Guryo iib ah - Mogadishu (Liido)

  Рет қаралды 65,466

Jimcaale Deals

Jimcaale Deals

Күн бұрын

Пікірлер: 220
@jimcaaledeals
@jimcaaledeals 3 ай бұрын
Waxaan ku haminaynaa in aan dhisno 100k (Subscribers) oo ah bulsho xiiseysa arimaha Real estate-ka, Fadlan nala rumee riyadaas oo subscribe noo dheh Channel-ka saaxibadaa xiiseeyana la wadaag. Hadda waxaa nahay 29.3K Subscribers.
@walalhamuudi
@walalhamuudi 3 ай бұрын
8
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 ай бұрын
Guri Ku yaalo Meel aan sharci iyo Kala dambeyn lahayn bulaacado iyo Qashin hareeraha ka yaalaan tayadaasa dhismaaha iyo Dhulka uu Ku fadiyo aad u yaryahay Soomaaliya oo Faqri ah shaqo la hayn Ku yaalo Qiimahaas waa iska hadal
@clraxmaanzaadiq
@clraxmaanzaadiq 3 ай бұрын
Ilaahay muqdisho amni haka dhigo .😢 Dadka reer muqdisho waa dad samir badan iyadoo magaaladu qarxayso ayay hadana dhisayaan oo aanay isdhiibayn .
@SomaliLand-p7t
@SomaliLand-p7t 3 ай бұрын
Amiin yaarabi amiin inshaalaah
@abrahman129
@abrahman129 3 ай бұрын
😂😂😂
@jamaalaxmed-eo6yt
@jamaalaxmed-eo6yt 3 ай бұрын
Nus boos $300,000 ah Woooooooooooooow. Somalia waa waalatay walaahi. Eeboow dadka iimaanka gali InshaAllah
@fayecooking
@fayecooking 3 ай бұрын
😂😂😂
@mohamedadowadan325
@mohamedadowadan325 3 ай бұрын
30.000$ armuu ula jeedaa
@suadaabdirahman7499
@suadaabdirahman7499 3 ай бұрын
Aamiin
@fayecooking
@fayecooking 3 ай бұрын
@@mohamedadowadan325 🤣🤣🤣
@EngabdallaNidamiye
@EngabdallaNidamiye 3 ай бұрын
Is not big mater nus boos ku iibso 120k Kuna dhiso 120k g plus one ah total 240k only 60k dheeraad kugu ah
@mohamedmuuse444
@mohamedmuuse444 3 ай бұрын
Mahad sanid sxb lakiin anigu waxaan la yaa ba nahay. Somali dena . Guri u qalma 70 ama 60 kun. Ayaa lagu lee yayay. 300 oo kun o dollar. Waxaad soo firi saa. Gur yahy laga dhi saayo Ruwaanda qurux da badan. 40 kun o dollar 16000 kun o dollar baa ugu yar. 300 oo kun o dollar intaan ka bixi naaayo gur yahaas. Maan hotel ku dhiso lacagtaas. Waa lays dha cayaa
@Jinkax-u9r
@Jinkax-u9r 3 ай бұрын
Waxaa qaaliyeynaayo ma ahan dhisada guriga waa dhulka xamar dhulka africa ugu qaalisan waaye saas hadii aad u ogeen la soco
@GF-fk4is
@GF-fk4is 3 ай бұрын
​@@Jinkax-u9r😂 50000$ xitaa man sisten waxab ha noo macaneen
@Rayan2026kk
@Rayan2026kk 3 ай бұрын
walhi bilahi waa yabay war 300k new york miyaan jognaa waa 90k ama 100k haday kor u boodo bal fiiri xataa alaab laguma gadayo away fridge away ac gii way loundry gii war ilahay kabaqa
@mohamedmuuse444
@mohamedmuuse444 3 ай бұрын
