GARDARADA SUKEEYAHA RAGBAA GEES BICIID U LEH_CALI OO DUUL HALKEERA TAYDH CAADIYA CAAWA KU SII DAAYEY

  Рет қаралды 21,113

CIRJIIDHO TV

CIRJIIDHO TV

Күн бұрын

Пікірлер: 142
@Fuadismaeil
@Fuadismaeil 18 күн бұрын
Odayaasha ixtisaam iyo koofiyad baclayaasha waa la tooganayaa jaamac baadi iyo kuwa daarood ee dagaalka nagu wadaa ma qasab baa in ragayagaa in la laayo ma saxbaa sabayste geesi weeye guul soomaaliland ciidanka qaranka GUUL SSB GUUL guul ❤❤❤
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 17 күн бұрын
Xaaji Caliyow ha ku xiiqin Sir baa laga wada hayaaye.
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 18 күн бұрын
Cali DUUL DUUL GEESI QARAN ❗️
@ahmedmed6816
@ahmedmed6816 18 күн бұрын
Geesi duuduul runsheeg guul somaliland
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 17 күн бұрын
WAA ICTISAAM ILAAHAY DHABARKA HA KA JABIYO AMIN INSHAALAAH WAA ALSHABAAB WAXAY RABAAN INAY SOOMAALI OO DHAN GUMAYSTAAN SOOMAALIDIINA WAY WAR LAAYIHIIN
@osmaanmunasar
@osmaanmunasar 18 күн бұрын
haddii odayaashaa la rasaaseenlahaa walaahi dub idiinmeysoo hadalqaadeen
@seidabdi751
@seidabdi751 18 күн бұрын
ALLAHUMMA BALIQNAA RAMADDAAN WA SALAAM
@yurub5288
@yurub5288 18 күн бұрын
Somalilaan cadowgeedo waa batay war haloo gaco dalka difaca guul somalilaan ❤❤❤❤✊✊✊✊
@abdiyusuph5822
@abdiyusuph5822 18 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤ Caliyaw kuwaasi waa,Inan gumeedka,reer sheekh,isaxaaq
@SaedDahir-v6d
@SaedDahir-v6d 18 күн бұрын
Suldaan sabayso waa biyihii shiikha oo saxa ogaadeen baan ahay miyuu odhankaraaa
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 17 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa kan la dhaho caaqil jaambiir wuxuu ammaanay cagjar cagdheer. 2.0. wuxuuna dhahay cagjar cagdheer waa nin wanaagsan. 3.0. waxaanu ka doonayey lacag iyo hunguri xumada ugu xun.
@Degmociise123
@Degmociise123 18 күн бұрын
Ma maalin meel ay ku nasanayaan ayay dadkooda ka doorteen dhiigooda Subxanallah iiman laawayaal dheh Cadowga ayay u adeegaan
@HassanMohamed-gv1ft
@HassanMohamed-gv1ft 18 күн бұрын
Waxa laga baqay in maatadi lalaayey In ay yidhahadaan ilahay how naxariisto ciidamda Arab iyo awel iyo ayuub Waa in ay ka soo baxaan bariga oo ay maroodi jeex si dhekhso ah u soo galan
@UztadMuxyadiin
@UztadMuxyadiin 17 күн бұрын
Ina sanweene qolamuu ahaa abwaan midha wa isaaq tollaye
@cabdiraxmansulub4473
@cabdiraxmansulub4473 18 күн бұрын
Asc mujahid Allaahu agbar halkeedii ayaad mahadsanid waa inoo dagaal halkaaan waday ayaad dhigtay jasaakalaah.
@AhmedIlyas-d1y
@AhmedIlyas-d1y 18 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂cali dulduul waa ruuntii walaahi
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 18 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aadammax9534
@aadammax9534 18 күн бұрын
Màrraa waaxid waa sidaa abwaan càli shegay
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 17 күн бұрын
Daahir jimcaale dgegataag. 1.0. Waxan dhahayaa koofiyad bacle hunguri bacle waa hoosaasiyaha ciidamada qaranka. 2.0. Haddaba ciidamada qaranka waxan dhahayaa dila oo toogta koofiyad baclaha hunguri baclaha. 3.0. Waxan dhahayaa odayaasha ka hadlaya halkooda ku toogta oo dila waayo waa hoosaasiyeyaal aan caqli badan lahayn.
