Alxamdulilaah MaanshaAllah Alow noo barakee oo nooga xifdi shisheeye shishiiye kalkaal gaal u adeege iyo diinlaawe Amiin🤲🏻 anigu Jigjigaan ku dhashey Hargeysaan ku korey hadan waxaan ku noolahey Galbeedka aduunka waxaanan Aaminsahey soomaali weyn oo caasimadeena koowaad!❤
@Anwaar.aadan.maxamudАй бұрын
Mashalaha adigo gabadh ah ayad wxaso aduna martay qof adag ayad ila muqata runti ana casimadi hargaysan ka so salmaya nabad ku wara walalahayga somaliyed melkstod jogtan dafaha dunida
@nour.husseiniАй бұрын
Muuqaal dhan walba ka dhamaystiran 10/10 baan siiyay❤ Waxyaabaha sida gaarka ah ii qanciyay waxaa kamid ah in muuqaalku uusan ku koobnayn kaliya dagmooyin cayiman, 4:42 warta nabadda, yaaqshiid iyo huriwaa oo ah cirifka waqooyi ee xamar iyo hodan iyo waabari ayuu muuqaalku kulmiyay, taasoo ah mid iiga duwan muuqaaladii hore ee magaalada laga diyaariyay, THANKS MAAWEEL.
@ShuhrahH.A2 ай бұрын
Mahadsanid maweel muqdisho biliceddad sida no tustay aad ban u jecalahy inan imado ilhy nabad waarta hano siyo casimadeena dalka somalia❤😊
@aminasaid70062 ай бұрын
Masha allaah kusoo dhawaaw magaladeydi moqdisho 27sano ma arkin isoo duceeya inaa sanadada soo socdo an tago
@maryammb70642 ай бұрын
🤲🏻😢❤🎉
@Caliyuusuf-rh9nw2 ай бұрын
Allh hakuukaso
@Kurbo_gaming_x77Ай бұрын
Noo imoow walal ❤
@ABDIMALIK.1Ай бұрын
Masha Allah i love muqdisho Jigjiga ayan ka so salamaya sxp maawelow❤
@IkramMaxamudАй бұрын
Jigjiga waan jeclahay from muqdisho 😊❤❤❤❤
@ABDIMALIK.1Ай бұрын
@@IkramMaxamud ❤
@Anwaar.aadan.maxamudАй бұрын
Walalahay somali galbeed inshaallah waynu gulaysan o libinta weynu gadhidona gortay aha taba from hargaysa
@habibamursal39422 ай бұрын
Waad ku mahadsantihiin qof walba oo dalkeena na tusa meelaha quruxda badan waxan idinka codsanayna nooga soo duuuba meelaha qurxoon dalkeena
@MahirHassan-oh5qk2 ай бұрын
❤️
@popular74932 ай бұрын
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴
@macaanosАй бұрын
اللهم امين يارب
@AK-ol6rmАй бұрын
اللهم احفظ
@karaayali34292 ай бұрын
Allah barakeeyo. Cadowga Allah Ka qabto
@faedsaed74612 ай бұрын
Maqsha alaah ilaahay cadawga ha ka qabto muqdisho
@Caliyuusuf-rh9nw2 ай бұрын
Aamiin yaarabbi
@mashalayepoi7621Ай бұрын
Maaweell sxb mar kale kuso dhawow casimada umada Somaliyed oo ah meel aad iyo aad lagaga jecelyahay❤🫡
Masha Allaah tabarakallaah walal Maaweel ku so dhawoow markale Muqdisho qalbi furan iyo walalo ku Jecel.muqdisho lama kala xigo Qofkasta somali ah ba iskaleh
Sxb dubaha filimkaan waad ku farayreesysatay mashallah soo gudbi quruxda dalkaaga
@AbasAqil4112 ай бұрын
My city 🌆 muqdisho
@xamiidali7615Ай бұрын
Woow Caan thday bee bro😮😮😮
@AbasAqil411Ай бұрын
@ 🤗🤗🤗
@GM-ub8qyАй бұрын
Mogadishu needs urban planning because its starting to look chaotic. I would advice the city mayor and president to hire some experienced urban engineers/architects and make a plan to make the city more livable and attractive. Building high rises without planning is not sustainable
@DhurwaaFamАй бұрын
Ma sha Allah it looks so much better than a lot of neighbhroods of Nairobi where most somalis reside. May Allah keep the peace and growth for our people can't wait till I visit again since 2014 haven't
@Anwaar.aadan.maxamudАй бұрын
Casimadi umada somaliyed qalbigan idinka salamay dadki xariirta aha e reer xamar wali ma arag lkn qalbigan kala socda iyo qulub from hargaysa
@hindaaa_aliАй бұрын
ماشاء الله جميله كالعادة ربي يديم عليهم الأمن والأمان والاستقرار يارب 🤲
