GARAAD MUKHTAAR: "Colaada Laascaanood, Martiqaadkii Jabuuti, Xiriirka Dowladda Dhexe&ssc Khaatumo"

  Рет қаралды 32,131

Abdijaliil Show

Abdijaliil Show

Ай бұрын

GARAAD MUKHTAAR: "Colaada Laascaanood, Martiqaadkii Jabuuti, Xiriirka Dowladda Dhexe&ssc Khaatumo"
©copyrighted material Used.
~Possible Copyright strike.
Digniin,Muuqaalkan waxaa ku xiran Copyright,waxaana suurtagal ah in Strike lagu saaro haddii aad la dagto amar la,aan.
Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
~A freelance African Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
Who I am:
~Former Producer at BBC News
~STN TV Head of Programs.
~Horn Cable TV cameraman
BACKGROUND:
~Mult-Skilled Journalist
~Video Editor
~Photographer+Videographer
~Storyteller
~Camera Operator
WHAT I DO:
🌍 Event video and photography
📰 News and Documentaries:
🎬 Entertainment:
🎙️ Interviews:
📺 Subscribe and Join the Community:
By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
Stay connected beyond KZbin!
~abdijalilosman@gmail.com
+447368981541
#subscribe
#share
#like
#comments

Пікірлер: 301
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw Ай бұрын
GARAADADA DHULBAHANTE,❤ waa ka duwan yihiin isimada kale ee soomaliyeed.... waa siyaasiyiin dhaqameed hadaf fog leh
@hallad598
@hallad598 Ай бұрын
Siday u badan yihiinna waa aqoonyahanno jaamacado ka baxay.
@FowsiyaAbdulla-pv3jn
@FowsiyaAbdulla-pv3jn Ай бұрын
Waa raag wax bartey
@Gmaaad
@Gmaaad Ай бұрын
Garadada dhulbahanta waa dad jamici ah marka lama mid ah oday dhaqmeed aan waxbaran mida kale dhaqale xitaa inee haystaan baa filaya marka oday dhaqameed raba inuu xaja laga inuu kabariiseeyo lama mid noqon karaan garadada dhulbahanta hhhhhhhhhh
@highflyer215
@highflyer215 Ай бұрын
Good job brother, abdijlil I wait for your programmes these days
@maxamuudaxmed4601
@maxamuudaxmed4601 Ай бұрын
garad ilahay haku axfido waa garad wax bartay cilmiga iyo madigaba
@fahima6186
@fahima6186 Ай бұрын
Absolutely 💯👍🏼 baryo waa dhamaatay sidaad casharka ugu dhigi jirteen snm iyo tuugta kaleba ugu dhiga garaad INSHA ALLAH 👍🏼✅✅🙌🏼❤️
@qaranyuusufcaliburmad8696
@qaranyuusufcaliburmad8696 Ай бұрын
Wareysi Qiimo leh ❤ Wll Abdijaliil adigana waan ku salaamay ❤
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 Ай бұрын
Garaadkan not only garaad waa Aqoonyahan waana Siyaasi culus nugu salan salan sare.
@MFarahification
@MFarahification Ай бұрын
Aqoon yahan 😂😂😂😂
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 Ай бұрын
Wariye soobaxay Abdijaliil Show waa very standard Barnaamijkiisa keep going Adeerow.
@mohamedjama4131
@mohamedjama4131 Ай бұрын
What a interview! Thank you abdijaliil💯
@Yussufhersi1
@Yussufhersi1 Ай бұрын
Quality 4k video plus great interview keep them coming bro
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Ай бұрын
Garaad Mukhtaar G.Cali Buraale waa aqoon yahan siyaasi aragti dheer cidna aan kla gaban hadalkiisa kumana gefo cidna❤❤❤❤❤❤❤kugu maalay garaad.❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
Good job garad mukhtar
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 Ай бұрын
Masha 🤲 Garaad Muqtar Garaad Cali. Waa nin kii xabada gacata ku qabray oo ay cadowgu ka naxeen.
@MashaAlllahAlhamdullilah
@MashaAlllahAlhamdullilah Ай бұрын
😂😂😂😂
@abshir1974
@abshir1974 Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@HassanBasri725
@HassanBasri725 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re Ай бұрын
May waki qaxa idin baray oo cadawku ku farxeen😂😂
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 Ай бұрын
@@SuhaybCabdi-ku3re Qiyaali iyo beeta idoor riyoole waa kii soo afjaray. 380 SNM ayuu soo qabqabtay maydad kiinii na oo soo qabqabtay 💪🇸🇴🤣🤣🤣
@pharah01
@pharah01 Ай бұрын
Please garaad jaamac keen. Oo noqonaya waraysigii ugu horeeeyey uu bixiyo dhawaantan.
