Nin gurigiisa bambaano lagu garaacayo oo degmooyin kale ka hadlaya wa cagliga Garaad Mukhtaar. Niman Garxajisa aya iska leh Ceerigabo iyo Sanaag. La ya Garaad
@jamaaden042 Жыл бұрын
Macha'allah garaad fall forward never fall back Garaad
@abduweliabdukadir5685 Жыл бұрын
Geesinimo garaad dhulbahante 🫡🦁🦁💪🏾
@maanshaallah8752 Жыл бұрын
Maan sha allah Garaad Geesi taariikhda ku xusi insha allah guul SSC State from GK
@nimoabdi5548 Жыл бұрын
ilahayow reer sool dhulkooda nabad kadhig aamiin yaarabi
Haldorka dooraad dheh wax somali la yidhaah ma jiro
@shukri114mohammed2 Жыл бұрын
💪💪💪💪🎊🌹👍🌹♥️🙏💞💞💞🙏💞🙏♥️🙏🙏💞🙏🌹🙏💞♥️💯🙏💞🙏♥️🙏💞🙏💞♥️🙏💞🙏♥️💞♥️💯💞💞🌹💞🌹(ALLAHU AKBAR)🙏🙏🙏💞💞♥️♥️🌹🌹🌹💪♥️♥️🌹💞💞🙏💞🌹🌹💞🙏🙏💞(MASHA’LLAH TABARAKA’LLAH)🙏🙏💞💞👍👍♥️🌹🌹🌹💞💞👍👍🌹💞GUUL IYO GOBANIMO DARWIISH LSND🙏🙏🙏💞💞💪💪🙏💞🌹🌹🌹💞💪🙏💞🌹💞💞💪💯🌹🌹🌹💞💯💪💪💪SSC KHAATUMO STATE OF SOMALIA 💪💪💪💪💪🙏🙏🌹💪💪🌹👍💯💯GUUSHU WAA XAGIINA (IN SHAA ALLAH £🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Culimoiy yaad culmo u tihiin dadkiina waad aragtaan iyo dhiiga islaamka ee daadanaya u kaca kala dhexgala hadaawanina daawasho waa dhaaftay cuqubo baa ka dhalan in laysku rogo waa khatar Allaah umada iskuma halaago Bilihii islaamka ugu khayrka badnaa ee nabi mcsws uu umada heshiisin jiray umada cafis u fidin jiray baa dhiigu qulqulayaa islaamku xaqdaro waliba xaaraan buu diinta islaamka ku tahay Wiilasha soomaaliyeed dhiigoida ha lakala badbaadiyo caqligu ha shaqeeyo culimooy iyo dadka wax Bartoow 10banka madax Wayne ee soomaaliyeedoow dhiiga islaamka xaqdarda loo daadinayo ha daawanina allaah dartii u dhexgala Allaah iskuma halaago wiil iyo abtigii oo dadka iska xigay allaah ka qabto shaydaanka dhiiga islaamk isu qurxinaya ee ku dhaartay wixii soo raaca naar ku gurayo
@Xaliye2024 Жыл бұрын
ssc halkee la idhaa sool iyo caynbad dagtaan oo magaalo madaxdu tahay buuhoodle iyo laascaanod iyo inta hoos timaada mooye sanaag ka reeba oo riyada beenta inaga dhaafa hadaad sanaag saamayn ku leedihiin maanta xataa kama dhex hadli kartaane sanaag ma afkba lagu dagaa tuulo fiqi fuliye la idhaa oo dhinac walba isaaq ka xigo intaasina nabadbay kula daganyihiin dadkooda inder dhulbahante jilib ayaa ceerigaabo dagan cid walbana way ogtahay ee ha galaafanina oo nacayb iyo in dad wada dagan inay kala qaxaan ha keenina intaad gaarka u leedihiin hadaad doontaana saad rabtaan ka yeela maayarka iyo maayar ku xigeen iyo badhasaabkuba intuba waa isaaaq warsangalibaa hadli waayay oo waligii aan ceerigaabo maayar ka noqon markaa dhulbahante miyaynu riyoona mise runta ayaynu waajahna sanaag waligeedbaanay ssc noqonyn oo waligeed somaliland ayay ka mid ahaanaysaa hadii dhulka la rogayo maan sheegin laakin umad kasta ilahay meelbuu ku beeray sida aan laascaanod qof aan dhulbahante ahayn maayar uga noqon karin una maamuli karin ayaa ceerigaaban qof aan isaaq ahayn maayar kama noqon karo horana ugama soo noqon kamana noqon doona inder intaad dagtaana waala yaqaana xaqna waad u leedihiin in laydinka baxo taas cidina indhaha kama lalin karto se meesha waxa taala mar hadaanad dhul aanad lahayn sheegaynisiin in laydinku qabsado laascaanod taasa keentay markaa bal intaad dib isugu noqotaan bal ssc soo macneeya waa sanaag iyo sool iyo cayn sanaag wali maayar maku yeelaten wali ceerigaabo ma xukunteen taarikhda dib u raaca ilaa intii aduunka soomali timi mida kale meesha taala waxa weeyan garaad jaamac garaad