@@Rayan2026kk . Dad ka ayeey dha cayaan abaayo. Gur ya ha rwanda la ga dhi sa yo daa wo. Somali ayaa dhi see sa..waa gur yo quruxsan. Qiimo wanag san Mac quul ah.. xaga na waxaa lagu lee yahay. 300 kun oo dollar 150 kun o dollar. Bangi yada somalia iyo kuwa parlamaanka ku jira ayaa inta ay lacag isku dar sa deen. Raba in ay uma da ay dha caan. Sweden ayaan ku ga dan karaa. Guri 3 qol ah. 2 meljen ama 3 melyen. Ana gee rabaan in ay nawaa laan..lacag ta aya shee ga yaan. 6 guri ayey igooy saa. Wadankii ..jimcaale deals. Program kii sa wuu wanag san yahay..lakiin dad ka qii ma ha wataa waa dad an ilahay ka baqeen
@shlmhd7386
@shlmhd7386 3 ай бұрын
​@@mohamedmuuse444asc walaal dadkan ganacsati mahan wa dhiig miirato wadan aan diwlad laheyn shaqo laheyn o amni aheyn sidee 300 kun guri logu gadayaa lacavta ma geede ka baxdaa gurub iyo marekanka gyryo ka fican looga helaa
@abdifatahabdulqadir2559
@abdifatahabdulqadir2559 3 ай бұрын
Waxa wadankena ka socda hormar lama dhihi karro ee waaa cancer ummada ku faafayya bal wadan gofka ku shageeya wax ka yar $ 200 dollar bishii sidee ayuu ku awoodi karraa kiro $1500 ah ama guri iibkisa yahay $300,000 kun oo dollar walahi waxaani waa waali ah iyo isla weynin aan heerkiisa la gaarin London ayaa lagu kireeyaa $1500 meel amni iyo horumar kajirto ah oo gofka shageeya heli kara $2800 iyo ka badan fiiriya guryaha wadanka rwanda iyo tanzania 20 mar ka qurxoon ka weynin badan lagu kala iibsanayaa lacag under 200k
@barwaqoshorts2338
@barwaqoshorts2338 3 ай бұрын
Waa midan layabay dadki xagee lacagta kakenayan
@FadumaAbdullahi-j9s
@FadumaAbdullahi-j9s 3 ай бұрын
ASC jimcaale Guriga Waa Qurux badan yahay 👍💯La Kiin WAA Qali 👍👍👍👍
@lagendarygamer349
@lagendarygamer349 3 ай бұрын
Masha allah ilaahoow Khawaarij naga qabo oo dhulka lagooy aamiin yarabi 😢
@IsmaciiCaliBarow
@IsmaciiCaliBarow 3 ай бұрын
Inshaalaha😢
@abduldirie8867
@abduldirie8867 3 ай бұрын
Tuug basaaa gadankara
@jaabirOficial
@jaabirOficial 3 ай бұрын
😂
@sky_1003
@sky_1003 3 ай бұрын
It's good progress however why is it always expensive? There are many people who want to return to the country but these crazy prices are keeping away people. There should be projects for low income families
@dudef6438
@dudef6438 3 ай бұрын
Jiir haan ku waynaaday baan maqlijiray kuwaan meeshee hooyadood kudhashay bay joogaan aduunka waxa kajira ma oga lacag un bay maq leen guri xunoo yaraan iyo kulaylkii kabatay bay 300000 oo kun kulee yinhiin war aduunka soo arka waxa kajira wadankii waad kuxaarteen
@sky_1003
@sky_1003 3 ай бұрын
@@dudef6438 Guryo wadamo amaan oo si ka fiican loo dhiisay ayaa ka raqiisan.somalia still amaankeeda wili ma leysku halen karo lkn waa qaali.
