DEG DEG: Maxkamadeynta xubno ka tirsanaa Khawaarijta oo lasoo qabtay iyagoo hubeysan.

  Рет қаралды 72,898

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Пікірлер: 99
@maxamudmuriidi2656
@maxamudmuriidi2656 Ай бұрын
Only 2 minutes please say this: 3x SubhanAllah 3x Alhumdulillah 3x AstgfiruAllah 3x Lailaha ilallah 3x Allau Akbar Good deeds for both of us❤️
@ZamzamAbdullahimoha
@ZamzamAbdullahimoha Ай бұрын
Mahadsanid
@hooyomcan7146
@hooyomcan7146 Ай бұрын
Mahadsanid
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Ай бұрын
Mahadsanidiin bahda garsoorka ciidamada qalabka sida shaqo wacan ayaad qabateen Al shabaab wa cadawga ummada soomaaliyeed hala dabar jaro meel Walbo oo lagu arko
@shamsaqaylow6254
@shamsaqaylow6254 Ай бұрын
Nnnñb
@IbraahimcalasowWarsame
@IbraahimcalasowWarsame Ай бұрын
Shabaab sana udambeso malin wa lasoqabana 😊
@XasanCabdi-zw4st
@XasanCabdi-zw4st Ай бұрын
Dugsi ayaan dhigayay miyuu yiri wallee muqdiaho waa laga buuxaaa
@ibrayare6581
@ibrayare6581 Ай бұрын
Dugsiga qur'aanka xitaa Ina la isku maaweeliyo mey noqotay ❤😢
@mohamedeik9965
@mohamedeik9965 Ай бұрын
Ilahay baa fadeexeyay dhamantoodna Ilahay baa Soo gacan galin
@abudullahihussein284
@abudullahihussein284 Ай бұрын
Ilahey ha idin xifdiyo boliska somaliya dadal heysane umada somali rajada indha tihin ❤❤
@pqproduction4397
@pqproduction4397 Ай бұрын
dil toogasho halagu xukumo insha allah yahuud waaye khawaariijte
@SamirosaidMaxamed
@SamirosaidMaxamed Ай бұрын
Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun allow indha xumo Hana tusin yaa rabi
@mohamedabdi4603
@mohamedabdi4603 Ай бұрын
Genarkivering Shutee 👏🏻👏🏻🙌🙌 tiirka hala geyo ninkan
@FY-Editzz
@FY-Editzz Ай бұрын
CCTV IYO CADEEY💯❤
@Aaminohasan-s5i
@Aaminohasan-s5i Ай бұрын
Loyaradda Caadi Ma ,ha Wlhi Horey usocda😢😢😢😢
@muhammadzarazara
@muhammadzarazara Ай бұрын
Jareer iyo raxawayen hadaa aragto shabaab ine yihin ka shaki ilaa iska cadeyan
@AFDiini1722
@AFDiini1722 Ай бұрын
iyo Orom Somalia jooga
@SA-pm1mu
@SA-pm1mu Ай бұрын
😂😂😂 CIIDANKA DHAR CADKA GUUL. MASHA ALLAH WAXII ISAAQA. HALA TOOGTO. HOGAAYIHII ALSHABAB AXMAD DIIRI. HARGEYSA AYU JOOGA
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s Ай бұрын
Guul Cidanka qaranka insha Allah
@SabirSHacuur
@SabirSHacuur Ай бұрын
HAMBALYO CIIDANKA AAN KU SEEXANOW💯✊ Aragtideyda maxaan iswaydiiya maxaa kugu kalifay markii la dhaho goaankeyga ahaa mid yiri kuma jiro marka qof aan goaankisa ku soconin oo xoolaho kala qoraxda ka qari dadkana ka qabto haku daydan kuwa ku xiga
@yahyeomer6595
@yahyeomer6595 Ай бұрын
Looyarada iney difaacaan waxay u Leeyihiin Xaq iyo Xuquuq uu Eedaysanaha uu Leeyahay Laakiin iney Been sheegaan iyaga oo Dad islaam ah isku sheegaya oo hadana Aakhiru saaca jooga oo Dad waaweyn ah cajiib
@YusufAbdi-lt3ni
@YusufAbdi-lt3ni Ай бұрын
Cajiib waye wallahi lawyer in lasiiyo ma haboona ragaan shababka ah