@AbiibColaad
@AbiibColaad 17 күн бұрын
Xaqiqda kahadshy abwan caliyaw
@libanabdi-qf3fh
@libanabdi-qf3fh 18 күн бұрын
❤❤❤Ruun❤❤❤ Defend yourself for God sake
@Suad-w8b
@Suad-w8b 18 күн бұрын
Walaahay waa xaqiiq warkaasii waa laguu soo duulaay wadaanka ka kacaa fadhiiga soomaaliland pleas and pleas
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 18 күн бұрын
WAAR REER SOOMALILANDOW KAKACA WALAAHI WAA LAYNA QABSADAY ODAYAASHAN BAAQA NABADEED EE BEESHA KALIYA KU DIRAYA MIYAGAY ISKU HAYEEN BARI MA LABA BEELOODBAA ISKU HAYAY MISE DAWLADII SOOMALILAND IYO BEESHA DAAROOD HADII AY IS HAYEEN BEELO MAXAA KEENAY IN CIIDANKEENII KA DAGAALAMAN NABADAN BEESHA KALIYI WADO MIYAANAY NOQONAYN IN CIIDAMADA BEELAHA KALE SOOMALILAND KASOO BAXAAN JIIDAHA HORE AANAY AHAYN WALAAHI INAANU NIN DANBE NAGAGA DHIMANAYN
@muniiromohamoud4287
@muniiromohamoud4287 18 күн бұрын
Gudoomiye cali caawa dhax fadhiisay ada ka saxsan, tirada ciidanka sirdoonka in la ogaada wa khalad
@Abdiaziz-y1c
@Abdiaziz-y1c 17 күн бұрын
garaad Wiilwaal Isagaa Dagaalka Laascaanood ka Danbeeyeyba, Shirkii Jigjiga Ee Lagu Goaamiyey Waa Nimankii Qabtay
@hiddowacan811
@hiddowacan811 17 күн бұрын
Huwan iyo hadhaa faqash cayda beelaha soomaalilaan degaa ayay lacag kuqaataan lkn daarood haday dhaliilaan dhaqaalahaa laga goosanaya futaduna haanbay leekaataa waanay kabaqaan cudur ilaahay idiinkeen idam alle
@shabeel7467
@shabeel7467 18 күн бұрын
Caliyow warkaagu waar waa in laga kacaa oo laga bilaabaa in aakhiro loo diro inta sawirkan ka muuqata marka laga reebo madaxa sirdoonka, intii kalena la soo uruuriyaa Mohamoud Gulaid, Hassan kadaab, Ina Jambiir iyo kuwa badan oo kale.
@FREESOMALILAND-m1g
@FREESOMALILAND-m1g 18 күн бұрын
Hayaay isaaq dhex diisa ayey ragga ka yihiin ku waasi waxy yihiin ba waa layaqaana hawantay leefleefan .
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 18 күн бұрын
Walaahi isku for la isaaqa ayay ka Adag yihiin kuwaasi❤❤❤❤❤❤❤❤❤kuwaasi
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 18 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 1:27 1:30 1:32
@AbdullahiJama-i8c
@AbdullahiJama-i8c 18 күн бұрын
Caliyow, suldaan sabayse runta maanta taala ayuu kahadlay. Taasoo ah daarood maanta uma fadhiyo nabad wax layiraahdo. Adna waad ogtahay ana waan ogyahay . Maxaad kudiiday suldaan sabayse?
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 17 күн бұрын
Intaa aad sheegtay waa basaasiinta cadawga u basaasa soomaaliland ee lacagta ku qaata
@mohamedwarsame8680
@mohamedwarsame8680 18 күн бұрын
Waar wax halayka celiyo reer sheekh isaxaaq waa lagu soo duulay.