@CabdiaxmaamSaleban
@CabdiaxmaamSaleban Ай бұрын
Dadkan Commentiga soo Qoray Badankooda Ma Idoor Baa Toloow. Hada Xaga Garaadada Lagama Maro SSC-KHATUMO. Sida Isimada Idoorka Kuwayagu Maaha Waa Sacred. Qofta Wax Ka Sheega Isimada SSC-KHATUMO Bartuu Joogaa Loogu Imanayaa. Keep Going Xurmadle Garaad Mukhtaar Allah Yaa Cisak. Good Job I have done alot for the People of SSC-KHATUMO Alle Ha Idin Sharfo Adiga Iyo Dhammaan 13 Ka Isim Ee Kale.
@FitZen7
@FitZen7 Ай бұрын
Bal waaye Garaadkina iyo sheekina waxa waydiisa dagaalkana xqba kji kj dhintana shahiiid ma yay. Haddii haa ku dhaho, Waxaad dhahda Haddaa maxa Garaadadu caruuurtiin u jooogaan Europe iuo US Adima laascanood xabada lagugu Dhigayaaa😔😔😔😔😔 2024 Asaagiiina Horumaray ayay gaadheem adna Qori ayaa lagu dhiiiibay. Goorma Qayrka la Tartami Doontaa😢😢
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 Ай бұрын
​@@FitZen7qoriga jujiraa xalkyagu. Horumarka aad sheegysid adiga kuu daynay kkkkk.
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni Ай бұрын
😂Haa garadada daaya wlhi kabaahaa gacmaha la inside saraya
@fardushurre1668
@fardushurre1668 Ай бұрын
​@@FitZen7maxaa adiga kaa galay orod abaarso aad anaga iyagaa naga masuula ciil u dhimo kuway dhaleen kuwa difaaca ku jira iyo kuway dhaleen ma labaa u kala taqaanaaa
@Tasniim1
@Tasniim1 Ай бұрын
Abdijaliil waa wariye shaqadiisa wariyenimo uguta. sida ugu hufan Ma sha Allah. Adiga & Garaadkaba waa idin salaamay.❤🎉🙏.
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw Ай бұрын
FAYSAL ABDI BOOTAN iyo maxaabiista kale maanta ayeey Ka nolol fiican yihiin markii ay godka Goojecade ku jireen
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 Ай бұрын
Waa kalaam sax ah. Aalaba Adoomahu waxay kamidyihiin qaniimada marka waa in sida xoolagaha kle loola dhaqmaa.
@user-xg8cg5hz8k
@user-xg8cg5hz8k Ай бұрын
Wa waraysi ad u xasaasi ah walahay❤❤
@adanbile4237
@adanbile4237 Ай бұрын
Ninkan yari maanshallaah, Waa weriye mustaqbal leh.
@nalayeadde
@nalayeadde Ай бұрын
Mahadsanid warye waraysi giime badan ayaad qaaday. Idoor ku sanadkan waa Nabaran doonaan markaan burco qabsano isha Allah hore waa isku barnay
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Ай бұрын
ASC Masha Allah Allahu akbar 🙏🕋🙏 I will say hello to the legend Garaad Mukhtaar Ali Reer SSC Khatumo we very proud of you libax 🦁🏅💪 keep up💐💯 SSC KHATUMO STAAT GUUL IYO GOBANIIMO Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🦁🕊 somalia Guul IYO Gobaniimo Insha Allah 🙏👍 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@TripleA0825
@TripleA0825 Ай бұрын
Garaad Muse dagaal ka ma wado ee Ingriiska oo beesha isaaq dhabarka ku sita ayaaa dagaalka wada inta fikirka xagjirka ah ee Somaliland jiro na dagaalku wuu soconayaa maalinta maamulkaas argagixsada ah ay ka tanaasulaan oo ay isu arkaan isaaq beel somaliyeed nabad na qaatan ayuu dagaalkasi dhamaanyaa
@Mohamed16830
@Mohamed16830 Ай бұрын
Somaliland fikir dhamaanaya maaha inta fikirka wuxuushta ah ee somalia jiro taas ku biyo cab intaad dhul aydaan lahayn sheeganaysaan anaguna waanu wadayna taas.!💯✅
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re Ай бұрын
Aamu hoyadadi maatida ahayd wase aduunka waxa tihiin kuwa Ben lagu seexiyo ingriis ladagaln ten maantana maxad tihiin siilbahante 1960 ila maanta somalia Hal xil uumad qaban takale isaaq hoyadad langabka ahayd wase 1960 ila maanta way jirtay sanaag iyo caynaba raga ka haysta weyan dacifka tahay wase dagalku ha socdo h.jeclo kaliya Aya idinku filan kalshaale ragi ku gaystay way jogan wali
@mussejama311
@mussejama311 Ай бұрын
First time I'm watching this guy, good interview, precise and objective ❤❤❤
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv Ай бұрын
CAYNABA IYO OOG iyo burcaba idinkaa leh waayo SOMALILAND lamakalaha soo dhawaada 😂😂
@YFC-lo9nj
@YFC-lo9nj Ай бұрын
Ama 18kii gobol ama ruwaayad soo dhoob dhoob sida “somaliland” 😂😂
@roodakarreiyehkaire4714
@roodakarreiyehkaire4714 Ай бұрын
Inadeer kay macaan❤
@HaniAhemd-go6ui
@HaniAhemd-go6ui Ай бұрын
Oog iyo ceynab aa ayaa naa maxuu yidhi 😅😅😅😅
@umurayaanmahamed4057
@umurayaanmahamed4057 Ай бұрын
Maasha Allah
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f Ай бұрын
Hadalkaga cabasho badan baa Ka muuqda ee dadka iska celiya AMA isdhiiba
@MohamedAwil-rj3wk
@MohamedAwil-rj3wk Ай бұрын
Thanks Abdijalil.