@MohamudMohammedAbdirahma-yl3df
@MohamudMohammedAbdirahma-yl3df Ай бұрын
ASAGOO SACUUDI AADAY AYUUSHAQADA DHIIGDAADINTA KUSOOLABTAY
@rafaaiabdalla2329
@rafaaiabdalla2329 Ай бұрын
Qof Waliba oo Al shabaab ah waa Cadowga umada Soomaaliyeed ha lagu xukumo Dil Toogasho ah
@noorjamalali
@noorjamalali Ай бұрын
Waxaas oo miiran Ayaa macalin dugsi ah marka ilmaha yaryar maxaa la barayaa walee waalidka ilmaha dhalay macalin dugsiga iska fiiriya meeshaan macalin duqsi wanaagsan wuu yaryahay
@ahmedhazzaa3676
@ahmedhazzaa3676 Ай бұрын
Bal Arag Siduu U Jaraynaayo Bal Maxaa U Geeyay Muu Iska Shaqeysto Oo Dadkiisa Dhinac Ka Raaco
@Saciido-vv9bs
@Saciido-vv9bs Ай бұрын
War adigu maxey aheed dilkaad kula ordeyso waxbo ma uusan dilin waane la dhaawacy asaga Sharciga maxkamada udaay wlle😂😂😂😂😂
@abdiabdullaahi614
@abdiabdullaahi614 Ай бұрын
Waa la dila ma ada ka celi kara
@MaxamuudMustafCali
@MaxamuudMustafCali Ай бұрын
Ilmaha Qofka diinta idin barayo iska hubiya, adinko nool ilmiheen diin qld yaa la barin 😢
@SA-pm1mu
@SA-pm1mu Ай бұрын
HOGAAMIYIHII. ALSHABABUL SHEYDAN AXMAD DIIRIYE. HARGEYSO AYU JOOGA. DAHABSHIIL HALA XIRO DHAQAALAHA AYAA DHIIBTAY
@Coca631abdirahman
@Coca631abdirahman Ай бұрын
Macalinka baaritaan dheer ha lagu sameeyo markuu u yaraado waawaynka waaye 😅😅😅
@MaslahSaidadan1
@MaslahSaidadan1 Ай бұрын
Shuute alle Hanoo kadesto Wlh hada Somalia waku soo laba karaa
@MuuseFidowjimcale
@MuuseFidowjimcale Ай бұрын
❤❤❤
@mohamedabdi4603
@mohamedabdi4603 Ай бұрын
Alshabab dadka xayawanin miyey u maleyan 🤣🤣🤣
@mohasahal6228
@mohasahal6228 Ай бұрын
Shuute cabsi cabsi waaye ninka shababka gacantiisa jarees ka bixi la'dahay sidaas u danbeeso 😂😂
@AbdirashiidXasan-n8f
@AbdirashiidXasan-n8f Ай бұрын
Tiirka ka daran epow😅
@SA-pm1mu
@SA-pm1mu Ай бұрын
😂😂😂 DAHABSHIIL AYA DHAQAALAHA SIIYO. AXMAD DIIRIYE HARGEYSO AYU JOOGA
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaalimNure
@MaalimNure Ай бұрын
Wararkan mahkamada wan fiirsan xukunka hanala ogeysiyo mar walba waxaan magalnaa goddomiyaha mahkamada Hassan alinur shute ayaa fadhigan soxiray lama shogo xukunka mahkamada
@Niomilaklassikern
@Niomilaklassikern Ай бұрын
Haa wlhi waaakuguraacsanahy aawy dadki dhamaa laxakumy meeshi lagufuliyay
@OsmansugaleOsman
@OsmansugaleOsman 3 күн бұрын
Ook
@almasahmedali3967
@almasahmedali3967 Ай бұрын
Love 🇸🇴🇸🇴🫅✍️✍️⚖️👌👍🏽
@moji6625
@moji6625 Ай бұрын
War u afkiisa kaqirtay, cadeyntii maxkamada lamakeenin balagu doodaya! Aqoondara muuqato lkn sikastaba xoolahan shacabka hada lagaqabto waa alx
@FggTgg-l8n
@FggTgg-l8n Ай бұрын
Shuutow xukum ha u jaxan jixin xukun si cadaalada marsii xakhooda
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Ай бұрын
Maxey u soo qabten nin dagalamayo maa toos loo togto canshuurta umada haku madruufanina dhagar qabe hooyadi walashii fila
@WallkaWeyn-x3e