@KayseCaliShaqaleh-m7e
@KayseCaliShaqaleh-m7e 18 күн бұрын
𝐬𝐮𝐮𝐥𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐬𝐚𝐚𝐛𝐚𝐲𝐬𝐨 𝐰𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐚 𝐰𝐮𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐚𝐦𝐚 𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥𝐚𝐲𝐞 𝐞𝐞 𝐥𝐞 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝 𝐛𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐡𝐚𝐚𝐲𝐧𝐚❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@egalosman9271
@egalosman9271 18 күн бұрын
❤❤❤ diyaar caloow siidhiga afuuf agtaadaan joogaa
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 17 күн бұрын
ISAAQU WAA DADKA SOOMAALI UGU BILAA DHIIGSAN EE AYAGUUN ISU MUUQDA MA RABNO LAASCAANOOD MAXAY SOO KORDHINAYSAA WAA YAABE DHAQAALIHII SOOMAALILAND AYAY MADHISAY INAMA RABAAN HA KU DHAGDHAGINA DADKA SIDA XABAGTA UF BAY INA YIDHAAHDEEN ISAAQUNA HABEEN IYO DHARAA DHULBAHANTE WAA WALAALADAYO
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 18 күн бұрын
CIIL IYO CADHO AYAA ICTISAAM IYO SALAADIIN KU SHEEGAN ISAAQ NAGA HAYSA!!!!!.WALAAHI, BILAAHI GUDE IYO DIBAD BA SOMALILAND WAA LAGU SOO DUULEY!!!!!.
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira 18 күн бұрын
waar reer sheekh isaxaaq waa qoyskii nabiga scw ,cida la dagaalantana waa gaalo madmadaw oo naar bay ku socdaan!
@Sirad47
@Sirad47 17 күн бұрын
Xataa hadday yihiin, dee camalkooda iyo wixii ay shaqaystaan uunbaa loo xisaabinaya.
@saleebanali2905
@saleebanali2905 18 күн бұрын
TAA LAMA JOOGO MAANTA NAGA JOOJI WAXAAD KU HADLAYSO HADII KALE WAA LAGAA XIDHAYAA YOUTUBKA
@Ader-h5q
@Ader-h5q 17 күн бұрын
Mujaahid CALI
@VivasomalilandSNMQUEEN
@VivasomalilandSNMQUEEN 18 күн бұрын
Waa ruuntaa meeye ragii qaaylinjireymarkaa qoof reer sheekhIsixaq ahii hadlo waa kuwii afkaa furanjiirey
@nimca_nyusuf
@nimca_nyusuf 18 күн бұрын
Caliduldulow isaaqnimada adradinaysaa walagatagee ninwalbabeeshisa🎉
@userc6x3u
@userc6x3u 18 күн бұрын
Markaa beeshada oo kaliya cadawga mayska celi kartaa hadii lasoo weeraro
@karimhasan8967
@karimhasan8967 18 күн бұрын
Ader shegata tahye orodo isirkaga sheego oo iimanso
@ismailalisxaaqi6189
@ismailalisxaaqi6189 18 күн бұрын
Ok
@hudaali8660
@hudaali8660 18 күн бұрын
Odaygan calooshu tagan tahay garxajis ayuu ku washay
@ZubairHinda
@ZubairHinda 18 күн бұрын
Garaxajisku makuwi cabanjirayba?