@MukhtarWarsame
@MukhtarWarsame Ай бұрын
Waa siday tahay garaad maxaa diidaya wiilka ka yimi mudug inuu Barbara galo ileen kibir la dayn waaye cidi xoog badani waxay doonto ha samayso
@FitZen7
@FitZen7 Ай бұрын
Garaaad soofee: walalyaalow ha noosoo weerarima, walalyow ilaaahay ka baqa ha nagusoo duuuulin😅😅😅😅 Reer kaliya Beenta isticmaaala Kanii kii idhi xabad bam qabtay maanu ahay. Indian Films ayuuba ka dheeereeyay
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re Ай бұрын
Aamu caqliga nafada ka tahay wase
@MukhtarWarsame
@MukhtarWarsame Ай бұрын
@@SuhaybCabdi-ku3re adiguna sow caqliga abaarso kama tihid nadalyow
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re Ай бұрын
@@MukhtarWarsame halmar ziilka walsha haday Kala qabato Aya kutusaya abarso waxay tahay family of gariiraye berbera iska daaya sanag ta ka qaday ayana zo ceshan karin
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re Ай бұрын
@@MukhtarWarsame family of gariiraye labadi buhoodle laga zo qabtay ee is qabay nimanka aha ma aderka iyo aabaha bu aha
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 Ай бұрын
Asc ma sha alaha garad muqtar garad cali hadalka kugu malnay guuleyso
@roodakarreiyehkaire4714
@roodakarreiyehkaire4714 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ waan ku jecelnahay qalpi ❤ yada ku noo shahay
@Abdullah_Abudujana23.
@Abdullah_Abudujana23. Ай бұрын
Maashallah Good job brother Abdijaliil keep going 👏🏼
@user-xg6dk6is1t
@user-xg6dk6is1t Ай бұрын
Absolutely garad mukhtaar garad.ali buraale noolaw libaax libaac dhslay
@sacdiyocawil5987
@sacdiyocawil5987 Ай бұрын
Garaad mukhtar garaad cali waa aqonyahan aqoon dheer leh mnsh allah ♥
@yuusufcabdiraman4808
@yuusufcabdiraman4808 Ай бұрын
wariya c/ jaliil waan ku salamaya sxb horay usoco aad ayan ugu bogay 3di waraysi eeugu dambeyey oo ad sodaysay sxb alle haku xafido dalkaaga iyo dadkaga iyo dintadaba difaac
@khalifsiyad4498
@khalifsiyad4498 Ай бұрын
Mashaalah
@yuusufcabdiraman4808
@yuusufcabdiraman4808 Ай бұрын
sxb warkaga f buga ken magaca warbahintana link sodhig
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 Ай бұрын
Maaa shaaa alaah tabaaraka laaah alaah hakubarakeyo hakuxiftiyo Alaahu maaa aamiiiiiin yaarabiii ❤❤❤
@Dulqusley
@Dulqusley Ай бұрын
👍👍👍
@sacdiyocawil5987
@sacdiyocawil5987 Ай бұрын
Xurmadle garaad mukhtar hadal nim way oo miisaman guleyso garaad ❤❤❤❤
@MOHAMED-rg1qr
@MOHAMED-rg1qr Ай бұрын
Sxb garadada ssc waykaduwanyibiin isimadakale wawada Aqonyaan pH ah ❤❤
@abdikade4218
@abdikade4218 Ай бұрын
3 garaad oo dhulbahante ayaa aha PhD iyo masters heerka aqoonta Waana 1 garaad jamac garaad cali 2 garad mukhtaar 3 garaadka barkad
@axmedcarabo9166
@axmedcarabo9166 Ай бұрын
@Suhaybcabdirisaaqnuur56
@Suhaybcabdirisaaqnuur56 Ай бұрын
Sasaweye ❤ 36:28
@ozkhalifa6789
@ozkhalifa6789 Ай бұрын
maashaa alaah kugu maalnay ❤ garaad mukhtaar garaad cali buraalle❤ garaad aqoon yahan n hadal yaqaan ah❤
@cismaanaxmed4854
@cismaanaxmed4854 Ай бұрын
Ma sha alah
@princesshawd6859
@princesshawd6859 Ай бұрын
Ninkan hoyadi o dhimatay ayuu aaskeeda u diday iyo inu bud dhigo because wa habar awal
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
kkkkkk kee hooyadii tahay abar awlal beentaada day waxaasaad ku sheekaaysaan adeer hoyadii waa habar yoonis ee beenta iska daa laakiin markaay hargàayda ku dhimatay waa markii dagaalku bilaabanayay markaa muutagin laakiin wl kii baa tagay beenta jooji