cali markuu leeeyahay deeganka ssc hanalooga baxo ma ceerigaabo nagu wareejiyaa markaa hargaysana nagu wareejiya dhaha taasay la mid tahay ceerigaabo iyo hargaysana way noo simantahay marka in laydinku qabsado deegaankaaga waxa keenaysa deegaan aanad lahayn hadaad sheegato adna kaaga lagu murmayaa caqligu ha shaqeeyo oo reer walba meeshu dago wala yaqaana sheegashona dhul laguma qabsado lagumana yeesho waxa tusaale kuugu filan oo cidwalba aragta maanta qadiyada ka taagan sool wax saamayn ah maku yeelatay sanaag waa maya kaliya buuhodle iyo laascanod iyo inta hoos timaada ee deegan dhulbahante uunbay qadiyadaas si toosa u taabatay xaqna way u leeyihiin in dhulka inta ilaahay ku abuuray ay masiiirkooda meeshay rabaan la maraan igama aha cunfi iyo xaasidnimo se waxaan ka hadlay uun in xaqiiqda taagan la taabto somaliland waa reero isu imi hadii reer ka mid ah ka baxana qasab laguma haysan karo wixii lagu heshiis lagu yahay uunba soconaya xabad iyo qorina cid laguma maamuli karo
Garaadada xiligan wa iska jiri dhaqan guur ku dhacay iyo barbaahinti oo cbb isu bedeshay khayr kuma jiro.
@salmaansomali5789 Жыл бұрын
Nin aan shantada kaa reebin sharci kaama reebo
@mariamomar6462 Жыл бұрын
CIIDANKA 🌹 Qaranaku 🌹JSL 👍🌹shacaabaka iyo Garaadad Reer Laascaanood waa lo tudhaye 😭 max ku dhacaday punalnd😭iyo huwaanti😭 👎😭😭😭😭😭😭
@hibohibo153 Жыл бұрын
Mxaa ka danbeyey ciidankii qaranku me harti ba cunay wixii lascanod jogay
@moyusaf7435 Жыл бұрын
Adigoo Aqoon Eng nimo iyo Garaad nimo leh miyaad garan wayday inaad meelsare ka eegto wallaalahan is laynaya 2daba u caqli celiso dajiso 2da dadba intaad meel yar oo kornar ha daba galinayso. Waxay ku tusaysaa inay somali cilmi kastoy leedahay caqli gaab uun tahay Garaad kasta ha sheegatee
@mahamedabdi7929 Жыл бұрын
Walaluhu waa kuwii ma kuwa soo duulay ee leh reer la mida ma tashan kartan waxanu rabno waa inaad rabtan hadii kle waanu idinla dagalamaya nin ku yidhi war gurigayga iga bax oo kaga baxi wyy adeer mxd adba ku samayn lahayd koly qoraalkagan ka gartayo qolada soo duushay bd hayb ahaan ka soo jeeda
@Cunaayeleefaaye Жыл бұрын
Mo dhuusa weyne kaalay dagaalka ka qeyb qaado ama aamu taasu anagay noo taalaa adiga muuse biixi inaad intaa u sheegto ayaa lagaa rabaa hadaadan awoodin aamu la haystaad tahay
@Cunaayeleefaaye Жыл бұрын
QARANKII QARANKII QARANKII IS DEAD
@saynabismail2646 Жыл бұрын
Garaadkii riyooday😂😂😂
@AN-xv1er Жыл бұрын
Siilka marada saar adigu intaas uun baa lagaa rabaa
@kabdi2408 Жыл бұрын
Aleyle Snm baa night mer ku qarowdey hadana godkii night marka kujira ee waar iska aamusa
@Araweelejama Жыл бұрын
Naa oy aqoon iyo haybad garaadnimo allah baa siiyaya Guul abti allah ya baatik cadawga ishiisa kaa dadban
@saynabismail2646 Жыл бұрын
@@Araweelejama ma kaa miskiin waad riyootay😂😂😂
@Araweelejama Жыл бұрын
@@saynabismail2646 riyo adaa ku jiro ee wake up nayaa
@elhanweera2435 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk adeerow wa laisla olalayaa somaalilaan guul
@Jualli10 ай бұрын
25/08/23 😂😂😂 waxbaa baa lahaa iga yaacey 😂😂😂😂
@xidhintamedia3893 Жыл бұрын
Walli ya isgaadhay
@Jualli10 ай бұрын
25/08/23😂😂😂😂😂 waxbaa baa lahaa iga yaacey 😂😂😂😂
@hanaibrahim8481 Жыл бұрын
dadkagii ayad qaxisay
@Johnniedallas214 Жыл бұрын
Huriyad ayay ku nolan iyago ka madax banan argagaxizada snm ku layneysay shacabka for the last 15 years