@strucidwallaby5658
@strucidwallaby5658 18 күн бұрын
Waa hadal nin weyn
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 18 күн бұрын
OO HADANYE IDIIN RAABYN HAARTI MEEYE KHASBYSAN DEE HOOS GALGASHA
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 18 күн бұрын
Dhulku ma guurayee iyagaa gaajo la meeraysanaya oo hadhowna iyagoo bayhoofa soo noqon sidoodii, Ma shaqaystayaal aan dhul iyo dad isku filan waligood yeelan cashuurtii somalilanta kale ee lagu baadayaa lagu magaalayn dhulka isaaq. Maba rabno ha tagaan xuduudkuse waa BARTII
@ilyaasmaal742
@ilyaasmaal742 17 күн бұрын
Cali duulduul waa runsheeg Geesiya
@nagibaskar6563
@nagibaskar6563 18 күн бұрын
Garyaqaan Cali walee Aabahaa nin buu dhalay, caawa dad badan ayuu runta farta u saaray Guul iyo Gobonimo Somaliland Diidoow Dilaac
@mubarikcisman9525
@mubarikcisman9525 18 күн бұрын
Shaxaadka jigjiga ayaa ka xidhamaya haday ka hadlaan arinta dacawalay
@ShadiaAli-l9b
@ShadiaAli-l9b 18 күн бұрын
Garxajis guul
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn 18 күн бұрын
MUSSE BIXI FOREVER❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤LION OF AFRICA
@geedimaxamwd5948
@geedimaxamwd5948 18 күн бұрын
Waa run
@garyaqaanmuuseyuusuf4793
@garyaqaanmuuseyuusuf4793 18 күн бұрын
1:13 1:23
@safiakhalinle204
@safiakhalinle204 18 күн бұрын
Waarunta waa halis xaladu allahba u maqan somaliland
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 18 күн бұрын
ILAAHAYOW Somaliland u gargaar oo badbaadi . Waxa is weydiin mudaan wa maxay beeshi Isaaq Naacdan ku badatay wakhtigan ma ragii xikmada lahaa baa ka dhamaaday mise wada ICTISAAM bay nondenominational..
@hassanesse1095
@hassanesse1095 18 күн бұрын
Waligeed lama arag kala wareejin si cad xaflad loogu sameeyo
@maryamhiilivyourvideosbouh7860
@maryamhiilivyourvideosbouh7860 18 күн бұрын
Callow waxad tahay Rijaalulaahi ama Geesi Geesi dhalay sidaad u difaacdo dalkaaga iyo dadkaaga walaal
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 18 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@MuktarAwaad
@MuktarAwaad 18 күн бұрын
❤❤❤
@saleebanali2905
@saleebanali2905 18 күн бұрын
SXB QARANIMADA AYUU KA HADLEH TAASINA GORGORTAN MALAHA, WAXAAD FAHANTAA GUDCURGUDE IYO INTA LA SOCOTA TOOS CALIII
@housseinfana5065
@housseinfana5065 18 күн бұрын
Niinka daarode Somaliland maha wa siide xaaladu daarodeka wa iinladilo
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 18 күн бұрын
Wwaar meesha maxaa habaar qabe adsoodhig tay cali duul duulow
@abdirahmandheere8465
@abdirahmandheere8465 18 күн бұрын
ABWAAN CALIYOW ADOO RAALIYA DHALINTA SHAQO DIIDKA AH HALA KICIYO OO SHAQADA OROMADU HAYSO HALA WAREGEN ILEN DAWLADI ITOBIYA XAMAR BAY RAACDEE.
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 18 күн бұрын
Waxsoconaysa maha in jabhad maamul sheganaysa iyo somaliland inay ishorfadhiistan
@marianmohamud8972
@marianmohamud8972 18 күн бұрын
Waa qol qol ku xoog waynayaal salaadiinteenu
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 18 күн бұрын
Asc Ma waxad rabta in khatumo iyo Somaliland wada hadalay I disagree abtiyo inago argaxisad lascanood llama hadalayo suldaan sabast waxu dhigay mashisi intii aay oodhan kari wayan shagasi ayuu yidhi waan ku mahadsanyahay waxan u shagta ku wa u shagay huwant oo kawo ka yihin ixtisaam ka iyo suldanad kow kayahay caday guday xasn Rashida kabir mr good iyo inta lamidka hay
@Degmociise123
@Degmociise123 18 күн бұрын
Odayaasha Isaaq waa in aynu iska qabanaa ee huwanta qaxday inagu soo celinayaa inaga qabta waayo cidna maynu saarin Daaroodka iyaga Belaayo wadataa Reer Somalilandnow yaan laydin hoosaasin wadankiina ilaashada Daaroodku iyagaa ka Baxay Balantii 93 kii qoladii baxdaana ma soo noqonaya Tuulooyinkoodii way joogaan Daarood 🤨👹
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 18 күн бұрын
Gudcur Gude iyo kuwa la midka ahi waa Qaar Qaranka Dumiya. Reer Somaliland maaha in ay dib danbaysa u dhagaystaa kuwaa ee waa in la helo Somaliland Madaxa ka toogta Huwanta Gudaha.,
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 18 күн бұрын
Walee Garxajis loo diid inuu wax maamulo. Aanu eegno halka ay ku danbeyso.