@samiiradirie2559
@samiiradirie2559 Ай бұрын
@@user-fr8kw7vy9m WUXUU YAHAHY WAY KAMUUQATAA ILMO ABAARSO SHEEGID UGAMA BAAHNA 🥰GARAAD MUQTAAR ILHY BAA SHARFAY
@princesshawd6859
@princesshawd6859 Ай бұрын
@@user-fr8kw7vy9m Beenta weeye dad anad aqon bad ka shekaynaysa
@fardushurre1668
@fardushurre1668 Ай бұрын
​@@user-fr8kw7vy9m😂😂😂 waaa idoor qalbadaa jaban
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 Ай бұрын
​@@user-fr8kw7vy9mkunoqo ninkan ninka hore kaasasxsan aqoon uma lihide
@CaliKhadar-uc3lm
@CaliKhadar-uc3lm Ай бұрын
Manshlaah garaad mukhtar garad cali
@mohamedjibril4657
@mohamedjibril4657 Ай бұрын
Faan waynaa, waa waxaan waligood intay jireen iyo intay maqleen toona aan guul arag oo maalin loo kufay, waar xaarka isku xejiya waad ogtihiin in wixii laysaga danbayn oo madane dab idiinku jiree
@ciidcaliciid698
@ciidcaliciid698 Ай бұрын
Garaad Mukhtar Garaad cali Garaad Qudhamaha waa aqoonyahan
@fardowsaomer5910
@fardowsaomer5910 Ай бұрын
Graad waa indheer grad hadal yaqaana oo aqoon leh degen hadslkiisu qiimo leeyahay allah ha xifdiyo aad ban idiinsalaamayaa wariye no soobaxay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 Ай бұрын
Bismilaahi maaa shaaa alaah laaxawla walaaquwata ilaabilaah ❤
@mohamedabdul7591
@mohamedabdul7591 Ай бұрын
Waan salaamayaa Aqoonyahan Garaad Mukhtaar Garaad Ali iyo bahda warbaahinta Jaliil Show, Garaadku waa geed lab aan lawada haysan. Waa Nin mawqifkiisu u cadyahay Nabad iyo Colaadna diyaar u ah. Alla haku xifdiyo Garaad.
@Ayyhh2022
@Ayyhh2022 Ай бұрын
khaatumo state of somaliya maamulka dariskena ah iyo walaalaheena naga yar noolaada from puntland boosaaso
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re Ай бұрын
Family of salid qumbe kastuumo state ya aqoonsaday wati niyada laga jabiyay adiga copy land somaliland tayda Aya copy garaysam Ethiopia marka tagten bahdilki lay idinku sameyay miyanad arkin🤣🤣
@awiladen7814
@awiladen7814 Ай бұрын
🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@gurey_muzeh
@gurey_muzeh Ай бұрын
WaraYsi Qiimo LeH Garatt Mukhtaar❤❤❤
@free-thinker1046
@free-thinker1046 Ай бұрын
Guul SSC habar jecloo iyo idoorka Kaleey wa maxabiis.
@achmedlander3123
@achmedlander3123 Ай бұрын
Kan wa ki lahaa issaq ba na adoonsada adoonsigii ba lagu ceelin
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 Ай бұрын
​@@achmedlander3123Adeer lakalay qaniimada. 😂😂
@achmedlander3123
@achmedlander3123 Ай бұрын
@@abdihafiidahmed8950 bal so dawo wareysiga 2023 laga qaday uleeyey issaq ba na gumeysta
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re Ай бұрын
​@@abdihafiidahmed8950 ooyinta ka dhacayzo miyanad dhagaysan oog iyo caynaba waa nala qaday 😢😢 markasa hadlaysa 😂😂😂 hubki Yara qabsatay mj kaa qatay lamana hadli kartid😂😂😂
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re Ай бұрын
Siilbahante isaaq wa kuwi intay ku xasuqen 2023 ku qaxiyen dhulkagi ka qaday caynaba iyo sanaag 😂😂
@adanbile4237
@adanbile4237 Ай бұрын
Garaad/Mutacallim/ Siyaasi, Maanshallaah Garaad Mukhtaar, ilaahay cimriga iyo caafimaadka ha kuu raajiyo. * Ilaahay maraggii inuu Garaad ku habboin yahay👍👍👍👍👍👍
@SaynabCabdi-mf7kh
@SaynabCabdi-mf7kh Ай бұрын
Habarjeclo iyo xukuumadda Kala saara.
