga qaaliga iga faiideyso anoo ogol waxii carasha ee macqul ah instagram ma lihi sidee ugu fudud een ku wada xidhiidhi karna waxanan daganahey London Hayes InshaAllah ila soo xidhiidh
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Dhamaan dadka rabba inay ganacsigan furtaan halkan hakala dagaan qaab PDF Somali ah. www.paypal.com/cgi-bin/webscr?cmd=_s-xclick&hosted_button_id=Y7V6DB4FKGJFE
@tusmodairyfarm1382
@tusmodairyfarm1382 5 жыл бұрын
English mase somali waaye pdfka
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Waa Soomaali PDF ku
@Indhojacayl
@Indhojacayl 5 жыл бұрын
Zakariye Abdullahi Ali waan ku salamay walaal waad ku mahadsantahay dadaalkaaga Allaha kula garab galo. Walaal PDF kaan waa imisa page? Macluumaadka ku qoran ma wuxuu quseeyaa ganacsiga caanaha mase waa macluumaad guud? Thanks
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Walal waa 12 Page oo ganacsigan si gaar ah u khuseeya kuna qoron qaab fudud oo la fahmi karo oo Soomaali ah.
@MOHAMEDALI-tj4yd
@MOHAMEDALI-tj4yd 5 жыл бұрын
wall aad baad u mahadsantahy lkn ma iso dagayo ma aqan ciladaan
@midkuudaranmidkudooranalla4734
@midkuudaranmidkudooranalla4734 5 жыл бұрын
mahadsanid ustaad in bdn jazakalhu khyran jaza
@ismailnuure2822
@ismailnuure2822 5 жыл бұрын
Masha Allah Waa Mahad San tahay sxp Zakariye🙏🏽
@fartoonfq3657
@fartoonfq3657 5 жыл бұрын
masha alah alaha kuxafido wll mahadsanid
@DuraanAli
@DuraanAli 5 жыл бұрын
Mahadsanid sxb, waa fikrad aad u wanaagsan.
@abdalleabdirisaq157
@abdalleabdirisaq157 5 жыл бұрын
Masha allah wll zakariye alle ha kaa abaalmariyo
@SharmarkeAOsman
@SharmarkeAOsman 5 жыл бұрын
ألله يعزك أخي الكريم
@somfishchannel3218
@somfishchannel3218 5 жыл бұрын
Sxb mahad sanid يا طيكل عافيه ما قصرت صرحا الله يسعدك الله يسعدك شكرن
@CIBAADOSUUBAN
@CIBAADOSUUBAN 5 жыл бұрын
Maasha allah go forward bro...
@odayhebel868
@odayhebel868 5 жыл бұрын
Mahadsanid bro horay usoco
@maxameddolaal1627
@maxameddolaal1627 5 жыл бұрын
Masha allah sxb sare hormar wacan
@Kartimaal1
@Kartimaal1 5 жыл бұрын
Mansha allaah ilaahay haku barakeeyo
@nimahappy8002
@nimahappy8002 5 жыл бұрын
Masha allah barakallah
@nimofarah8193
@nimofarah8193 5 жыл бұрын
Asc wllky allaah haku barakeeyo aamiin jisaakallaahu khayr
@asruunichannel
@asruunichannel 5 жыл бұрын
Mashalah Allaah ha ku xifdiiyo wlala
@IbrahimMuktar-di2rm
@IbrahimMuktar-di2rm 11 ай бұрын
M.a waankahey ganacsigaas wllkey qaaliga ah
@aliqaasim9706
@aliqaasim9706 5 жыл бұрын
Waad Mahadsan tahay Malyiin jeer wall Zakariya , Allah Haku siyadsha Cilmigaga iyo figradda salimka , Wax badan waa Ka faiday Vediokan Asxb badan oo aniga kala wee Ka faaidi donan Insha allah... Allah Hanawada Guuleya 🙏🙏
@abdirahmanmohamed5536
@abdirahmanmohamed5536 5 жыл бұрын
Zaki waa dacad wlh qof qalbi fiican somali mee saan iska noqdan
@myusuf9551
@myusuf9551 5 жыл бұрын
Manshallah horay usoco sakariyow
@cabdihappysallaaxquluubdaa1103
@cabdihappysallaaxquluubdaa1103 5 жыл бұрын
Allah keep you my big brother
@carafaadaleeli5144
@carafaadaleeli5144 5 жыл бұрын
Thank BROTHER