@westy937
@westy937 3 ай бұрын
​@@sky_1003way ka badbadiyeen sidoo kale guryaha waxaa qaali ka dhiga qalabka guriga oo idil waa la soo dhoofiyaa taas baa kenysa iyo bogacada huriga oo qaali ah iyaduna
@Mirhan777
@Mirhan777 3 ай бұрын
​@@westy937 kwrrn iyadoo intaas jirto baa mooda somalida in dhulka lgu ciririyey nafis maleh o paking maleh o garoon maleh o beer maleh waa konteenaro 20 milyan weeye soomalidu qoys ksta 3km o dhulka somaliya ba kuso aadamaya lkn 3km by 20 milyan isku so ururiyeen 😂
@westy937
@westy937 3 ай бұрын
@@Mirhan777 may saa ma ahan sxp horta intaàd sheegtay dawlad baa shaqo ku leh beeraha laamiyada garoonka . Lkin waxan shacab baa dhsitay sidoo kale bogcadaha ama dhulku waa qaali tusale maglada bosaso 20/10 waa 20,000 dollar muqdisho way ka qaali santhay . Waxa loo bahnyhay si intaas loo helo dhulku inuu usoo laabto dawldda lacgtana ay yaryso oo 1000 dollar oo cashura ku siiso cidda dhisnysa dhul oo shacbka laga qaado dhulkay qabsdeen 1991 kadip. Lkin nasiib darro ma awooddo intaas.
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 3 ай бұрын
Aad buu u quruxbadan mansha Allh, lakiin waa yara ciriiri 😁😁
@bongasasa3895
@bongasasa3895 3 ай бұрын
Very expensive for a city where safety is a big issue!
@artenwarsame6991
@artenwarsame6991 3 ай бұрын
💯
@samiya31
@samiya31 Ай бұрын
xeebta liido ma qurxisan sida calamka oo kle wllh qrux be noqon 😢
@AbdifatahAden-qj9tb
@AbdifatahAden-qj9tb 3 ай бұрын
Nobody is buying this too expensive I can build a house less than that. Nobody is working in Somalia and they want to sell that to the Americans and the people in the western world. I have my land and it's going to cost me less to build a house.
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 3 ай бұрын
$300k You can get a mansion in texas state 🇺🇸 😂😂😂.
@monka9102
@monka9102 3 ай бұрын
Wlhi been maha
@adancadays6622
@adancadays6622 3 ай бұрын
Waw!! Masha allah. Muqdisho isbadal baa kamuuqdo❤
@MohamedJama-bl6eb
@MohamedJama-bl6eb 3 ай бұрын
WAA QAALI ……!!!! U NAXARIISTA :- DAD-KA … IYO DALKA Shaqo Wanaagsan Mahad’sanidin ✅
@AyanYousuf-s1d
@AyanYousuf-s1d 2 ай бұрын
Beautiful homes Masha Allah continue with good work continue within guys are doing for our country god bless
@wararkasomalia
@wararkasomalia 3 ай бұрын
Waa lacag badan qiimaha uu joogo qiimaha guryaha lagu kala iibsado ee Somalia wax uu ku saleeysan yahay ma jirto ama duur haku yaalo ama magaalo haku yaalo waa isku mid waa lacag eeynan u qalmin waayo guri qiimahiisa waxaa lagu jaan gooya qofka shaqaalaha ah lacagta uu sanadkii soo gasho duul aan Somali aheeyn ayaad guryaha u dhiseeysaan ayaan filaa balse maadama aanan taaban karin daawashada Iyo indhaha aad ayee ugu roon yihiin muqaalo cajib ah keep going son!
@muuday6093
@muuday6093 3 ай бұрын
Masha Allah waa guryo aad u qurux badan xaafad fiicana kuyala adna waad mahad santahay sida asd mar walba usoo tabisid waxyabaha bulshada ubaahantahay
@adannur4755
@adannur4755 3 ай бұрын
Qiima qaali ah lkn waa guriga aad iyo aad oo qurux bdny onaa dhow xeebta liido masha allah
@abdirahmannoor5928
@abdirahmannoor5928 3 ай бұрын
Rubac boos Qolalka waa Laba mitir Jikada 2 qof mawada geli karaan Fadhiga waa fadhiyadii 1970 Bakinka Bajaj kaliya ayaa loogu Tala galay Waxaad ba moodaa ingenerka dhisay inuu xabsiyada dhisi jiray Luuqa dambe waa khatar dadka buurbuuran iney ku qataarmaan Intaa waxaa sii dheer sifiican looma dhisin oo waxaad moodaa in ay maxaabiis lagu shaqeynaye guriga dhiseen naqshada guriga waa 1970kii Qiimaha ayaaba cajiib ah 300k Waa yaab iyo ama kaak Maxuma inaad wax qaali iibisa lkn wax qeyma leh dhisa Soomaaliya dhulkii waa uu banaan yahay mexey dadku neefta isugu dhejinayaan
@qabdulkadir8505
@qabdulkadir8505 Ай бұрын
Walahi xaaram waaye Alle kama ey cabsan ganacsatada saan qiimaha yeeshay. Dadka waxeey u baahan yihiin inee iska bixiyaan kirada biilka guriga ilmaha wax barashadooda dal ha joogaan ama dad dibada ka imaday ha ahaadaan ma awoodi karaan waxaani waa waali. Dowlada waa iney naga qabataaa dadka caasimada sicir bararka ku haya. Subxaanallah
@samiya31
@samiya31 Ай бұрын
wa iska yaryarene umaleya lacagta
@KiritikaMohan
@KiritikaMohan 3 ай бұрын
Doing a good job for your community 👏 keep it going, and we behind you, by the way my I'm Priya
@Shinaar121
@Shinaar121 3 ай бұрын
Guriga aad buu u yarhay wlhi beero malagu beran karo jikada waa yariis teeda kale guriga daaqadihiisa zaid bey u yarhihiin asiga dhan waa ha yaacdo qaabka loo dhisay wlhi 300k iska dhaafe 50k uma qalmo runtii intaa fiirsanayi cariiri aan dareemayi wlhi
@sahruja5777
@sahruja5777 3 ай бұрын
Maasha Allah ❤
@soomaaltv2282
@soomaaltv2282 3 ай бұрын
Get rich quickly scam waaye sxb , with no safety . It’s too close to each other , no privacy . Very very expensive .
@oreymediaoreymedia7410
@oreymediaoreymedia7410 3 ай бұрын
Wow 👌 masha alah xamar uma baahna maalgalin caalami iyo in lootuugsado waxaan nahay somali waxaan nahay dad shaqo wadamo kalan dhisnay ma.casimadeena dhisan weyne oo quruxsan weyne
@fe8445
@fe8445 3 ай бұрын
Maashaa Allah. Maxaa dalkeenu qurux badan yahay.❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@moa.9902
@moa.9902 Ай бұрын
Villo waa kilmad Af-talyaani ah, macne ahaan-na waa ka duwan tahay muuqa guri ksta oo ka mid ah guryan isku-boloogga ah. Villa waa gdhisme weyn oo ka kooban dhismeyaal guryo ah, oo waawyn, cabbir ahaanna ku farisan kara illaa iyo boqolaal miter labo jibbaran, oo ay u sii dheer tahay beero hareeraha ka xiga.
@HERO-fo9fn
@HERO-fo9fn 3 ай бұрын
300K iyo saan isma lahan awoowe
@FatmaAli-s2z
@FatmaAli-s2z 2 ай бұрын
Amerika ka raqisan u sheg 😮
@somalimohamed3417
@somalimohamed3417 3 ай бұрын
Somali lee ugu imaw. Qiimo tugunimo. Dhax ka dhis kulaha. Cumar calool ceyne ma mari kara jiiradaas. Caja,ib
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 3 ай бұрын
Ilaaahay nabad haydin siiyo aamiin❤
@rahiimali6136
@rahiimali6136 2 ай бұрын
I would love to vocation here when Minnesota gets cold
@ramadanfarah5415
@ramadanfarah5415 3 ай бұрын
Qaabka aad u duubtay waa the best
@MohamedJama-bl6eb
@MohamedJama-bl6eb 3 ай бұрын
Dhismayaha.ماشاءالله LAAKIIN WAA QAALI . Oo SICIR BARAR WEYE .. EE JOOJIYA Dhismayaasha Qaaliga Ah … please ! IYO KIRADA Qaaliga Ah ..! Please ..!