@mahamedsaed2446
@mahamedsaed2446 18 күн бұрын
QARANKA SHARAFTISA HA SIISANINA SHILIMADKA XASAN SHEEKH IDINKU BALAN QADAY HAYAANKA TUBTISA HAYSTA HADAD KALEXATEN CADAWGU HA IDINKA DHARGO
@mohamedsharif1266
@mohamedsharif1266 18 күн бұрын
Car wax hanagu dhuftaan maalintasanu kacayna
@QaadiroAhmed
@QaadiroAhmed 18 күн бұрын
WAAR HIRTA HALA MARIYO MAXA LAGA EEGANAYA WAXAN NABAD BAAN DOONAYNAA
@Suad-w8b
@Suad-w8b 18 күн бұрын
Isaaq uunbay rag u yihiin nacdaashu
@MohamedIsmail-n4f
@MohamedIsmail-n4f 18 күн бұрын
MAGARAAD KULMIYE ADAAD AYAAD LEEDAHAY GAR AYUU QAADAY WAA NINKII DANBIGA LAHAA AYAA QAADAYA
@ShadiaAli-l9b
@ShadiaAli-l9b 18 күн бұрын
Cajuuus al qabarawi
@mahamedsaed2446
@mahamedsaed2446 18 күн бұрын
SOMALILAND RAG BAA SOO DHACSADAY HALKAAD DOONTAN KULA LUMA HOGANKA DALKA MAALINTAD GODKA KU HUBSATAN RAGI KALA SOO BIXI JIRAY WAY JOOGAN
@yussufmursalahmed9325
@yussufmursalahmed9325 18 күн бұрын
Cali Dulul Garaadada Dhulbante waxay yidhaahdeen haddii Somaliland ka tanasulaysaan waynu wada hadli markaa taas ayaad taageeraysa
@keysaismail9696
@keysaismail9696 18 күн бұрын
Kkkkkkk iskaga soo qaxa qorilugud oo xaggaa waraabeeye u dhaafa kkkk, shalay 16 nin baa ka cararay nin dhaawac ah, tuugnimo laguguma haysto
@FaysalCabdiFaarax-k8d
@FaysalCabdiFaarax-k8d 18 күн бұрын
Cali duulduulkani maaha caliduuldiilkii aanu naqaanay toloow muxuu cunay. Sowkan libaacxii cunayay ugu mahadnaqaya siduu u cantuugayo jidhkiisa.
@ahmedmed6816
@ahmedmed6816 18 күн бұрын
Aliyow kugu diidnay ninkii jijiga ku qabtay duulaankii isaaq
@mahamedsaed2446
@mahamedsaed2446 18 күн бұрын
Abwaan Cali duul duul waa dardaaran nin wayn hadad wax Ku qadanaysan difaca qaranka Muuse biixi hadad xasidaysen Wakaa idiinka tagaye hadad Xasan sheekh u tagaysan ama Geelaha jabuuti ku meeraysta Ethiopia oo difaca qaranka ka qayb qadanaysay waydinka ka isku dhibi wayay kuwa cadawga somaliland so hubaynaya la jooga
@ShaaficihasanDucaale
@ShaaficihasanDucaale 18 күн бұрын
Cali caawa yaa ka xanaajiyey wuu kacsan yahaye😂
@hashimmohamed4698
@hashimmohamed4698 18 күн бұрын
Caliyow waxa la jooga wakhtigii hungri dadkii hadalayaan waa dadkii hungriga iyo dadkii cayda iyi xumanta laakiin waa in la isku taashada .