@ogaanshaha8171
@ogaanshaha8171 4 жыл бұрын
Maashaallaah wll bacda lagu xiro halkee laga helaa haddii aan dirsada magacee oranlahaa
@safiyaabdule7364
@safiyaabdule7364 5 жыл бұрын
Masha Allah
@MaxamedYare-rp8se
@MaxamedYare-rp8se 5 ай бұрын
Wad mahadsantahay
@nimcocabdiraxman4876
@nimcocabdiraxman4876 5 жыл бұрын
illah ajar ha ka siyo wllo 😍
@kaamilcade7802
@kaamilcade7802 5 жыл бұрын
Manshaa alaah sxp horo usoco kep going
@ismailnuure2822
@ismailnuure2822 5 жыл бұрын
Kaamil Cade Sxp SUBCSRIBE i saar Ado Madsan plz🙏🏽
@ahmedlozinho2944
@ahmedlozinho2944 5 жыл бұрын
Wan Ku aminzanahy wlhi zhp 😍😍
@mohaxarbi2020
@mohaxarbi2020 Жыл бұрын
Wl zakariyow wxn mashrucan in aan kala hadlo halkeen kala so xariraaa fadln
@jiilka5aad5g95
@jiilka5aad5g95 5 жыл бұрын
Thanks bro
@Farhiyomohamud2804
@Farhiyomohamud2804 5 жыл бұрын
Mhdsnid walal jazakallaahu kheyr wax badan ayan ka faideystay gul ayan ku rajenayaa insha,allah
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 4 жыл бұрын
alhayow qeer kusii
@youngma6027
@youngma6027 5 жыл бұрын
Mahadi hakagaadho walal
@khadarator2732
@khadarator2732 5 жыл бұрын
Machallah aqoon yahan iyo dhiirigaliye waxad dadka la wadagaysaa fikrad wax ku oool ah illhy haku xifdio
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Aamiin walal dhamaanteenba soo dhowow
@ismailnuure2822
@ismailnuure2822 5 жыл бұрын
Khadar Ator sxp Ado Madsan SUBCSRIBE i saar plz 🙏🏽
@khadarator2732
@khadarator2732 5 жыл бұрын
@@ismailnuure2822 wanku saray walal mahdsnid
@koolkooliye384
@koolkooliye384 5 жыл бұрын
aad baad umahad santahay wllo abal kaga waxa ku gudo ma garaneyno allah kheyar ha ku siiyo
@dalxisvlog6458
@dalxisvlog6458 5 жыл бұрын
Asc bro waxaan jeclaanlahaa in aad video kasamayso qaabka aan makhaayad shuwarma ku iibiyo usamaysan lahaa yacnihii waxaan ubaahnahay in aan soo iibsado iyo qiimahooda. Mahadsanid
@alibuush356
@alibuush356 4 жыл бұрын
Asc wll mahadsanid jazakalkhyr ilahy hakasiyo ajar iyo xasanad anlakobikarin figradaha ficn odsogudbinaysoh wll xafidulah waxankuwaydinlah wll wayalahn haystah youtubk oo laleyahy waxaalaguhelaa lacag sida lingi lashergareyey xayeysis game cilk 3 iyo 7 waxaas igajahilsar mawax xalalah? mabenbaa? Wll wadmahdasanthy
@user-ij5gm6xg1z
@user-ij5gm6xg1z 11 ай бұрын
Mashinka yaourt ayaan rabaa
@kowthermohamed7695
@kowthermohamed7695 5 жыл бұрын
Masha allah wll aad ayan uga helaa markan arko videoyada moqdhisho wuu ka jiraa ganacsikan cml lkn si fcn uma hormarsano mudo laxisiya kadibna suuqa ey ka baxan maxaa sabo kaso hadal wllo
@rayzanmahmuud1678
@rayzanmahmuud1678 5 жыл бұрын
Sxp intee laga soo iib sanaa "pfd"
@kmce1099
@kmce1099 5 жыл бұрын
Walaal ka soo hadal sida lo baaro fikrad ganacsi oo ey bulshadena u bahantahay
@maahiralimohamed9376
@maahiralimohamed9376 5 жыл бұрын
Waad mahadsanthy wll sekeriye. Buugan pdf aad ku diyaarisay ma soomaali buu ku qoranyahay mise carabi??? Isagagoo hard xagee ka helaa ama lagu iibiyaaa?????? Soomaaliya malaga helayaa isagoo hard ah?????? Mahadsanid wll su'aalahaas iiga soo jawaab hadaad jaanis u hesho.