@hmh3620
@hmh3620 3 ай бұрын
Meesha uu gurigu ku yaallo ayaa qaali ah,laakiin gurigu waa qaali
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 3 ай бұрын
Maasha alaah maasha Alaah Barakee alow xamar aamiin
@Kihkjc
@Kihkjc 3 ай бұрын
Mashaa Allah ilahay nabada hano siyadiyo
@saacidabdikadirhassan768
@saacidabdikadirhassan768 3 ай бұрын
Masha Allah bro Legend atahy ee Guryaha darusalam ku laapo warbixin full eh noga so diyarih sida qeybaha ey ukala baxan io xogo dheerad ah
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 3 ай бұрын
Jaziira Ka shidan daarusaalm waalaga xiiso dhacay
@hibomuse234
@hibomuse234 2 ай бұрын
Bènlow jazira afar guri waaye hal.block waaye meesha daarusalaam.ay tahay mahaalo xamar ka wayn oo kun nlock eh iyo wax walbo oo lagu dalciiso ay leedahay ee kac ku soo dalxiis daarisalaam❤❤❤❤.city masha Allaha ​@@mahdimohamed7056
@hibomuse234
@hibomuse234 2 ай бұрын
Daarusalaam ❤❤❤❤ waa magaalo meesha jazira afar guri oo qalalan tahay
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 2 ай бұрын
@@hibomuse234 daarusaalm iyo warshadaha duur weyn udhaxeeyo oo deegaan gaarin lkn jaziiro iyo madiino wey isku furanyihin mida kle jaziiro waa xeeb hadee dhismee daarusaalm waa leysku fahmay Goofleyda abgaaleyda ahaa xanaaqeen ya rabo hada oo meshas gadanaayo
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 3 ай бұрын
$300k I can buy a nice house in southern states of 🇺🇸 Somalia yaa iga celinaayo USC iyo dilkooda iyo dhacooda
@DoPeMaN60
@DoPeMaN60 3 ай бұрын
Lol
@drabdimajidahmed3820
@drabdimajidahmed3820 3 ай бұрын
Markaadan Somali ahayn aadna cuqdad qabto waa iska sidaas
@joemac1293
@joemac1293 3 ай бұрын
Laangaab darood aa tahay, ya kuu bahan? Lol
@NadirYusuf-ym4po
@NadirYusuf-ym4po 3 ай бұрын
Thanks brother
@YoungShakur1989
@YoungShakur1989 3 ай бұрын
Guryahan waxa ee aheyd in aan laga badin $50.000, $300.000 waa waali wax kale sheega.
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 3 ай бұрын
Guryahaan minkii lacag soo dhaco kaliyaa iibsan kara
@jah6216
@jah6216 3 ай бұрын
markoodii hore ,yaa laga soo dhacay?
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 3 ай бұрын
Mahadsanid waa guryo fiican.