@WallkaWeyn-x3e Ай бұрын
Mudankooda hala marsiiyo qaaimiinta khawarijta ah
@Aaminohasan-s5i
@Aaminohasan-s5i Ай бұрын
Sxb halagu qaado qodobka 14 naad
@Kaaliyare
@Kaaliyare Ай бұрын
Qarash ku baxay😂
@NajmoJino-k7h
@NajmoJino-k7h Ай бұрын
❤❤❤❤🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🏾
@SudheisIsaack
@SudheisIsaack Ай бұрын
Dugsi aaa😮 ilaheey shartooda muslimka hakaqabto
@FalxadoSahra
@FalxadoSahra Ай бұрын
War dhalinyarada koonfurta xaabada laga dhiganaayo war amniga meelahaa ku nooshihiin ka shaqeeya
@Hannad4
@Hannad4 Ай бұрын
muqalkasta wan dawana hadana shuute go.aankisa noma so gudbisan uu kaso saaro
@XasanAxmed-j3l
@XasanAxmed-j3l Ай бұрын
Anigu waxan la yaapanahy qofka qof Danbiile.ah udoodayaa
@Beerlula_adam
@Beerlula_adam Ай бұрын
Wajib waye maxkada markii la jogo inow loyar hela
@HamseAbdirahmen
@HamseAbdirahmen Ай бұрын
Dhagarqabihii ugu aqliga xuma uguna doqonsana dil toogasho ah weeye
@waberihassan7867
@waberihassan7867 Ай бұрын
Affka qadhmuun kaa tuuma Nabadon aya igu daray kulaha hala dilo umad askari somaliyed ayu rabay inu dilo dhaqar qabuhu Mida kaleeh waxa layaba raagan avocato isku sheegaya ee dhaqar qabayasha uu xiilinayo xishoda warya idinka ah shabab dawladu ha idin so baadho
@Maalikpro
@Maalikpro Ай бұрын
Onoo jarenaayo aa😅😊Ala fulasanaa
@abdiali681
@abdiali681 Ай бұрын
Wixiba lashaqeeyo shabbaab hala toogto waxa wadanka Naga soo eryayba waaa iyaga wacalada
@YusufAbdi-lt3ni
@YusufAbdi-lt3ni Ай бұрын
Goomhiisa fiiri 😂
@somaliweenguule3381
@somaliweenguule3381 Ай бұрын
You are not look like a lawyer so please stop you. Don’t even what you talking about so stop we watching you.
@boqoradaafrica9929
@boqoradaafrica9929 Ай бұрын
"How could you say that? Are you trying to judge the judge? And how were you able to do this? I can’t understand what's wrong with them?
@Qurbo-Joog
@Qurbo-Joog Ай бұрын
Arsenal weeye gab ka dheh Xalimo kuussy😅
@World-games2024
@World-games2024 Ай бұрын
Sxbow luqada wanaaji ama iska daayoo oo taada ku hadal.
@abdulasiismahamud4821
@abdulasiismahamud4821 Ай бұрын
@@World-games2024😂😂😭😭😅wo nagu bar baranoya iska dhaaf
@abdurahmanabdullahi9619
@abdurahmanabdullahi9619 Ай бұрын
You should appreciate his time to bring justice and peace our country, my Allah guide him and reward him amen🤲🏽
@yusufnuur7550
@yusufnuur7550 Ай бұрын
Qawariij
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Ай бұрын
Adeeryaaloow been baad meesha kusalaamay abaayo Iiwaran heeysaan hadaad run sheegeeysaan maad toogasho ku xukuntaan
@nicermoment5932
@nicermoment5932 Ай бұрын
Khawaarij khawaarij xukumaysa
@Wanagjecel-w2m
@Wanagjecel-w2m Ай бұрын
Orom ma tahay
@Looyaan10
@Looyaan10 Ай бұрын
Xogta barista ee ragan lagu edeynayo wa daciif sbbto midka ay leeyihin waxbu dili rabay hub maba wadan?? Kan kalena wax cadeynayo inu shbb yhy maba la keenin???