@zahramaalim2700
@zahramaalim2700 4 жыл бұрын
Walalow ayaan taan baan ku fekerayay
@kadarmahamed3193
@kadarmahamed3193 5 жыл бұрын
Asc wll sideen u bilaabi karaaa cosmetic
@axmedcabdullaahi6480
@axmedcabdullaahi6480 5 жыл бұрын
Marka hore aad baan kuugu mahad celinayaa barnaamijyada qiimaha badan ee aad u soo gudbiso bulshada Soomaaliyeed Marka xiga aniga waxan ka mid ahay dadka barqomaalka ka shaqeeya laakiin waxay dhibaatada naga haysataa dhanka caafimaadka geela badsnaa aqoon uma lihin caafimaadka iyo cudurada ku dhaca Geela sidaasbaan ku weynaa Neef aan ka soo bixinay 1000 Doolar ama ka badan Haddaba maxaad talo noo haysaa Mahadsanid
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Mahadsanid arintaa waxaad la tashataa dhakhtar xoolaha ku takhusasay iyo farmasiyada Vetinary yaasha ah.
@somfishchannel3218
@somfishchannel3218 5 жыл бұрын
Qeer inshaa Allah wall
@ismailnuure2822
@ismailnuure2822 5 жыл бұрын
mohmmed noor sxp SUBCSRIBE i saar plz🙏🏽
@somfishchannel3218
@somfishchannel3218 5 жыл бұрын
@@ismailnuure2822 OK aan ku saare maxaa nagu soo kordhi neeysaa sxb ii bashal waan ku saaray
@nasrimuhumed3912
@nasrimuhumed3912 5 жыл бұрын
Aqoon yahan dhamaystiiiran dhaman cashiradad waa la socdaaa
@user-ic5mu1uw8t
@user-ic5mu1uw8t 9 ай бұрын
Asc
@nasrimuhumed3912
@nasrimuhumed3912 5 жыл бұрын
Shaqo walbaaana uuu qaban karo wlll qali waaa wx loo bahanayahaya cashiradaan ad so gudbinaysaa waliba wlhi wxaa thy barafasor dhamaystiiir dhan walbaa haday dhaqaaale noqoto haday dhiiiriigaliiin noqoto haday shaqo abuur noqoto dhanwalaba masuuul wlhi aniga madax ayaa iii saranthy gar ahaaan wlll wxaan rabaana inan ganacsii hada bilaba mana hayo wx lacaga hadaana wxaaan ogahay inan wx walaba samayeen karo ooo shaqo ah wayo dhinyaradaa wxaa ka maqaaaan hal miiid iyo wxyabo kalee ooo badaan o an halkan ku so kobii kariiin qof wx walaba wuu ka shaqenkaraa haday noqoto dhul dhis sidaa wadoyiinka lo dhiso haday noqoto sida kabadaha lo sameyo haday noqoto cuno kariiin iyo wx kalee ooo badaan lkn dadkeeenii ayay isla. Waynii ku wada jirtaa hadaan naf kuma nola galna. Ganta ayay hos haystaan dadka mx garshada la qaday
@ahmedabdikadir7013
@ahmedabdikadir7013 5 жыл бұрын
Sxb zakariyo qaabka lo ibsanayo pdf ka inaad badasho ayaa yara wacnan lahayd ayaan filaya ila tahayna
@amirmohamed485
@amirmohamed485 5 жыл бұрын
bro anigu waxan ahay arday business barta wana ku xaranhy chenalkaga
@mohameddahir9227
@mohameddahir9227 4 жыл бұрын
M.a
@wiilkamudug9197
@wiilkamudug9197 5 жыл бұрын
Somalida dhibka haysta waxaa weeye shaqadii uma hagar baxayaan si dhamaystiran oo hufan uma qabanayaan dunida waa ceeb ruuxu inuu shaqadiisa jacleyn oo uusan u hagarbaxayn
@subaydadegan1241
@subaydadegan1241 2 жыл бұрын
Asc wr wll Ganacsiga Caanaha Geela 1000 maku furankaraa mhdsnd
@aminaadamhussan5145
@aminaadamhussan5145 4 жыл бұрын
S c k walaal aad Ayaan udaawanayay ilaa shalay sharxaadada daacad a ah ee u faafinaysay
@nimcocabdiraxman4876
@nimcocabdiraxman4876 5 жыл бұрын
wll Somalia joga bugana ina gata raba qabke lcgta ku bixinkara PayPal MA istocmale
@MmmMmm-ui7ep
@MmmMmm-ui7ep 2 жыл бұрын
Akhirkii waxaa kusoo gaba gabeyneysaa pdf iibso kkkkkkkkk
@ahmedabdikadir7013
@ahmedabdikadir7013 5 жыл бұрын
Mnsha allah waad ku mahadsantahay fikirka fican ee aad dhamantayo nasisay
@MohamedSalah-xz3id
@MohamedSalah-xz3id 4 жыл бұрын
sxp sakeriye adba umahdsanthy wxn rajaynaya Ina nalawdgto
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Milk
@namnamstudio7658
@namnamstudio7658 4 жыл бұрын
Bro adi ganacsi gagu wa maxay
@nasrimuhumed3912
@nasrimuhumed3912 5 жыл бұрын
Waaaw mansha allllah suldaaan saree wlhi aniga gar ahaaan shakhsiyadaydaa badal wayeen ayaa dareemayaa wayo wxaan ogsonahay in qofkiii shaqo abuuur is lihiii inuuu wx walaba samayeeenkaroo
@purhaanxbf8496
@purhaanxbf8496 5 жыл бұрын
*Zakariyow waxaynu kaa codsan laheen inaad free nooga dhigto pdf ka*
@Tusaale
@Tusaale 5 жыл бұрын
Waqti ayu giliyay, marka free macquul ma aha walaal.