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io 2 ай бұрын
REAL STATE HALOO NAXARIIDTO MASAAKIINTA AAN AWOODIN QIIMAHA WAA QAALI
@maxamedcader4615
@maxamedcader4615 3 ай бұрын
Guriga xitaa meed lakuma dhaqi karo Naqaska aa iku dhagaybo intan firsananyey
@kamalgiftin1448
@kamalgiftin1448 3 ай бұрын
Af'soomaaligaada ayaa aad u liita
@ahmedbarow9300
@ahmedbarow9300 3 ай бұрын
Wad ku mahadsantahay inaad wuruxda magalada inoo soo bandhigtay koley markasta waa fa’ido ruxii iibsada ama kiresta ama bilic ahaan u dawada oo ku raxesta thanks
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 3 ай бұрын
Masha alllah xamar❤
@sahnunhassan101
@sahnunhassan101 2 ай бұрын
Gurigaas cariiriga ah oo hal dhir xitaa aan laheyn uma qalmo 300 iyo wax u dhow
@adannur4755
@adannur4755 3 ай бұрын
Wowow what's beautiful house amazing walahi
@abdirahmankeisal9939
@abdirahmankeisal9939 3 ай бұрын
Qaabka gudaha guryaha u dhisan yihiin, waan ku wareeray anigu. Laamiga ma yahay, mid awooda in uu iska caabbiyo biyaha roobka, ama ma leeyahay meel ay maraan biyaha bulaacadaha ah.
@sadiiqmuqtaar8569
@sadiiqmuqtaar8569 3 ай бұрын
Masha Allah
@mohamedhashi2941
@mohamedhashi2941 3 ай бұрын
Qofkii waxaan iibsada waa doqon lacagta qiimaheedana aan aqoon. Waa waxay guryaha bahdilan misana la leeyahay hada la dhisay. 50 000 dollar bay uqalmaan
@xilkasxilka932
@xilkasxilka932 3 ай бұрын
Ku noqdaa wllo waa qali said ah😂
@Tea4ever-o8h
@Tea4ever-o8h Ай бұрын
Too expensive omg 😳
@sahramohamed3655
@sahramohamed3655 3 ай бұрын
Maashaalaah
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 3 ай бұрын
Al baabada banaanka xiga waa kuwo jilcan
@munahussein9687
@munahussein9687 3 ай бұрын
❤❤❤masha Allah
@amorthentiae
@amorthentiae 3 ай бұрын
massallah
@UmuAsma-s4g
@UmuAsma-s4g 3 ай бұрын
Maasha allaah
@unknownchick31
@unknownchick31 3 ай бұрын
Uma qalmo qiimahaas guriga waa cariiri😀
@abukardahir2901
@abukardahir2901 3 ай бұрын
Muuqaalkaan waa kan kaliya ee aan ilaa dhamaadka daawaday, waana ku faraxsanahay, sababta yaa ii sheegi kara?
@msalah67ms
@msalah67ms 3 ай бұрын
qofkan hadlaya ee waxa uu ku hadkayo ama afka uu ku hadlayo , anigu waan garan waayey, si laguu af garto ,ku hadal af-soomaali hufan ama af kale eese jacbur ka aad ku hadlayso naga daa..
@lubex3486
@lubex3486 3 ай бұрын
dhegahaaga iyo maskaxdaada waxbaa ka qaldan,
@Adamkuku-u1f
@Adamkuku-u1f 3 ай бұрын
Qiimaha lacagta somaalida mayaqaanaan.
@momindekk1
@momindekk1 3 ай бұрын
$300k waa waali
@RamadanMarket-ml1fk
@RamadanMarket-ml1fk 3 ай бұрын
10x20 oo 300k la iibinayo Xamar jib waaye wlh😂
@amin4069
@amin4069 3 ай бұрын
hhhhhhhh 300k wtf
@Arabduur
@Arabduur 3 ай бұрын
300k oo hadhaw lagaa kicinayo😂weeye
@FY-Editzz
@FY-Editzz 3 ай бұрын
CAASIMAD WAAYE REER TUULO SIDAAS ULA SOCDA.
@jakoj9220
@jakoj9220 3 ай бұрын
Somalia Ma heystaan suuqa aduunka la socda . Qof kasta waxa u raba ayu ku iibinayaa.