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Ай бұрын
Habarjeclo iyo xukumadu waa isgu mid
@zahrasaed148
@zahrasaed148 Ай бұрын
SOMALILAND WAA SOMALILANDAR WALBA DALKIISA KIDIIDAYOW DIBI DHAL. DAWLAD WALBA WEY IMAN WAANEY TEGI SHICIBKANA MASUULIYAD BAA KAWADA SARAN DALKAN BARAKEYSAN AMA DHINACA KARAAC OO WAX KAWADA BADALA WIXII QALDAN AMA SHANDADAADA QAADO OO TAG MEESHAAD DOONTO LKN DALKU WAA MID NAF WAX KABADALI KARTA XUDUUDKA SOMALILAND MADHALAN MANA DHALANAYO.WALAA KHAATUMAA JIRTA WALAA AWDAL, MAKHIR, WALAA ISAAQLAND TAWXIIDKAA BAA INAWADA DEEQA. KIIDIIDOOW DIBI DHAL BAAN LEEYAHAYGUUL KUWAAR DALKAYGOOW 💚🤍♥️🫡✊👆
@hodanmaxamud5493
@hodanmaxamud5493 Ай бұрын
Mashallah ❤❤❤
@user-yi4cn3nz6e
@user-yi4cn3nz6e Ай бұрын
Welldone garaad mukhtaar mansha allah
@youngboy5293
@youngboy5293 Ай бұрын
Garaad Jaamac "Gala Dagaalka" Madaxweynaha mustaqbalka Soomaaliya
@keykey2594
@keykey2594 Ай бұрын
Dunida waa isbadashay. Dhaqan somaliyed oo ku haya "we have to" waa inaynu respectgarayna, reputationka, absolutely. Garaadow in adeer afka somaliga ee aad dhaqanka iyo garaadka utahay ku hadal. Ninka ama gabadha baadiyaha jooga ee aad dhaqanka utahay ma fahmayaan we have to iyo respectgarayn. Awalba siyasiyinta tuugada ah unacnay english iyo somali isku dhex jira ee adna haku darin.
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 Ай бұрын
Maa shaa Allah garaadada alle ha noo xifdiyo ♥️ from mr
@user-lh2sr8wt4l
@user-lh2sr8wt4l Ай бұрын
Allaahu AKBAR Allaahu AKBAR Somaliland guul yaa Allaah cadawga Somaliland Jabbi. KHAATUMO SEEG hubka iyo heensaha soo xareeya insha ALAAH ❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤GUUUUUUL ❤❤❤insha ALAAH aqoonsi dhaw
@abdihafidmuseomar9263
@abdihafidmuseomar9263 Ай бұрын
Jaalle caadifad ayaa hadalkaaga ka muuqda, ma jirto wax la yidhaahdo somaliland oo dhaafsan hargaysa iyo burco iyo midhaa boorama. Intaas iska iimaansada, wixii ama dadkii halkaas idiinku timaada iska celiya.
@abdihafidmuseomar9263
@abdihafidmuseomar9263 Ай бұрын
Jaalle caadifad ayaa hadalkaaga ka muuqda, ma jirto wax la yidhaahdo somaliland oo dhaafsan hargaysa iyo burco iyo midhaa boorama. Intaas iska iimaansada, wixii ama dadkii halkaas idiinku timaada iska celiya.
@adanbile4237
@adanbile4237 Ай бұрын
Biga brather 👍👍👍👍👍👍👍👍💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@ef609
@ef609 Ай бұрын
الله يحفظك من كل مكروه وينصركم من عدوكم إلى الأمام دائما ❤❤❤❤
@AhmedAbdi-ln6do
@AhmedAbdi-ln6do Ай бұрын
nabad haddii uu rabo sidee oog iyo caynaba ku sheegan karaa, se marka uu sheegto deegaan dad kale leeyahay sidee nabad ugu baaqi karaa
@SuperSalaad
@SuperSalaad 28 күн бұрын
Waa arimo is diidan is duqayn farabadan Baa ka muuqata Maalmihii dagaalku ka socday Buqdharkayn iyo maskax buqle Maxay oog u tagi waayeen way ogyihiin inaanay Awoodin hayssaga ciyaan sida Duunyada la dhacdoo kle
@KhadarCilmi-wv9cn
@KhadarCilmi-wv9cn Ай бұрын
DEWAY BUSAARADSADENO GEELE AYAY SO SHAXADAYAAN
@fardowsa6949
@fardowsa6949 Ай бұрын
Maxaabista aad ku hanjebyso adba ragbaa haya waxaad yeeshen ba waa la ogyhy iminka hadaad shaqadiini ha keentan dee nin waliba wuu samyn kara waxa samaysen in aanu mayd ka qaji afka ugu gurno.