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 Ай бұрын
Dila galada shabab😂
@baadaayeawdaa5954
@baadaayeawdaa5954 Ай бұрын
Hala dilo qawaarijta
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 Ай бұрын
Cabsi cabsi waye hala tokoto
@wilkasanadka9087
@wilkasanadka9087 Ай бұрын
Dowlada ma owoodi waysayna in ay taleefanada dhageesto codadkoodana la keeno inta taas lasameenaynin wlh in ay dhamaanaynin amaa dowlada taleefanada dhageesanee aduunka waa laga ehagewstaaye ciyaar ayaa haysaan wlh
@Somarmy1
@Somarmy1 Ай бұрын
Wllo furaha wadanka faraha amniga kuma jiro OO hormuud baa hayso waxaana ku shaqo leh waaxda isgaarsiinta iyo dabagalka Qaranka
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Ай бұрын
​@@Somarmy1Wll sidebu nin businessman ah gacanta ku hayn kara furaha wadanka ma laga qado di loso afjaro argagaxizada dhiigyacabka ah shacabka masakiinta ah 🤔
@HajirYussuf-i4o
@HajirYussuf-i4o Ай бұрын
Gakpo soo iskuma eko kan
@Kabtankab.x
@Kabtankab.x Ай бұрын
Dowlad matihin youtubley aatihin waligey maxkamad live loosodubayo malin walbo ma arkin koley somalida africa jogto ima fahmi donan kuwa qurbaha joganow waligin saan ma arakten maxkamad nuucan eh 😂
@nuursilent9291
@nuursilent9291 Ай бұрын
Adi maa rabtid hee inaa kuwa kle wax ka sheegto adunka kama jirto maxkamad aan xukunkeeda umada la wadaagin hadaaneysa maxkamadu soo bandhigin dhacdada see loogu quus qaadana umadase sidee ku ogaane wixi dhacay oo hada adigu ma ogaan leheed falkan hada aa daawatay heer waxan u gaari la.anahay waa inan dhamaanten mucaarad ku nahay wax qabadka dowlada saqiir iyo kabiir keena maxaase kaa halaabayo wax fcn ayaad qabateen ee howsha halkaa kasii wada inaad dhahdo mise adaa argagaxiso eh oo waad ka xun tahay dowlada iyo wax qabadkeeda
@yusufnuur7550
@yusufnuur7550 Ай бұрын
😮🥹🥹🥹🥹🥹
@radaarofficialchannel7366
@radaarofficialchannel7366 Ай бұрын
Codkaan dhagayso wax aad la yaabto ayaad maqli doontaa, Labo jeer riix si uu kuugu daarmo. ▶︎•|၊|။||||။၊|။|||။|||။ 03:59
@AbdirashiidXasan-n8f
@AbdirashiidXasan-n8f Ай бұрын
😂😂😂😂
@SA-pm1mu
@SA-pm1mu Ай бұрын
HOGAAMIYIHII. ALSHABABUL SHEYDAN AXMAD DIIRIYE. HARGEYSO AYU JOOGA. DAHABSHIIL HALA XIRO DHAQAALAHA AYAA DHIIBTAY
@MuuseFidowjimcale
@MuuseFidowjimcale Ай бұрын
❤❤❤
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MuuseFidowjimcale
@MuuseFidowjimcale Ай бұрын
❤❤❤
@MuuseFidowjimcale
@MuuseFidowjimcale Ай бұрын
❤❤❤
@MuuseFidowjimcale
@MuuseFidowjimcale Ай бұрын
❤❤❤
@MuuseFidowjimcale
@MuuseFidowjimcale Ай бұрын
❤❤❤
@MuuseFidowjimcale
@MuuseFidowjimcale Ай бұрын
❤❤❤
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
Documentary Waxqabadkii Hoggaanka Baarista Dembiyada C I D
15:27
Somali National Television
Рет қаралды 3,5 М.
DEG DEG Maxkamadeynta Haween isugu jira Kuwa Qarax waday, Qaar Ka yimid Khawaarijta.
41:59
JISOO - ‘꽃(FLOWER)’ M/V
3:05
BLACKPINK
Рет қаралды 137 МЛН
Their Boat Engine Fell Off
0:13
Newsflare
Рет қаралды 15 МЛН
"Идеальное" преступление
0:39
Кик Брейнс
Рет қаралды 1,4 МЛН
Garmaqalka Dilka Nabadoon loogu Galay Gurigiisa Maxkamadda Ciidamada.
44:08
Somali National Television
Рет қаралды 105 М.
WARKA HABEEN EE SNTV 06 01 2025
27:59
Somali National Television
Рет қаралды 1,4 М.
Kiiska Qarax lagu soo qarijyey Jawaan iyo Maxkamadda Ciidamada.
17:56
Somali National Television
Рет қаралды 32 М.
Xidid Guur ah oo Argagixisada loogu adeegay & Kiiska Dilka Abaanduule Caydiid.
36:02
Somali National Television
Рет қаралды 176 М.
JISOO - ‘꽃(FLOWER)’ M/V
3:05
BLACKPINK
Рет қаралды 137 МЛН