@atlvtkgfАй бұрын
Wll maweeloow meel aan kaala soo xiriiro iisheeG.😢
@deeqoabdidulahi4760Ай бұрын
Masha Allah Wan ku so waregi doona muqdisho waa sababta u imaday wadanka
@Haleelofficial2 ай бұрын
Maaweel ku soo dhawoow sxb muqdisho muuq wanag❤
@b-heroofficialАй бұрын
Barakee allow xamar❤❤ from Porame waqooyi galpeeD
@MaulanaMaulanamaulana-eo5fl29 күн бұрын
Salam dari indonesia mogadisu dan rakyat nya di masa akan datang ...🎉🎉🎉🎉
@Rawdaosman-r1uАй бұрын
5Somaliya dhan allaha noo qurxiyo❤Aamiin
@sahramohamed5545Ай бұрын
Ala I miss muqdisho allow nabad nooga dhig o anagoo nabad ah nagusoo celi yaa rabii 😢❤🤲🤲🤲
@sahnim74812 ай бұрын
Somalida ma nolashaa dhibta, waxay dagaalada macno darada laysku dilayaa,Uduceeya Cidii labada dhinacba ka dhimatey.😢
@HassanAbdi-ml1un2 ай бұрын
Best video from mawel channel ❤
@wiilwaal10962 ай бұрын
Welcome back home Maaweell
@NimcanAKАй бұрын
Mansha Allah alle nabada ha usiyaadiyo jigjiga idinkaso salamayaa ❤
@SucaadMaxamuud-k6w2 ай бұрын
Casi madeydii wanaku jeclahay walahi ilcado Alle Haka ilaa liyo🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾☝️☝️☝️☝️☝️☝️🫡🫡🫡🫡🫡🫡🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💋💋💋💋💋💋💋💋💋💯💯💯💯💯🫶🫶🫶🫶🫶🫶😭😭😭😭❤❤❤❤
@Sahramohamed-f3uАй бұрын
MASHA ALAAH HABO WAXAN JECLALAHAA IN AN KU SOO DALXIISO BUURAHA SHIIKH HABA MA II AWOODAA OO MA SOO BAXAA UK AYAAN JOGAAA WAXAN AHAY HOOYO WALIGEY MANTAGIN HARGEYSA XAMAR ILAA YURUB❤❤❤
@MustaqiinYuusufАй бұрын
Muqaalkan aad buu u qurux badantahay allow noo barakee
@Mohametabdi42 ай бұрын
Waay Qurux Badantahay muqdiaho Runti Illahay Nabad Waarta Ha Siiiyo
@Abdulahimohamed-t8hАй бұрын
Waad mahadsan tahay sxb sida quruxda badan ee aad usoo bandhigtay Mugdisho
@sacdiyaabdulla9478Ай бұрын
Oh my God so beautiful #MUQDISHO SOMALI ❤❤❤❤🎉🎉🎉
@hawaosman5454Ай бұрын
Masha allh muqdishu allh ha dhowro ❤❤❤ thanks walalkey maawel
Beautiful I grow up there but Never been there since 2003 🇺🇸
@abdomayeАй бұрын
Masha Allah walal waa ku mahadsan tahay
@abdiaziz1805Ай бұрын
Welcome to mugdisho copitaL of somalia❤
@fe84452 ай бұрын
Two thousan twenty one=Laba kun kow & labaatan. Maashaa Allah Maaweel.❤
@harigleАй бұрын
Muqdisho Magaalo is dhiibaysa mahan lakin waxaysan helin dadkii u hagarbixi lahaa dhanka Dowladnimada lakin shacabku isagu kaalintii horomarinta waa kasoo baxay
@zashachannel2 ай бұрын
M.a wll keep going dalkeena ilaahey hanoo hor mariyo kuna soo dhawaaw mar labaad muuqbilan🇸🇴🫶
@Maxamedyare452 ай бұрын
Masha allah❤❤
@Nasrin854Ай бұрын
Masha Allah allow nabada no siyaadi ❤
@mystery-d4n2 ай бұрын
M. A I didn't expect this wlh muqbilan 1day I will visit❤ peace always
@MuxudiinYusuf-ws2liАй бұрын
Mogadishu Thanks Somalia 🇸🇴
@SahraMuktarАй бұрын
Maansha Allah Allsh noo siyaadiyo❤❤❤❤
@MohamedDacad-n7nАй бұрын
Maweel bro video kale kasemeey moqdisho cadey❤✌️
@ashajimale68882 ай бұрын
Wsc Mansha ALLAH runti wax fiican baad sameysay vlog ga aad Mugadishu ka soo duubtay,waa ciyaal Xamar oo leh soo dhowoow Thanks ❤️🇸🇴❤️❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
@Bilkayr-i9w2 ай бұрын
Ameen yarab
@sooyaanherbal2 ай бұрын
Masha, Allah shukran, جزاكم الله الجنة
@filsancadeyinahooyo8978Ай бұрын
Maasha alll dhulkegii qurux
@looxmooyo92532 ай бұрын
Masha Allah 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 Allah daayo soomalia , Somaliland Allah fahansiiyo inee kamid tahay somalia , kagu itaankoodana inoo yahay wax kamajiraan