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d Ай бұрын
Sharaaf ayay ini noqon lahayd hadi aad Aqbashaan go,gashi mr ismaaciil
@MaxamedMuuse-zx2cg
@MaxamedMuuse-zx2cg Ай бұрын
M.a❤
@MustafaAbdirahman-oo9eu
@MustafaAbdirahman-oo9eu Ай бұрын
Tolow miyuu ilaaway inamadii raga ay gawracayeen suubayay
@user-uw5ch5dj8l
@user-uw5ch5dj8l Ай бұрын
Maxaabiista Naftooday ayey ku ilaaliyaan hore ayaa loo sheegay caawana waa kaa qirtay Odaygii Abnawaas, Dagaal wuu ku hayaa Waxba HJ ha beer-laxowsan Adeer.
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 Ай бұрын
Wakhtigii aad xornimada qaadateen wakhti may ahayd
@saidismail1623
@saidismail1623 Ай бұрын
Waa waqtigii aad kabo la,aanta ku cararteen ilaa caynaba
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re Ай бұрын
@@saidismail1623 waa marka an jiil dhan kaaga cibadaystay waxan qaxiyay iyo wax qaxooti noqda melaha ku dhinta an ka dhigay inti yared ee so hadhayna malin kasta is disho was zo socda baruurti an kugu celina
@Qayaad642
@Qayaad642 Ай бұрын
Garaadkayga❤
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Ай бұрын
CIIDANKA QARANKA WAA U NAXEY LAASCANOOD XERO BAAY KU XAREYSANAAYEEN OO LA YADHI MA WEERI KARTAAN
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
beentiiisaaq 33sano anaa soo afjaray qarana majiree isaaqland warkeedii waa dhamaaday xeran kuma jirine itaalkaa halkaa dhigay awalna xiniin yahaaygaad ku joogtay oo anaa ku keenay maantana anaa kaa saaray markaad kibirtay oo aad baqdin aawgeed maalinba reer sheegatay oo ilaa hada aan la aqoon nasabkaagu meel uugalo kkkk
@achmedlander3123
@achmedlander3123 Ай бұрын
​@@user-fr8kw7vy9m ma issaq ba dagaal galay ?ciidan gacmaha la hayo bay ahayeen bal ceerigabo weraara mar kaas bad issaq arki doontan .....
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 Ай бұрын
😅😅😅😅😅 waxa ku haya Cudur la dhoho brain wash
@aminaahmed6023
@aminaahmed6023 Ай бұрын
Waraysi aad u sareeya well done!
@abdirashidismail6631
@abdirashidismail6631 Ай бұрын
Garaad waad mahadsan tahay. Guuleyso
@codkashacabkasomaliyed228
@codkashacabkasomaliyed228 Ай бұрын
Cumar xasan
@FjTi-wn3qm
@FjTi-wn3qm Ай бұрын
Ohintada iska da wax iska celi
@user-uz4ly1js4p
@user-uz4ly1js4p Ай бұрын
Kani waa istus ilahay haku caafiyo cuqdad isaqlayidha aya kugu dhacay soolna idnka soo dagay qaybtad sheganaysana manadlahayn yelana maysid
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 Ай бұрын
Oo iticsaam ah ayaadthy qabyalad waxan ahyn mahasid
@HoodoiyoAyaan
@HoodoiyoAyaan Ай бұрын
Qofki kula fikir ahayn ma iticsaaambee 😂😂😂😂😂 aqliga ka xorow
@roodakarreiyehkaire4714
@roodakarreiyehkaire4714 Ай бұрын
Maxay ku necen ragooda
@Hitman24-ui9tu
@Hitman24-ui9tu Ай бұрын
DAGAAL WAA DHACAYAA WAANA LAMA HURAAN JOOJI CALAALCALKA IYO HJ😂😂😂😂
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 Ай бұрын
Garaadkeygii
@XaawoCabdiweli-rb5oi
@XaawoCabdiweli-rb5oi Ай бұрын
Ssc khaatumo Llaha xafido
@user-nz5iz4mi4t
@user-nz5iz4mi4t Ай бұрын
KANI MAGARADBA NINKU MIYAANU IGARANAN KA AAN AHAY HANJABADU WAMAXAY 30 SANO EE SOSOC DA LAASCANO GOBDAGAL UDAA ADA DADKA GIKADHIGAY GOBTA SOMALILAND IYO SOMALIYA ISKUDILAN WAXBA HACALACALIN ANU DAGAL 3OAH BUUNU UDIYAR GARAWNE
@ahmedqushty1021
@ahmedqushty1021 Ай бұрын
Niyoo hooyadaa nasabada kawasee waxba hala hadhina ninka nabada barya wa la arkiyee
@FowsiyaAbdulla-pv3jn
@FowsiyaAbdulla-pv3jn Ай бұрын
Edoor dhulkooda ha amiinen
@user-cq5bu8yo8g
@user-cq5bu8yo8g Ай бұрын