@xirsibacadle
@xirsibacadle 18 күн бұрын
Waxaan leeyahay Cali warkiisu waa muhiim sidaadaraadeed dalka difaaciisu waa inagu qasab inaan dalkeena difaacnaa waadiiniyan
@mahamedsaed2446
@mahamedsaed2446 18 күн бұрын
MEEYAY KII MASAKIDKA KA DHEX QAYLYI JIRAY 13 NOVEMBER KI DAGALKA ICLAMIN JIRAY MEE MAXA IDIN AMUSIYAY . FADHI IDIIN MA YAALE KA KACA
@mokhadar
@mokhadar 18 күн бұрын
suldanku muu odhan lama wada hadlikaro ee wuu yidhi sidii laba manul loma wada hadlayo
@RoobleAbdillahiMaaweel
@RoobleAbdillahiMaaweel 18 күн бұрын
Colaada laascaanood garaad kulmiye iyo ina cagjar ayaa jigjiga ku soo abaabulaye sidee loogu kalsoonaan karaa!!!
@guledjirde2818
@guledjirde2818 18 күн бұрын
Ictisaam. Anaga. Na. Ma. Metelaan. Wadanina. Waa. Huwan. Xirsi. Ma. Soomaalileender. Ayaa. Mise. Waa. Huwan. Ma. Wasiirkii. Debadaa. Maxuu. Jabuuti. Ula. Kulmiyaa. Xasanqoslaaye. Ina. Geele. Oo. Cadawga. Reer. Soomaaliland. Ah. Maxamuud. Xaashi. Sidoo. Kale. Haberjeclo. Ma. Muxaafid. Baa. Mise. Waa. Mucaarid. ???? Buurmadow. Ma. Dhafoortaabasho. Ayaa. ??? Runta. Sheega. Sida. Xirsi. Maxaa. Loo. Xidhi. Waa. Yey. Ma Haberjeclo. Laa.
@UaeBwb
@UaeBwb 18 күн бұрын
Cali miyaaloohanjabey dibuu ugurtay
@mahamedsaed2446
@mahamedsaed2446 18 күн бұрын
TUSALIHI KOWAD WAKA OGADEN LAGUGU SO FASAXAY ETHIOPIA HADANAY DIFAACA QARANKA KA CAAWINAYN SOW AFARTA JIHABA DAAROD KAMA XIGO
@abdirahmanjama5657
@abdirahmanjama5657 18 күн бұрын
Sabastay.wixii.ugu.xanaa.ayuu.kahadle
@osmandahir5993
@osmandahir5993 18 күн бұрын
Garaad kulmiye wiil waal waa ninkii Jijiga dhulbahante ku shiriyey Ee dagaalkii laascanoodna qeybuu Ka ahaa markaa siduu gar inoogu gali karaa
@ismailalisxaaqi6189
@ismailalisxaaqi6189 18 күн бұрын
Pk
@idrissumar9009
@idrissumar9009 18 күн бұрын
Xirsi,inta,xidhan,ayuu,sidaynaya
@ShadiaAli-l9b
@ShadiaAli-l9b 18 күн бұрын
Carab weyne
@IsmaGaba.
@IsmaGaba. 18 күн бұрын
Odaygan imika waxba kasiya ee waxba sabayse haw jawbine suldanku muu odhan lawda halimayo ee wuxuu yidhi khatumo iyo domaliad loo wada haliyo raygiisuna wa ka uu suldanka u yahay
@CmaxamedMaxamed
@CmaxamedMaxamed 18 күн бұрын
Kuwaasu waa huwantii gudaha shisheeyaha waxba kama taraan
@abdijama-n8h
@abdijama-n8h 18 күн бұрын
Darod waxa qaaday qabyalad gar naq ma ino geeli karan
@abdicash8787
@abdicash8787 18 күн бұрын
Waaa fulayo , nacalad baa ku taala kuligood kuwaa isaaq sheeganaya
@MaxamedAXMED-w8x
@MaxamedAXMED-w8x 18 күн бұрын
Waar cali.qebta.munaafaqada.kadheeraada.
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
war deg deg ah............
15:26
Calan tv CTV
Рет қаралды 20 М.
DEG DEG maamulka cusub ee hargasa oo loo hanjabay
19:38
Qaranimo TV
Рет қаралды 2,3 М.
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН