Dhalinyaro Hirgaliyay Hal-Abuur ganacsi oo noociisu cusub yahay.

  Рет қаралды 33,894

MM Somali TV

MM Somali TV

2 жыл бұрын

Пікірлер: 40
@DS-ok4qh
@DS-ok4qh 2 жыл бұрын
Mashallah guuleysta dhalinyarada Hargeisa from Jigjiga
@wardasuldan5758
@wardasuldan5758 2 жыл бұрын
Mansha allah waa shaqo fudud meherad aad kiraysato iyo laydh idinkama baxayso shiidal uun waa shaqo faaiido uleh iyaga iyo bulshada
@barlinyusuf3461
@barlinyusuf3461 8 ай бұрын
Allaha idiin barakeeyo, gaal in la aamino ma aha, agtiisa , ,dalkii hooyo, ,waa lama huraan👍
@beautifulworld8814
@beautifulworld8814 2 жыл бұрын
Good business!!. I would definitely buy something everyday if I pass by these kind of business. Open the business in other regions of Somaliland too and not just hargeysa.
@asmaabdoulwahab1325
@asmaabdoulwahab1325 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakalah wa shaqo fiican horo mar wacan inamadaa waxay keenen fikrad
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 2 жыл бұрын
Fursado Business aad u badan ayaa ka bannaan dalkeena hooyo laakiin business xoog maahan balse waa maskax iyo fikir...
@hodanibrahim5308
@hodanibrahim5308 2 жыл бұрын
Mzha allh alle ha idn barkeeyo
@zuhoercali3173
@zuhoercali3173 2 жыл бұрын
Hore u socda Allahu mabarik 🥰
@fathiyafathiya8599
@fathiyafathiya8599 2 жыл бұрын
Waaaaaw sidii qurbaha gadhi gadhi ganacsi Hore usocda caqli 👍👍👍👍
@ahmedabdi3780
@ahmedabdi3780 2 жыл бұрын
Masha allahhh walahi way fikireen fikir caafimaad qaba
@isxaaqsomaliland2898
@isxaaqsomaliland2898 2 жыл бұрын
Mashallah this is brilliant!!!
@duuliyekastamtv3017
@duuliyekastamtv3017 2 жыл бұрын
*2012-ayaan HARHEISA ku arkay noocan ma magaalo kalaa nise wakhtigaa dib isuguray maaha markii ugu horaysay se way hagaagsanyihiin*
@ridwanahmed5376
@ridwanahmed5376 2 жыл бұрын
Masha Allah hore usocda dhalin yaro
@Lander6656
@Lander6656 2 жыл бұрын
Chemical Engineer!!😯!
@jeonkimminpark5248
@jeonkimminpark5248 2 жыл бұрын
Faculty gasi mxu ka hadla wll Ma sida dawoyinka lo sameya, Mise sida hubka nocyadisa kla duwan lo sameya??!! Chemical ka nocyo badane
@c.majiidmahamed2766
@c.majiidmahamed2766 2 жыл бұрын
Masha'allah
@niciimamohamed1525
@niciimamohamed1525 2 жыл бұрын
Mncha allh wllo abdihakiin mohamed warsame iyo sxpki shaqo fiicanba wadanka kuso kordhisen alle haydinku garab galo wllo
@abdirahman2145
@abdirahman2145 2 жыл бұрын
Mansha allaah it’s great innovative
@raxmoyuusuf395
@raxmoyuusuf395 2 жыл бұрын
Maash Allah waa ganacsi and iyo aad u qurux badan
@ykhalid182yusuf6
@ykhalid182yusuf6 2 жыл бұрын
Landers 10 ayaanu ku shaqsanay. Shaqadan Finland. Wa shaqo taxadirle
@ibtisam8454
@ibtisam8454 2 жыл бұрын
Mashllah
@ducaysaneabdirahmaanabdila4812
@ducaysaneabdirahmaanabdila4812 2 жыл бұрын
Maansha allah
@rahmaaden2183
@rahmaaden2183 2 жыл бұрын
Wllo qimaha gaariga iyo halkad kaso ibsatey ino shega wa walashine reer jabuti
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 2 жыл бұрын
Mashaa Allaah waa shaqo lagu farxo
@badriisaxaaq5316
@badriisaxaaq5316 2 жыл бұрын
Hambalyo saxiibayaal.
@nimcoclaahi8870
@nimcoclaahi8870 2 жыл бұрын
Maxa kaga xidhin wadan shisheye mansha alleh
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Жыл бұрын
Aslaamu Alaykuma magaceed
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Жыл бұрын
Meesha magaceed
@Innamadar
@Innamadar 2 жыл бұрын
Mashaa allah tabarak rahmaan. Waa fikrad aad u fiican. Hore u socda walalo❤❤❤ Proud of you both ❤❤❤
@hamseibrahimmaalesh5145
@hamseibrahimmaalesh5145 2 жыл бұрын
Waar dalka iyo dadkuba cunto uma baahna!
@mahamedhussein9118
@mahamedhussein9118 2 жыл бұрын
Ka dhalinyaro ahaan Ka dhalin yaro ahaan Every day we hear that but I don't understand ma 30 jir ayaa dhalinyaro ah ?
@user-ip6bf4dd4s
@user-ip6bf4dd4s 2 жыл бұрын
Waa yaab inadeer. Xiligii ay Dunida maamulilahaayeen ayeey joogaan 👍👍
@SH-bw5fx
@SH-bw5fx 2 жыл бұрын
big deal
@moegreenback6854
@moegreenback6854 2 жыл бұрын
Waa kaa warku yaanay idin niyad jabinin dadkeena jaahilka u badan ee indhoolohu hogaamiyo (wax ma yaqaan)
@odayjama1829
@odayjama1829 2 жыл бұрын
Dadkii magacii somaliga ahaa baalagu diray .war afka hooyo magac ka dhigtah
@haawaabdi4766
@haawaabdi4766 2 жыл бұрын
afqalaadna garan mayaanem magacagaca afqalaad sida loo bixiyo ayay barteern badow
@abdirahman2145
@abdirahman2145 2 жыл бұрын
Waffle 2.99 to rip off
@kartoonchanel5964
@kartoonchanel5964 Жыл бұрын
Nio dalka shay wax tarleh u keena Intaad sharaab iska dhaaftaan islaamuhuba waa kuwa qoshee
@ubaxabshir442
@ubaxabshir442 5 ай бұрын
Dhiirigeli ama iska aamu
@mhajiahmed
@mhajiahmed 2 жыл бұрын
War waxaani micna ma lehee. ictiraafka wax ma ka trayaa gadhigan.
5 Fursadood Ganacsi Oo Dalka Ka Banaan.
12:48
Warsame Bade
Рет қаралды 88 М.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 36 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 4,3 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 21 МЛН
700 DOLLAR KALIYA KU BILOW 2 GANACSI - STREET FOOD BUSINESS
9:05
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 38 М.
Qaab Sir ah oo Guul lagu gaaro | Xeelada Pareto 80/20 |
11:36
OGAANSHO
Рет қаралды 186 М.
TANI SAMEY INTAAN GANACSI BILAABIN... BUSINESS TIPS AND IDEAS
30:41
GANACSI LACAGO YAR KU BILOW - STREET FOOD BUSINESS
9:07
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 26 М.
10 SHAQO MID KA DOORO  | mahdi miad
19:41
Mahdi Miad
Рет қаралды 62 М.