Waa balan in laascanood kadhici doonto xasuuq waligii aan la arag
@saaqsakaaro3982
@saaqsakaaro3982 Ай бұрын
Warkaas waa cadyahey sidi qoraxda oo kale
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Ай бұрын
Khaatumo waa prank,raysal wasaaraha somaliyana afgiisuu ka yidhi iyagaa 2 sano isasiiyay,DHUL MA HANTE WAA ASKAR,ODAYGII WAALNAA EE SAYIDKA AYAY ASKAR U AHAAYEEN OO WUU XASUUQAY,AFWEYNE AYAY ASKAR U AHAAYEEN OO WAATII KOONFUR UU HAWIWE KU XASUUQAY,15 SANO AYAY ASKAR U AHAAYEEN OO MAJEERTEENIYA AYAANU KU XASUUQANAY,HADANA MAJEERTEENIYA AYAY ASKAR U YIHIIN(MARKAA WAXAAN ODHAN KARAA DHUL MA HANTE WAA(CONDOM KOLBA CIDI XIDHATO)😂😂😂😂
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 Ай бұрын
Kingdom baad ula jeedy balse qoraalka kaaqaldamy. Awowyaashadii ilaa hada bynu idin laaynaa. Qofba marbay bowdadiisu qaawnaataa. Based Manta goalka inaga kudambynay. Waa idinka ciroolihiina idoor booteynayo 9 bilood. From September 2023 to May 2024. Car xabadi haka soodhacdo dhankiina. Wlle inan xakamaynyn ciidamada SSC Khaatumo, Cagaftana waa taqanaan shaqadeedu.
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re Ай бұрын
@@abdihafiidahmed8950 hhh siilbahante ino faano walahi wa qiyaamo dhulka inta maalmo ad Yara qabsatay ad kabaxday mad ku fanaysa bal kawarN ka intu ka qaday kugu xasuqay imikana daga sanaag iyo caynaba ada is kalaha ki ka qadan ahay oo imikana xog kaga haysta takale adiga lacagta qurbo joogata way ka go sate maxd isla hubta inti yarad ee qabsatayna mj kasi qaatay lanagabow xabadna way dhici doonta gorowe wan ku qaxin doona iska sug inyar
@Gmaaad
@Gmaaad Ай бұрын
Nin kaare looga furtay aake baa hadlaya war orod qol isku soo xir 😅😅😅😅😅
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re Ай бұрын
@@Gmaaad hhh ninka an banan ugu zo baxay oo zidi ciyalka markay kulu laato dagalku laascanod orod ku gali jiray wayo orod langabnimo udhimo
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re Ай бұрын
@@abdihafiidahmed8950 kii waliga ku xasuqi jiray miyad lahadlaysa awowga ka shekaynaysa kii an sanaag iyo caynaba ka qaday manu ahay🤣 xita garadkaga Aya cadeyay in sanag iyo caynaba ka maqan tahay oo inta ka xasuqay isaaq daygtayna hamodin Ina cidan inti yaraed ee goja cade hay Sano wan buuxna 18 may arki lkn shicibka qoryaha qatay ee qurbo joogta kacagtoda kunol ha moodin
@user-tr5hv8gg4g
@user-tr5hv8gg4g Ай бұрын
Caynabo ma amaano ayaad udhiibatay
@xidhintamedia3893
@xidhintamedia3893 Ай бұрын
Barorwish
@saidismail1623
@saidismail1623 Ай бұрын
Baroor huuno
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Ай бұрын
DHUL MA HANTE WAA CONDOM KOLBA NINBAA XIDHAN(OGAADEEN BAA XIDHNAA (SAYIDKII)MAREEXAANBAA XIDHNAA(AFWEYNE)REER SHEIK ISAXAAQ IYO SAMROONBAA XIDHNAA)HADA WAXA XIDHAN MAJEERTEEN....😂😂😂😂😂
@saidismail1623
@saidismail1623 Ай бұрын
@@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 kkk qof waynoo ooyaya waa fahmayaa in hooyo iyo walaalo ay ku bareen condom magaciisa
@OmarAhmed-ly7ws
@OmarAhmed-ly7ws Ай бұрын
Lascano waa somaliland diid ama yeel
@saidismail1623
@saidismail1623 Ай бұрын
Ma hubtaa boowe ku dhaaro
@ahmedqushty1021
@ahmedqushty1021 Ай бұрын
Siilkii hooyadaa weeye bal kaalay la dhig garacoow
@user-wd9ix1fl6k
@user-wd9ix1fl6k Ай бұрын
Caqlilaawe adigu maamul ayaad isugu yeedhaysaa ana reer habarjecloayaad dhahaysaa,xeerindaa awoodaa soco
@mohamud12adam50
@mohamud12adam50 Ай бұрын
Afalagada jooji. Dantada Garo. Hadad garan waydaan mood wasac. Ha Ku shinto muuse juudan.