@alifarah5108
@alifarah5108 3 ай бұрын
Qalii waye walahi
@alkhayratmedia5956
@alkhayratmedia5956 3 ай бұрын
Waxaas oo kale mar danbe umadda ha horkeenin 300k. Guri aan xitaa amaankiisa cid damaanad qaadi kartaa jirin isku xishood umadda ka dhaaf ciyaarta
@SaSa-vh5fo
@SaSa-vh5fo 3 ай бұрын
Lacagta iyo guriga isma laha jikada sidaas ah
@abdihameidhusseinsayid4250
@abdihameidhusseinsayid4250 3 ай бұрын
Misinka waar kuwani waa ........! 300,000 😂😂😂😂😂😂😂
@Ayuub-d1l
@Ayuub-d1l 3 ай бұрын
ma waalantahay walaal 300k kullaha 🤣
@TheDeerows
@TheDeerows 2 ай бұрын
$300k iyo meel aan shaqo iyo amnigeeda kaamil eheed waa dhac iyo boob.. wa guri qolalkiisa aad uyaryahay..walba meel baaxad weyn oo garden weyn leyahay oo ku xiran, swimming pool, jacuzzi, Gym, cinema room. Laga yaabee inaan ka bixin lagaa. Lakin mudul iyo 300k reer miiga xitaa kama yeelo .. qoloyinkan NGO yada haloo geeyo ayaga gadanayo 😅😅
@AbdifatahAden-qj9tb
@AbdifatahAden-qj9tb 3 ай бұрын
Good luck selling those houses
@Football-fans327
@Football-fans327 2 ай бұрын
M.a
@msamal9952
@msamal9952 3 ай бұрын
boos ayaa ku gatay 20x20 ah15 kun then waxan ku dhistay 60 kun oo ka wayn ,,dadka ma indhahaad ka ciidaynaysaan cajaa'ib 300 kun kulahaa
@lycalyca647
@lycalyca647 3 ай бұрын
qofkii gataa waa tuug hala baaro
@Samawade25
@Samawade25 3 ай бұрын
Arintan dib haloogu noqdo $300 kun London iyo Minneapolis ayaan guri looga heli karaa, quality ga dhismaha uma qalmo intaas ee wuxuu uqalmaa $60 kun Ragga dhisay waxaan leeyahay saas macaash looma raadiyo
@zarakikenp
@zarakikenp 3 ай бұрын
60k booskaba majoga may be $200k
@AbshirFarah-v3c
@AbshirFarah-v3c 3 ай бұрын
Geedo ama dhireen haloosameeyo xaafadaha cusub , dhulkeeno waa wadan kulul ee dhirta beera please
@YasirHaisracdo
@YasirHaisracdo 3 ай бұрын
Mashallah
@EngNaardiid
@EngNaardiid 3 ай бұрын
100k 15 boos oo deyniile ku yaalo eey ii goysaa
@LightningFx-fv8ji
@LightningFx-fv8ji 3 ай бұрын
Khab daro wax udhisteen waa maxay gur yahan isa saaran somalia daris madhoraan haweyn kii qaylidoda walahi lacag la`aan kumaqadan guriyahan 10 Guryoot oo wasic ah ayad ka dhigi laheedeen
@Fatima-bt5pt
@Fatima-bt5pt 3 ай бұрын
20*20 wax ka yar? Ciriir!
@GF-fk4is
@GF-fk4is 3 ай бұрын
😂😂😂😂 300kun$ ha moodin inaan sii jeedno wan soo jeednaa Dadka siijeda ugu sheke 7 guri bay lacagtaasi dhistaa oo bangalo ah
@beryalex1798
@beryalex1798 3 ай бұрын
waxaa lala hadlaayo waa dadka soojeeda hhh
@GF-fk4is
@GF-fk4is 3 ай бұрын
@@beryalex1798 dadka soo jeeda Haku yacaan gurigaa qiimaha jaban Ee 300000$ 🤣🤣🤣
@abdirahmannoor5928
@abdirahmannoor5928 3 ай бұрын
Malaha midka naqshadeeyay xabsiyada ayuu dhisi jiray Waa iska sidan marka aad rabta inaad halmaalin ku taajirta
@MohammadgimingFCmobaile
@MohammadgimingFCmobaile 3 ай бұрын
❤❤❤🎉🎉🎉
@JamaaleAli
@JamaaleAli 3 ай бұрын
Walaal waa dadaashen aad, lakiin kharashka , beec ama kiro, waa badan yahay..