@abdallajaamac3811
@abdallajaamac3811 2 жыл бұрын
Adiga ayaan kaa sugayaa pdf
@user-rb6sr3eo7h
@user-rb6sr3eo7h 5 жыл бұрын
asc wll sakariye hawl wanagsan ayaad noo qabatay hadaan nahay dhalin yar waanan kaaga mahad celinaynaa wll hadii aan ka hadlo xga pdf wll wad ogtahay wadankeena paypal master card inuuna inta badan ka shaqayn waad ogtahay in aynu isticmaalno lacagta la iskugu diro mobelada marka waxan jeclaan lahaa in halkaa dib ugu noqotid waayo hada ma garanayo qaab aan u iibsado isku day in aad dadka kolba heerka ay marayaan aad la socoto horumarka wadankana la jaan qaadid hadii kale sodaa hada aan nasiib ugu yeelan waayay in aan iibsado ayaa dadbadana ku dhacday markaa wll sakariye waynu ku dhiiri galinaynaa lkin haday daruuf na qabato haa u jabin hore u soco dhibkana xali ok thank you so much 😍
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
adaa mudan walal dadla rabba inay gataan iyagoo wadanka joogo qaab email ah ayaan ugu soo diraya ee halkan igala soo xidhiidha Horumarsamee@gmail.com
@kadisxb2507
@kadisxb2507 Жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye walaal waan kula soo xidhiidhey buugaas na waan rabaaye Emailka eeg wallaal. Mhdsnid❤❤
@haleelo1613
@haleelo1613 5 жыл бұрын
Soomaali gasac caano booro ayee ubateen
@hoobaanhawd
@hoobaanhawd 5 жыл бұрын
Waxan doonaya inaan dhawr qof iskaashano oon bilawno ganacsi qofkii danaynaya haylaso xidhiidho si aan isu kaashano
@abdirahmanxirsi8023
@abdirahmanxirsi8023 Жыл бұрын
Mabilawden wll misa wali Iso Jwb wll
@jeekey5762
@jeekey5762 5 жыл бұрын
Wan u bahanahye ma heli kara pdf oo free ah email waa Jeekey4@gmail.com Hada heleyso waye
@ismailnuure2822
@ismailnuure2822 5 жыл бұрын
Plz 10 QoF O SUBCSRIBE Ah Ma idinka Heli kara Plz❤️
@giridhichannel718
@giridhichannel718 5 жыл бұрын
Aniga ku siinaya adigana subscribe I dheh
@ismailnuure2822
@ismailnuure2822 5 жыл бұрын
Giridhi channel Mahad Sanid sxp
@ismailnuure2822
@ismailnuure2822 5 жыл бұрын
Giridhi channel waan ku saray SUBCSRIBE Sxp! Iga Firi Hada!?
@giridhichannel718
@giridhichannel718 5 жыл бұрын
Oky boss
@kamaalcadow5909
@kamaalcadow5909 5 жыл бұрын
Giridhi channel Anigana channelkeyga saar aan kuu saaree
@fartuuncaabiofficial6850
@fartuuncaabiofficial6850 Жыл бұрын
Sekeriye asc wll waxaan rabaa whatsapp kaga adoo mahadsan
4 FURSADOOD OO LACAGTAAGU KUUGU SHAQAYN KARTO
11:03
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 35 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 10 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 16 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 4,6 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 23 МЛН
QAABKA AAN CAFETARIA U FURTAY GANACSIGAYGA U HOREEYAY IYO MENU AAN GADI JIRAY
12:55
Wax ka ogoow Caanaha powdar ka. NIIDO. Caafimaadkaaga.
13:17
Turbashaash Family
Рет қаралды 70 М.
Faaidooyinka Caanaha Geela 🐪.
7:55
Kheyr Tuse
Рет қаралды 1,6 М.
5 MASHIIN OO KU SHAQAYSAN KARTID XUL AH
11:16
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 31 М.
MASHIIN GANACSIYO BADAN ANFICI KARA
10:55
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 29 М.
5 GANACSI OO XIISO BADAN 2019 LA HIRGELIN KARO
14:41
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 49 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 10 МЛН