@user-cq5bu8yo8g
@user-cq5bu8yo8g Ай бұрын
Wllhi waa balan hadii garaadow adoo hos u ooyaya lagu arki waayo waa balan
@MuxsinAbdi-kt9nr
@MuxsinAbdi-kt9nr Ай бұрын
Rag buu leeyahy kuwa soo dhaaf horta
@MahamuudCabdi-nk7yk
@MahamuudCabdi-nk7yk Ай бұрын
caynaba nookalay wan kusindonaye waxyar bakahadhay waqtigi.laysbaran laha waxyar sug
@adanbile4237
@adanbile4237 Ай бұрын
Barasho isuguma keen laabna, Gooja-cadde! Wax baa baallahayga yaacay ! * Buqdharkayn iyo Maygaagle, Oo tii hore mid ka darani idin.kaga dhacday. 30 maxaabiisa oo saraakiil lehna laydinka taxaabtay, Meydkiiniina ka cararteen, oo aanu annagu aasnay. *Hubkiinii iyo kaayagiiba waa haysanaa, Qalasyadiina waa idinka soo horreeyaan. # maxaa idiin soi kordhaya,
@achmedlander3123
@achmedlander3123 Ай бұрын
​​@@adanbile4237 issaq miyad is aragteen ...wale issaq hadu gacan idin qaado ilaa kenyan yacaysan hubkana wad ka cararaysan
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re Ай бұрын
​@@adanbile4237 siilbahante gooja cade 200 Nina joogay horta waxay ka dilen miyanad xisabin iyo waxay maxabis ka qabten ee burco ku xidhan xabalha laascanod tag 1 Sano so tagay waxa lagu aasay so xisabso waxay layen Aya xabalo waradeed lo sameyy 50 50 loo asay
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re Ай бұрын
​@@adanbile4237 siilbahante gooja cade ku Farah san tahay wixi inti dagalku zocday lagaga cibadaysY tay so xisabso wixi xabalo wardeedka loogu sameyay laascanod so xisabso xildhibano iyo sariil ba ka kaha hadana maso hadal qaado lkn langabka inta yare qabsaday Aya baq baqdisa anan daynin ragi gooja cade waxay ka dilen miyana tirsan xabalaha laascanod so eeg inta kaga dilay xisab maleh takel kuwi 9bilood maydadka ka carari jiray ee laascanod orod ku gali jiray yay ahayen baraha bulshada ka barooran jiray😂😂 lkn wa lays barana hada guumays so dhaftan sida falatin oo Kala laydinka dhiga h.jeclo kaliya idinku filan oowaligiba idin xasuqi jirtay
@Abdiqani56Siciid56
@Abdiqani56Siciid56 Ай бұрын
Kkkkkkk caynaba iyo oog kulaha wlhy blhy wad riyonaysa
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu Ай бұрын
Ninkan la waraysanayaa miyaanu ahayn xariifkii rasaasta lagu soo riday qabtay isagoo live lagu waraysanayo ku jira waa champion wuxuu sameeyey wuxuu unique kkkkkkkkkkk Muuse Biixi waxba ma samayn karo haddii Garaadkan furinta dagaalka tago waxaan filayaa inuu Ak-gu uun ma ahha xattaa PM-ka uu qaban karayo iintaanu dhibaato geysan kkkkkk
@saidismail1623
@saidismail1623 Ай бұрын
Maya waa kii pm 21 qabsaday saas baan filayaa
@kaaha1233
@kaaha1233 Ай бұрын
Waan dawadey filmkaas habenka wuu u qarxey waxan filayaa inuu dakhli badan uso hoyey😂
@farahabdi4067
@farahabdi4067 Ай бұрын
Wuxuu yidhi muusaan idinla dilayaa habarjeclooy ma faysal iyo ciruu namoodey
Which one is the best? #katebrush #shorts
00:12
Kate Brush
Рет қаралды 19 МЛН
She ruined my dominos! 😭 Cool train tool helps me #gadget
00:40
Go Gizmo!
Рет қаралды 18 МЛН
Каха инструкция по шашлыку
01:00
К-Media
Рет қаралды 8 МЛН
قۇربان ھېيت | қурбан һейт
8:13
Nur Tv
Рет қаралды 2,4 М.
waar  Deeg. Deeg  Ah
18:37
Som tv
Рет қаралды 9 М.
Kaftanka Siyaasada 496 oo aad u xiisabadan
31:04
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 54 М.