@HERO-fo9fn
@HERO-fo9fn 3 ай бұрын
90K ilaa 100k macquul waye guryahan lkn intaa ka bdn waali waye
@hawaadoahmed635
@hawaadoahmed635 3 ай бұрын
Inwadanka laga qaxo qayb ayaa katihiin 300 kun miyaa nusboos kabixinaa maan imaaradka kagato oo amni leh
@drabdimajidahmed3820
@drabdimajidahmed3820 3 ай бұрын
Warkaan ku laabasho waaye waana waali price aad sheegteen mindhaa tuugta xoolaha umadda dhacdaa idinka gadan doonta nus boosyadaan
@Saafilife
@Saafilife 3 ай бұрын
Aqaas baa lagu iri madax filfil
@xuseenali-qp7oy
@xuseenali-qp7oy 3 ай бұрын
London kama joogaan qiinahaas
@AhmedBulshawi
@AhmedBulshawi 3 ай бұрын
Zxb puntland jooga garawe muqdisho wan jeclhy wlhi iyo inaan dego lakiin lama aamini karo hawiye wlhi 😂😂
@Kaiser506
@Kaiser506 3 ай бұрын
Max value should be under 30k. Redicilous price. Waxaa Nasiib daro dadkeena ma garanayaan wax la yiraahdo value for money!!
@dudef6438
@dudef6438 3 ай бұрын
Jiir haan ku waynaaday baan maqlijiray kuwaan meeshee hooyadood kudhashay bay joogaan aduunka waxa kajira ma oga lacag un bay maq leen guri xunoo yaraan iyo kulaylkii kabatay bay 300000 oo kun kulee yinhiin war aduunka soo Arka xoolayahoy
@khadijamohamed4237
@khadijamohamed4237 3 ай бұрын
Maa ficino aa guri kuma hayisid
@AbdiweliAhmed15
@AbdiweliAhmed15 3 ай бұрын
Waa raqiis marka rairobi loo fiiriyo
@AbuBokor-yj5kf
@AbuBokor-yj5kf 3 ай бұрын
Wale Tanjirka wax so tur he
@aliabdalla1623
@aliabdalla1623 2 ай бұрын
ADEER GURYO DADKA DABAQADA DHEXE EYGADAN KARAAAN SANEEYA. GURYAHA. WAXAA LOOGU FALOGALAY DADGOONI AH. ASC WAR
Apartments Iib ah | Mogadishu
18:08
Jimcaale Deals
Рет қаралды 34 М.
Guryosamo - Xaafada Casriga ah ee Sabo Wanaag ee magaalada Garowe
19:40
Почему Катар богатый? #shorts
0:45
Послезавтра
Рет қаралды 2 МЛН
#behindthescenes @CrissaJackson
0:11
Happy Kelli
Рет қаралды 27 МЛН
진짜✅ 아님 가짜❌???
0:21
승비니 Seungbini
Рет қаралды 10 МЛН
guryaha cusub ee Somalia  muqdisho DEC 2024
29:31
Abdulkhadir Mohamed Osman Salah
Рет қаралды 10 М.
Sahal Abdulle - Lo'jire ku nool bartamaha caasimadda Muqdisho
1:12:13
Halkaan waa Muqdisho.
10:27
Jimcaale Deals
Рет қаралды 16 М.
Aragsan Village Hargeisa
16:01
Sultan_bulshaawi
Рет қаралды 53 М.
Dhismayaal casri ah iyo hargeysa
13:49
Arch Geelle
Рет қаралды 23 М.
Почему Катар богатый? #shorts
0:45
Послезавтра
Рет қаралды 2 МЛН